Jacpher

Nomads
  • Content Count

    5,330
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Jacpher

  1. Jacpher

    Who is she?

    ^Dacas will get you there.
  2. ^Poor Ayuub. It was meant for Dhubad but why are you too laughing. Mine was at that cheap cida comment.
  3. ^What's so funny aad la cirdo weytahay? lol@cida. This is a good news for every cid, not only one. Congrats to president Salaad. Mid Soomaali nabad isugu keena Allah ka dhigo.
  4. Cabdulaahi Yuusuf:- Geedi Waa Nin Tigree ah Somali maahan Meeshana Aniga Kuma Haayo ee waxaa ku haayo meles zanaawi (hadal sir ah oo aan ka helnay mid ka mid ah odayaasha beelaha USC Juje, Are you saying this is your own title to the article, not what Dayniile actually posted on their site? A little hint would do the trick but I guess I now know your news. BTW, these "hadal sir" is getting way too many by the day. TFG must have a whole underground agent spoofing these out. PL comment just makes the 'news piece' way too juicy.
  5. Madaxweynaha Somaliya Md:Cabdulaahi Yuusuf Axmed ayaa waxaa uu eedeyn kulul u jeeday Ra'isulwasaaraha Somaliya Cali Maxamed Geedi asigoo ku eedeeyay In Uu Yahay nin Tigree ah oo aan Somali aheen kuna shaqeeyo kaliya amarka Ra'isulwsaaraha itoobiya males zanaawi Cabdulaahi Yuusuf ayaa Hadalkaan waxuu u sheegay Odayaal Ka Socday Beelaha USC oo Ka Codsaday in uu Geedi Ku Bedelo Shaqsi U Umada Somaliyeed Isu Keeni Kara, Yuusuf ayaa waxuu u sheegay odayaashii u tegay in uusan Bedeli Karin Cali Geedi uuna Isku Dayay In uu Bedelo Dhowr Jeer Lakiin uu Ku Guuleysan Waayay Cabdulaahi Yuusuf oo Arinkaas odayaasha Kala Hadlaayay sida aan kasoo xiganay oday shirkaasi ka qeeb galay ayaa waxaa uu Yiri: "itoobiya waxey leedahay Somali amxaaro iyo oromo Lakiin Geedi waa Nin Tigree ah Somali maahan Aniguna Meesha Kuma Haayo ee waxaa Ku Haayo Meles Zanaawi ee asiga ka codsada in uu idinka bedelo maxaa yeelay anigu mar hore ayaaba ka bedeli lahaa hadaan awood u leeyahay" Cabdulaahi Yuusuf ayaa waxuu intaasi ku daray in uu ahaa ujeedkiisa markii uu ogolaanaayay in ay dalka soo galaan Ciidamo Itoobiyaan ah in ay u qabtaan Dalka Sidii hada Ka hor puntland ugu qabteen, ayna nabadeyaan Magaalada Moqdisho, Lakiin waxuu sheegay in Geedi uu noqday sidii maamule shirkadeeda uuna dalkii Uu bedelay Shirkad Ganancsi oo Kaligiis Siduu Rabo Isaga Maamulnaayo, asigoo kaashanaayo saxiibadiisa Itoobiyaanka. Garbage news for Dayniile readers. Since when USC became beelo? The USC I've seen was a punch of drug addicts led by the Hitler of Africa. Now USC is beelo Soomaaliyeed? Why disgrace a whole clan and associate them with USC filth? Puntland ciidamo Itoobiyaan u qabteen? Who wrote this crap? USC moron high on clanism?
  6. His and hand gestures reminds me of Donald Rumsfeld. Talow hal macalin bey wadaageen? He was asked about allegations of government abuse and his answer, US is not responsible for Rodney King riots. This one is temporarily out of raw meat. Try again in saqaal saac. Yours seems to have a bit more experience dodging the question to his advantage.
  7. SNM is to Somali Weyn as TFG is to ICU. Wadaad is to as Somaliland is to Somalia.
  8. Jacpher

    Who is she?

    ^lol@dabshid. Caadi maha gibinkan. Inantuu hoos ugu dhigay. Who knows this woman maanakoobiyo kasoo fakatay? Your help is urgently needed and if you do know her, baliis call 1-800-Balaaya. Or 1-888-Ibtilo. Or 1-877-Qumayo. lol@balaayo & balaayo. feera xanuunaa nagu ridooysaa adi.
  9. Badly needed mutawa police. Rudy will appreciate them when he gets to know them well.
  10. Masha'alaah. Ilaahey ha kuu barakeeyo igaarka. Parenthood is a blessing. Ogoow hee tarbiyadiisa has already begun. Guess this is the end of your "showering together" days eh'. Maxaa joojinaya?
  11. ^Must it be his adeer. I have been promoting Aw-Bakeyle lately and I am not even distance relative of them. Why can't one support or stand up for something that has no attachment or direct relations with?
  12. ^Carabuu dagaal kula jiraa kii abuurayna wuu ku daryey. War Alle u towbad keen miskiin baa tahay.
  13. ^^Not tribal, rather regional. Humbalyo to Boqorka. Ninbaa wuxuu yiri ka naxoo nafta waa.
  14. ^Why not. He thought good Qeydiid would bring back stability to Moqdisho.
  15. How is this news? BBC dedicates time for this junk? Who cares about a sexual harassment case of some jerk.
  16. ^Waxaa tiriba lagu yiri. Ragoow ogaada inanta waa laan dheere! Anigu hadaba digay.
  17. Faarax: those are minor side effects. Sibir & Salamuuko are the best laxatives ever discovered. Every kid hated it growing up but it kept our parents happy. I remember maalinta salaamuko la sheego, we would conspire to run away. Marka inanta needs to refresh her body. Qanima: I was serious. Don’t try it now that you don’t know what it could do to your body. Have you heard of diinsi? See your dermatologist first and bring your beauty products to the clinic.
  18. ^There's nothing wrong with sharing. Gacal isma ciriirsho and whose more gacal than labo raaliyo meel ku heshiiyey.
  19. ^Com'on now. Chased by dooli? Inaad racdeesidee aheyd.
  20. What seems to be the problem? Those doing it [the raaliyo thing] should not be interrupting those saying shouldn't or can't be done, as the old Chinese saying goes.
  21. You sure it wasn't rakun?
  22. ^There you go. Your body needs those junk food back. Easy. Put on some malmal and have two cups of salamuuko. Adding a little sibir mixed with magaad may help too.
  23. ^You don't understand your mother tongue? Maraxiinta gadaaleey kaga dareen niiko iyo balaan loo joogin. Filmka kumaba jirin.
  24. Kashafa: I don't think my good friend Horn is entertaining the thought of the courts returning to Jubooyinka anytime soon. He declared Taano a governor.