Jacpher

Nomads
  • Content Count

    5,330
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Jacpher

  1. ^It may seen awkward at first sight but believe me you'll be dancing alone.
  2. ^Rumor has it Siilaanyo is declared Al-Kaa'iidha in the horn.
  3. Riyaale oo xilka loo kordhiyay 10 Apr 10, 2008 - 8:43:58 AM Fadhi maanta isugu yimaadeen golaha guurtida ee Somaliland, ayaa lagu go'aamiyay in xilalka loo kordhiyo Madaxweynaha Somaliland Dahir Riyaale Kaahin iyo ku-xigenkiisa Axmed Yuusuf Yaasiin. Kulankii maanta dhacay oo ay ka qayb galeen 65-mudane oo ka mid ah 82 uu ka kooban yahay golaha guurtida ee Somaliland, ayaa lagu qaaday cod iyadoo 61-mudane ay isku raaceen in xilka loo kordhiyo Riyaale iyo ku xigeenkiisa, halka ay diideen 2-xildhibaan, 1-xildhibaanna uu iska aamusay, Guddomiyuhuna maba uusan codeyn. Madaxweyne Riyaale iyo ku-xigeenkiisa Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa xilkii loo soo doortay ee 5-ta sanadood ah wuxuu ugu egyahay bartamaha bisha soo socota ee May, iyadoo xilka loogu kordhiyay muddo hal sano ah. Arrintaan ayaa waxaa dorraad kasoo saaray digniin madaxda xisbiyada mucaaradka ee Somaliland, iyagoo sheegay inaysan aqbali doonin xil kordhin loo sameeyo Riyaale iyo maamulkiisa, haddii ay dhacdana ay sababi karto xasillooni-darro aan si fudud loo dhameyn karin. Fadhiga maanta oo uu shir-gudoominayay ku simaha guddoomiyaha golaha guurtida ee Somaliland Sheekh Axmed Sheekh Nuur Hurre ayaa waxay sidoo kale ansixiyeen in golayaasha deegaanka ee Degmooyinka Somaliland ay sii hayaan xilalkooda oo kaga ekaa bisha June ee sannadkaan, inta laga gaarayo 6-da October oo ay guurtidu u qorsheeyeen inay dhacdo doorashooyinka golayaasha deegaanka SL. Xarunta uu shirku ka dhacay oo aad loo adkeeyay amaankeeda, kaddib markiii qarax weyn u shalay ka dhacay qol ka mid ah; ayaa waxay xubnaha shiray sheegeen inay xil kordhintaan u cuskadeen sharciga Somaliland u yaalla oo dhigaya in doorshooyinku ay kala dambeeyaan 6-bilood, maadaama golaha deegaanku ay dhacayaan October sannadkaan. Qoraal ay wadajir u soo saareen xibiyada mucaaradka ah ee KULMIYE iyo UCID una gudbiyeen guddiga guurtida SL ayaa waxay sheegeen in doorashooyinka soo horreeya ee dhacaya 6-da October laga dhigo tan Madaxtooyada, dibna loo dhigo tan golayasha deegaanka. Faysal Cali Waraabe iyo Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa waxay sidoo kale sheegeen in marka la gaaro 6-da May ee sannadkaan la dhiso Dowlad wadaag ah oo ay si wadajir ah u wada maamulaan iyaga iyo xisbiga talada haya, haddii kale aysan aqoonsan doonin xil kordhinta maanta la sameeyay. Garowe Online,Hargeysa
  4. ^Yuu tuu rimaan mii of Wanda Sykes jook abowt waman deetaajing aan laaking deer istaaf in sayf.
  5. Rumor has it a teenage girl from PL on a visit in Hargeysa has been arrested.
  6. Hate is not healthy thus unconstitutional.
  7. ^You can go back to Africa. Free country, this is.
  8. I never knew Yoow-Malaku-Towba existed before you and I never knew they'd solicit towba online.
  9. "The major thing is the election. We're also trying our best to fight the terror -- We're the only Muslim country that has that in the constitution," Kahin said in the city of 800,000 where goats roam the centre and trees are decorated with discarded plastic bags swept up by desert winds. Talow haduu u sujuudi lahaa miyey aqoonsan lahaayeen? Intuu gaalo dabo-orad iyo aqoonsi ayey hilmaamsiiyey dadkiisa.
  10. I don't know if Al-Shabaab are the biggest fitnah today in the country but I'm sure they're definitely not the best xikmah to attain peace and end to two decades of civil war. Actually, they stand as far as possible to bring xikmah and peace to Somalia. Here are few simple facts you may get beheaded for. Somalia is a Muslim country with a national flag long before them. Islam did not spread throughout the country and much of the world by a suicidal maniac Kaligii Muslim. Ethiopia has twice as many Muslims or more as Somalia. Ethiopia & Somalia's conflict is as old as the child soldiers of Al-Mansuur's Shabaab. Jihaad is not blowing up Muslims and driving them out of their homes Rejecting and killing Muslims on the false basis of Murtadnimo is contrary to Islamic teachings. This group is acting as if Allah has appointed them to decide who's muslim or murtad, lives or dies, and bring Kitabulah by a barrel of gun to millions of already Muslims. I won't be surprised if the likes of Mansuur claim to have received new waxyi of stepping to the presidency by any means necessary. I'm no Muslim scholar but I know Islam is a religion at peace with its people and full of xikmah. At the rate this group is climbing to the power, the better of the evil choice might just be occupation of the Ethiopians. At least you'd be save returning from the masjid.
  11. ^I'm not English professor. Forget about the hate and the name calling. Embrace the peace efforts.
  12. ^Al-qowsaariin waa loo baahanyahay hadaad madax ka noqon laheyd Bakhtiyey carries a degrading connotation like dooli baaskiil dusha ka maray.
  13. ^^Oo hadda xawaankii baad leedahay human flesh?
  14. ^That's not used in up north. He needs khaldaan translation.
  15. No. Not at all. I like yours. You're actually doing a research on this topic. Good job and good luck. I'm concerned about Waxaa la yiri history and no source or a qabiil blogger as a source of reference. None of it is objective or informative.
  16. Anigu waxaa la yaabay Soomaalidoo dhan waa Historian ama Politician. Most have PhDs in qabiil history and politiking. Sidii Google uunbey mar walba a new version soo tuurayaan. Hadii aad weydiisid tuulo cidooda aysan dagin oo ah the other corner of the country, waxaa dhici karta inuusan garan magaceeda. Walee next generations ibtilaa heysata. EDIT: Just a random rant. Nothing to do with the topic or the poster.
  17. Libaaxoow I see what you mean. Though my middle and high school was in Carabi, I read it twice and could not help the words 'dilay' and 'Cadde Muuse' popping out of the screen. The rest of the report didn't make it any clearer. Is this what is supposed to mean? "Allaahu Akbar Mujaahidiinta oo Xalay Boosaaso ku Dilay [Labo nin ee kooxda] Ashahaada ladirirkii [Maamulka] Cadde Muuse"?? Four more words could have made much difference.
  18. ^As many as needed to deter reer Aw-fatiire threat. I think Gari is giraffe? Yummy.
  19. ^ Beelwaanena dolphinaa liqay. Askarta Tikreega ee dalka la keenay ayaa waxaa ka muuqaneysa sida ay duurka ugu jireen oo aysan waligood biyaha u arki jirin, waxaana arrintani ay sidoo kale muujineysaa gaajada kajirta Wadankooda gaar ahaan Tikreega oo iyagu ah Kuffaarta ugu badan ee qaska kawada dhulalka Islaamka ah ee Afrikaanka. Horey ayaa Tikreega markii ay u galeen Muqdisho waxa ay ugu hafteen Badweynta iyadoo qaarkoodna la arkayo Baqtigooda oo laga soo saaray Badda inkastoo ay qariyeen Tikreega hadana waxaa arrintaasi shaaciyay Naaquudiyaal Soomaali ah oo Xeebaha Soomaaliya ka kaluumeysta. These two paragraphs just killed any prospect of believing the story.
  20. ^Yeah. Ain't it next to Biryani place. Good news.
  21. Allaahu Akbar Mujaahidiinta oo Xalay Boosaaso ku Dilay Ashahaada ladirirkii Cadde Muuse. waxaa la daabacay Sun 06 Apr 2008 07: 28: 02 Mujaahidiin Soomaaliyeed oo kusugan magaalad Boosaaso Gobalada Waqooyi Bari dalka Soomaaliya ayaa wado baacsi ay ku hayaan Kooxaha Ashahaada ladirirka ee dhibaatada kawado Gobalada laysku yidhaahdo Puntland. Mujaahidiin Soomaaliyeed oo kusugan magaalad Boosaaso Gobalada Waqooyi Bari dalka Soomaaliya ayaa wado baacsi ay ku hayaan Kooxaha Ashahaada ladirirka ee dhibaatada kawado Gobalada laysku yidhaahdo Puntland. Walaalaha Mujaahidiintu waxay Xalay magaalada Boosaaso ku Khaarijiyeen 2 Nin oo katirsanaa waxa loogu yeedho Sirdoonka Puntland oo ah Mujrimiin Calooshood ushaqaystayaal Lacago Rakhiis ah kusoo qaatay Burburinta Masaajidyada. Allaha Dhowree Mujaahidiintu waxay meel goolad ah ugaleen Mujrimiinta doonayay in magaalada ay ka xaalufiyaan Wadaadada iyo dadka lays dhihi karo waxay gacan ka gaysanayaan Jihaadka kasocdo Soomaaliya. Mujaahidiinta iyo Ciidanka Riddada ah ee Puntland ayaa Tacshiirado isku dhaafsaday xaafad ku dhaw Marsada Boosaaso waxaana markii Dambe goobta lagu arkay Maydadka Ashahaada ladirirkii Cadde Muuse, ilaah fadligiis meel kasta waxaa laga helayaa kooxo utaagan Difaaca Diinta Islaamka. Source
  22. Dayniile is now reporting TFG is back to Balcad. If it's a genuine report, it's a cat and mouse video game.