NASSIR

Nomads
  • Content Count

    4,857
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by NASSIR

  1. Commentary... Faallo Guri Ba`ayow Yaa ku Leh: Reer Sanaag Nasiib Daranaa Qore: Jaamac A. June 04, 2009 Tan iyo intii la dhisay Maamulka Puntland ee 1998, bishii Ogost 1-dii ayaa waxa la oran karaa gobolka Sanaag fursad uma helin inuu tiigsado horumar wax ku ool ah. Gobolka ma helin adeeg caafimaad iyo mid waxbarasho. Ma helin ceelal fiican oo ay dadku biyo ka cabbaan, iskadaa in dadka loo abuuro shaqo ama nolol maalmeedkooda e. Siyaasiyiinta Reer Sanaag e wakhtigii Maamulka Puntland la dhisay ka dhex muuqday waxa ka mid ah guddoomiyihii Baarlamaanka ee wakhtigaasi, Eng Yuusuf Siciid Madaxay. Dadka marka aad waraysato waxay kuu sheegayaan in guddoomiyahan lagu tilmaami karo wakhtigaasi nin wax badan xukuumadda Puntland ku cadaadiyay inay Puntland xaruumo ka furato Sanaag si dadka gobolku u helaan shaqooyin, balse xukuumadii markaasi jirtay aanay wax dheg ah Jalaq u siin. Markii wakhtigii xukuumadaasi dhammaatay ee Cadde Muuse noqday Madaxwaynaha Puntland (January 08, 2005) ayaa xubno fara ku tirsi ah waxay nasiib u yeesheen inay ka mid noqdaan Golaha Xukuumada Puntland, sida Wasiirkii Xannaanada Xoolaha, Cali Jaamac Faarax Cali [buureed], iyo Guddoomiyihii Baarlamaanka Axmed Cali Xaashi, in kastoo ay jireen xubno yar oo ahaa Agaasimayaal iyo Wasiir-xigeenno, walaw aanay ku waasi wax cod ah ku lahayn xukuumadda dhexdeeda. Labadaasi masuul ee ka mid noqday xukuumaddii Cadde Muuse ee aan kor ku sheegnay ayaa waxa lagu tiriyaa inay ka mid ahaayeen Raggii xusul duubka ugu jiray in dib loo qodo Buurta Majihan ee dhiigga badani ku daatay. Bishii May ee Sannadkii 2006 ay Kulan qarsoodi ah ku yeesheen magaalada Bosaaso Guddoomiyaha Baarlamaanka Axmed Cali Xaashi iyo Wasiirka Xannaanada Xoolaha Cali Jaamac Faarax; Kulankaasi ayaa waxa ku weheliyay Madaxwaynahe Cadde Muuse, isaga oo u soo bandhigay qorshe ah in dagaal lagu qaado Majiyahan, wayna ka yeeleen madaxweynaha, iyaga oo qaatay Xoogaa shilimaad ah. Dadka Reer Sanaag iyo dhammaan siyaasiyiintoodu waxay aad uga xun yihiin qaabka uu u sheeqeeyo Maamulka Raad dhaqaajiska ah ee Puntland, kaasi oo iyada oo ay awal aad ugu soo horjeedeen bulshada Reer Sanaag uu haatan Madaxwayne Faroole Dastuurka cusub ee Pl ku soo Qoray Bogiisa hore in Gobollada Sanaag iyo Sool meesha laga saaray. Qaar ka mid ah siyaasiyiinta aad Miisaanka wayn ugu leh Gobolka Sanaag ayaa waxay leeyiihiin Gobolka waxa Looga soo dhacay dhanka Xubnaha ugu jira Puntland ee sanaag metelaya, kuwaasi oo noqday Kuwa Galay Calooshii Faroole, isla markaana ka gaabsaday inay ka hadlaan qodobka qeexaya in Sanaag meesha laga saaray. Wasiirrada sida aadka loo dhaliilayo, waxa ka mid wasiirka Arimaha Gudaha ee Puntland General C/laahi Axmed Jaamac Ilka Jiir oo u loolamay doorashadi Puntland ee u dambeyey, isaga oo markii dambe uu ka helay Faroole. Wasiirka ayaa waxa ay odayaasha Sanaag ku dhaliilayaan Ka gaabiska wax ka qabasha La`aanta Gobolkii markii hore laga soo galbiyay ee Sanaag. Ilka Jiir ayaan ilaa haatan dib u eegin Gobolkii uu Asal ahaan ka soo jeedo ee Sanaag; isaga oo noqday nin Fekerka C/raxmaan Faroole ku dhaqaaqa. General Ilka Jiir ayaa markii hore waxa loo haystay nin miisaan Culus oo wax wayn ka bedeli karaya marxaladda Puntland isla markaana horumarinaya Gobolka Sanaag oo inta badan Gobollada Puntland ee 7-da ah ka hadhay – marka laga hadlayo dhanka arrimaha bulshada. Xubnaha Golaha Xukuumada Puntland ku jira ee ka soo jeeda Sanaag ayaa Tiradooda lagu sheegay inay dhanyihiin lix - laba Wasiir iyo afar wasiir-ku-xigeen oo kala hoos hooseeya, kuwaasi oo ninba dantiisa u gaarka ah raacdo. Guntii iyo gunaanadkii, qormadayda waxaan leeyahay oo iga su`aala ah: Maxaa u dan ah Reer Sanaag? Ma inay samaystaan Maamul u gaar ah oo ay xukuumadda Pl ka baxaan? Ma inay ku jiraan dulmigaasi iyo xaqdarrada ay wadaan Mas`uuliyiinta Reer Sanaag, oo ay ka galayaan shacabkooda iyo carruurtooda oo aan helin waxbarasho? Jaamac A. Biyokulule.Online Bosaaso
  2. More info.. Shirka Maakhir Ee Minneapolis Biyokulule Online January 14, 2011 Waxaa berri oo Sabti ah ka furmaya magaalada Minneapolis ee Carriga Mareykanka shirweyne mugweyn oo ay isugu imanayaan aqoonyahannada, cuqaasha, haweenka, iyo dhallinyarada ku abtirsataa deegaanka Maakhir ee deggan North America; iyo weliba iyadoo via-teleconference ay kaga soo qeyb geli doonaan reer Maakhir-ta deggan Europe, Africa, iyo Bariga Dhexe. Horseed Hagar Kuma Maqana Shirakani waxaa isu-xilqaamay oo go`aansaday inay hormuud ka noqdaan Jaaliyadda reer Maakhir ee Minneapolis. Waxaa mustaqbalka dhow la filayaa in shirkani ay albaabada u furi doonto dood adag ee ku saabsan ka hadalka wadatashi iyo aayo-ka-talinta dadka reer Maakhir. Taasina waxay hormuud u noqonaysaa hoos ka soo dhiska deegaanka Maakhir. Waxaana lagu hanweyn yahay in miraha ka soo baxa shirkani uu kor u qaadi doono, sinnaanta iyo wax wadaqabsiga ku dhisan talo wadaagga, istixgelinta, iyo wada noolaashaha ka dhaxaysa ummadda Soomaaliyeed. Lud Horaa Laqanyo Kicisa Shirkani waxa uu ku soo aaday waqti dalka Soomaaliya uu ku jiro dagaal sokeeyo oo wejiyo kale duwan xambaarsan, ama ha noqoto mid magac diimeed, deegaan, ama qabiilba huwan. Rajada ahna in dadka Soomaaliyeed mar aan fogeyn yeesho Maamul Dhexe (Central Authority) oo la isku raacsan yahay uusan hadda soo muuqan. Shirkani waxa kaloo uu ku soo beegmay xilli in ka badan lix boqol oo qoys laga bara kiciyey Galagala iyo nawaaxigeeda, beero fara badanna la gubay. Waxaa kaloo iyadana jirta in dhallinyaro fara badan oo ka soo jeeda deegaanka Maakhir ay ku xidhan yihiin xabsiyada Puntland. Haddaba, Shirkani waxaa loo badinayaa in xallinta khilaafaadka dhex yaal ka sakow, ay u arki doonaan in ugu horreyntii dantooda guud ay noqon doonto abuuris maamul hoose (local) ee ka arrimiya Maakhir. Taasi oo micnaheedu ay tahay in shirka uu si toos ah u abaabula, dhiirrageliyaana aqoonyahannada diyaarka u ah inay tagaan dalkii; Kuwaasi oo qeyb ka noqon doona horumarka iyo maamul-u-dhisidda deegaanka Maakhir. Arrintaasina talo xun maaha. Hilib Dooro [Digaag] Deris Ma Gaaro Markaan dhinacyo badan ka eegnay arrimaha ka aloosan Maamulka Garoowe iyo sida ay u hagayaan shacabka mandiqadaasi ku nool waxaa inoo cad in raadreeb xun (repercussion) loo fadhiyo. Shirar hoosaadna aanu ka dhamaan doonin deegaanadaasi. Haddaan tusaale yar aynu ifinno, waxaa shalay aanu ku aragnay warbaahinta warar sheegaya in Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska ee Puntland ay soo bandhigtay waxqabadkeedii sannadkii la dhaafay ee 2010 [Ka Akhri Halkan]. Waa Wasaaradda keliya ee soo bandhigtay waxqabad, haddana, waxaad moodaa in waxqabadkaasii uusan dhaafsiisaneyn Garoowe-Buurtinle-Gaalkacyo.; oo aanan wax la taaban karo laga fulin deegaanada reer Maakhir. Sidoo kale waxaa qaar ka mid ah warbaahinta Puntland ay shalay xuseen in Wasiirka ugu waxqabadka badan (Wasiirka Sannadka 2010) uu noqday Wasiirka Caafimaadka [Ka Akhri Halkan] oo isna aad moodo inuu ku takhasusay aagga Buurtinle-Jarriiban-Gaalkacyo. Weli ma hayno waxqabad uu wasiirkaasi gaarsiiyey Maakhir. Labada wasaaradood ee aan kor ku soo xusnay (W. Haweenka iyo W. Caafimaadka) runtii xoogaaga yar ay ku dhaqdhaqaaqayaan waxaa laga helaa hay`adaha samafalka (NGOs). Sidaa darteed, waxay mudnaanta koowaad siiyaan deegaanadooda, oo horaa reer Xamarka ugu maahmaaheen: Hilib Dooro [Digaag] Deris Ma Gaaro. Waxaa ayaandarro ah oo iyadana mudan in la xuso waxqabadka Wasaaradda Amniga ee Puntland. Waxqabadka Wasaaraddan ayaa qaar ka mid ah warbaahinta Puntland ku muteysiiyey Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole inuu noqdo “Shaqsiga Sannadka” (Person of the Year) ee sannadkii 2010-ka. [Ka Akhri Halkan]. Wasaaradda Amniga howsha ugu weyn ay qabatayna waxay ahayd barakicintii ay ku suubisay masaakiin beeralay ah oo degganayd buuraha Galgala iyo nawaaxigeeda. Faroolena uu afkiisa ka qirtay, mar uu la hadlayey warbaahinta, in ciidankiisa ay laayeen dad kor u dhaafaya 90 ruux. Illeen horaa loo yidhi “Maan Dad waa Mudacyo Afkood” e, dadka ku xeel dheer arrimaha Soomaaliya hadda ka aloosan, waxay isla dhexmarayaan in shirkan reer Maakhir ee Minneapolis berri uga furmi doono in uu noqon doono dhagax-dhig (turning point) u tarjumo ficil wata jiho-siyaasadeed ku cusub gobolada waqooyi iyo waqooyi bari ee dalka Soomaaliya. Biyokulule Online January 14, 2011
  3. First Annual Maakhir Conference By Jawaahir Jalxad Jan. 15, 2011 There is much talk about the Maakhir Conference that will be opening this weekend in the city of Minneapolis, Minnesota. Since the demise of the Somali central government in 1991, it has been very common for members of the Somali Diaspora to hold conferences focusing on specific regions. What are the current political and economical factors that are precipitating this conference? What is the purpose of this conference and what can its outcome be? In July 2010, the Puntland Army, stating the presence of Al Shabaab sympathizers, attacked forces loyal to Sheikh Atam in the mountain hills of Galgala causing the displacement of over 800 families as well as the destruction of the farms and livestock of the local villagers. The incursion by the Puntland Army, revived many frustrations and discontent felt by the local population forcing the elders and local politicians to take into serious consideration the need for the creation of a local government that will address the lack of economical progress in the Maakhir regions. There is talk of a project financed by the Kuwaiti government that has been brokered with Puntland which will be building the Lasqoray Port as well as a university in Badhan. The recent exposure of the contract signed between Puntland and the mercenary company Saracen, in which it states an anti-piracy force is being trained to fight pirates in the mountain hills of Galgala, is also of extreme concern for the elders, local politicians and Diaspora members. It is a documented fact that no pirates reside in Galgala and that their stronghold is in the coastal town of Eyl which is a few hundreds of kilometers away from the Presidential Palace of Garoowe. The Maakhir communities abroad and back home have in the past strongly rallied around two campaigns. The first one was the construction of the Lasqoray Port in which they demonstrated their will and determination to see that project come to a fruitful completion. The second time involved the quest for the Puntland Presidential seat by Gen. Abdullahi Ahmed Jama (Ilkojiir). The local and Diaspora Makhir communities have, in a unified manner, fully supported his presidential campaign. It is within this framework that the Maakhir Conference will be taking place January 15, 2011 in Minneapolis. This conference has been in the making for several months. Its aim is to bring together as much participants as possible to the table. As with all meetings organized by Somalis, there is already controversy surrounding this conference. There is an opposing group which is stating that a few people who hail from the Galgala region want to secede from Puntland and it is not the will of the Makhiri people. On the other hand, the supporters of the conference state that those opposing it are in fact just supporting one man – Gen. Ilkojiir. However, sources close to the organizing committee have stated that the conference is about how Maakhir intellectuals, elders, women and youth can contribute to the overall development of the Maakhir region. These same sources claim it is above all about linking the local and Diaspora population in order to determine their destiny. It is clear that this conference is the first of its kind for the North American Maakhir community. It is said that both the Garoowe and Hargeisa administrations are worried about this conference and are eagerly awaiting for its outcome. Many analysts and followers of Somali politics are speculating that the outcome will be the proclamation of a Maakhir State. The organizers of the conference have strongly denied this speculation. However, the issue of local government is among one of the topics to be presented at this conference. Jawaahir Jalxad E-Mail: Jawaahir.jalxad@gmail.com
  4. I support the Kuwati funded projects initiated by Maakhirian intellectuals and concerned citizens, not SARACEN and its security contracts with both TFG and PUNTLAND. It's a threat to our national unity. We need more humanitarian aid and projects, not guns and helicopters.
  5. The Aussie investor of AFRICA OIL, Mr. Burn Notice, is here only for updates about the good prospect of his returns.
  6. Mr.Somalia, sheekadu ma dhamaan oo waad ogtahey shirkii dhowaan ee tuulada Carmo. Once oil and mineral companies return like in the past prior to discontinuing their operation out of security concern, then the discussion resumes from where it was left. In the meantime, Puntland has lost the plot and won't assure the safety of the likes of AFRICAN OIL and its affiliates even with SARACEN support.
  7. Dagaal xun baa lagu hayaa dhaqanka iyo luuqada afsoomaaliga. Horta reer Waqooyiga ayaa noogu roon dhaqan ahaan xafidaada luuqadeena barakeysan. I just can't stand waalid aanan ku tarbiyeen caruurtiisa afkeena hooyo.
  8. Cali Xaraare oo Fashilay VOA Suxufi Cali Cabdi Xaraare oo horay uga soo shaqeeyay Idaacada VOA-da Qaybteeda af-Somaliga, Cali Xaraare ayaa Kulan wareed uu Qabtay kaga hadlay Arimo badan oo Qarsoonaan isaga oo *****lka ka qaaday qaabka ay u shaqayso, Idaacada VOA-da oo uu Hogaankeeda hayo C/raxmaan Yabarow oo ah Nin Qabiilayste ah oo Lagu eedeeyay inuu Beesha Buun Buuniyo. Cali Xareere ayaa Idaacada ka ahaa Boqorka Wariyaasha isaga oo Maalinta uu Barnaamijka Daadihinayo ay umada dhegaysanaysaa ay aad u xiisayn Jireen. Mr Xaraare waxa uu aad u soo dayn Jiray Barnaamid xiisa badan oo aad loo jecelyahay waxana ka mid ahaa” Cowska Washinton, Barnaamijkaasi waxa inta badan lagu soo qaadan Jiray arimo Xasaasi ah oo Qosol badan. Cali Cabdi Xaraare ayaa Horay waxa ay isku Maan dhaafeen Yabarow inuu Xaraare ku Yiri” Idaacada Barnaamjiyadeeda kama qayb Gali karaan. Siyaasiyiinta ka soo Jeeda Gobolada Puntland iyo Somaliland Dadka loo diiday waxa ka mid ahaa inay Idaacada laga Waraysto. Cismaan Ab Nuur Xaashi [Abwaan reer PL] Faaruuq Maxamed Abshir Walde. Xildhibaan Cawad Axmed Cashara. update on Problems in the VOA-Somali Service
  9. Qodax, So much has been written regarding the competition for scarce resources and the foreign intervention in Somalia. What this article does is help us learn the organizations and the names of individuals in these shady deals. We can do a further research and study on their activities and thus inform the public. I am aware of the secessionist's interest in the destabilization of the Maakhir Territory as well as Puntland's small elite group. It's all about narrow interest hijacking our national unity.
  10. You wlc JB. You can import the whole article for convenience to our SOL readership.
  11. Isn't "Somaliland" a clan authority itself or the colonial nostalgia of Britain is kicking in this poorly framed interview questions. Surely, South Sudan's referendum will inspire many Separatists in Africa and around the world. NFD of Kenya had ( a UN commissioned) referendum in favor of independence and immediate union with Somalia, yet the big powers of the time overlooked the results and sided with Kenya.
  12. WardheerNews has purchased this report from Africa Confidential. Access it from its site.
  13. Samafal, well said. Qudhac, the same sub-clan whose traditional territory you falsely claim is one of the principal parties to this agreement in Bari region. Yet you demonstrate your ignorance in here as most secessionists do of the deep family ties of Puntland clans.
  14. Read it @, http://allafrica.com/stories/201101060509.html
  15. 2011: A Miracle Year By Ismail A. Ismail