Jacpher
Nomads-
Content Count
5,330 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacpher
-
Rumor has it the place lacked peace and security. Cadde is just nuisance. Can't wait to get him impeached but I don't know any better candidate that could replace him.
-
^Maandheey xageed igala qaaday?
-
Wait until he gets the nomination. All these stories will be brought to life.
-
Is this thing back?
-
What have they done to advance the life of average women in PL other than Cadde Uuseey photo op?
-
I hope I'm wrong but the nature of today's Somalis is 'my brother against me' all the way down to the sub sub jifo. I pray the few resources SL has won't lead to another ugly civil war.
-
^LOL. Dee walaalo xageed ku dhalatay kumaan oran.
-
^You ain't talking to me girl. :rolleyes:
-
^I don't know how to capture that in Somali but I'ma try it. You ain't got no Maakhir business up in here Negro. Lily: Adiga xageed u dhalatay walaalo?
-
Concern Troll of the Day I don't know if this is going to be a regular feature, but it doesn't get more concern trollish than today's op-ed by Roger Cohen, in which he hands the Republicans a nice cudgel with which to beat Barack Obama: I’ve been thinking about this because not enough has been written about Obama’s family. As Auma suggested, it’s unusual in the extent of its continent-crossing, religion-melding, color-fusing richness. But the Benetton-ad family is less unusual than it may seem. This is the age of globalized, far-flung families. Remittances make the world go round. More needs to be written because if Obama gets the Democratic nomination, you know the Republican attack machine, through innuendo and otherwise, will go after his identity, just as it went after Senator John Kerry’s in 2004. The difference is that Obama is much more certain and coherent about who he is than Kerry was. He has built his identity in a shifting world; that resonates with a lot of Americans. His radical Chicago pastor contributed to that journey. Now Obama has grown beyond him. I have no problem with that. But you can already see the headlines: Obama has brother in China! You can hear the whisperings about a polygamous father. That not enough has been written about his family is strange in that Obama himself devoted a remarkable book, “Dreams From My Father,” to his quest to fill the void left by an absent Dad. As Auma said to me: “He was trying to figure out who he was. He needed to be whole to be able to do what he’s doing now. He went about it the right way. A big chunk of his life was missing. It’s very healthy that he now knows he has these roots here.” Those roots were discovered during Obama’s first visit to Kenya two decades ago. During that trip, as recounted in his memoir, he encountered Ruth in Nairobi. She is described as “a white woman with a long jaw and graying hair.” But who is Ruth, a woman who divorced Obama’s father, remarried, and gave the family name of her second husband to her two sons by Obama Sr.? In the book she says, with less than exquisite tact, to Barack Obama: “But your mother remarried. I wonder why she had you keep your name?” As for Ruth’s son, and Obama’s half brother, Mark, the one in China, he’s described as studying physics at Stanford in the 1980s. “The things Mark studies are so complicated only a handful of people really understand it at all,” Ruth enthuses. But Mark, “a black man of my height and complexion,” tells Obama his work’s a breeze. He expresses limited interest in their shared father who died in 1982 at 46: “Life’s hard enough without all the excess baggage,” he muses. If nominated, Obama’s family baggage will get pored over. Four years ago, Bush’s people cast Kerry as un-American for speaking French. A Republican camp campaigning at the sorry nadir of Bush’s handiwork will try to portray the war hero John McCain as more American and patriotic than his opponent. And if they weren't going to use this before, they sure as hell will now.
-
Waryee Marc Smith, Maxaa kaaga shan iyo toban ah Maakhir?
-
^Did you skip this part? Ciiddamadda Ethiopianka ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen mid ka mid ah Ugaasyadda Beelaha degga Diinsoor, oo lagu magacaabo Ugaas Siidi, lamana garanayo halka ay la aadeen. Dadka deegaanka, ayaa cabsi dheeraad ah ka muujiyey Ciiddamadda Ethiopianka ee soo dul-degay iyo khatarta ka dhalan karta haddii ay Ciiddamadaasi iyo Xooggaga hubeysan ee Al-shabaab mar kale isku farra-saaraan Deegaankaasi.
-
That must be Cowke in the video. Never seen him but the voice sounds is familiar. I think LOZ has a point. Liibaan does not mean blessing. Barakah would be blessing. I think as LOZ said, it means guul, guuleysoo guuleed dhal, or Liibaanoo labee. I would also add happines or bliss as in Sacaadah in Arabic. Liibaan same as Farxaan? Where MMA when you need him. Definitely not Labeen in milk or Luubaan in fooxa.
-
^Adigana SL baad ku khafiiftay. Cool Kitty: Hoodi! Ma la raayaa? Hadda ka hor baan islaan Kitty la yiraahdo legal name-keedaan ugu wacay Kathy aasey si xun ila dagaashay. Duke is sort of celebrity in this section. Nomads seem to crave for his point of views. You're right. It can be a deadly obsession.
-
^Yeah Right. Way to achieve peaceful solution.
-
Ciiddamo Ethiopian oo farriisimo ka samaystay gudaha iyo daafaha Degmadda Diinsoor ee Gobalka Bay Mogadishu Isniin , March 17 2008 SMC“ Abaarihii Tobankii Fiidnimo ee xalay, ayey Ciiddamo Ethiopian ah waxay gudaha u galeen Degmadda Diinsoor ee Gobalka Bay, oo maalmahan Masrax Milliteri u noqotay Ciiddamadda DFKMGS iyo Xooggaga hubeysan ee Al-shabaab. Dadka deegaanka, ayaa Idaacadda Somaliweyn u xaqiijiyey inay Ciiddamadda Ethiopianka oo ku hubeysnaa Labaatameeyo Tekniko ah ay fiidnimaddii xalay farriisimo ka dhigteen dhismihii Saldhigga Boliska iyo Isbitaalka Degmaddaasi, waxayna baaritaan kula dhaqaaqeen dhowr guri oo loo soo fara muuqay, sida la sheegay. Ciiddamadda Ethiopianka ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen mid ka mid ah Ugaasyadda Beelaha degga Diinsoor, oo lagu magacaabo Ugaas Siidi, lamana garanayo halka ay la aadeen. Goobjoogayaal ayaa sheegay inay Ciiddamadda Ethiopianka mamnuuceen inay gaadiidka soo galaan ama ka baxaan Degmadda Diinsoor, iyadoo la xayiray dadkii Xoolaleyda iyo Beeralayda ee u foof tegi jirey shaqooyinka. Ciiddamadda Ethiopianka, waxay kaloo farriisimo ka dhigteen daafaha Degmadda Diinsoor, waxayna ilaalo ka hayaan dhammaan Waddooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa Degmaddaasi. Dadka deegaanka, ayaa cabsi dheeraad ah ka muujiyey Ciiddamadda Ethiopianka ee soo dul-degay iyo khatarta ka dhalan karta haddii ay Ciiddamadaasi iyo Xooggaga hubeysan ee Al-shabaab mar kale isku farra-saaraan Deegaankaasi. Ilo-wareedyo ayaa sheegayo inay Dagaalyahannadda Al-shabaab ku sugan yihiin dhul-kaymeed aan ka fogeyn Degmadda Diinsoor, iyadoo uu Afhayeenka Kooxdaasi. Sheekh Mukhtaar Roobow “Abuu Mansuur” waayaddan dhaqdhaqaaqyo Ciiddan ka wadaan qeybo ka mid ah Goballadda Bay iyo Bakool. Source: Somaliweyn
-
Digniin kusocoto Sariflayaasha Muqdisho Mujaahidiinta oo Go'aan kasoo saaray Lacagaha Shilin Soomaaliga Feelsada ah ee Sicir bararka ku keenay Maciishadda. Maalmihii lasoo dhaafay waxaa qaybo katirsan Dhulka Muslimiinta Soomaaliya ku dhuftay Abaaro baahsan oo saamayn ku yeeshay Dadka iyo Duunyada, Abaaraha qaarkood waa Musiiba Rabbaani ah oo uu Alle nagu imtixaanayo Maalmihii lasoo dhaafay waxaa qaybo katirsan Dhulka Muslimiinta Soomaaliya ku dhuftay Abaaro baahsan oo saamayn ku yeeshay Dadka iyo Duunyada, Abaaraha qaarkood waa Musiiba Rabbaani ah oo uu Alle nagu imtixaanayo qaarkoodna waxaa sababay Cadawgga Umadda Soomaaliyeed. Magaaladda Muqdisho oo ah Caasimadda Dalka Muslimka ah ee Soomaaliya waxaa kataagan Sicir Barar ta'siir weyn ku yeeshay Shacabka oo Idil haddii uu ahaan lahaa Taajir iyo Faqiir waxaa qaali garoobay dhammaan Cayshkii ay Umadda Muqdisho raqiis ku baayacsan jireen. Xaalad Nolon xumo tii ugu liidatay ayaa ka jidho caasimadda haddii ilaah uusan Nasri keenin lama oga sida ay wax naqanayaan balse Ilaah umadda uga hiili maayo dhagar qabayaasha Kufaarta Tikreega iyo Camiiladooda. Dhibkan haysto Umadda waxaa sabab u ah Cadawga Umadda Soomaaliyeed oo Dalkii kusoo daabulayo Lacago Faalsa ah si loo wiiqo Dhaqaalaha Shacabka ku nool Muqdisho oo ah kuwa Lafdhabarta u ah Jihaadka Gumaysi Diidka ah. Sirdoonka Mujaahidiinta Soomaaliyeed ayaa xaqiijiyay in Murtadiin katirsan Kooxda Doofaareey Mbagati ay Mas'uul kayihiin Cayshka xun ee Muqdisho kataagan. Murtadiin ay isku dhawyihiin C.llaahi yuusuf ayaa magaalada soo geliyay Malaayiin Lacago Shilin Soomali ah oo lagusoo Daabacay Gobalada Bari gaar ahaan Boosaaso, Taliska Mujaahidiinta oo in Mudda ah arrintan daba gal kuweday ayay u cadaatay Hagardaamooyin ay damacsanyihiin Kooxda Mbagati oo ah in Shacabka Muqdisho Nolosha lagu adkeeyo si ay uyaraato waxiska caabinta lagula jiro Tikreega. Duulimaadyo farabadan ayaa dhowrkii Maalmood ee ugu dambeeyay kasoo degay Gegida Diyaaradaha Muqdisho kuwaas oo siday lacago Shilin Soomaali Feelsa ah waxaa durbadiiba loo qaybiyay Ganacsato Camiila ah oo ubadan Sariflayaal mid mid loo garanayo Mujaahidiintuna ay calaamadaystee sidaas daraadeed waxay Mujaahidiintu soo saareen qodobadan hoos ku qoran. *Marka hore waxaan kula talinaynaa Tujaarta Soomaaliyeed ee Muslimka ah in Ilaaahooda kabaqaan oo ayna Umadda ku dhibin Cayshka maadaama lagu guda jiro Xili Gumaysi dagaalana ay Dalkii ka socdaan. *Ciidamada Mujaahidiintu waxay Digniin adag ujeedinayaan Ganacsatada lashaqayso Ciidamada Gumaysiga Tikreega iyo Kooxda Mabati ee loosoo xilsaaray socodsiinta Lacagahan faalsada ah ee Dadkii baabi'yay waxaa jiro Shaqsiyaad aan siwanaagsan Isha ugu hayno oo ubadan Sariflayaal. *Dhammaan Suuqyada lacagaha lagu kala Bedesho waa in aan laga qaadin Lacagaha cusub ee dhawaan soo gaari doono,Mujaahidiinta Soomaaliyeed waxay utaaganyihiin Badbaadinta Shacabka dhan walba. * Maamulka Riddada ah ee C.llaahi yuusuf wuxuu qarka usaaranyahay in uu kala tago markaas bay damacsanyihiin in ay ku badbaadaan Dhiigga Shacabka laga bilaabo Maanta oo ay Taariikhdu tahay 17-03-208 Mujaahidiintu Mowqif adag ayay kaqaadanayaan Ganacsatada u adeegto Tikreega saliibiga ah ogoow Ganacsade in aadan wax dhaamin Dharcagaarta Tikreega lasafan haddii aad Maalkaaga ku taageertid Tikreega Wabilaahi Towfiiq QAADISIYA WAA XARUNTA NOOLEYNTA DHAQANKA ISLAAMKA. Source: Qaadisiya
-
Conversation between Max'ed Dheere and the Muqaawama. Language not suitable for minors. Content is full of profanity and dirty language. Here
-
BALADWEYN (PO) - Guddoomiyihii hore ee magaalada Beledweyne ee Gobalka Hiiraan, Axmed Gobeey Cawaale, ayaa lagu dilay Tuulladda Ceel-dheere oo ku taalla inta u dhexeysa magaalada Dhuusamareeb iyo Degmadda Guri-ceel ee Gobalka Galgaduud. Goobjoogayaal ayaa saxaafadda u xaqiijiyey inay kooxo hubeysan oo ay jidgooyo u taallo Tuulladda Ceeldheere kala degeen Marxuumkaasi gaari rakaab ah oo ka soo ambabaxay Magaalada Dhuusamareeb, kuna soo jeeday magaalada Beledweyne, iyadoo ay halkii ku toogteen. Ma cadda sababaha rasmiga ee loo dilay Marxuumkaasi oo aan wax xil ah ka haynin Maamulka ka arrimiya Gobalka Hiiraan, inkastoo ay warar aan la xaqiijinin sheegayaan inuu dilkiisa salka ku hayo aano-qabiil. Maydka Allaha U Naxariistee Marxuum Axmed Gobeey Cawaale ayaa xalay la soo gaarsiiyey magaaladda Beled-weyne, iyadoo isla saakayto lagu aasay Qabuuraha Guufaale ee Bariga magaalada Beledweyne. Dhinaca kale, dilka Marxumkaasi waxa uu saamayn ku yeeshay dhaqdhaqaaqa gaadiidka isaga kala goosha Goballadda Hiiraan iyo Galgaduud, iyadoo ay arrintaasi xiisad ka abuurtay gudaha magaalada Beledweyne iyo Deegaannadda Bacda iyo Beer-gadiid oo Marxuumka la dilay deegaan ahaan ka soo jeedo. C/risaaq C/laahi Maxamed Nairobi-Kenya Puntlandonline
-
Maakhir Country.
-
wuxuuna khilaafkaasi sababay in qaar ka mid ah warbaahintu qoraan in Gabre uu dharbaaxay C/llaahi Yuusuf, waxaana tan iyo wixii xilligaasi ka danbeeyey si weyn isugu soo dhowaanayey Jen. Maxed Siciid Xersi (Moorgan) oo ku magacawnaa lataliyaha C/llaahi Yuusuf ee dhinaca milateriga. Another sort of 'dharbaaxo' kutiri kuteen.
-
Mada.
-
Xoogsade: Thanks for your kind words. No need to apologize. You caused no harm. We're exchanging ideas and point of views, hopefully in respectful manner and in compliance with our deen. It does not bother me to read the views of others on this matter including some arrogant, ignorant Kaligiis Muslim but what do not sit well with me is that someone in such character and mindset is supposedly speaking on behalf of Muslims and Islamic values. As if the key of Firdows is in their wallet and ten steps closer to Allah than you. Playing 'I'm the better Muslim' card with a twist of poor taste of comedy has lately become the new way of defending Islam from the Christian Ethiopian army, and dabodhilif gaalo-raacyo. Little do they know Islam forbids debating with non-Muslim, let alone Muslims, unless in the best way and manner possible. Somalis of all regions and walks of life have lost loved ones in these ongoing conflicts. We seem to have accustomed to the never ending warfare and bickering. Sadly, those back home are mostly been effected and bear the greater tragedy. Some of them have sustained great bodily harm, death of family members or destruction of property at the hands of the bad guys, others at the hands of the good guys. I understand it's a two way conflict but one is left with a dilemma, either with us or with them. Either with the good guys and their dulmi and fitna or with the bad guys and ilaa naari jahanam. Why does one have to remain mute on the negligences and misguidance, not to mention abuse done in the name of the deen by the good guys? Has our responsibility to correct our mistakes been nullified in times of war?
-
^War ka daa. Mansuur iyo Mööryaantiisu are not so godly rescue angels. Sheekadan naxdinta leh goor horaan ka akhriyey bogga lagu soo daabacay. Waa mid laga murugoodo balse waxaa ayyaan daro ah in Soomaalida maanta joogta ay dulmiga, xumaanta, fidnada iyo faasiqnimada noqoto nolol maalmeed har iyo habeen lagu dhaqmo sidii duulkii quraanka lagu sheegay.
-
^So in the eighties. Arboco Cabdiyo Maxamado Canbaro