Mayaani

Nomads
  • Content Count

    316
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Mayaani


  1. Siyaasi;867448 wrote:
    Mooge according to my analysis Gaas was in a strong position prior to the ranting Bayaan of Faroole which alienated many MPs and made them think "who the hell does this guy think he is?", Soomaali la aragyoo walaalow wax u dhaama la waa.

    Agree


  2. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;831783 wrote:
    2w1y24y.png

     

    Buurhakaba

     

    Runtii dadkii xataa waa isbadaleen. Dadkeena hore look like inay warshad fresh ah kasoo baxeen compared to kuweena hadda joogo.

    Ma ila aragtay nabada quruxdey leedahay. Soomaalida hada wadankii joogta waa wada guban yihiin hala yaabin umad cadaab ku jirta 21 sano waaye. Ilaahay qeerka ha na waafajiyo.


  3. Sadexeeye saxariira u danbaysa.

    ninkii bilaayadaada raba boodkadaas jabiyaa.

    dooro meel isku dagaashay baal lagama waahayo.

    kabahaaga kaa weenaday dhiiqi kugu firdhihaayan

    geelyaasha yar yar kuwa weynee raacayiin.

    banaankiis maroow maradii bood ma qabsaheeso.


  4. Showqi waaya waaya nagu celisay. filamada qaarqood heesohooda qar yaraan ka xasuusta.

     

    Naseeb( dositoo kijaa dositaa kijaani leeti hee sandagii imtaahanee lee tii)

    Amar Akbar Anthony( Amal Akbar Anthony athonihoo)

    Sholay (Dositii doositii jooringee ham nahii jooringee.

    Kabhi Kabhie meera dilmee ayumahaa jaatahee

    Disco Dancer( najoonaa ki jaatahee hamsoo biyaara.

     


  5. nuune;803616 wrote:
    MMA,
    adduunka lama sheegin islaamo bun marsanaayo ee Waajid waxaa ku aragtey waa exception aan filaaa, bunka waxaa marsado odayaasha iyo culumada, habar bun marsaneyso oo madaxa feydeyso xaa ku tusey adi
    smileys.gif

     

     

    Cambuulo
    , two times la jabshaa bunka, one at preparation at initial stage, the other at fiina wiito marka la marsanaayo jabin saas uma baahna qardhash lee laga siinaa geeska as it was already la soo jabshey, qardhashtaas saliida lee kistoo laga daadiinaa, and madaxaa laga bilaabaa marsashada khaasatan if you have bidaar waa priority in aad ku daliigto meesha bislaatey ee madaxa ah loona yaqaano bidaar.

    Nuune, MMA islaamaha arbacada madax shubkeey qabsan jireen uu ka sheekenooya adiga kuraysi aad ka sheekeynaysaa labada waa jiraan.

     

    Cambuulo, magac la baxday Bun jabsina ma aqaan ilama wadmayso.


  6. Jacpher;771184 wrote:
    War MMA xageed noo saartay? Waxan ma Soomaalaa? Acuudka.

     

    Che's side remained the same over the years while many of you jumped from one foreign tank to another. At least the man ain't going with the wind.

    Good point Jacphar, Che stands undeniable truth but others insincerity is visible and printed all over their face.


  7. I don't know where he is. But I just watched and he catagorically dismissed some of the propaganda Xinn was peddling here, sometimes as Xinn, sometimes as Dr. Weinstien (I am convinced this is Xinn's pen name).

     

     

     

     

    Dr. Weinstien isn't Xinn's pen name according to this link.

    http://www.worldsecuritynetwork.com/_dsp/dsp_authorBio3.cfm?authID=711

     

    Gandhi is failure like his former boss Sharif.