NASSIR

Nomads
  • Content Count

    4,857
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by NASSIR

  1. Machadka Barashada Computerka ee ICCP oo Arday Shahaadooyin Gudoonsiiyey (Sawirro) Xingalool: Macahadka barashada Computerka ee ICCP *ee Degmada Xingalool ayaa ku xaflad weyn ugu qabtay xarunta Machadka arday iyagu ka qalin jabiyey barashada barnaamijyada Computerka. Ardaydan oo ahaa dufcadii ugu horreysey ee ka qalin jabisa Machadka barashada Computerka ee ICCP ayaa waxaa goobta lagu gudoonsiiyey shahaadooyin muujinaya iney dhamaysteen barashada barnaamijyada uu ku shaqeeyo Computerku (Software’s Program) Xaflada ayaa waxaa kasoo qeybgalay qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Degmada Xingalool kuwaas oo isugu jirey waxgaradka, aqoonyahanka, qurbajoogta, ganacsatada iyo qaar ka mid ah ururada haweenka iyo dhalinyarada oo xaflada lagu casumay. Kadib markii lagu furay ayaadaha quraa’nka kariimka waxaa halkaas kahadlay maamulaha Machadka mudane CabdiQani Xaamud Obokor isagoo sheegay in ujeedad xafladani ay tahay shahaada gudoonsiinta ardayda dhamaysatay xirfadaha kala duwan ee computerka isagoona u mahad celiyey dhamaan kasoo qaybgalayaasha xafladan .* Waxaa*kaloo xaflada kahadlay gudoomiyaha waxbarasha ee degmada Xingalool ustaad Mursal Saciid Cali oo ku booriyey *aradydii dhamaysatay waxbarashada inay sii wadaan waxbarashada korna usoo qaadaan aqoontooda. sidoo kale dadkii kasoo qayb galay xaflada waxaa kamid ahaa bile maxamed faarax oo kula dardaarmay ardayd qalinjabisay inay wax ka qabtaan waxbarashada degaanka guud ahaan iyo tan xingaloolba. gebagebadii xaflada waxaa ka hadlay mudane Cismaan Maxamed Cali Gurey oo ku hadlayey afka qurba joogta deegaanka degmada xingalool gudoonsiiyeyna aradayda shahaadooyinkii . mudane cismaan waxa uu kula taliyey ardaydii dhamaysatay computerka inay ka fogaadan inay si khaldan u isticmaalan aalada internetka . machadka ICCP (Institute for Certification of Computer Professionsls ) ayaa machadkii uugu horeeyey ee lagu furay degmada Xingalool kasoo lafuray 1/1/2011 mahadka ayaa waxaa lagu bartaa koorsooyin kala duwan oo ay kamid yihiin .computer application, Networking and Installation.*
  2. Important Institutions in Maakhir region are emerging strong. This event was held in Nairobi to support as well as celebrate the 1st anniversary of this higher learning school in Badhan, Somalia. Kulan Lagu Taageerayay Maakhir University oo Lagu Qabtay Nairobi Daawo Sawirada 31st July 2011 Nairobi:- Kulan lagu taageerayo Maakhir University *oo Ku taala Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag ayaa Maanta Galinkii danbe *ka dhacay Magaalada Nairobi, Kulankaasi ayaa lagu *Casumay *dad ka mid ah Bulshada qayba heeda kala duwan sida Aqoonyahano, Macalimiin Jaamacada wax ka dhigta iyo Hal-Abuuro Caan ah oo Somaliyeed. Ugu horayn waxa Lagu duway Mikirifoonka Sheekh Xamse oo Aayado Quraan ah Halkaasi ka soo Jeediyay dadkana u sheegay inay Cabsida Alle Xasuusnaadaan. Waxa intaasi ka dib Hadlay Maxamed Maxamuud Cabdi [beerdhige] oo ka mid ahaa xubnihii Maakhir Community ee shirkaasi soo qaban qaabiyay. Maxamed ayaa Bulshada *u faah faahiyay ujeedka Kulankaasi Maanta loo qabtay isaga oo sheegay in Muhiimada Kulanka uu yahay mid ku Salaysan in lagu Taageero Horusocdka *Jaamaacada Maakhir, sidoo kale Bulshada ayuu u Faah Faahiyay in Kulankan uu yahay mid Daba socda *Kii dhawaan lagu qabtay Dalka USA. Docda kale waxa uu Carra baabay inay Muhiim tahay in la xuso Hormuudka Jaamacada Maakhir oo Farta ku Fiiqay inay Yihiin Aamina Maxamuud Ducaale, iyo Cabdullaahi Saalax Geel-Jire, Coll Maxamed Cabdi Qaac, iyo Dr Siciid Faahiye Prof Abshir Aw-Yuusuf, dhamaan xubnahaasi ayaa ka mid ah *dadka u Ololaynaya Taaba Galinta Jaamacada Deegaanka Maakhir, iyo Farshaxanka Caanka ah ee Amin Camir kaasi oo Jaamacada aad ula shaqeeyay Gaba gabadii Maxamed Maxamuud waxa uu u Mahadnaqay Warbaahinta sida aadka ah ula shaqaysa Arimaha Jaamacada oo ay ka mid Yihiin Radio SPR. Qoraaga Caanka ah ee Khaliif Ashkir Diini oo ah nin Hal Abuur leh ah oo Qorayna Buugag badan oo *ay ka mid Yihiin [ Rajo Qaran] *[Waa Sirgaxanaye Sax Ma Jirinaa] *[Guur iyo Garaad] Qoraaga ayaa aad uga hadlay Muhiimada Aqoontu ay Leedahay isaga oo Amaanay Hormuudka Jaamacada Maakhir sida Wanaagsan ee ay dal Fashilmay uga Hir galiyeen Nidaam Aqoon Heer Sare leh lagu Baranayo, *Coll Khaliif Ashkir Diini ayaa Bulshada Reer Maakhir ugu baaqay inay Garab is taagaan Jaamacada Maakhir isla markaana dhanka dhaqaalaha ka Caawiyaan. Waxa iyana xusid mudan in Macalinkii Jaamaacada Maakhir ee Magaalada Badhan uu Fasax u Joogay Magaalada Nairobi, Nasiibna u sheegay ka qayb Galka Kulankaasi. Macalin Arnold Shiyenji Makumba waxa uu aad uga sheekeeyay tegitaankiisii deegaanka Maakhir isaga oo xusay in Guud ahaan Somaliya ay Warbaahinta Caalamku ka Gudbiyaan Musawir Guracan oo ah in Colaadi ay ka Jirto. ” Markii aan Tegay Badhan oo ah Meesha Jaamacadu ku Taalo si aad ah baa Bulshada deegaankaasi isoo dhawaysay dadku waxay ahaayeen badi dad waxbarasho Jecel markii aan Furay Albaabada Jaamaacada waxaanu Aragnay dad badan oo Is qoray qaarkood Heerkii ay Markaasi Joogeen iyo Kan Maanta aad buu ukala sareeyaa Markaan ka eegno dhanka Aqoonta oo aad u Wanaagsan| Ayuur Yiri Macalinku. Dr Mula oo ka mid ahaa Barayaashii Rugaha Waxbarasho ee Gobolka Bari Gaar ahaan Bosaaso ayaa Kulankaasi isna ka soo qayb Galay isaga xusay inay Tahay Waajib Garab is Taaga Jaamaacda Maakhir. Xubnaha kale ee halkaasi ka hadlay waxa ka mid ahaa C/qaadi Khaliif Cabdi Nuur [7-Tuulo] oo ka mid ah Jaliyada Maakhir ee Kenya Saban Tuulo ayaa Amaanay Howlwadeenada Jaamacada Maakhir kuna dhiiri Galiyay inay sii wadaan dadaalkooda. C/raxmaan *Xasan Yuusuf oo ka mid ah Ardayda Reer Maakhir ee dalka Uganda Jaamacadaha Ka Bartay ayaa sina Laga siiyay Halkaasi hadal Kooban, Ardaygaasi ayaa kula dar daarmay dhamaan Ardayda Somaliyeed *Gaar ahaana Kuwa Maakhir inay Kordhiyaan Sare u kaca Aqoontooda. C/qafaar Axmed Shir oo ka Tirsan Barta Enternet ee *Raxanreeb iyo Horumar.com ayaa isna Madashaasi Hadal ka soo Jeediyay isaga oo Sheegay in ay Maakhir tahay mid Looga Baahnaa deegaankaasi oo ah mid Nabdoon isla markaana sidoo kale Amaanay Gudiga Jaamacada . Dhanka Haweenka oo Kaalin Lixaadle Kulankaasi ka soo qaatay ayaa waxa Afkooda ku Hadashay Murwo Ayaan Muuse Ismaaciil iyada oo Balan qaaday in ka Haween ahaan ay Garab is Taagayaan Jaamaacda Maakhir isla markaana dhawaana *Baaq ay u dhanyihiin soo saarayaan. C/raxmaan Maacir oo ka mid ah Gudiga Maakhir ayaa xusay in Loo baahan yahay in Guud ahaan Taliinta deegeenka Maakhir sare loo qaado isla markaana Ku baaqay in *Magaalooyinka kale, *ee Sanaag sida *Dhahar, Xingalool, Hadaaftimo, Laasqoray, Ceelbuh dhamaantood laag Hir galiyo Gooba Taliinta sare lagu barto. *Mahadnaq:- Gudoomiyaha Maakhir Jaamac Feyte oo Howshaasi Kaalin xoogle ka qaatay Abaabulka Munaasibadaasi * GalGalanews.com
  3. Genocidal politics and the Somali famine The blame for Somalia's devastating famine should not be levelled at the weather, but at geopolitics and armed militia. Droughts are common in the Somali peninsula, but only an exceptional one produces famine. For instance, the Horn of Africa drought of 1984 did not produce famine in Somalia, while the Ethiopian population was devastated. The latter country suffered famine because the military government of the time was engaged in a civil war, and did not come to the rescue of its people. Ten years earlier, in the mid-1970s, there was a prolonged drought, known as "dabadeer" [the long-tailed], in several parts of Somalia. Fortunately, this drought did not lead to mass starvation because the Somali government moved quickly to assist the people. They mobilised the population and sought the assistance of international allies to deliver food and water to the needy. Somalia's last major famine was in 1992 and was not caused by drought. Nearly 300,000 innocent people starved to death because of sectarian politics. The epicentre of that famine was in Bay, one of the country's most productive agricultural regions, and starvation was induced by*warlords who*used food as a weapon against farmers and pastoralists. Marauding gangs had invaded the region after the collapse of the Somali state in 1991 and looted farmers' harvests. The country's major warlord wanted to*capture the region, so did not allow food aid to reach the desperate population. Reports told of unimaginable suffering long before TV images of ruined lives reached millions*around the world. It was only then that US president George HW Bush*decided to send US troops to the country to*enable food to*reach the indigent population. The*climatic record show that droughts frequently occur in the Somali peninsula, but have not produced famines over the past fifty years, until 2011. However, the UN and other international actors have been arguing about the devastating drought in the area for nearly a year, while only a handful of scholars and activists were alarmed by the creeping famine. What thoughtful people must ask is: "Why famine now?" Who is to blame? Click here for*further in-depth coverage The*Somali people in the affected regions have been made vulnerable to ecological disturbances because of*several political and military forces.*These include the US "War on Terror", the al-Shabaab terrorist group, Somalia's Transitional Federal Government (TFG), the Ethiopian invasion of Somalia and its continuous political and military involvement there,*and finally East Africa's Intergovernmental Authority on Development (IGAD) and the UN. These*actors have created circumstances in which local food resources were exhausted and assistance from outside was denied or delayed until tens of thousands of people starved. Exactly what role did each of these forces play in manufacturing the famine? First, the US agenda in Somalia has been to fight what it calls "Islamic terrorists", and al-Shabaab in particular. Since the bombing of the US embassies in Kenya and Tanzania in 1998, and especially since 9/11, clandestine operations were conducted to snatch "terrorists" and dry up their support base in Somalia.*These*operations sought assistance from several of Mogadishu's warlords, who formed the "Alliance for the Restoration of Peace and Counter-Terrorism" in 2005. Somalis despised this alliance and their patron,*and ultimately turned against them under the leadership of the Union of Islamic Courts (UIC) in 2006. The UIC defeated the warlords, restored peace to Mogadishu for the first time in 15 years, and brought most of southern Somalia under its ambit. Consequently, the US and its Ethiopian ally claimed that these Islamists were terrorists and therefore a menace to*the region. In contrast, the vast majority of Somalis supported the UIC and pleaded with the international community to engage them peacefully. But the peace did not last.*The US-supported Ethiopian invasion*begun in*December 2006*and displaced more than a million people and killed close to 15,000 civilians. Those displaced then are part of today's famine victims.*Somalia counterattacked, and Ethiopia was compelled to withdraw the bulk of its troops from Somalia. But the dynamics generated by the Ethiopian invasion*continue to destabilise the country. Second, IGAD and the international community picked up where the Ethiopians left off, by designing a new TFG - led by the faction of the UICs most amenable to the international community, and particularly to the US agenda. The new regime marginalised the forces that compelled Ethiopia to withdraw from Somalia. Consequently, the TFG came to control only those areas in Mogadishu under the command of the African Union force. A new civil war ensued between the TFG and its opponents, and within a month much of southern Somalia fell under the sway of al-Shabaab and its affiliates. Once in power, the TFG became known for its corruption, incompetence, and internal strife. Propped up by the international community, the regime in Mogadishu has been oblivious to the*growing crisis, which ultimately led to the death of nearly 80,000 of its "citizens". It has yet to articulate a plan of actions to rescue its population. Engulfed in an internal power struggle, the regime has failed to put aside sectarian politics*to save the population. Al-Shabaab fails to govern The drought was declared a famine when "it was no longer possible to conceal the deaths of almost 80,000 people from starvation" Third, al-Shabaab - originally the youth wing of the UIC - declared its affiliation with al-Qaeda, and were identified as a terrorist group by the UN and the US, and have been consequently targeted by US forces.*The UN and the US have blocked food shipment to the areas that al-Shabaab controls in order to deny them these supplies. Al-Shabaab*wants to establish an Islamic state, but unfortunately, it has failed to put in place even the most rudimentary infrastructure to govern the region or provide services. Furthermore,*al-Shabaab has denied the population the opportunity to organise itself to meet the challenges of the livelihood crisis. Thus, despite the fact that the two epicentres (Lower Shabeele and Bakool) of the famine are in al-Shabaab hands, they have failed to appeal even to the Islamic world for assistance. Most insidiously, they continue to deny the existence of significant famine conditions in the area and have consequently reneged on the permission they recently gave to the world community to deliver food to the starving.* Normally, societies have three lines of defence against mass starvation: local capacity, national government and the international community. When a disaster hits a region, the first help comes from local administrations and the communities themselves. If events overwhelm the first responders, then the national government takes charge of operations; and when the crisis exceeds the wherewithal of the nation, international actors come to the rescue. It is clear that all three levels of livelihood protections have failed in Somalia. Al-Shabaab has prohibited the local population from organising their municipal governments and charities to fend off the disaster. Similarly, Somalia's national government, which is beholden to sectarian leadership and international patrons, has been oblivious to the emerging calamity, and has thwarted*the international community from coming to its aid. The African Union, the UN, the EU, and the US continued to describe the famine as a drought until July 18, when it was no longer possible to conceal the deaths of almost 80,000 people from starvation. The United States and its allies have been so obsessed with*defeating al-Shabaab that they have*ignored the fate of*the millions of people who live in areas controlled by al-Shabaab. Finally, callous uses of military and political power by all actors against poor people have produced a catastrophic famine. Altering the behaviour of the powerful would be tantamount to a revolution. But before such a transformation can be imagined, lives must be saved by immediately dropping food and water in villages and settlements in the region. Such urgent distribution of life's necessities will keep people in their homes before a humane scheme of reconstruction could begin.* What is ultimately required is the establishment, by Somalis with the genuine assistance of others, of a national government that is accountable to the people. Such a government is the best defence against famine, as well as against terrorism.* Abdi Ismail Samatar is a professor of geography at the University of Minnesota*and a research fellow at the University of Pretoria, South Africa.*
  4. Taleexi, Since Puntland was formed, it has but slowly evolved complex so as to re-brand itself seperate and in direct contravention of Somali national unity. ( from Dowlad-goboleed to Dowlad) It's not the first time concerns of chronic instability have started crawling on a once-serene and calm region. Boosaaso first experienced internal rows and leadership crisis of sub-clannish nature and competition early of this decade. The bone of contention as usual centered on power & money - who is to manage and collect customs of the revenue-generating port. That conflict had ended when an Ethiopian-backed ambitious warlord by the name of Col. Yusuf defeated his main rival, Col. Jama who then fled to El-Afweyn along with Gen. Ade and the late Osman Diyaano. *I was flabbergasted when some drew a comparison between Sheikh Atam and Col. Jama and predicted imminent victory in favor of Faroole. They said repeatedly the self-declared state would be able to subdue and "crash" the people of Western Bari as Col. Yusuf had done to overcome the challenges to his control. *I told him at the time Galgala and environs are claimed by a group that's distinctly complex and orderly with a proud history of centralized administration and of strong resistance to any would-be aggressors and invaders. Now,*the resurgence of Atam in retaking over and occupyong his old bases forced Garoowe to seek and sign a prelimanary peace deal with him, for the man is not only back with vengeance but his presence poses a huge risk for PL's control environment. Injustice and unsettled cases of unfair distribution of resources and structure as forwarded numerous times by Qandala folks are also fueling this fear of security, to say the least.* If Faroole and others in cahoot with Range Resources, Inc had not followed the devil on this scheme of national blunder and destruction, they would have highly regarded the good counsels given and paid attention to the ramafications of waging a war of choice to which the elders of Sanaag warned about. Thousands of tribal nomads were recruited as temporary-for-hire militias from as far afield as Haud and were promised indemnity and first-class treatment in Ethiopia in the event of death or injury. But they simply were treated like herds into the valley.* Many of the militias recruited had already returned to their encampents. Some defected upon discovering the truth - the displacement of hundreds of families and rounding up of young male children. Cutting off telecommunication channels and blockading the supply route- all in order to secure the area for oil and mineral exploration rights PL had illegally given away.* What goodwill is left from this entity's reserves for the Highlanders to buy and keep? I believe my Haylaan people will preserve Somali unity on their own terms, independent from any other group with ulterior motive.*
  5. In case you don't know, there is no SNM militia in Dhahar. The troops numbering over thousands and their commanders are made up of the locals. Haylaan worries about SSDF, not SNM.
  6. Well that'a a Fact. A News, or Report whatever you call it, about Dr. Ga'amey and his upcoming visit. I have already articulated of the strategic partnership and the popularity the Doctor commands in his hometown. You should worry about PL's deal with Sheikh Atam, for he is to be allowed to control his domain free of intervention whether political or military - in Western Bari. Forget about the Haylaan region.
  7. ^And why don't you quote for the sake of the good audience rather than trying to undersign my name things I haven't said. That's red herring saxib
  8. Taleexi, Somalis have known how to deal with each other very well and the Haylaan relationship with the west has nothing to do with Somalia's dismemberment. This is a strategic partnership . I hope you see the picture.
  9. Under the warped vision Puntland champions, My faith in Maakhir revival still stands strong despite the challenges and constraints. However, the people you've called "rodents" "terrorists" or al-Shabaab-affiliates have defended and protected well their territory from the daylight robbery planned by the scounderals you blindly support. And they have shown time and again that they welcome peace and good neighborly conduct and relations. Being the Fifth Columnist Faroole is to Meles, we can only hope he doesn't resort to renting troops from Addis Ababa or airlift. The attempt to hire foreign mercenaries was actually tried and the decision made, but owing to the aggressive campaigns Maakhiris made in threatening to take the case to the International Criminal Court, Saracen canceled the deal as you may wish to recall. Dear Mr. Taleexi, I am stating the fact with regards to the sentiment of the people in Haylaan and the crimes against humanity committed against them. Thus, if the locals and their political leaders want to restore an old ties of friendship and set up a strong political coalition with "Somaliland" to safeguard their interests and protect their resources , so be it. We're not in a position to shove a clan enclave down in their throats, especially one that has proved to be brutal and destructive.
  10. ^Any knowledgeable person can decipher my position when it comes to Somali unity. And my faith in Maakhir revival still stands strong despite the known forces opposed to its stance
  11. I am sure the clowns in Garoowe are unsettled by the Political reality before their eyes. Puntland never had a presence nor power in this region.
  12. Carafaat, We shall see how the capital city of Haylaan welcomes Dr. Gacameey.
  13. Friday, July 29 2011 DAAWO SAWIRADA: Fanaanad u dhalatay Dalka Maraykanka oo booqatay xerooyin Barakacayaasha ee Muqdisho. Written by Maxamed Ciise Print E-mail Comments (2) Muqdisho (SPR): Xaalada Magaalada Muqdisho ayaa noqotay mid murugu leh ka dib markii aay magaalada noqotay mid dhinac aay baahi darteed dad u dhintan hadla dhinaca kalena aay noqotay meel aay ragaadiyeen dagaalo xoogan. Mudooyinkii ugu dambeeyay magaalada Muqdisho waxa asoo gaaray dad ka soo barakacay abaaraha ka jira gobalada dalka somalia gaar ahaa Gobalada Baay,Bakool iyo shabeelaha Hoose. Arintaasi ayaa sababtay in caalamka uu marqura indhaha ku soo aadiyaa xaalada wadanka Somalia waxaana muddooyinkaan soo badanayay gargaar lala soo gaaray dadka barakacayaasha. Iyadoo aay sidaasi jirto ayaa hadda maanta waxaa xerooyinka barakacayaasha Muqdisho* soo booqday Fanaanad caan ah oo lagu magacaabo Mama Soul dhalashadeedu* tahay Dalka* Mareykan. Fanaanada ayaa markii aay soo gaartay Muqdisho waxay kulan la* Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada FKMG ah ee Soomaaliya Dr. C/weli Maxamed Cali iyadoo sidoo kalena booqatay xero Barakacayaal* oo ku taala gudaha magaalada Muqdisho. Fanaanadan ayaa la sheegay inay horay usoo martay* qaxootiga Somaliyed ee ku sugan* dalka Kenya gaar ahaan xerada* Dhadhaab waxayna sheegtay inay sii mari doonto* kuwa ku yaala dalka Itoobiya ee ay ku jiraan kumanaanka kun ee Soomaalida ah ee ka cararay gobolo ka tirsan dalka oo ay ka dilaaceen gaajo iyo macluul aad u daran. Fanaanadan ayaa markii ay maanta booqatay xero barakacayaasha ee ku yaala Muqdisho islamarkaana aragtay dhibaatada dadka heysta ayaa* iyada oo ilmeyneysa baaq u jeedisay caalamka, gaar ahaana dowladda Mareykanka iyo Q/midoobay iyadoo tiri “Maxaad indhaha uga daawaneysaan shacabka Soomaaliyeed, waa inaad gargaar la soo gaartaan”. “Waxaad noloshada dhabta ah ogaan kartaan marka aad timaadaan Soomaaliya oo aad aragtaan dhibaatada ka muuqata shacabka, maalin kasta gaajo iyo oon ayay u dhintaan caruur aad u yar yar iyo weliba hooyooyin” ayay mar kale tiri Mama Soul intii ay booqaneysay xeradan qaxootiga waxaana aya caddeysay in aay ad u kala duwan yihiin muuqaalada TV-yada aay soo bandhigaan in xaalada dadka ku haysata magaalada Muqdihso. “Waxaa la joogaa waqtigii aanu toosi laheyn oo dadka Mareykanka iyo dowladduba ay hormuud ka noqon lahaayeen taakuleynta dadkan Soomaaliyeed ee dhibaatadu ku habsatay”. Sidoo kale fanaanada ayaa la weydiiyay su'aal ayada waxaa aay barakacayasha ugu talo gashay waxayku jawaabtay"ka sokow balan qaad aan sameeyo waxaaba iiga daran walaaca iyo walbahaarka aan ka qaaday Somalida Dhibaataysan war aaway somalidii waan yaabanahay laakiin waxan rajaynayaa in Somalia aay sidaan ka roonaan doonto, Wax yar oo aan afka ka sheegana waxba iima tarayso" Si kastaba arinta ayaa ku soo aadaysa iyada xaalada dad barakacayaasha aay maalmahan xaaladooda nololeed aay ka sii daraysa iyada aan la ogayn waxa beesha caalamka aay ka qaban doonaan baaqa Fanaanada ka soo yeeray maadaama aay dowladaha qaarada Yurub aay si aad ah u tixgeliyaan hadalada Fanaaniinta.
  14. Indeed Good News. "The two sides agreed to resume talks next month to resolve the remaining key issues, including implementation of a full-scale ceasefire."
  15. by Mohamed Shiil Special to All Headline News Puntland forces and a militia led by Mohamed Said Atam reached a preliminary ceasefire over the weekend. “Two sides agree to stop fighting and enhance peace efforts,“ a Puntland senior official, Ali Abdikadir, announced Saturday. “Puntland agreed moving the troops it has amassed in Galgala but no date was specified for the troop pullout.” The talks, held in Af-urur near Galgala, started last week. The two sides agreed to resume talks next month to resolve the remaining key issues, including implementation of a full-scale ceasefire. Atam’s militia had demanded release of their militia in Puntland prisons, the abolition of Puntland intelligence services and the withdrawal of Puntland troops from Galgala. Conversely, Puntland demands had included that Atam’s militia lay down its weapons and join peace efforts, start peace talks and accept the amnesty that Puntland President Abdirahman Mohamed Farole offered to them. Puntland and Atam's militia had clashed in Galgala in May in a fight that claimed at least 10 people after the militia attacked and seized the mountainous position from Puntland forces. Last year, Atam’s forces and Puntland fought in Galgala and Atam’s militia were ousted from the settlement. Puntland officials have accused Atam and forces loyal to him of having links with al-Shabaab, a claim that Atam has denied several times.
  16. by Mohamed Shiil Special to All Headline News Puntland forces and a militia led by Mohamed Said Atam reached a preliminary ceasefire over the weekend. “Two sides agree to stop fighting and enhance peace efforts,“ a Puntland senior official, Ali Abdikadir, announced Saturday. “Puntland agreed moving the troops it has amassed in Galgala but no date was specified for the troop pullout.” The talks, held in Af-urur near Galgala, started last week. The two sides agreed to resume talks next month to resolve the remaining key issues, including implementation of a full-scale ceasefire. Atam’s militia had demanded release of their militia in Puntland prisons, the abolition of Puntland intelligence services and the withdrawal of Puntland troops from Galgala. Conversely, Puntland demands had included that Atam’s militia lay down its weapons and join peace efforts, start peace talks and accept the amnesty that Puntland President Abdirahman Mohamed Farole offered to them. Puntland and Atam's militia Atam had clashed in Galgala in May in a fight that claimed at least 10 people after the militia attacked and seized the mountainous position from Puntland forces. Last year, Atam’s forces and Puntland fought in Galgala and Atam’s militia were ousted from the settlement. Puntland officials have accused Atam and forces loyal to him of having links with al-Shabaab, a claim that Atam has denied several times.
  17. Wadahadalka ayaa sida lagu cadeeyey warsaxaafadeedka waxaa la sheegay in laga gaaray horumar & isfaham iyadoo dadka deegaanku ay muujiyeen sida ay ugu diyaarka yihiin ayna u balanqaadayaan inay joojiyaan in waa sida hadalka loo yiriye “Argagixisadu aanay u qoran dhalinyarada deegaanka”. Warsaxaafadeedka ka soo baxay dawlada waxaa lagu cadeeyey in iyadoo talaabooyinkaasi ka duulayso ay siideysay 8 nin oo lagu tuhunsanaa inay ku lug leeyihiin Al-Shabaabka, iyadoo warsaxaafadeedka lagu xusey in dhamaan ragaasi midkoodna aanu ku eedeyn dil in uu geystey. Warsaxaafadeedka waxaa si buuxda loogu cadeeyey in aanu isbadalin oo uu halkiisii yahay sharciga Puntland ee la dagaalanka argagixisada & burcad badeeda, waxaana warka lagu sheegay in dawlada Puntland ay ka biyo diidsan tahay waa sida warsafaxaadeedka lagu xusay’e mala awaalka qaar ka mid ah saxaafada taasi oo waa sida warsaxaafadeedka lagu yiriye aqoondari ama arimo siyaasadeed u baahiyey in maxkamada dambiyada sare loo baab’iyey wadahadalada socda awgood (Colaada Galgala). Waxaa kale oo lagu cadeeyey Warka Dowladda in Golihii Garsoorka ee maxkamada dambiyada Puntland ee lagu dhafey garsoorayaasha maxkamadaha caadiga ee Puntland ay tahay codsi ka yimid Baarlamanka Puntland isla markaana ka soo horjeeday dastuurka Puntland. Warsaxaafadeedkan ka soo baxay madaxtooyada Puntland wuxuu ku soo beegmayaa waqti la hadal hayey in heshiis ay gaareen Xoogaga Sheekh Atam iyo Dowladda Puntland, taasoo la sheego in Dagaalo dhimasho iyo Dhaawac badan sababay horay ugu dhexmaray Deegaanka Buuraleyda Galgala Dowlada Punland iyo Dagaalyahanada Sheekh Atam. Waxaa jira warar ilo ku dho dhow Madaxtooyada Puntland laga helo oo sheegaya in Cadaadis badan kaga yimi Madaxweynaha Puntland Dowladaha Reer Galbeedka oo ka soo horjeeda Heshiis in lala galo Dagaalyahanada Sheekh Atam oo ay sheegaan inuu yahay Nin gacan saar weyn la leh Xoogaga Al-Shabaab ee ka dagaalama K/Soomaaliya. Cadaadiska Maraykanka ee Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole ku saarayo in Heshiis aanu la gelin Atam ayaa ah mid mar kale walaac ay ka muujinayaan Shacabka Puntland in dib u soo noqdaan Qaraxyadii iyo Dilalkii laga nastay xiliyadii ugu dambeyey, waxayna dadweynaha Puntland aaminsan yihiin in ay heshiiskii horay loo gaaray u arkeen Nabd u soo hoyatay PL. Balse hadda ay u toog-haynayaan Colaad mar kale soo wajahda deegaanada Puntland. Source: GalgalaNews
  18. It's multi- dimensional. Some of the factors: Chronic Nepotism Clan Rivalry Contraversy over the exploitation of the natural resources beneath the Ufeyn area.
  19. S@Mali, Welcome to the dirty game of politics where you don't have permanent friends but permanent interest. The likes of Puppet Jamal and Ilkajiir have had their embarrassing moments in Dhahar and will hardly ever be received peacefully by the locals. Even effigies of Faroole were burned as a Dhaharian expression of the resentment they hold against PL's massacre of reer Galgala and environs. Dr. G'amey, on the other hand, is a popular political figure in Haylaan region owing to his developmental work and presence in the city before even joining "Somaliland". I am sure there will be a stark difference between how the Doctor gets received by the people of Haylaan compared to "Puntland" agents - Abdi Jamaal and Ilka Jiir. Puntland has no presence nor power in Haylaan regions.