![](https://www.somaliaonline.com/community/uploads/set_resources_24/84c1e40ea0e759e3f1505eb1788ddf3c_pattern.png)
Mayaani
Nomads-
Content Count
316 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Mayaani
-
Somalina Cayaalka kacaan maad aheyd. gabadhan sawir aad beryahan meesha kugu dhagan.
-
A day to remember: 26th anniversary of the ugly genocide in burco
Mayaani replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Somalina xaad Cali Mahdi ugu reebtay malaa isuguna waa geesigaada. -
A day to remember: 26th anniversary of the ugly genocide in burco
Mayaani replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Xaaji malaa Borat hadalkiisa noola timit "Jagshemash! My name a Borat. I like you. I like sex, it's nice. These are my country of a Somaliland". -
A day to remember: 26th anniversary of the ugly genocide in burco
Mayaani replied to Jacaylbaro's topic in Politics
They don't want because they consider themselves only victim tragedy that destroyed a whole nation. malaa dadkale dhintay waa quraarado. -
A day to remember: 26th anniversary of the ugly genocide in burco
Mayaani replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Jacaylbare Tarikhda your version Somalida inteeda kale danbi bay naga gashay anaga ku naga dhashay oo dowlada u shaqaynayeyna wax danbe ma laha. Waxay dhiig ya cab yadii SNM gaysteena wax kasoo qaad malaha. Ilaahay ha u naxriisto dadkii ku dhintay dagaal xaq darada ahaa. Somali hadii aan nahay dhib baan isu gaysanay soo waa inaan wada garawsanaa inaan xumaan wada galnay. ninkii laga gardaran yahay ilaahay baa xaqiisa siin maalin reer hebel wax laysku siinayn. -
how about this real Soul one "Tony Richard" http://http://www.youtube.com/watch?v=W7EyUY3-Wrg" frameborder="0" allowfullscreen>
-
A day to remember: 26th anniversary of the ugly genocide in burco
Mayaani replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Jacaylbaro, Taariikhda hadaa qoro ka tahay dadkaa layseena ku daro. Anagaa nala laayey melaha ha la taagnina. Oba adiga 20 sano dad wax xasuuqayad cheerleader u tahay. -
Xarakada Al Shabaab oo ku hanjabtay dagaalo ka dhan Somaliland,
Mayaani replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Ali dheere haloo sheego timir hore dab loo waa. Bootaale dheh. -
Ma aragtay ku maalin walba ku dagalama anaga Senawi ayaan lakunay adinka waxaa la kulateen lower lever officer.
-
Cidaankaan xagaayo miyaa maalin walba meel u guraanyan baad maqlaysaa.
-
I didn't know that I can use this plain Xrated language. MM adaa yiri intii aan oran lahaa. America waa quwada kaliya hada soo hartay laakiin inaad butaano u noqoto one of the poorest nation waa dadnimo xumo.
-
Qodax is looking Ethopian recognition so he has disregard rights other Somalis. Nabadu micnaheeda ma aha inaad slave noqotid. Somali muslim ayaan ku jihaaday baad meel walba la taagan tihiin hadii in gaal lagu jihaado maxaa u diidan tahay.
-
Do you have problem with that?
-
^Duke do you have with that?
-
Putland VS Somaliland waxaa u malaysaa laba dhoocilo ah aniga hebel la kulmay iyo anigaa hebel aqaan what is big deal. Xasid nimadaan is qabtaan baan garan la ahay. Mid walbo la jeclow walaal wanaaga uguna bishaare in ilaahay u kurdhiyo hadii wanaag sameeyan.
-
Indeed impressive and Garowe is very happy to see Hargiesa grow and prosper insha allah.
-
Former garowe police commander shot dead in burtinle
Mayaani replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xaaji please also bring more positive news about Puntland and Somalia general as you do tragedy ones. -
it matters when Putland isn't consult with central goverment or they are another country that is part of union or so called federal.
-
WikiLeaked Cable Confirms U.S.’ Secret Somalia Op
Mayaani replied to Che -Guevara's topic in Politics
Question should be do Somalis know their interest or do they care each other. Some of us were happy when Ethopia came to Somali shores so nothing new here. -
Raali ahaad haddii aan topic aan mesha lahayn ku dhex turay.
-
Nune sad to say we Tuskers, I saw this article about sad situation we are into so long and no end. I don't what is next brother. http://www.bartamaha.com/?p=38610
-
Ngonge two thumb up and please click this link and enjoy. http://music.napster.com/artist-music/tracks/12320522/?artist_id=12320522
-
Hadaan ku dhashay oo aan kula dego miyaad iga xigtaa.
-
Dal waa lagula leeyahay ee aqoonso wax socanaya keen ama indha adeyga meelaha la orod.
-
Popular Contributors