Xudeedi

Nomads
  • Content Count

    1,691
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Xudeedi

  1. Garaad C/laahi Cali Ciid oo ka mid ah Isimada Puntland ayaa Kulan wareed ku qabtay Qasriga uu ka degan yahay Garoowe, Garaadka ayaa warbaahinta u sheegay in Ujeedka uu shirkan u qabtay ay tahay inuu Ka Isim ahaan Fekerkooda ka dhiibtaan Khilaafka u dhexeeya Dawlada Puntland iyo Masuuliyiinta Xukuumada Federaalka Somaliya. Garaadka ayaa Tibaaxay inay Puntland Heegan ugu jirto sidii ay xal ugu heli lahayd dhabada Loo raacayo helitaanka Dawlada Dhexe oo ay Somaliya yeelato, isla markaana waxa uu meesha ka saaray inaanay Pl marnaba afkeeda ka soo yeedhin Gooni isu taag. Garaad C/laahi Cali Ciid ayaa waxa laga Xumaadu ku tilmaamay hadalkii ay warbaahinta ka sheegeen qaar ka mid ah Masuuliyiinta Dawlada Somaliya kuwaasi oo uu sheegay inay afka ku weerareen Maamulka Puntland. C/laahi Cali Ciid ayaa Yiri”Waxaan Taageersanahay Go”aanka Madaxwaynaha Puntland waxaan diyaar u nahay inaan helo ama raadin sidii Puntland loo Horumarin lahaa maha in qof Masuul sheeganayaa inuu Xaqiro dalka intiisa kele Maamulka Puntland hada waa 11- Jirsaday intaasina waxa uu ahaa mid Nabada iyo Degenaansho laga helo isaga oo ay ku sii Hirtaan Boqolaal Qaxooti ah oo Somaliyeed”Ayuu Yiri Garaadka oo Garoowe Shir ku qabtay. Garaad Cali Ciid ayaa Si ba”an u weeraray Cid kasta oo doonaysa in Puntland Saamigeeda Hoos loo dhigo,waxana uu Cara baabay in Ka Isima ahaan iyo dhamaan Shacabka Pl aanay Raali ka ahayn wixii iyaga wax Yeelaynaya. Hadalka Garaadka ayaa ku Soo aadaya iyada oo ay dhawaan SHir ku Kala Buudeen Madaxwayne Faroole iyo Sheekh Shariif kuwaasi oo isku Mari waayay Qodobadii Shirkii Gaalkacayo. Laasqoray.Org
  2. C/raxmaan Maxamed Muuse(Ilkacase) Wakiilka Horseed Media Garoowe,Puntland. Garaad C/laahi Cali Ciid oo ka mid ah Isimada Puntland oo maanta Shir Jira’id ku qabtay Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland ayaa sheegay in u aad uga carooday hadalki khilaafki dhaliyey ee ka soo yeeray Madaxweynaha DFKM ah ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed. Garaad C/laahi Cali ayaa sheegay in u aad uga xunyahay in DFKM ah ay ku doodo Dowlada Soomaaliyeed ee Puntland ma ahaa,wuxuuna tibaaxay in Puntland ay ka horeysay Dastuurka Sheikh Shariif iyo DFKM ah ee jirta waqtigaan isla markaana marnaba aysan ka soo yeerin Puntland arimo gooni isutaag. Waxaana u intaasi ku daray in Puntland ay ka go’aantahay raadinta Dowlad Soomaaliyeed,balse aysan cidna uga haybaysanayn horumarkeed. ”Shariif Sheikh Axmed waanu ku raacsanahay wixii dan u ah Umada Soomaaliyeed,waxaana u nagu matalaa hadaanu nahay hogaamiye dhaqameedka Puntland Dowladi wixi ay ku matasho dadkeeda”,ayuu yiri. Garaad C/laahi ayaa si caro ka muuqato u yiri looma baahna in qofku u wax u sheego si aan masuuliyad ka muuqan. Shalay ayay ahayd marki Dadweynaha Reer Puntland ay walaac ka muujiyeen khilaafka soo kala dhexgalay Madaxweyneyaasha Dowlada Puntland iyo DFKM ah. Si kastaba arimahaan ayaa ku soo beegmayaan xilli 48-saac ugu dambeysay u khilaaf soo kala dhexgalay Madaxda ugu sareysa Puntland iyo DFKM ah ee Soomaaliya. Horseed Media.
  3. The Hijacking of a Daallo Airline and its political and security implications for Las Qoray city The hijacking news of a Daallo Airline en route to D-jibouti from Bosaso comes at a time of high hopes and value expectancies for the economic transformation of the city of Las Qoray because of its planned port reconstruction phases I & II, by Horn Relief and Development. Las Qoray a once industrial town dominated the economic spotlight in the Northeastern regions of Somalia for decades. The author of "The Emergence of Sky Pirates," published at hiiraan.com, dated Nov 13, who unfortunately found himself in a hostage situation gives us a vivid and haunting description of this seemingly extraordinary event. And we thank him for his weal of generosity to share with us this diary along with a twist of his policy recommendation for the chronic poverty and unemployment that perpetuate such recurring incidents of ransom kidnappings and Piracy in Puntland. The author, once the editor of the privately owned news portal GaroweOnline and speechwriter for Faroole's electoral campaign in Puntland is quite unjust in his remarks, which taunt the city as a small remote coastal town that is a major hub for sea and "sky pirates". Following the coverage of this event, to which some appropriated it to their own political advantage, the incident availed itself like assembled materials necessary for presentation to the court by a hired solicitor for his barrister. It initimates clues as to how the whole incident was premeditated and plotted to yield a maximum effect. Or in actual context, the merchantibility of such extraordinary event to the world appears to ready itself for those with sinister ulterior motives, thusly aborting any genuine humanitarian assistance and altraustic local efforts that are either promised or afforded to the Las Qorey/Sanag community. How pernicious is that the hijackers were successful to conceal their weapons from the Puntland Immigration Department (PID)---an agency under the Department of Interior Mr. Yusuf looks to its laurels as to how his foreign passport was scanned by an "automated system" connected to INTERPOL, an international police organization? Ever since the Las Qorey Port project was initiated to gain a local and Diasport support, the role for greedy, power-seeking elites has intensified to a center stage and both Puntland and Somaliland, in fact, played an active, behind-the-scene role to kill that Sanag communal spirit and strive to rectify the unfair situation of deprivation their regions' population have endured after a long absence of public and economic infrastructure. it is one of the sad phenomenon of Somalia's ethnic wars that an elite group, under the impression that such humanitarian projects might diminish their political and economic influence, would be instrumental in doing everything they can to ensure that such lofty humanitarian effort fails or is not actualized, regardless of the hundreds of thousands of people whose source of livelihoods for the better depend on Las Qoray Port. Six months prior to the launch of the construction of Phase I, after which the sponsoring agency released transparent public information on the positve results of environemental, technical and economic feasibility studies, major criminal networks of high-seas piracy with deep links to authorities in Puntland have emerged to inflict a final blow to the security in the region. A sophisticated criminal network with foreign agents in the UAI has completely reversed the good reputation the region had in "fragmented Somalia". Had it not for the rise of Punland Piracy, the relative political stability of the regions of Sanag and Bari that had been formed by the locals would have enabled the region to achieve a rapid accumulation of direct investment and social development projects. According to a recent interview Fatima Jibrell gave to Laasqoray.org, the project manager of Las Qoray port, both Puntland and Somaliland had created a "huge obstacle" as their authorization was saught. Fatima, however, applauds both entities (in political correctness terms) for their final authorization. The Relief agency is registered in both regions to avoid further obstacles for the social services it provides to thousands of families in Sanaag, Sool, Bari regions. Nevertheless, it marks fierce economic competition between the elites (warlords in reality) with ties to non-state actors over the exploitation of Somalia's land and marine resources. How else to explain, then, that it took only "security" as a sufficient condition for the realization of this project. In other words, Puntland's high-seas robbery not only painted a bleak prospect for the swift actualization of this seminal work but it contributed to its termination, much less for the lies and clannish deciet that Puntland had been built on. All in all, I shall leave my commment to this historic statement of Dr. Ali A. Fatah in his open letter to the 'Makhiris marooned in Hargeisa' with regards to the dire situation the regions of Sanag and western Bari are currently in. "The take away point is this: our forefathers chose dignity over expediency. But it is our recent generations that have become awfully weak at the knees, when it comes to questions of honor and waajib concerning the community. Today we can safely identify the culprits that brought about the current malaise in which the community lacks basic technology and capital to make efficient use of available resources independently they are none other than our generation—the elites of the community, with our inability to outline much less effect a framework informed by the imperative for unity of purpose. That the resultant socio-economic and political underdevelopment would be further exacerbated by the lack of functional infrastructure facilities was known to all for a long time." Mohamed A. Elmi
  4. Even though the author’s intentions might have been otherwise, his message and style of oration pointed to un-necessary elements I would have not expect from Faroole’s nephew. His portrayal of Laasqoray as a village is misleading, inaccurate and clearly translates his lack of knowledge on the regions his uncle governs. Laasqoray hosts 3 of the largest factories in Puntland (One of the largest Tuna factories in East Africa, Largest beverage brand in Somalia “Ilo Tango”, and a cement plant) and is home to Horn Relief largest Somali managed NGO. Aside from his ill-bred assumptions, he purposely linked gangsters and piracy to a city that is in process of constructing a jetty through local initiatives and international funding. Laasqoray enjoys a reputation of peace and stability; surely the author might have confused it with Eyl (Pirate Hub). Here is a responce following ina farooles assumptions. http://www.dhahar.com/article.php?articleid=8456
  5. Prior to Puntland’s establishment, hope in the republic’s restoration was only ideal. Puntland demonstrated that regions of conflicting interests could join to form a mature and tradition oriented political setting. It’s only rational that such institution (Puntland) is the only applicable model of hope to chaotic Somalia. Shariif is in no position to bargain and heads a government that has more MP’s in Nairobi than civil servants and security combined. A birth of a new conflict between the two entities would only further cripple the one legged weak Amisom government. Nassir, Oodweyne is only bothered by Faroole and Ilka Jiir at the dinner Table.
  6. Dadweynaha Reer Puntland oo walaac ka muujiyey Khilaafka Sheikh Shariif iyo Faroole. C/qani C/laahi Cabdi Horseed Media Bosaaso,Soomaaliya. Dadweynaha ku nool gobolada Puntland ayaa waxaa ay wax laga xumaado ay ku tilmaameen is afgaran waagii 24-saac ee ugu dambeeyay soo kala dhexgalay Madaxweynaha Dowlada Puntlad C/raxmaan Faroole iyo Madaxweynaha DFKMG ah ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed. Qaar ka mid ah Dadweynaha ku nool magaalada Bosaaso oo aan microfonka aan la dhex qaadnay ayaa aragtidooda ku aadan khilaafkaasi waxaa ay ahayd mid hal meel u wada jeeda. Maxamed Siciid Faarax oo ka mid ah dhalinyarada ku nool magalada Bosaaso ayaa sheegay in uu ka walwalsanyahay khilaafkaasi,waxaana u xusay in uu ugu baaqaayo labada Madaxweyne in ay dib ugu wada noqdan miiska wadahadalka. Waxaa uu intaasi ku daray Maxamed in aan loo bahnayn in laysku khilaafo waxaan dani ugu jirin umada Soomaaliyeed. Sidoo kale Khadar Cabdi Cali ayaa sheegay in khilaafka soo kala dhexgalay Sheikh Shariif iyo Faroole uu yahay mid aan dani ugu jirin umada Soomaaliyeed,isla markaasina ay ka fa’ideysanayaan cadowga labada Dowladood. Khadar ayaa waxaa uu tibaaxay in loo baahanyahay xalinta khilaafaadkasi in loo saaro gudiyo soo afjara si buu yiri ay labada Dowladood ay isaga kaashadaan horumarka dalka oo ugu horeeyo arimaha nabadgalyada. Hadal haynta ugu badan gobolada Puntland ayaa waxaa ay noqotay khilaafkii aan caadiga ahayn ee shalay soo kala dhexgalay Madaxweynaha Puntland iyo Madaxweynaha DFKMG ah ee Soomaaliya,waxaana labo qof oo kasta oo wada taagan ay hadal hayaan arimahaasi. Si kasta shalay ayay ahayd markii labada Madaxweyne ay isku mari waayeen hirgalinta heshiis ka kooban 15-qodob,kuwaasi oo ay labada Dowladood 23.8.2009 ay ku gaarean magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Horseed Media. Posted by editor on November 14, 2009.
  7. Shariif Can't Afford to add more to his list of obstacles. Faroole on the other hand has some room to play hardball.
  8. Nayrobi;-Madaxweynaha Dowlada KMG Ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Madaxweyanaha Dowlada Puntland ayaa Maanta oo Jimce ah kulan ay ku lahayeen Safaarada Somalida ee Dalka Kenya ayaa ku dhamaaday Mid fashil yadoo ay isku fahmi waayeen dhowr qadob. Madaxweynaha Dowlada KMG ayaa Sheegay inay isku Fahmi waayeen qaabka Horumarineed ee Puntland looga samayn lahaa Mashaariic Wuxuu Madaxweyne Faroole Sheegay inay isku fahmi waayeen qodobo ay kamid yihiin heshiiskii R/waarasha Somaliya Ee Cumar C/rashiid iyo Xukuumadiisu Magaaladda Gaalkacyo ku Saxeexeen inaan waxba laga qaban. Madaxweynaha Puntland ayaa ku eedeeyay Dowlada KMG inay ka cagajiidayso sidii Mashaariic horu-marineed looga hir galin lahaa Deeganada Puntland oo hada ah ayuu yiri meelaha qudha ee Somaliya amnigu ka jiro islamarkana ay u baahan yihiin dadka halkaas dagan Mashaariic Wax ku oola. Labada Madaxweyne ayaa ku kala kacay yagoon waxba isla meel dhigin waxaana la odhan karaa in uu SHirkaasi fashil ku dhamaaday gabi ahaanba Madaxaweyne Faroole ayaa markii dambe hoygisi uu ka dagan yahay Magaaladda Naiarobi Shirjaraa'id uu kagaga warbixinayo Arimaha ay isku fahmi waayeen Madaxweynaha Dowlada KMG Shiikh Shariif ku qabtay. Liibaan Abdirashiid Liibaan5711@hotmail.com Nairobi_Kenya Dhahar Radio
  9. MADAXWEYNAHA DOWLADA PUNTLAND AYAA GALABTA SHIRJARAA'ID KU QABTAY HOYGA UU KA DAGAN YAHAY MAGAALADDA NAIROBI.+SAWIRO -------------------------------------------------------------------------------- Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr C/raxmaan maxamed Faroole ayaa Galabta Shirjaa'id uu kaga warbixinayo Kulamadii gooni goonida ee uga Socday Magaaladda Naiarobi yaga iyo Dowlda KMG ku qabtay Hoyga uu ka dagan yahay Magaaladda Nairob ee Tribe. Madaxweyne Faroole ayaa ka warbixiyay ujaadada ay u yimaadeen wuxuuna Sheegay inay markii hore u yimadeen Magaaladda Nairobi Dowladaha iyo Hay'adaha Caalamiga ee daneeya Arimaha Somaliya kulamadaasi markii ay noosoo idlaadeen ayuu yiri Dr. Faroole Waxaan nasiib wanaag helay Madaxweynaha DOwlada KMG Shiikh Shariif Waxaan ka wada hadalay Heshiis-yadii ay gaadheen Puntland iyo Dowlada somaliya. Waxaan ku heshiinay Madaxweyne Shariif inaan Labo Wasiir aanu u Xilsaarno inay ka shaqeeyaan Heshiiskii dhawaan uu saxiixay R/wasaare Cumar C/rashiid iyo Xukuumadiisu dhinacayaga waxaan u Xilsaarnay Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowlada Hoose General C/laahi Axmed Jaamac Ilkajiir yana Wasiirkale ayay u xilsaareen. Madaxweyne Dr. C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa Sheegay inay xalay isku fahmi waayeen Madaxweyne Shariif qodobo ay kamid yihiin in Laga Sameeyo Mashaariic Horu-marineed Deeganada Puntland iyo in lataabo galiyo Heshiiskii Magaaladda Gaalkacyo Madaxweyne Faroole aya Sidoo kale Sheegay inuu Xalay ka Codsaday Madaxweyne Shariif in uu kusoo waraajiyo Heshiiskii uu Saxeexay Cumar C/rashiid Magaaladda Gaalkacayo Si aan u dhirin dhirino oo aan dabada ka riixno Laakin wuxuu sheegay Madaxweyne Faroole inaan laga hoos qaadin Codsigaas. horaan u ogaanay inaysan Dowlada KMG u gubin Hay'adaha ay qusayso Heshiiskii Magaaladda Gaalkacayo taasina waxay noqotay mid aanu anagu aqbali waynay. Sadex qodob ayaan xalay isku af-garanay Madaxweynaha Dowlada KMG ee Somaliya waana kuwan 1:Madaxweyne shariif Xalay Waxaan isku afgaranay inaan Saxiixno Warqad lagu adkeynayo Heshis-kii uu Saxiixay R/wasaare Cumar C/rashiid ee ka dhacay Magaaladda Gaalkacayo ee Xaruunta Gobolka Mudug oo lagu darayo qodobo dheeraada 2:tan labada Waxa weeye sidan anagu horebe u sheegi jirnay in dadka dagaalku u dhaxeeyo dibu heshisiin loo furo 3: Dowlada kMG waxaan u sheegnay inay Mashaariic Horu-marineed ka sameeyaan deegaanadii aanu madaxda u ahayn ee Puntland iyo Waliba maamulka Galbeedka ee aanu Walaaha nahay kolay somali meela ku kala tagi mayso wax laga gaadhsiiyo Mashariicda iyo waxqabyada. Madaxeyne Faroole ayaa Sheegay inay kusoo kala kaceen Kulankii Wuxuna Farta ku go'day Madaxweyne Faroole inay qaska iyo dhibaataa wadaan rag gaara. Liibaan Abdirashiid Liibaan5711@hotmail.com Nairobi_kenya
  10. Nairobi: Waxaa maanta shir laba geesood ahi dhexmaray wafdi ay horkacayaan Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxmaan Faroole iyo Madax weynaha DFKM Sh Shariif Shiikh Axmed. Shirkaasi ayaa waxaa la sheegayaa in labada dhinac ay isku mari waayeen talo uu soo jeediyey Madaxweynaha DFKM Sh Shariif Sh Axmed oo ahaa in lagu daro qodobo cusub hishiis ay dhawaan Raiisul Wasaare Cumar Cabdirashiid iyo Madaxda Puntlland ay ku kala saxiixdeen magaalada Gaalkacyo. Inkastoo aan la xaqiijin sabababta keentay in ay dhalato isafgaradwaa, balse Ilo wareedyo ku sugan magaalada Nairobi ayaa Dhahar-Radio u sheegay in Madaxweyne Faroole iyo General Ilka Jiir ay ka soo baxeen shirka, iyadoo aan la gaarin mudadii loogu talagalya in uu shirka socdo. Shirkaan ay labada maamul isku horfadhiisteen ayaa mudadaanba lahadal haayey, iyadoo ujeedada ahayd in la meel mariyo qodobo badan oo la xiriiro awood qeybsiga labada maamul. Heshiiskii Gaalkacyo: Heshiiskii Gaalkacyo ka dhacay ayaa inbadan oo siyaasada ka faalooto ku macneeyey in ay ahayd talaabo muhiim oo loo qaaday dhinaca nidaamka federaaliga, balse durbadiiba waxaa soo ifbaxay dhaliilo barbar socda diidmo gayaxan oo ka imanaysa shakhsiyaad horbooda dowlada Shariif. Madaxweyne Shariif ayaa inbadan ka gaabsaday in u ka warbixiyo aragtidiise ku aadan shirkii Gaalkacyo, iyadoo lagu macneynkara in ay u sabab ahayd istrtijiyad siyaasadeed. Khilaaf horleh iyo waji cusub ay Puntland lasoo baxdo ayaa caqabad weyn ku noqon karto dowlada Shariif oo mucaarad farabadani ku leh guud ahaan geyiga Somaaliya. Qodobada Heshiiskii Gaalkacyo: 1- Labada dhinac waxay isla qaateen in lasii adkeeyo Midnimada iyo Qaranimada dalka Soomaaliya, waxayna dowlada Federaalka u aqoonsan tahay Puntland qeyb kamid ah dalka Soomaaliya, oo uu maamul, nidaam iyo Nabad ka jirto, isla markaana hormuud u ah nidaamka Federaaliga ee dalka Soomaaliya. 2- Dowlada Federaalka iyo Puntland, waxay ku heshiiyeen in dar dar la geliyo dhameystirka Dastuurka Federaalka, isla markaana la dhiso guddigii fulinta iyo arrimaha Aftida. 3- Si arrimaha Dastuurka iyo dhismaha Federaalka loo hirgeliyo waxay labada dhinac isku raaceen, in xarunta guddiga laga furo magaalo madaxda Puntland ee Garowe, ayadoo Puntland gacan siin doonto Guddiga si ay u gutaan hawshooda. 4- Ayadoo la tixraacayo ku dhaqanka Axdiga kumeel gaarka ah, waxay labada dhinac isla garteen si dhakhsoleh loo soo dhiso dowlad gobaleedyada harsan, isla markaana la dhiiri geliyo maamulka Puntland ee hada dhisan. 5- Puntland waxay maamul ahan uga qeyb galeysaa shirarka danheeda gaarka ah khuseeyo. 6- Waxay dowlada Federaalka waxay kala shaqeenaysaa Puntland dib usoo celinta iyo raadinta mashaariicda horumarineeda ee hay’adii Mucaawinada Talyaaniga FIA ay ka waday dalka gaar ahaan Puntland kahor burburkii dowladii Soomalaiya. 7- Waxay labada dhinac ku heshiiyeen in Puntland laga dhiso xarumo ciidamada tababar loona dhameystiro agabka qalabka. 8- Waxay labada dhinac ku heshiiyeen maadaama ay burcad badeeda faro ba’an ku hayaan Puntland in gobalada Puntland laga dhiso xarun weyn oo ciidamada bada, loona dhameystiro agabka iyo qalabka, ayadoo beesha Caalamka lagala kaashanayo. 9- Waxay Federaalka iyo Puntland ku heshiiyeen in si wada jir ah ay isaga kaashadaan ka hortaga Burcad badeeda. 10- In wixii dowlada Federaalka ay ka hesho caalamka Deeq Waxbarasho ah, ay Puntland ka helayso 100kiiba 25%, ayadoo deeqahaasi ay ardayda Puntland u galayaan tartan ay maamuleyso Wasaarada waxbarashada ee Puntland, isla markaana Wasaarada Tacliinta Sare ee Federaalka, ay ku yeelaneyso kaalin kormeer ah. 11- Waxay wasaaradaha waxbarashada ee Dowlada Federaalka iyo Puntland yeelanayaan xiriir joogto ah iyo wada shaqeyn, ayagoo iska kaashanaya tababarada malamiinta iyo maamulayaasha, kana wada shaqeenayaan mideynta Siyaasada iyo Manaahijta dalka Soomaaliya. 12- Waxay labada dhinac isku afgarteen in dhamaan hay’adaha caalamiga ee u xilsaaran Soomaaliya, usoo raraan xarumahooda iyo xafiisyadooda meelaha nabada ka jirto ee dalka Soomaaliya, sida Puntland. 13- Waxay dowlada Federaalka Kumeelgaarka ah iyo Puntland ku baaqayaan, horumarinta iyo illaalinta, Diinta, Dhaqanka, Suugaanta, AfSoomaaliga, Madxafyada iyo Goobaha taariikhiga ah. 14- Waxay labada dhinac ku heshiiyeen in xiriir joogto ah lala yeesho, Jaaliyaddaha Soomaaliyeed ee dibada ku dhaqan iyo Qurbo joogta, laguna dhiiri geliyo dhawrida, Diintooda, dhaqaankooda iyo afkooda. In laguna dhiiri geliyo dib u dhiska dalkooda, iyo waliba inay xushmad iyo sharaf kula noolaadaan bulshooyinka ay ku noolyihiin oo dalalkooda ku marti geliyey oo dajiyeyna. 15- Ugu danbeyn waxay Dowlada Federaalka iyo Puntland isku afgarteen in dhamaan Wasaaraddaha iyo hay’adaha Federaalka iyo Puntland, yeeshaan xiriir joogto. Faroole iyo Shirkii Jaraaidka Ee Dhahar-Radio Lagu Casumay: Kadib markii ay wafdiga Puntland ay isagasoo dareereen shirkii laba geesoodka ee fashilmay, ayaa madaxweyne Faroole saxaafada ku casumay aqalka u ka deganyahay maagaalada Nairobi. Madaxweynaha ayaa ka warbixiyey arimo badan oo la xiriiro ujeedooyinka ay u joogaan magaalada Nairobi, kulankii ay la qaateen madaxda Mareekanaka, iyo ugu dambeyntii shirkii saaka ku dhamaaday fashilka. Madaxweynaha oo garab fadhiyo General Ilka Jiir, ayaa sheegay in dowlada shariif aysan usoo jeedin in ay wax ka qabato xaaladaha cakiran ee dalka aysanna ku qanacsaneyn horumarka Puntland. Weriyaheena magaalada Nairobi ayaa inoo xaqiijiyey in labada dhinac ay isku mari waayeen deeqaha loo qoondeeyo amaanka iyo mashaariic la rabo in laga fuliyo Somaaliya. Dhawaan ayaa waxaa magaalada Carmo ee gobolka Bari tababar ugusoo dhamaaday boqolaal ay Puntland ugu talagashay in ay udirto Koonfurta Somaaliya ay uga caawiyaan dowlada Shariif oo inbadan dalka gacantooda aan ku jirin. Kaalinta Generaal Ilka Jiir iyo Ujeedada Socdaalkiise: Wasiirka arimaha gudaha ee Puntland, General C/laahi Axmed Jaamac (ilka Jiir) ayaa ah shaqsiga madaxweyne Faroole u xilsaaray dhinaca xiriirka dowlada federaalka. Generaalka ayaa goobjoog ka ahaa heshiiskii lagu gaaray Gaalkacyo, kana qeyb ahaa gorgortankii horay ee labada dhinac. Wasiirka ayaa warbaahinta Dhahar-Radio u sheegay in uu guulo farabadan ka gaaray shirar u layeeshay hay’adaha deeq bixiyaasha, Congress man Donald Payne, iyo safiirka Mareekanka oo isagu iyo madaxweynaha si wada-jir ahi u wada kulmeen. Dhahar Radio
  11. General Ilka Jiir, Donald Payne, and President Faroole at the dinner table
  12. ^ Kaleexo Odayaasha are campaigning for an international relationship. Nairobi wayna ka yara qabowdahay Garoowe ee Dictoorka iyo Generaalka ha hawa gadistaan.
  13. Axad, Nomber 8, 2009(HOL): Waxaa maanta ka duulay Garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ee KANOCA Airport Madaxweyanaha Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole iyo Wiisrkiisa Arrimaha gudaha C/laahi Axmed Jaamac (lka Jiir) iyaga oo ku sii jeeda dalka Kenya magaadiisa Nariboi. Waxaana lagu macneeyay ujeedada safarkooda ee ay ku tagaayaan dalkaasi in ay kulamo kula soo qataan qaar ka mid ah Saraakiisha dalkaasi iyo Haya'adaha taageera Puntland ee caalamka. . Madaxweyanaha Puntland C/raxmaan Faroole ayaan wax tafaasiil ah ka bixin safarka uu maanta ugu kucitimay dalka Kenya, laakiin warar hoose ayaa tibaaxaya in ay ugu wayn tahay sidii uu ugala hadli lahaa haya'adaha mashaariicada ka fuliya Puntland in ay kala shaqeeyaan qaabkii lagu soo afjari lahaa arrinta daba dheeratay ee Burcad badeeda Soomaaliya oo fara ba'an ku haysa deeganada Puntland. Waxa kaloo la filayaa in uu arrintaasi madaxweynuhu kala hadalo Saraagiisha ay gaarka u tahay ee ku sugan dalka Kenya oo iyagu iminka aad u doonaya qaabkii ay meesha uga bixi lahaayeen caqnadaha hortaagan in laga taqluso burcad badeeda oo sii lavba jibaaraysa weerarada ay ku hayso maraakiibta goosha bilayaha caalamiga ah ee Bad weynta Hindiya oo ay iminka ku sugan yihiin Maraakiib dagaal oo ka kala socda Caalamka, kuwaas oo sheegaya in ay halkaasi u joogaan ka hortagida weerarada burcad badeeda. Safarka uu madaxweyanaha Puntland C/raxmaan Faroole maanta uga dhoofay Garoonka Magaalada Garowe oo aan hore loo shaacin ayaa waxa uu imaanayaa xili ay magaalooyinka Puntland ku soo badanayaan weerarro banbaano iyo dilal ay fulinayaan rag afka soo duubtay, waxaana ka mid ah dilalkaasi, dilkii xalay loogu gaystay magaalada Qardho Haykal Cali Hiirad oo ka mid ahaa Saraakiisha ciidamada Daraawiishta Puntland oo ay rag hubaysan ku dileen halkaasi. Maxamed Cali Royter, Hiiraan Online maxamedroyter@hiiraan.com Garoowe, Soomaaliya
  14. Faroole iyo General Ilka Jiir ayaa Nairobi Soo Gaadhay. Madaxwaynaha Puntland oo ay weheliyaan Wasiirka Ariaha Gudaha C/laahi Axmed Jaamac ayaa soo Gaadhay Goordhawayd Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, warar Faah Faahsan Lama Hayo Safarka Masuuliyiinta Pl ee Kenya Hase Yeeshee wararka qaar ayaa sheegaya in Faroole u soo gaadhay Kenya sidii uu wada Hadal ula Yeelan lahaa Kenya iyo waliba Isimada Ugu sareerya Beesha ******** ka dib Xadhigii iyo dhimashii Loo Gaystay Reer ********iya. Hase Yeeshee Ilo wareed kale oo ayaa iyana sheegaya inay Macquul tahay inay Faroole is arkaan Hay”adda Gaar ahaan UN-ka si ay isula meel dhigaan Arimaha Mashaariicda Pl. Safarka Faroole ayaa waxa ku weheliyay Wasiirka Arimaha Gudaha C/laahi Axmed Jaamac Ilka Jiir oo ay aad Isugu dhawyihiin dhanka Siyaasada Marka Laga Hadlayo. Safarkooda, Faah Faahin Dheeraad ah Naga Suga
  15. Madaxweynaha Puntland Dr.Faroole iyo wafdi la socda oo u dhoofay dalka Kenya Posted to the Web Nov 08, 14:13 Garoowe:-Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole iyo wafdi uu hor kacayo ayaa dhawaan ka dhoofay Garoonka diyaaradaha ee Conoco Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah wasiirka arrimaha gudaha Gen.C/llaahi Axmed Jaamac (Ilka Jiir) iyo xubno ka tirsan Golaha wasiirada Madaxweynaha Puntlland Dr.Faroole oo saxaafada la hadlay inta uusan dhoofin ayaa waxaa uu sheegay in safarkiisa uu qaadan doono mudo usbuuc ah,intii uu ka dhoofayey madaxweynaha garoonka diyaaradaha ee Conoco ayaa ilaalada madaxtooyada waxaa ay aad u adkeeyeen amaanka garoonka iyo wadooyinka soo gala. Madaxweynaha Puntlland Dr.Faroole ayaa sheegay in magaalada Nairobi uu kula kulmi doono xubno ka tirsan beesha caalamka waxaan uu xusaby in uu kala soo hadli doono arimo uu xubnahaas kala hadalay mar uu safar ku kala bixiyey dalalka Ingriiska iyo Maraykanka Masuuliyiin iskugu jirta 2 Gole ayaa waxaa ay wafdiga Madaxweynaha Puntlland ku sii sagootiyeen Garoonka Conoco , dadweyne iyo qaar ka mid ah ururada bulshada ayaa ka qaybqaatay siisagootinka wafdiga madaxweynaha DGPL Dr Faroole. M_M_Deeq Halgan.net
  16. Bosaso:-Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Axmed Yusuf Doonyaale ayaa Maanta kulan la qaatay Madaxda Maxjarka Magaalada Bosaaso ee xarunta Ganacsiga Dowlada Puntland ,Waxaana ay ka wadahadleen Wasiirka iyo Qaybaha kale ee Wasaaradu sidii loo tayeynlahaa xoolaha ka dhoofaya Dekeda Magaalada Bosaso ee Xarunta ganacsiga dowlada PL. Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha ayaa sidoo kale Madaxda Dalka sucuudiga ee Maxjarka waxay isla soo qadeen inay yihiin xoolaha degaanada dowlada Puntland laga dhoofiyo kuwo aad loogu kalsoonyahay islamarkaasina dalalka qaarkood ay aad u danayaan. Wasiirka ayaa kula dardaarmay Masuuliyiinta dalka iyo kuwa debedaba inay si wanaagsan u baadhaan xoolaha oo ay dhaqaatiirtu xaqiiqada jidha ka sheegto xoolaha Nool ee degaanada PL ka dhoofaya,Waxaana uu xusay Wasiirku inay xoolo aad u tirabadan ka dhoofayaan Maxjarka dowlada ee Magaalada Bosaso ee Xarunta Ganacsiga dowlada PL. Maxjarka Bosaso ayaa todobaadkan gudihiisa xoolaha Noole ee loo dhoofinayo Dalka Sucuudiga ay xariga Soo jabsan donaan iyadoo xoolo aad u tirabadan ay Iminka ku soo daabulayaan Magaalada Bosaso ee Xarunta Ganacsiga dowlada PL Qaybaha kala duwan ee Xooladhaqatada iyo kuwa ka baayac Mushartara xoolaha Nool. Maxamed Axmed Ciise Radio Dhahar
  17. Kulan dhinacyo badan lahaa oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Xanaanada Xoolaha ee Maamuka Pl ayaa ka dhacay Magaalada Bosaaso, Kulankaasi ayaa waxa ka soo qayb Galay Ganacsato iyo waliba maamulka sare ee Maxjarka Xoolaha ee magaalada Bosaaso. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Axmed Xuseen Doonyaale ayaa Kulankaasi Ugu Horayn ka hadlay waxana uu sharaxaad ka Bixiyay Ujeedooyinka Kulankas, Wasiirka ayaa Cadeeyay inay aad Ugu Faraxsanyihiin in Xayiraadii Mudo saaray Xoolaha Somaalida laga qaado. Doonyaale ayaa Cara baabay in qaabka loo dhoofinyo Xoolaha ay tahay iyaga oo aan Dekeda Bosaaso Haba Yaraatee laga dhoofin Karin xoolo aan soo marin Hangarka Xooolaha lagu Xanaaneeyo ee duleedka Magaalada Bosaaso. Wasiirka ayaa dhan kale u sheegay Ganacsatada Xoolaha dhoofisa inay Ilaaliyaan SHuruudahaasi oo aanay Jabin Hashiiska Si Buu yiri loo Gaadho Hadafka xoolaha dhoofinta ee Pl. Dhawaan bay ahayd markii Dawlada Sucuudiga ay Xayiraadii ka qaaday Xoolihii Somaliada oo Mudo Lagu hayo taako ka dib markii la sheegay inay xoolaha Soomaliada qabaan Cudurka Rift Valig. Laasqoray.Org Jama Ayaanlle.
  18. Dawladda Soomaaliyeed ee Puntlanda ayaa aad usoo dhowaysay furitaanka ay dawladda Sucuudigu Furtay xoolahaSoomaaliya, dawladda puntland ayaa waxa ay sheegtay in arrintani ay tahay mid aad loogu baahan yahay islamarkaana wax ka qaban doonta baahida dad farabadan oo Soomaali ah. Kullan ballaaran oo maanta kadhacay Maxjarka dawladda Puntland ee Magaalada Boosaaso ayaa waxaa kasoo qayb galay kullankaasi masuuliyiin ka socotay dawladda Puntland iyo masuuliyiinta Maxjarka dhamaantoodna waxa ay aad usoo dhoweeyeen furitaanka xoolaha Soomaaliya ee ay xayiraada kaqaaday Dawladda Sucuudiga. Kullanka ayaa ugu horayn waxaa kahadlay wasiirka xanaanada xoolaha ee dawladda soomaaliyeed ee Puntland Axmed Maxamed"Doonyaale" wasiirka ayaa waxa uu shaaca kaqaaday in arrintani ay tahay mid ay ka dawlad ahaan aad usoo dhowaynayaan dhamaan dadka soomaaliyeedna ay dani ugu jirto. "Waa wax aad u wanaagsan in maanta aan maqalno in xayiraadii laga qaaday xoolaha soomaaliya runtii waa mid ay danweyn ugu jirto dhamaan umadda soomaaliyeed maadaama ay u badan yihiin soomaalidu xoolo dhaqato, xoolahooda ayaa iyaga oo u baahan waxay mari jireen cidla islamarkaana waxaa qaadan jiray dad aan wax arxan ah u galayn kuna qaata qiimo aad u jaban", ayuu yiri wasiirka xanaanada xoolaha ee dawladda Puntland. Wasiirka ayaa waxa uu intaasi kudaray in dawladda Puntland ay soo dhowaynayso dhamaan umadda soomaaliyeed in xoolahooda gashadaan Maxjarka dawladda Puntland kadibna ay ka dhoofsadaan marka labaaro caafimaadka xoolaha dekeda Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga dawladda Puntland. Waxaa ugu dambayntii kahadlay maamulaha Maxjarka magaalada Boosaaso Faarax Maxamed Maxamuud waxa uuna sheegay in ay aad u soo dhowaynayaan furitaanka xoolaha soomaalida ee ay furtay dawladda Sucuudiga, waxa uuna intaasi ku daray in Maxjarka dawladda Puntland ee magaalada Bosaaso uu yahay mid u furan dhamaan umadda soomaaliyeed. Kullankan ayaa waxa uu kusoo beegmayaa xilli maalintii Khamiista ay dawladda sucuudigu sheegtay in ay gebi ahaanba furtay xoolaha ayna kaqaaday xayiraad ay saartay muddo hore waxaana la oran karaa waa mid muhiimad weyn ugu fadhida dhamaan shacabka soomaaliyeed oo iyagu u badan xoolo dhaqato. Jaamac Axmed Cali (Jaamac Joofane) Joofane11@hotmail.com Laasqoray.net Boosaaso Puntland Soomaaliya
  19. C/qani C/laahi Cabdi Horseed Media Bosaaso,Soomaaliya. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dowlada Puntland Axmed Maxamed Doonyaale ayaa waxaa u sheegay in Dowlada Puntland ay soo dhowaynayso go’aanki dhowaan ay Dowlada Sacuudiga ay ku fasaxday Xoolaha Soomaalida. Waxaa u intaasi ku daray Wasiirku in ganacsatada Soomaliyeed iyo kuwa Reer Puntland ee doonaaya in ay wax dhoofsadaan in ay u furantahay Dekada weyn ee magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga Dowlada Puntland. ”Cidi doonaysa in ay dhoofsato Geel,lo’a,Ari iyo waxyaabaha la midka ah waanu soo dhowaynaynaa” ayuu yiri Wasiirku. Mar Wasiirku uu ka jawaabayay Su’aal ahayd halka la geeyo xoolaha laga helo cudurka Burseelka ayaa waxa u sheegay in xoolahaasi dalka dib loogu soo celiyo,isla markaasina laga daaweeyo. Maxamed Faarax Maxamuud oo ah Maamulaha Maxjarka Puntland ee xaruntiisu ay tahay magaalada Bosaaso ayaa waxaa uu sheegay in ay ka go’aantahay maamulkooda in ay ganacsatada kala shaqeeyaan Caafimaadka Xoolaha ay dhoofsanayaan iyo ka caawinta shuruudii xoolaha ay ku xirtay Boqortooyada Sacuudiga ee ku aadanayd caafimaadka xoolaha Soomalida ee loo iibgaynaayo wadankaasi. “Ganacsatada waxaan ku soo dhowaynaynaa gacmo furan,kana fa’ideysta fursadaasi qaaliga maadaama xoolaheenu ay xayirnaayeen mudo dhowr iyo toban sano ah”,ayuu yiri maamulaha maxjarka gobolada Puntland Maxamed Faarax Maxamuud. Maxamed ayaa waxaa uu intaasi ku daray in Dowladaha khaliijku ay umada Soomaaliyeed u ogolaadeen in xoolahooda ay u dhoofsan karaan,hasa yeeshe aysan ka daalayn in xoolahooda ay u raadiyaan Suuqyo kale. Hadaladaan ayaa Wasiirka Xannaanada xoolaha Puntland iyo maamulka Maxjarku ay ka sheegeen xilli maanta ay Shir Saxaafadeed ay ku qabteen gudaha magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari. D.r Abshir Siciid Aw-Yuusuf oo ka mid ah Dhaqaatirta maxjarka oo inta Shirka Jira’id soconaayay goobtaasi ka hadlay ayaa waxaa uu hoosta ka xariiqay in Xoolaha umada Soomaaliyeed ay u diyaariyeed daawooyin,Xanaanayn iyo agab kale oo lagula socon karo habsami u socodkooda xaaladeed. Maxjarka weyn ee Dowlada Puntland oo qaar ka mid ah Saxafiyiinta ay indha indhayn ay ku sameeyeen markii shirkaasi Jira’id uu soo dhamaaday ayaa waxaa ka muuqanayay xoolo badan o isugu jira Geel,lo’a iyo Ari kuwaasi oo ay baaritaano ku samaynaayeen Dhaqaatir Caafimaad ah. Si kastaba ha ahaatee arimahan ayaa waxaa ay ku soo beegmayaan xilli maalinimadi khamiista ay Dowlada wadanka Sacuudigu ay fasaxeen Xoolaha Soomaalida
  20. True, i manufacture my own resources as a leader of Somalia's largest industry. Sophist the above statement is a result of 19 year fabricated deceit, as “recognition” was used as a scapegoat to justify the corruption and failure of the Northwest administration. It’s extremely difficult for Riyaale to build you a road, airport, or even a soccer stadium, but it’s very easy for him to sing you the song of “recognition”. Secessionist cheerleaders are victims as false hope was sold to them for far too long. Abokor adeer former colonial British Somaliland is mines and its chief Sultan was Mohamuud Ali Shire (the great). If you want to secede go ahead and take your piece of Waqooyi Galbeed and half of Togdheer, but bear in mind that Sanaag alone is near 50% of the former protectorate as the map below indicates.
  21. This has nothing to do with crediting a specific media but was intended to present the social effects of deception and the crime that is being committed against the masses that reside in the Northwest. I have quoted your repeated efforts in trying to portray what a reliable media is in chaotic Somalia; if you ask me it’s all a matter of perception. For you it might be “Horseed”, a voice of the “kings” huh, not Somalia. Somali media is extremely bias and far too often engages in unethical practices.
  22. Insane indeed What more can i expect, a community headed by Faisal Cali Waraabe (A Mad Man)