Xudeedi

Nomads
  • Content Count

    1,691
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Xudeedi

  1. DAAWO SAWIRADA----Wasiirka arimaha Gudaha Puntland GEN. Ilka Jiir Oo Meel Fagaare Ah Kula hadlay Shacabka Magaalada Badhan. Badhan:- Wasiirka arimaha gudaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdulaahi Axmed Jaamac (IlkaJiir) ayaa maanta waxaa meel fagaare ah kula hadlay dadweyne aad u fara badan oo ku sugan magaalada Badhan ee xarunta Gobolka Sanaag sida uu noo soo tabiyay wariyaha Idaacadda SPR Siciid Axmed Baxwal oo Halkaa kusugan. Hadal kooban uu wasiirka dadkii isu soo baxay uu jeediyay ayaa waxaa u sheegay in ay maalmahaanba u joogeen magaalada Badhan sidii shacabkeeda loogala shaqayn lahaa arimaha nabad galyada caafimaadka waxbarshada iyo sidii maamul logu samayn lahaa gobolkaa. Wasiirka ayaa waxaa uu sidoo kale uu dadweynaha Magaalada Badhan uuu sheegay in isaga iyo wasiirada ka socda Puntland ay maalmahaanba wadeen kulamo ay laqaadanayeen waxgaradka gobolkaa ayna komeero kusoo mareen dhamaan magaalooyinka uu ka kooban gobolka Sanaag ee xaruntiisa ay tahay Magaalada Badhan ayna kalka hadlaynay ayuu yiri amaanka dagaanada gobolkaa uu ka kooban loo xoojin lahaa iyo waliba horumarinta gobolka. Wasiirada iyaguna halkaa ka hadlay ayaa waxaa mid ahaa wasiiru Dowlaha aminga qaranka. Kan Madaxtooyada iyo xildhibaano oo dhamaantood u mahadceliyay shacabkii ka soo qayb galay kulankaa isu soo baxa ahaa. Somali Public Radio(SPR)
  2. War Xaaji Xunjuf: Walee nin Muwaadin baa tahay. lol Xaaji gabar in lagusiiyo baa mararka qaar istaahishaa.
  3. Casho sharaf aad loo soo agaasimay oo lagu soo dhawaynayay Mudane Xildhibaanad Caasha Axmed Abdalle ayaa lagu qabtay East Vilage Grill oo ku taal magaaladan Minneapolis Minnesota…. Casho sharaf aad loo soo agaasimay ayaa habeenimadii 07/02/2010 lagu qabtay makhaayadda way nee la yiraahdo (East Village Grill) makhaayadaas oo ku taala magaaladan Minneapolis ee Minnesota. Casho sharaftaan waxaa soo qabanqaabiyey Caabi faarax ashure, Cali axmed Faarax, Ibraahim Huruuse, Mohamed Abdi Qaac, Osman Dualeh Jibriil, Axmed saalax dhoode, Luul Cali kaariye. Oo dhamaantood ka kala socday Jaaliyadaa soomaaliya ee ku nool labadan magaalo ee mataanaha ah jaaliyadaasoo ka kooban dhamaan aqoonyahan,Haween, Odayaayaal, siyaasiyiin culumaa udiin,dhalinyaro oo dhamaantood aad ka dheehan kartay sida ay ula dhacsanaayeen inay xildhibaanada soo dhaweeyaan. Mudane xildhibaanad Caasho Axmed Abdale oo dhamaan shacabka soomaaliyeed ay ku xusuustaan sidii ay ugu doodi jirtay shacabka soomaaliyeed xiligii ay ethiopiaanku dalku soo galeen iyo waliba hadda oo uu madaxwayne shariif dalku u taliyo iyadoo sida uu sharcigu dhigayo idaacadaha caalamka ugu baahin jirtay qaladaadka ay galaysay Dowladdii shariifka iyo qaar ka mid ah xildhibaanada iyadoo xildhibaanadu tiigsanaysa axdigii federaalka ee la dajiyay. Mudane xildhibaanad Caasho axmed iyadoohadal kooban goobtaa ka jeedisay ayay waxay aad ugu mahadnaqday dhamaan dadkii soo dhaweeyay iyo intii soo qaban qaabisayba waxay u sheegtay inay howlo shaqo ah u timid dalkan Maraykanka ka dib markii bay tidhi aanu aniga iyo xildhibaano Dowladda fedraalka ka mid ah ay dowlada maraykanka ay martiqaad inoo fidisay . Xildhibaanad caasho oo hadalkeeda sii wadata waxay dhamaan dadkii meeshaa isugu yimid iyo qurbojoogta soomaaliyeed ku guubaabisay inay ka shaqeeyaan Qaranimadii soomaaliyeed waxayna uga digtay inayan abuurin fidno waayo sida aanu la soconno soomaaliya waxaa inta badan laga huriyaa waa dibadda. Anigu dalkiibaan hadda ka imid gaar ahaan magaalo madaxda waana aan la socdaa xaaladda dhabta ah ee uu dalku hadda marayo marka walaayaal soomaali maanta waxay u baahantahay ina laga shaqeeyo sidii uu Qarankii burburay dib loogu soo celin lahaa ogaadana kama marna soomaaliya manta gacan shisheeye haba ugu darnaatee dowladda Ethiopia ayay tidhi xildhibaanada Casho Axmed iyadoo hadalkeeda sii wadata. Waxay hadalkeeda ku soo gunaanaday aniga iyo intii ila fikir ahba marnaba joojin mayno ka shaqaynta Qarankii soomaaliyeed ee lumay soo celintiisa . halkaan kala bax sawirada http://www.flickr.com/photos/samatv/show/ Waxaa soo diyaarshay qoraalkan Mohamed Hussein Osman Somali American Media Association (SAMA TV) Mxuseen840@gmail.com This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
  4. Machadka oo hada maraya marlaxada bilowga ayaa waxaa la qorsheynayaa inuu maro dhowr mar xaladood oo ay ugu horeyso Dhisida Dhismaha Machadka Iqra oo iyadu ay qorsheysantahey in la bilaabo Sanadakan intuusan Dhamaan insha allah. Dhismaha Machadka ayaa waxa uu ka kooban yahay qeybahan hoos ku qoran. - 12 Fasal oo u dhan yihiin dhamaan qalabkii oo idil - 2 Labrotoray ama Sheybaaro ay u dhan yihiin dhamaan qalabkoodii - 2 qol oo waaweyn [460msq] oo Workshop ah - 3 Qol oo xarun Caafimaad noqon doonta - Maktabada ama Library - Xafiisyo iyo Xafiiska Guud ee Machadka - Hool ama Barxad si guud loo isticmaali doono - Qolka Matoorada - Derbiga kusoo wareegsan Machadka [1200msq] - Taangiga Biyaha - Musqulaha ardeyda oo kala qeybsan, Lab iyo Dhedig - Qodista Bulaacadaha - Qeybta Ciyaaraha - Masjid Waxaa taas ku xigi doonta Hadii Allah awooda lahi Idmo Qeybta Labaad oo ah qalabeynta machadka iyadoo taasina ay ku xigi doonto ardey qaadista isla markaana insha allah uu machadku sidaa ku hana qaadayo. Baahida dhaqaale ee Machadka Gebi ahaanba Machadka ayaa waxa uu sugayaa dhamaan dadka Muxsiniinta ah ee jecel in Ubad Soomaaliyeed oo Muslim ahi uu hana qaado isla markaana jecel inuu Allah casa Wajalla ka abaal mariyo maalka ay ku bixiyeen ubadkooda ayna u noqoto Zadaqatul-Jaariyah. Macadka lacagta ku baxaysa waxa weeye lacag gaareysa 220,065 USD oo dollarka Mareekanka ah oo weliba laga yaabo inuu kor u kacdo waayo qalabka dhisida inuu kor u kaco ayaa laga ayaabaa, taasina weliba waxa dheer qiimaha ixtiyaadiga ah ama kaydka ah ee loo baahan yahay. Sidaa awgeed ayaa dhamaan umada Soomaaliyeed ee kheyrka jecel waxaa laga codsanayaa iney ka qeyb galaan dhisida Machadka Iqra isla markaana ka qeyb galaan camalkan Kheyriga ah. Machadka Iqra Dhulkii laga dhisi lahaa waa la hayaa isla markaana waxa uu sugayo oo keliya waxaa weeye sidii dadweynaha kheyrka jecel ay uga qeyb gelin lahaayeen in machadka dhismihiisu uu bilowdo insha allah sanadakan intuusan dhamaan. Waxaanu si gaar ah ugu baaqeynaa Aqoon yahanada Reer Sanaag cidkasta ha ka dhasheen iney ka qeyb qaataan dhisada iyo hana qaadida Machadka, waxaanuna ku baraarujineynaa in machadkani uu noqon doono talaabada 1aad ee uu Gobolku ku yeelan doono Jaamacad. Waxaa lawada ogsoon yahay in Sanaag ay leedahay Aqoonyahanada ugu badan ee ku nool Qurbaha oo weliba qaarkood ay ka shaqeeyaan hay’adaha Caalamiga ah sida UNta iyo Bangiga Aduunka sidaa awgeed waxaa iyaga si gaar ah looga codsanayaa iney ka qeyb galaan camalkan kheyriga ah isla markaana ka qeyb qaataan bad baadinta Ubadkooda Soomaaliyeed. Waxaanu sidoo kale u baaqeynaa Hooyooyinka Reer Sanaag ee u helaanaa sidii ay ubadka gobolkooda wax u baran lahaayeen iyadoo aanu ogsoonahey inaad baal dahab ah kaga jirtaan horumarinta Gobolka Sanaag. Waxaa laga ayaabaa in lacagta dadka qaarkiis ay yiraahdaan waa badan tahey laakinse waxaa xusid mudan in hadii la helo 250 qof oo min Kun[1000] dollar bixiya sanad gudihiis uu machadkani Sanad dugsiyeedka 2010-11 uu furmi karo Bi’idni laahi, markaa walaalahayaga Musliimta ah ee Soomaaliyeed waxaanu mar kale ka codsaneynaa iney si buuxda noogala qeyb qaataan dhisida Machadka. Account-ka tabarucaadka lagu soo diri karo waa kan: AC.NO: D00 1636, DAHABSHIL, BOSASO, SOMALIA Wixii faah faahin ah kala xiriira Abdirashid Sheikh Salah +25290 796771/725033, Email:abuusaalax@hotmail.com A/Rahmaan Haybe +25290 772880 Adam Ahmed Yusuf +25290 764433, Email:a_hawar@yahoo.com A/rizak M Haji-Ali +447856972602, Email:razshirwa@gmail.com
  5. Qeybta Maareynta , Xisaabaadla iyo ganacsiga. Qeybtan muhimadeeda waxaa la arkey kadib markii ay cadaatey in dhalinta Gobolka ay u badnaadeen iney rabaan iney aayahooda ama mustaqbalkooda u leexdaan dhinaca waxbarasha Ganacsiga sidaa awgeed Qeybtan Machadku waxa uu ka haqab tirayaa baahida loo qabo oo ay Ardeyda Gobolku u qabaan isla markaana u sahleysa in mustaqbalkooda ay u shaqa doontaan shirkadaha soo kobcaya ee ka dhisan Somalia iyo wadamada Deriska la ah Somaliaba.
  6. Qeybta Computer Science-ka Caalamka aynu hada ku nool nahey waxaa qeyb libaax ah ama door libaax ah ka cayaara aqoonta computerka oo noqdey mid looga baahan yahay inuu yaqaano qofkii doonaya inuu ku shaqeysto cilmigaan. Sidaa awgeed Iqra Institute waxay u diyaarineysaa ardeyda wax ku baran doonta iney wax barasho ku saabsan Cilmiga Computerka hadii ay noqoto mid uu qofku ku shaqa tegi karo iyo hadey noqoto mid uu iskiis aqoon kororsi u baran doono. Waxaa Machadka wax ka bari doono aqoon yahano ku xeel dheer waxbarasha Computerka isla markaana ka haqab tiri doona ardey kasta oo dhiganaya qeybtaan inuu ka qalin jebiyo isagoo ku kalsoon inuu suuqa shaqada tegi karo oo ku shaqeysan karo aqoontiisa. Sida lala wada socdo Cilmiga Computer dhowr nooc ayuu u kala baxaa waxaana Iqra ay diyaarin doontaa dhamaan qeybaha cilmiga Computerka inta awoodeeda ah
  7. Qeybaha Iqra Institute for higher Education Machadka Iqra waxa uu ka kooban yahay sadex qeybood oo lagu bilaabayo isla markaana baaritaanadii la sameeyey iyo falaqeynta kadib la ogaadey iney mudan tahay in machadka lagu bilaabo Sadexdan qeybood ee hoos ku xusan. Qeybta Farsamada Gacanta iyo Taba barada- Vocational Skills and trainings Department Qeybtan baahideeda waxaa la ogaadey in ardeyda deegaanka Sanaag uu baahi u qabo iyadoo ay uu Gobolku hodon ku yahay magaalooyinka aad u kobcaya oo dhismayaal xawli ahi ay ka socdaan isla markaana ay yartahay dadka aqoonta u leh farsamada Gacanta ama Vocational skills sida Dab yaqaanada[Electricians] Matoorada aqoonta,[Mechanics] Alxanka iyo najaarada oo gobolka uu aad uga saboolan yahay. Cilmi baaristii aanu sameyney ka hor inta aan go’aankan ama qaraarkan aanan qaadan waxay noo xaqiijisey in baahida Aqoontan ay keentey in hadii loo baahdo matoor magaalo ay ku nool yihiin dad tiradoodu kor u dhaaftey 30 kun sida Dhahar in dab yaqaan looga doono Magaalad Bosaaso isla markaana ay qaadato mudo 5 casho ah in cilada la ogaado oo markaa ama Engineerkii sameeyo ama uu dib ugu noqdo Bosaaso oo baahidiisa kazoo qaato. Taasina waxay qeexday in baahi weyni ay jirto aqoonta oo ah ama ka mid ah aas aaska horumarka bulshada. Qeybtani waxay handasaayasha Mashruucan isku raaceen kadib dood dheer iyo falan qeyn iyadoo laga baaraan degey kharashka lagu wadayo[Runing Cost and Maintain cost] isla markaana ay noqotey in la dejiyo istaraatijiyad ku aadan taas ayna ugu horeysa in Madooyinka lagu kobo inta la awoodi karayo sida Najaarada, Alxanka, Dabka iyo Matoorada isla markaana Qeybta Enjineernimada dib loo dhigo oo marka uu Machadku Hano qaado laga baaraan dego, Hadii Allah weyni idmo.
  8. Machadka Iqra ujeedooyinkiisa. Ujeedooyinka ugu waaweyn in Machadkani waxa weeye in mustaqbalka fog uu isu bedelo jaamacad oo leh dhamaan adeegyada jaamacadi ay bixin karto iyadoo hada loola jeedo iney si ku meel gaar ah usii noqodo Machad. Ujeedooyinka kale ee Machadka Iqra ayaa dhowr ah iyadoo ay ugu horeyso qodobadan hoos ku qoran. In Ardeyda Iskuulada ka baxa ee Sanaag ay helaan goob waxbarasho sare oo lagu baran doonoDiploma iyo Shaahado heer jaamacadeed ah. In ardeyda ka qalin jebisa Iskoolada Sare ee Sanaag ay helaan goob ay ku kobciyaan waxbarashadooda Sare si guud. In Ardeydu ay helaan goob ay ku bartaan waxbarashada Sare ee Farsamada Gacanta, Maareynta, Ganacsiga, Xisaabaadka, luuqadaha iyo Culuumta Islaamiga ah iyadoo aan lakala sooceyn willal iyo Gabdho oo ay goobtani u furantahey. In dhalinta ama Ubadka la baro Waxbarashada Farsamada Gacanta, Culuumta Islaamiga ah, Madooyinka Maareynta, Luuqadaha Englishka iyo Carabiga, waxbarashad Caafimaadka. In Laga hortago Burcadeynta Dhalinta Sanaag iyo geli taanka ay gelayaan maleeshiyaadka ha ahaadeen kuwa Qabaailka ama kuwa Diiniga ah oo beryahan guud ahaan inta Somalidu degto kusoo batey. 5) In la kobciyo fahanka Dhalinta ka qalin jebisa Iskoolada si ay kor ugu qaadaan awoodooda feker isla markaana Mustaqbalkooda toosan ka fekeraan. In Ardeyda Reer Sanaag loo fududeeyo sidii ay ku baran lahaayeen wax barashada sare iyagoo isticmaalaya qaab casiriyeysan sida Computers-ka iyo Laboratory-ga ama shaybaaro casri ah.
  9. XAGEE MARAYAA DHISMAHA MACHADKA BADHAN EE CULUUMTA SARE [iQRA INSTITUTE FOR HIGHER EDUCATION]+SAWIRO Bulsha weynta Reer Sanaag waxaan ugu bishaareyneynaa in uu bilowday Dhismihii Machadka Iqra ee magaalada Badhan, xarunta 2aad ee Gobolka Sanaag iyadoo qeyb ka mid ah Machadka Iqra dhidibada loo taagey iyadoo la qorsheynayo in qeybaha kale ee Machadka la bilaabi doono insha allah. Badhan ayaa waxaa ka socda kacaan waxbarasho iyadoo ay ka dhisan yihiin 3 dugsi sare iyadoo ay ardey badani ka qalin jebiyaan isla markaana aan haysan goob ay kasii wataan waxbarashadii sare ee daruuriga u aheyd iney dhameystirtaan aqoontooda.
  10. Happy Independence Day; despite the misfortunes, may the republic long live.
  11. Bishaaro------Xafladii furitaanka Idaacada Somali Public Radio oo lagu qaban doona magaalada Badhan… Badhan: Idaacada Somali Public Radio ayaa ah idaacad dhawaan laga hirgaliyey dalka Soomaaliya gaar ahaan ka howl gasha gobolada Sanaag, Haylaan, Bari iyo Karkaar. Waxaa idaacada dhawaan si toos ah hawada u gali doonta qeybta Badhan oo gaarsiin doonta gobolka Sanaag intiisa kale, iyadoo qeybta Dhahar ay haatan si toos ah u shaqeyso. Howl wadeenada qeybta Sanaag ee degmada Badhan oo kala ah Axmed Maxamed Xeyraan iyo C/risaaq Axmed Ciise. Xaflada furitaanka ayaa waxaa kasoo qeyb gali doona bulshaweynta gobolka iyo waliba masuuliyiinta. Idaacada SPR ayaa waxaad ka dheehan kartaan www.spr.fm ama somalipublicradio.com ama www.somalipublicradio.org Fadlan wixii tala iyo tusaala ah noogu soo dira spr@spr.fm This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
  12. Dhahar: Earlier this month, thousands holding Somali Public Radio billboards turned out at Bender-Qasim International Airport in Bosaso city to express their excitement for Somalia’s first public radio. Somali Public Radio chairman Mr. Salah Donyale, landed in Somalia for the first time in twenty years and was received by a huge enthusiastic crowd. The project is certainly the first of its kind in the country and vows to reform marginalized regions, long neglected both locally and by the international community. The organization was instituted by Somali Americans who saw the dire need for a public infrastructure that would spur economic growth and endorse democratic thoughts. Pursuant to this goal, the main Headquarter of the new Somali Public Radio (SPR) was opened immediately transmitting diverse programs to over 200 killometer radius. After this astonishing success, the organization now announces plans of expansion in partnership with local communities. Reporters and broadcasting engineers of Somali Public Radio are now preparing to head to Badhan, the largest city in Sanaag region to partake in an opening ceremony scheduled Sunday July 4th. This branch, under the leadership of Ahmed Mohamed Heyran and A/rizak Ahmed Isse is expected to transmit to majority of Sanaag region’s far west as Erigavo district. Other branches in Kismayo, Bosaso and Mogadishu are slated to open soon, in catering to a nationwide demand. Somali Public Radio is a non-profit organization currently undertaking public broadcast media reform in Somalia that aims to improve service delivery and accountability to citizens. The initiative was drawn from the premise that development and democracy cannot thrive without open and free public space where all issues concerning people’s lives can be aired and debated and which gives room and opportunity for locals to participate in decision making. Please share with us your thoughts on this initiative by reaching us at spr@spr.fm http://www.spr.fm/index.php?option=com_k2&view=item&id=134:somali-public-radio’s-badhan-branch-expec ted-to-open-sunday&Itemid=122
  13. I was kindly requested by my Makhiri Breathrens to not bother with a minority mugged clan. Qhalib, adeer your depressed old man, mugged by Borame.
  14. Total Cabinet Members are 28. 8 regions in the state Xaaji. cut the crap saaxib. I don't ask you for your sub-clan, and Makhiri's are under the H umbrella.
  15. Libaahe don't boher yourself too much. Adiga, as Richard Burton stated in his memoir "you are a citizen of the Makhiri Country."
  16. Libaahe: The only Makhiri's who you Northwesterners come accross are few subclans who dominate you in Ceerigaabo iyo Shimbiraale. Makhiri's in Bari and Waamo have never even heard of you guys. Adeer Kismaayo's claim is among the D family, does not concern minority Northwesterners in any way. If you were geographically informed saaxiib, you would have known of Makhiri Towns in Waamo and Makhiri Headquarter Buulo Xaaji.
  17. Xaaji reerka waxba ha isku mashquulinin, ilaahay baa tiraadaa gudoonsiiyey.
  18. Sanaag Region holds: Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowlada Hoose: Wasiir kuxigeenka Maaliyada: Wasiir Kuxigeenka Dekadaha: Wasiiru Dowlaha Amniga: Etc
  19. Adeer Haylaan Region alone in Puntland Holds; Wasiirka Xanaanada iyo xoolaah: Wasiikuxigeenka Amniga: Wasiir Kuxigeenka Sportiga: Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada: Let alone Makhiri's, Puntland is home