NASSIR

Nomads
  • Content Count

    4,857
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by NASSIR

  1. You can see how PL & SL sites are engineering conflicting reports on the region. .
  2. Shacabka Reer Badhan Oo Sameeyay Dibad-bax Puntland Abaabushay Oo Ay Ku Diidan Yihiin Maamulka Laga Iclaamiyey Shirkii Taleex Iyo Wasiir Somaliland Ah Badhan Ku Sugan. Badhan (Ramaas) Jan 24,2012 – Dadwaynaha ku dhaqan degmada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa maanta sameeyay Mudaharaad ay kaga soo horjeedaan shirka Taleex ee lagaga dhawaaqay Maamulka/ Mudaharaadkan oo ahaa mid laba weji leh isla-markaana shacabka Badhan ku diidan yihiin maamulka Taleex, kuna taageerayaan Maamul goboleedka Puntland, ayaa waxa ka qayb-qaatay boqolaal dadwayne ah. Mudaharaadayaashan oo sitay boodhadh ay ku xardhan yihiin kalmado shirka Taleex ku diidan yihiin ayaa waxa ka qayb-qaatay masuuliyiin Maamul goboleedka Puntland u jooga Badhan, kuwaas oo dadwaynaha u jeediyay khudbado ay eedaymo ugu jeediyeen Shirka Taleex. Mudaharaadkan oo maamulka Puntland soo qaban-qaabiyey ayaa sidoo kale dadku waxay ka hordhigeen xafiisyo maamulkaasi uga furan Badhan, iyagga oo ku qaylinaya kalmado ka dhan ah shirka Taleex oo ay ku tilmaameen mid Somalida sii kala fogeynaya. Maxamuud Siciid Dabayl oo maamulka Puntland ugu magacaaban Guddoomiyaha gobolka Sanaag ayaa sheegay in Mudahjaraadkani uu yahay mid shacabka deegaankaasi ku muujinayaan sida ay uga soo horjeedaan maamulka beesha *********** Taleex kaga dhawaaqday, kaas oo uu sheegay in aanu wax faa’iido ah u lahayn dadka deegaanka iyo guud ahaan shacabka Somaliyeed/ Dhinaca kale, Mudaharaadkan ka dhacay Badhan ayaa waxa uu ku soo beegmay xili uu halkaasi ku sugan yahay wefti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Md Axmed Xaaji Cali Cadaami, kaas oo halkaasi u tagay arimo la xidhiidha shirka Somaliland lagaga soo horjeedo qadiyada madax-banaanida Somaliland.
  3. Boosaaso[RBC Radio] Xubno Sarsare oo ka socday Maamulka la magacbaxay Somaliland oo uu kamid yahay Wasiirka Deegaanka iyo Reer Miyiga ee Somaliland Maxamuud Siciid Madaxey,waxaana jira xubno kale oo iyaa gaaray magaalada Badhan ee gobolka Sanaag oo uu kamid yahay Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Axmed Cali Climi. Wefdiga u hoggaaminyey Wasiirka Deegaanka iyo Reer Miyiga ee Somaliland Maxamuud Siciid Madaxey ayaa waxaa kusoo dhaweeyey magaalada boqolaal dadweyne oo ruxayey caleemo qoyan kuwaas oo watay boorar ay ku xardhanaayeen hal ku dhigyo lagu taageerayey Wafdigaas,waxaana jirin intii ay socotay soo dhaweyntu wax rabshado ah oo ay kala kulmeen dadka deegaanka kuwaas oo si xarago leh usoo dhaweeyey. Wasiirka Deegaanka iyo Reer Miyiga ee Somaliland Maxamuud Siciid Madaxey oo kula hadlay goob fagaare ah dadkii soo dhaweyntiisa ka qeybqaatay ayaa sheegay in shacabka looga baahanyahay in ka shaqeeyaan ilaalinta amniga iyo difaacida Xuduudaha taas oo aan Puntland loo ogaan haba yaraatee in ay ka arrimiso. Sidoo kale Guddoomiyaha gobolka Sanaag ee Puntland Maxamuud Siciid Nuur Dabayl oo isna Warbaahinta la hadlay ayaa tilmaamay in imaatinka Wasiirka iyo xubnaha uu hoggaaminayo aysan ku shuqul lahayn arrimo siyaasadeed,wuxuuna xusay in uu yahay muwaadin kasoo jeeda deegaanka xaqna uu u leeyahay in mar kasta oo u baahdo uu imaan karo. Banaabaxa magaalada Badhan. Dhanka Banaanbax looga soo horjeedo imaatinka mas’uuliyiintaas ka socda Maamula la magac baxay Somaliland ayaa maanta ka dhacay magaalada Badhan ee xarunta gobolka Sanaag ee Puntland. Boqolaal dadweyne ah ayaa banaabaxooda maanta ku diidanaa imaatinka degmada Badhan Wasiiro kasoo jeeda deegaanka iyo weliba Maamulka Somaliland kuwaas oo watay boorar ay ku qornaayeen hal ku dhigyo ka dhan ah xubnahaas. Caaqil Xasan Faarax oo kamid ah Waxgaradka ugu caansan gobolka Sanaag oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Imaatinka gobolka ee madaxda Somaliland ay ku soo gaarayaan inta badan deegaamada gobolka Sanaag ay sabab u tahay Dawladda Puntland oo ka gaabisay mas’uuliyadeedii Maamul. ahaaneed ee gobolka. Sidoo kale waxa uu tilmaamay in dadka ku dhaqan gobolka Sanaag ay yihiin dad taageersan Puntland kana soo jeeda dhan walba ,waxna ka dhistay Puntland isagoona arrimaha ka taagan gobolada Sool,Sanaa iyo Cayn ay iska ilowday Puntland sida uu sheegay. Si kastaba ilaa hadda kama aysan hadli Puntland Imaanshaha Wasiiradaas ka socda Maamulka Somaliland kana soo jeeda goboladaas Sanaag iyo Hayland, waxana ay hadda dadka yihiin kuwa ku kala qeybsan Puntland iyo Somaliland taas sabab ay uga dhiagayaan in Puntland ay ka gaabisay horumarkii goboladaas ayna Somaliland tahay mid baahiyaha dadka wax ka qabaneysa taas riig biyaha lagu soo saaro geysay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag. RBC Radio Xafiiska Wararka Boosaaso
  4. When the Ethiopians left the country in 2009 the then insurgent groups against the Ethiopians became fragmented (TFG, Xisbul Islam, AS) and chose to fight on between themselves; each group has been trying to usurp the national power without the consent of the other groups but neither have they been seeking the consent of the real owners of the land, the Somali people. Well said & welcome back!
  5. OdaySomali;779159 wrote: AUN to these innocent civillains who were and are being killed by the Ethiopians. May Allahs wrath come down on the Ethiopians. Ilaahay Somali ha isu soo hadeeyo oo dantood ha tuso. It is sad that some Somalis think that Ethiopians, or Ugandans, Burundians and Kenyans for that matter, are here to 'save' them or 'liberate' them, oh the irony! ! AUN....
  6. Banaanbax looga soo horjeedo Somaliland iyo xasuuqa ay ka wado Sool oo ka dhacay Badhan, Sanaag Posted by Webmaster01 on January 24, 2012 in Warar | 0 Comment Saaka ayaa waxaa gebi ahaanba la xirey meheradihii, iskooladii iyo dhamaan goobihii hawlaha guud iyadoo dadka Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag ay u dareereen banaanbax looga soo horjeedo Maamulka Somaliland isku magcaabay iyo xasuuqa uu ka wado Gobolka Sool gaar ahaan caasimada gobolkaasi ee Laascaanood. Dadweynaha isu soo baxay ayaa waxay ku dhawaaqayeen erayo lagu diidan yahay kala go’a umada Soomaaliyeed iyo maamulka jabhada Soomaali diidka ee Gobolada Waqooyi Galbeed ee fadhigeedu yahaya Hargeysa. Dadka ayaa waxay ku cel celinayeen erayooyin ay ka mid yihiin “Dooni mayno maato laaye, Dooni mano Soomaali diidka, Dooni mayno Dollar qaate ” iyadoo dadka wajigooda uu ka muuqday caro iyo diidmo ku aadan xasuuqa ay Somaliland ka wado magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Waxaa iyaduna intaa dheer in Dadweynuhu ay siteen calanka Soomaaliya iyo kan maamul Goboleedka Puntland isla markaana ay taageero ku muujinayeen sida ay u taageersanyihiin midowga Soomaaliya iyo maamulka Puntland waxaana ka mid ahaa hal ku dhegyada ay ku cel celinayeen ” Puntland ha noolaato, Cadowgeedu ha dhaco, Soomaaliya ha is raacdo, iyo midnimada Soomaaliya waa muqaddas” Waxaa sidoo kale kasoo qeyb galey isu soo baxaan Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamuud Saciid Nuur Dabeyl isagoo goobta isu soo baxa kasoo jeediyey khudbado uu ku muujinayo dhibka ay Wado maamulka la magac baxay Somaliland. Waxaa xusid mudan in Wasiirka Difaaca Somaliland uu habeen hore usoo galey Magaalada Badhan isagoo la socday Gaariga Suldaan Saciid isla markaana dejiyey Gurigiisa uu ku leeyahay Degmada Badhan oo ay ciidamada Puntland ku go’doomiyeen isla markaana wada hadal kadib la fasaxay in Wasiirka uu ka baxo magaalad Badhan oo uu aadey Magaalada Hadaaftimo ee fadhiga Suldaan Saciid. LaasqorayNET- Bosaaso
  7. =Abtigiis;778912 I also think the feeling that old somali sentiment is dead is too simplistic. I think diaspora people like peasant actually gauge things by the polarization they see where they live. I see the communities in Somalia from time to time and I have no doubt that it is not difficult to revive a new wave of somali nationalism. It just needs a bit of belief and work. Well said Abtigiis!
  8. Oodwayne, Britain's newly found interest and involvement in Somalia is not entirely driven by the familiar rhetoric we hear from the press. Ours is a country of strategic importance. And the current Somali sentiment of foreign relations, which's favorably disposed towards Turkey is indicative of our political sophitication in knowing and appreciating which country in the world is extending genuine support and assistance. The dismal status quo and what perpetuates are therefore unsustainable. Representatives from the 18 regions will be invited as part of the long-term solution.
  9. Duke, read # 14. PL will have its support but the administration in Garowe or Hargrisa for that matter won't be permitted to circumvent or claim other regions. Thus a constitutional clarification is asked from the TFG and to define the relationship between the central/federal government and local governments at the regional and district levels. This is the model solution of UNISOM before the United States pulled out its peacekeeping troops. That's what I have been saying... I hope the world will pay attention to the spoilers and so called self-styled "stakeholders".
  10. We should respect the professors. They may have weaknesses but their contributions to Somali unity and history are of nonpareil. Besides, they are principled.
  11. Taleexi;778592 wrote: Xaabsade, Cabdisamad, Canbaashe, Xaglotoosiye you name it - can not dictate their will on the masses in perpetuity - I know it and you know it - Ngonge wether you still support "SL" is not a secret and doesn't really matter but what matters is that; - Your beloved Somaliland is coming to the discussion table after twenty years of experimentation. - Its bogus claim of an oasis of peace is out of the window considering the sporadic and randomly slaughtering of Awdalities and ethnic cleansing of Khaatumites. - "SL" is coming to London - representing your clan only. - Awdal, Khaatumo and Maakhir are here to stay and destined to run their own affairs like other admins up until viable Somali State emerges. The moral of the story, "SL" is coming back to the mother ship and representing your own clan. Those are hard facts only to those who are in a grandiose delusional can not see. Excellent point, Taleexi. Add to the list Cadami, Gacameey and others who not only advance the dream of one-clan secession but nurture mistrial of their constituents' wherewithal to stand for their own political interest and that of the nation. Khaatumo have already succeeded as far as securing the recognition of the TFG & UN agencies and its influence shall reverberate across Northern regions.
  12. Che -Guevara;777999 wrote: loool@Nassir....We can all hope:-) Get ready saxib. Shared prosperity is what we all stand for.
  13. Lol@Somalina. Dr. Osman, Good Point.
  14. Che, I believe It's quite far a distance from Bosaaso unlike Laag or Carmo. CeelDahir is the last transit point for travelers en route to the enterior of Sanaag like Badhan. But it's a strategic small town on the main road with milder climate, so it has the potential to expand and attract population growth. I wonna buy a house there once the black gold is discovered. Dr. Osman, Get ready for the oil prosperity. Sensei, Yeah saxib, Its old name got changed.
  15. Very sad News saxib.
  16. ^In other words, Puntland. JB, Is the kidnapped originally from Somalia?
  17. The great Somali poet, Haji Adan Afqalooc of Ceerigaabo said this in response to the British Imperialism, "Sheikh Bashir was hanged in daylight at a house near you His body torn out by bullets And still covered with wet blood They kicked and insulted him Then watched him with contempt When the unwashed body was thrown outside And refused burial, you were all a witness. There were others killed playfully, About which nothing was done"
  18. Qaranki;777490 wrote: Where's al Shabab emirate of Somalia? Ask Maadeey.
  19. XX & his sophomoric attitude has no boundaries.