Cowke
Nomads-
Content Count
2,416 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Cowke
-
Tuutijiye I love my State Sue me Sxb. These are educational stuff that I Post. This video Shows what life was like in Bossaso in 1991. It was mere village back then today it's cosmopolitan center with great future ahead of it.
-
Qoraa Somaliyeed oo soo bandhigay Buug la yaableh..”Safarkii la yaabka lahaa”.. Jun 25, 2010 with Comments 0 Qoraa Somaliyeed oo lagu Magcaabo Abdirizak Omar oo ku nool waddanka Maraykanka gaar ahaan magaalada Newport ee Gobolka Minnesota, ayaa soo bandhigay Buuq uu ugu magacdaray, Safarkii Layaabka lahaa, kaas oo qoraagu kaga sheekayano qisooyin dhab ah oo ku saabsan will ku dhashay Miyiga oo markii uu hanaqaaday la kulmay dagaaladdii sokeeye, islamarkaana soo galay xeryaha qaxootiga Kenya, muddo kaddibna usoo hayaamay Dalka Marayka. Buggan oo laga dhex helayo Madadaalo iyo qisooyin aad loo la yaabo oo soo maraya wiilkaas yar iyo weliba isbeddelka ku dhacaya marka uu yimaado dal aanu Afkiisa, dhaqankiisa iyo cimiladiisa aanu aqoon, taasoo laga dheehan karo dhibaatooyinka ay la kulmaan dadka qaxootiga ahi marka ay tagaan dal ka duwan , dalkii ay ka yimaadeen marka loo fiiro dabeecadaha aynu kor ku soo sheegnay. buuggaan oo aan qaybo kamid ah akhristay waxa uu igu noqday mid aan ka dhergi waayo qisooyinka layaabka leh ee uu xambaarsan yahay, oo aan ku noq-noqdo marar badan, waxaana aan jeclaan lahaa in aad ila fii riisan oo aad ka dalbataan cinwaanka hoos ku qoran. Buuggan waxaad ka dalban kardaa Web. www.authorhouse.com si aad buugga u heshaan marka aad Page-ku inii soo baxo waxaa aad qaybta Search-ka aad ku qoraysaan Buugga Cinwaankiisa oo ah Miracle journey amase qoraaga Magaciisa oo ah, Abdirizak Omar. The Miracle Journey is a heartrending and incredible story that starts with the birth of a child in a nomadic land and takes you to the chaos of a civil war, and from there to the high rises of the Minneapolis, Minnesota. It also shows how difficult and confusing it can be for new immigrants trying to adapt to life in America. You can buy this book from this web. www.authorhouse.com
-
This is a video Of Bossaso 1991. I found it from an Italian NGO. You can watch it below!!! You know their was literally nothing there. A Town of 30,000 people. Today it's town of 1 Million. Pre 1991 govt didn't invest hardly anything into the town. Bossaso 2010
-
Its going to be 1 of the most wicked towns in puntland. Lake system/beach/desert/plus agriculture farming all wrapped up into 1 town. Plus it will have modern down town center with up to date roads and segmatized suburbs. Sporting ground, school, mosque, fishery complex. They included Tourism facility also. Its huge project wallahi, city being built from nothing.
-
They designed to man made lake system. It's going to be beautiful town with bridge heading in towards QAWS Downtown.
-
Nameless because the city is being designed using "western" urban planning methods
-
Guys can someone contribute pics towards bendar ziyad legacy? This is a construction of a new city that's never been done in post civil war somalia.
-
Press Releases Somalia: Illegal Bank Notes Entering Puntland 7 Jul 7, 2010 - 2:46:30 PM Mr. Abdi Ibrahim Warsame (Qowdhan) Deputy Minister of Finance who is also Acting Minister of FinancePuntland State, Somalia Ref: WK/WM/DPL/085/2010 Puntland State of Somalia, Ministry of Finance Press Release: On 23 rd of June 2010, a Gallad chartered airplane loaded with illegal banknotes cargo, constituting of 17.5 billion Somali shillings landed at Galkayo Airport. The Puntland Government intelligence sources confirmed that the printing of these fake notes took place outside Somalia, prior to its illegal transportation into Puntland. The government of Puntland was cognizant of the inflation that these illegal billions banknotes could cause on the economy and thus, impounded the cargo in Galkayo Airport, pending for investigation. The investigation focused on the trail of the cargo and deliberated on viable solutions, with a focus on ensuring that the illegal currency did not flood the market and endanger the economy and livelihood of Puntland. The government contacted senior authorities in the Transitional Federal Government (TFG) of Somalia, who acknowledged being the source of the illegal currency. The TFG claimed that the cargo was part of a currency printed during the period of the former TFG President (Abdullahi Yusuf Ahmed).The TFG elaborated that the 17.5 billion illegal banknotes was delivered to Puntland as clearance for outstanding debts belonging to two female creditors from Puntland. So far, the government of Puntland has not found these explanations acceptable. With the intention of saving Puntland and its people from the dangers of the illegal banknotes, the government of Puntland, thereby decreed the following: 1. The government of Puntland prohibits the circulation and transaction of the illegal currency in Puntland. 2. The government offered to the creditors an alternative legal compensation to settle the outstanding debts of the TFG. 3. The government of Puntland summoned the two female creditors and traditional leaders from Mudug region representing the creditors to negotiate and discuss the illegal banknotes cargo.Following a participatory dialogue between the elders and the government, a consensus was reached on 27 June and the parties adopted following: To ban the use and circulation of the illegal currency in the Puntland markets. To place the illegal banknotes cargo under the custody of the government of Puntland with the intent of burning up the illegal currency or returning it to TFG authorities in Mogadishu. To pay to the two female TFG creditors in appropriate installments Regrettably, as the government of Puntland was processing preparations to transfer the illegal banknotes cargo from Galkayo Airport, militia members and other individuals involved in the initial transportation of the illegal currency looted the cargo. The collaborators of this illegal looting are still at large in Mogadishu and outside the Somali territory. These elements are bent on destroying the peace, creating inflation to the stable economy enjoyed by the people of Puntland. Since the incumbent Government came into power in 2009, the inflation rate has fallen from 37,000 – 38,000 Shillings per US dollar to a steady rate of 29,000-32,000 shillings per US dollar. Taking into consideration the similar issuance's of illegal currency between 2006-2008 and subsequent aggravation on people’s livelihood, the government of Puntland forestalls recurrences and hereby prohibits; The use and circulation of the looted illegal currency within the Puntland territory The government warns the public, the business community, money transfer firms, money exchange bureaus, all governmental agencies, and non-governmental agencies against the usage and transactions of the illegal currency. Similarly, the government instructs all revenue collection departments and offices like customs and ports, inland tax collectors, banks ,local government structures, and other governmental agencies not to collect or use the illegal currency. Furthermore, the government notifies drivers against transporting the illegal currency into Puntland and anyone found in possession of this illegal currency is punishable under the laws of Puntland. The government will appoint a fact-finding commission to investigate the looting of the illegal currency that took place in Galkayo Airport. The commission will identify culprits and conspirators involved in the looting incident. The government will ensure that all found guilty will face punishment according to the law
-
This is the qaws-bari project that started in 2006 and is scheduled to be done soon. I surfed thethe net and found older pics but does anyone aany newer pics on this forum? The ones I have are bbelow so please post something that I dont have!!! I just am really so proud of this project because it is mamoth task and if successful will just prove to all puntlander nothing is impossible if you have the will.
-
Dawladda Puntland oo Dib Looga Fara Maroorsadey Lacag Sharci Darro Ah. July 7, 2010 Wasiir kuxigeenka Wasaaradda maaliya qaybta maamulka ee Puntland Cabdi Ibraahim Warsame oo maanta la hadlayay warfidiyeenada ayaa sheegay in kooxo hubaysan ay xalay garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo ay kala baxeen lacag muddo ku dhaw laba todobaad halkaas ku xanibneyd, taas oo laga keenay magaalada Muqdisho waxayna lacagtaasi gaaraysay 17 bilyan oo Shiln Soomaali ah, waxaana lacagtaas Puntland soo geliyey laba gabdhood oo u dhashey Puntland kuwaas oo sheegay in ay qayb ka ahayd lacag deyn ah oo ay ku lahaayeen Dawladdii uu madaxweynaha ka ahaa Cabdullaahi Yusuf. Podcast: Play in new window | Download (Duration: 10:10 — 4.7MB) Wasiirka ayaa sheegay in ay jireen maleeshiyo dhowaanahanba isku urursanaysay agagaarka garoonka diyaaradaha ee maagalada Gaalkacyo, kuwaasi oo bartilmaameedkoodu uu ahaa sidii ay lacagtaas u dhici lahaayeen, isagoo sheegay in dadkii lacagtaasi keenay iyo kuwa dhacay ay isku mid ahaayeen, isla markaasina Dowladu ay wado baaritaan ku aadan arimahaasi. “…Lacagtaasi waxaa laga keenay Muqdisho, waxaana ay horu dhac u tahay lacago kale oo la keenaayo Puntland, dawladdu waxa ay ku dedaashey in lacagtaasi aysan gelin suuqyada waxaana heshiis la galney labadii gabdhood iyo odoyaasha dhaqanka ee Gaalkacyo oo wakiil gabdhaha ka ahaa, laakiin waxaa soo baxdey in gacan saddexaad ay jirto taas oo ah midda lacagta Puntland soo gelisey waxyna ku kala sugan yihiin Muqdisho iyo dalka dibadiisa, gacantaas saddexaad ayaana heshiiskii ku qanci weydey…” ayuu yiri. Mudane Cabdi Ibraahim ayaa sheegay in lacagtaasi la dhaco ay ka dambeeyaan dad doonaaya in qalqal ay galiyaan habsami usocodka dhaqaalaha Puntland. Wuxuuna xusay waqtigii lacagtaasi la keenay ka dib kulamo ay qaateen Madaxwaynaha Puntland iyo odayaasha dhaqanka in la go’aamiyay in lacagtaasi ay dowladu la wareegto, hasa yeeshee go’aankaasi ka dib ay timid in lacagtiiba la dhaco. Wasiir ku xigeenka ayaa sheegay in ay amaro ka soo saareen lacagtaas isla markaana wadaan sidii ay uga hortegi lahaayeen, waxaana ka mid ahaa go’aamada: 1-In lacagtaas aan lagu isticmaali karin suuqyada Puntland 2-Ganacsatada, Shacabka, Hay’adaha Dowliga ah iyo kuwa maxaliga ah in aysan isticmaali karin lacagtaasi 3-Furdooyinka canshuuraha, bangiga iyo dowladaha hoose ma isticmaali karaan 4-Gaadiidlaydu ma qaadi karto lacagtaasi 5-Dowladu guddi baara ayay u saartay sidii garoonka ay wax uga dhaceen Lacagtan aadka u badan ayaa sababtey in muddo 10 cisho uu xirnaado garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo, waxaana dhawaan dawladdu shaacisey in heshiis laga gaarey lacagtaasna ay dawladdu la wareegayso taas oo dadka qaarkiis wel wel xoogleh ka muujiyeen. Waxaa aad la isu weydiinayaa garoonka diyaaradaha ee Gaalkacyo oo ciidan aad u badan ay ku sugan yihiin sida lacagtan loogala baxay?, dhanka kale haddii dawladdu ogeyd in malayshiyaad isku urursanaayo meel u dhaw garoonka maxay uga hortegi waayeen?, sidoo kale waxaa calaamad su’aal la saarayaa xiriirka ka dhexeeya lacagtan iyo qaar ka mid ah maamul Puntland kuwaas oo la sheegaayo in ay ku caawiyeen malayshiyaadkaas in ay si fudud ula baxaan lacagtaas aadka u faraha badan. Markii lacagta diyaaradda Gallan ay ka soo qaadeysey Muqdisho lalama socodsiin maamulka Puntland sida ay sheegeen, laakiin nasiib wanaag maamulku gacanta ayuu ku dhigey, hadaba waxaa shaki laga qabaa lacagta faraha maamulka lagala baxay sida ay awood ugu leeyihiiun in ay ka hortagaan in ay suuqyada soo gasho taas oo horseed u noqon karta sicir barar aad u baahsan. Maxamed Siciid Yuusuf Wakiilka Horseed Media Garoowe,Puntland
-
The Somali National Regional State and Puntland State of Somalia sign Memorandum of Understanding The Somali National Regional State and Puntland State of Somalia signed an all encompassing Memorandum of Understanding on 28 June 2010 in Dire Dawa. This was done on the occasion of the visit by a high level committee of Puntland State of Somalia led by Vice President Abdi Samad Ali Shire. The Ethiopian side in the discussion was led by Dr. Tekeda Alemu, State Minister for Foreign Affairs. The delegations of both sides held extensive discussions on issues of mutual concern as well as on creating framework for collaboration in the fields of security, trade and combating illegal activities along their common borders. In this regard, they agreed to establish a Joint Intelligence and Security Committee led by the officials of Puntland State of Somalia and the Somali National Regional Government at the highest level to ensure frequent and regular follow up and to achieve a level of response commensurate with the challenges in the areas. The committee will meet in the Somali National Regional State and Puntland alternately. The committee will establish, as it deems necessary, various sub committees including those at the border areas. The committees at the border areas will exchange information frequently. The committee held its meeting and drew up its terms of reference and plan of action. The two parties agreed to exchange information at all levels to ensure the peace and stability of people as well as a smooth movement of goods and services and have agreed to appoint focal points for coordination. The two parties agreed to cooperate to control human and arms trafficking, money laundering and illegal drugs as well as control contraband trade and other illegal trade activities. They have designated Buhodle, Dhudub and Bokh as the three entry points for legal movement of goods and services. They also agreed all trade activities would be conducted in accordance with the laws and in line with the applicable guidelines. Both sides agreed that there would be expanded cooperation most particularly in the economic, trade and security sectors between the Puntland State of Somalia and the Somali National Regional State. The two sides underlined that contacts that Puntland State of Somalia has with Ethiopia at the Federal level can not replace the indispensable and vital relationship of cooperation and diverse activities between Puntland State of Somalia and the Somali National Regional State. The two sides affirmed their commitment to cooperating in good faith with each other in protecting the interests of each other in the security area so that those who seek to undermine the two sides, most particularly through terrorist activities and extremism would not succeed. The two sides agreed to fight against the terrorist groups ONLF, Al-Shabab and other groups that are used as instruments to undermine the Region's development endeavors and the peace and security of Puntland. The high level Puntland delegation also visited the development endeavors of the people and government of the Somali National Regional State. It also attended a graduation ceremony organized for members of the United Western Somali Liberation Front, who were given training on Ethiopian Constitution, Foreign and Security and other policies of the Ethiopian government in the economic social and political sectors.
-
Somalia: Puntland official condemns failed assassination attempt on his life 5 Jul 5, 2010 - 10:43:13 AM The governor of Puntland’s Bari region says the coordinated blast that killed two of his security guards were deliberate attempts to assassinate him. Sheikh Abdihafid Ali Yusuf told reporters in Bossaso, the commercial capital of Bari that he was not in the car when the bomb went off, destroying the vehicle. “The blast was a landmine that was targeted on my car. I guess the plan was to assassinate me but that never happened,” he told reporters in Bossaso. He confirmed that two of his security guards have been killed while two others including his driver were wounded in the blast. He sent his condolences to the families of the slain officers and wished quick recovery from the two wounded. He urged Bossaso residents to be vigilant and cooperate with the security apparatus to ensure security is maintained. Yussuf had message to the perpetrators of the blast. ‘Stop these un-Islamic acts that put people on danger’. He also had advice for Somali media in particular to those outlets which spread news that he was resigning. ‘Speak the truth, stop baseless speculations’. No group has claimed the responsibility of the attack and the motive behind it is still not known. In recent past, the commercial city has witnessed several assassination plots and blasts targeted on government officials. The perpetrators are believed to be people with links to militants fighting in southern Somalia. GAROWE ONLINE
-
Ciidamo ka tirsan Maamul Goboleedka Puntland oo la kala dhex dhigay Beelo ku dagaashan Magaalada Qardho. By admin July 6, 2010 Qardho (AB):-Wararka laga helayo Magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Ka kaar ayaa sheegaya in Maamulka Puntland ciidamo ka socday ay kala dhex galeen beelo halkaasi dagaalo ku dhexmareen. Saraakiil Dowlada Goboleedka Puntland ka tirsan ayaa la sheegay inay ku guuleysteen xalinta beelaha Qardho ku dagaalamay,iyagoo ka hortagay in xaaladu ka sii darto, madaama dagaalo dhexmaray beelahaasi ay dad iska laayeen. 5 ruux ayay wararku sheegayaan in beelahaani iska dileen ka hor intii aan la soo kala dhex gelin,waana tan qasabtay in Maamulka Puntland uu soo fara geliyo iska colaada labada Beelood soo kala dhex gashay. Maaha markii ugu horeyay oo Mas'uuliyiinta Dowlad Goboleedka Puntland ay xaliyaan dagaalo u dhexeeya beelaha dega gobolada Maamulkaasi maamulo ee Puntland. allburtinle.com Xafiiska Muqdisho
-
Wakiilo ka socda Puntland iyo Wasaarada arimaha dibada ee Ingiiiska oo kulan yeeshay By admin July 7, 2010 Waxaa ka dhacay London shir ay wada qaateen dawlada Puntland iyo wasaarada arimaha dibada ee Wadankan ingiriiska ,shirkaas oo ay soo qaban qaabisay wasaarada arimaha dibada ee ingiriiska qabteeda afrika [View with PicLens] Shirka ayaa waxuu ku bilaamay jawi aad uwanaagsan oo ay madaxdii kasoo qayb gashay labada dhinacba aad laysugu fahmay dhinaca dawlada Puntland waxaa umatalayey DR Mohamed H Barre EU Liaison officer iyo DR Cabdiqaadir Faarah jibriil oo wakiilka Puntland ee dalkan ingiriiska. Dhanka dawlada ingiriiska waxaa uma talayey Dr Cedric Barnes iyo gabadha la yiraahdo Lene iyo wafuud kale oo badan . Labada masuul ee Puntland ka socday waxay ka warbixiyeen xalaada guud ee Puntlad kusugan tahay, waxqabadka ay dawladu kula jirto arimaha nabadgelyada iyo horumarka. La dagaalanka Burcad badeeda kaasoo ay waxweyn kaqabatey bilhii lasoo dhaafey. Waxaa labada masuul sheegeen in ay dawladu in badan oo burcad badeeda ay xirxirtey inkale ay daba joogto ayna dawlada hada isu diyaarinayso inay ciidamo ku balaariso dhamaan xeebaha Puntland oo dhan si ay xididada ugu siibto haraadiga Burcada. Dawladu waxay wacyi galin ku samaysay dhamaanba shacabka reer Puntland iyadoo adeegsanaysa odayaasha iyo Caaqilaada ,culimaadiinka iyo wax garad kaleba. Masuuliyiintu waxay kaloo kawar bixiyeen xaalada nabad galyada puntlad sida ay u wanaagsan tahay iyo safarkii ay dhowaan ku yimaadeen safiiro iyo madax sare oo ka tirsan international contact group iyo sidii ay ula dhaceen habsami u socodka hawlaha nabad gelyada. Dhinaca dawalada ingiriiska aad ayey u ladheceen warbixintaas ,dhankoodana waxay soo jeediyeen inay doonayaan inay xafiis toosa ka furtaan dawlada Puntland iyo wax ka qabandoonaan dhamaanba adeega waxbarashada, caafimaadka iyo wadooyinka . Madaxdu waxay dawlada Puntland ku amaaneen sida ula shaqeeyaan dhamaan hayadaha dawliga ah iyo kuwa aan dawliga ahyn waxay kaloo sheegeen inay joogtayn doonaan shirar koodaan. Ugu damayntii waxay labada masuul ee Puntland ka socday uga mahad celiyeen dawlada ingiriiska dhamaan taageerada ay siiso shacabka soomaaliyeed meelkastoo ay joogan si toosa ama si dadban labadaba. Puntland Media Centre
-
Booliska Gobolka Mudug Oo Fuliyey Hawlgal Lagu Soo Qabqabtey Kooxo Burcad Badeed ah. Cawil Maxamuud Cabdi RBC Radio, Gaalkacyo Cawil@raxanreeb.com Gaalkacyo (RBC Radio):- Taliska Booliska Gobolka Mudug ayaa fuliyey hawlgal lagula dagaalamayo burcad badeeda ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ee maamulka Puntland. Hawlgal balaaran oo ay ku dhaqaaqeen ciidamada amaanka gobolka Mudug gaar ahaan kuwa Booliska ayay gacanta ku soo dhigeen Burcad badeed wadata Gaadiid, Hub iyo maandooriyaha Khamriga, kuwaasi oo laga dhex qab qabtey gudaha magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Ku Dhowaad 14 ruux oo ka tirsan burcad badeeda ayaa waxaa la dhigay Saldhiga bartamaha magaalada Gaalkacyo, kuwaasi oo watey gaadiid, hub iyo khamri saarnaa gaadiidkii ay wateen, waxaana dhamaan agabkaasi la wareegay Taliska Booliska Gobolka Mudug. Taliyaha Booliska Gobolka Mudug ee maamulka Puntland G/sare Muuse Xasaasi ayaa warbaahinta u sheegay in hawlgalkani ay ku dhaqaaqeen xilli dambe oo habeenkii ah gaar ahaan wixii ka dambeeyay 11:00 habeenimo, hawlgalkaasi oo socday ilaa iyo waaberkii. G/sare Xasaasi waxaa uu intaa raaciyey in xilligaasi ay tahay waqtiyada burcad badeedu gudaha magaalada ay ka sameeyaan dhibaatada, gaar ahaan rasaaseyn inta badan dhexmarta dhexdooda, taasi oo mararka qaar sababta dhimasho iyo dhaawac. Hawlgalkani ay fuliyeen Ciidamada amaanka gobolka Mudug ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa xilli gudaha magaalada Gaalkacyo ay soo buux dhaafiyeen burcad badeeda Soomaalida kuwaasi oo ka kala yimid gobola badan oo Soomaaliya ah, waxaana Ciidanka Boolisku sheegeen in ay la dagaalami doonaan burcada, isla markaana ay la wareegi doonaan dhamaan agabka ay heystaan. RBC Radio.
-
Wasiirka Cadaalada Puntland oo Sheegay in Dhaqan Celin Lagu Sameynayo Kooxaha Burcad Badeeda (Garowe) RBC: Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo arimaha diinta Puntland Cabdi khliif xaaji Xusen ayaa sheegay in dhaqan celin ay u samayn doonaan kooxaha burcad badeeda Soomaalida . Waxuuna tilmamay in ay arintaa marka la sameeyo ay macquul tahay in ay ka waantoobaan dhaqamda xun xun ay ku jiraan waxauna intaa ku daray in tilaabadaa ay iminka Dowlada qorshaynayso . Wasiirka Wasaaradda Cadaalada ayaa sidoo kale sheegay in Xukuumada Puntland ay dagaal la gashay kooxahaa burcada ah iminkana ay damacsa tahay in wacyigalino arimahaa looga sameeyo. Kooxaha Buracad badeeda ah ayaa waxaa dhoor jeer tilaabooyinka ay qadayaan ka hadlay Culumaa,udiinka waa wayn ee ku dhaqan Garowe kuwaas oo sheegay in Burcad badeedu afduubka Maraakiibta ay ku samaaynaayan in aysan ahayn mid banaan. Waxa ayna ugu baaqeen in tilaabooyinkaa nuucas ah ay joojiyaan si gaagdiidka isticmaala biyaha caalamka ay si nabad ah halkaa ugu maraan waxana Culumaaudiinka ugu baaqeen waalidiinta dhalintaa dhalay in ay ka wacyigaliyaan. Maamulka Puntland aya horay u sheegay in dagaal uu kula jiro kooxaha burcad badeeda Soomaalida islamarkaana ay gacanta ku hayaan kooxa badan oo lala xariirinayo in ay lug ku leeyihiin kooxaha burcad Badeeda Soomaalida. RBC NEWS Xafiiska Garowe C/raxmaan ilkacase
-
Deg Deg Ah: Lacag Ku Xanibneyd Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo Oo Xoog Lagula Baxay. Cawil Maxamuud Cabdi RBC Radio, Gaalkacyo Cawil@raxanreeb.com Gaalkacyo (RBC Radio):- Lacago Shilin Soomaali ah oo cadadkeedu yahay 17 Billion, isla markaana ah lacag cusub oo indhoweydba ku xanibneyd Garoonka Diyaaradaha magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa xalay saqdii dhexe waxaa xoog kula baxay Ganacsatadii lahayd. Ganacsatadii laheyd lacagta cusub ee ku xanibneyd maalmahan Garoonka Gaalkacyo ayaa markii ay isku fahmi waayeen dhaqaalahani wada hadal ay kala yeesheen Puntland, waxay go’aan sadeen in ay lacagta gudaha Garoonka si awoodi ku laran tahay ugala baxaan, iyaga oo adeegsanaya maleeshiyaad farabadan oo ka tirsan kuwa deegaanka, kuwaasi oo ku guuleystay in ay ka soo saaraan lacagtaasi halkii ay taaley ee gudaha Garoonka Gaalkacyo si dhib la’aan ah. Lacagta ayaa gudaha loo soo galiyey magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug oo ah halkii ay markii hore ku socotay, waxaana wararku intaa ku darayaan in la geeyay guryaha mid ka mid ah gabdhihii ganacsatada ahaa ee lacagtaasi markii hore ka soo qaatey Dawladda KMG Soomaaliya. Lacagtani xooga ay kula soo baxeen ganacsatadii laheyd ayaa waxaa ay noqoneysaa mid fashil weyn ku keenta maamulka Puntland oo isagu hortaagnaa in muddo ah, waxaana intii lacagtani ay xanibneyd dhacay kulamo gooni gooni ah oo dhexmaray madaxda Puntland iyo ganacsatadii laheyd lacagta, kulamadaasi oo ku idlaadey is afgaranwaa. Waa markii ugu horeysay oo arinta ceynkani ah ay ka dhacdo gudaha magaalada Gaalkacyo, mana jirto cid ka tirsan maamulka Garoonka Diyaaradaha, Maamulka Degmada iyo Kan Gobolka Mudug oo ka hadlay arintaani. RBC Radio.
-
Ciidanka Booliska magaalada Boosaaso oo bilaabay Howl-galo lagu baarayo guryaha Boosaso Posted to the Web Jul 06, 19:46 Boosaaso:-Ciidanka Booliska ee magaalada Boosaaso ayaa waxaa uu maanta ka bilaabay gudaha magaalada Boosaaso howl-gal uu ku baarayo guryaha ku yaal magaalada Boosaaso, howlgalka ciidanka ayaa ku soo beegmay xili maanta Maamulka Gobolka Bari oo uu ugu horeeyo gudoomiyha Gobolka Bari Shiikh Cabdixaafid Cali Yuusuf ay saxaafada kala hadlay dadweynaha magaalada Bosaaso waxaan uu ku wargeliyey in ciidanka amaanka ay bilaabeen howl galo guryaha lagu baarayo sidaas darteed waxaa uu ku wargeliyey dad weynaha in ay la shaqeeyaan ciidanka amaanka qaybihiisa kale duwan. Gudoomiyaha Gobolka Bari Sh. Cabdixaafid Cali Yuusuf ayaa sheegay in gudiga amaanka ee Gobolka Bari ay arinkaas go,aamiyeen sidaas darteen howl galku uu yahay mid balaaran oo ay ciidanku ku bartilmaamsan doonaa guryahay ay ka shakisan yihiin. Gudoomiyaha Gobolka Bari Shiikh Cabdixaafid Cali ayaa ku macneeyey howlgalka ay maanta bilaabeen ciidanka amaanka uu yahay mid lagu adkeynayo amaanka guud ee Gobolka Bari gaar ahaan magaalada Boosaaso, gudoomiyaha ayaa sheegay in aan loo dulqaadan karin in amaan xumo iyo dilal qorshayn loo soo raro magaalada Boosaaso,Shiikh.Cabdixaafid Cali Yuusuf ayaa uga digay dadka leh dukaamada iyo meheradaha ay ka foojignaadaan in guryahooda hortooda lagu aaso miinooyin ka dib la dhuunto arinkaas oo ay cidii gurigeed horteeda la dhiga miino ay iyagu ka masuul ka yihiin haddii aysan ciidanka ku soo wargelin. Guddoomiyaha gobolka Bari Shiikh Cabdixaafid Cali Yuusuf ayaa sheegay in howl galka ay ciidanku bilaabeen uu soconayo ilaa inta amaanka la adkeynayo danbii layaasha falalka geystana la soo qabanayo. Ciidanka amaanka Boosaaaso ayaa maanta la arkeyey iyagoo guri guri u baaray xaafado ku yaal duleedka magaalada Boosaaso gaar ahaan xaafadaha ku dhow masjid Faadumo, howl galkaan ay ciidanku ku baarayaan guryaha ayaa waxaa uu noqonayaa kii ugu horeeyey ee ka bilowda xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. M_M_Deeq Halgan.net
-
I just got so angry by garoweonline editorial trying to undermine igad sending troops. They just being mucarad for the sake of being mucarad. They need to let sharmarke do his job whilst working closely with fuad shangole making sure the two sides collide iyo waxba meesha ka harin markas baan casimada degi doona iyo dawlad walbo anaga ayaa masuliyadisa qaadan doono iyo odeygas qolka isku xiray ee hargeisa joggo "hilib" meesha ii fadhiyo baan uu arka runti. Ibtisam this is my opinion it's not factual nor supported by any evidence whatsoever. But this is the way I See this issue that is about hit the roof in hamar.
-
The hamaris need to sort themselves out. If they don't get their act together someone will for them. The only person to blame is themselves. They did the same thing to puntland, then sent jamac ali jamac as an agent of abdi qasim salat. They sent dahir aweys back in the early 90's lakinse anagu waan ka soo baxnay marxaladoyinkas ee marxalada haysato hamar weli kama soo bixin only person to blame is themselves not anyone else.
-
Ibtisam me and my clan waa busy ok. We dont have time to talk to non-existant entities like somaliland. Waxaanu diyarineyna 20,000 soldiers to hamar. Sharmarke spoke to fuad shangole iyo wuxuu naga balan qaday in beesha degto hamar ay shahidi raban!!! Muqdisho:"Shacabku ha u istaagaan Dagaalkii ugu xoogaana ee ay Gaalada lagalayaan"Afhayeenka Alshabaab. 7. juli 2010 Muqdisho:(Allpuntland)-Dhaqdhaqaaq Diimeedka Alshabaab ayaa shaaca k qaaday inay imika udiyaar garoobayaan dagaalkii ugu xumaa ee ay lagalaan wadamada deriska la ah dalka Soomaaliya,kadib markii uu soo baxay war qoraal ah oo ay madaxda urur goboleedka ku bohoobay Igad ay soo saareen kuwaas oo ay ku sheegeen in Soomaaliya ay u baahantahay Ciidamo deg deg ah si ay u badbaadiyaan dawlada Kumeel gaarka ah,waxayna Alshabaab qoraalkaas ku sheegeen mid ku salaysan hab diimeed islamarkaasna ay ka hortagayaan. Afhayeenka Xarakada Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegey in Ururkiisu ay ka xunyihiin go'aanka kasoo baxay Igad,kaas oo uu ku macneeyey in Igad ay markasta u taagantahay dhibaatooyinka & lugooyada shacabka Soomaaliyeed,isagoo sheegey in Ciidankiisu ay imika diyaar garow adag ku jiraan,waxaana uu guud ahaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaana kuwa jooga meelaha ay kataliyaan uu ka codsaday inay u diyaar garoobaan dagaal adag oo ay ciidamada soo socda lagalaan. "Mujaahidiintu waxay imika u diyaar garoobeen inay dalka ka difaacaan kooxaha kusoo duulaya oo imika ay Igad dabada kasoo riixayso,waxaanuna u dhigi doonaa Casharkii aanu horay ugu dhignay Ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ee dhawaan aanu dalka ka xoraynay,Jihaadkana waanu u diyaargarownay,Marka shacabka Soomaaliyeed oo lagu yaqaanay geesinimo waa inay u istaagaan Dagaalkii ugu xooganaa ee ay lagalayaan gaalada dalka kusoo wajahan"Ayuu yiri Afhayeenka guud ee Dhaqdhaqaaqa Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage. Sheekh Cali Dheere wuxuu wax kasheegey shaqsiyada madaxweynaha imika talada haya ee Soomaaliya oo uu sheegey inuu kamid ahaa dadkii ka qeybqaatay Dagaalaadi Ethiopia,islamarkaasna maanta wada Qorshe horleh oo uu ku keenayo Ciidamo kale oo kabadan kuwii uu shalay ladagaalamayey,wuxuuna sheegey inuu yahay nin aan Mowqif lahayn Islamarkaasna diinta uu yaqaano aanan ku dhaqmin. Cabdiqani Xayir Allpuntland
-
Somaliland biggest islamic guy is godane and he doesn't say that and that's all that matters. You will never see fuad shangole bad mouth puntland thats for sure :cool: PS: your people are really are gulliple and actually believe in this shan malin shaykh baan ku noqda attitude of hamar and hence why godane is always bad mouthing somaliland
-
Garowe online: There can never be a Somali nation State.
Cowke replied to Chief_Aaqil's topic in Politics
This article by garoweonline Is totally out of whack. How can we untie under a federal system when we have members like shabab WHO DON'T WANT TO TALK. People that say "they won't talk nor negiotate". IGAD has made a very wise decision by bringing more troops to somalia so we can get rid of these people who do not want to talk and after that somalis will talk and reach political settlement and hopefully it will be federal democratic arrangement which i am believing it is so according to where somalia politics is heading "wax iyo waadi" and "hiiranland" have been declared. Marka garowe-online suggestion to have talks is nonsense because the tfg has noone to talk to. Godane doesnt want to talk. I hope garoweonline gets that thru their thick heads and stop being a mucarad just for the sake of being a mucarad!!! -
Somalia is heading toward self-management through federation. Similar to the u.k system not similar to the scanadenevian system. Federation is not much different. Each state manages his own zone whilst we participate in the capital of the nation and stand united to the international community. Thats the whole point of federation because it is something all somalis can agree upon unless of course they have "hidden agenda" and if they do well it will hurt them more then it will hurt anyone else.
-
Originally posted by Chief_Aaqil: First of all Galkacyo is not Puntland. Its a divided city. Unless you wanna build a big wall in Galkacyo in cant become Puntland, even the Airport is administered by Galmudug. So you cant count the population of whole of Galkacyo to Puntland Garowe is a village with a small population. Bosasso is full of refugees, oromo's and pirates. The Puntland population in Bosasso is very small. Firstly. Galkayo airport is on the southside of galkayo that is true but it is not administered by them but administered by puntland, why do you think they were throwing missiles at the airport just 2 weeks ago? would they throw missiles at airport that is managed by them. Secondly Galkayo has two control zones. One coming from the north-side that leads to garowe and bossaso and its manned by puntland. The control point is located in south end and it's controlled by puntland just like the airport is. You see the management of that city is puntland whilst galmudug remains a guest and manages his bedroom of the city BUT NOT THE WHOLE HOUSE. The house door is manned by us!!! Garowe is rapidly growing city. All the international organizations are based there. All the wax-garad of our clan is based there. All the Puntland Federal Institutions are based there. As for Bossaso well thats the financial capital and all foreign/domestic enterprises go there. Kind of like the new york/washington set up. Washington=political house. New York=Financial House. Puntland has a similar make up to that. Bossaso the IDPS are large but they are not majority of the city if they were they would be administering it. Each City Serves a purpose in Puntland. Bossaso=Financial Capital Garowe= White House Galkayo= Man Power Las Anod= The Patriotism/History Hence Why are army is named after them. Badhan=The Agriculture Warehouse that feeds the puntland people. On last note majority of somalis are nomads not settled. Populations gets decided by miyis not settlement. I.M lewis when he calculated the population of somalis he calculated miyis and clearly shows who is large clan and who is not. Puntland population is in the bush sxb not in the cities hence why we propose "federalism" because we know where our clan's strongholds are iyo adigu maka baran doono awoowe