Xudeedi

Nomads
  • Content Count

    1,691
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Xudeedi

  1. My pleasure Duke With a free capital enterprise, only the sky is the limit. Dhahar prior to the Civil war was a sub clan village; today it hosts all the institutions a city needs to function. Maasha Alaah.
  2. Oodweyne: There you go again, with your recycled display of inferiority complex and you’re steering less word play. Ceerigaabo and its whereabouts are not open for a discussion of dispute as I had numerously clarified the factual political structure and driving stakeholders. Seeing that the minister is a descendent of the British Protectorate, totaling his families’ complete settlement of nearly of ½ of the former colonial protectorate, it’s fair to conclude that the fantasy of recognition will come true when the Messiah returns. Duke War ninka ha mirqaan jabin ee hadal mirqaanka u daa. Ilma Shankaroo iyo qaadaraysi maxaa kala haysto.
  3. Holland: Shir Calami Ah Ayaa Maanta Kadhacay magaalada Den Haag ee Dalka Holand Waxana Shirkaas Looga Hadlaayey Arimaha Burcad Badeeda Iyo Dhibaatada Ay Aduunweynaha Kuhayso Waxana Kulankaasi Diirada Lagu Saaray Dhinacyada Dhaqaalaha Ladagaalanka Burcada Iyo Xiriirka Calamiga Ah Iyo Iskaashiga Dhexmara Dowladaha Yurub Iyo Maamulka Puntland Iyo Dowlada Holand. Shirkan Ayaa maanta ka dhacay dalka Holland magaalada Den haag shir aad u balaaran kaas oo looga hadlaayo Burcadbadeeda Soomaaliya iyo saameynta ay ku yeelatay dhaqaalaha aduunka. Shirka waxaa soo qabanqaabiyey ururo ay iska leeyihiin qurbajoogta Soomaaliyeed ee dalka Netherland. PUNTNED, NEDSOM iyo OTP. Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Horumarinta Reer Guuraaga Puntland Generaal C/laahi Axmed Jaamac Ilko Jiir Ayaa Shirkaas Uga Qayb Galay Maamulka Puntland iyo Somalia Islamarkaana Khudbad Dheer oo Qiimo badan Halkaas Kasoojeediyey General C/laahi Axmed Jaamac Ilko Jiir Ayaa Ugu Horentii Dowladaha reer Yurub Khaasatan Dowlada Holand Uga Mahadcliyey Taageerada Iyo Xiriirka udhexeeya PUNTLAND Iyo Dowlada Holand Waxana Ilko Jiir Sharacaad Kabixiyey Sidii looga Hortegi Lahaa Kooxaha Burcad Badeedaada Ah ee Amaanka Aduunka oodhan Curyaamiyey. General C/lahi Axmed Jaamac Ayaa Dowladaha Reeryurub Kudhiiri Geliyey In Ay Isgarabtaagaan Dowlada Federalka kMG ah ee Somalia Waxana uu Sheegay In Dalka Iyo Dadka Somaliyeed Ay Marxalad Adag Soowajahdey Ayna Maamul Ahan Iyo Dowlad Ahaanba Dalbanayaan In Lays Garabtaago Si Khatarta Somalia kasoo SOCOTA Aaney Dalalka Kale Iyo Aduunka oodhan ugu Baahin. Ilka Jiir Ayaa Kahadalay Qaraxyadii Dhowaan Caasimada Somalia kadhacay ee Lagu Laayey Golaha Xukuumada Somalia Kuwaasi oo uu Kutilmaamay kuwo Waxuushnimo ah Waxana uu Sheegay In Beesha Caalamka Ay Kagaabisay Arimaha Somalia Ilko Ayaa tibaaxay In Maamulka Dowlad Goboleedka Puntland ee Qaar Somalia Kamid Ah Kataliya Codsanayo In Lagu Garab istaago Ladagaalanka Burcad Badeeda Xeebaha Somalia Joogta Waxana uu Farta Kufiiqay In Ay Waxaba kama Jiraan Tahay Howl Galka Maraakiibta reer Galbeedka Xeebta Somalia Kujoogaan. General Ilko Jiir Ayaa Sheegay In Kooxaha Burcad Badeeda Somaliyeed ee Qalalaasaha Kuhaya Bada Udhexeysa Somalia Iyo Bada Gacanta cadmeed In Maamulka Puntland Dagaal balaadhan Kula jiro Islamarkana Ay kudedaaleen In Ay Tirtiraan Balse Arintaas Ay kagaabiyeen Dowladaha Xeebta Somalia Soodhoobey Boqolaal Maraakiib Ah oo Sheegtay In Ay Yihiin kuwo Xeebta Somalia ilaaliya balse Aan Waxaba Qorshaha Ay uyimaadeen Kaqaban Waxana uu Sheegay In Kooxahaas Dowlada Somalia iyo Puntland oo Lateegaaro Keliya Lagu Cirintiri Karo. Wasiirka Arimaha Gudaha ee Puntland Ayaa Intii uu Joogey Dalka Holand Madaxda Dowlada Holand Kulamo Gooni Gooni Ah Lasheegay Waxana Lasheegay In uu Kala Hadlay Dhinacyada Iskaashiga Iyo Arimaha ladagaalanka Burcad Badeeda Iyo Sidii Dowlada Somalia Loo Taageeri Lahaa Dhinacyadan Ayaa Isla Soo hadalqaaday Iskaashiga Xiriir Ganacsi iyo Amaanka Sirdoonka In Ay Iska Kaashadaan . Holand Siciid Qurux laasqoray.net
  4. Cabdulaahi Cali Shabeele (Maamulaha Golis ee Dhahar) Hoolka Shirarka Golis Ee Gobolka Haylaan
  5. Dhahar: Ugu horayn waxaa gaadhey Magaalada Dhahar ee Xarunta Golis isla markaasina Munaasibado ku soo bandhigay Adeegan Casriga ah Masuuliyiin ka socota Shirkada isgaadhsiinta Golis Telecomonication oo uu ugu horayso Madaxa Xiriirka iyo Dadwaynaha ee shirkada Golis Faarax Xaaji mire iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan Howlwadeenada sare sare ee shirkada isgaadhsiinta somaliyeed ee Golis Telecom. Xaflad caalami ah ayaa waxaa lugu qabay Hoolka shirarka ee Magaalada Dhahar iyo Weliba Xarunta Wayn ee Shirkada Golis Dhahar Halkaasi oo ay isugu yimadeen Malayiin ruux oo ka soo kala Jeeda Saladiinta aqoonyahanada iyo waxgaradka kale ee Degaanka Dhahar,iyadoona siwayn ay isku Fahmeen Masuuliyiinta Gobolis ee SHirkada iyo Ganacsatada Adeegsanaysa Barnaamijka Sahal service. Waxgaradka Gobolka Sanaag ee Magaalada Badhan ayaa sidoo kale Musnaasibadii 2aad ee Shirkada Golis ay ku tala gashay ay si rasmi ah uga Hirgelisay magaalada Badhan ee Xarunta Dowlada Puntland ee Sanaag,halkaasi oo si wayn ay ugu adeegsanayaan Acounadooda Adeega Casriga Ee ay soo bandhigtay shirkada Golis qaybaha kala duwan ee Ganacsatada Magaalada Badhan oo ah halka ugu kobaca wayn dhanka dhaqaalaha ee sanaag. Xafladihii Badhan iyo Dhahar ka kala dhacay oo ahaa kuwo aan kala dhicin halkana lugu soo koobikarin Xisaabta baaxda dadka ka soo qayn galay ayaa waxaa ka mid ahaa hadii aan Xusno qaar ka mida Dadwaynaha ama ka soo qaybgalayaash,Suldaan Cartan ,Axmed Shiikh Saalax,Faarax Xaaji Mire Madaxa Xiriirka dadwaynaha ee Golis,Maayerka Magaalada Badhan Axmed Muuse Suldaan,Shiikh Maxamed Cabdle Maamulka Golis Degmada Buraan,C/laahi Axmed Daamur Maamulaha Golis Cerigaabo,Faysal Xuseen Maamulaha Golis Badhan,Maamulaha Golis Dhahar C/laahi cali Shabeele,Maanyerka Magaalad Dhahar Salaad Xasan shire. Xarumaha Wejiga 2aad ee Sanaag. Ceelbuh Xingalool Hadaaftimo Buraan Laasqoray Ceerigaabo Xarumaha ay ka hirgelisay(Magaalooyinka Waaweyn Ee Puntland) Bosaso Qadho Garoowe badhan Dhahar Source: Sanaag Post
  6. Brother, PL just like SL is a bargaining chip of the national pie, and WardheerNews has always been in favor of the secessionists, even publishing a conpiracy theory from an unidentified Ethiopian freelance (who could be one of their own)that the former Italian Somaliland would be divided into a four states, inclusive of Puntland, whereas the current "Somaliland" would be recognized as a state of its own. A potential dicey situation! I blame our self-interested elites, elders, and Sultans and their chronic silence in an important issues where their lands are either tagged "disputed" or claimed by any group in the world, does it matter if it's clan. In other words, the bankruptcy of leadership for this Sanaag and western Bari community is very manifest despite "Ilka-jir" being paraded as the one who would fill the vacuum. Here I did comment on a similar case. Nassir: Could not agree more Oodweyne: At the outset, if it was not for the wretchedness of your in denial, you would long have spotted that secessionist Northwest is nothing more than an opportunist ambition designed with the intention to bargain for the bigger pie. As I have numerously stated in SOL, “it’s much easier to sing you the recognition song, nevertheless much more difficult to develop tangible advancement”. Those who you cheer for in Morgan’s old palace understand this bargaining chip Nassir speaks of, yet they stack up dough at the expense of the innocent civilians like Oodweyne (miskiin). Uztaad: Indeed the editorial displays many errors that truly shed light on Wardheernews long concealed shadow and its deceiving information haulage. Abtigiis & Tolka Adeer Sanaag region has for centuries been governed by tradition speared by men of great caliber revealed by both Arab and western anthropologist. Nevertheless, we solers know the influence of emotion guided by your statement and I must warn you that such level of animosity for your kinsmen could be very dangerous. The people of Puntland commiserate with the struggle of its kinsmen in eastern Ethiopia and loudly condemn anything unparallel to their well being. Let me reassure you that cheerleading for secessionist will only debase your position.
  7. Xagla Toosiye discusses take back strategies http://www.jidbaale.com/index.php?option=com_content&view=article&id=973:waraysi-uu-etn-tv-layeeshay -drsaleebaam-ciise-axmed&catid=37:warka-soomaaliya
  8. http://www.wardheernews.com/Editorial/wdn_editorial_61.html Although the editorial is steered in a relevant direction, the basis of its accusation is story bound and misleading. It refers to the regions of “Sool, Sanaag & Cayn” as disputed territory, which clearly signals “Wardheernews” geographical unawareness and appropriate political positioning. Majority of Sanaag region is secession free and values Sultanate tradition and Puntland allegiance as governing principles. The editorial states “In the past, Puntland went into two loosing wars with Somaliland on said territorial question”. This statement is awfully a preconceived notion and translates from the solitary dire perception of secessionists. Puntland and secessionist Northwest have never fought a war, merely nothing more than border skirmishes with minimum casualties. Wardheernews goes on to draw attention to the Donald Payne incident with a blind motive as if the Americans are not the policy makers in the region, with Ethiopia aligned as its camouflaged strategy carriers. The U.S policy in the region has never changed and Ethiopia remains a key U.S procedural enforcer. If Mr. Payne is sincere with the message of his press release, then should he not rightfully accuse Ethiopia in the same regard? Puntland’s current administration has made mistakes that need to be addressed without misgiving, centered with key issues as the Sool mess in its forefront. Save for Wardheernews bias and lack of knowledge on the subject matter, SOL Puntlnaders ought to audaciously discuss key obstacles the state faces in order to take part in correcting the system. Xagla Toosiye’s endeavor to take back Sool Region. Discriminate border policies (Ceerigaabo & Gaalkacyo) The administration must set the stage for multi-party elections Security & Clan disputes Faroole’s Son’s appointment as an advisor (His visit to Hargaisa and link to secessionist in-laws) Delays in Haylaan Regional Council appointment The ONLF incident ETC
  9. Cismaan Dalmar Ayaa Baarlamaanka Puntland Weydiiyey Waxa Ay ku Kala Duwan Yihiin Magaalooyinka oo uu Sheegay In Dustuurka Puntland Ay Si ugu Wada Xusanyihiin hadan Midna Maamulka Puntland 1989KII Markii Ladhisay uu Kagabiyey Midna Xoogasaaray Waxana uu sheegay In Baarlamaanka Puntland Sharciga u Hugaansamaan oo Siyaasada Puntland Daacad Unoqdaan Waana In Ceerigaabo Iyo Gaalcayo Isku Xeer Lamariyaa.
  10. Gudoomiyihii Hore ee Golaha Wakiilada Puntland Mudane Cismaan Dalmar Xaaji Yuusuf (Cismaan Patrool) Ayaa Maanta Kulankii Golaha Wakiilada Puntland Magaalada Garoowe Kuyeesheen Siweyn uga Horyimi Qodobo Dhowr Ah oo Laga Doodaayey Waxana Kulankaas Kasooqayb Galay Wasiirka degaanka iyo duurjoogta Puntland C/qani Yuusuf Cadde. Kulankaasi oo ka dhacay hoolka Barlamaanka Dowlada Puntland ee magaalada Garoowe goobjoog ka ahaa Xildhibaano gaarayay 39 oo ka mid ah 66-da Xildhibaan ee Dowlada Puntland. Cismaan Dalmar Cismaan (Patrool) Ayaa Siweyn uga Horyimi Ansixinaayey Buug Loogu Magacdaray Sharciga Degaanka Iyo Duur Joogta oo Golaha Wakiilada Lasoo Hordhigay Iyadoo Kulankaasi Ay Soo Xaadireen 39 Mudane Masuulkan Ayaa Genefka Kudhiftay Arintaas oo kutilmaamay Mid Xaaraan ah Waxana Hoolka Baarlamaanka Kadhacay Buuq Iyo Sawaxan Ay Howshii Golaha Wakiilada Istaagtey. Cismaan Baadrool Ayaa Tilmaamay In Maamulka Puntland Looga Baahan Yahay In Baarlamaanka uu Horkeeno Qorshaha Amaanka Ee Maamulka IYO Siyasadiisa UU Kuwajihi Doono oo uu Maamulka Ku Eedeyey In uu Arintaas Kawar Wareegaayo Dhinaca kale cismaan Ayaa Dhaleecayn balaadhan ujeediyey Maamulka Puntland oo uu Sheegay In uu Dhinacyada Amaanka Iyo Siyasada Arimaha Gudaha Ahba ku Hungoobey Waxana Masuulkaasi uu Arimahaas oo dhan Sabab uga Dhinaca Cadaalad Daro Iyo Musuq Maasuq Maamulka Hareeyeey Waxana uu Sheegay In Maamulka Puntland uu Xaq uleeyahay Xiligan In Madluub uu Noqdo Ilaa Inta Magaalada Laascaanood Iyo Guud Ahaan Gobolka Sool lasoocelinaayo Iyadoo uu Arimaha Duurjooga Baarlamaanka La Horkeeney uu Ku Tilmaamay Mid Aan Loobaahneyn Xiligan oo Maamulka puntland uu Arintaas Kabeen sheegtay. Cismaan Dalmar Ayaa Baarlamaanka Puntland Weydiiyey Waxa Ay ku Kala Duwan Yihiin Magaalooyinka oo uu Sheegay In Dustuurka Puntland Ay Si ugu Wada Xusanyihiin hadan Midna Maamulka Puntland 1989KII Markii Ladhisay uu Kagabiyey Midna Xoogasaaray Waxana uu sheegay In Baarlamaanka Puntland Sharciga u Hugaansamaan oo Siyaasada Puntland Daacad Unoqdaan Waana In Ceerigaabo Iyo Gaalcayo Isku Xeer Lamariyaa. Gudoomiyaha Hore ee Golaha Wakiilada Ayaa Si Caro Leh Baarlamaanka Hortiisa maanta khudbad Dheer oo Mud 30 Qaadatay jeediyey Waxana uu Sheegay In Maamulka Puntland Baarlamaanka Wasiirada Iyo Shaqaalahaba Aanu Wax Mushahar Ah aaney helin waxana uu Sheegay In Baarlamaanka Looga Baahan Yahay In Miisaaniyada Iyo Lacagta Puntland Haysato Ay ogaadaan oo Maamulka Laxisaabtamaan Waxana uu Qaraxyadii Degaanada Puntland Kadhacay Ku Eedeyey Kooxo Amaanka Puntland Kasoo Horjeeda oo Dano Gaara Leh Kuwaasi oo uu Sheegay In Maamulka Puntland Ka War Wareegey In uu Farta kufiiqo Si La Iskaga ilaaliyo. Geba gebadii Golaha Wakiilada ee Halkaas Sooxaadiray Ayaa Looqaybiyey Sharciga Ansixinta Buugaas Iyadoo Cod Looqaaday Barlamaanka Puntland oo gudo galay Ansixinta buugasi ayaa waxaa ogolaaday meel marinta buugaasi Xildhibaano gaaraya 38 sida u ku dhawaaqay Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Barlamaanka Dowlada Puntland Salaad Xarreed halka u ka soo horjeestay Gudoomiyihii Hore ee Baarlamaanka Puntland oo ah Xildhibaan oo ka mid ahaa Xildhibaanada goobta joogay. Cismaan Dalmar Ayaa Horay Usooqabtay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Ayaa Intii uu Xilka Hayey Golaha Baarlamaanka Puntland Horgeeyey Qorshaha Magaalada Ceerigaabo Kumaqantahay Iyo Arimo Laxiriira iyadoo Arintaas Ay Sababtay Buug Iyo Isqabqabsi Dhinaca kale Cismaan Ayaa Ansixiyey Gobolka Highland oo Caasimadiisa Tahay Magaalada Dhahar Balse Markii Dame Aan Siweyn Ushaqeyn. Ceerigaabonews.com
  11. Che certainly it’s important to create awareness in various sectors of society.
  12. Governer of Sanaag Region Mr. Dabeyl Fadumo Cali Nugaal (Community Activist)
  13. Badhan: Subaxnimadii saaka oo ku beegneyd subaxnimo Talaado ah, bisha 12aad ee Sanadka Miilaadigana uu yahay 1da ayaa hoolka shirarka ee Dugsiga Al-Furqaan waxa lagu qabtay xuska maalinta Aids-ka aduunka oo kowda December sanad walba la qabto. Kulankan ayaa waxa abaabulkiisa lahaa guddida sare ee Aids-ka Puntland oo marka magacooda lasoo gaabiyo loo yaqaan PAC ( Puntland Aids Commission ) oo uu guddoomiye u yahay madaxweynaha dawladda Puntland C/raxmaan Shiikha Maxamed (Faroole). Abwaan Afdukaanle oo ku sugan madasha shirka: Waxana halkaas isugu yimid xubno ka socda maamulka gobolka oo uu horkacayo Guddoomiyaha gobolka Md. Maxamuud Siciid Nuur iyo Taliyaha Qaybta Boliska C/xakiim Maxamed Liibaan, sidoo kale waxa kasoo qayb galay guddoomiyaha maxkamadda rafcaanka, guddoomiyaha maxkamadda derejada kowaad, culimaa’udiin , Cuqaal, Ururada bulshada ee dhallinyarada , haweenka , ganacsatada saxaafadda iyo dadweyne Kale. Kasoo qaybgalayaasha sanadguurada 1 December : Waxa furitaankii xafladda ayaa waxa furay guddoomiyaha gobolka , oo si kooban uga hadlay munaasibadda iyo Aids-kaba, waxana ku xigey u qaybsanaha PAC ee gobolka Sanaag C/risaaq Maxamed Jaamac oo halkaas ka akhriyey khudbaddii Madaxweynaha oo qoraal ah munaasabaddana loogu talo galay, dhamaan goboladana ay qorshaysnayd in sidan oo kale looga akhriyo, sidoo kale wuxu faah-faahiyey sida la rabo in la isaga kaashado in bulshada xog dhab ah laga siiyo macluumaadka HIV/AIDS-ka. Gudoomiyaha Gobolka oo isna ka hadley goobtaas Waxa isaguna halkaas maanso munaasabadda khusaysa ka jeediyey Abwaan Maxamuud Maxamed Aw-Yuusuf ( Af-dukaanle) . Dadkii halkaas ka hadlay ayaa waxa ka mid ahaa : Guddoomiyaha maxkamadda derejada kowaad Shiikh Maxamuud Faarax Cismaan, Siciid Faarax Xirsi oo ku hadlayey magaca odayaasha, Khadro Maxamed Warsame, Faadumo Cali Nugaal , Siraad Dhiillood, Xaliimo C/laahi Shiikh iyo Gebgebadii oo uu xafladda soo khatimay guddoomiyaha maxkamadda rafcaanka Shiikh Siciid Cismaan Cali. Maxamed Ciyoon Dhahar Radio
  14. ^Oodweyne adeer stop hating. Bosaaso wey duushay, ama ka nax ama ku farax, Bosaaso is the largest financial asset of the republic. Aw Muuse keep up the great work. Good news for Somalia.
  15. ^ Oodweyne Adeer you write too formal for your lack of comprehension. I have repeatedly demonstrated to you that Makhir is a constituency part of the greater Puntland. As stakeholders, Makhiri’s have every right to criticize the flaws in order to correct and direct the policies and individuals with administrative titles. Today, the power balance in Puntland has improved as all SOL members can clearly see the weight of General Ilka Jiir and other high portfolio Makhiri ministers. So again, Makhiri’s are integral part of Puntland as demonstrated by Garaad C/aahi Cali Ciid ( a Makhiri) on BBC in his support for Faroole. I was never quoted to differentiate between Burco and Hargaisa so why do you bother to try to divide Laasqoray and Eyl? Same family adeer.
  16. Garaad C/laahi Cali Ciid oo ka mid ah Isimada ugu muga iyo miisaanka weyn Puntland ayaa Kulan wareed ku qabtay Qasriga uu ka degan yahay Garoowe, Garaadka ayaa warbaahinta u sheegay in Ujeedka uu shirkan u qabtay ay tahay inuu Ka Isim ahaan Fekerkooda ka dhiibtaan Khilaafka u dhexeeya Dawlada Puntland iyo Masuuliyiinta Xukuumada Federaalka Somaliya. Garaadka ayaa Tibaaxay inay Puntland Heegan ugu jirto sidii ay xal ugu heli lahayd dhabada Loo raacayo helitaanka Dawlada Dhexe oo ay Somaliya yeelato, isla markaana waxa uu meesha ka saaray inaanay Pl marnaba afkeeda ka soo yeedhin Gooni isu taag. Garaad C/laahi Cali Ciid ayaa waxa laga Xumaadu ku tilmaamay hadalkii ay warbaahinta ka sheegeen qaar ka mid ah Masuuliyiinta Dawlada Somaliya kuwaasi oo uu sheegay inay afka ku weerareen Maamulka Puntland. C/laahi Cali Ciid ayaa Yiri"Waxaan Taageersanahay Go"aanka Madaxwaynaha Puntland waxaan diyaar u nahay inaan helo ama raadin sidii Puntland loo Horumarin lahaa maha in qof Masuul sheeganayaa inuu Xaqiro dalka intiisa kele Maamulka Puntland hada waa 11- Jirsaday intaasina waxa uu ahaa mid Nabada iyo Degenaansho laga helo isaga oo ay ku sii Hirtaan Boqolaal Qaxooti ah oo Somaliyeed"Ayuu Yiri Garaadka oo Garoowe Shir ku qabtay. Garaad Cali Ciid ayaa Si ba"an u weeraray Cid kasta oo doonaysa in Puntland Saamigeeda Hoos loo dhigo,waxana uu Cara baabay in Ka Isima ahaan iyo dhamaan Shacabka Pl aanay Raali ka ahayn wixii iyaga wax Yeelaynaya. Hadalka Garaadka ayaa ku Soo aadaya iyada oo ay dhawaan SHir ku Kala Buudeen Madaxwayne Faroole iyo Sheekh Shariif kuwaasi oo isku Mari waayay Qodobadii Shirkii Gaalkacayo. Garaadka ayaa sidoo kale amaanay wasiirka arimaha gudaha, General C/aahi Axmed Jaamac ilka jiir, kuna tilmaamay shaqsi hawlkar ah oo Puntland guula farabadan usoo hooyay. Wasiirka ayaa dhawaanahaan ku sugnaa magaalada Nairobi halkaasi u kulama badan la yeeshay shaqsiyaadka maamula hay'adaha deeqbixiyaasha. Wasiirka ayaa ah shaqsiga loo xilsaaray arimaha xiriirka labada dowladood ee federaalka iyo Puntland. Dhahar Radio
  17. Garaad Cabdulaahi Cali Ciid ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay in Dawlada KMG ahi ay ku doodo in Dawlad Somaaliya ayana ka mid ahayn Puntland , wuxuuse sheegay Garaadku in Puntland ka horaysay dastuurka Shiikh Shariif Iyo Dawlada KMG oo maanta Dalka ka talisa,hase ahaatee ayna Puntlland marna ka soo yeerin gooni isu taag. Garaadku wuxuu hadalkiisa ku sii daray in Puntland ay raadinayso Dawlad Soomaaliyeed ,balse ayna cidna uga danbayneen horumarkeeda. Garaad Cabdulaahi ayaa si kulul ku yiri shrkii jaraa'id uu qabtay " maaha wax wanaagsan loomana baahna in Qofka M'asuulka ahi uu wax u sheego si aan m'asuuliyadi ka muuqan isaga oo ula jeeda hadalkii ka soo yeeray Sheekh Shariif. Ugu danbayntii shirkan Jaraa'id uu qabtay Garaad Cabdulaahi Cali Ciid ayaa ah mid tarjumaya dhamaan Bulshada Reer Puntland iyo Madaxdeeda kaas oo ah in aan cidna looga haybadaysanayn horumarka Puntland. Allsanaag.com