Sky

Nomads
  • Content Count

    1,319
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Sky

  1. loool u guyz are those 155 new qaxootis of the cafis program the admin is talking about? cool blog by the way
  2. some nice pics u got there micheal.
  3. bro caamir, could u send me the document to my man? thnx in advance.
  4. windtalker, what return of wealth to boossaasso amigo? even c/yussef had his eyes on boossaasso and the rest was potatoes. and quite frankly, i think all puntland should concentrate on building boossaasso into the best damn town of east africa than trying to make a new york out of every little village. than again the latter is better in the long run, but ull have to be prepared to wait a good 2 or 3 centuries. but even tho i see c/musse as a tru boqor. u gotta admit tho, this boossaasso airport project was going on long before he left canada. c/yussef certainly isnt absent from this ambitious project na mean. his support n funds are unofficially represented by his oldest son maxamed c/yussef whose part of the daladda ganacsatada puntland .
  5. libaax, im seeing something strange. isnt that snow? it looks like somali qaxootis finally reaching the shores of canada ma garatay. please share with us other pics u might have. u know ive been generous myself.
  6. windtalker, i disagree with u. c/yussef didnt want some of that money to go elsewhere. this old man refused cuz the arabs wanted to manage the port and airport. wich would benefit puntland greatly, i dont trust the management to the puntland gov. becuz of c/yussef many years are wasted damn! Also, read the Sheik's name: al-Khasimi. His ancestor was the guy Boosaaso was named after (original name Bender Qassim - which the airport is named). interesting fact, but boosaasso was founded by bah gareen family of cusmaan/m. thats where the name boossaasso comes from.
  7. Where is the Somali Outrage!!!!! mshefa, wait for the next fresh load of khat.
  8. http://www.sbconline.net/news.php?page=newspage&id=4187 1st time to see the old man in a suit.
  9. jumatatu, shouldnt a man your age be using the internet to only listen to bbc somali and check your mail like any other somali 40+ year old? u are of the paper n radio generation. stick to that please. adeer, meeshaan dhalinyarada ayaa isu yimaada oo isla baashaala. looma baahna odayaal trying to bully ppl with clan baggage. haddi joog lagaa waayo, jiif baa lagaa helaa. ya get me? :cool:
  10. http://www.dayniile.com/Abrir/29Abril10.htm Dahir yare:waxaan ku diiday inaan safarka Geedi raaco marka aan arkay ku tagrifalka Bari bari iyo in xafiiska Ra'isulwasaaraha magac u yaal yahay Diinaari laga faramarooqsaday shaqadii uu lahaa. Weriye Dahir Abdulle Alasow oo ah saxaafi mudo ku sugnaa Nairobi si weyna wax uga qora arrimaha dowladda ayaa isagga gaashanka ku dhiftay inuu ka mid noqdo weriyaasha Muqdisho u sii raacayay wafdiga Ra'isulwasaare Geedi,hadaba wareeysi dheer oo aan la yeelanay ayaan ku weeydiinay maxay tahay sababta aad ku diiday inaad raacdo wafdiga laguugu soo qoray? Jawaab:Axmed Kalaay waad mahadsan tahay,waxaan ku diiday inaan safarka Geedi raaco qodobo badan oo is dhinacyaal ,shaqsi ahaana aan qaadan wayay,waa marka horee ,waxaan si rasmi ah u ogaaday in xafiiska Ra'isulwasaare Geedi uu yahay magac u yaal oo dhamaan dadka joogo aysan wax awood lahayn taasna waa mid cad oo aan shaki ku jirin ,bal eeg sida uu Yusuf bari bari u faramarooqsaday shaqadii Cabdi raxmaan Diinaari. Yusuf bari bari wuxuu sheegtaa inuu ka tirsan yahay xafiiska warfaafinta Cabdilahi yusuf ama yahay afhayeenka Cabdilahi yusuf maxaa faraha u geliyay inuu qoro weriyaasha raacayo Ra'isulwasaare Geedi, yaa u xilsaaray,maxay tahay sababta uu BBC da uga waramayo safarka geedi ee xamar iyadoo wafdiga uu la socdaa Cabdi raxmaan Diinaari oo ah Afhayeenkii Xukumadda,micnaha waa cad yahay oo waxaa lala dagaalayaa miisankii awood qeeybsiga kaalintii uu ku lahayd Beesha ****** ,bal eeg sida uu u waramay markii BBC da waydiisay cida ka mid ah wafdiga Ra'isulwasaaraha ee wasiira ah oo uu yiri ma garan karo,Diinaari wuxuu ka mid ahaa macalimiintii wax I soo baray waxaana qabaa inuu isaga tago meesha ama ka jawaabo damdamta wiilka adeerka u yahay Cabdilahi Yusuf ee aaminsan in dowladda ay u dhalatay asaga iyo inta ku fikirka ah Qodobka labaad ee aan ku diiday inaan ku raaco wafdigaas waxay ahayd kadib markii uu Yuusuf Bari bari xaqiray dhamaan weriyaashii kale ee aan isla soconay kana tiray liiskii oo ku bedelay Saxaafiyiin Kenyan ah,anigu ma noqon karo nin ka sareeyo Weriyaasha aan isku shaqada nahay,waana qaadacay . Dulmigaas markii uu dhacay waxaa ila soo hadlay Ra'isulwasaare Geedi oo ii sheegay inaan garoonka imaad ana waxaan u sheegay inay Karaamadeeyda ka weyn tahay inaan hoos tago Yusuf Bari bari iyo wax la mid ah sidaas darteedna aanan la socon ama raaci doonin,waana iga dhab waligeey ma aqoonsan doono nadaam ku dhisan ku tagrifal iyo damdam shaqsi,mida kale anigu maba aqoonsani yusuf bari bari oo waxaan ku maqlay inuu yahay Jaajuus Cabdilahi Yusuf. Su:aal.oo xubnahii ka shaqeeynayay xafiiska Ra'isulwasaaraha miyeeysan wax qoran Karin oo aysan shaqadooda u madaxbanaaneeyn? Jawaab:Saaxiib Cadiifadda qabiil iyo ku tagrafalka ay wadaan wiilasha Cabdilahi Yusuf ku reerka ah hadaad u joogi lahayd Nairobi dhiiga ayaa goor hore kugu kari lahaa,laakiin waxaan kuu sheegayaa inaysan cidna wax u ogoleyn,qolooyinka Cali Maxamed Geedi la shaqeeyaana aysan wax awood ah lahayn oo yahiin maqaarsaar,laakiin weriyaasha ku sugan Nairobi ee Soomaali isugu jira ,abtirsiino kama rabaan Yusuf Baribari iyo wax la mid ah ,ugamana waramayo Muqdisho ,qalinkeena ayaan ku kalsoonahay,Yusuf Bari bari wuxuu igu dhahay ****** nimadda ayaa kugu weyn Dahir Yare ee dad dhintay af kuma soo nooleeyn kartid dadkaaada dhinac ka raac lafahaagana badbaadso,wiilka Cabdilahi Yusufna wuxuu igu dhahay ,waqtigii lagu xirayay bil ayaa ka dhiman adiga iyo wiilasha Dayniile iyo Hornafrik,waxaadna tahiin xabsi sugayaal laakiin labadaba jawaab igama mudno oo waa dad la soo cabsiiyay tahliisha qabyaaladda anigana ma rumeeysni inay boqol sano oo hada dhiman wax I yeeli karaan qoladaas. Su:aal: Muxuu Yusuf Bari bari ka doonay Muqdisho una reebay weriyaasha Soomaaliyeed? Jawaab:Yusuf Bari bari wuxuu Muqdisho u tagay sidii uu warbaahinta aduunka ugu sheegi lahaa inay Muqdisho tahay meel bello degan tahay,waana sababta uu u watay weriyaasha Ajnabi ,kuwa uu reebana wuxuu ka uriyay inay Soomaalinimadda ku weyn tahay ,waxaanse filayaa in Saxaafiyiin aan ku ogahay Muqdisho aysan dhegeeysan doonin ama beenin doonaan dacaayad kasta oo uu Yusuf bari bari ka fidiyo dadka Reer Muqdisho,anigu Dahir ahaan waxaan Oran lahaa Bari bari Badda Meesha aad ka gashaa waa ka dhanaan,xamarna kuwa naga sii aqoon badan oo Saxaafiyiin ah ayaa joogo. Su'aal:Safarka Cali Maxamed Geedi sidee loo arkaa? Jawaab: Cali Maxamed Geedi waxaa aad u jecel dowladda Itoobiya iyo axsaabta Cabdilahi Yusuf laakiin wax taageera kama heeysto beesha uu ka dhashay ee ****** waana sababta uu Muqdisho ugu soo dhaweeyay Cusmaan Cilmi boqore Gudoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka oo ka soo jeedo beesha Ciise Madoobe ee Jabuuti degta kuna waayay Wasiiradiisii awooda ku lahaa xamar,dad badan waxay leeyahiin Cali Maxamed Geedi wuxuu ahaan jiray NGO's te hadana hoowshii ayuu wataa oo boqolka kun ee doolar ayuu soo xalaaleeysanayaa laakiin sida ay qabaan xeeldheerayaal badan ,socdaalkiisa sooma kordhin karo wax guul siyaasadeed ah hadii uusan keenin colaad sokeeye. Su'aal: ugu dambeeyn maxaa idiin go'aan ah weriyaashiina Reer Muqdisho? Jawaab:waxaa noo go'aan ah in dadaalkeena saxaafadeed iyo gaarsiinta shacabka wararka xaqiiqada ah aan sii laba laabno,oo aanan wax weyn u arag cagjugleeynta qolooyinka xabashida iyo xabashi raaca sababtoo ah xeerka saxaafadda kuma farayo inaad dalkaada uga aamusto gumeeystayaasha u malabsanaya ee magaca Somali iyo midka ajnabi huwan ana Dahir ahaan waxaan qabaa inaan guud ahaan isaga baxo Saxaafadda hadii uu jiro qodob faraya in Saxaafiga uusan dalkiisa qalinka uga difaaci Karin cadawga shisheeye ee soo wajaha. Waxaa wareeystay tafatiraha Dayniile. Axmed Sheekh Cali kalaay. Ku noqo beejka webmaster@dayniile.com
  11. I think Cadde is simplying playing the cards he was dealt. He's given members of his admin 6 months to impress him with their work. In those 6 months, he's making sure that he's politically and militarily the single most powerful man in Northeastern Somalia. When Cadde was busy campaigning, a lot of folks helped him - mostly intellectuals and politicians who are much more qualified than the goons from the pre-Jan. 2005 era. He's just consolidating his grip on power - then he can get rid of these useless ministers, directors, etc. who have done nothing but fill their pockets during the corruption years. Mark my words: their days are numbered. i hope so, i hope so. faan iga ma ahan, but northeast somalia has a big pool of capable and highly educated/experienced ppl who could bring this puntland admin a notch up. but they werent given the chance by c/yussef who saw more benefits in yes-men. c/musse is a man who has seen what real progress is in his 2nd home; canada. and he could have fought c/yussef n risk a puntland in shambles, but he didnt. not becuz he likes c/yussef, but becuz he has the ability to take a time-out, take a step back and see the bigger picture. do you know ministers/directors that are definetily corrupt? i know for sure there are some, but theyre just gutfeelings. i dont trust gaagaab, xaabsade n some other dudes. do u remember that guy dhiilood, minister of waxbarashada who ran to hargeeysa? :eek: but the worst of all is the mayor of gaalkacyo; yabaq. he needs to be put in jail man.
  12. Helikobtarro joog hoose ku duulaya oo lagu arkay xeebta magaalada Boosaaso Boosaaso - 29.April.2005 Waxaa subaxnimadii hore ee saaka lagu arki karayey xeebta magaalada Boosaaso, raxan ka mid ah diyaaradaha qumaatiga u kaca oo dul heehaabaya halkaasi. Diyaaradahan oo ku duulayey joog hoose ayaa gaaf wareegayey meel u dhow xeebta Boosaaso halkaas oo ay dadka deegaankaasi ku dhowdhowna ay toos u arkayeen. Si dhab ah looma garanayo ilaa iyo haatan waddanka iska leh diyaaradahan iyo ula jeeddadooda toonna, hase yeeshee waxaa jira warar sheegaya in ay helicoper-radaasi ay ka soo duuleen maraakiib ay Maraykanka iyo Jarmalku leeyhiin oo ilaalo ka wada xeebaha geeska Afrika taas oo qayb ka ah "dagaalka lagaga soo hor jeedo argagixisada". Sidoo kale maraakiib shisheeye ayaa waxay dhex mushaaxayaan isla xeebta magaalada Boosaaso kuwaas oo mararka qaarkood dhibaato u geysta dadka kalluumaysatada ah. Ma jiro wax war ah oo ilaa iyo hadda ka soo baxay laamaha amaanka ee Puntland oo ku saabsan dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee shisheeyaha ka shaqaysanaya xeebaha Puntland. Toddobaadkii aynu ka soo gudubneyna diyaaradaha Helikobtarka ee Abaja ee dagaalka ayaa lagu arkay hawada magaalada Boorama iyaga oo joog hoose ku Duulaya, waxana lagu fasiray in ay ka soo duuleen fariisimada uu Maraykanku ku leeyahay dalka Itoobiya ee lagu kormeero dhaqdhaqaaqyada suurta galka ah ee argagixisada. Maxamuud Faarax Bile farahbile@hotmail.com http://www.sbconline.net/images/xeebta.jpg
  13. GENERAL CADDE ADMIN 100 DAYS OLD 8 january 2005 is the day general cadde was elected as president of puntland. what did he do in the first 100 days of his administration? - introduced competition for government jobs. ppl need to be tested and compared to other candidates before appointed to the job. this will lead to a more proactive government. - introduced free primary schools in puntland and secured the construction of more primary and secondary school for the coming years. 200 teachers will be paid by the government instead of the parents. - construction of bender qaasim international airport. it will be the first modern international airport build with somali muruq, maal n maskax and not by white ppl. the construction plan of djiboutis airport is gonna be used. the duty free shops, cafetaria, airline companies' office, firesquad, gas service etc will mean many jobs for a lot of ppl. - ngos from now on need to show the government of the progress they make and how they are gonna spend their budget. tho there is still a lot of corruption. it will be the question if general cadde is tuff enuff to combat those freeriders that are gettin paid but aint doin shit. http://www.puntlandpost.com/newspage.php?articleid=797
  14. Diyaaradii 1-aad ee sida Wafdiga Prof. Geedi oo daqiiqado ka hor ka degtey garoonka No 50 Muqidhso-29.April.2005 Diyaaradii ugu horeysay ee sida qaar ka mid ah Wafdiga Ra'salwasaaraha DFKMG ah Cali Maxamed Geedi ayaa daqiiqado ka hor waxay ka degtey Garoonka Dayuuradaha No50 ee ku yaal duleedka Magaalada Muqdisho. Diyaarada haatan soo degtay ayaa waxay sidaa xubno ay ka mid yihiin Afhayeenada Madaxweynaha Yuusuf Bar-Bari, Afhayeenka Xukuumada C/raxmaan Diinaari, wakiilada Beesha Caalamka iyo Suxufiyiin Caalami ah. Diyaarada kale ee sida Ra'salwasaare Geedi ayaa lagu wadaa inay soo caga dhigato daqiiqado ka dib Garoonka Diyaaraha ee No 50. Dadweyne aad u fara badan ayaa waxay tuban yihiin Garoonka Diyaaradaha iyo waliba Magaalada Muqdisho, waxaana soo dhaweynta si wada jir ah uga wada qayb qaadanaya dhamaan dhinacyada Siyaasada ee Magaalada Muqdisho. Wafdiga Ra'salwasaaraha ayaa waxaa ka mid ah Xubno ka socda Beesha Caalamka. Wixii warar ah ha ka dheeraan SBC Online.net MM Dhoore SBC Muqdisho.
  15. this guy is like the first and prolly not last somali ive heard of of being HIV positive and guess what...hes gay. what a surprise! northerner, that shit could be true. u even get aids, by just touching blood of an infected person. but that was like the funniest story i heard in days. a wadaad family HIV positive.
  16. contraflow especially the hotels and the airports thats where i got it from aight. i assume he was prolly impressed with djiboutis airport and mistook it for hargeysas airport. so dont play dumb with me. and will you know get off my case hornafrique.
  17. whats up with wardheernews these days. its like the new website everybody is talking about. great articles like this one right here. i heard about the guys behind this website. of what ive heard, this website has a great future in being an unbiased and proactive medium for the somali ppl.
  18. hes not yibir, the review says hes from the mainstream somalis.
  19. ^^^^ aamiin! what a tragedy. hope all goes well. more pics check here= http://www.somalitalk.com/hargeysa/roob/index.html
  20. contraflow dont mistake the modern ambouli airport-djibouti with egal airport-hargeysa. AMBOULI AIRPORT - DJIBOUTI EGAL AIRPORT - HARGEYSA