Cowke
Nomads-
Content Count
2,416 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Cowke
-
Stoic you seem like your jealous. But funny thing is you never say this to other people who post about their village, why just me? Listen sxb at least be consistent or don't say anything to begin with. What if I post, Hamar, Baidoa? will that bother you? I have feeling it wouldn't and why is it that my village bothers you? I don't see you complaining about other people's villages.
-
Stoic you seem like your jealous. But funny thing is you never say this to other people who post about their village, why just me? Listen sxb at least be consistent or don't say anything to begin with. What if I post, Hamar, Baidoa? will that bother you? I have feeling it wouldn't and why is it that my village bothers you? I don't see you complaining about other people's villages.
-
Stoic you seem like your jealous. But funny thing is you never say this to other people who post about their village, why just me? Listen sxb at least be consistent or don't say anything to begin with. What if I post, Hamar, Baidoa? will that bother you? I have feeling it wouldn't and why is it that my village bothers you? I don't see you complaining about other people's villages.
-
Samafal comparing is good because it motivates somalis to compete and competition produces excellence. Why you think the west is like this today? Somalis should compete and federalism will defnitely achieve that and at the end of the day the people who win are the locals!!!
-
You guys shouldn't worry about that. You should worry about edna aden hospital being outclassed by the new galkayo medical facility that under way as we speak. Design Plans Galkayo Hospital Front Entrance Galkayo Hospital Back Entrance Galkayo Medical Facilty the whole site plan That's what you guys should worry about. This is healthy competion and brings the best out of all of us and makes somalia become prosperous country.
-
Haatu, did i say the new mosque in hamar is bad? read what i said carefully before you jump to attack me. I said the new mosque in bossaso looks better but i never said the hamar mosque looks bad. By the way mosques can be better then other mosque, for example isnt the mosque in mecca better then a mosque in yemen? yes it is but that doesnt mean the mosque in yemen is bad it just means the mecca mosque is the best mosque in the world. Theirs many hadiths which the prophet pbuh would say "I love the mosque in mecca more then anywhere else" and this is while he was in mosque in medina. So mosques can be better then each other and look better to but I never said that the "mosque" in hamar looks bad if I did please quote me where-ever i said that and i will be more then willing to apologize.
-
Muqdisho:”Aniga & Kooxda hada Madaxda dalka ka ah mawada shaqeynkarno”Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir. 9. juli 2010 Muqdisho:(Allpuntland)-Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa markii ugu horaysay ka hadlay fikirkiisa dawlada imika jirta & in uu xil ka qaban karo,wuxuuna sheegey in xukuumada jirta uusan diyaar u ahayn inuu xil Heer wasiir ah ka qabto. Maxamed Dheere wuxuu cadeeyey sababta diiday in uu kamid noqdo xukuumada jirta,waxaana uu sheegey in Xukuumadani ay tahay midii Maxaakimta & ARS-ta,sidaas darteedna uusan isagu lashaqeynayn marna,laakiin uu diyaar u yahay in isaga oo madax banaan uu dalkiisa u shaqeeyo. “Aniga & Kooxda Shariif ee imika dalka hogaamisa mawada shaqaynkarno,waayo Kooxdani waa midi Maxaamiimta oo aanu waagii is dagaalnay aniga oo ahaa Isbahaysigii argagaxiso ladirirka,marka aniga & Maamulkani mawada shaqayn karno xilna iima aysan magacaaban,sidaas darteed anigu shacabkayga waan caawinayaa Dawladana anoo rayid ah baan la shaqeynayaa”Ayuu yiri Maxamed Dheere. Gudoomiyihii hore ee gobolka Banadir islamarkaasna ahaa duqii magaalo madaxda dalka ee Muqdisho waqtigii Madaxweyne Cabdullahi Yuusuf wuxuu soo dhaweeyey go’aankii dhawaan kasoo baxay Shir madaxeedkii Igad oo uu ku tilmaamay mid wax ka badali kara xaalada qalafsan ee dalka,isagoo sheegey in Ciidamada imaan doona uu lashaqeyn doono si ay dalka oo dhan uga howl galaan. Cabdiqani Xayir Allpuntland
-
Ardayda jaamacada Universal Science & Technology ee Garowe oo uu u dhamaaday imtixaanaadkii sannad dugsiyeedka 2009-2010 You can listen below Garowe University Tests Concluded
-
Ardayda Jaamacadda U.S.T Oo U Dhamaaday Imtixaankii Sanad dugsiyeedka 2009/2010 (Sawiro) July 9, 2010 Xarunta kuliyada Tababarka macalimiinta ee GTEC ayaa waxaa lagu qabtay xaflad loogu xiraayo Imtixaanka sanad dugsiyeedka 2009-2010 ardayda jaamacada U.S.T. Jaamacadaan ayaa fadhigeedu yahay wadanka Yemen waxaana ay xafiis ku leedahay magaalada Boosaaso,ardayda waxay wax ku bartaan qaab aalada internetka iyadoo ardaydaan xaflada halkaa loogu qabtay ay ka kala yimaadeen gobolada Puntland. Xafladaan ayaa waxaa kasoo qaybgalay masuuliyiin ay kamid yihiin Wasiirka maamul wanaaga Dowladda Puntland Md Maxamed Ciise Faarax Gaashaan,Wasiir Kuxigeenka Howlaha guud iyo gaadiidka Cabdishakuur Mire Aadan,Guddoomiyaha gobolka Bari Sheikh Cabdixaafid Cali Yuusuf,Maamulka Jaamacada UST,Macalin ka tirsan macalimiinta Jaamacada oo u yimid in ay ardayada ka qaadan imtixaanka iyo ardaydii gashay imtixaanka. Xafldaan ayaa waxaa ugu horayn ka hadlay maamulka jaamacada UST ee Puntland waxaan uu ka sheekeeyay qaabkii ay jaamacadaan loo aas aasay iyo goobaha ay jaamacadu ku leedahay xafiisyada. Maamulka Jaamacada ayaa sheegay in xafiiskeeda ugu wayn ee jaamacadu uu ku yaalla dalka Yemen balse ay xafiisyo ku leedahay magaalooyinka Boosaaso,Muqdisho,Hargaysa iyo Jabuuti,iyadoo sheegay in ardaydu wax ku bartaan waxaa loo yaqaano distance learning. Waxaa sidoo kale ka hadlay goobtaas mid kamid ah arday dhigta jaamacada UST oo ka yimid degmada Baran ee gobolka Sanaag oo lagu magacaabo C/casiis Axmed Saalax kazoo sheegay in wax badan ay ka faa’idayn jaamacada balse ay codsanayaan in ay mar marka qaar ay u baahdaan macalin u yimaada maadaama ay wax ku bartaan qaab online. Maamulka Jaamacada GTEC C/risaaq Shoole ayaa sidoo kale goobtaa ka hadlay,waxaana uu sheegay in uusan kulankaan kaliya kala qayb galin jaamacadaan oo uu horay arday badan oo sidaan kale loogu xiray uu kala qayb galay ugana mahadcelinaayo maamulka jaamacada siday ugu dadaalayaan in ay soo saaran dad aqoon leh balse uu maamulka kula talinaayo in mar marka qaar ay ardayda helaan fursad macalin u yimaada ama ay iyaga mudo kooban la geeyo xarunta jaamacad si ardayga fursad haysta uu uga sii faa’idaysto. Wasiirka Maamul Wanaaga Maxamed Ciise Faarax Gaashaan ayaa ugu danbayntii kulan kaan ka hadlay,waxaana uu sheegay in aysan waxbarashada aysan ahayn wax dhamaada oo qofku inta uu ka dhimanaayo uu wax baran karo loona baahan yahay in dadka aqoonta leh ay bataan. Md Gaashaan ayaa intaa ku daray in deegaanka Puntland uu hada ka jiro kacdoon waxbarasho gaar ahaan magaalada Garoowe tasoo uu sheegay marka laga fiiriyo sida ay jaamcaduhu ugu sii badanayaan iyo sida ay u helayaan arday wax ka bartaa jaamacadaha hada furan kuwasoo hada ay si wayn arday uga buux sameen. Jaamacadaan U.S.T ayaa ah jaamacad xarunteeda caadiga ah ay ku taalla magaalada Sanca ee dalka Yemen,waxaana degaanada kale ay xafiisyadu uga furan yihiin waxaa laga bartaa qaabka loo yaqaan Distance online. Maxamed Saciid Yuusuf Wakiilka Horseed Media Garoowe-Puntland
-
Pics?
-
Haatu yeah from what I read recently they should b doing the grand opening soon I think everything is done now and just need to complete the bridge over the lake. Once that bridge is complete I think thats when their going to do the grand opening of qaw city !!!
-
Originally posted by Haatu: Kolley Alshabaab will bomb it as they bomb the palace already. They tend to look after their own "clan" property or why else is bakaraha business district still standing for? They just tend to have a problem protecting other clan properties but they seem to be getting better nowadays seeing that amal express is there because were paying them taxes.
-
Bossaso New Masjid Complex looks more better. Construction of the new mosque One Quarter Of The Mosque Completed
-
Madaxweyne Sheikh Shariif Oo Furay Masjid Cusub July 9, 2010 Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa maanta oo jimce ah xariga ka jaray masjid cusub oo laga dhexfuray xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. Masjidka cusub oo mudo dhismo ah ku socotay,ayaa waxaa loo bixiyey Masjidu Shuhadaa waxaana lagu magacdaray dadkii ku ku geeriyooday qaraxii Shaamoow oo ay ku jiraan Wasiiro ka tirsan Dowladda Federaalka. Madaxweynaha iyo masuuliyin ka tirsan Dowladda ayaa maanta ku tukaday Salaada Jimcaha,waxaana halkaas salaada khudbad ka jeediyey Mudane Sheikh Shariif. Masaajidka cusub ayaa la sheegay in isla mar kuwada tukan karaan dad gaaraya 400-qof isla markaana ay ka kooban tahay qaybo kala duwan. Horseed Media
-
Jacaylbaro their is no competion between the south or north. U will be satisfied to get prime minister where-as we are still refusing that to you. You try to seek recognition thinking your in charge of yourself but we refuse that to you. The quicker u learn that somalis top clans are in the south the better 4 u!!! U can try to boast all u want online on forums but at the end of day bananka marki la tago sxb is-qari. But on forums and online I will tell you what U R THE KING!!!
-
This is an interview done by puntlandi.com which goes right into the heart of galkayo market asking people what they think of the new currency that is hitting the markets. Conterfeit Money Hits Galkayo Markets Audio
-
Good Job Galkayo tradesman for spotting this illegal currency and reporting it to the authorities. Dagaalo dhinac badan ayaa na laga jiree ee waa inaan digtonanow at all times. Lacagtan sharci darada wala sheegaya sharif inaysan suuqyadeen soo gali galin but still ignores it. Shaykh Sharif needs to learn Puntland CREATED HIM. It was Abdullahi Yusuf who picked your clan up from medina when u were getting shot down by aideed people. We gave u a life and nominated u the prime minister under geedi now today you return the favor by trying to "destroy" puntland economy with counterfeit notes? Waxaas oo kale ayaan la yaaba anigu. War dad baan ka dhignay adiguna waxad dooneysa inaad degaanadeena burburisid. Wa cajiib somalidan wallahi!!!
-
Suuqyada Gaalkacyo Oo Laga Dareemay Lacagihi Laga Fara Maroorsadey Dawladda Puntland July 9, 2010 0 comments | leave your own! Suuqyada Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa saacadihii ugu dambeeyay lagu arkay lacagihii sharci darada ahaa ee dhowaan Kooxo maleeshiyo ah ay dib uga fara maroorsadeen maamulka Puntland,taasi oo cadadeedu ay gaarayso 17-bilyan oo shilin Soomaali ah. Guddoomiyaha ganacsatada degmada Gaalkacyo Shiine Yaasiin Cabdi oo la hadlaayay warbaahinta Horseed Media maanta ayaa sheegay in 10% lagu arkay Suuqyada Gaalkacyo lacagtaasi sharci darada ah,isla markaasina ganacsatada degmada ay feejignaan dheeraad ah ka qabaan Lacagtaasi. Waxaa uu intaasi ku daray in ganacsatada degmada ay ku wacyi galiyeen ka hortaga lacagtaasi,isagoo xusay in ay ka go’aan tahay in maamulka la socodsiiyaan cidii ay ku arkaan lacagtaasi sharci darrada ah. “…Lacagtaasi hadii aan aragno waan gubnaa,waxaana jirta in aan miisaska ugu dhajinay qaab digniin ahaaneed…”,ayuu yiri. Shiine Yaasiin ayaa hoosta ka xariiqay in hadal haynta lacagtaasi ay haraysay Suuqyada Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Mar uu ka hadlaayay lacagtaasi waxyaabaha ay kaga badalan tahay lacagihii hore ayaa waxaa uu sheegay in lacagtaasi aan si rasmi ah looga garan karin lacagaha kale,hase yeeshee ay jiraan lacago jilicsan oo ka mid ah lacagahaasi oo suurto galiya in lacagtaasi ay dareemaan ganacsatadu. Dhowaan ayay ahayd markii kooxo hubaysan ay garoonka diyaaradaha ee Gaalkacyo ay si fudud u gala baxeen lacagtaasi oo Ganacsato Reer Gaalkacyo ah ay kala yimaadeen Magaalada Muqdisho. Horseed Media
-
Another Great Patriotic MP. Good job Caasha Abdalla
-
09. July 2010 Minneapolis,MN,(July5,6,2010):- Xil-dhibaan Caasha Axmed Cabadalah oo ka tirsan golaha shacabka ee dowladda federal-ka ku- meel- gaarka (DFKMG) ayaa labadii habneen ee la soo dhaafay waxay kulano la qaadanaysay qaybaha kala duwan ee jaaliyadda Soomaaliyeed ee k u dhaqan gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka. Xil-dhibaan Caasha oo habenimmadii isniinta kulan guud kula qaadatay Jaaliyadda hoolka weyn ee Minneapolis ee inta badan ay jaaliyadda kulannada iyo xafladaha ku qabsato ayaa dadkii halkaas isugu yimid ugu warantay xaaladda guud ee siyaasad ahaan dalku maanta ku suganyahay. Caasha Axmed Cabdalah waxay sharaxaad faahfaahsan ka bixisay xaaladda magaallada Muqdisho oo ay runtii rajo xumo weyn ka muujisay, waxayna eed weyn dusha ka saartay DFKMG iyo ciidammada AMISOM iyo ururka Al-shabaab oo ay dhammaantod ku eedaysay inay gummaadayaan shacabka Soomaaliyeed eek u dhaqan magaalada Muqdisho. “Haddii ay Itoobiya dalkeenii burburisay waxaa wixii ay geystaan seddex jibaar wax ka daran sameeyay Uganda iyo Ruwanda” waxaa sidaa yiri Caasha Axmed Cabdallah oo tilmaamaysay weynaanta iyo baaxadda ay leedahay dhibaatada ka jirta dalka, “…ilmaha dhashay, hooyooyinka, dhallinta yar-yar iyo…, meydadku waxay daadsanyihiin Muqdisho, laga soo bilaabo Ceel- macaan ilaa Al-Jaziira ilaa iyo Af-gooye…waxaasi waa dhalinteenii, ma aqaan ! Fac dhan baa dhexda ka baxay…” ayeey tiri Caasha. Mar ay ka waramaysay is qab-qabsi dowladda dhexdeeda ah ayeey sheegtay inay taasi tahay cudur weyn oo had iyo jeer jira laakiin waxy si si gaar ah u tilmaantay inaan loo baahnayn in dowladda lala dagaalo oo la burburiyo, “KHaladaad way jiraan waliba dadka qaar ka mid ah o xukuumadda ku jiraa waa danbiilayaal laakiin hadana anigu ma qabo in dowladda la burburiyo oo halkii 1991kii aan dib ugu noqono, laakin waa in halka ay hadda joogto laga sii wadaa.” Ayeey tiri Caasha Axmed Cabdallah. Waxay dadki jaaliyadda ahaa ee fadhiyay kulankaas ugu baaqday inay wada jir iyo Soomaalinimo ku wada shaqeeyaan iyadoo carrabka ku dhufatay in jaaliyadda Soomaaliyeed ee reer Minnesota ay yihiin jaaliyadda runtii ku ammaanan sida midnimmada Soomaalinimmada ah ee ay muujiyaan marka uu wafdi soomaaliyeed soo booqdo oo aysan u kala harin. Waxaa kaloo ay Caasha Axmed ammaan balaaran u jeedisay maamulka Punt land oo ay ku sheegtay inuu yahay gobol runtii nabaddiisa ay Soomaali oo dhan u baxsatay una qaxday, loona baahanyahay in ammaankiis lagu wada dadaalo. Ugu dambayntii waxay u mahad celisay Jaaliyadda reer Minnesota , sida qaddarinta iyo sharafta badan ee ay u soo dhoweeyeen, reer Minnesota ayaa runtii si weyn uga soo qayb kulannadaas, waxaana halkaas laga soo jeediyay Heeso, buraanburo, gabayo iyo waliba sheekooyin talo iyo tusaalayn xambaarsanaa. Caasha Axmed iyo xubno kale oo Parliament-ka DFKMG ka tirsan ayaa dalka Maraykanka ku yimid booqasho rasmi ah, iyada oo intii aysan immaan Minnesota kulana la soo qaadatay xubno ka kala tirsan labada gole Congress-ka waxayna sheegtay in dhammaan madaxdii ay la kulmeen ee dalka Maraykanka ay u sharxeen dhibaatada ka jirta Soomaaliya iyo waxa ay salka ku haysao iyo waliba sida ay la tahay iyaga in lagu xallin karo, dhammaan ay isku af-garteen wixii ay ka wada hadlee waxaa soo diyaarshay Somali American media (SAMATV) mxuseen840@somaliamericanmedia.org mxuseen840@gmail.com