Sky

Nomads
  • Content Count

    1,319
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Sky

  1. The term ABEED used by arabs I think its fantastic! Now I agree with Jacaylbaro, we are entitled to an explanation here. You sound kinda bossy. We use the word Adoon in reference to darker people. If its something like that, than of course I condemn it. Its just not right to call people slaves, because of their physical characteristics. And overall I'm not a fan of Arabs. What can you expect from a people where men are feminem (check the clothes and the kiss greeting) and their women masculine (check the facial hair).
  2. Meeting between the NGOs and the ministries of planning and education in Garoowe Kulan ay ka qayb qadanayan hay’adaha Samafalka ee ka hawl-gala Goboladda Puntland iyo Laba Wasaradod oo kala ah Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga iyo Wasaradda Waxbarashada ayaa maanta ka furmay Xarunta PSU ee Magalada Garowe. New hotel in Garoowe under construction Shirkan oo looga hadlayey Waxbarashada, Biyaha iyo dhibaatooyinka dsbiiciga ah sidii looga hortagi lahaa ayaa waxaa ka soo qayb galay Mas'uliyinta Hay’adaha Samafalka iyo Madaxda Dawlada gaar ahaan labadan wasaaradood. Kulankaan oo gogol xaar u ah kulan la filayo in uu ka dhaco shan iyo tobanka Bishan Magaaladda Garowe loogana hadlayo arrimaha aan kor ku soo sheegnay ayaa waxaa maanta si weyn uga hadlay Mr: Nuradiin oo ah Maareyaha Hay’ada Hadma oo maamulka Puntland u qaabilsan ka hortaga Masiiboyinka dabiiciga ah isagoo sheegay in kulankaan laga soo saari doono qoraal lagu magacaabo (CAP) oo ka hadla bahiyaha loo bahan yahay in wax laga qabto ahna midda looga hadlayo kulankaan. Si kastaba ha ahaatee, kulankaan ayaa ah kii ugu horeeyey ee noociisa ah oo ay ka wada qayb galaan Hay’adaha iyo Wasaaradaha oo lagu qabto Magalada Garowe, Waxaana la filayaa in natiijada ugu dambaysay ee ka soo baxda kulankaas ay wax weyn u qaban doonto bulshada ku waxyeelooba Masiibooyinkii ka dhaca dalka. Axmad Maxamad Radio Garowe-Puntland
  3. Garage full of Books and Medical equipment sent to Garoowe hospital and Education centres in Bacaadweyn and Jariiban in Mudug Waxaa taariikhdu markay ahayd 7/29/2005 ka bakhoolay magaaladda St.Paul bakhaar ku yaal qalab caafimaad iyo buugaag loogu talagay Cisbitaalka Magaalo Madaxda DGPL ee Garowe iyo Xarumo waxbarasho ee ku yaal Bacadwayn iyo Jariiban. Qalabkaan ayaa wuxuu ka kooban-yahay qalab muuhimad wayn u leh howlaha Isbitaalka iyo buug ka kooban kuwa lagu barto heerar kala duwan ee waxbarshada sida: (science, math, iyo English). Qalabkaan caafimaadka ayaa waxaa ka mid ahaa, Sariiro, Daawooyin, qalabka qaliinka, qalabka kabidda lafaha, qalabka neefta, qalabka wadnaha lagu fiiriyo, qalabka dadka lagu duro, qalabka dadka aan gaari-karin musqulaha, qalabka dadka curyaanka iyo wixii la mid ah. Qalabkaan dirristiisa ayaa waxaa iska kaashaday, Somali Family Services, Rotary Medical Hospital Supplies, Counterpart International iyo Books For Africa. Intii aysan bixin alaabtaan ayaa waxaa booqasho ku tagey bakhaarkaan Zahra Said Nur, oo booqasho gaaban ku joogtay Minnesota oo uga mahad-celisay dadkii howshaan soo qabtay. Alaabtaan oo cadadkeedu ahaa hal Kontaynar oo 40 fiid ah ayaa waxaa ku jiray qalab anfici-doona Isbitaalka Guud ee Magaalo Madaxda Dowlad Goboleedka Puntland iyo ardada wax ka barata xarumaha waxbarsho ee Bacaadwayn iyo Jiriiban ayaa noqon doonta mid daboosha baahiyaha goobahaa ka jira. Waxaa kaloo qayb libaax ka qaatay alaabtaan raris-teedda dad u dhashay Somaliya gaar ahaan Puntland. Waxaan lama ilaawaan ah qaybta firfircoon oo ay ka qaateen dad ah reer Minnesota, Kuuriya iyo Itoopiya. abdurashed.ali@puntlandstateuniversity.com Garoweonline-Puntland/Somaliya
  4. Diakonia-Somalia Education Officer in an important meeting in Minnesota Waxaa booqasho ku yimid gobolka Minnesota Sahra Saciid Nur oo ah madaxa waxbarashada hay'ada Diakonia Sweden ee saldhigeedu yahay magaalo madaxda DGPL ee Garowe. Sahra ayaa waxay ka qayb gashay shirar badan oo ka dhacay gobalka Minnesota halkaas oo ay uga Warbixisay xaladda guud ee dalka Somaliya dhanka arimaha bini-adanimo, gaar ahaan waxay Sahra bayanisay arimaha waxbarashadda heerka sare ee Puntland. Shirarkii ay ka qayb gashay Sahra Saciid Nuur waxaa ka mid ahaa shir ka dhacay Minneapolis Community and Technical College shirkaas oo uu soo qaban-qaabiyay madaxa 'college" Minneapolis Community and Technical College, Phil Davis kuna casuumay Sahra Saciid Nuur in ay u faah-faah-hiso macaliimiinta, shaqaalaha iyo dadka saaxiibka la ah Minneapolis Community and Technical College xaaladda guud ee Puntland State University oo hada si buuxda ula mataanowday Minneapolis Community and Technical College. Shirkaas oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa furay Reede Webster, Minneapolis Community and Technical Collge Foundation Director ayaa si kooban u furay shirka sheegayna in shirkaan uu lahaa sadex u jeedo, xiriirka MCTC iyo PSU, in lacag loogu ururiyo 30 arday in laga bixiyo jaamadda PSU iyo in lagu soo dhoweeyo Sahra Saciid Nuur. Intaa kadib ayuu ku soo dhoweeyay Phil Davis, Minneapolis Community and Technical College President. Phil Davis ayaa si faah-faahsan oo Kooban uga waramay sababta uu u qabtay iyo ujeedada shirkaan. Phil Davis wuxuu sheegay in Minneapolis Community and Technical College ay go-aan ku gaartay in ay xiriir qota dheer la yeelato Puntland State University oo laga hirgeliyey magaaladda Garowe,Puntland,Somalia. Wuxuu kale uu sheegay si ay arinkaan u mira dhasho waxaan siinaynaa scholarship arday dhan 30 oo aan ka bixin-doonaa lacagta ay ku aadayan college mudo dhan afar sano. Arimaha kale uu balanqaday madaxa Community and Technical College ka Minneapolis, waxaa ka mid ahaa in ay doonayaan in ay bilaabaan sidii ardayda iyo macaliimiin la isu way daarsan-lahaa (students and faculty exchange). Wuxuu yiri madaxa college waxaan rajeynayaa in uu xiriirkaan noqdo mid sii jira. Intii uusan akhrin taariikh nololeedka Zahra Said Nur ayuu dadka u sheegay in uu aad iyo aad ugu farax-san-yahay in uu xafladaan u dhigo oo uu ku soo dhoweeyo Zahra Said Nur. Phil Davis, Minneapolis Community and Technical College president ayaa akhriyay Sahra Saciid Nuur taariikhdeedda,wuxuuna Phil sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay inuu xafladan u sameeyo Sahra wuxuuna intaas kadib ku soo dhoweeyay Sahra Siciid Nuur codbaahiyaha. Sahra ayaa si kooban u dulmartay Diakonia iyo waxa ay ka qabatay dalka Soomaaliya mudadii tobanka sanno ahayd. Waxayna faah-faahin ka bixisay Puntland State Universtiy iyo Puntland State University College of Education meesha xaaladoodu marayso. Waxay kaloo sheegtay in hay'ada Diakonia ay u dhistay guryo dadka danyarta ah, 30 iskuul oo ay qaarna dhiseen, qaarna dayac tireen. Waxay kaloo sameeyeen olole dadka waaweyn wax lagu barayo. Waxay kaloo dhiseen Puntland Community and Technical College iyo Teacher Training College. Waxay kaloo Sahra sheegtay in la furayo Puntland State University College of Education horaanta bisha sagaalaad ee sannadkan 2005. Warbixintii Sahra Saciid Nur ayaa gelisay dadkii meesha joogay yididiilo fiican. Waxay ifisay in dalku ay ka jiraan wax qabad fiican oo aysan Soomaaliya ahayn meel aan waxba ka jirin, sida dadbadani uhaystaan. Shirkaan oo ay ka soo qayb galeen dad badan ayaan waxaan ka xusaynaa: 1.Community and Technical College foundation board of director vice president 2.Minneapolis Community and Technical College, vice president 3.Gen. Mohamed Abshir Muse 4.Mohamed Hassan Aw-osman, founder of Confederation of Somali Community of Minnesota 5.Ron Eibensteiner, Minnesota Republican Part chair 6.Mineapolis Community and Technical College faculty president 7.Iyo dhamaan Somali Family Service board of directors Shirkaan oo ujeedadii markii horeba loo qabtay ay ahayd saddex arimood oo kala ahaa: - In Sarha lagu casumo lagana dhagaysto warbixin ku saabsan wax qabadka ay dalka ka wadaan - In dhaqaale loogu uruursho arday Soomaalieed oo galaya ama bilaabaya jaamicada cusub ee dalka laga hirgaliyey gaar ahaan Puntland State University ee Garoowe iyo joogtayn xiriirka Jaamacada iyo jaaliyadda Somaliyeed ee ku nool waqooyiga Ameerika, gaar ahaan dalka Maraykanka gobolka Minnesota oo ay ku nool yihiin tiro badan oo jaaliyada ah iyo waliba sidii jaaliydada loogu baraarujin lahaa inay gacan weyn iyaguna ka gaystaan mashaariicda horumarinta ee dalkii ka socda ee aysan ku halayn oo qura ururada samafalka ee dalka ka hawlgala sida kan hada ay Sahro ka socoto oo ay inooga warbixisayba. Ugu dambayntiina shirkii wuxuu ku soo gebageboobay jawi heer sare ah. abdurashed.ali@puntlandstateuniversity.com
  5. This training of 2 weeks held in the Sheikh Cusmaan Cumar Shabeel secondary school for teachers from Bari, Karkaar and Sanaag was organised by the ministry of education of Puntland and UNESCO. Next week the same training will be held in Gaalkacyo for teachers of Mudug, Nugaal, Sool and Cayn. Teachers In front of Shabeel school Listening to a ministy of education official A UNESCO NGO official; Richard Mutes in the middle An ADRA NGO official; Robyn Ker
  6. Yes, yes and the horses for the caanoshub of the young Puntland elders, Suldaan Maxamuud Cilmi Calas in Abqaale and Islaan Ciise Islaan Maxamed in Salaxley were borrowed from the great Caabuudwaaq too? Give me a break. You live in a fantasyworld, keep daydreaming about Afweyne. Salaxley Salaxley Abqaale
  7. I bet these Somali kids did something to provoke it. Somalis are quite notorious everywhere they live, let them handle this shit. The only people that can seriously cause problems are West Indians like Jamaicans and Haïtians.
  8. White and Chinese you said? Than what's the freakin problem? Who the hell is scared for White and Asian kids? I would say - Await these fools with kitchen knives, hammers and baseball bats. A while ago two ugly addicted Eskimos killed a hard-working Somali cabdriver and stole all his savings.
  9. Kashafa: atheerkiis Lol Its sad to see the Admin making mistakes time and again. There are others here with tribal slurs as signatures, mention tribal names as recent as last week and use derogatery names for certain clans in SOL, and then to ban Sheikh Cawad. Now that is tragic.
  10. Originally posted by Nomadic Activist: :confused: Not to be sarcastic, but do they have special horses in Sool not found in the rest of the world or Somalia for the matter of fact? Haa xanaaqin hee. You can find more horses in one village in the Nugaal Valley than in the rest of Somalia. Nugaal is famous for its horses, which comprises the twin provinces; Nugaal and Sool. Orgilaqe will arrange you a fine stallion (Sarmaanyo) for you to ride in Caabuudwaaq. Suldaanka, it indeed looked better in the older picture. Don't think it will look better if you find other pictures. The tiles haven't been installed in the right way and rain and wind have probably taken its toll.
  11. Originally posted by Goonle: Howdy Foxy Aristrocatic wanna be refugee females like u are alway so keen to show us their new found intellectual side. Sweetheart u r only one thing to guys like sky and my self, u figure it out. Hayeey!
  12. With such spectacular heists, you can't help but admire these crooks. Like in movies, I have the peculiar habit to cheer for the bad guys. This one is no expection.
  13. FORTALEZA, BRAZIL: A Brazilian Federal Police car remains parked in front of the house from where the Central Bank robbers dug their tunnel 08 August, 2005, in Fortaleza, northeastern Brazil. Thieves tunneled into a Brazilian Central Bank branch to steal 65 million dollars, officials said Monday. The country's biggest-ever bank heist was one of the largest in the world. They penetrated the bank over the weekend after digging an 80-meter (260-foot) tunnel, the bank said in a statement. The Brazil robbery is topped only by a 1987 robbery in Knightsbridge, central London, of 72 million dollars. FORTALEZA, BRAZIL: A Brazilian Federal Police agent ® points at the entrance of the tunnel dug by the Central Bank robbers 08 August, 2005, in Fortaleza, northeastern Brazil. FORTALEZA, BRAZIL: A Brazilian Federal Police agent ® and journalists look through the tunnel dug by the Central Bank robbers 08 August, 2005, in Fortaleza, northeastern Brazil.
  14. Thieves steal $68 million in biggest Brazil bank heist Thieves tunnelled into a bank in north-eastern Brazil this weekend and stole $68 million in the biggest bank heist in the nation's history. The thieves broke into a branch of the central bank in the north-eastern state of Ceara over the weekend and removed 156 million reais or 68 million dollars. The theft was not discovered until Monday morning because the bank was closed. "It's something you see in the movies. They dug a 200-meter tunnel that goes underneath two city blocks. They've been digging for three months," one police investigator told reporters. Police said it was the biggest known heist in Brazil and that between 6 and 10 people were suspected of doing the job. The theft exceeds the amount stolen by Britain's "Great Train Robber" Ronnie Biggs, who fled to Brazil and lived in the country for many years.
  15. Originally posted by Lexy: Are you in La La Land? No. I'm in Lexus City To Lascaanood Back to Buhodle.
  16. You have offended me several times and I ended up with psychological damage. You still didn't write me a letter of apology.
  17. Your angry? Towards who? A certain group of Somali's? I hear ya! Towards you.
  18. ^ Good luck. Don't forget to watch behind you and next to you whenever you make a move. They are strict in that. The rest is a piece of cake. Lexy My new's year's resolution was to control my anger. I have ballistic problems. Extra! I'm still working on it.
  19. Alle haa uu naxariisto Sheikh Axmed Deedat. Inaa Lilaahi Waa Ina Ileyhi Raajicuun. Our religion Islam is expanding and thriving in South Africa, because of Mujaahidiin like him.
  20. ^^^ Good one! Hahahaha. One more look.... brother a'mali here is a serious focused, determined, outstanding and brilliant young member and peer. ....and I'm off! Hahahaha.
  21. OG Simpson Even though I argue that Somali Are Arab too. Than you would have a big fight with my father. He argues that Somalis are Scandinavian-like Bantus. We are lighter, but Bantu we sure are. I know it sounds ridiculous, but I agree that we Somalis aren't Arabs either. We are from an ancient race that are separate from Semites and Bantus. Somalis being hybrids is a theory that can be dumped in the trash. PS:Now, Now, my nick is OG_Girl, let us not call names here I know OG Simpson , let us not call names. Good idea!
  22. Afromali Who'se the snitch! Man a nigga can't trust nobody in here.
  23. OG Simpson I think Haddad means that your Somaliness is more present in your appearance than usual Hybrids, because they're able to see your Somali heritage. Whereas with usual Somali Arab hybrids, you can't, because the Somali features that were similar to Arabs to begin with is not as apparent. I have no clue what I just wrote, but I think you understand. For all its worth my greatgrandfather was a Somali Arab hybrid, a Somali with an Arab mother. Yet he looked more Arab than Somali. His nickname was coined after his physical features. Can't name the nickname, because its my family name and that's private.
  24. Sky,Sxb thats Xaasidnimo 101 you are lecturing there? Jareerow Ya damn straight! Better take notes! Goonle Next time, I will definetily charge you for my labo kumi.
  25. This means my coordination and visual abilities are exceptional. These are great attributes for the very precise flippin and accurate penetration when im relieving u of your frustrations. Goonle I see you heeded my advise. With women you need to go full frontal. Keep talking dirty, they like that.