![](https://www.somaliaonline.com/community/uploads/set_resources_24/84c1e40ea0e759e3f1505eb1788ddf3c_pattern.png)
Mayaani
Nomads-
Content Count
316 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Mayaani
-
Al shabaab attacks the largest Amisom headquarters in Mogadisho
Mayaani replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wax shacabka u naxaaya meesha kuma arko. -
Oba waxa uurkaaga ku jiro anigu ma ogi waxaad meshaan ku qortid leen arkay. Sidaad M/dheere ula dhacsan tahay C/yeeyna uu ku yahay dhiig ya cab fahmi waayey.
-
Dawlad ma taagersana shalamaantanu lahaa dowladaan mid soceesa ma aha and ciidamadeydaan gooni u urursaa. Hadaad dawlad Somaliyeed rabtid xaqa u heeli nina reer ha ku taagerin.
-
Oba marka somalia nabada aan radiyaa aad leedahay maxay tahay haduu M/dheere geesigaada yahay. Mida kale M/dhere iyo geesinimo kala dheere asagaa yiri " aryaa AMASOM taangidaan Xamar ku joognaa"
-
Shalay waxaad lahayd M/dheere geesi waaye iyo wax lamida. malaa xaqa iyo xaqdarada ma kala taqaanid.
-
Reer markuu hogaaminayo qaran jacely baad noqotay shalay markuu ina Yeey hogaaminayey maxaad ahayd. 20 sano waxa xamar ku xaarayey Muse, Ali mahdi, M/dheere Salaad qayliyoow. Sorry
-
Reer ma hogaaminayo qaran jacely baad noqotay shalay markuu ina Yeey hogaaminayey maxaad ahayd. 20 sano waxa xamar ku xaarayey Muse, Ali mahdi, M/dheere Salaad qayliyoow.
-
Anigu qaladkooda difaaci maayo laakin waxa reerkina kaliya ka qaylisiiyay baan garan la ahay.
-
Abtigiis, dhagax tuugis iyo tabasho waa isaga mid. Xaaji dhagax waxba kama dhaadhicin kartid waqti ha isaga lumin.
-
Oba yaa layska qabanayaa ma adiga iyo Maxamed dheere misa Shabele. Qabiil ahaan Shabele hadii aad uga soo hor jeedid adinkana idaacad samaysta yaa la yoon badinin.
-
Warya af adagkidaa maxaa ninka u ceynaysaa.
-
Qodax dhaqan celis buu u baahan yahay Hargeysa ha la geeyo.
-
Somaliland army Closing into Buhoodle rebels confused.
Mayaani replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Imisa meesha kulaalayseen kusoo dhawaada gacmo furan.
-
Popular Contributors