Sky
Nomads-
Content Count
1,319 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Sky
-
ALLE HAA UU NAXARIISTO MARXUUMKA Sawirku waa 19-kii Abriil 2004 iyo kaydka Sawirada AllPuntland; Bidix waa ALLE ha u naxariistee Gen. Maxamed Jibriil Muuse (dont mind the bidix part, the general is the man with the black baseballcap and XXL sunglasses) oo wax ka furaya suuqa weyn ee magaalada Gaalkacyo oo markaas dayactir lagu sameeyay, midig waa gudoomiyihii xiligaas ee gobolka Mudug Cabdirashiid Cali Xaashi, midig gadaal waa Duqa degmada Gaalkacyo Xuseen Jaamac Yabaq iyo masuuliyiin kale All contents copyright 1999-2005 AllPuntland Web Services Inc TAARIIKH NOLOLEEDKII GEN.MOHAMED JIBRIIL MUUSE Allaha u Naxariistee Gen.Mohamed Jibriil Muuse Wuxuu ku dhashay Buurcad iyo buurmadow oo ku Taal Gobolka Mudug Galkacyo Sannadku markuu ahaa 1928dii, Aabihiis Jibriil Muuse Wuxuu ahaa nin Sheekh ah oo Diinta islaamka si weyn loogu qadarin jirey,Hooyadiis waxaa la oran jirey Cawrala Khayre Ayaansame (Caddeey). Allaha u naaxariistee Gen.Maxamed Jibriil Muuse waxaa la dhashay 7 wiil iyo 3dex gabdhood,dadkaas oo farcankoodu gaarayo ilaa dhowr boqol oo qof ,Allaha u naxariistee waxa uu shaqada askarinimo qortay 1943 dii,wuxuuna tababarkiisii askarinimo ku soo qaatay markii ugu horraysey dugsiga tababarka ee magaalada Baydhabo,isagoo askerinimadiisa ka bilaabay magaalada Gaalkacyo. 1946dii waxaa loo bedelay magaalada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan,isla sannadkaasna waxa uu si qarsoodi ah uga mid noqday ururkii S.Y.L. 1948dii wuxu noqday Taliyaha Saldhigga degmada Xudur,isla sannadkaasna waxaa loo magacaabay xisaabiyaha ciidanka Booliiska ,1950kii waxa uu ka mid noqday xafiiska Booliiska ee gaarka ah (Special Service),isagoo ka soo qayb qaatay qorshihii Soomaaliya loogu diyaarinayey madaxbannaanida. 1954tii markii uu Talyaanigu ciidammadii Booliiska ku wareejinayey xukunkii degmooyinka waxaa loo magacaabay isagoo Saajin ah Taliyaha Saldhigga Degmada Qardho,isla sannadkaas ayaa laga soo qabtay oo la xiray degmadaas ka dib markii la ogaadey inuu ka tirsan yahay ururkii S.Y.L. ,1957dii waxaa loo bedelay magaalada Muqdisho halkaasoo uu ka sii watay waxbarashadiisii isagoo ilaa heerkii dugsiga Sare halkaas ku dhammaystay,dabadeedna waxa uu galay machadka tababarka ciidammada oo u dhigma heer jaamacadeed . Sannadkii 1960kiina waxa loo magacaabay Madax xafiiseed taliye xigeen ciidan ,kaaliye amni ee Madaxweyne Aadan Cabdulle Cismaan,dabadeedna waxa uu kulliyadda ciidammada ka galay dalka Talyaaniga ,isagoo markaas gaarey jagada xidigle,waxana uu 1961dii tababar u aadey dalka Kenya,isagoo dalalkii kale ee uu tababarka ku soo qaatayna ay ka mid ahaayeen dalalka Talyaaniga ,Ingiriiska , Jarmalka , Masar,Ruushka ,Shiinaha ,Sucuudiga ,Ciraaaq ,Imaaraadka ,Tansaaniya , Kuwait, Suuriya iyo Maraykanka oo uu kasoo qaatay cilmi laxiriira tababarka Booliska. Sannadkii 1962dii wuxuu u dallacay labo xidigle,1964tiina wuxuu qaatay darajada Dhamme ,isagoo sannadkii 1967diina noqday Gaashaanle,1970kiina Gaashaanle Dhexe ,1973diina waxa uu noqday Gaashaanle Sare ,1978diina waxa u noqday Sarreeye Guuto. 1980kii waxaa loo magacaabay wakiilka golaha dhexe ee X.H.K.S ee gobollada Galgaduud iyo Mudug ,halkaasoo uu nabadayn ka sameeyey,1981dii waxa uu noqday Taliyihii ciidankii Nabad Sugida Soomaaliyeed(NSS) ,isagoo in badana ka shaqeeyey inuu isu soo jiido dawladdii waqtigaas iyo mucaaradkii ka soo horjeedey. Ka sokow xilalka kala duwan ee uu soo qabtay Allaha u Naxariistee Gen.Maxamed Jibriil waxa uu laga soo bilaabo 1950kii ilaa 1990kii ka tirsanaa ciidammadii Booliiska ee gaarka ahaa ee loo yaqaaney (Special Service) Bilowgii 1990kii wuxuu noqday Wasiiru Dawlaha Madaxtooyada ,isagoo tan iyo markii ay burburtay dawladdii dhexe ee Soomaaliyana ku dhex noolaa dalka gudihiisa gaar ahaan gobollada Puntland oo uu markii dhidibada loo taagey 1998diina ka mid ahaa asaasayaasheedii, isagoona ka mid noqday baarlamaankii ugu horeeyay Puntland isagoo xildhibaan ka ahna ayuu xalay geeriyooday. Allaha u naxariistee Gen.Maxamed Jibriil waxa uu ahaa nin wadani ah ,dabeecad wanaagsan oo furfuran dadkana aan kala xigsan ,wuxuuna ahaa shaqsi nabadda jecel oo iska ilaaliya qabyaaladda ,Marxuumkuna waxa uu ifka kaga tegey 25 qof oo isugu jira wax uu dhalay iyo wax ay sii dhaleen. Waxaa soo aruuriyey Xasan Yuusuf Jibriil oo ku sugan Nairobi. Powered by AllPuntland.com Copyright ©AllPuntland.com
-
nuune i liked the song too. when the song stopped suddenly at the 6th minute, it felt like somebody turned off the tv while im watching world cup final.
-
no problem xiin. i made a mistake though, the man with the white hat at the left is shermaarke and the other one is cigaal.
-
here is a picture of the man behind the somali flag, maxamed cawaale liibaan (alle haa uu naxariisto) standing between the two men shaking each others hand; president cabdirashiid cali shermaarke at the right and his prime minister maxamed ibraahim cigaal at the left. maxamed cawaale liibaan waa halyeygii calanka soomaaliyeed. he is originally from the ethiopian occupied area of somalia (though born in gaalkacyo), which has driven him to make a flag where the somalis outside the new republic are not forgotten and will be reunited in the future no matter what! THE SYL LEGACY
-
That new grand theft auto Somalia game is out now in stores
Sky replied to Lake Da agony's topic in General
^^^ what are you thinking diamante? -
Originally posted by OLOL: To me, the liberator from rural central regions is symbolic of one of those impoverished and oppressed folks, neglected and maltreated by deputy’s ilk. They are just reclaiming their rights! As in Ebonics parlance, don’t hate the player! He definitely shot no deputy but the Sheriff. did you justify the looting of properties in muqdisho? liberator kulaha! what a shameful existance for someone to claim someone elses property as its own.
-
That new grand theft auto Somalia game is out now in stores
Sky replied to Lake Da agony's topic in General
what is this supposed to mean? -
northerner, its misleading to say such things as pro-unity and anti-unity. being somali is being pro-unity, those that are anti-unity are a minority that wandered from the path of somali ideals. furthermore, the most staunch pro-unity corner in the defunct somalia is puntland. puntland horseed waxay uu ahayd the federalism thats going to become the future of somalia. and seeing their situation compared to the rest of somalia, they most definetily have the right to advocate unity. Where were these pro-unity ppl during the civil war? Did they speak out against the war? Did they have the balls to speak up against the dictatorship? Did they care what was going on at the time? is this some kind of a sick joke? ever heard of ssdf? you ppl were praising s/barre back then and insulting the ssdf by calling it: soo soco, sii soco, dumarka uu faan!
-
produced by horseednet DAAWASHO WACAN
-
President Yusuf Interview : + Minister Aydeed meets Official from Egypt
Sky replied to General Duke's topic in Politics
better question: what did you achieve with that post? sorry, but dont cry about my reaction, when yours was nothing but a malicious attempt to score points. listen, i do not wish to insult the dead ape, but what drives me to it, is that nothing gets to you more than having your object of worship insulted. what comes around, goes around allright. -
Sharjah UAE officials bussiness men arrive in Bossaso
Sky replied to General Duke's topic in Politics
Mas'uuliyiintii maamulka ka socotay ee wafdigan ku soo dhoweysay magaalada Boosaaso waxaa ka mid ah wasiir ku xigeennada hawlaha guud iyo gaadiidka Maxamuud Bile Dubbad iyo Yaasin Cartan Maxamed, Gudoomiyaha G/Bari Yuusuf Maxamed Wacays {Dhedo}, wasiirka ganacsiga iyo warshadaha C/nuur Cilmi Biindo, wasiir ku xigeenka hawlaha guud Maxamuud Bile, iyo xubno kale oo uu ka mid yahay Eng. Axmed Barre oo ah injineerka gacanta ku haya mashruuca dhismaha garoonka. heard that eng axmed barre muuse was the most successful architect in somalia. his portfolio includes just to name a few; somali national university (lafoole) (pic during US peacekeeping force presence in muqdisho. they used it as a military compound) , kismaayo international airport (pic during general morgans rule of kismaayo. after general morgans ousting all development organisations left the city) and of course the boossaasso presidential palace . so no doubt, the construction of the new airport of boossaasso is in good hands. he and many other puntland architects that fled muqdisho are the reason why boossaasso looks a lot like muqdisho in design of the buildings. -
general duke, you brits can check it out on hotbird or something, ETN is a brandnew TV channel. just display the whole list and search for ETN-Bosaso Television, thats how i found it. theres a new somali TV channel by the way of somalis in the UK. it was launched last week. duke, you dont know how those guys of unicef disappointed the puntland ppl man. you would think they would be proactive after the tsunami, especially when a lot of the (private and governments) funds worldwide for the tsunami-hitten countries of which somalia is number 5 worst hit that went to NGOs like unicef, are for a secure part meant to help the somali tsunami victims. not to pay for their hotelrooms and rental cars. and when the going gets tough, humiliate puntland by threatening to leave puntland as a whole and do their work from nairobi. i mean, its as if they were waiting for some reason, any reason to go back to good ole nairobi. only one car renter threatened a un employee to kill him after an argument about the tariffs. and for that the puntland ppl are the victim? i mean wtf? why does the UN feel so unsafe, while other NGOs in puntland praise it for the security and even beefed up their help for that reason. good example= the village of qarxis in nugaal that got their moment of fame in the western NGO world when the UN abandoned a clinic project in qarxis for budget reasons. after a long period, it was a shock to see that the ppl of qarxis were running the clinic successfully themselves without outside help. the indian development worker who visited qarxis declared qarxis a good example of how motivating it can be to help somalis, if the westerners just give the somalis a chance to help themselves.
-
WARAYSI DHINACYO BADAN TAABANAYA: MADAXWEYNE KU XIGEENKA PUNTLAND. Galkacyo (Somalitalk) | Sahro Sheikh | sahrosiglan@hotmail.com Sabti, May 28, 2005 Waxaa noo suurto gashay in aan waraysiyo kala duwan layeelano Madaxwaeyne ku xigeenka DGFSPL, Mud, Xassan Dahir Afqurac. Waraysiyadan oo SomaliTalk ay kula yeelatay Hotel Taar maalinnimadii talaadada ahayd intii uusan ka anbabixin magaalada galkacyo oo uu kormeer howleed ku joogey muddo labo maalmood gudahooda. Waxaa kamid ahaa waraysiyada aan la yeeshay M/kuxigeenka PL, in uu nooga warbixiyo waxa uga suurto galay howlihii shaqo ee uu soo kormeerayay.waxa uuna ku jawaabay' Jawaab: Waxaan marka hore u imi galkacyo in aan soo hubiyo dhisme ka socday garoonka diyaaradaha ee galkacyo iyo in aan kormeero ogaadana xaaladda ammaanka ee gobolka iyo howlo kale oo ay kamid yihiin degmada Goldogob oo iyana ay qolyo katirsan noogu yimaadeen garoowe noona sheegeen in degmada laga soo doortay mid kamid ahaa noona sheegay in gudoomiye uu isagu kanoqonayo Goldogob taasna waxa ay noqotay mid aan hirgalin oo waxaa nooyimid qaar kamid ahaa odayaasha beesha waxayna noo sheegeen in aysan wax ka jirin qoraalka oo wato ninka doonaya in uu degmada u noqdo gudoomiye dee aniguna waxaan qaatay go,aan oo degreeto kama aan soo saarin lakiin waxaan odayaasha u sheegay in ay iyagu wax sax ah layimaadaan kadibna loo ansixiyo hadii ay kii hore ama ku cusubba soo magacaabayaan dee iyagaa soo gudbinaya wixii ay isla soo gartaan, Sidoo kale waxaan soo arkay garoonka diyaaradaha waxaana ka socda dhisme wanaagsan waxaana ku baxay qarash dhan 150, malyan oo sh, Somali ah walina waxa uu u baahanyahay dayactir xoogan maadaama ay roobabkii waxyeelo u geysteen halkii ay diyaaradu soo cago dhiganaysay. (Taagan) Xasan dahir Afqurac oo booqanaya garoonka iyo agaasimaha airport-ka (fadhiya) Garoonka Galkacyo, waxaa taagan Agaasimaha guud ee garoonka Su,aal. Madaxweyne xigeen yaa bixiyay qarshka 150ka ah ee aad sheegtay? Jawaab. Waxaa bixiyay lacagtan maamulka gobolka ee diyaarada dowladda iyo diyaaradaha fariista garoonka walow aysan ku filayn waxaase kaloo bixinaya ama balanqaaday in ay iyaguna wax kabixiyaan qarashka dayactirka ah dadka uu ganacsigoodu ka soodago walow aan wali lawada helin hadana waa loobaahanyahay in lasii kobciyo qarashka ku baxaya dhismaha oo waxaan soo kormeeray sidii dhismuhu u socday waxaan arkay oo soo kormeeray qaybaha kala duwan, aad ayayna u socotaa howsha garoonka. Su: Madaxweyne ku xigeen Waxaad warbixin naga siisaa xarigii loo gaystay wariyayaashii wargayska shacab ee ka soo baxayay Magaalada Garoowe iyo degreetadii aad ka soo saartay xarigooda oo ahayd qodobkii dastuurka ee xeerka lanbarkiisuyahay 51 oo aad u cuskatay in laga joojiyo shaqada wargayska uu wado. Ja: Anigu ma aan garanayo xarig loogaystay laakin waa jirtaa in la soo saaray go,aan ah in ay joojiyaan shaqada si ku meel gaar ah ayayna ahayd ee si rasmi ah looma joojin joornaalka aniguna waxaan... Su: Waxaad u cuskatay lanbarka 51ee dastuurka oo qeexaya in lagu oogo lanbarkan denbiilayaasha ugu danbiga culus ayagana xeer ilaaliyaha guud ee maxkamadda PL, uu ku waayay danbe kadibna waa la soo daayay adiguna waxaad leedahay lagama joojin shaqada. Ja: Magaranayo xeer ilaaliayaha in uu wax ku waayay iyo in kale ee aniga xukuumadda ayaan ka mid ahaa oo waxaa laga wada hadlayay oo laqodabeynayay waxa laga yeelayo ee sida aan kuu sheegayba majirto cid joojisay laakin waxaa noo socda wada hadal wixii ka soo baxana waa lawada arkayaa oo hadii danbi lagu waayo dee maba lahan hadii lahu helana iyana waa laga wada hadli. Su: Waa maxay danbiga lagu helayo maxkamaddu wayba ka waydaye? Ja: Waxaan maqlay in ay aflagaadooyin ku soo qoreen Joornaalka oo aniguba waan arkay waxaana ay ku caynayeen shaqsiyaad iyo maamulka sidii aan kuu sheegayna waxaa noo socda wada hadal. Su: Oo Madaxweyne xigeen waxay kawaramayeen dakhliga iyo miisaaniaydda dowladda marka hadii runta laga hadlo mawaxaa lacaayay shaqsi, midakalena waxaa dastuurka lanbarka shanaad uu qeexayaa xoriyadda saxaafadda iyo madaxbanaanida wariyayaasha, mawaxaad wax ka badasheen qodobkii shanaad ee xoriyadda saxaafadda. Ja: Anigu ma oran waxbaa labadalay manajiraan wax labadalay ee waxaad akhrisataan waxa idinka quseeya xeerka dastuurka oo maaha in la aflagadeeeyo shaqsi hadana maxkamadii majoogo oo qodabayn mayno wadahadalna waa noosocdaa sidii aan horayba kuu iri. Su:Madaxweyn ku xigeen waxaa na soo gaaraya in magaalada Boosaaso laga furay wargays cusub waxaan maqaal nagu ah in dowladdu ay leedahay oo ku badashay kii hore oo lagu magacaabi jiray wargayska PL, kanna lagu magabo Warside Maandeeq waxa uuna ka soo baxaa daabacaadda jaamacada east africa ee magaalada Boosaaso wararkuna waxay sheegayaan in joornaalkaa dartii kan loo joojiyay adiguse maxaad ka ogtahay joornaalkan oo labo todobaad soobaxayay. Ja:Adaan kaa maqlayaa wali mahayo in joornaal uu boosaaso ka soo baxay iyo mid ay dowladi leedahay toona oo aan ogahay majiraan. ###dhammaad waraysiga### YAMAYSKA GALKACYO OO LAGA CABANAYO. Waxaa dadwaynaha magaalada Galkacyo ay ka cabanayaan baliga weyn ee yamaayska oo noqday mid ay ku dhintaan caruurta magaalada kadib marka roobabka xoogani ay ka da'aan magaalada caruurtuna ay wada galaan baliga oo buuxa. Waxaa dhamaan ay qaylo dhaan ka yeertay shacabka magaalada, culumaaudiinka, waxgaradka oo jimcadii dhowaydna ay culimadu masaajidka ka sheegtay in la dayactiro yamayska si looga taxadaro dhimashada faraha badan ee lagala kulmo yamayska. Waxaa 19 bishan kudintay wiil 18-jir ah oo dhiganayay dugsiga sare ee Cumar Samatar ayadoo isla bishii ka horaysayna ay ku dhinteen labo caruur ah, wali majiraan cid si rasmi ah wax uga qabatay dayactirkan la isku soo qaaday oo lasheegay in silig lagu wareejiyo, walow ay wasaaradda dalxiiska ee gobolkana sheegayeen in ay hay,adaha ka codsandoonaan in laga dhigo goob dalxiis loona sameeyo laashash ama doomo.
-
sayid, most definetily this was a very inspiring programme. c/musse went into details and genuinely talked about what the puntland gov is doing and what its planning to do. hes aiming for 4 things to work on: tacliinta (education) caafimaadka (health) wadooyinka (roads) biyaha (clean water) you can watch ETN on sattelite tv. contraflow, youre right we do need them. thats why the puntland gov has decided to send a police officer 24/7 at the un compound in boossaasso.
-
Qaabka a u Dhacayso xaflada Caano Shubka Islaan Ciise Islaan Maxamed Islaan Muuse Xaflada Caano Shubka Islaan Ciise Islaan Maxamed Islaan Muuse ayaa waxaa ay ka dhacaysaa Duleedka Magaaladda Garoowe gaar ahaan Deegaanka Salax-ley kana xigta Magaladda Garowe 14Km dhanka koonfureed. Qaban qaabada Xafladan Islaan oo socotay muddo dhan 7 Bari ayaa waxaaa ay dhacaysaa 30ka Bisha, Dadka ku dhaqan Magaaladda Garowe ayaa maanta u dareeray goobta xafladaas lagu qabanayo waxaana halkaasi laga dhisay Teendhooyin iyo Goobo loogu talo galay in lagu soo dhaweeyo dadka martida ah ee ka qayb galaya Xafladaas. Dadka ka qayb galaya Xaflada Caano shubka Islaanka ayaa waxay ka kala imaanayaan dhamaan Degmooyinka iyo Goboladda dalka Soomaaliya sida, Goboladda Koonfureed, iyo Gobolada Woqooyi oo la sheegay in ay ka imaanayaan Madaxdhaqameedo uu ka mid yahay Boqor Buur madow. Sidoo kale, waxaa Xafladaani ka qayb galaya Madax ka mid ah Dawlada Federaalka ah ee Somaliya oo uu ka mid yahay Wasiirka Khayraadka Badda Mudane Xasan Abshir Faarax iyo Masuuliyiin kale, Sidoo kale Inta badan Madaxda Dawlada Puntland oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Puntland Mudane Maxamuud Muuse Xirsi (General Cadde) ayaa ka qayb galaya Xafladaas. Goobta Xafladaani ka dhacayso ayaa loo agaasimay si heer sare ah waxaana ka dhisan Teendhooyin aad u tiro badan, waxaa kale oo Hoolalkii qudbada madaxda iyo waliba dhulkii ay fariisan lahaayeen. Waxyaalaha loo diyariyey Xafladaan:- Xafladan oo ah mid si heer sare ah loo agaasimay ayaa waxaa loo diyaariiyey qalab badan oo loogu talo galay in lagu soo dhaweeyo Islaanka waxaana ka mid ah:- Fardo, Abwaano dhawr nooc isugu jira, kuwa gabayo ku soo dhaweynaya iyo Kuwo Buraanburayaba leh. Sidoo kale, waxaa la sheegay in loo diyaariyey in lagu qali doono goobtaasi Xoolo aad u badan oo la sheegay in ay dhan yihiin ugu yaraan 1500 oo Ari ah, 100 Geel ah ,Sidoo kale, waxaa halkaasi loogu talo galay in ay ka shaqeeyaan 200 00 qof kuwaas oo iyagu ah kaliya shaqaalaha u qaybsan dhanka Fadhiisinta Martida, Qaybinta Cuntada iyo Agaasinka Hawsha. Dadka Badankiisu waxay baxeen Maanta Duhirnimadii hore, waxaana dadku ilaa iyo hadda ku sii qul qulayaan goobtaasi lagu Caano shubayo Islaan Ciise Islaan Maxamed. Dhanka Ciidamada:- Dawlada Goboleedka Puntland oo iyagu kaalin weyn ka qaadanaya Hawshaasi ayaa waxaa ay diyaariyeen Ciidamo si aad ah u suga Amaanka Goobtaasi waxaana la geeyey dhawr Boqol oo askari oo ka tirsan Ciidanka Darawiishta iyo Boliiska kuwaas oo sugaya amaanka Goobtaas kana qayb qaadanaya Hawlaha Caano shubka Islaanka. Si kastaba ha ahaatee, xafladaan oo dhici doonta Bari 30ka bishan ayaa waxaa ay tahay mid ahmiyad weyn u leh Ummadda reer Puntland ee ku dhaqan Gobolka Nugaal. Haddaba, faah faahinta Xafladan, Sawirada Xaflada iyo warar dheraad ahba kala soco webka Radio Garowe hana ka dheeraan in shaa allaah. Axmad Maxamad Radio Garowe-Puntland/Somaliya
-
President Yusuf Interview : + Minister Aydeed meets Official from Egypt
Sky replied to General Duke's topic in Politics
reverse psychology? it would be an understatement to say that your mental condition depends on somali politics. of all ppl, the one that still worships monkeyface s/barre baa iswaalwaalaya. -
President Yusuf Interview : + Minister Aydeed meets Official from Egypt
Sky replied to General Duke's topic in Politics
geddi is damn right, im with him on this. c/yussef is starting to annoy me. kulaha one more month. what the hell is he up to? -
WATCH programme seriously we need to kick the un out. you see their typical white vehicles driving around in boossaasso and garoowe, but they aint doin shit except hiding in the hotels.
-
you couldnt expect anything less of muqdisho. this just shows that our parliament made the right choice voting for c/yussef as somali president to sort out this mess, becuz really muqdisho is the centre of somalias misery (kismaayo, baydhabo etc are all burning becuz of muqdisho). and c/yussef knows how to deal with these ppl that are basically acting as luggooyo to the rest of the somali nation. gacan bir ayaa loo baahan yahay. you cant tell me muqdisho will change without pressure, much less out of its own conviction to change. im glad c/yussef is aware of the muqdisho situation (the warlords failed to manipulate him, becuz well.... he himself knows the game, as hes was one of the warlords himself, and a more intelligent warlord than them namsaying), but hes showing his soft hand and his tough hand. everybody initially thought that if he would wave both with a lil bit of balance, that the job could be done. but muqdisho showed us that the gacan bir needs to be on call 24/7, weliba add a belt with it, while were at it. dayniile is a dumb website. never saw such dumb ppl contradict themselves so often for all to see. maybe dayniile is a micro-example of muqdisho as a city. cuz walee the former image of muqdisho of nabad and ilbaxnimo seems like centuries ago.
-
yeah i get the chatroom also when i enter somaliaonline. they need to fix this problem.
-
the colonel taas wuu ku xumaa. you aint safe if you are a threat to him. from 2001 markuu colonel jaamac (part-time wadaad, full-time mafia) haraanti kaga daalay till 2004 markii madaxweyne soomaaliya loo doortay, there was no single person that dared to defy his presidency, except for general c/musse and his golaha badbaadinta puntland. from cabdiraxmaan caydiid in ssdf days till suldaan hurre were all killed for the same reason, they were a blockade on c/yussefs agenda. laakiin with this fella the ends justify the means. so thats pretty messed up. the man definetily has his weaknesses but also many strengths. if you ever met the man, youll know that only his sheer presence intimidates ppl. this white journalist from bbc that once interviewed him, reported how sternlooking he was and how he felt like a child with him. a real somali military officer who served everywhere from burco to baydhabo, goes to bed early, wakes up early, always punctual and never laid a finger on a cigarette or khat. ppl still talk about how he used to force some of his ministers to dress sharply and not with macwiis, as if they were his kids or something. above that jailed as enemy of the state in a total of 12 years by s/barre and mengistu.
-
Virginia:- Recognition of Achievement Award for Hawa Aden Mohamed, Education and Human Rights Activist The Somali community of North America (USA and Canada) came together on Saturday, April 23, 2005, to honor Hawa Aden Mohamed – the founder and Executive Director of the Galkayo Education Center for Peace and Development (GECPD) for her achievements in strengthening the capacity of women to defend and advocate for their rights in all spheres of life and the promotion of education for girls, women, youth and the community at large. On accepting the “Al Ummu Madrasa†award, Ms. Mohamed expressed her gratitude for the support and recognition from the Somali community. In the last few years, Ms. Mohamed has received several awards, including The 2005 11th Annual Ginetta Sagan Award, awarded by Amnesty International for outstanding contributions to the human rights of women and children. The 2004 Marie Claire Top Ten Women of the World award, an award “for the unsung heroines of our times, women who fight against the odds in order to help others.†The 2003 Outstanding Girl-Child and Transparency & Efficiency Award, from Novib at the Somali Civil Society Symposium in Hargeisa. The 2001 Voices of Courage Award, by the Women’s Commission for Refugee Women and Children in New York, for bringing education to refugee and displaced children and women in the midst of conflict. The 1994 Woman of the Year Award from the Ontario Women’s Directorate in Toronto, Canada. Speaking on Saturday to representatives of the Somali community from North America, Ms. Mohamed expressed her deep gratitude, adding that the awards represented recognition for the hard work and commitment of the entire GECPD staff, the volunteers, the girls, the women, and the funders. This recognition, from one’s own community, she said, was as important as financial support. Since 1999, GECPD has been raising funds for its programs through private contributions, collections from Somalis in the Diaspora, and international organizations. All the contributors were thanked and recognized. Ms. Mohamed spoke of the importance of receiving support from the Somali community overseas saying that by raising even a small sum from the Somali community, other donors are often more willing to match, and exceed that. More importantly though, she mentioned that whether someone contributed $10 or $100, the value of the contribution was the same – knowing that there is support out there , especially from the Somali community is heartening and serves as encouragement for the people in Somalia. There is value in knowing that one’s community overseas is still concerned with the development of their homeland. Ms. Mohamed also spoke about the opportunities for skills transfer from the Diaspora to efforts within Somalia. The skills and know-how of the Somali community worldwide are a precious resource and she urged everyone to employ them to achieve the greatest improvements at home. Despite the lack of a central government for the last 15 years, a lot of work is being achieved in Somalia, as can be seen from the successes of organizations such as GECPD, and there is plenty of room and need for engagement from Somalis everywhere. About GECPD: GECPD’s dual mandate is to strengthen the capacity of women to seek, defend and advocate for their fundamental rights in all spheres of life and to promote education for girls, women, youth and the community at large for social reconstruction and the peaceful rebuilding of the Somali state. Established in 1999, GECPD has been implementing education training, and awareness raising development initiatives for the education of women and girls. GECPD does this in 3 district towns (Galkayo, Jariiban and Galdogob) and 5 villages (Harfo, Ba’ad Weyn, Beyra, Bali Busle and Bur Sallah) in the Mudug region of Puntland. After 6 years of hard work, there have been radical changes in the attitudes towards the activities of the Centre and GECPD has been successful in becoming a fully-fledged education and resource center for women and youth in Galkayo. With 38 classrooms, skills training, computer and nutrition units, a resource centre, a library capable of holding 100 people, a conference hall with the capacity to hold 80 people, two hostels and training institutes, and tree planting areas that make the Center green and environmentally friendly. The Center is also a focal point for women organizations, female teachers, women professionals and businesswomen. The centers outside Galkayo include 3-4 classrooms each as well. In addition to formal primary education for young girls and second chance education for older girls (with a total of 781 girls aged 8-18), GECPD offers integrated adult literacy programs for women. GECPD is also involved in skills training (e.g., tailoring, tie and dye, crocheting), teacher-training and capacity building programs and awareness raising programs on issues such as human rights, peace, governance, democracy, “zero tolerance for FGM†and environmental conservation. Contact Details: Galkayo Education Center for Peace and Development, P. O. Box 3885, Postal Code 00506, Nairobi, Kenya. Telephone: 252-543-6457, Fax: 252-543-4501 (Attn: GECPD). Email: gecpd2004@yahoo.com. North America Contacts: In Toronto: fjdirie@yahoo.com In New York: sabshir@hotmail.com In Virginia: istanbulyusuf@yahoo.com Powered by AllPuntland.com Copyright ©AllPuntland.com more info about gecpd and xaawa aadan camey= http://www.somali-civilsociety.org/partners/partner_gecpd.asp http://women.amnestyusa.org/defenders/hawaaden.asp
-
you really have an attitude problem son. i suggest you lose that attitude before someone or something humbles you. just a piece of advise alien plasma.
-
you really have an attitude problem son. i suggest you lose that attitude before someone or something humbles you. just a piece of advise alien plasma.
-
Popular Contributors