Cowke
Nomads-
Content Count
2,416 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Cowke
-
, oo qandaraaska siiyey mulkiile riiga oo reer Puntland ah, waxaana lafilayaa in uu dhamaystirmo moddo dhow wuxuuna hada ku dhexjiraa biyihii macaanaa oo uu ku gaadhay 100 mitir. Besides if you dont have anything positive to say go back to your fantasy land somaliland aar wax ha ku gabto. But dont annoy realistic state that PROVES what its worth in action not just mere merfish talk
-
Excellent job puntland govt and donor agencies this is crucial to make sure sufficient water needs are available in sanaag. Their needs to be road projects invested in that area sooner or later and it's time we set out goals on this. I am still look forward to the completion of the las qoray port and badhan university. But so far so good and development is happening but it's awfully slow paced.
-
Degmada Yubbe Ee Gobolka Sanaag Ayaa oo Laga Wado Qodaal Ceel Biyood Degmedda Yubbe oo laga qodayo riig, Riigan ayaa waxaa laga qodaayey Degmada Yubbe muddo dhan ilaa 2 bilood , qodaalkiisii hore ayaa waxaa uu noqday ceel Qadhaadh, kadib ayaa waxa uu wareegay meel biyaheedu ay macanyihiin, wuxuuna marinayaa qodaalkiisa hada 160 mitir. Mashruuca ceelka macaan waxaa kudeeqay hay’ada UNICEF, waxaana fulinaya NGO ga Manhal., oo qandaraaska siiyey mulkiile riiga oo reer Puntland ah, waxaana lafilayaa in uu dhamaystirmo moddo dhow wuxuuna hada ku dhexjiraa biyihii macaanaa oo uu ku gaadhay 100 mitir. riigan ayaa yimid kadib markii uu riigiii hore aanuu shaqayn muddo dhan 2sano, ceelkaasoo u xanibnaa daynabo ku go’day una baahan in laga saaro. Riigan ayaa ah riig aad loogu kalksoonyahay, horena uga soo qoday ceelal kuy aala deegaamada Puntland kuwaasoo hada shaqeeya, sida ceelasha Hadaaftimo, Ceelbuh,Waaciye iyo kuwa kaloo badan DAAWO SAWIRADA
-
Bilicda caasumada Puntland waa Muhiim Waxa dalka iman doona saxafiyiin meel kasta oo aduunka ka socda iyo saxafiyiintii dalka joogey. Dawladana wax qabadkeeda waxa ay ka muuqaneysa caasumada ay iyadu fadhido bilicdeeda taas oo ka turjumeysa intey xukunka heysey. Waxan ogahay chanal weyn oo yurubiyaan ah xata in uu imanayo sanad guuradaas oo maalintaas iyo week ka hor uu magalada ka sameyn doono film ku saabsan dhanka horumarka & nolosha reer Puntland … Waa muhiim in loo digo Dowlada hoose ,si aysan u oran waanala gaadey ,wixii wanaag oo ay arkaan & xumaana aduunka daawan doona. Qaadka & waxyaabaha sida socod xumada baabuurta jidka dheer ee caasumada. Waxa haboon in ay hada kasii shaqeyso oo ay heystaan mudo dheer oo ku filan. Run ahaanti maaha wax yaabo sida u weyn lakiin suurada ay ka arkayaan filmaantaas umada kale ayaa waxa haboon in ay tahay suurad fiican oo qalanta sanad guuradii 12 aad ee Puntland ……….. Dr : Ali Warsame
-
13. July 2010 Gudiga sameynta Dastuurka DFKMG ee Soomaaliya oo fadhigiisu yahay magaalada Jabuuti oo booqasho ku yimid caasimada Puntland ee Garoowe ayaa kulan qado iyo wadahadal ah la qaatay Masuuliyiinta Dowlada Puntland oo u horkacayay Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.C/raxmaan Faroole. Kulankaan oo kusaabsanaa isla eegida iyo talo bixinta Dastuurka cusub ee loo sameynayo DFKMG ee Soomaaliya oo ay qeyb ka tahaya Dowlada Puntland. ayaa waxaa si qoto dheer uga wada hadalay xubno kasocday Gudiga u qaabilsanaa DFKMG sameynta Dastuurka oo ka koobnaa 4-xubnood iyo dhinac Puntland oo ay matalayeen Madaxweyne Faroole,Wasiirka Dastuurka iyo Arimaha Federaalka Dr.Cabdi Xassan Jimcaale,Wasiiru Dowlaha Maamul wanaaga Mudane Maxamed Farax Ciise Gaashan,Wasiirka Haweenka iyo Arimaha Qoyska Caasho Geelle Diiriye iyo Wasiir kuxigeenka Maaliyada Puntland Mudane Cabdi Ibaraahim (Qowdhan). Wadahadaladii kulankaan ayaa diirada lagu saaray sidii iskaashi wanaagsan looga yeelanlahaa sameeynta Dastuurka cusub ee Dowlada TFG,ayadoo dhinac Puntlandna laga doonayay iney arktideeda ka dhiibto sameenta Dastuurka Cusub ee la doonayo iney dhaqan galiyaan dhamaan Maamulada ka jira Soomaaliya oo ay ugu horeyso Dowlada Puntland oo u muuqata xiligaan Maamulka kaliya si buuxda u taagersan DFKMG ee Soomaaliya. Dhinac Puntland ayaa ayana soo bandhigay araktidooda ku aadan sameynta Dastuurka cusub aygoo tilmaamay in loo baahanayahay in si cad loo bal balaariyo Nimaadka Fedaraalka laguna cadeeyo Dastuurka ,waxeyna ugu horeyntii ka codsadeen Xubnihii kasocday Gudiga sameenta Dastuurka in loo soo diro nuqul ka mid ah Dastuurka si ay ooga baaran dagaan wax ka badal ama ku daradiisa Dastuurka,sidoo kalena waxeey codsadeen in aad loo xoojiyo awooda Gobolada dalka Soomaaliya oo saldhig u noqondoona Nidaamka Fedraalisimka ee xiligaan u muuqda midka kaliya ee ay umada Soomaaliyada kula nabad galikarto. Ugu danbeentii kulanaasi ayaa la isku afgaratay dhamaan waxyaabihii laga wada hadlay labada dhinacaba,waxaana dhamaan xubnihii ka qeyb galay kulankaasi ay u muuqdeen kuwo aad ugu faraxasan wixii kasoo baxay wada hadalkoodi,waxaan xusud mudan oo aan horey dhaqanka Soomaalida ugu jirin balse kulanka maanta la isku raacay in Wixii isqabad ah ee la isku afgaran waayo dib loo dhigto loona daayo wadahadal waafi ah ee aan marnaba lagu kala tagin.
-
Somaliland: gabiley hospital Construction finalized pics
Cowke replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Good job. This is what will help the ppl!!! -
Somaliland: gabiley hospital Construction finalized pics
Cowke replied to Xaaji Xunjuf's topic in Developement | Projects
Good job. This is what will help the ppl!!! -
Qorshaha amaan ee Bosaso 12 Jul 12, 2010 - 2:46:59 PM Cabdixaafid Guddoomiyaha gobolka Barri Maamulka gobolka Bari ayaa sheegaya inuu bilaabayo qorshe wax looga qabanayo dhibaatooyinka nabadgelyo xumo ee waayadan soo foodsaaray magaalada Bosaso halkaas oo toddobaadyadii la soo dhaafay ay ka dhaceen qaraxyo lala beegsaday masuuliyiin dawladda ka tirsan iyo ciidamo boolis ah kuwaas oo gaystay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh. Weriyaha BBCda Axmed M.Cali ayaa arrintaas ka waraystay guddoomiyaha gobolka Bari Sh. C/xaafid Cali Yuusuf wuxuuna waydiyay waxa uu yahay qorshaha ay doonayaan inay wax kaga qabtaan nabadgelyada Bosaso. Dhageyso Guddoomiyaha gobolka Barri. http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Qorshaha_amaan_ee_Bosaso.shtml
-
JUURILE:-Gudoomiyaha Jaaliyada Puntland ee Italia'' Jaaliyadu waxay ugu baaqeysaa Shacabka Reer Boosaso inay Dowlada gacan ku siiyaan sugitaanka Amaanka'' Qaraxyo iyo falal kale oo amaanka wax u dhimaya ayaa maalmihii danbe ka dhacayay Magaalada Boosaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland hadaba falalkaasi amaan xumada ah waxay saameyn weyn ku yeesheen jaaliyadaha reer puntland ee ku dhaqan dalalka Yurub. Jaaliyada Puntland ee Italia ayaa ka mid ah kuwa wel welka iyo fekerka badan ay ku abuurtay amaan xumada Boosaso ka jirta xiliyada qaar kadibna jaaliyada ayaa Magaalada Millano ku yeeshay shir looga hadlayo arimahaasi waxana shir gudoominayay Gudoomiyaha Jaaliyada Puntland ee Italia Cawaale Jaamac Salaad. Shirarkaas kadib waxa saxaafada la hadlay Gudoomiyaha Jaaliyada Mudane Cawaale Jaamac Salaad waxana uu sheegay in qof kasta oo ka soo jeeda Puntland meel kasta oo uu joogaba ay saameyn ku yeelanyeso wixii dhibaato ah oo ka dhaca dalkii. Gudoomiyaha oo arrimaha amaanka Boosaso ka hadlaya ayaa sheega in Dowlada keli ah aysan waxbo qaban karin ilaa intaay taagero ka helayso shacabka Magaalda degan kuwa degaanka ah iyo kuwa soo barko kacay intaba. Cawaale Jaamac Salaad Gudoomiyaha Jaaliyada Puntland ee Italia ayaa yiri'' Dadka ku dhaqan Boosaso iyaga ayaay dan ugu jirtaa inay dowlada kala shaqeeyaan amaanka waaayo wax walba waa og yihiin sida marka qaraxa la dhigayo shacabka qaar arkaya ayaa jira waayo meelaha qaraxyadu ka dhacaan waxa degan shacabka hadii aysan raali ka ahayna cidna ma dhigteen , marka shacabku waa inay gacan siiyaan ciidanka dowlada oo xiriir ay la sameeyaan mar walba oo ay arkaan wax amanka wax u dhimaya. Dhinaca kale Gudoomiyaha waxa ugu baaqay Dowlada inay muujiso dadaal dheeri ah islamarkasna ay la tashi badan la sameeyso shacabka gaar ahaan odayaasha iyo waxgaradka. Sikasataba , Kulanka Jaaliyada ayaa loogu duceeyay dadkii ku dhintay qaraxyada sida Ciidankii Booliska ee ku geeriyooday muwaadinimada iyaga oo gudana shaqadooda iyo shacabka kuwa ku dhaawacmay waxa ilaah looga baryay inuu caafimaad siiyo. Axmed Maxamed Stellobianca@hotmail.com Roma
-
Barakacayaasha Garoowe oo la siiyey deegaan cusub Garowe) RBC: Xoghayaha Dowlada hoose ee Magaalada Garowe ayaa sheegay in Dowlada hoose ee Magaalada Garowe sisay dadka barakacayaasha ah ee ku dhaqan bartamaha Magaalada dhul ay ugu talagashay Dowlada hoose in ay degaan. Waxaana arintaa ka danbaysay kidib markii Dowlada hoose y maalmahaan bilowday howlgalo dib ugu hagaajinayso bilicda Magalada Garowe . Qaasim Maxamed Cabdi waxa uu intaa ku daray in dadkaa ay uga dhiseen goobaha iminka lo rarayo barakado ay biyaha ka cabaan waxuna sidoo kale sheegay in aay aad uga war hayn doonaan amnigooda . Maalmahaan ayaa Dowlada hoose ee Magaalada Garowe waxa ay waday Howlagalo kala duwan oo dhinacya badan lahaa kaa oo ay sheegtay in uu yahay mid la rabo in bilicda Mgalada lugu soo saaro amnigana lugu sugo. Dadkaan barakacayaasha oo badankood ah dad ka soo qaxay dagaalada ka jira Gobalada koofureed ee Dalka Soomaaliya ayaa ah dad gurya ay u yihiin baco iyo baakado la isa saaray waxaaana xiliyada roobabka mark la gaaro dadkaa la kulmaan dhibaatooyin xoogan.oo sababa in khasaarooyin soo gaaraan. Magaalada Garowe ayaa waxaa ku yaala ilaaa iyo lix xarumod oo ay dadkaa barakacayaasha degan yihiin waxaana dadkaan ay inta badan ka cwwdaan dhibaatooyin dhanka nolasha ka haysta . RBC NEWS Xafiiska Garowe C/raxmaan ilkacase
-
Somalia: Humanitarian programs launched in Puntland The Puntland autonomous have to day started large operations for humanitarian for mutual assistance to the internally displaced people who mostly came from southern Somalia and inside the region, the program in which hundreds of IDPs including Ethiopian refugees and other people who from the neighboring countries are officials relocated to a new camps created by the Puntland assistance office in capital Growe where thousands of internally displaced people sheltered as a safe haven . The Punland central authority said this is an initial step to set a new humanity programs intended to protect and develop IDP plights and the refugees who live in the Puntland autonomous for asylum seeking. Numerous of mixed migrants including Somali fled people have been suffered by pressing dire situations caused by the lack of enough income and the shortage of relief operations . The United Nations development program says that it have to wait chance of what it called to began new operations to help the refugees and the internally displaced people in Puntladnd.
-
Jaamacada PSU Oo Soo Kordhisay Kulliyado Cusub (Sawiro) July 13, 2010 Guddoomiyaha Jaamacada PSU ee magaaladda Garoowe Maxamuud Shiikh Xaamud ayaa maanta shir jaraa’id uu ku qabtay xarunta jaamacada kaga warbixiyay Kulliyado cusub ay kusoo kordhiyeen Jaamacada. Wuxuu sheegay in jaamacada oo horay loogu baran jiray kulliyado badan in hada ay soo kordhiyeen kuwa cusub oo ku saabsan hormarinta arimaha bulshada kasoo uu ka caawiyo jaamacada Proffessor u dhashay dalka Uganda kasoo dajiyay jaamacada istiraatijiyada kulliyada lagu soo kordhiyey. Guddoomiyaha ayaa xusay kuliyada lagu soo kordhiyay jaamacada imtixaankeeda loo fariisan doono 1-10-2010 ee soo socota. Maxamuud Sheikh Xaamud ayaa intaa ku daray in jaamacada ay sanadkaan barnaamijyo badan lagu soo kordhin doono kuwasoo ah jaamacada hormar u gaartay,isagoo sheegay in Jaamacada dhowaan yeelan doonto idaacad loogu talagalay in lagu adeego bulshada. Dhanka kale wuxuu sheegay in ardayda Jaamacada ay hada ku maqan yihiin degaanada Puntland kuwaas oo samaynaaya cilmi baaris ku saabsan arrimaha bulshada tasoo noqon doonta mid caalamka loo gudbiyo.waxaana ay taas noqonaysa markii ugu horeysay ay ardaydu Jaamacada gobolada Puntland kasoo sameeyaan cilmi baaris. Maxamed Saciid Yuusuf Wakiilka Horseed Media Garoowe-Puntland
-
I just found this posted in a uganda forum. Lol
-
I just found this posted in a uganda forum. Lol
-
Kampala Kampala City View Uganda Parliament Kampala City Roads Kampala Shopping Center Kids Playing Soccer Driving Thru Donwtown And This Is where the head of al shabab is from. Hargeisa Please note that the shabab group that is working in somalia is headed by a man by the name of abu zubar or aka godane. He is from seccessionist enclave who seeks to get indepedence from the rest of somalia based in hargeisa or as they call themselves "somaliland". The somaliland area has sent this ruthless thug to run the notorious shabab group who just attacked your country and they are doing this to destabilize the region.
-
Kampala Kampala City View Uganda Parliament Kampala City Roads Kampala Shopping Center Kids Playing Soccer Driving Thru Donwtown And This Is where the head of al shabab is from. Hargeisa Please note that the shabab group that is working in somalia is headed by a man by the name of abu zubar or aka godane. He is from seccessionist enclave who seeks to get indepedence from the rest of somalia based in hargeisa or as they call themselves "somaliland". The somaliland area has sent this ruthless thug to run the notorious shabab group who just attacked your country and they are doing this to destabilize the region.
-
It appears shabab is trying to get the international community to see that this radical group is a threat to the region and can strike as far into the heart of uganda. I think this will certainly prompt the quick deployment of IGAD soldiers. God help hamar but it appears dadkan waa loo tashaday!!! Illahi ha u naxaristo
-
Raysalwasaare Sharma’arke Oo Ka Hadley Qaraxii Magaaladda Kampala July 13, 2010 Raysalwasaaraha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa ka hadlay qaraxyadii ka dhacay magaaladda Kampala ee caasimada dalka Uganda,kuwaas oo sababay khasaaro badan oo dhimasho iyo dhaawac isugu jiraa Wareysi uu siiyey Warbaahinta afka Dawladda ku hadasha ee Radio Muqdisho wuxuu sheegay in qaraxyadaas ay keenayaan in lasii xoojiyo dadaalada nabadeed ay Ciidanka ka socda Ururka Midowga Afrika ka wadaan dalka Soomaaliya. Wuxuu sheegay in masuuliyadda qaraxyadaas ay qaadayaan kooxihi ka dambeeyey,isagoo ayaan darro ku tilmaamay in ay saamayn ku yeelato dadka Soomaaliyeed ee halkaas u jooga arrimo kala duwan. Raysalwasaare Sharma’arke ayaa noqonaaya masuulkii labaad ee ugu sareeya Dawladda Federaalka ee ka hadla qaraxyadii ka dhacay dalka Uganda,waxaana ka horeeyey Madaxweyne Sheikh Shariif oo si kulul u cambaareyey isla markaana tacsi u direy Xukuumada Uganda. Qaraxyadii ka dhacay magaaladda Kampala oo ahaa labo qarax oo aad u waa weyn ayaa waxaa ku geeriyooday ilaa 74-qof. Horseed Media
-
Chief Puntland is regional state, I am not talking regional anymore but national so get with the program. Right now we have a capital that is under seige and a solution needs to be provided. A military assault will just cause more casualities to an already wounded people in hamar. So its up to the mogadishu politicians to safeguard their people and think of how they can get themselves out of this mess!!! Listen sxb its not worth having ppl die daily over mere politics because this can have a long lasting effect on your future children. The hamaris really need to start considering the future now because it doesnt look good 4 them
-
I believe Somalia capital is reallly about to collapse and a new people will settle there in the new future. How else can someone explain the recruitment of children and derbi jiif being foot soldiers for shabab it's clear that the manpower in hamar has been decreased to such a point they can't field men anymore but mere boys or minorities. Plus right now their is projected 20,000 soldiers that are coming to hamar what does this mean? It appears their is slow process of eliminating this 1 clan from somalia and if it becomes successful the capital will just change hands to non usc clan. Rather then going through this dirty process of doing things why not just shift the capital. It's better to negiotate with usc bloc and tell them "As long as your city remains the capital expect to see more death/destruction/Pain" so it's in their interest to save themselves from this heartache and just pass the capital city over to someone else who can manage govt and people who respect having a govt. That is what I would be focussing on. This policy of just destroying mogadishu is not fair I think but unfortunately thats just life I guess. I think their is also a fear with a stable hamar that will cause the tfg resources to be funnelled into that area which will hold back the regional states in terms of development. With an arrangement of resource sharing that can be sorted out and a consensus reached. What needs to be paramount is to safe lives in hamar and right now is the best time for the tfg to negiotate switching the capital. Maybe a slogan such as this would be appropirate "SAVE YOURSELF CASIMADU ISKA WAREEJIYA"
-
Somaliland and Puntland should merge and get married
Cowke replied to Chief_Aaqil's topic in Politics
Jacaylbaro dadkan ceesho sxb http://www.youtube.com/watch?v=PRxA8NCxO3c -
Somaliland and Puntland should merge and get married
Cowke replied to Chief_Aaqil's topic in Politics
I don't think the onlf have it that bad. If we look clan wealth today i am certain they will top the list because they own alot of businesses in ethiopia and kenya. Its just overworked up hype as far as im concerned If the onlf secure kismayo which really to be honest I think they will them and siyad barre people will work out an arrangement they are pretty much set to go. The people that are suffering most from what i been reading is hamar followed by hargeisa. Dont be fooled by hargeisa hotels and stuff because dadkooda bananka jiifan this is someone that just went there recently told me. So really out of all the clans the clans that doing it the best is puntland. Federalism is recognized we have international support for this. We have oil digging happening. We have stable govt plus we even give the hargeisa guys to use our port. So really all around hadi la eego dadka somaliyeed way yaqan who is on top of the food chain -
Somalia:Bosaso Police Probing Blast Aimed at Puntland’s Security Officials
Cowke replied to Chief_Aaqil's topic in Politics
Chief well the idps ninka roti siyo bay raceyan. If shabab says here is $100 go and plant a bomb and if you make a hit we will give u bonus payment they will do it because dadku way gaajeysan yihin. So how do you solve that? make sure that idps are not hungry and if their not hungry these extremists in the south can't bribe them anymore to do dirty work. Horta in dadkan IDPSka in xal loo helo weeye because wa very vulnerable group that can be used as vehicle to hurt puntland. So farole is sorting that out now. He is erecting permanent settlements for them because once someone lives somewhere they are less likely to endanger their own living area. Right now they are just in camps and can move whenever the heat gets to much but with proper settlement and houses they will be settled and settled ppl are more security conscious believe me. Id cards is a must also because we need to keep track of them and also all puntlanders, it helps law enforcement agencies when u know where someone family is or where their residency is so you can lock them up. These are security measures and its implementation is long overdue -
Somaliland and Puntland should merge and get married
Cowke replied to Chief_Aaqil's topic in Politics
Chief puntland will only allow ssc to join somaliland on 1 condition. That 1 condition is that waqoyi zone comes under somalia or else their is no talks. Believe me I know my people and the way they operate. If they are going to let ssc go it will only be 4 somali-weyn nothing more nothing less. But thats only BIG IF because im not sure they will even negiotate ssc because dadka degaanku waa isku asaal waana isku dad meel ay kala hareyan ma jirto. As we speak at tukaraq you know how many ssdf guys are there? mostly galkayo boys who said hell with farole we are going to help our brothers out because they the ssc ppl did help out galkayo when it was under siege. Anyways arintan ssc waa ariin uu tal puntland ee ma ahan ariin u yaal farole because he has proven to have failed in that aspect!!! -
Somaliland and Puntland should merge and get married
Cowke replied to Chief_Aaqil's topic in Politics
Originally posted by Chief_Aaqil: I had fantastic idea yesterday, why dont Somaliland and Puntland(minus Galkacyo) merge and get married to one country. But Galkacyo cant join. We will give it a away as a wedding present to USC. What do you think? and what should the new name be? Minus Galkayo? Lol sxb that is where the strength of puntland is. Meel galkayo aysan ku jirin haba sugin in puntland qof la hadasho. Galkayo is bordertown that is where all the ssdf tanks and stuff are stored. It has the most weaponry out of all somalia, didnt u just see the other day hal tuulo kamid ah galguduud had like 5 tanks and 11 trucks the siyad barre people. That was just a damn tuulo and that clan is considered weak in mudug zone imagine what the strong clans have!!! Galkayo wa muqadas!!! Besides puntland doesn't want to join somaliland we are searching for somalia.