Sky

Nomads
  • Content Count

    1,319
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Sky

  1. Beautiful day! Even fallen on the blessed day of Jimce.
  2. Muqdisho: Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Hargeysa Kula Kulmay Saraakiil Somaliland Ah - Thursday, June 30, 2005 at 21:23 Muqdisho (AllPuntland)- Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka KMG ah Soomaaliya Shariif Xasan Sh. Aadan oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa kahor intii aysan soo gaarin Muqdisho garoonka diyaaradaha Hargeysa kula kulmay saraakiil sare oo ka tirsan maamulka Somaliland. Sida uu inoo xaqiijiyay mid ka mid ah xubnihii la socday Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa sheegay in Guddoomiyaha iyo saraakiisha ay kulan gaar ah ku yeesheen qolka gaar ah ee martida loogu talagalay oo ku yaal gudaha garoonka , inkastoo mas’uulkan oo diiday in magaciisa la shaaciyo ka gaabsaday ka hadalka waxyaabihii looga hadlay kulanka. Guddoomiyaha iyo wafdigiisa oo kasoo dhoofay dalka Jabuuti halkaasoo ugu qeybgalayey munaasabadda 27-ka Juun oo ah maalinta Jabuuti Xornimada ka qaateen Faransiiska. Maamulka la baxay Somaliland ayaa isagu doonaya inuu ka go'o Soomaaliya inteeda kale iyadoo siyaasiyiinta kasoo jeeda maamulkaasi qaarkood ay aad uga shaqeeyaan daganaasho la'aanta iyo maamul la'aanta ka jirta Koonfurta Soomaaliya iyagoo markaas aaminsan in aqoonsi ay ka helaan beesha caalamku uu soo dagdagayo haddii xal loo waayo mushkilada Koonfurta Soomaaliya, iyagoo u arka in caalamku isaga daali daano Koonfurta Soomaaliya xal u helkeeda ka dibna iyaga loo arki doono inay xaq u leeyihiin in dawladladnimo loo aqoonsado oo ayan u xayirnaan xal u helka Koonfurta. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
  3. Waxaa magaalada Jowhar lagu qabtey xaflad loogu dabaaladagaayo 45 guuradii maalinta qaranimada soo maaliyeed
  4. Madaxwayne Yusuf ku soo fool leh magaalada Bossaaso. Posted to the Web Jul 01, 00:14 Yemen:-Warar lagu kalsoon yahay oo ka ag dhaw Madaxwayna JFK ee Soomaaliya Col. C/laahi Yusuf Axmed ayaa sheegaya in Madaxwaynuhu maanta (waa berito'e Duhurnimadii uu dalka dib ugu soo laabanayo, islarmarkaana uu ka soo degayo Garoonka Bander Qaasim ee kuyaala Xarrunta Ganacsiga Puntland ee Boosaaso. Warar ay saxaafadu hore u tabisay oo sheegayey in Madawaynuhu imaan doono Magaalada Jowhar ayaa noqday kuwa aan sal yeelan.Safarka Madaxwaynuhu uu ku imaanayo magaalada Boosaaso ayey waxay muujinaya kalsoonidiisa uu ku qabo Magaalada Jowhar, waxaana wararku intaasi ku darayaa in Madaxwaynuhu uga baaqsaday tegitaanka magaalada Jowhar arrimo la xiriira go'aano sida la sheegayo ay gaareen isaga iyo Wasiirkiisa 1aad ee DFKS Prof.Cali Maxamed Geedi oo isagu maalinta Beriya ka jeedin doona Magaalada Jowhar khudbadiisa kaga aadan dabaal dega 1 luuliyo halkaas oo ay kusugan yihiin Madax sare oo katirsan Dowlada FKS iyo Diblimaasiyiin shisheeye oo lagu marti qaaday xuska 1 luuliyo. Mohamed A.Ali Puntlandpost, Frankfurt, Germany
  5. C/laahi Yusuf oo beri kasoo degi doona Bosaso Bosaso:- Wararka naga soo gaaraya maamulka Puntland wuxuu sheegayaa in maalinta berito ah 1da July uu magaalada Bosaaso soo gaari doono Madaxweynaha Somaliya C/laahi Yusuf Ahmed. Madaxweynaha ayaa lagu wadaa inuu ku hakado magaalada Bosaaso oo uu ka dhacayo dabaal dega maalinta Xoriyada 1da July, kadibna u gudbo dhanka Garowe. Madaxweynaha Puntland Gen.Cadde Musse iyo xubno sar sare oo kamid ah dowlada Puntland iyo Federaalka ayaa ka qeyb qaadan doona soo dhaweynta wafdiga Madaxweynaha Federaalka. C/laahi Yusuf oo kasoo dhoofaya magaalada Sanca ee dalka Yemen ayaa horay loo filayey inuu yimaado magaalada Jawhar ee Shabeelada Dhexe oo uu munaasabada 1da July kala qeyb geli lahaa Madaxda kale ee dowlada Federaalka . Macada sababta uu safarka Madaxweynaha isu bedalay hasayeeshee warar aanu ka helayno illo xog ogaal ah ayaa sheegaya in safarka C/laahi Yusuf uu ku lug leeyahay kulamo xasaasi ah oo uu la qaadan doono maamulka uu hogaamiyo Gen.Cadde Musse ee Puntland. Xassan Ciise HorseedNet.com
  6. War deg-deg ah: Madaxweynaha DFKMG oo berri ku soo fool leh magaalada Boosaaso Boosaaso - 30.June.2005 Sida ay noo sheegeen ilo xog ogaal ah, Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Yuusuf Axmed Yuusuf Axmed uu maalinta berrito ah ka soo degi doonto garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso. Madaxweynaha iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka soo amaba bixi doona magaalada Sanca ee caasimadda waddanka Yemen, waxayna ka soo degi doonaan magaalada Boosaaso, abbaara 12:00 duhurnimo oo uu kaga qayb geli doono munaasabadda maalinta qaranimada Soomaaliya ee kowda Luulyo. Magaalada Boosaaso ayaa caawa laga daremayaa qabanqaabo ay waddaan maamulku amaankana si aad ah ayaa loo xoojiyey. Madaxweynaha Puntland, Cadde Muuse oo ku sugan magaalada Garoowe iyo xubno ka tirsan golaha xukuumadda iyo baarlamanka ayaa lagu waddaa in ay gelinka dambe ee caawa ka soo amba baxaan magaalada Garoowe si ay uga qalaan soo dhoweynta madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya, Cabdullaahi Yuusuf Axmed. Si aad u hesho faaf-faahin dheeraad ah oo la xiriirta wararka Kowda Luulyo iyo imaanshaha madaxweynaha Soomaaliya haka dheeraan SBC Online.net Maxamuud Faarax Bile farahbile@hotmail.com
  7. Madaxweynaha DFKG Soomaaliyeed oo looga Diyaar Garoobayo soo dhaweyntiisa Magaalada Boosaaso c/fatax jaamac | SomaliTalk | Bosaso | Email: somalitalkpl@yahoo.com | June 30, 2005 Madaxweynaha DFKG Soomaaliyeed Col: CAbdulaahi Yuusuf ayaa Ilo lagu kalsoonaan karo ay noo sheegeen in uu ka soo dagi doono Magaalada Boosaaso ayadoo aad looga Dareemayo u diyaar garowga soo dhawayntiisa iyo Ciidamo laga ururinayo Xarumahoda si ay nabadgalyada u sugaan. Warar aan ka helnay ayaa sheegaya in Madaxweynahu uu ka qaybgali doono Munaasabada 1 Luuliyo oo looga diyaar garoobayo Magaalada Boosaaso. Madaxweynaha DGPL Gen: Maxamuud Muuse Xirsi (Cade) iyo Wasiiro ka tirsan DGPL iyo DFKG Soomaaliyeed ayaa la sheegay in ay kasoo amba baxeen Magaalada Caasumada DGPL Garoowe si ay u soo dhaweeyaan Madaxweynaha Dowlada Soomaaliyeed Col: Cabdulaahi Yuusuf iyo Wafdiga uu hogaaminaayo. Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in madaxweynaha ay ahayd in uu ka dago Magaalada Jowhar oo aad looga diyaar garoobayay lakiin ay jiraan xaalado ka badalay in uu Madaxweynuhu ka dago Jowhar tasoo la sheegay in ay jiraan Ciidamo ku soo dhawaaday Degaanka Jowhar, Cimadaa ayaa ah kuwo Taageersan Muuse Suudi, Qanyare iyo Hogaamiye kooxeedyada Muqdisho ee isku badalay Mudanayaasha ee ku sugan Muqdisho oo ah kuwa aadka u doonaya sidii ay gacanta ugu dhigi lahaayeen Madaxweynaha Col: Cabdulahi Yuusuf si ay u fashiliyan Dowlada Cusub. Ilo ku dhowdhow Madaxweynaha ayaa sheegaya in uu Boosaaso uga sii gudbi doono Magaalooyin kale oo Soomaaliya ah.
  8. contraflow, know what youre talking about. C/Y will be in Bossaso at Koowda Luulyo.
  9. Sky

    Car accident!

    holy macaroni, did you see what happened to the guy walking to the curb? :eek: loool but what a blooper! speaking of which, check this out: bloopers!
  10. Originally posted by -Lexus: I might be only 18 but my voice mail is FULL. qix qix qix
  11. Loool Qudhac your response to brother Soo Maal didnt make any sense saaxib. Your knowledge of the Suugaan is limited. Read carefully: Xayow Faaraxow hadal rag waa loo xutubiyaaye Nin xishood leh baan ahay haddaan lay xistiyihayne Xabiib baan ahaa jeer kufriga laygu xaasidaye Adna xaashi baad iila timid xaakin soo diraye Xaddigii adduunyada haddaad xoolo iga dooni Marna anigu kaama xistiyeen xaalaad leedahaye The poem "Xiin Finiin" of the Sayid.
  12. Burtinleh.com is right, dadaalka reer Somaliland waa mid ku dayasho mudan. And if you look at the mess in the south (which is meant south of Gaalkacyo) than you cant blame Somalilanders for not wanting to join the rest of Somalia, at least not now.
  13. Buulo Eelaay is an IDP camp outside Bossaso where families from southern Somalia have settled. 300 homes are destroyed and some people are injured and taken to the hospital, but luckily no deaths. The fire is said to come from one of the buulos (makeshift homes) where food was being cooked and quickly spread througout the area. These people need real houses and not huts. It will prevent these fires and Bossaso can be a hellhole during the summer, its inhumane living like this in 40-50 degrees celsius. http://www.sbconline.net/news.php?page=newspage&id=4904
  14. Mobb Deep saaxib are you in the marvellous town of Garoowe. Ninyahow warbixintii safarkaaga meeye mise weli waxaad ku jirtaa diyaarinteedii? Is that new, big hotel that Maxamed Abshir (not Thé M/Abshir) is building finished. The last time I saw it xitaa muraayadaha maba la gelin. But it looked impressive, 6 storey building. Report back soon aight bruv. Dont forget inaad soo salaantid gabadhii Islaanka la dhashay oo Hanad Restaurant leh. They have Garoowes finest food. If you can, visit the PDRC office, I came back from the PDRC with free videos, books, wallpapers and shit. All signed by the chairman of the PDRC Cabdiraxmaan Shuuke. Ex-minister of education in the late 80s. I had a blast of a vacation, Insha Allah Im going next year.
  15. I want to send money, but how do I know the money will reach this poor girl. She also clearly looks like shes suffering from some serious malnutrition. OLOL, that pic is terrible. Please turn it into a URL link and let the people themselves decide if they want to see it or not. Remember that there are little kids in this forum. They shouldnt be seeing this.
  16. Sky

    Baafin

    Age/Da'| 70 First Name/Magaca Kowaad| Cabdullaahi Middle Name/Magaca Labaad | Yuusuf Last Name/Magaca Sadexaad| Axmed Nick Name/Oo Loo Yaqaan| Ina Yeey (Son of the Jackal) Birth Place/Ku Dhashay| qurac hoostiis (under a tree) Year of Birth/Sanadka Dhalashada| 1934 Gender/Lab ama Dhedig| M Date Reported/Taariikhda| Thu June 23 2005 Last Place/Ugu war Dambeysay| Nairobi, Kenya IF YOU KNOW THIS PERSON, PLEASE SEND EMAIL TO: somalippl@hotmail.com (collective email of 10 million Somali people.)
  17. Sky

    Talk of war

    Dadka qaarkood waa lagu naxa! Is it pleasure that some ppl get out of accusing others of supporting war? All I see between Suldaaanka and I was a friendly discussion of "what would/could happen if war would take place?" I know of myself that I didnt root for war ever and not ever in my life. I suggest one of you Che Guevara/ wind.talker to show where it was clear in my post that I'm wishing for war. If not, than I suggest you should take your nacnac elsewhere and introduce yourselves into the Women Section. Jumatatu dont you ever get tired of yourself?
  18. Sky

    Talk of war

    Suldaaanka You should be happy that riyaale hasnt commited suicide by attacking SSC/Puntland or what you see as Eastern Somaliland. The other side is no joke sxb, Puntland forces and independant militias will strike hard when attacked. Like I said its virtually impossible for Somaliland to stay on its feet then. And after all, the SSC are only important to Somaliland to get recognition nothing less. No SSC voluntary participation, No Somaliland recognition. But that doesnt mean that the solution is to take SSC over by force. The world will see how Somaliland is trying to force whole regions and clans under their banner through WAR! Ironically something totally contradictory to Somalilands whole case of seceding from Somalia.
  19. wiil duco this is a tragedy. The Puntland government has shown that theyre not as mature and democratic as theyve liked us to believe.
  20. Sky

    Talk of war

    Its tragic to see an elder talk like that and on the other side hes wrong to boot. War is also not an option for Somaliland, for theyll be facing not only the Puntland forces but also the independant militias and heavily armed citizenry of SSC. Even if Somaliland takes over the SSC regions. It would be virtually impossible to withstand the pressure of urban/rural warfare from the SSC independant militias, armed citizens as well as securing the 500 mile border from strikes of the Puntland forces. Both war and peace are not an option for Somaliland, because simply SSC are part of Puntland. Accept it and move on!
  21. Og girl, youre right. They brag about it and the bystanders are not offended by it, they find it normal. It seems like dil/dhac/kufsi have become normal things in the Somali psyche.