Xudeedi
Nomads-
Content Count
1,691 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xudeedi
-
It seems the elders do not see Mr. Atam in the same way as by Puntland officials. Theirs perchance reflect a sentiment of support for a man whom they believe has done nothing wrong except for unconfirmed and politically motivated allegations. Atam’s popularity stems from his vocal stance against the “Majiyahan” project and the incompetent administration’s efforts to subdue local clans. He then formed local militia’s “Ciidamada Ilaalada Khayraadka Degaanka” who was funded by the diaspora. Atam’s wing became very successful under his leadership as he is an educated disciplined man with charisma. Puntland’s administration grew worry and later the SSDF media outlets launched a collective effort in Red-Tagging Mr. Atam as a terrorist. Your mere source is no other than “The UN Monitoring Group for Somalia”, the same agency that reported “Faroole’s piracy engagement”. This group has an army of around 700 men, with training camps with Atam being one of the ring-leaders plus one other guy by the name of ina Kilwe and one another guy who is from the Bay region of Somalia. Kilwe is also from western Bari, and your claim that a man from Bay is leading folks in Galgala is as ridiculous as your other ill-referenced information. I am flattered by your empty threats. Mr. Atam has a base and only the locals can execute a comprehensive piece. Take your bed-time stories elsewhere.
-
3- Waxaanu shacabka reer Puntland u sheegaynaa in odayaasha iyo waxgaradka deegaanku ay doonayaan in ay arintan nabad ku xaliyaan, hadiise inta hawsha lagu jiro uu maamulka Puntland deegaanka weerar kusoo qaado in wixii meesha ka dhaca ay dawlada Puntland masuuliyadeeda keligood qaadi doonaan; ( http://www.hiiraan.com/news/2010/July/wararka_maanta19-10474.htm ) The words of elders are very plain and clear. The administration that you all bark for is obviously weak and helpless and can only entertain the international community with intentions of anti-terror funds. The locals in Western Bari bear responsibility for their inherited land and repudiate to be hostages for Faroole’s quick dollar scheme. If Faroole attacks the said area, it would impact politically, socially and economically the entire region. I hope talks will re-emerge and the prosperity of the region won’t be interrupted. To my cousins who are cheering for war, remember it’s way too early to show emotions.
-
Chief Caaqil, we are talking about Bari region here; not Hargaisa . This is a local issue that does not concern secessionist. You are as confused about this issue as you are about your identity.
-
Mr. Somalia, the words of the elders that you undermine is the only ultimate authority in the land. Puntland was derived from the unification of the larger clan interest; nevertheless every family is responsible for its inherited land. Faroole himself draws his legitimacy from these same men, traditional elders who for long have assumed power. Faroole should learn from the mistakes of the previous administration, the failed Majiyahan project (Western Bari) after it’s course, the previous administration descended into a weak clan militia, and it’s orders contested by other communities in Bari region, the later (Qandala, Waaciye,etc). If Faroole decides to take course, it certainly will strengthen Mr. Atam and will further draw more support from the clan base. My solution is to send a neutral party into the region, for example, a UN commission, that should meet with the local traditional authority, women activists, and civil society groups, and investigate all the allegations concerning this issue and come up with their findings. Great Point. Garoweonline and it’s cheerleaders, (Allpunland, Allidamaale) are only promoting a war that could potentially destroy Puntland’s economic lifeline (Bosaso). I believe the responsibility of defecting potential incidents shall be held by the local clans, and the administration should open talks, we all succeed if bloodshed is suspended.
-
Cowke you're one confused kid; Adeer Galgala is in Bari Region (fact check); that same fact bother's all-Puntland as it bother's you. This whole hype is another quick buck project specially considering it's timing that follows the Kampala bombing. I won't comment on Faroole's narrow political agenda untill the project unfolds.
-
Xaflad si aada loo soo agaasimay ayaa habeenimadii xalay oo ay taariikhdu ahayd 06/07/2010 lagu Qabtay hoolka shirarka ee university-ga oo ah goob caan ah oo ku taalla magaalada Minneapolis gobolka minnesota ee Wadanka Maraykanka. Xafladan oo lagu soo dhoweynayey xildhibaanad Caasha Axmed Cabdalla oo iyadu ka tirsan baarlamaanka dawlada fadaraalka ee Soomaaliya ayaa waxaa ka soo qayb galay dadweyne aad u fara badan oo isugu jirey qaybaha kala duwan ee bulshada sida: Isimo, Cuqaal, Haween, Aqoonyahano, culimaa’udiin, siyaasiyiin iyo Dhalinyaroba, oo iyagu si aada u soo dhoweeyey xildhibanada kuwaasoo Wejiyadooda ay ka muuqanaysay farxad sida ay ula dhacsan yihiin soo dhoweynta xildhibaanad Caasha Axmed Cabdalla. Waxaa dhamaan dadkii shirka ka hadalay ku Soo dhoweeyeen si qadarin iyo tixgelin leh xildhibaanada caasha axmed Cabdalle, waxa ayna xildhibaanada u Sheegeen in Minnesota caado u lee dahay soo dhoweynta madaxa ka Timaada soomliaya, Adiga Caasha ahna waxaan ku lee nahay ku soo DHOWOOW MINNESOTA ayey ku dheheen. Xildhibaanad Caasho Axmed iyadoo hadal kooban goobtaa ka jeedisay aya waxay aad ugu mahadnaqday dhamaan dadkii soo dhaweeyay iyo intii soo qaban qaabisay xafladan aadka u qaaliga ah, xildhibaanadu waxay u sheegtay inay howlo shaqo ah u timid dalkan Maraykanka iyada iyo tiro Xildhibaano ah oo iyagu dalkii dib ugu noqday kuwaasoo ay dowlada Maraykanka ay martiqaad u fidisay waxayna sheegaty in ay guul ku soo Dhamaaday shirkii ay la galee labada aqal ee dalka maraykanka. Xildhibaanad caasho oo dhinacyo badan ka hadashay ayaa sidoo kale waxay dhamaan dadkii meeshaa isugu yimid ee qurbojoogta ahaa ku guubaabisay inay ka shaqeeyaan Qaranimadii soomaaliyeed waxayna aad uga digtay dhibaatada ay lee dahay qabyaaladu. Caasha Axmed Cabdalle ayaa si kulul u weerartey itoobiya iyo waliba madaxda soomaaliya iyadoo ka hadleysan waxay tidhi: “Soomaliya Itoobiyaa Guursatay oo 4 ku qabta si wanaagsana uma dhaqanayso dhowr islaamood oo kalana waa la qabtaa taas oo ay ula jeedo maamulada Soomaliya ka jira” Caasho waxay kaloo weerar ku gaacisay Madax Soomaalida waxay tiri ” Ma jecli waa necbahay Madaxda Soomaliyeed waa khaa’ imiin waa kuwa aan daacad ahayn” Xildhibanadu mar ay la hadleysey shacabka soomaaliyeed ayaa waxay sheegatay in wadanka soomaliya uu lee yahay cadow Badan waxayna tilmaantey xildhibaanadu in lagu badbaadin karo dalka midnimada iyo wada jirka shacabka soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Si kastaba ha ahaatee xafladii loo qabtey soo dhoweynta xildhibaanada ayaa kusoo dhamaatey jawi aad u qurux badan waxaana laga dheehan karayey dadweynihii kasoo qeyb galay xafladaas faraxad iyo reyn reyn aan lasoo koobi karin. Xingaloolnews
-
Our good old Xaaji is as confused and bitter as always. Adeer if you look at the accurate latitudes and longtitude of Baraagaha-Qol and Burao are relatively the same distance to Erigaabo. Bosaso and Berbara are relatively the same distance to Ceerigaabo. In essence Makhir state is a combination of majority Sanaag region and western portion of Bari region. Thus per distance say, Makhiri inhabited territories are relatively the same size as your triangle (Burco, Berbera and Hargaisa). As far as population density, farming regions and land with friendly environmental make-up to herd indicate a larger population due to necessary resources in place. The makhiri country is huge thus its fair to say that it’s not populated per square feet. The country now has emerging centers like Badhan, Dhahar, Xingalool, Ceelbuh, Hadaaftimo and Galgala whom are being settled in large numbers due to draughts that have urbanized local nomads. Makhir State; it’s people have always been independent, even when the republic existed, it has been absent from Makhir State.
-
The Buildings Look the same; perhaps Che can point to us motor highways in the triangle.
-
I don't see any tangible difference between what you termed as villages to "uban centers" in the triangle.
-
Che, Adeer the Makhiri regions are bigger per square feet than the state of Israel and many more countries that thrive on this globe, thus your silly claims can be dismissed. Prior to existence of the Somali Identity, Makhir State had a functioning administration and viable economic means that sustained the Sultanate. The accomplishment’s of the said civilization was witnessed by many foreigners and the 200 year old 5 story towers in Laasqoray pay testimony. After a century, the said community is much more educated, wealthier and make up a great majority of the Somali’s in the diaspora. Accordingly, they are entitled to their god given sovereignty and have the right to set up an administration that would safeguard Makhiri interest. At last, your notion that Hargaisa and the “Triangle” can produce sustainable economic viability is as lunatic as our uncle “Shanqoole” . The entire republic is made up of villages in comparison to the gleaming skyscrapers of modern day. Thus whats important is that Makhir State is 1/6 of the Republic.
-
This piece sheds light on many valid pieces and the author did an overall great analysis that highlights the dire need for an alternative administration in the north. While the South suffers under the weight of proxy wars, the North is routinely classified as relatively calm. Of the recent lopsided coverage of the presidential election in "Somaliland, a new description entered the Somali conflict. For instance, ” Ballots vs. bullets" has been recently coined to draw a stark and unfair contrast between the North and the South of Somalia, respectively, while leaving the dire situation and conflict in Las Anod city and environs out of the spectrum of the political discussion. They "gloom" with the misery of Somalia. Uninformed western media routinely draw unfair comparisons, a methodology engineered by Northwestern clan chauvanist. Very Well Written Indeed
-
Exclusive interview with Sadik Warfa.......... SPR: Sadik Warfa is an Independent Party Candidate for District 61A of Minneapolis, and an active member of Somali Community of Minnesota. The candidate promises to raise critical issues that pertain to the district on state level. Mr. Warfa shared some of his strategies with Somali Public Radio in Minneapolis after his inspirational speech of 26th June event in Minneapolis. Visit: http://spr.fm/index.php?option=com_k2&view=item&id=171:exclusive-interview-with-sadik-warfa-state-re presentative-candidate-for-district-61a-of-minneapolis&Itemid=121 Somali Public Radio
-
Shirkan oo saaka barqadii ka dhacay Magalaad Badhan ayaa waxaa looga hadlayey amuuraha gobolka sanaag sida Adeegyada Aaasaasiga ah ee lagama maar maanka h ee ay kamid yihiin Nabadgalyada Caafimaadka Waxbarashada iyo dhamaan waxkasta oo hurumar u horseedi kara guud ahaan Gobolka munaasibadan oo ahayd mid si heersaraa loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qayb galay masuulyiin fara badan ay ka mid yihiin wasiiro xildhibaano aqoonyahano ururada bulshada rayidka Masuuliyinta kasoo qaybgashay kulankan ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiirka arimaha gudaha Puntland Jeneraal Cabdulaahi Axmed Jaamac Ilka jiir,Wasiiru dowlaha amniga Cali Saalax Xamari,Wasiir kuxigeenka dekadda Abshir Siciid Saalax,Xildhibaano iyo maamulka gobolka Sanaag oo uu horkacaayay Guddoomiyaha gobolka Maxamuud Siciid Nuur,waxaana goobjoog ka ahaa shirkaan Odeyaal,Haween iyo Ururada Bulshada rayidka. kulankaan ayaa ugu hoorayn waxaa ka hadlay nabadoonada iyo odayaasha gobolka ee ku sugan degmada badhan waxayna ku nuux sadeen inlaga wada shaqeeyo waxkasta oo hurumar u sababi kara gobolka Sido kale wasiirka arimaha gudaha dawladahab hoose iyo huruimarinta reermiyiga ee dawlada puntland oo khudbad dheer ka jeediyey shirkan ayaa ku nuuxnuuxsaday ugu horayn inlaga wada shaqeeyo amniga gobolka islamarkaana wuxuu ka war baxiyey mudadii dheerayd oo ka maqnaa dalka in uu maqnaa gobolka iyo guud ahaanba waxkastoo hurumar u kenaya gobolada puntland, Wuxuuna ka codsaday shacabka in lala shaqeeyo cid kastoo waxka qabaynasa gobolka sida hay ,adaa maxaligaa iyokuwa caalamiga , Wasiirka oo ku dheeraaday khudbadiisa ayaa waxa uu sheegay in ay guul ka gaareen safarkii ay ku marayeen gobolka dhowaana ay soo gaba gabayn doonaan safarkooda, Masuuliyiinta kale kulankaan ka hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa wasiiru dawlaa amniga cali saalax xamari,wasiir kuxigeenka dekadda abshir siciid saalax ,gudoomiyaa gobolka sanaag maxamuud siciid dabayl, iyo xildhibaano oo dhamaan tood bushada ku booriyeen bulshada sidii looga wada shaqaynlahaa hurumarka gobolka iyo adkaynta amaankiisa, Masuuliyiintan oo horay uga soo kicitimay magalada garoowe ee xarunta dawlada puntland islamarkaana ahaa laba qaybbood iyagoo isu qaybiyey gobolada sanaag iyo haylaan ayaa ujeedka safarkooda waxa uu ahaa sidii loo wacyi galinlahaa shacabka ku dhaqan deeganadaas. Nimco Muse
-
Shir looga hadlaayay arimaha gobolka Sanaag ayaa saaka ka dhacay degmada Baran ee xarunta gobolka Sanaag,waxaana kasoo qaybgalay masuuliyin kala duwan. Masuuliyinta kasoo qaybgashay kulanka ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiirka arimaha gudaha Puntland Jeneraal Cabdulaahi Axmed Jaamac Ilka jiir,Wasiiru dowlaha amniga Cali Saalax Xamari,Wasiir kuxigeenka dekadda Abshir Siciid Saalax,Xildhibaano iyo maamulka gobolka Sanaag oo uu horkacaayay Guddoomiyaha gobolka Maxamuud Siciid Nuur,waxaana goobjoog ka ahaa sidoo kale Odeyaal,Haween iyo Ururada Bulshada rayidka. Kulanka ayaa ugu horeyn waxaa ka hadlay Odeyaasha iyo Nabadoonada oo ku dheeraaday amaanka guud ee gobolka iyagoo soo jeediyey in maamulka iyo dadweynaha ay isaga kaashadaan sugida nabadgalyada guud taasna ay tahay arin muhiim ah. Guddoomiyaha gobolka Sanaag Maxamuud Siciid Nuur oo isaguna halkaas si kooban uga hadley ayaa sheegay in amaanka gobolka iminka ay tahay mid wanaagsan isla markaana maamulka iyo shacabka ay isaga kaashadeen. Wasiiru dowlaha amniga Puntland Cali Saalax Xamari ayaa halkaas kasoo jeediyey khudbad uu kaga hadlaayay muhiimada ay leedahay in lagu noolaado amaanka,wuxuuna sheegay bulshada oo dhan looga baahanyahay in maamulka ay gacan ka siiyaan sugida amaanka soona sheegaan wax weliba ay ka shakiyaan. Wuxuu ku eedeyey Saxaafada in ay buun buuniyaan siduu sheegay waxyaabo aan loo baahnayn,isagoo ugu baaqay dhamaan bahda Saxaafada in ay maamulka kala shaqeeyaan arimaha amniga.Wasiirka arimaha gudaha ee Puntland Gen.Cabdulaahi Ilka jiir oo ku dheeraaday khudbada ayaa sheegay in socdaalka ay ku joogeen gobolka ay dhowaan soo gaba gabaynayaan,wuxuuna xusay in hadafka ay u yimaadeen gobolka ay ku guuleysteen una u hirgelay. Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo ka qaybgalay kulan kana soo jeeda gobolka ayaa ugu baaqay maamulka iyo shacabka in ay ka shaqeeyaan horumarka gobolka.Masuuliyinta ka socota Dowladda Puntland ee ku sugan gobolka Sanaag ayaa ujeedka koowaad ee halkaas u tageen ay ahayd in ay ka hortagaan sanaadiiqda doorashooyinka Somaliland.
-
Popular Contributors