Xudeedi
Nomads-
Content Count
1,691 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xudeedi
-
Source: Horseed Media Wasaarada Waxbarashada ee Dowlada Puntland ee Soomaaliyeed ayaa waxaa ay maanta amar soo saartay oo ku sabsan goobaha waxbarashada kala duwan ee lagu furaayo degaanada Puntland. Wareegto u maanta Xafiiskiisa ku taala Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland ka soo saaray Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Puntland Dr.Cabdi Faarax Juxa ayaa waxaa u sheegay in aan wax Dugsi Hoose, Dhexe iyo Sare iyo weliba Jaamacad aan laga furi karin dhamaan degaanada Puntland iyadoo aysan ka warqabon Dawlada Puntland iyo wasaarada Waxbarashada. Wuxuuna arintaas u sababeeyey una sheegay in ay wasaaradiisu doonayso in ay ogaato inta meelood oo waxbarasho oo ka furan degaanada Puntland,iyadoo u sheegay in ay Wasaaradu dhowaan si deg deg ah u bilaabi doonto tiro koob rasmi ah oo ay ku samayn doonto goobaha waxbarashada ee ka furan degaanada Puntland. Mr. Juxaa ayaa sheegay in ay arintaas u cuskadeen sidii ay ogaan lahayeen tayada waxbarasho ee laga helo goobahaas waxbarashada iyo in lala socda waxyaabaha ka baxa nooc kasta ha ahaadan. Wasiirku ayaa ugu baaqay in cidii rabta in ay goob waxbarasho ka furato degaano hoos taga Dowlada Puntland ay la soo xirriraan Wasaarada Waxbarashada ka dibna ay wada hadalo qaadan doonaan. Wasiirka Waxbarashada Puntland Mudane Cabdi Faarax Juxaa ayaa ugu baaqay goobaha waxbarashada aan ka diiwangashaneyn Wasaaradiisa gaar ahaan dugsiyada in ay sii deg deg ah isku soo diiwan geliyaan. Ugu dambaynti Wasiirka ayaa sheegay in Wasaarad ay iminka ku guda jirto talaabooyin ay ku doonayso in ay la socoto heerka waxbarasho ay gaarsiisanyihin goobaha waxbarashada ee ka furan degaanada Puntland. Sanadkasta marka la gaaro xiliga waxbarasada ayaad ka maqleysaa idaacadaha gudaha xayeysiisyo iyo ogeysiiyo iskoolo cusub oo laga furaayo deegaanada Puntland, kuwaas oo aan la ogeyn tayada waxbarasho ee ay leeyihiin.
-
Bosaso: Ciidanka amaanka ee DGPL ayaa waxaa ay Dowladda dalka Masar u gacan gelisay maamulka Puntland ilaa 8 nin oo burcad badeed ah oo ay ciidanka badda ee Masar ay ka qabteen gacanka cadmeed Dowlada Masar ayaa waxaa ay mar sii horaysana ay u gacan gelisay Maamulka Puntlland koox burcadbadeed ah oo afduub u geystay Markab laga lahaa dalka Masar Masuuliyiin dhinac amaanka oo ka tirsan maamulka Puntland ayaa sheegay in ay aad u soo dhaweynayaan talaabada ay qaadeen dowlada Masar Saraakiisha ayaa waxaa ay u sheegeen saxaafada in ay dhawaan Maxkamada la soo taagi doono kooxdaan burcadbadeedka ah. Ciidanka amaanka ayaa waxaa ay kooxda burcadbeedka ah ee lagu wareeji yey waxaa ay u taxaabeen Xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. Maamulka Puntlland ayaa waxaa ay ka codsadeen Dowlada dalka Masar in ay ku soo wareejiyaan kooxdaan burcadbadeedka ah arinkaas oo ay Dowlada Puntlland ay ku guulaysteen. M_M_Deeq Halgan.net
-
Bosaso: Ciidanka amaanka ee DGPL ayaa waxaa ay Dowladda dalka Masar u gacan gelisay maamulka Puntland ilaa 8 nin oo burcad badeed ah oo ay ciidanka badda ee Masar ay ka qabteen gacanka cadmeed Dowlada Masar ayaa waxaa ay mar sii horaysana ay u gacan gelisay Maamulka Puntlland koox burcadbadeed ah oo afduub u geystay Markab laga lahaa dalka Masar Masuuliyiin dhinac amaanka oo ka tirsan maamulka Puntland ayaa sheegay in ay aad u soo dhaweynayaan talaabada ay qaadeen dowlada Masar Saraakiisha ayaa waxaa ay u sheegeen saxaafada in ay dhawaan Maxkamada la soo taagi doono kooxdaan burcadbadeedka ah. Ciidanka amaanka ayaa waxaa ay kooxda burcadbeedka ah ee lagu wareeji yey waxaa ay u taxaabeen Xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. Maamulka Puntlland ayaa waxaa ay ka codsadeen Dowlada dalka Masar in ay ku soo wareejiyaan kooxdaan burcadbadeedka ah arinkaas oo ay Dowlada Puntlland ay ku guulaysteen. M_M_Deeq Halgan.net
-
Bosaso: Ciidanka amaanka ee DGPL ayaa waxaa ay Dowladda dalka Masar u gacan gelisay maamulka Puntland ilaa 8 nin oo burcad badeed ah oo ay ciidanka badda ee Masar ay ka qabteen gacanka cadmeed Dowlada Masar ayaa waxaa ay mar sii horaysana ay u gacan gelisay Maamulka Puntlland koox burcadbadeed ah oo afduub u geystay Markab laga lahaa dalka Masar Masuuliyiin dhinac amaanka oo ka tirsan maamulka Puntland ayaa sheegay in ay aad u soo dhaweynayaan talaabada ay qaadeen dowlada Masar Saraakiisha ayaa waxaa ay u sheegeen saxaafada in ay dhawaan Maxkamada la soo taagi doono kooxdaan burcadbadeedka ah. Ciidanka amaanka ayaa waxaa ay kooxda burcadbeedka ah ee lagu wareeji yey waxaa ay u taxaabeen Xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. Maamulka Puntlland ayaa waxaa ay ka codsadeen Dowlada dalka Masar in ay ku soo wareejiyaan kooxdaan burcadbadeedka ah arinkaas oo ay Dowlada Puntlland ay ku guulaysteen. M_M_Deeq Halgan.net
-
Madaxweynaha DGPL Dr. C/raxmaan Sh.Maxamed Faroole iyo Madax weyne Ku xigeenkiisa Jen.Cabdi Samad Cali Shire oo horkacaya ciidamo xooggan ayaa waxaa ay saaka u baqooleen Degaanka Ufeyn. Madaxweynaha DGPL Dr Faroole iyo ku xigeenkiisa Jen Cabdisamad Cali Shire ayaa waxaa ay kulamo kale duwan kula qaateen magaalda Boosaaso Isimada Gobolka Bari iyo odayo dhaqameedyo ka soo jeeda beelo walaalo ah oo ku dagaalamay Degaanka Ufeyn Safarka Madaxweyna DGOL iyo ku xigeenkiisa ayaa waxaa uu salka ku hayaa si hishiis waara loo kala dgexdhigi lahaa beelo dagaal uu ku dhexmaray degaanka Ufeyn,Beelaha degan Gobolka Baria ayaa waxaa ay caan ku yihiin in ay soo dhaweeyaan ama qaataan Nabad iyo in laga fogaado dagaalada dhexmara maleeshiyaad reer mii ah oo inta badan ku dagaalama dhul ama ceelbiyaadyo. Madaxda ugu saraysa Puntlland ayaa waxaa la filayaa in ay maanta goob jooga ka ahaadaan hishii ay kala saxiixan doonaa beelihii ku dagaalamay degaanka Ufeyn iyadoo la filayo in Madaxda Puntlland ay hadalo kale duwan ay ka soo jeediyaan xaflada hishiisiinta beelaha walaalaha ah. Maamulka Putlland ayaa waxaa uu ciidamo xoogagga kala dhexdhigay 2 beelood ee ku dagaalamay degaanka Ufeyn ,maleeshiyaad reermii ah oo dagaalamay ayaa waxaa ay dhimasho iyo dhaawac soo gaareen dad lagu qiyaasay 20 oo kuli ka tirsan maleeshiyaadkii dagaalamayey Culimada iyo Isimada Gobolka Bari ayaa waxaa ay qayb ka yihiin in ay soo afjaraan colaad u dhexeysa 2 beelood oo walaalaha ah waxaan ay soo gaarsiiyeen heer wanaagsan iyagoo ku guulaystay in ay xabad joojin dhexdhigaan 2 beelood ee ku dagaalamaya degmada Ufeyn. Source: All Sanaag
-
Borama(Saylac.com)- Masuuliyiinta sadexda xisbi qaran ee somaliland u kala fadhiya magaalada Borama oo kala ah Axmed muumin seed Gudoomiyah Ucid ,Ibrahim adan Qalib kulmiye C/casiis Cismaan rage Udub iyo waliba Saladiinta gobolka Awdal ayaa saylac.com u xaqiijiyey tageerada ay u hayaan wakhti kordhinta golaha guurtidu ay maanta gaadhay. Masuuliyiinta axsaabta qaranka somaliland ee gobolka Awdal ayaa sheegey in mudo kordhinta la sameeyey ay soo afjari doonto khilaaf baryahanba ka dhex aloosnaa xisbiga talada haya iyo axsaabta mucaaradka somaliland. Dhinaca kale aqoonyahano iyo waxgarad kale oo aanu waxka weydiinay aragtidooda ku wajahan mudo kordhinta guurtidu maanta u samaysay Madaxweynaha Jamuuriyada Somaliland mudane Dahir Rayale kahin, ayaa dhamaantood dadweynuhu waxay shegeen in ay ahayd talaabo horumar weyn u keeni karta Jamuuriyada Somaliland isla markaana aduunka iyo wadamada dariska aanu nahayba tusi karta xeer dhaqameedka soo jireenka ah ee somaliland oo marwalba wadahadal lagu dhameeyo wixii khilaaf ah ee jira. Guud ahaan gobolka Awdal ayaa maanta dadku waxay hadal hayaan mudo kordhinta loo sameeyey Mudane Dahir Rayale Kahin iyo soo afjarida khilaafkii mudaba soo taxnaa ee soo kala dhex galay axsaabka qaranka somaliland Waraysiyo gaar ah kala soco saylac.com saacadaha inagu soo fooleh
-
Dhahar oo La Gudoonsiiyay Koobkii Tartanka aqooneedka +Sawiro Waxa Habeenimadii xalay Xaflad aad u heer sare ah logu dhigay Gobolkii Kaalinta kowaad ka galay tartankii Gobolada Somaliya iyo kii Kaalinta labaad galay Hotel Torobikaal oo ku yaala Bosaso Gobolka Sanaag oo horyaalka sanadka ah iyo Ki sanadkii hore oo Mudug ah ayaa Xaafladan sii weyn logu Abaal mariyey iyada oo weliba la siiyey Gobolkaasi Sanaag koobka aqoonta Gobolada ee Somaliya 2009, Madama aay ka soo dhex Bexeen 9 Gobol oo kale Xaaflada oo aay ka soo qeyb galeen Masuuliyin ka socota Dowlada Puntland, Shirkaada telcom oo iyadu maal gelisay taranka, Idaacada Horseed madax ka socota, Ururada haweenka, Ururada Dhalinyaada, Ganacsatada, Culimada Iyo Odayaasha Gobolka ayaa dhamaan ka soo qeyb galay xaaflada Haddaba Gobolka Guushu aay raacday ee Sanaag ayaa la siiyey Abaalmarino kala duwan oo isagu jira Koobab, lacago iyo waliba Duco badan oo logu duceyey in allaah u sii balaariyo Aqoontooda dhalinyarada Masuuliyiinta Puntland ee halkaasi ka soo qeyb galay ayaa dhamaan sii weyn ugu mahadceliyey Gobolkaasi sanaag iyaga oo tilmaamay inay ku faraxsan yahiin guusha u ka gaaray dhanka aqoonta iyo Cilmiga, Wasiirka Arrimaha gudaha Mudane cabdullaahi Axmed Jaamac Ilkajiir ayaa kaga soo qeyb galay Xaaflada khadka telfoonka isaga oo sii weyn ugu mahadceliyey dhalinyarada gobolkaasi Sanaag guusha balaaran ee aay ka gareen Dhanka aqoonta, Sidoo kale Xildhibaan Caasho axmed cabdalla ayaa iyaduna sii diiran ugu mahadcelisay Gobolada ka qeyb galay Tartanka gaar ahan gobolada Mudug iyo sanaag oo guusha qatay Mus'uuliyiinta xaaflada ka qeyb galay ee kala ayaa iyaguna sidoo kale u mahadceliyey dhalinyarada Gobolka Sanaag sidoo kale, Waxana ka mid ah Masuuliyinta labada wasiir ku xigeen Ee Arrimaha Gudaha mudane yusuf axmed Khayr iyo Warfaafinta Mudane Abdishakuur mire aaden Ugu dambeyntii Cabdishakuur mire ayaa gudoonsiyey Gobolka sanaag koobka iyada oo u qaday Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolkaasi oo lagu magacaabo Yasiin Cabdiwaxiid Dhahar. Wasiir Ku xigeenka Warfaafinta Puntland,Dr C/Shakuur
-
Puntlands 5th Largest City and the Capital of Haylaan region.
-
Nasir, Cowke, Naxar ilma adeerayaal engaging in a discussion with these Northwesterners or the mugged ones on Sanaag only dillusions them to a debate of dispute. The capital (Ceerigaabo) is located on the West of the region in which 16 districs come under and 10 are exclusively settled by Makhiris and 3 by Darwiish Puntlanders. Puntland troops are based in 10 Killometers in the town of Dar-Assalaam over monitoring majority citizens of Ceerigavo (Puntlanders). In 1999 Puntland appointed the mayor of Ceerigaabo and city council but because the administration was in birth stage the appointed officials dissolutioned due to budgeting reasons. Even with-in the mugged ones administration, the visibility of Puntlanders by lineage highlights Puntland dominance on the region. (Taliyaha Ciidamada, Taliye kuxigeenka, Taliyaha Booliska, Xooghayaha Dowlada Hoose, Taliyah Asluubta, etc in your own administration are Puntlanders) A city with-out population turns into a ghost town like Berbera and the Somaliland administration is aware of Puntlanders dominance in the region and that well reflects their policies on Ceerigaabo. Can you name 1 project that your administration has brought to Ceerigaabo? The only Tuulo that Northwesterners settle in the region is CeelAfweyne with a population less than a thousand. A town that lacks a clinic, a high school, and the many neccesities that a town needs to function. Compare that to Puntlands 4th Largest City (Badhan)
-
Loooooooool adeer why didn't other regions use google or is it that dhahar has exceptional relationship with Google. I'm pretty sure the commitee took google into account as they were setting up the competition. The questions were timed and many of them were related to Somali history, poetry, and influential somali individuals (Sayid Abdulla Hassan, Sultan Mohamuud Ali Shire, Boqor Kenadiid, etc). I only see books during the competition. Go Go Go Sanaag
-
Laag idaacada Dhahar Radio ee Puntland Taniyo magaalada Laag ilaa iyo Boosaaso oo ay is qabsadeen dad soo dhaweynaaya kooxdii ku guuleysatey tartan aqooneedka gobolada Soomaaliya, kaasoo dhex marey 16gobol—oo ay horsed iyo Telecom Puntland Inc. wada qabteen. Shacabka magaalada Laag ayaa waxay muujiyeen xamaasad iyagoo xaflad balaadhan u qabtey kooxda degmada Dhahar, halkaasna ay aad ugu soo dhaweeyeen, kooxdii degmada Dhahar oo ku guuleysatey tartan aqooneedka. Dhalinyada Kooxdan ku guuleystey ayaa waxaa magaalada Boosaaso kusoo dhaweeyey baabuur ka badan boqolaal oo ay saaranyihiin shacabka iyo hay’ado aqooneedka gobolada Sanaag, Haylaan iyo Bari. Xafladan maanta ayaa waxaa xigi doona xaflad habeen dambe lagu qaban doono hoolka shirarka Telecom oo lagu gudoonsiin doono kooxda Dhahar Koobkii ay kasoo hanteen tartan aqooneedka, sidoo kale waxaa kasoo qeyb gali doono kooxihii kaloo dhan iyo kooxda gobolka Mudug oo timid Finalka. Waxaa xusid mudan in tartan aqooneedka ay qabteen idaacada Horseed, shirkada Telecom Puntland ay maal galisey. Kooxda tartamayaasha Sanaag ayaa waxaa sidoo kale xaflad caawa ugu qabtey magaalada Boosaaso fanaaniinta Puntland iyadoo magaalooyinka gobolada Puntland si aad ah looga dareemayo iminka. Diyaarintii wariye Maxamed Axmed Ciise--Madaxa idaacada Dhahar Radio ee Puntland
-
"a fair system spawns security, stability, and development of every region, and Puntland cannot hope to make progress towards development or democracy without creating conditions and institutions necessary for a lasting solution to internal issues and just political representation. " Lack of fair and just representation is the essence and the sparker of all regional tensions. This article analyses past policies and how those policies impacted Makhiri regions in the most accurate way. Thanksful: You must understand that criticizing previous administrations and re-orating their mistakes only purpose is to address to this new administration. Instead of admiting that alienation trully exists, you get all defensive thus further proving the accusation that links "Puntland" only to your region.
-
Makhiri's are Puntlanders by both political outlook and ancestrial lineage. Because Puntland was birthed by mutual agreement, the authority is legitimaced through regional consent. With that being said, Makhiri's as stake holders have every right to demand greater services to the administration they legitimised. Before the formation of Puntland, Makhiri check points were present in the road that connects Bosaso to other regions. The Makhiri's agreed to remove those checkpoints and turn over some of there revenue to the state. If those road blocks were still present today, imagine how it would effect the flow of business with that road being the only road in the region. The airport in Bosaso is geographically located in a Makhiri area in which the administration had to pay the local clan when they wanted to extend it. If it was not for Makhiri cooperation, Puntland would have not been what it is.
-
From Thanksfulsp "Puntland owe's them nothing." Adeer SSDF communities have gained so much at the expense of the Makhiris. Notable examples are the peace pact of Bosaso, Taxes that the authority collects from infastructures we share such as the road in Bari, port, and the airport. The authority must show transparency to its stakeholders and provide services to all regions equal or else it looses its legitamacy.
-
Progress indeed
-
“Rayaale Xoolahaa uu wareejiyay iyo Dekeddaa uu xidhay, wuxuu ku mutaysan karaa xadhig iyo in la dilo” Faysal Cali Waraabe May 19th, 2009 “Dadkii ku-xumee u doortay ee Codka siiyay Rayaale ayaa maanta ugu liita” Waxaynu u soo halgannay laba ujeeddo, ta hore oo ah in talada dalkeena aynu soo ceshano, mid kalena wuxuu ahaa in Dawlad Sunnaha iyo Kitaabka Alle samaysano. Maanta dalkeena Nabadi waa jirta, laakiin waxa caddaatay oo soo baxaysa in dadka dalka gacanta ku haya ay yihiin fadhato dalka fadhataysanaysa. Taa waxa daliil u ah, 300 oo sanno ayaa Xoolaha laga dhoofinayay Berbera, maanta waxa nasiib-darro ah in aanu hal neef ahi ka bixin oo Saylado kale oo ka fogfog ayay ka baxaan, waxaana masul ka ah dadka maanta gacanta ku haya. Waxaan ilaahay ka baryayaa in sanadkan-sanadkiisa Ilaahay ka xoreeyo umadda gacanta ku haya.” Sidaa waxa yidhi Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo M/weyne Rayaale iyo Xukuumaddiisa ku dhaliilay hoggaamin-xumo iyo inay gabeen hawshii loo igmaday. Waxaanu jawaab ka bixiyay hadal uu sheegay M/weyne Rayaale oo sheegayay in si joogto ah u kulmaan isaga iyo Faysal. Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo shalay Waraysi gaar ah siiyay Telefishanka SLSC, ayaa hambalyo iyo bogaadin uu u diray Shacabweynaha Somaliland munaasibadda 18-ka May ka sokow, wuxuu ka hadlay xaaladda dalka ee waqtigan, waxaanu naqdiyay habkii loo Doortay Madaxweyne Rayaale, isla markaana wuxuu eedayn u jeediyay Wasiirada Xukuumadda Rayaale. Waraysigaas ayaa wuxuu u dhacay sidan; S: Guddoomiye, waxa jirtay in M/weyne Rayaale uu yidhi, Faysal waxaanu isu aragnaa si joogto ah, taasi ma jirtaa, sideedse u aragtaa? J: M/weynuhu dalkuu xukumaa, mana nihin dhinacyo Hubaysane in aanu kulano way tahay, waliba markay arrimaha Qaranku taagan yihiin waanu u tagnaa, tan u dambaysay ayay ahayd markii uu khalkhaliyay Komishankii iyo Guurtidii ee uu ka samaystay Doorasho ilaa 29-ka October ah ee arrintu Cirka isku shareertay ee ay noqotay in Somaliland halkaa lagu gawraco oo aanu Anaguna kala noqono Kalsoonida (Rayaale), ayaanu mawqif istaagnay oo aanu ka xishoonay in aanu nidhaahdno Dawladdu ma jirto. Sidaa darteed, waxaanu ku nidhi, KULMIYE mawqifkiisii waanu ka soo celinay ee gar qaado Dunida wax waa lays waydaarsadaa oo waxani kuuma suurtogelayaan ee talo keen. Nasiib-darrose, Madaxweynaha waan aqaanaa oo tanaasulka wuxuu u yaqaanaa daciifnimo. Dastuurka wuxuu u yaqaanaa waxa uu jecel yahay, taasina waxay keentay in aanu u tagno Anagu iyada oo ay Guddidii dhexdhexaadintu nagu dhex jirto. S: Had iyo jeer M/weynuhu wuxuu idinku eedeeyaa Xisbiyadiina Mucaaradka ah aqoon-darro Sharciyeed, sideed u aragtaan? J:..Rayaale sidaan hore u sheegay dalka wuu isku duubay oo wuxuu leeyahay, Aniga iyo dalka na wada dila ama sidaan doono ayaan ka yeelayaa, mana dilayno dalka oo ma burburinayno..Waxaan a loo doortay ku-xumayn oo dadkii soo halgamay ayaa isku xumaynayay oo ku xumee ayuu ku soo dhacay, laakiin dalkan wuxuu gaadhsiiyay dhibaato weyn..balse, haddaynu sharci gaadhsiin wayno, Ilaahay SWT ayaa inoo hiilin..Horta waa mide, Daahir Rayaale 7-dii sano ee uu dalka haystay wax baa dalka ka sii dhacay. Balse, Anagu waxaanu idiinku bushaaraynaynaa in aananu wax idinka cunayn, Daaro ka dhisayn oo Dumarka aananu Dahabka ka iibsanayn oo aanu Agoonta iyo dadka ilaalin doono. Haddii maanta la kicin lahaa Wershadda Sibidhka Berbera intaas oo qof baa shaqo geli lahaa, waxay u fadhidaa waa Laaluush oo Mashruuc kaliya dalka ka hirgeli maayo haddaan Laaluush la bixin. S: Waxa jiray Riig Biyo qodayay oo ay mar Rabshado ka dhaceen, kaas oo la sheegayo in aanu wax badanba qodin. Taa sideed u aragtaa? J: Dadkii Been baa lagu wadaa oo waxa lagu wadaa Mijin Jaad ah iyo Telefishan been-been ah oo loo bixiyay TV-ga Qaranka, kaas oo hadda u baahan in tallaabo laga qaado. Laakiin, intaas waa wada been oo intan Sacabka tumaysaa waa wada been oo intii badnayd dadku way xanaaqsan yihiin. Haddii Xadhig la jiido, wuu go’aa ee waxaan rejaynayaa in aad Doorashadan aarsataan oo M. Siyaad Barre Xabbad baynu kaga aarsanaye, inaga oo aan is-dhibin Cod ku aarsataan oo aynaan u dhiiban talada Nin iimaankiisu yahay maxaad cuntaa oo aanu inoo talin…Rayaale daacad uma aha dalkan ee cawaaqib-xumada isaga, Caruurtiisa iyo reerkiisu siday noqdaan ayaynu arki doonaa, haddaanu anagu duudsiyayno iyo haddaanu run sheegayno Ilaahay wuu arki doonaa. Laakiin, dadkan wuu baabiiyay oo dalkani hoggaan ma leh, wax ka naxaya ma leh wax dano gaar ah u socda ma leh. Siyaasi ka naxayaa wuu yar yahay, Sheekh ka naxayaa wuu yar yahay, Suldaan ka naxaya wuu yar yahay. Nin u tegaya (Rayaale) oo leh Tuuladayda Dugsi ka dhis ma leh, Nin u tegaya oo leh Dekeddayda maxaad u xidhay ma leh. S: Xil-ka-xayuubin M/weyne ayaad hore u soo qaadday, taas maxaad uga jeedday? J: Horta, Dalka wuu kufsaday iyo sharcigii oo dhan..Dhaqaalaha wuu la dagaallamay, sababtoo ah maanta Ninka Somaliland ah ee soo samaysta waa la dilaa, ninka dhaqaalaha baabi’iya Dilmo ayuu mutaystay. Anigoon meel kale tegin Xoolahaa uu meel kale u wareejiyay iyo Dekeddaa uu xidhay, wuxuu ku mutaysan karaa in Xilka laga qaado oo waliba la xidho oo Maxkamad la taago la dilo. Laakiin, dadkeedii iyo waqtigeedii ayaan la joogin. Nin ka maanta dhaqaalihii kaliya ee aynu haysanay u joojiyay mushqaayad awgeed ee maanta Xoolaheenii bari iyo Galbeed u kala dhaqaaqeen ayaa u wayn oo Sharciga iyo Dastuurka uu jebiyay ayaa Xilka looga qaadayaa. Beentuu sheegay M/weynuhu ee uu yidhi 300-Milyan oo Dollar ayaa Wershado lagu dhisayaa ayuu ku mudanayaa, beentuu sheegay ee uu yidhi Derejo ayaan u samaynayaa Ciidanka ayaa xilka lagaga qaadayaa, beentuu sheegay ee uu yidhi Lacagtaan Burco kaga bedelayaa ayaa lagaga qaadayaa xilka…laakiin, Baarlamaankeedii ma joogo, Guurtideediina ma joogo ee waxa jooga waxaan waxba ahayn oo aan dadka ka naxayn, laakiin waa layska daba tegayaa. Haddii layska iloobana, Ilaahay baan iloobayn Jariimada ay Rayaale iyo dadka ku xeersani ka galeen dalkan. Inta taageertaana way la qaybsanayaan oo inta yar ee Shaannida ka cabta ee tidhaahda Xisbi Hebel baanu ka soo baxnay. S: Faysal, waxa jirta haddaad Telefishanka daawato dad loo sacabbo-tumayo oo la leeyahay Xisbiyadii UCID iyo KULMIYE waa laga dareeray, sideed u aragtaan? J: Waxaasi waa lagu maan-qamaaminayaa, Umaddu maaha afarta qof ee maalintaa Jaadka loo qaadayo ee umaddu waa Umaddaa gaajoonaysa ee Biyaha u baahan. Waxaan soo maray Guryo inta la soo raray oo ay soo guureen, Dumarkii Guryihii u dhisi kari la’yihiin Gaajo.waa Umaddaas kuwa lagu xisaabtamayaa ee maaha kuwa Mijinta Jaadka la siiyo ee yidhaahda Xisbi Hebel baanu ka soo baxnay. Waxa weeye, dhalinyarta Jaamacadaha ka baxay ee Badda galaysa, waa Hablaha yaryar ee tegay ilaa Libya ee dhexda lagu kufsaday. Waa kuwaas kuwa maanta dadkoodu Codka bixinayaan, nin leh maanta maxaan ku qayilaa Codk bixin maayo. Ilaahay waxaan ka baryayaa in dalkeena hoggaan wanaagsan keeno, waxaanan ballan idiinku qaadayaa in aan Ictiraafka sanad gudihii ku keeno. S: Laakiin, waxa la leeyahay Faysal iyo Siilaanyo toona ma soo baxayaan? J: Waxa weeye, maalintii dhawayd ee Ina Rayaale la dooranayay dee Cilmi iyo taariikh fiican toona laguma dooran, waxa lagu doortayna waxay ahayd uun, dad baa lagu xumaynayay, dadkii ku xumaynayay maanta iyagaa u liita oo dadkii oo dhan baa wada xumaaday. Kuwii Codka siiyay ee lahaa yaanu Hebel soo bixin, iyagaa maanta ugu liita oo waxa laysku haystaa, waar yaa meesha keenay. Waanad arki doontaan Codayntee, haddii maanta UDUB Borama lagaga badan waayo, I tuurtuur. Markaa arrintu kaligii maahee, Rayaale oo kaliya yaan la qabsanin, intaas oo Wasiir baa jooga oo aan waxba tarin. Bal eeg Caqli-xumaantooda, Nin baa Xisbi ka soo baxay baa sheeko laga dhigayaayoo, Shan Wasiir baa soo fadhiisanaya. Miyaanay ka fiicnaateen iyaga oo 5-ta Wasiir intay soo fadhiistaan waxay qabteen sheega..Wax kale iska dhaafoo, Dawladdani 4 sanno ayay Biriij dhisi kari la’dahay. Anigu haddaan M/weyne iyo ku-xigeenkiisii ahaan lahaa, ismabaan soo sharaxeen. Maanta maxay M/weyne Rayaale iyo Dawladdiisu la shir imanayaan. Wasiiradiisu maxay la shir yimaadeen, Wasiiradu waxay ka shaqeeyaan reer Hebel soo qabo…Bal waa tane, Ciidamada uu berri (maanta) Salaanta ka qaadanayo ee uu yidhi Derejaan siinayaa, waa bilaa derejo..Bal waa kane, Somaliland sida ay maanta Jabuuti yeeshay inta la yeelo, Wasiir waliba ha soo bandhigo wuxuu qabtay. Bal waa kane waa M/weynee, Aniga oo Murashax ah Dood ha ila soo galo oo sidii Bush iyo Kerry u doodayeen, ha iila doodo oo wuxuu dalka u hayo ha soo bandhigo. Maaha, kolba in uu yidhaahdo, orda oo reerkiinii Qaad soo sii. Ogaal
-
Isseh, are you familiar with the sister remarking on the Maakhir state. The Special envoy is struck by how the sister articulated and posed the question of secession viz-a-viz the anti-seperatist regions. Mr. Oud Abdullah has learned a lesson that not everyone in the North supports secession no matter how the world ignores the voice of the pro-union states. Equally important Also is the brother's remarks on the study done by the San Jose State University for the World Bank on Somalia's economy which was much better than 13 African countries including Ethiopia and Rwanda. It countered Mr. Oud's incomplete statement that Somalia was currently better than two countries. The stark contrast of the current tragic situation with the pre-invasion proves how the invasion overturned that was achieved by the resilient Somalis only to find out the magnitude of this widespread starvation and human suffering. The article today by Jeffrey Gettleman on the New York times' front page covers the effect of the invasion but snippets of the cause of this catastrophe. It is very unfortunate to know how much valuable information is censored from the Public on front pages. What would an average person in the U.S or Europe think of when he sees on the front page large-scale human suffering, dejected faces of mothers and children with empty steel plates begging for food when the cause of this catastrophe is hidden from the public? How sarcastically abhorant is such behaviour. It is like "Kill and destroy them, but only report their sufferings and appeal to the world for help since the African animals can’t organize their society to live better and provide for their needs on their own" It is hard to swallow on the toll of sufferings exacted upon us.
-
Hard to believe in what is still happening in Somalia. People are being starved while spy planes drone over our cities and coast. ---------------------- MOGADISHU, March 28 (Reuters) - Somalis uprooted by fighting in Mogadishu looted trucks carrying U.N. food aid on Friday, peacekeepers said, highlighting what relief agencies warn is a fast deteriorating humanitarian catastrophe. Somalia now has 1 million internal refugees, aid workers say, and their numbers increase by an exodus of some 20,000 civilians each month from the capital, where Islamist insurgents are battling the Ethiopian-backed government. Captain Clement Cimana, spokesman for a small African Union peacekeeping force in the coastal city, said the displaced residents targeted trucks carrying supplies for the U.N. World Food Programme (WFP) before local police restored order. "They also blocked the main road, showing their anger," he told Reuters. "They said they always see WFP-chartered trucks full of food passing in front of them while they are hungry." A WFP spokesman in Somalia said relatively small amounts of sorghum and vegetable oil had been stolen, but that almost all the food had subsequently been recovered. Aid agencies say record high food prices, hyper-inflation and drought across the country are exacerbating the crisis and will worsen if seasonal rains due next month fail as expected. Meanwhile, police and witnesses in Merka, south of Mogadishu, said a small unmanned plane had crashed near the coast. Local media speculated it was a U.S. surveillance drone controlled from a warship in the Indian Ocean. The U.S. military has launched several air strikes in Somalia in recent months, targeting al Qaeda suspects including the bombers of the U.S. embassies in Kenya and Tanzania in 1998. A Somali jihadist group calling itself the Young Mujahideen Movement issued a Web message on Friday referring to a U.S. spy plane that "fell in the city of Merka" and threatening the United States, according to the SITE Institute, a U.S.-based monitoring service. "We are preparing for America ... what will make them forget the blessed attacks in Nairobi and Dar es Salaam," the SITE Institute translation, monitored in London, said. It said the message was distributed by the Global Islamic Media Front. REFUGEE CRISIS Remnants of a hardline Islamist administration that was driven from Mogadishu in late 2006 are blamed for an Iraq-style insurgency of assassinations and roadside bombings that killed 6,500 people last year in Somalia's capital alone. Residents said a civilian was killed on Friday and several wounded when Ethiopian troops opened fire at a bus that had a gunman aboard. "The soldiers shot to stop the vehicle," witness Mohamed Omar told Reuters. "One passenger was armed with a pistol and fired at them. ... As a result, they shot directly at the bus." The violence, including attacks on humanitarian workers, has limited access to victims, 40 aid agencies said this week. The agencies said the 250,000 civilians camped between Mogadishu and Afgoye to the west are now considered the biggest group of internally displaced people in the world. Rising numbers of Somali refugees are also seeking asylum in neighbouring countries, the U.N. refugee agency said. Since the start of this year, 15,000 Somalis have sought asylum in Kenya, Djibouti, Ethiopia and eastern Sudan, the U.N. High Commissioner for Refugees (UNHCR) said in a statement. In neighbouring Kenya, donors held a meeting convened by the United Nations and World Bank to discuss the Somali economy. Somalia's Prime Minister Nur Hassan Hussein said his government would read its first budget in less than a month. (Additional reporting by Ibrahim Mohamed in Baidoa, Jonathan Lynn in Geneva and Helen Nyambura-Mwaura in Nairobi; Writing by Daniel Wallis; Editing by Alison Williams) (For full Reuters Africa coverage and to have your say on the top issues, visit: http://africa.reuters.com/ )
-
Why do we have several of the World's richest guys from India sharing home with over 300 Million of Indians living below the poverty line? The western Media has been branding India as Democracy since 1992. Democracy has come to mean opening up your borders to western exploitation, Isn't that right as one of you said that the democratically elected Hamas was short of the intended target. Democracy is now used as a convenient vehicle of transnational goals to advance the economic interest of western MNCs.