Jacpher
Nomads-
Content Count
5,330 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacpher
-
Sxb, stop spining the truth. Gedonet explicitly reports that the airport is currently under the control of Pakistani and Oromo army. I see no mention of Oromo or Pakistan in that AP report you posted. What's Gedo's sources? Are they Geedi's propaganda machine now?
-
kismayu: Hiiraale chased out, courts in+ riots + flag incident....
Jacpher replied to General Duke's topic in Politics
Gedonet.com the mouth piece of Minister Hiiraale turn on their old allies from Galgaduuud.. They claim that MP Seeraar has looted Hiiraales house. Ironic is it not.. They have a reason to vent out Generale. Warlord Hiiraale has not only run way too eary but brought shame with him. Amin Amir depicts Hiiraale’s AWOL on a cartoon image. -
Wararkii ugu dambeeyay ee Kismaayo Sep 26,2006 by B/Xaawo-Gedo News Network Waxaa weli ka socda gudaha magaalada Kismaayo bannaanbaxyo xoog leh oo ay shacabka reer Kismaayo ku diiddan yihiin maxkamadaha beeleed ee qabsaday magaalada Kismaayo, waxana dadka reer Kismaayo oo tilmaamaya dareenkooda ay habeyn iyo maalin dhagxaynayaan gaadiidka dagaalka ee ay wataan maxaakiim beeleedka iyo ciidammada ajnabiga ah ee ka kala socda waddamada Afganistaan iyo Pakistan iyo weliba oromada. Garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa iminka gacanta ku haya ciidammo isugu jira Pakistaaniyiin iyo Oromo, kuwaasoo wata gaadiid u gaar ah, iyada oo sidoo kale gudaha magaaladana ay ku dhex mushaaxayaan gaadiid u gaar ah tiiyoo dadka reer kismaayana ay dhagax tuurayaan. Xasan Turki oo isagu ku sugan Kismaayo ayaa waxa uu ku gooddiyay in ciddii mudaaharaadda oo dareenkooda ku dhex muujisa gudaha Kismaayo ay xabbad ugu jawaabayaan, waxana ay xabsiga u taxaabeen dad badan oo dumar iyo odayaal u badan kuwaasoo ay mudaaharaad ku soo qabqabteen, tiiyoo qaar ka mid ah ay lugaha iyo gacmaha ka garaaceen. Dhanka kale waxaa isa soo taraya hanjabaadda loo geysanaya dadka ku nool xaafadaha magaalada ee iyagu aan ka qayb qaadan mudaaharaadyada, waxana taasi ay kalliftay in dad badani ay ka walwalaan noloshooda, isla markaasna qaar ka mid ah ay ugu hanjabeen in ay ka baxaan magaalada. Sidoo kale Cayroow oo isagu ka qayb qaatay duullaanka la isu soo bahaystay ee Kismaayo lagu qabsaday ayaa waxa uu sheegay in Seeraar uu dili doono haddiiba uu Kismaayo sii joogo, laakiin Goobaale uu isaga dhex noolaan karo, arrintan ayaa waxaa loo arkayaa raad gadasho ay ku banneysanayaan dhiigga beesha Sade, iyada oo ay ku heshiiyeen in hubka seeraar iyo Goobaale laga qaado si loogu muujiyo beesha caalamka in isbahaysiga laga wareejiyay kismaayo, waxase la og yahay in ay labadan ninba (waa seeraar iyo Goobaale) ay hadda hawl ka wadaan gudaha Kismaayo. B/Xaawo-Gedo News Network http://www.gedonet.com/index.php?news=416 Are Buulo Xaawo News boys topping the dayniile rubbish?
-
And why would you care about what Arab pig thinks of Non-Arab Muslims? Obviously, this fool spoke of his disgusting mind and not that of all Arabs. He probably can’t distinguish Muslim and Arab. Strangely enough he uses a hadith to justify his ignorance. Not all Arabs are Muslims and not All Muslims are Arabs. In fact, Arabs make up to 15% or less of Muslim population. He should be worried about what his filthy mouth does to Arabs than non-Arab scholars to Islam. Islam does not need the worrying of a bigot Arab.
-
lan alifsheey humaadi albaqri mikitoosoow. Widaayoow afkaaga caano lagu qabay laakiin yaruuracaan maxay ka kasaayaan warkaas. Ma u jilciyaa? Wuxuu dhahay adeer born-again peace man ma soconeyso. RS; I just posted two questions that needed some explanation. That’s all. No need to get hysterical. I apologize if I touched a nerve or pushed the hot button. A simple no would have sufficed. I got nothing against duriyadda. You should focus your energy and wake up to reality that qabiil doesn’t give birth to qaran. You seem to be bright kid. Ponder on that.
-
Marax fowqal sacsac iga dheh.
-
It’s not new, has been the norms of the media. If you turn on your radio and tune to a conservative talk show, all you heard is Islamofacist and Islamonazi terms repeatedly. They should include Islamophobia to the list. A religious and cultural genocide at its best in the name of free speech. I sometimes wonder if all their listeners are as ethnocentric as these hosts appear to be.
-
Nin xaarkiis iyo kaadidiis iska dhaqin ninkii la tukado asagaaba ka gardaran.
-
Originally posted by Mr. Red Sea: If anyone of the courts will set up a court in Kismayo, then it will be the rightful owners and residents of Kismayo city itself. Who would that be? Warlord Hiiraale? Does a separatist like you see Hiiraale as the rightful owner of the city just like he would see Riyaale as rightful owner of Sool? Dowladda Federaalka oo uga digtay in Maxaakiimta.. Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa waxa ay warqad qoraal ah u gudbiyeen Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ku aadan in Maxkamadda Islaamiga ah ay damacsan yihiin in ay weerar ku ekeeyaaan Magaalada Kismaayo, waxayna Xildhibaanadu sheegeen in haddii ay Maxaakiimtu weeraraaan uu burburi doono heshiiskii lagu gaary Magaalada Khartuum ee Dalka Suudaan. Guddoomiyaha ayaa waxa ay xildhibaanada ka codsadeen in ay warqad deg deg ah u qoraan Jaamacadda Carabta oo uu ugu sheegayo in Maxaakiimtu ay damacsan yihiin in ay weerar ku qaadaan Magaalada Kismaayo ee Gobalka Jubbadda Hoose. Xildhibaaanadaasi waxay sheegeen in tikniko iyo ciidan aad u fara badan ay maalin walba ku sii socdaan agagaarka magaalada Kismaayo, kuwaas oo doonaya in ay halkaasi ka saaraan Maleeshiyada taageerasan Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale), hase yeeshee waxaa arrintaasi si aad ah u beeniyey Taliyaha ciidamada Dooxadda Jubba Max’ed Rooble Jimcaale (Goobaale) oo sheegay in aysan jirin wax dhaqdhaqaaq ah oo ay Maxaakiimta Islaamiga ka wdaan Gobalada Jubooyinka, waxa uuna sheegay in dadweynaha ku nool gobaladaasi ay si aad ah u taageersan yihiin Maxaakiimta Islaamiga ah, sidoo kale mas’uul u hadlay Golaha Maxaakiimta ayaa waxa beeniyey in Maxaakiimtu dagaalo la damacsan yihiin Magaalada Kismaayo. “Waxaan dhowreynaa heshiiskii Khartuum, mana dooneyno in aan ku xadgudubno†ayuu yiri mas’uulkaasi oo sheegay in Maxaakiimtu tagi doonaan hadba meeshii looga yeero. Source You probably don’t read or value any news outlet other than gednet but check this out and don’t panic sxb. It’s okay. Adeer is not in danger. Just another perspective. Not everyone sees things at the same angel. Have you seen Amin Amir’s cartoon today?
-
Kismaayo has a maamul, it is clean, there are steps against crime and vice, and it is a place invested with what? Muslims! lol@clean & muslims? Has the city become Muslim overnight? And Uncle Huuraale is supposedly credited for its cleanness and Muslimness? lol@maamul. Afweyne must be proud of Hiiraale and the token position structure.
-
^lol Don’t stop replying; just add her to that imaginary list you oldies were compiling.
-
What's there to gain from it?
-
Who knows Mama Xareedo may provide much better alternative than killer Ina Yusuf and his Ethiopia-backed government. What say you Naxar?
-
lol@fuusto. Wax ula har hooyooyinka macalinka see camal.
-
Welcome Galool. What brings these nomads together? A virtual social solidarity of disagreeing to disagree and tongue-in-cheek hostility to one another. Kind of like the ones back home except their’s nothing amusing or virtual about it.
-
What’s acne? Finqooq? Check yourself into a dermatology clinic girl. Get your thinking straighten out. As the United Negro College slogan goes, a mind is a terrible thing to waste. You don’t report to wierdos staring at you strangely. You report to God and fortunately, he looks not at your physical appearance, rather your heart. It has a cure, not a skin killer disease. As the above brother said, stay clear of those infomercial products.
-
Nin aa? Naxariista Eebe xaad iga fageyhee? Mar hadaan lagu dhagagin hablaha dhuluc dhulucda ku haya, bilicda hore waa banaan tahay baan horey u maqlay, waa hadii cilmi dhaga dhageynta isku haleys leeyahay. Maandhey adigu ma hablaha rucleeyaad ku jidhaa?
-
Igaarteey is tartiibi. Haraka hana barka ma laguu sheegay! There’re tons of pages out there. Depends on what Qaari and format you prefer. Check out Islamway.com and Islamweb.net
-
I come across this article and couldn't help but wonder whether a joke or yet another creation of state within a failed state. I don't mind electing Marwo Xareedo into Office. Her pretty name has a better shot getting it right than the blood thrust evil men. Annagoo ah Wakiillada Sharciga ah ee Shacbiweynaha Somaaliyeed ee ku hoos nool Dowlad-Goboleedka Koonfurgalbeed, isuguna yimid Shirweyne aan caadi ahayn, waxaan dib u qiimeyn ku sameynay guud ahaan xaaladda dalka meesha ay mareyso, gaar ahaanna xaaladda gobollada oo uu ka kooban yahay Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed. Sidaas darteed, annagoo ka haysano kalsooni buuxda dhammaan hoggaamiyeyaasha dhaqanka, siyaasiyiinta, waxgaradka, aqoonyahannada, dhallinyarada, haweenka iyo guud ahaan shacbiweynaha Dowlad-Goboleedka Koonfurgalbeed, waxaan lagama maarmaan u aragnay in loo baahan yahay in boorka laga jafo dhismaha Dowlad-Goboleedka Koonfurgalbeed oo lagu dhawaaqay dhismahiisa bishii April kowdeeda, 2002, kaasoo aqoonsi buuxa ka helay dhammaan shacbiweynaha Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan iyo bulshada caalamka ee daneeya arrimaha Soomaaliya. Haddaba, si loo horumariyo jiritaanka Dowlad-Goboleedka Koonfurgalbeed, isla markaasna loo helo hoggaan siyaasadeed oo karti u leh socodsiinta hawlaha baaxadda weyn ee horyaala maamulka Dowlad-Goboleedka, waxaan go’aaminay inaad soo saarno warsaxaafadeedka hoos ku qoran: Annagoo ah wakiillada sharciga ah ee shacbiweynaha u dhashay gobollada Koonfurgalbeed: Markaan aragnay Axdi Qarameedka DFKS qaybtiisa afaraad, qodobka 18(1) iyo qodobka 19(2)(3) oo qeexaya dhismaha Dowlad-Goboleedyada; Markaan aragnay Axdiga KMG ee Dowlad-Goboleedka Koonfurgalbeed; Markaan aragnay iney jiraan ifafaalooyin lagu doonayo in lagu burburiyo jiritaanka Dowlad-Goboleedka Koonfurgalbeed; Markaan garowsannay in Madaxweynihii KMG ahaa ee Dowlad-Goboleedka Koonfurgalbeed uu ku biiray Xukuumadda Federaalka Kumeelgaarka ah ee Soomaaliya; Markaan qiimeyney baahida weyn ee loo qabo in la helo hoggaan siyaasadeed oo u gacan bannaan hawlaha Dowlad-Goboleedka Koonfurgalbeed; Markaan tixgelinay in midnimada dhulka iyo jiritaanka Dowlad-Goboleedka Koonfurgalbeed ay tahay waajib muqaddas ah. Waxaan isku raacnay: In loo hoggaansamo sharcinimada jiritaanka Dowlad-Goboleedka Koonfurgalbeed oo ka kooban Gobollada Shabeellada Hoose, Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose, Gedo, Bakool iyo Baay. In caasimadda Dowlad-Goboleedka Koonfurgalbeed ay tahay Magaalada Baydhabo. In loo baahan yahay in la doorto Madaxweyne cusub oo beddela Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Koonfurgalbeed. Iyadoo arrintaas laga ambaqaadayo ayaa waxaan si buuxda u dooranay inay noqoto: Source
-
Kan maxaas ka kasaa uul. U jilci noo, walax kakanaa ku hadloosaa.
-
Ar kan daya. Geek adi aheyn ma jiraa horta? I believe it’s read-only device. Everything is recorded to it. Can’t download or connect to the pc, at least the ones I saw. It’s around $120 in the local Islamic bookstores. It comes handy at the gym.
-
lol@Aggah! Long time no hear. You reminded me of my macalin dugsi sxb. Duqa iyo xiin qooleedooda isku puukha nooh.
-
Five years is way too long to waste. Keep chasing him till he gives in and hang on to him as you tie the knot.
-
I doubt if an ex-warlord’s point of view has any leverage on TFG. Geedi can ship him out or shut him up. Hassan Aweys is in a better position than Hiiraale today. I think Khartoum negotiations are the glimpse of hope for this war torn country.
-
Did you thank that nice Indian? I doubt Yo-Yo would go back again and get you another change. Tough luck would've been his final answer.
-
Popular Contributors