Dad yaab badan baa tihiin.
Try_Me:
Walaal I did not judge you. All I said is that I heard of some girl in Lahore. There are very few somalis in Lahore, and most of them come to Karachi for holidays. so you hear shitt. And I do not believe everything I'm told.
Walaal, it's good to hear your side of the story.
I was joking about the pimping. Weren't you?
Rudy: isdaji sxb. I only judge people I've met.
Charisma:
Isfahan la'aanta aad sheegaysid ee kadhaxeeya wiilasha/gabdhaha somaaaliyeed wuxuu ku eegyahay tuulooyinka (sida jamshuura, nawaabsha) iyo meelahay somalidu kuyarhiyiin (sida Lahore).
Arintanna waxaa sababtay soomaalida oo magaalooyinkaas aad ugu yar oo sidaad darteedna isku dhexgaleen pakistanis. Pakistantaas dhaqankooga (oy kamidtahay wiilasha iyo gabdhaha inay kala xidhxidhnaadaan) ayaa markaa saameeyay.
Se hadday kulatahay gabadh asturan iyo mid aan asturnayn in hal diirad lagu wada eegi, waad qaldantahay.
Nabad Gelyo.