NASSIR
Nomads-
Content Count
4,857 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by NASSIR
-
Politically, It has nothing to do with that. This is simply taking care of one's own districts in terms of bolstering the local institutions that have long been functioning well in this particular setting in order to maintain law and order, guarantee free access to international agencies and to provide for services as well as building Somalia from within. I support the building block model of governance 100%.
-
Xadeed State of Somalia
-
Strides in public sectors like Education and Health of Xadeed state Saturday, May 28th, 2011 | Posted by Maamulka Xafladii Xidhitaanka Sanad Dugsiyeedka ee Liibaan School oo Xingalool Lagu Qabtay (Daawo+Dhagayso) Waxaa maanta ka dhacday xarunta dugsiga hoose dhexe Liibaan ee Degmada Xingalool xaflad si weyn loosoo agaasimey taas oo dulucdeedu ahayd xidhitaanka sannad dugsiyeedka 2010/2011 isla markaana abaal marin lagu gudoonsiiyey ardaydii kaalimaha hore galay imtixaankii sanad dugsiyeedkan. Xafladan ayaa waxaa kasoo qeyb galay culimaa’u diin, waalidiin, arday, ururada bulshada, aqoonyahanka deegaanka, iyadoo aaney meesha ka maqnayn* masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland oo uu ka mid yahay gudoomiyaha degmada xingalool Yuusuf Siciid Faarax, Taliyaha qeybta booliska gobolka sanaad Gaashaanle Cawad Baalcade, Wasiir ku xigeenkii hore ee dawladaha hoose iyo horumarinta reer miiga Cali Naaji Axmed Faarax, Taliyaha booliska Degmada C.risaaq Xaaji Maxamed iyo masuuliyiin kale. Dhamaan masuuliyiinta ka hadlay xafladan ayaa si weyn ugu hambalyeeyey ardayda wacdaraha muujiyey ee wax ka barta dugsiga hoose dhexe ee Liibaan Xingalool, waxayna waalidka ku boorriyeen iney is garab taagaan aqoonta iyo goobaha waxbarasho isla markaana ay ka fakaraan sidii loo horumarin lahaa. Maamulaha Dugsiga Liibaan Mursal Siciid ayaa isagu ka warbixiyey taariikhdii dugsiga iyo heerarkii uu soo maray tan iyo sanadii 1992-dii oo ahayd markii ugu horreysey ee dugsigan la yagleeley. Sheekh Xasan Xuseen oo ka mid ah culimada deegaanka ayaa kalmad wacyi galin ahayd ka jeediyey xaflada waxa uuna sheekhu ka hadlay ahmiyada ay leedaha barashada cilmiga labada nooc ee maadiga iyo diinigaba. Nabadoon C/wabax oo ku hadlayay magaca isimada ayaa u duceeyey ardayda isaga oo kuna baraarujiyey iney dadaalaan si ay horumar uga gaadhaan nolosha waxaa isna sidaas oo kale dhalinyarada wacyi galin usoo jeediyey sheikh C/raxmaan ciise maareeyaha shirkada golis xingalool oo ka mid ah waalidiinta waxa uuna amaan usoo jeediyey macalimiinta iyo hawl wadeenada dugsiga. Xafladan ayaa waxaa hadal ka jeediyey taliyaha qeybta booliska gobolka Sanaag gaashaanle Cawad Baalcade, taliyaha ayaa kula taliyey dadweynaha ku dhaqan degmada xingalool iney booliska iyo hay’adaha amniga kala shaqeeyaan sugida amaanka, isaga oo sheegey hadii aaney iskaashan bulshada iyo laamaha amnigu in aan marnaba amniga la sugi karayn. Axmed siciid Gigaroor oo ka mid ah aqoonyahanka deegaanka ayaa hadal uu xaflada ka jeediyey waxa uu dhaliil usoo jeediyey Maamulka Puntland sida uu ula dhaqmay degmada xingalool, waxa uuna sheegey in masuuliyiinta deegaanku ay tabanayaan in aaney helin degmada xingalool xaqii ay ku lahayd dawlada puntland oo ay ka tirsan tahay. Mr. Gigaroor ayaa shaaca ka qaaday in degmada xingalool aaney ka helin qeybtii ay xaqa ugu lahayd gobolada sanaag iyo haylaan midnaba isla markaana ay maanta ku dhawaaqayaan gobol cusub oo la magac baxya gobolka Xadeed, kaas oo ay xarun u tahay degmada xinglaool go’aankaas oo dadweynihii xaflada kasoo qeyb galay ay aad ugu riyaaqeen. Waxaana ka mid ahaa ereyadiisii: **Guji Ama Riix Halkan) Gaba gabadii xaflada ayaa waxaa abaalmarinta ardayda gudoonsiiyey Gaashaanle Cawad Baalcade, Gudoomiyaha degmada Yuusuf Faarax,waxayna xafladu ku dhamaatey jawi farxad iyo wanaag uu ka muuqdo. Halkan ka dhagayso cod ahaan xafladii oo dhamaystiran: Guji Halkan Daawo Sawirro badan oo Kamarada XingaloolNews ay xafladda kasoo qaaday:
-
Interview Mr. Gargoor on the formation of Xadeed region at a grand conference in Xingalool, the capital
-
Wax-garadka iyo Siyaasiyiinta Degmada Xingalool oo Ku Dhawaaqay Gobolka Cusub ee Xadeed (Dhagayso) Siyaasiyiinta iyo isimada Degmada Xingalool ayaa shaaca ka qaaday in ay ku dhawaaqayaan gobol cusub oo kusoo biiraya gobolada soomaaliya kaas oo ay ku magacaabeen gobolka Xadeed arrintan oo si rasmi ah maanta loogaga dhawaaqey xafladii xidhitaanka dugsiga hoose dhexe ee Liibaan. Ku dhawaaqida gobolka cusub ayaa timi kadib shirar is daba joog ah oo ay yeelaneen waxgaradka degmadu maalmihii aynu soo dhaafnay waxayna si weyn isula lafa gureen xaalada siyaasadeed ee degmada iyo waliba gobollada sanaag iyo haylaan oo labaduba daris la ah degmada xingalool. Axmed Siciid Gigaroor oo ka mid ah aqoonyahanka kasoo jeeda degmada Xingalool ayaa isagu maanta si rasmi ah uga sheegey xafladii dugsiga mashruuca gobolkan cusub isaga oo ballan qaaday iney geyn doonaan xafiisyada maamulka Puntland si ay degmadu u hesho xuquuqdii ay ku lahayd maamulka Puntland. Hadaba maanta ayaa waxaa waraysi la yeeshey Mr. Gigaroor idaacada One Nation Radio ee ka hawl gasha magaalada Boosaaso waxa uuna waraysigaa kaga warbixiyey degmadu waxa ay tabanayso isaga oo dhaliishana tusha uga tuuray masuuliyiinta maamulka Puntland u qaabilsan gobolada sanaag iyo haylaan oo iyagu ka gaabiyey iney si siman ugu adeegaan degmooyinka gobolka isla markaana ay deegaanada qaar u xag liyeen. Waraysiga oo dhamaystiran halkan ka dhagayso (Guji Halkan)
-
"Wariyahan oo codkiisa diidey in lasoo gudbiyo maadaama uu booqday xarunta ciidamadaasi ee iyo magaalada Galgala oo haatan gacanta ugu jirta kooxda kasoo horjeeda maamulka Puntland ayaa wuxuu u kuurgalay warar sheegaya in khilaaf ay u dhexeeyaan masuuliyiinta sare ee kooxda ka dagaalamaysa buuraha galbeedka gobolka Bari iyo shirka la sheegayo in uu dhacay."
-
DHAGEYSO: Wareysi Xasaasi ah: Sheekh Kaarshe “Wax heshiis ah lama aanan gelin Puntland iyo maamulka Daaquudka ah” Written by Maxamed Xassan Print E-mail Comments (15) Galgala (SPR): Mid ka mid ah wariyayaasha idaacada SPR oo haatan ku sugan magaalada Galgala oo magaciisa qariyey ayaa wuxuu wareysi la yeeshey Sh. Cismaan Kaarshe oo gabi ahaanba beeniyey in ay wada hadal la galeen maamulka Puntland. Idaacada SPR ayaa waxay ka warheshey in khilaaf u dhexeeya kooxda ka dagaalamaysa buuraha*galbeed Bari*kuwaasoo la sheegey qaarna in ay wadaan heshiis ay la galayaan maamulka Puntland qaarna ay kasoo horjeedaan. Sh. Kaashe CIsmaan ayaa ka mid ah garab kasoo horjeeda isagoo ka tirsan masuuliyiinta ugu sareysa ee hogaaminaya dhaqdhaqaaqa ka socda deegaanka degmada Galgala. Wariyahan oo codkiisa diidey in lasoo gudbiyo maadaama uu booqday xarunta ciidamadaasi ee iyo magaalada Galgala oo haatan gacanta ugu jirta kooxda kasoo horjeeda maamulka Puntland ayaa wuxuu u kuurgalay warar sheegaya in khilaaf ay u dhexeeyaan masuuliyiinta sare ee kooxda ka dagaalamaysa buuraha galbeedka gobolka Bari iyo shirka la sheegayo in uu dhacay. Sh. Kaarshe ayaa ugu horeyntii mahad u celiyey idaacada SPR isagoo sheegey in fursadaasi ay uga faa’ideysanayaan sidii ay mujtamaca Puntland runta ugu sheegi lahaayeen. Sh. Kaarshe ayaa beeniyey in wax heshiis ah aysan la galin, lana geli doonin maamulka Puntland isagoo ugu yeerey maamul daaquud ah iyaguna ay yihiin Mujaahidiinta Calmadow. Sh. Kaarshe ayaa waxaa wax laga weydiiyey in khilaaf u dhexeeyo isla markaana uu heshiiskan ogolyahay sh. Atam ayaa wuxuu sheegey in maamulkooda uu yahay dimuquraadi uusan halnina u talin Karin. Atamna uu ka midyahay ragiisa kuna raacsanyahay meesha la isku raaco. Kaarshe CIsmaan ayaa sheegey in maamulka Puntland aysan ka heynin wax maxaabiis ah oo maxaabiisna waxay naga qabteen ayuu yiri sadex nin oo mujaahidiin ah kuwaasoo isla markiiba ay toogteen. Sh. Kaarshe ayaa sheegey in maxaabiista ay Puntland sheeganayso yihiin kuwa ay magaalada Boosaaso iyo dariiqyada ka qabsadeen . Shirqool ayuu ahaa shirkaasi ayuu yir waana fashilmey oo ay doonayaan qaar kamid ah madaxda. Wareysigan oo ahaa mid dheer ayaa Kaarshe Cismaan oo mar ahaa ku xigeenka Atam ayaa sheegey in maamulka Puntland dadka reer Puntland dhib uu ku hayay. Dadka meesha ka dagaalamayana ay yihiin reer Puntland kasoo cararey dhibaatada maamulka. Ilaa iyo maamulkaasina ay kasaaraan aysan marnaba heshiis qaadaneynin. Mar la weydiiyey in* deegaanka Puntland uu yahay mid nabdoon oo aan dhib ka jirin sidaa darteed ay iyagu ay heshiis la qaataan maamulka si nabadgelyo loo helo ayuu wuxuu ugu jawaabay maamulka Puntland shacabka waxay ku haysaa dhib, xarig, hanti ay qaadato, iyo waliba in ay qabaa’ilada isku dirto, mana ogolaaneyna in ay shacabka ay dhibkaasi kusii wadaan ayuu yiri. Si kastaba ha ahaatee wareysigan ayaa wuxuu cadeynayaa kooxda ka dagaalamaysa buuraha Galgala iyo waliba mowqifka ay ku dagaalamayaan. Waxaa kaloo wareysigan ku cad in qilaaf uu u dhexeeyo garabyada kala ah C/raxmaan Qadaafi oo ahaa gudoomiyaha maamulka buurta ka dagaalama isla markaana ka mid ahaa ragii heshiis ku jirey Af-urur, iyo Maxamed Siciid*Atam oo ah hogaamiyaha iyo waliba Kaarshe Cismaan oo ka mid ah masuuliyiinta ugu sareysa. Idaacada SPR ayaa waxay idiin soo gudbineysaa wareysi aynu galabta ka qaadi doona C/raxmaan Qadaafi oo ah gudoomiyaha kooxda buurta isagoo la sheegey in uu ka qeyb galay shirkii magaalada Af-Urur oo u dhexeeya kooxda Atam iyo maamulka Puntland. Sidoo kale waxaanu wareysi ugu maqanahay inaan la yeelano Sh. Maxamed Siciid Atam oo idaacada ku balansan caawa.
-
Duke, saxib read the latest on who as of now controls Galgala and by extension Western Bari region. Listen to the latest interview on www.spr.fm Ps. There's not even the flimsiest hope in the Tfg in its current form - the No. 1 in the Transperancy International index of the most corrupt internationally backed government in Somalia. Most Donors and major Powers are simply running out of patience. How long can it be protected and propped up with this horrible track record towards the road to peace and stability, not to mention the constant infighting of its extremely unpopular top figureheads. Mr. Gaas had a good reputation when he was a member of Puntland Diaspora Group , organizing community webinars and regular conferences and contributing to the organization's weakly Press-Releases anytime the interest of Puntland is at stake. Thanks to his double standards when it came to the Laascaanood occupation and the freedom movement thereof. Now, with his nomination of Mr. Said to a junior postas per the script of his boss Shariif to control the damage against the regions of Maakhir is too little too late. We very well remember the former basketball player had worked with the PL regional admin before he resigned in protest. It doesn't redound to his family 's good credit to accept this humiliating post despite the policy statement from the Maakhir leadership and elders contrary to this new cabinet.
-
According to the latest update from the local media, one camp led by Sh. Kaarshe are totally in defiance of this initiative to strike a peace deal with Puntland, and he also denies any POW being currently held in the central Bosasso jail. ------------ Galgala, during Puntland's invasion. Sunday, July 24 2011 DHAGEYSO: Wareysi Xasaasi ah: Sheekh Kaarshe “Wax heshiis ah lama aanan gelin Puntland iyo maamulka Daaquudka ah” Written by Maxamed Xassan Print E-mail Comments (15) Galgala (SPR): Mid ka mid ah wariyayaasha idaacada SPR oo haatan ku sugan magaalada Galgala oo magaciisa qariyey ayaa wuxuu wareysi la yeeshey Sh. Cismaan Kaarshe oo gabi ahaanba beeniyey in ay wada hadal la galeen maamulka Puntland. Idaacada SPR ayaa waxay ka warheshey in khilaaf u dhexeeya kooxda ka dagaalamaysa buuraha*galbeed Bari*kuwaasoo la sheegey qaarna in ay wadaan heshiis ay la galayaan maamulka Puntland qaarna ay kasoo horjeedaan. Sh. Kaashe CIsmaan ayaa ka mid ah garab kasoo horjeeda isagoo ka tirsan masuuliyiinta ugu sareysa ee hogaaminaya dhaqdhaqaaqa ka socda deegaanka degmada Galgala. Wariyahan oo codkiisa diidey in lasoo gudbiyo maadaama uu booqday xarunta ciidamadaasi ee iyo magaalada Galgala oo haatan gacanta ugu jirta kooxda kasoo horjeeda maamulka Puntland ayaa wuxuu u kuurgalay warar sheegaya in khilaaf ay u dhexeeyaan masuuliyiinta sare ee kooxda ka dagaalamaysa buuraha galbeedka gobolka Bari iyo shirka la sheegayo in uu dhacay. Sh. Kaarshe ayaa ugu horeyntii mahad u celiyey idaacada SPR isagoo sheegey in fursadaasi ay uga faa’ideysanayaan sidii ay mujtamaca Puntland runta ugu sheegi lahaayeen. Sh. Kaarshe ayaa beeniyey in wax heshiis ah aysan la galin, lana geli doonin maamulka Puntland isagoo ugu yeerey maamul daaquud ah iyaguna ay yihiin Mujaahidiinta Calmadow. Sh. Kaarshe ayaa waxaa wax laga weydiiyey in khilaaf u dhexeeyo isla markaana uu heshiiskan ogolyahay sh. Atam ayaa wuxuu sheegey in maamulkooda uu yahay dimuquraadi uusan halnina u talin Karin. Atamna uu ka midyahay ragiisa kuna raacsanyahay meesha la isku raaco. Kaarshe CIsmaan ayaa sheegey in maamulka Puntland aysan ka heynin wax maxaabiis ah oo maxaabiisna waxay naga qabteen ayuu yiri sadex nin oo mujaahidiin ah kuwaasoo isla markiiba ay toogteen. Sh. Kaarshe ayaa sheegey in maxaabiista ay Puntland sheeganayso yihiin kuwa ay magaalada Boosaaso iyo dariiqyada ka qabsadeen . Shirqool ayuu ahaa shirkaasi ayuu yir waana fashilmey oo ay doonayaan qaar kamid ah madaxda. Wareysigan oo ahaa mid dheer ayaa Kaarshe Cismaan oo mar ahaa ku xigeenka Atam ayaa sheegey in maamulka Puntland dadka reer Puntland dhib uu ku hayay. Dadka meesha ka dagaalamayana ay yihiin reer Puntland kasoo cararey dhibaatada maamulka. Ilaa iyo maamulkaasina ay kasaaraan aysan marnaba heshiis qaadaneynin. Mar la weydiiyey in* deegaanka Puntland uu yahay mid nabdoon oo aan dhib ka jirin sidaa darteed ay iyagu ay heshiis la qaataan maamulka si nabadgelyo loo helo ayuu wuxuu ugu jawaabay maamulka Puntland shacabka waxay ku haysaa dhib, xarig, hanti ay qaadato, iyo waliba in ay qabaa’ilada isku dirto, mana ogolaaneyna in ay shacabka ay dhibkaasi kusii wadaan ayuu yiri. Si kastaba ha ahaatee wareysigan ayaa wuxuu cadeynayaa kooxda ka dagaalamaysa buuraha Galgala iyo waliba mowqifka ay ku dagaalamayaan. Waxaa kaloo wareysigan ku cad in qilaaf uu u dhexeeyo garabyada kala ah C/raxmaan Qadaafi oo ahaa gudoomiyaha maamulka buurta ka dagaalama isla markaana ka mid ahaa ragii heshiis ku jirey Af-urur, iyo Maxamed Siciid*Atam oo ah hogaamiyaha iyo waliba Kaarshe Cismaan oo ka mid ah masuuliyiinta ugu sareysa. Idaacada SPR ayaa waxay idiin soo gudbineysaa wareysi aynu galabta ka qaadi doona C/raxmaan Qadaafi oo ah gudoomiyaha kooxda buurta isagoo la sheegey in uu ka qeyb galay shirkii magaalada Af-Urur oo u dhexeeya kooxda Atam iyo maamulka Puntland. Sidoo kale waxaanu wareysi ugu maqanahay inaan la yeelano Sh. Maxamed Siciid Atam oo idaacada ku balansan caawa.
-
War Deg Deg ah:- Faroole oo Qoray Waraaqdii Lagu Siidayn Lahaa Maxaabiistii Atam Codsaday 24th July 2011 **·** 5 Comments War Deg Deg ah oo na soo gaadhaya baa sheegaya in Madaxwaynaha PL uu Maanta Qorayo Waraaqdii lagu fasaxi lahaa dhamaan maxaabiistii loo xagliyay inay taageeraan mucaaradka GalGala sidoo kale dadka la Cafinayo waxa ka mid ah Maxaabiis dagaalka lagu qabtay oo qaarkood ay Xukuntay Maxkamada Argagixisada ee Puntland. Sida uu ku soo waramayo Wariyaha GalGalanews ee Garoowe Saaka ayaa looga Fadhiyaa Madaxwaynaha inuuWareegtadaasi soo saaro waxana ay Daba socotaa Hashiiskii Mucaaradka *iyoP Puntland ay Ku kala saxeexdeen Duleedka Degmada Af-Urur ee G.Bari ka Tirsan. Ilo wareed baa sheegaya in Qodobkan ah in Maxaabiista ooda laga qaado *uu ka mid ahaa Hashiisyadii ay Laba Maalin ka hor wada gaadheen Ergadii kala Metelaysay Puntland iyo Siyaasiga Maxamed Atam kaasi oo Dagaal xoogan oo Jihooyin badan leh la Galay Puntland. Waxa la sheegay in Shirwayne kale oo Balamay Dhamaadka Bishan sida ay Sheegayaan Ergooyinka wada hadalkaasi badhitaaraysa oo aanu la xidhiidhnay. *Source GalGalanews.com * *
-
Aaliyah, Every true and sensible person not only understands but is bothered deeply by the unjust policies subjected on the Somali nation. We have to stand up for our rights, expose and shame the agents of these policies. They are nothing but Africa's 21st century Quislings running amok in Mogadisho.
-
Timur, warta horta aqri qodobada hishiiska mise waxaad ka soo horjeeda in arrintan nabad lagu dhameystiro. Perhaps Shabelle meant not the exact venue of this peace conference in its early stage but PL's center in budging to this realistic and achievable goal, that means the foreward of some of the provisions agreed upon by the two sides
-
""Beesha calaamku raalli kama ahan inay Soomaaliya dowlad ka dhalato... taasna waxaa mas'uul ka ah madaxda Soomaalida oo aqbalaya go'aan walba oo loosoo jeediyo," ayuu yiri Farmaajo oo sheegay in shirkii lagu qabtay Kampala ee isaga uu xilka uga tagay iyo shirarkii ka dhacay Nairobi ay yihiin faragelin lagu hayo Soomaaliya."
-
Ra'iisul wasaarihii hore Mudane Farmaajo oo sheegay in caalamku uusan doonayn dowlad ka dhalata Soomaaliya Sabti, July 23, 2011 (HOL) – Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa sheegay in calaamku uusan doonayn in Soomaaliya ay nabad ka dhalato, isagoo faragelinta caalamka ku hayo Soomaaliya eedeeda dusha ka saaray madaxda dowladda Soomaaliya. "Beesha calaamku raalli kama ahan inay Soomaaliya dowlad ka dhalato... taasna waxaa mas'uul ka ah madaxda Soomaalida oo aqbalaya go'aan walba oo loosoo jeediyo," ayuu yiri Farmaajo oo sheegay in shirkii lagu qabtay Kampala ee isaga uu xilka uga tagay iyo shirarkii ka dhacay Nairobi ay yihiin faragelin lagu hayo Soomaaliya. Mudane Maxamed Farmaajo wuxuu sheegay inaan la eedeyn beesha caalamka, balse ay Soomaalidu ka fekerto inay midnimo sameyso oo ay iyadu si gaar ah aayaheeda uga tashato. Ra'iisul wasaarihii Soomaaliya, wuxuu sheegay inay tahay inuu taageersan yahay xukuumadda cusub ee lasoo dhisay uuna la shaqeynayo, isagoo shacabka ka dalbaday inay la shaqeeyaan si ay wax uga qabato xaaladda dalka Soomaaliya. "Shacabka Soomaliyeed waa inay ka fogaadaan qabiileysiga iyo goboleysiga, waayo dunidu maanta waxay ku socotaa inay midowdo. Shacabkeyguna waa inay ogaadaan in midnimo oo keliya wax lagu heli karo," ayuu Farmaajo hadalkiisa dabo-dhigay. Mudane Farmaajo wuxuu soo jeediyay in 18-ka wasiir ee la magacaabay aysan waxba qaban karin haddii aysan shacabka ka helin taageero iyo wadashaqeyn. Wuxuuna xusay in lala shaqeeyo si aysan uga liidan xukuumaddii uu isagu madaxda ka ahaa. "Anigu waxaan ahay muwaadin. Ma ahayn in aqoon gaar ah iyo darajo gaar ah aan wax ku qabtay, balse waxay ahayd inaan xoogga saaray sidii Soomaalida gudaha iyo kuwa dibadda aan ku mideyn lahaa," ayuu yiri Farmaajo oo midda keliya ee lagu mideyn karo Soomaalida ay tahay iyadoo laga fogaado nin jecleysiga. Ugu dambeyn, wuxuu sheegay inuu rumeysan yahay inuu qaban karo wixii uu horay u qabtay iyo wax ka badan, balse uu mar walba u baahan yahay taageerada shacabkiisa. Sidaas oo kalena ay xukuumadda cusub ugu baahan tahay taageerada shacabka. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
-
Written by Maxamed Xassan Wararka ka imanaya magaalada Af-Urur ee galbeedka gobolka Bari ayaa sheegaya in maanta heshiis hor dhac ah la isku af gartey kaasoo la isla meel dhigey dhowr qodob oo ergadii Puntland ka socotey ay ogolaadeen kadibna dib loogu balamo shir kaasoo aan la shaacin waqtiga la qaban doona. Qodobadii lagu heshiiyey inta shirka guud laga gaaraya ayaa waxaa ka mid ah: In lasoo daayo 7 ruux oo ku xiran magaalada Boosaaso kuwaasoo lagu soo eedeeyey in ay u shaqeeyaan kooxda buurta. Dadkan qaar ayaa waxay xirnaayeen mudo dhan intuu dagaalka socday. In la furo wadooyinka Galbeedka gobolka Bari. Qodobadan oo ka mid ahaa kuwa badan oo ay dalbadeen kooxda buurta ayaa waxaa ay wararku sheegayaan in ergadii maamulka Puntland ay ogolaadeen in labadaasi qodob la fuliyo. Mar aanu xiriir la sameynay odayaal dhaqameedka ku sugnaa goobtaasi ayaa sheegey in shirkaasi guul uu ku dhamaadey, isla markaana hadii maamulka Puntland uu fuliyo labadaasi qodob oo hordhaca ah laga doonaya kooxda buurta in ay tanaasul sameeyaan. Si kastaba ha ahaatee wararka qaar ayaa sheegaya in maxaabiistaasi isla maanta loo gudbiyey magaalada Garoowe halkaasoo ay dhici karto in cafis ay dowlada Puntland u fidiso. Wixii soo kordha kala soco SPR
-
Af-Urur Garoowe : (Sh. M. Network) Saraakiil ka kala socotay wadaad diimeedka Sheekh Max’ed Saciid Attam iyo Maamulka Puntland oo kulan ku yeeshay gobolka Nugaal ayaa waxa ay gaareen heshiis hordhac ah. * Wararka ka imaanaya deegaan ka tirsan gobolka Nugaal ee Maamulka Punland ayaa waxa ay sheegayaan in xalay Gobolkaasi ay kulan kuwada qaateen Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland iyo Saraakiil mataleysay Hagaamiyaha Sheekh Max’ed Saciid Attam. * Kulankaani ayaa waxa la sheegay inay soo qaban qaabiyeen Odayaasha iyo Waxgaradka deegaanka Gal-gala ee duleydka gobolka Barri halkaasi oo la rumeysanyahay in dagaalo culus ay ku dhexmareen ciidamada Attam iyo kuwa Maamulka Puntland, waxaana wararku ay intaasi ku darayaan in gaba gabada kulanka labada dhinac ay ku heshiiyeen qodobo dhowr ah. * Laamaha amaanka Maamulka Puntland oo Shabelle u xaqiijiyay arintaasi ayaa waxa ay sheegeen in qodobada la isku raacay ay ka mid yihiin: in la joojiyo dagaalada u dhaxeeya labada dhinac ayna wada hadlaan, *in deegaanka Gal-gala laga saaro dadka aan u dhalan iyo qodobo kale. * Kulankani ayaa waxa uu daba socdaa kulamo maalmihii u dambeeyay labada dhinac ee Puntland iyo Saraakiisha ka socotay Sheekh Attam ku dhexmarayay gobolka Nugaal, waxaana la ogeyn sida ay u fili doonaan qodobada la sheegay inay ku heshiiyeen dhinacyadaasi Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. NALA SOO XARIIR webmaster@shabelle.net
-
Oodwayne, We have to wait & see. This unpopular transitional gov has lost my confidence. Not only it's weak and Vichy-like, with bloated parliament, it also headed by a corrupt , naive and highly clannish Sharrifs intend on settling on poor accounts.
-
Here again the Ausi investor still betting on his high profile risk investment in a conflict prone region! I am sure the time value of your money is stretched beyond its expected yield maturity and now you're probably thinking of how to fire sale those share interests you have in these shady small-caps companies. Let me say this , for you seem to be lost in this web of deceit and exploitation. This conflict in Western Bari region has many dimensions and it's complex in that there are competing clan interests and territorial rows as contributing factors. The way the UN and the responsible world deals with these northern regions like Puntland is tantamount to the half-way house process, which are supported solely for reconstituting and restoring a collapsed Society. However when self-styled rulers of some domain sign up illegal contracts with foreign companies driven by greed and quick return on their investment, we know the main objective is to head to new frontiers with features like imperfect markets and the absence of sovereign government or viable institutions. So please do ask for a fair and balanced info. I don't think you have fully grasped the positions of the two sides and what conditions are they putting on the table. Duke, get yourself an update.
-
I was listening to the NPR this evening and there was this serious panel discussion on how best to access the drought-ravaged areas. One of the experts mentioned how the United States has ramped down aid in the South-Central zone because of the presence of al-Shabaab. But the tenor or the general sense of the issue centered on how to remove those policy and legal obstacles that make it almost impossible to deliver essential supplies or send aid funds. The adoption of a non-traditional approach to bypassing the corrupt government and the militants is of great importance, the panel recommended. For instance, working with civil society organizations, elders and local institutions that seem to function well in every region. Are there obstacles, you believe exist?
-
Jubbaland la garay Galmudug/Hobyo sultanate la garey Puntland/Baargaal sultanate la garay Maakhir/Laasqoray Sultanate la garay Nogal Territory / Sayid Mohamed rule la garey Hargaisa la garay Aawey taariikhda maamul ee State-yadan cusub. Nevertheless they still have my support of the building block concept. Paragon's article, "The Maakhirian Shift" phenomena is spreading like a wildfire.
-
Makhir University Fundraiser and Social Event Saturday, July 23, 2011 6:00 pm –10:00 pm 2515 East 26th Street Minneapolis, MN 55406-1238 Minneapolis, Minnesota June 23, 2011 –The Sanag, Bari and Haylan Communities of Minnesota are highly honored to invite all Somali Minnesotans to celebrate with them the first year of Maakhir University's existence. The Maakhir University, established in 2010 and located in Badhan City of Sanag Region, Somalia, provides innovative undergraduate education that contributes to the development of the individual and Somali society, in general. It actively facilitates learning through preservation, discovery, syntheses, and dissemination of knowledge. Currently, it has a student body of 200 enrolled in three colleges: Education, Islamic Studies and Information Technology. The University, in its infancy now, is aspiring to become a fully functional university of nine colleges in 2017. What: Somali Minnesotan’s Celebrate the Success of Maakhir University: A Fundraiser and a Social. Where: Minnehaha Adult Day Care, 2515 E 26th Street, Minneapolis, MN 55406 When: Saturday, July 30, 2011 at 6 pm –10:00 pm Contact: Geeljire: 651-283-6509; Abdillahi M. Hassan: 612-207-1719 All community members are welcome Kaqaybgal Wacan Featured Presentation of Maakhir University Dr. Saeed Fahia Co-Founder of Maakhir University and Executive Director of Confed Somali Community in Minnesota Dr. Patrick Plonski, Book for Africa Executive Director Amin Amir Somali Cartoonist Time: 6:00 P.M Date: July 23rd, 2011 Location: International Education Center 277 12th Ave North Minneapolis, MN 55401
-
Necessity is the mother of invention. Thanks for sharing it with us.
-
Galmudug president caalin opposes the new cabinet of cabdi cawar
NASSIR replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
However you take it. You sure demonstrate a poor comprehension of the specific things considered in here.
-
Popular Contributors