Jacpher

Nomads
  • Content Count

    5,330
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Jacpher

  1. ^Carry on the celebration and thirst for more blood. Very enlightening indeed.
  2. ^What's wrong with Rudy? Be nice.
  3. WAR DEG DEG AH : Ciidamada Boliiska Puntland Oo Weerar Culus Ku Qaaday Hoy Ku Yaala Boosaaso oo ay Dagaalyahano Hubaysan Ku Dhuumaalaysanayaan, Dagaal Xooggan Oo Halkaa Ka Socda Xilligan Laba Askari oo ka tirsan Ciidamada Puntland, ayaa inta la ogyahay ku geeriyootay Dagaal qaraar oo duhurnimadii maanta ka qarxay Magaalada Boosaaso ee Maamul-Gobaleedka Puntland. Dagaalkan oo la isku adeegsanayo hubka daran-dooriga u dhaca ayaa waxa uu ka bilowday Guri ku yaala Xaafadda Biyo-kulule, oo la sheegay in ay ku sugan yihiin Dagaalyahano si aad ah u hubaysan oo la rumaysan yahay in ay taabacsan yihiin Dagaalyahanadii Bishii June dagaalka xooggan kula galay Ciidamada Puntland Deegaan-xeebeedka Baar-gaal Ciidamada Amaanka Puntland ayaa la sheegay in ay weerar xooggan ku qaadeen Hoyga ay ku jiraan Kooxaha hubaysan oo sida ay wararku sheegayaan halkaasi ku haya Nin ajinabi ah. Daryanka hubka ay labada dhinac isweydaarsanayaan ayaa waxaa si weyn looga maqlayaa guud ahaan Magaalada Boosaaso, iyadoo Dagaalyahanadaasina la sheegay in ay haatan dalbadeen gurmad kale. Kooxahani hubaysan ayaa maalmihii ugu dambeeyey isku urursanayey gudaha Magaalada Boosaaso ee Maamul Gobaleedka Puntland, tan iyo markii ay 1-June xilligaa oo Dayaaradaha Ciidamada Maraykanku ay duqeyn ugu geysteen Deegaanka Baar-gaal. Dagaalka ayaa la sheegayaa inuu ilaa iyo iminka soconayo oo uu waliba sii xoogaysanayo, balse wixii kusoo kordha dib ayaanu idinkugu soo gudbin doonaa INSHAA ALLAAH Source: Puntlandonline
  4. Ar Ms. Dheylo yaa ka xanaajiyey?
  5. I little honesty wouldn't hurt as much.
  6. Originally posted by Mslm: Red Sea: I think the poster posted this not for sympathy sake but rather as a way to critize Somaliland and that is sad way to score a political point considering the things that are really happening to Somali galbeed. Originally posted by SheekhaJacaylka: Somaliland doesn't support amxaaro Call yourself Sheikh or Muslim, the militia in control of Hargeysa do support Amxaaro at the expense of their Somali Sheikhs and Muslims. You can't deny the people of Somali Galbeed taken by SNM clan militia and turned over to Amxaaro. Neither of you sound creditable when you support Riyaale puppet and try to play the sympathy card for Somalis in Moqdisho or Galbeedka.
  7. ^It does specially when you're asked if war is still going on. ^^Chewing already? Man! Odayga must have been dying to get Laascaano on his hands. Ciroole da'daas dulmi iyo dagaal sokeeye ku jira. Ninbaa yiri Jahanamo bilaash laguma galo. Shaqey u baahan tahay. Suu'ul Khaatima Allow naga ilaali.
  8. The clan-militia tuug is jailed in Kenya? Waa istaahilaa xaaraanka. Siyaasiga Taano ayaa jimcihii la soo dhaafey ciidamada Poicka Kenya ay ku xirtey mid ka mid ah Garoomada nayrobi lama oga sababta siyaasigaasi loo xirtey in kastoo beesha [****] ay sheegtey in xarigaasi uu ka danbeeyo dagaaladii kismayo ku dhaxmarey beelaha [*****] iyo [*****]. More..
  9. He's wanted for failing to appear in court for the alleged criminal sexual conduct felony. Stop convicting the man. He's yet to be convicted by the system. Four of the nine most wanted mugshots are maryooleey. Min shuruuri.
  10. ^That blue flag must be a killer tornado for the SNM cult said to controlling the city. Back to square one? Civil war all over again?
  11. ^Qudhac too. Qudhacoow, why not fly back home and call them monkeys if you're that brave enough to do it in the screen. Stop the childish name-calling.
  12. lol@boycott. Flip-flop alarm active With that said, I have went on an self-imposed boycott once before and I am permenantly leaving this place now until someone more deserving is given moderator position. Flip-flop alarm deactivated. I don't think that's smart move. Saxiixa gedonet and that [God-like, respected and honoured] will lose vital propaganda machine in cyberspace. Think again. MMA ain't done nothin' wrong and going no where. Better hold on to your seat young man. The xaaraan-ku-naax clan militia of Caabudwaaq terrorizing the city of Kismaayo will soon follow your hasty departure. Not feasible for you to play innocent victim now. Human xaar ka buux oo lulmo iyo daciifnimo daa'im u ah ayaa Ilaahey lagu matalaa. Bini'aadam nadiif ah haduu ahaan lahaa maxey kuu dhimi laheyd. Waaba kan ugu xun oo dhiig Muslim ku qubestay. Ilaahey ha ku matalin neefsade, of all neefsadayaasha nool, evil dagaal-ooge, Yahuud magan-gale, Amxaar dabo-dhilif.
  13. "Qabiilkaas oo Caabudwaaq daga ayaa xaaraan ku naax ah" Hunguri: I am bit confused sxb. Is this what he wrote or meant in his heart or what you wanted to hear him say? MMA spoke of clan militia of Caabudwaaq, not half or whole clan of Caabudwaaq. He wrote specifically about the clan militia holding the city of Kismaayo hostage. Obviously this savage nomadic militia hail from Caadubwaaq but would make no difference if they were from Caluula. No need for you do a bit of tafsiir. No harm in condemning a clan militia, clan gang or clan warlord. Any clan militia be it Caabudwaaq, Ceelmacaan or Ceergaabo can and should be ridiculed. Re-read what Geeljire wrote just above your post. Calling your clan militia or any other clan gangs some fitting names does not necessarily mean the rest of the clan members share the description. Some of us are getting way too defensive but the least it could do is make you feel joy at heart as these clan militia is doing the dirty work that could dent and undermines the good name of your good clan. Nomad enough to apologize for your hasty judgment? Back to the topic. Ilaahey ha u naxariisto masaakiinta la gumaaday. Waxaa la yaab leh dadka qaarkiis iskaba daayee inay gacan ku dhiiglaha dilka geestay Ramadan dhexdeeda inay eedeeyaanee waxaa laga la'yahay "Alla yarxamh" muslimka ka dhexeysay. This low miyey noo harsaneyd?
  14. Eighty four admitted to the hospital just last twenty four hours. I'm speechless and outraged at this door knop Cabdirashid asking for more funds. For what? Kill few more hundreds and burn the rest of the city? Complete chaos buu ku leeyahay Somalia is in peace. Mogdisho is the only unstable one? What's unstable is your hair. Ironically the reporter is more passionate and informative about the story than this Amxaar dabo-dhilif.
  15. Good Friday but no Khutba for me.
  16. Che: Why bring up Kismaayo when you got hundreds of Muslims burning to death in Iraq & Afghanistan? What's fifteen with you and my clan holding the city? :mad: Seriously, get in the qabiil mindset sxb before you engage someone with qabiil mindset. Logic won't work for you. The qabiil glass sees not the innocent lives lost. Int this case, it only sees the evil work of the opposite side, Af-gaduud, Morgan & Ina Yusuf. My leader (read: killer/rapist/mujrim/qaatil or flat out Kaafir) is better than yours. Kind of like jaahiliya thinking. Wili waa la ceyntaa hadaanan lagu oran whoever gets killed is the named men's remnants or just collateral damage. Subxaanalaah. Culumadii Ilaah baa abuurtay asagaan difaacaya. BTW, rumor has it Junior JVA qisas style be carried out to the family of the killers possibly the father or uncle of the killer. Allamagan: Wadaay waxaan u heystan inaad intaan dhaantid. Rag caan ah oo culumo ahaa la dilay and you can't spend a second to condemn the killers. I prayed today Salaad Eid with a family member of the marxuum and you could read the tragedy on his face from a distance. We said a little prayer together. It would have been better inaad hadalka ku gaabin laheyd Alle ha u naxariisto intaad gali laheyd rag iska dhici iyo oohinta iska daaya magaalada anagaa u talina. Do you get any direct beneficiary of these group holding the city? You can answer simple yes or no.
  17. The Geedi/Ina Yusuf showdown is so overrated. Who cares where these monkeys end up. Let them rot in Asfala-saafiliin. Regardless of whoever is seen as the top dog, Melez remains the master and the winner of the horn. Remind me that Nigerian spammers song song stealing American/European money. "I go chop your dollar. I'm the winner, You're the loser." Only this time it's not the gullible Americans. It's Somali fools who idol worships their clan. SOL has a fair share of these fools. What shocks me the most is how easily these clan elders can be manipulated by few dollar signs. Sadly, we're back to square one. Qabiil before Qaran even if such Qaran were to be delivered by the archenemy. I'm hoping the five men pictured with Geedi don't represent the larger clan very well.
  18. Iraq wants Blackwater to pay $136 mln compensation BAGHDAD (Reuters) - The Iraqi government wants U.S. security firm Blackwater to pay $8 million in compensation to each of the families of 17 people killed in a shooting, a senior government source said on Tuesday. The source said the figure was roughly in line with compensation paid by the Libyan government to the families of the 270 people killed in the 1988 Lockerbie airline bombing over Scotland. "We want them to pay $8 million for each family," the source told Reuters. "The same level as the compensation for the Lockerbie victims." Blackwater had been told of the demand, the source said. It was unclear what the private American firm's response was. Iraqi government spokesman Ali al-Dabbagh said on Sunday an investigation set up by Prime Minister Nuri al-Maliki had found Blackwater "deliberately killed" the 17 people in the September 16 shooting in western Baghdad. Blackwater has said its guards responded lawfully to a hostile threat against a U.S. State Department convoy it was guarding, but Dabbagh said the investigation had also found there was no evidence they had come under fire. The incident caused outraged among Iraqis who see security contractors like Blackwater as private armies which act with impunity. Blackwater employs about 1,000 people in Iraq. Its founder, former U.S. Navy SEAL Erik Prince, told a Congressional hearing last week that his men had come under small-arms fire and "returned fire at threatening targets". More
  19. Sheekh Diinta laga baran jirey oo xalay lagu diley Magaalada Kismaayo. (27-09-2007)Wadaad si wayn looga qadariyo goboladda Jubooyinka isla markaana ahaa sheikh wayn oo ay dadka ku dhaqan goboladaasi si wayn cilmiga diiniga uga qaadan jireen ayaa xalay koox dablay ahi ay ku dileen gudaha magaalada Kismaayo. Wadaadkan oo magaciisa la oran jiray Shiikh Jaylaani Shiikh Cali Macalin Axmed ayaa labo nin oo ku hubaysnaa bastoolado ay toogasho ku dileen abaarihii 9:00pm xilli uu ka soo baxay masaajid uu ku soo tukaday. Qof codsaday in aan magaciisa la shaacin ayaa Dalkanews u sheegay in maleeshiyaadka dilka u gaystay wadaadkaasi ay ka tirsan yihiin mal;eeshiyaadka la shaqeeya waaxda nabad sugida kooxda mbegathi. Marxuum Shiikh Jaylaani sheikh Cali waxa uu tafsiirka quraanka ka akhrin jiray idaacadda magaaladda kismaayo waxaana dilkiisa loo aanaynayaa arimo diineed iyo in uu ahaa wadaad ay ku midaysnaayeen shacabka ku dhaqan magaaladda kismaayo sida ay xaqiijiyeen labo wadaad oo ardaydiisa ka mid ahaa oo codsaday in aan magacooda la shaacin. ********ta kooxda mbegathi ayaa mudooyinkan dambe waxa ay caadiyaysteen dilka ay kula kacayaan dadka caanka ah, siyaasiyiinta, aqoonyahanada macalimiinta dugsi quraanka iyo wadaadada dadka diinta bara. Dalkanews.com Muqdisho