Xudeedi
Nomads-
Content Count
1,691 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xudeedi
-
Waxa halkaa ka hadlay Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) oo mar uu sheekooyin qosol xambaarsanaa halkaa ka jeediyay yidhi, “Wadaaddadu iyaga oo aan Xoolana dhaqan ayay berigii hore ahaayeen kuwa dhaqaale haysta. Sababtoo ah, waxay xoolaha ka heli jireen Qardhaas uu dhigo iyo Cashar uu mariyo oo dadku ay Xoolaha ugu qali jireen. Maalin maalmaha ka mid ah ayaa Wadaad soo maray reer, wuxuu Xoolaha dhexdooda ku arkay Neef aad u shilis oo gallaalan (Madaxa cad). Dabadeed, markii uu fadhiistay, ayaa la yidhi Sheekhow qof baa naga xanuusanaya ee aad Cashar noogu tuftid, Xoolahana aad noo casharisid. Wuxuu yidhi la kaalaya Neef galaalan oo soo qala, isaga oo doonaya in neefkii uu soo arkay loo soo qalo, umana sheegin wax astaan ah oo intaa dhaafsiisan. Reerkii waxay soo qabteen neef yar oo sanad jiray oo galaalan. Markii agtiisa la marinayay, ayuu intuu sidaa u eegay ku yidhi, Axan lagaa dhig, bal inta uu le’eg yahay ee uu galaalan yahay eega.” Qoraaga Buuggan Jamaal Cali Xuseen oo isna halkaa ka hadlay, ayaa mahadnaq uu u jeediyay Abwaan Hadraawi iyo Kooxda Akhrista ee Hargeysa ka dib, wuxuu halkaa ka sheegay qaar ka mid ah sheekooyinka Buugga ku jira. “Wiil baa qolo reer Miyi ah Xisaabta is-yidh u dhig, waxay garan waayeen laba-laba ka jar. Markaasuu is-yidhi siday wax u fahmayaan ugu sheegoo wuxuu yidhi, haddii afar neef Xerada ku jiraan oo mid ka mid ahi kor u booddo, maxaa soo hadhay? Isaga oo doonayay inay yidhaahdaan saddex baa soo hadhaya. Dabadeed, mid ka mid ahaa dadkii reer Miyiga ahaa ee uu wax u dhigayay, ayaa intuu soo booday yidhi, iga wallaa Adhigaan kaa aqaanaayoo, haddii mid ka mid ahi Xerada ka booddo, dhammaantood way ka wada daba boodayaan.” Ayaa ka mid ahaa sheekooyinkii uu Jamaal Cali halkaa ka jeediyay. Mawliid Nuur Mooge oo ka mid ahaa dadkii halkaa ka hadlay, ayaa sheegay in uu isaguna badankiisa qoray Buug lagu magacaabo DAWADA WALBAHAARKA. “Waxa afku ka xumaaday oo is-maandhaafay Wiil iyo Oday da’ ah, waxaanay taasi keentay inay islaayaan. Si ay noqotayba, Odaygiibaa dusha kaga dhacay Wiilkii dhalinyarada ahaa, markii ay dadkii kala qabteen, ayuu Odaygii arkay Wiilkii yaraa oo hadba dhiniciisa isu-soo-dhufanaya, waanu ogyahay in haddii mar kale ay islaayaan aanu sidii hore u legdi karin. Markaasuu intuu u jeestay dhinicii dadkii hayay Wiilka yar ku yidhi, waar soomaaliyeey ama sidayadii hore nagu celiya oo dusha iga saara ka yar, ama dadka layskuma sii daayee na kala haya.” Ayaa isna ka mid ahaa Sheekooyinkii uu Mawliid sheegay in uu buuggaa ku qoray. Sidoo kale, waxa iyana halkaa ka hadlay Boobe Yuusuf Ducaale, Dr. Maxamed Rashiid Sh. Xasan, Faadumo Siciid iyo Maxamed Cilmi (Ilkacase), kuwaas oo dhammaantood ku dheeraaday muhiimadda Munaasibadda iyo sida loogu baahan yahay in dhaqanka laga sheekeeyo. Waxaanay Qoraaga iyo Naadiga soo abaabulay munaasibadda u jeediyeen mahad-naq, iyaga oo halkaa ka sheegay qaar ka mid ah sheekooyinka qosolka leh. Ugu dambayntiina, waxa halkaa 19 Buug oo kala duwan lagu guddoonsiiyay 19 qof oo si bakhtiyaa-nasiib ah ugu guulaystay, kuwaas oo qoraaga Buuggu u saxeexay gebogebadii Xafladda.
-
Book Release Event in Hargaisa Sabti, 19 December 2009 (HOL)- Munaasibadd lagu soo bandhigay Buug loo magac-bixiyay Diiwaanka Qosolka oo xambaarsan Sheekooyin qosol iyo maad leh oo uu qoray Jamaal Cali Xuseen oo ka mid ah Qorayaasha Soomaalida, ayaa habeenkii Jimcuhu soo galayay lagu qabtay Magaalada Hargeysa. Munaasibaddan oo ay ka qayb galeen Suugaanyahanno iyo Aqoonyahan ay ka mid ahaayeen, Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi), AAbwaan Yuusuf Cabdulle (Shaacir), Boobe Yuusuf Ducaale oo ah qoraa, Murashaxa Madaxweyne-xigeenka Xisbiga UCID Dr. Maxamed-Rashiid Sh. Xasan oo ah dhaqan-yaqaan, Jamaal Cali Xuseen oo ah Qoraaga Buugga iyo marti-sharaf kale. Munaasibaddan oo ay soo qaban-qaabiyeen Naadiga wax-akhriska ee Hargeysa (Hargeisa Readers Club), ayaa ujeedadeedu ahayd bandhigga Buugga Diiwaanka Qosolka. Halkaas oo ereyo iyo sheekooyin qosol xambaarsan ay ka jeediyeen dad ay ka mid ahaayeen, Abwaan Hadraawi, Jamaal Cali Xuseen oo qoraaga Buugga ah iyo Boobe Yuusuf Ducaale.
-
Garoodi Furthermore do you know how many women from bosaso chew qat with ministers and businessmen in hargaisa. Dam..I think while i was there i went through all of puntland from bosaso,to qardo,to garowe even the las corey and las canod which you dont control were on the menu. looooool, so take it easy, saxib ! War ninku waa mirqaamay Reer Shankaroon, ninka mirqaansan iska qabta.
-
Gaalkacayo Boosaaso iyo gebiyadii Laaska(Laasqoray) Gacan iyo xubeeriyo ilaa Dhahar gadaasheeda Gurya samo Taleex iyo Buraan waa sinaan garabe Gidigood Garoowaa xukuma xarunta guud weeye !!!!!! Gallad bay dadkaygii beryahan farax la guuxeene
-
Guyaal iyo guyaal baanan tirin maansadii gabaye Gedeheeda waanigii dhigoo gooyayoo nacaye Geed dheer intaan fuulay baan raaxo dheer galaye Gadaal baan xusuusaha u dayey dunida guudkeeda Gumaystaan xusuustiyo kuwii gubay dhulkeeniiye Gardaradii nasaarada ayeey gocatay laabtiiye Gebigeed Ifriiqiya ma rabin inay gumeeyaane Gaar ahaanna Soomaaliya ciilku ii gubaye Midna waygu gaaroo anay gooni ii tahaye Garacyada dhashood waa kuwii gubayey waayeelka Gowraca waxay kaga tagen gaban yar oo wiila Geeliyo waxay naga dhaceen geesaloow adhiba Waa tay gumaadeen raggii gaadhka hayn jiraye Garaaadkayga waatay xidheen meel gasiirada e(Garaad M.A.Shire) Gacalkayga waa tay kala jareen goboladiisiiye Galgaliyo Nugaal bay xidheen seerayaal gudube Badda Garacad waa tii la yiri yaan la soo geline Anaguna gadoodnoo kufriga gelinay tooreeye Guluf iyo coladaan ridnoo giirka wada taagnay Galad eebbe weeyee dulmigu gaax ma uu laha e Waatay ka goosheen arliga naga guureene Gobanimo markaasaan helnoo geelu noo dhalaye Golayaal ayaa lagu shiraa geedihii Bariye Gobeleeda Puntland baan dhamaan geliney diiwaane Guddoon baannu leenahay hadeer loo gudboonyahaye Guri waliba wiil baw fadhiya guurti aqalkeede (barlamaanka) Gaalkacayo Boosaaso iyo gebiyadii Laaska(Laasqoray) Gacan iyo xubeeriyo ilaa Dhahar gadaasheeda Gurya samo Taleex iyo Buraan waa sinaan garabe Gidigood Garoowaa xukuma xarunta guud weeye !!!!!! Gallad bay dadkaygii beryahan farax la guuxeene Aniguna gedaasaan ahoo guul ayaan helaye Inta anan gunaanadin murtida hadalna soo goynin Gacalow gudoomoo lix qodob geliya laabtiina Guntiga u adkeeyoo cadligu galabna yuu dhuuman Gardarona ma fiicnee dulmigu godob xun yuu keenin Gurigeenni weeye martida gaajo ka ilaasha Gunta tola amnigu waa muhiim giija dhinaciisa Garashada aqoontiyo cilmiga shacabka gaarsiiya Garabsada Islaamkana dhamaan gees kastuu xigoba. Maxamad Bashiir Jaamac gumburi1885@yahoo.com Dhahar.com
-
Dhanka kale Kooxaha Group B ayaa si aada isugu dhagan iayadoo Maalinta Bari ay fooda is dari doonaan Kooxaha Mudug iyo Karkaar oo kala heysta Mudug hal dhibic iyo karkaar 3 dhibcood hase yeeshee midna rajooyin wada leh Maadaama qeybtooda ay ugu sareyso Ceyn oo leh 4 dhibcooda.
-
Ciyaartoyda Gobolka Haylaan Ayaa Dadaal Dheer Ka Gadaal Nasiib Daro Lagu Reebay Garoowe: Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland waxaa taariikhdu markay ahayd 05.12.2009 furmay koobka kubada cagta ee gobolada Puntland. Koobkaan ayaa waxaa soo qaban qaabisey wasaarada Sportiga iyo shaqaalaha, waxayna qeyb ka tahay ololaha nabadeenta ee xukumada iyo hay'adaha caalamiga ay iska kaashadeen. Koopkaan ayaa waxaa lagu marti galiyey dhamaan Sideeda gobol ee Puntland Ka Koobantahay iyadii oo loo qeybiyey laba group, A iyo B. Waxaa dhamaan ciyaaraha u soo daawasho tagaayey boqalaal ruux oo ka mid ah qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka, madaxda Puntland iyo marti sharaf gobolada kala duwan ee Somaaliya ka kala yimid. Group A: Haylaan, Sool, Bari, Nugaal Group B: Sanaag, Karkaar, Mudug, Cayn Hadaba maanta ayaa waxaa garoonka garoowe soo buux dhaafshay taageerayaashi u badnaa abid ciyaarahaan dawaada si ay ugu kala hooriyaan labada gobol ee Bari iyo Haylaan. qeybtii hore ee ciyaarta ayaa la is orankaraa way isku dheelatirneyd labada kooxood Ciyaartoodu isla mar ahaataana weerar iyo weerar celis ay ahaayeen, hase yeeshee aan wax goolal aha la kala dhalin. haafkii danbe ee ciyaarata ayaa waxa kooxda highland calaftay rigoore, weeraryahanka gobolka highland mustafe yare oo 8 u sitey gobolkiisa ayaa ka faa'idaysta fursad qaali ah, isagoo si kalsooni leh darba kulul ku aadiyey shabaqa gobolka Bari, goool. Taageerayaasha Gobolka Haylaan ayaa gilgilay garoonka iyadoo sawaxanka cirka isu shareeray. Ciyaartoyda gobolka Bari ayaa rogaal celin caadi ahayn sameeyey, iyagoo weerar aan ka yareen kii Haylaan qaaday. Ciyaartoyga afka horay uga dheelo ee lagu magacaabo Zaki ayaa gool barbar dhac ahi usoo xareeyey. In yar ka gadaal Zaki ayaa mar labaad gool kale xareeyey. Sidaas ayey gobolka Bari ciyaartii maanta xiisaha badneyd ku raysay. Gobolka Haylaan ayaa nasiib daro galabta koobka ka hartay, iyagoo dadaal badan muujiyey intuu koobka socday. Hadaba warbaahinta dhahar-radio oo ku hadleyso magaca saxaafada gobolka Haylaan ayaa u hambalyeynayso dhamaan ciyaartoyda gobolka iyo macalimiintooda, waxaanu leenahay dadaal wacan iyo waa inoo sanad dambe.
-
I believe Sool is leading Group A and Cayn is leading group B. Mudug and Haylaan have not won a single game, they probably won't make it to the second round.
-
Cayn Beats Karkaar 2-1
-
Miles: Sool, Cayn and Karkaar are doing very well this year, we’ll see which 2 teams will come out in the finals.
-
Angry secessionist remonstrate every pro-union thread as if will spoil the fantasy of “recognition”. Adeer Ceerigaabo and Laascaanood’s ownership is transparent in your own secessionist administration, thus its solution lies on local reconciliation. “Horay baa loo yiri, dad kaa badan iyo biyo kaa badanba way ku qaadaan.” Despite your juvenile mind of inferiority, the 8 regions of Puntland participate in a healthy competition through a state broadcasted yearly tournament.
-
Group A: Haylaan Sool Bari Nugaal Group B: Mudug Sanaag Karkaar Cayn
-
Inta lagu guda jiray Ciyaarta qeybti dambe ayaa kaarka Casaanka ama loo yaqaano roosada la siiyey mid ka mid ah Ciyaaryahanada gobolka Bari ka dib marki ay hadalo kulul isdhaafsadeen isaga iyo garsooraha ciyaarta.waxaana ay ciyaaryahanada xulka gobolka Bari aad uga caroodeen arintaas iyadoo ciyaarta hore ay la ciyaareen gobolka Nugaal rooso laga siiyey tababarahooda. Ciyaartaan oo ahayd mid ka duwan ciyaarihi hore,ayaa gaba gabada ciyaarta marki ay ku dhowayd xulka gobolka Sool dhaliyeen bilsiyoon kaas oo noqday goosha guusha oo ay ciyaarta ku badiyeen xulka gobolka Sool oo iminka hor kacaaya guruub A oo ay ku wada jiraan Bari,Nugaal iyo Haylaan.
-
Waxaana bilowga Ciyaarta ku bilaabmatay weerar labada dhinac isku ekeeyeen,iyadoo ka dib u suurtagashay xulka gobolka Sol in ay dhaliyaan gool lama filaan ah ka dib marki kubadda loo dabamariyey goolhayaha xulka gobolka Bari. Qeybta dambe ee Ciyaarta ayaa marki la isku soo laabtay ayaa xulka gobolka Bari u suurtagashay in ay dhaliyaan goolka barbar dhaca ah,waxaana u saxiixay Ciyaaryahan lagu magacaabo Abaadir iyadoo taageerayaasha gobolka Bari ay aad u farxeen ayna bilaabeen sawaxan aad u xoogan
-
Waxaa galabta Ciyaar xiisa leh ku dhexmartay garoonka kubadda Cagta ee Mire Awaare xulalka kala matalaayay gobolada Bari iyo Sool kuwaas oo ka qaybgalaaya koobka gobolada Puntland ee ka furmay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. Ciyaartaas ayaa maanta waxaa ka soo qaybgalay kumanaan qof oo kala taageeraayay labada xul,waxaana sidoo kale goobjoog ka ahaa masuuliyinta Dowlada Puntland oo u ka mid ahaa Wasiirka Maamul wanaaga Maxamed Faarax Gaashaan iyo Wasiir Kuxigeenka arimaha gudaha Cali Yuusuf Xoosh.
-
The Minister Meets Elders From Eastern Ethiopia Wasiirka Arimaha Gudaha ee Dawladda puntland ayaa kulan la qaatay in badan oo ka mid ah odoyaasha iyo duqeytida jaaliyada dalka Holland, waxa uu warbixin kasiiyey xaladihii u danbeeyay ee dalka Soomaaliya iyo isbadalada ku soo kordhey. Odoyaasha dalka Holland ayaa wasiirka u gudbiyey talooyin wax ku kuwaas oo ku qotoma sidii gobolada dhexe iyo jubbooyinka maamul loogu dhis lahaa, sido kale waxa ay ka wada hadleen dadka u dhashey beesha ****** ee lagu xiro Puntland kuwaas oo wasiirku jawab waafiya ka bixiyey isaga oo sheegay, in dhinacyada isku haya Itoobiya ay u soo talabaan Puntland isla markaasna halkaas isku ugaarsadaan iyada oo ay adagtahay in la kala cadeeyo dhanka uu yahay, waxaana uu ku casumey odoyasha shir ka dhacaaya sanadka danbe magaalada Garoowe in ay ka soo qaybgalaan halkaasna ay ka soo jeediyan talooyinkooda. Wasiirka ayaa sidoo kale la kulmey xubno ka socdey wasaaradda Cadaaladda iyo tan arimaha dibadda waxaana guul ugu dhamaadey dhamaan hawlihii uu u yimid dalka Holland, wefdiga Wasiirka ayaa lagu wadaa in maalinta beri ah ay u duulan dalka isutaga Imaaraadka carabta halkaas oo uu uga sii gudbidoono Puntland
-
Judge Abdiqawi Ahmed oo kamid ah 15 xaakim ee fadhiya maxkamadda caalamiga ah ee aduunka xarunteedu tahay The Hauge dalka Holland ayaa casho sharaf u sameeyay wefdiga uu hogaaminaayey gen.Ilkajiir. Cabdilqawi ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay wefdiga ka yimid dalka Soomaaliya isla markaasna soo gaarsiiyey caalamka sida ay diyaar uga yihiin in ay waxkaqabtaan arimaha burcadbadeeda. Casho sharafta ayaa waxaa ka qaybgalay dhamaan wefdigii ka soo qaybgalay shirka oo uu ugu horeeyo Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dawladaha Hoose Gen. Cabdullaahi Ahmed Jama iyo marwadiisa Farax, Wasiirkuxigeenka Arimaha gudaha Gen.Yusuf Ahmed Kheyr, Prof.Adbiweli M.Ali, Drs.Faduma Yasin iyo qaar kale oo badan.
-
Wasiirka Arimaha Gudaha oo la kulmey Madaxda Hayádda shirkadaha Maraakiibta ee Dalka Holland. Wuxuuna halkaasi warbixin dheer uga dhageystay Eng.E.W.Staal oo ka warbixiyey dhibaatooyinka Burcad badeeda u geystaan maraakiibta iyo saameynta ay ku yeelatay hawlahooda ganacsi iyo gadiidka bada. Eng.Staal ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay dowlada Puntland kala hadlaan sidii la isaga kaashan lahaa in xal waara loo helo arrimaha burcad badeeda. Sidoo kale wasiirka Arrimaha Gudaha ee Puntland Gen.Abdullahi Ahmed Jama Ilkajiir ayaa u sheegay mas’uuliyiinta ka socday Ururuka ay ku mideysan yihiin shirkadaha Maraakiibta ee dalka Holland, in dhibaatooyinka sababay burcad badeeda ay yihiin kuwo arrimo kala gedisan salka ku haya, isla markaana dowlada Puntland dadaal ugu jirto sidii ay xal ugu heli laheyd baahida keentay in dhalinyarada soomaaliyeed ay galaan hawlaha burcad badeeda Judge Abdulqawi Ahmed Yusuf oo Casho Sharaf u Sameeyay wefdiga Puntland.
-
Wasiirka Arimaha Gudaha ee Dawladda Punland oo Ku Qaabilay Wefdiyo Kala Gedisan Dalka Holland. Wasiirka Arimaha Gudaha ee Dawladda Soomaaliyeed ee Puntland Gen.Cabdullaahi Axmed Jamac (Ilkojiir) ayaa mudooyinki la soo dhaafey ku sugnaa dalka Holland, wasiirka ayaa Holland u tagay in uu ka qaybgalo shir looga hadlaayey Burcadbadeeda iyo sidii wax looga qaban lahaa isla markaasna cod wada jir ah lo gaarsiin lahaa beesha Caalamka, shirkaas ayaa dhacay 8.12.2009 waxaana ka soo qaybgalay aqoonyahano Soomaaliyeed iyo ergooyin ka socotey beesha caalamka, habeenadadii la soo dhaafey waxaa inta badan warbaahinta kalagedisan ee dalka Holland haystey wefdigii uu hogaaminaayey Wasiirka Arimaha Gudaha Gen.Cabdullaahi Axmed Jaamac isaga oo bixiyey waraysiyo badan, isla markaasna sheegay in xalka Burcadbadeda ay hayaan haddii lala tashanaayo oo la maqlaayo waxa ay soo jeedinayaan. Iskaashatada Maraakiibta Boqortooyada Holland
-
Very Interesting analysis
-
Al-Sharq Al-Awsat Exclusively Publishes the latest book of the Egyptian Islamic Group `Governorship: A Shari`ah-Based View and Realistic Outlook`; Not Ruling by Allah`s Laws Is Not Infidelity; Rather, It is a Package of Sins and Acts of Disobedience” This part of the book “Governorship: A Shari`ah-Based View and Realistic Outlook”, which Al-Sharq Al-Awsat publishes in installments, shows how going against rulers provides the excuse for foreign meddling in a country`s affairs one way or the other. It also shows that abstaining from branding rulers as infidels and preventing revolt against them brings them closer to religion and nurtures their amity for Islam and those who promote it. The book shows that some verses of Allah`s book (Koran) did not receive the same share of attention which Islamic circles accorded to the three governorship verses that came in the al-Ma`idah sure. It stresses that these verses have had numerous interpretations and were the object of varying views. Although interpretations of these verses often swayed from one end to the opposite, each team adopted them as their major and most powerful proof. The book shows that the menace resulting from failure to apply Allah`s judgment was different in each of the three verses. Hence, interpretations were numerous and very different. Anyone following the views of clerics and interpreters will find that they all revolved round one meaning. All those views joined forces to establish one fact; namely, failure to apply Allah`s judgment is not an act of infidelity. The book affirms that fear that people may violate Allah`s canons must not lead us to issue exaggerated or harsh judgments that were not ordained by Allah, since both exaggeration and delinquency are disparaged. Unwarranted harshness is as detrimental to Shari`ah as delinquency and negligence. The book points out that although the three verses that came in al-Ma`idah sure were the most distinct and definitive in terms of showing that it is an obligation to apply Allah`s judgment, these verses were not specifically meant for rulers or leaders. They were meant for Jews in general and for their scholars. “Going against the rulers provides the excuse for meddling in the country`s affairs one way or the other. This meddling may happen gradually and indirectly and may unmask its grim face and ultimately develop into military occupation. “Going against the rulers provides foreign armies with the excuse to interfere. It gives them footing in our land on the excuse of protecting minorities. The Darfour crisis is not far from us. Neither is the US bill on protecting ethnic and religious minorities. The numerous negative consequences of taking arms against rulers draw the attention of those who promote Allah`s words and urge them to take after the model of Allah`s messengers who had resolve and who displayed positive perseverance. This is the greatest ever strategic option whose great value and grandeur ought to be recognized by Islam workers. “Refraining from branding rulers as infidels and preventing revolt against them bring them closer to religion and nurture their amity for Islam and those who promote it. It shows them that those who preach Allah`s path have no ambition in their power or their posts and that they mean them no harm. It shows them that their ultimate objective is to uphold the creed and attain prominence for Islam. If the rulers attain that goal themselves, they will be generously rewarded and will be accorded that great honor before anyone else. Not only will they assume a high status in this world, but they will also gain sublimity in this life and in the hereafter as well. But when fatwas brand Muslim rulers as infidels and incite the people to take arms against them, it is not unusual to see hatred on the part of these rulers, their aides, and large sectors of the people toward the sons of the Islamic movement and toward creed and those who work for it and promote it. (When that happens) You see all these people lying in wait for Da`wah, distrusting those who preach the word of God, looking down at the righteous with suspicion, and seeking to restrain them and avert the hazard of their preaching. Consequently, the voice of reason, logic, and tolerance dies down and is replaced by cruelty, violence, and harshness and all blessings are replaced by evils, affliction, and corruption. (In which case) Governments take liberties against the creed and embark on acts they would not have dared adopt or even talk about or approach before that. “No verse in Allah`s book has ever gained more attention from the Islamic movement than the verses that talk about governorship in general, and the three verses that came in al-Ma`idah sure in particular. The verses are: “If any do fail to judge by what God hath revealed, they are (no better than) unbelievers,” “if any fail to judge by what God hath revealed, they are (no better than) wrong-doers,” and “if any do fail to judge by what God hath revealed, they are (no better than) those who rebel.” These three verses have been the object of so much debate and argument. The different factions of the Islamic movement have had numerous visions and interpretations of these verses, which have been the primary preoccupation of many of the sons of the Islamic movement in Egypt and the Arab world, and even the world at large, since 1960s. “These three verses are most articulate when it comes to the issue of ruling by Allah`s revelation. They distinctly vilify and warn those who apply judgments other than those revealed by Allah. Therefore, these verses provide definitive indications that applying Allah`s revealed judgment is an obligation. Although they largely explain the judgment which Shari`ah hands down on the rulers who fail to apply Allah`s revealed judgment s and show the consequences of their acts-most serious of which is armed rebellion-- they do that in a non-definitive manner. Therefore, these verses are suppositional rather than definitive in terms of judging those who fail to apply Allah`s revealed judgments. “These verses have been the subject of numerous views and interpretations. Although these interpretations often swayed from one end to the opposite, every team took them as their main and most powerful proof. It is no wonder that these verses received that much concentrated attention. “The verses were revealed when a Jewish man committed adultery. The Jews went to Allah`s Messenger to consult him on the issue. When he asked them about the penalty Torah hands down on a free man who commits adultery, they held back Allah`s judgment, devised a judgment other than Allah`s, and falsely attributed it to Torah. They did not admit Allah`s judgment which they had in the Torah until God`s Messenger, may Allah`s prayers and peace be upon him, pushed them to the corner until they reluctantly admitted the stoning judgment. “The Jews who were meant by these verses committed a number of serious violations, where each one is sufficient to warrant God`s wrath and punishment. Their sins may be summed up in the fact that they lied to Allah and attributed to Him what he did not say about the penalty of adultery. They changed Allah`s words and falsely alleged that what they personally invented was God`s penalty as stated in Torah. They lied to Allah`s Messenger, may God`s prayers and peace be upon him, and tried to deceive him by holding back God`s penalty. They denied the existence of the stoning penalty and denied that it was ordained in the Torah. They persisted in that denial for ages. “They wanted to evade Allah`s judgment. Instead of referring to Torah and handing down its penalty on adulterates, they referred to the Prophet, may Allah`s prayers and peace be upon him, hoping to find with him a lighter penalty than the one stipulated by Torah. They wanted to strike two birds with one stone. On the one hand, they would evade the Torah`s stoning penalty and, on the other, they would use the prophet`s fatwa to argue with Allah on Doomsday and say that it was the fatwa of one of His prophets. The main reason why the Koran described them in the verse as “unbelievers” was their ingratitude and their outright denial of one of Allah`s judgments, and not just neglecting that penalty while admitting its existence. Contrary to what most Muslims think nowadays, these verses were specifically revealed in connection with an incident that involved a group of Jews and Jewish clerics. They were not basically meant for rulers. “The menace resulting from failure to apply Allah`s revealed judgment was different in each verse--unbelievers, wrong-doers, and rebels. Each of these words has two meanings and can denote the biggest ever sin as well as the smallest act of disobedience that does not bring its perpetrator out of the circle of Islam. Consequently, interpretations were numerous and far apart. Some classify the application of judgments other than Allah`s as a sin that does not reach the extent of infidelity. Some apply it to those who fail to apply Allah`s judgment out of ingratitude or denial, some apply it to those who abandon God`s judgments completely, and others apply it to those who violate texts deliberately rather than out of ignorance or misunderstanding. Some apply it to the followers of other heavenly religions and others say that applying judgments other than Allah`s is sufficient to take a person out of his creed. “Following the views of scholars and interpreters, one realizes that they all revolve round one meaning and join forces to establish one fact; namely that failure to apply Allah`s revealed judgments is not blasphemy. Rather, it is a set of sins and acts of disobedience. Although the person who does not apply Allah`s judgment commits a major sin and bears a grave guilt, his negligence alone does not bring him out of the circle of Islam. He is only faithless or infidel when he associates that negligence with another line of behavior that proves his infidelity, such as by denying or showing contempt to Allah`s judgment, declaring his rejection of that judgment, or opting to apply a judgment other than that which Allah ordained. But when he fails to rule by Allah`s judgment and, at the same time, recognizes that judgment and admits his negligence, then his act is deemed as a sin. The Koran uses the term unbeliever only to warn sinners of the harsh penalty warranted by their acts. “Sunnis agree that one who neglects a religious obligation or commits a prohibited act is not blasphemous as long as he admits that duty and refrains from denying it, and as long as he does not deem that prohibited act as kosher. There is no dispute among scholars when it comes to that rule. Those who brand other people as infidels just because they neglect Allah`s revealed judgment are just like renegades, who labeled Muslims as infidels just because they committed sins or neglected a single ordained obligation. Ibn-Hazm, may God have mercy on his soul, said: `Ruling is an act. So, if a ruler denies Allah`s judgment, then he is unfaithful, even if he does not apply judgments other than those which Allah revealed. But if he only executes or gives orders to carry out a judgment that violates Allah`s judgment, without denying God`s judgment, then he is a sinner and not a renegade.` “Hence, applying Allah`s revealed judgment is an act of Islam. Neglecting that act does not necessarily make a person an atheist. Even those who neglect all the acts of Islam can still be Muslims as long as they harbor faith deep in their hearts and testify that there is no god but Allah and that Muhammad is His prophet. However, one`s faith decreases by as many acts he neglects. As Ibn-Hazm says, one who neglects all the acts of Islam is a sinning believer who is lacking in faith, but he is not an atheist. By that rule, we can understand why interpreters agreed that the infidelity referred to in the three verses of al-Ma`idah Sura refers to minor infidelity and not the major infidelity that takes one out of Islam. They knew that applying by Allah`s revealed judgment, although a duty, was an act of Islam, and that neglecting that act is not enough reason to brand the sinner as infidel. Rather, it is reason to deem him as lacking in faith. If failure to apply Allah`s judgment were blasphemy, why does that rule not apply to all other Islamic duties, where everyone who neglects a duty becomes an atheist? Had that been the case, no Muslim on this earth would have remained within the circle of Islam. Those who hold that failure to apply Allah`s revealed judgment is a major infidelity contradict themselves unknowingly. “Fear that some people might violate the rules of Islam should not lead us to make exaggerated judgments or punish the people by something which God Almighty had not ordained. Exaggeration and delinquency are equally disparaged. They are the two faces of one bad coin. Misplaced stringency is as detrimental to Shari`ah as delinquency. Scholars strive in all honesty and precision to show the truth to the people in the manner God Almighty intended it to be, without manipulating the rules and duties of Islam. Some people may resort to trickery and loose track of the right path. But there are many others whose hearts are filled with faith and who voluntarily submit to heavenly judgment. “As to the relationship between failure to apply Allah`s judgment and apostasy or falling out of faith, we say that ruling by laws other than Allah`s may lead one to blasphemy and apostasy. But this is not only because one fails to apply Allah`s laws, but also because he associates that negligence of Allah`s judgment with the adoption of a deep heartfelt belief that deviates from Islam and provides outright proof of faithlessness, such as denying the Almighty`s judgment, ridiculing it, banning its execution, rejecting it, and opting for a different judgment. At that point, apostasy and infidelity may be attributed to these associated acts and not to the person`s failure to apply Allah`s judgment. This rule applies also to all other religious duties. One who neglects an Islamic duty is a sinner who may not be held infidel because of that negligence, unless he associates that with denial, tendency to do the forbidden, or any other act of infidelity that lets one fall out of faith. This rule applies equally to the ruler and the ruled. “The three verses that came in al-Ma`idah Sura are the most explicit in terms of showing that applying Allah`s judgment is an obligation. The proof they provide to that obligation is definitive. However, the verses provide presumptive proof when it comes to judging failure to apply Allah`s judgment. This explains the debate that surrounded them in Islamic circles. Moreover, these verses were intended for a nation of Jews. However, in spite of the uniqueness of the occasion on which the verses were revealed, most scholars, if not all, agree that they apply to Muslims who do what the Jews did. “The verses were not basically meant for rulers or leaders. They were meant for Jews and their scholars. They generally apply to all Muslims who do not apply Allah`s judgment, both the rulers and the ruled. They do not apply exclusively to rulers. Interpreters agree that applying Allah`s judgment is a work of the senses and that neglecting any of the works of the senses is not enough reason to brand one as infidel, although it is enough to decreases his faith as much as he neglects his duties. This has been the established belief of the upholders of the prophet`s tradition over the ages. Applying judgments other than Allah`s is viewed as major blasphemy only when it is associated with an act that is not condoned by Shari`ah or an act which denotes blasphemy, such as denying Allah`s judgment, ridiculing it, or opting for the prohibited. In which case, blasphemy is attributed to those things and not to the mere act of neglecting Allah`s judgment. Failing to apply Allah`s judgment alone is not enough reason to view any man as atheist. “One of the signs of major infidelity in applying judgments other than Allah`s is for one to deny the obligation to apply Allah`s judgment, regardless of whether the person is a ruler or ruled, and to ridicule, reject, and refuse to comply with God`s judgment, use improper names to describe it, prefer to resort to other judgments, and to see no distinction between Allah`s definitive judgments and other judgments. When one assumes that attitude, he legitimizes his own negligence of Allah`s judgment. It does not make a difference here whether the person is a ruler or ruled. But all these things are far from a true Muslim. “Saying that negligence to apply Allah`s judgment does not qualify as major infidelity does not mean that we downplay the importance of Muslim obligation to apply Allah`s judgment or underestimate any of the parts of Islamic Shari`ah. No faithful man who realizes the grandeur of Allah and the greatness of his divine Shari`ah can do that. It is Shari`ah which sheltered the Islamic nation over the ages. Neglecting Allah`s laws is undoubtedly a grave sin. But sins have different degrees. A guilt which Allah deems as an act of atheism in His book is undoubtedly more serious than a sin which the Koran did not classify as atheism. A frequently repeated sin is graver and more effective than a rarely committed sin. As much as gazing is the messenger of adultery, sinning is the messenger of atheism. So, let every Muslim try to apply Allah`s judgment in all his affairs and seek to learn His judgment in everything, big and small. If this is the obligation of Muslims in general, then it is a bigger obligation for those who are in charge of Muslim affairs, since they carry a heavy burden for which they will be brought to account on the day where an infant`s hair turns grey; a day when God Almighty brings every pastor to account for his subjects. (Description of Source: London Al-Sharq al-Awsat in Arabic -- Influential Saudi-owned London daily providing independent coverage of Arab and international issues; editorials reflect official Saudi views on foreign policy)
-
Prof. Cabdiweli Prof.Abdiweli Maxamed Ali oo cilmiga dhaqaalaha ka dhiga jaamacada Niagara university ee dalka Marykanka ayaa ugu horeyntii ka hadley sameynta burcadbadeedu ay ku yesheen dhaqaalaha adduunka. Prof. Abdiweli ayaa sheegay in heerka madaxfurashada ee burcadbadeedu uu maraayo meel aad u sarayska marka loo bar bardhigo sida uu aha sanadihii hore, sidoo kale waxa uu ka hadley sida ay kor ugu kacdey weerarka lagu hayo maraakiibta ganacsiga ee maraya gacanka cadmeed iyo badweynta Hindiya. Prof. Cabdiweli ayaa sheegay in isbedel weyn ay ku keeneen burcadbadeedu dhaqaalaha aduunka iyo kan gudaha ee Soomaaliya. waxa uu sheegay in aduunku sida uu ula dhaqmaayo ay tahay nin Kaneeco dubbe ku dilaaaya halkii a arinta waddo saxsan u mari lahaayeen, waxa uu sheegay in kaluumaysiga sharci darada ah ee lagu hayo badaha Soomaaliya uu uga sii daraayo arinta Burcadbadeeda. Prof.Abdiweli M.Ali ayaa sheegay in loo baahan yahay in wax lala qabto maamulada jira, isla markaasna la dhiiri geliyo habkii loo dhaqan celinlahaa wiilasha yaryar ee burcadbadeednimda shaqada ka dhigtey si loogu sameeyo xirfado kale. Dr.Mohamed Hassan Barre Sidoo kale waxa shrika ka hadley Dr. Mohamed Hassan Barre oo ah khabiir muddo dheer ka soo shaqeynaayey dalka Soomaaliy isaga oo jagooyin muhim ah ka soo qabtey Dawladdii hore ee uu Madaxweynaha ka ahaa Maxamed Siyaad Barre. Dr.Mohamed Hassan aya gundhig uga dhigay khudbadiisa saameynta ay burcadbadeedu kuyeesheen amniga gudaha meelaha ay ka hawlgalaan. Mr. Barre ayaa ka hadley sidoo kale doorka Puntland ee ku aadan Burcadbadeeda, waxa uu sheegay in xeebta Puntland ay tahay mida ugu dheer ee Soomaaliya taas oo so jiidatay burcadbadeed aad u badan in ay ka hawlgalaan, waxa uu sheegay in Dawladda Puntland ay ku qaaday dagaal aan kala harlahayn, qaar badana ay xabsiyada ku jireen oo lagu xukumey sanado badan, Mr.Barre aya tibaaxay in beesha calamku ay ka gaabisey doorkii ay lahayd isla markaasna daawada ka raadineyso meelo kale. Dr.Mohamed Hassan Barre ayaa sheegay in muhimaddu tahay in burcadbadeeda lagula dagaalamo dhulka dushiisa isla markaasna la tageero Dawladda Puntland. John Limmen John Limmen ayaa ka mid ahaa ragii halkaas ka jeediyey khudabadaha Mr Limmen ayaa sheegay in uu la socdey xalka Soomaaliya gaar'ahaan Puntland tan iyo markii ay dhacdey aafadii Tsunami sanadkii 2004. Mr.Limmen ayaa doodiisa saldhig uga dhigey in loo baahan yahay in wax laga qabto, arimaha dhaqaalaha taas oo noqonkarta xalka keliya ee wax looga qaban karo Burcadbadeednimada. Intaas kadib shirku waxa uu galay fasax yar waxaana loo dareeray cabitaan iyo cunitaan. Christoffer Brandt MP Denamark Kadib markii laga soo laabtey fasaxii yaraa waxaa shirka lagu furey Xildhibaan katirsan baarlamaanka dalka Denmark isla markaana ah Hogaamiyaha xisbiga Konserfetivka Mr. Christoffer Brandt, mudanahan ayaa ka hadley doorka dalka Denmark ee ku aadan sidii wax looga qaban lahaa burcadbadeeda, waxa uu sheegay in dalkiisa todobaadkii ugu danbeeyay warbaahintiisa ay haysteen arimaha Soomaaliya, waxaana uu balanqaadey in uu kala hadlaayo meelaha ay khuseyso sidii dadka Soomaaliyeed wax loogu qaban lahaa si ay uga baxaan dhibta haysta taas oo ay sababtey colaadaha iyo fakhrigu. Ambasador Yusuf Baribari Waxaa sidoo kale shirka ka hadley Yusuf Maxamed ismaaciil Baribari, Safiirka u fadhiya dlka Soomaaliya Xafiiska Qaramada Midobey ee Dalka Switzerland, Safiir Yusuf Baribari ayaa ka hadley xaaladaha ugu danbeeyay ee Dawladda Soomaaliya iyo sida ay uga hortagayso burcadbadeeda, Safiirka ayaa ka hadley sababaha keenay burcadbadeeda iyo waxa ay ku bilaameen, waxa uu aad uga dheeraadey in caalamku in badan iska indha tiraayo xaqiiqada burcadbadeednimada, khubadadda Safiirka oo ahayd mid aad u xiiso badan ayuu doodiisa gundhig uga dhigey in aaney burcadbadeedu ku istageyn qaabka aduunka hadda uga hortagaayo, waxaana uu sheega sababaha burcadbadeedu in ay ka mid yihiin kaluunka Soomaaliya ay qaniga ku tahay ee la boobaayo isaga oo farta ku fiiqay maraakiibta waaweyn ee jariifaya kuna tilmaamey in ay tahay gardaro garab og oo aan waxba laga qabanay. Gen.Cabdullaahi Axmed Jamac Gen.Cabdullaahi Axmed Jaamac Wasiirka arimaha gudaha ee Puntland oo in badan ay sugeysey khudbadiisa ayaa goobta ka akhriyey khudbad uu wakiil uga yahay Madaxweynaha Punland, Wasiirka ayaa sheegay in ay xabsiyada ku hayaan 300 oo qof kuwaas oo lagu eedeeyay burcadbadeed. Wasiirka ayaa tibaaxay in ay isticmaaleen waddo kasta oo ay kula diriri karaan burcadbadeeda, waxa uu sheegay in ay isticmalaan culimada iyo odey dhaqameedyada si loo waaniyo oo looga saaro shaqada burcadbadeednimada taas oo culimada diintu ay wax badan ka qabteen. Mudane Ilkajiir ayaa sheegay in burcadbadeednimadu ay la timid dhaqan aad u xun sida mukhaadaraadka iyo cudarada faafa. Wasiirka ayaa sheegay in loo baahan yahay in la garab istaago Dawladda Puntland la dagaalanka Burcadbadeeda, waxyaabaha loo baahanyahay waxaa ka mid ah: Ciidan gaaraya 600 oo askeri oo loo tababaro hawlgalada burcadbadeeda Qalabaynta ciidanka Badda ee Puntland ka hawlgalaya Samaynta xirfado iyo shaqooyin lagu dhaqan celiyo burcadbadeeda Joojinta kaluumeysiga sharcidarada ah ee lagu hayo biyaha Soomaaliya. Wasiirka ayaa khudabdiisa ku soo afmeeray in Puntland ay istaagtey mawqif cad oo muuqda xalka burcadbadeedana ay keentay caalamkanaka looga doonaayo in ay garab istaagaan xalkaas. Waxaa sidoo kale shirka ka hadley Nin u dhashey dalka Holland isla markaasna ahaa Generaal ka tiranaan jirey ciidanka Badda ee Holland Ret.Gen Henny vad der Graaf Royal Duch Navy. Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacmadheere) oo ahaan jirey wasiirkii arimaha gudaha Soomaaliya ayaa ka hadlay in Gobalada dhexe ee Soomaaliya inta badan dhalinyaradu ay shaqo ka dhigteen Burcadbadeeda, marka laga yimaado Puntland ay tahay meelaha ay saamynta ugu weyn ku yeesheen isla markaana loo baahan yahay in wax laga qabto ee aan indhaha laga daawan, qaabka caalamku ay u waajahayaana uu yahay mid aan miro dhal lahayn. Ugu danbeyntii waxaa bilaamatay wadahadal ama dood dhexmartey ka soo qaybgalayaashii shirka iyo martidii khudbadaha ka jeediyey, waxaana ka soo qaybgalayaashii ay weydiiyeen su'aalo badan, sidoo kale waxaa comments laga bixiyey waxyaabihii ay ka hadleen. Xiriiryaha shirka Prof. Salihi ayaa hoosta ka xariiqay gunaanadkii shirka in uu jiro xiriir weyn oo ka dhexeeya fakhriga, shaqo la'aanta baahsan iyo burcad badeed nimada, hawgalada mileteriguna ay uga sii darayan arinta ee aysan xal ahayn waxaana loo baahan yahay in lala dagaalamo wixii sababay burcadbadeedni mada taas oo ah fakhriga, shaqo la'aanta iyo kaluumaysiga aan sharciga ku dhisneyn ee lagu samaynaayo biyaha dalka Soomaaliya
-
Key Speakers: Dr.Abdiweli M. Ali Ph.D Associated Profossers of Economics Dr. Mohamed Hassan Barre Analyst & Consultant to Puntland State of Somalia John Limen Rainbow Consultancy Christoffer Brand: Chairman of konservative Folkepart of Denmark Dr.Yusuf Mohamed Ismail (Bari bari)Somali Ambassador /Permenent Representative to the UN Geneve Gen. Abdullaahi Ahmed Jama Interior Minister of Puntlnd State of Somalia Mohamed Mohamoud Guled (Gacmadhere) MP Somalia & Former Interior Minister of Somalia
-
You’re a nothing more than a victim of abuse a group that suffers from deep inferiority complex which has led them to become the first recorded clan which exhibits deep self hate. The only group in Somali history who’s leaders claimed that they were indeed far superior to the Somali’s because in facet they are ethnicly Anglo Saxons and if one traces their lineage they are none other than the long lost orphans of the living Queen of England. Oodweyne the guru of nonsense predicted on this site that recognition for the Anglo Saxon Somali’s would come no later than November 2003. Yet he is still ghere crying and chasing phantoms, still here a simple confused, bitter Somali. His deep bitterness stems from the fact that his beloved SNM can do nothing but watch, clap and even take part in Riyaale’s rape of Shankaroon Like Mr T told Hannibal Smith “I pity the fool”. Duke, its Xaraam to speak of the orphans like that.