Xudeedi

Nomads
  • Content Count

    1,691
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Xudeedi

  1. SSDF thugs are known to run to Addis when push comes to shuv.
  2. A_Khadar: What happened today in Karin was an anticipated defeat. The SSDF clan vowed to wage a war on the inhabitants of the Western Bari, nevertheless they faced humiliation as the SSDF president cried out to Somaliland and the world. This is a war between a religious man from the region with an utmost indigenous support and the SSDF clan that had long transgressed in Bari region.
  3. ^Why would VOA interview a member from the SSDF clan, when they can find Western Bari inhabitants in abundance?
  4. Xaaji: i'm saying that Puntland has has never had authority in the said region. The clan administration has a constitutional law only over it's clan.
  5. That inverview on VOA is fabricated simply because Galgala did not have a telephone reception for the past few years. That was a paid SSDF agent, i'm from Galgala i should know who is from the city.
  6. Ever since the creation of Puntland, Sanaag, Haylaan and western Bari region have seen and lived through midst of darkness as its stability has been repeatedly violated by Puntland Authority. Among these series of violations is but not limited to the Majiyahan incident, when Adde Muuse (former president of Puntland) had sent his ragtag clan militias to guard the mining village of Majiyahan, which led to a bloody battle between Makhiri’s (the clan that resides in Sanaag, Haylaan and Western Bari) and Puntland militia in quest of occupying Majihan by force, but later faced a defeat on April 2006. Sanaag region did not only experience battles and skirmishes, but was neglected by Puntland and all of its ministerial departments, who don’t bother even paying the serving army from Sanaag and Western Bari, a repeated pattern the Makhiri clan views as humiliation. These events along with Faroole’s latest war declaration in Galgala highlight that a proposition of a new Regional government instituted in those regions as the only long-term viable solution. Puntland had failed and re-failed and its administrators had long consumed international funds earmarked for those regions. Galgala: SSDF clan militia’s vs Inhabitant’s of Western Bari Atam came to power after a prolonged debacle of corruption, isolation and lack of respect for the region and its inhabitants. His movement is supported by the indigenous clan of Western Bari region thus it’s anticipated to lead momentum in the coming skirmishes. SSDF media outlets have for long strived to convey negative information from the region to the international community. Faroole, the president of the SSDF clan spoke on universal TV today and had urged his fellow SSDF kinsmen to join the war against those “who are coming for their clan”. Despite how the war is depicted, international intelligent agencies will do their own investigation to determine the root causes of this conflict. Lately, warlords and clan chiefs flipping the terrorist card to subdue historical foes has been a trending phenomena. At last, I only wish for this conflict to be suspended simply because saving a single life is more important than clan ego’s.
  7. Originally posted by TheParagon: Thankfull Who attacked who exactly? And who has refused peace and was hell-bent on waging 'war to end all wars'? Who disrespected the elders' peace deal and fabricated their consent on Garoweonline? When push comes to shove, the chimera of statehood shrinks into sub-sub-clans. But we shall see what is gained from throwing peace to the air. Faroole's hood boys want war? Hell, they sure'll get just that. PS: The two-subclans in Galgala area are the residents of Boosaaso. You throw stones from glass-houses and at stone-houses, I'd remind Faroole. Let's not forget that. If Farole's maqaar-saar campaign will get its intended interests, well we will see. Will he succeed where Cade failed? I like the inventions and the media machine in operation for Faroole's little project. Lol. It's rather comical, really. Great point Paragon. Thanksful: You are a radical clannist who earlier on SOL demonstrated unfashionable hate for Makhiri's. How many threads have you posted depicting Faroole and Ilka Jiir are pirates? It's ironic how you support those "pirates". The clan element is visible, like it or not.
  8. I'm loving how the clan is coming more out of the shadow.
  9. It's hard to argue that one tribal (or political) group is more clannist than another. All politics is local. And all Somali politics is, for the most part, tribal. Any cursory view of the allegiance of Nomads on this site bears this assessment. Xudeedi, Paragon, Nassir all support Sh. Atam Gen.Duke, Sakhar, Thankful all support Faroole This indeed is an honest assesment contrary to the hypocritical statements from SSDF supporters. Thanksful i thought Ilka Jiir and Faroole were pirates, since when did you start supporting them.
  10. Gheele T: Marna Bilan ilaa bax marna calaacal adeer, Stop cheering for a victory that you have not earned."Geel aan Kuu dhalin, dhiisha ha u dhigan." Clanist SSDF supporters are accusing others of their disease. If your not a clannist you have not commented on my thread. Faroole can tell the international community what he pleases but you and i know that the clan element is as ever visible.
  11. Paragon: Puntland is weak clan administration. Faroole will be defeated so long as he ignores the warning of the elders.
  12. Musumaasaqa Puntland ka jira iyo in hal Qoys afduubteen wixii loo dhistay Puntland waxa ka garan kartaa sida ay uga samaysteen canshuurtii Puntland warbaahinta beenta xad dhaafka ah ka fidisa Beelaha kale ee reer Puntland. Idaacada Garoowe waxa iska leh madaxweynaha Puntland CabdiRaxmaan Faroole wuxuuna ka samaystay xiligii uu ahaa Wasiirka maaliyada Puntland Idaacada Somali Broadcasting Corporation SBC waxa iska leh Cali Cabdi Awaare wuxuuna samaystay xiligii uu ahaa wasiirka dawladaha hoose ee Puntland Horseed Media iyagana waxa shirkad ku ah Madaxweynihii hore ee Puntland Cade Muuse iyo wasiirka amniga Puntland oo hada xilka haya oo qaar ka mid ah qoyskiisuna yihiin kuwo maamula Idaacadan hada Wasiirkii hore maaliyada Puntland Gaa gaab isaguna shiraako ayuu ku leeyahay Idaacadaha Puntland qaar ka mid ah. Idaacadahan oo qaarkood ku hadla afka Beel ka mid ah Beelaha Puntland ayaa had iyo jeer waxay yihiin kuwo been ka fidiya Beelaha kale ee Reer Puntland . Dhacdadii ugu danbaysay oo labadan Idaacadood ee Horseed iyo Garoowe ku soo bandhigeen beentooda oo dadka intiisa badani hada u cadaatay ujeedadooda dhabta ah ,ayaa waxay ahayd qoraalkii Been abuurka ahaa ee AFP kaas oo lagu sheegay in buuraha ********** yihiin Toora Boora, ayna ku nool yihiin argagixiso Caalami ah iyaga oo u ololeenaya in Galgala iyo Majayahan lagu weeraro Diyaaradaha dagaalka ee B52, ka dibna ay rumaysan yihiin in ay u fududaan doonto labadooda Mulkiile in ay qodan doonaan Majayahan oo ay horay isugu dayeen in ay bililqaystaan, hase ahaatee ka calfan waayey wiilasha ay maanta shaabada argagixisnimada ku dhufteen iyaga oo war been ah aduunka u gudbiaya Labadan Idaacadood ayaa waxa loo diray baaqii nabada oo ay ku saxiixnaayeen dhowr iyo tobonka Oday oo ahaa Cuqaasha iyo waxgaradka aadka looga yaqaano Gobolka Bari iyo Haylaan,hase ahaatee waxay noqdeen kuwo ka dhego adaygay in ay soo qoraalkaas ,laakiinse ay soo qaateen hal qoraal oo been abuur ah, uuna qoray nin ujeedo fog lahaa isaga oo jooga Nirobi hase ahaatee aan iman Galgala, lana soo xiriiray Nin ay isku hayb yihiin oo ku sugan Magaalada Ceergaabo iyo mid kale oo ay isku Beel yihiin Cade oo jooga isaguna Boosaaso. Idaacadahan ayaa haba yaraatee aan wax ka qorin dhibka iyo waxyeelada ay ka gaystaan Ciidanka SNM magaalooyinka Buuhoodle iyo Widhwidh, iyaga oo mararka qaarkood ku dheeraada amaan aan jirin oo ay u sameeyaan danbiile dagaal Siilaanyo Warbaahinta ayaa haba yaraatee wax ka qorin dhacdadii foosha xumayd ee Odayaasha **** ******* lagu xasuuqay,iayaga oo ah kuwo had iyo jeer ka sheekeeya cuqdad aan dhamaad lahayn iyo in ay sameeyaan Cinwaano ah Xoosh baa Afka furtay Ugu danbayntii Reer Maakhir maaha kuwo uga guuraya gobolka bari hadal iyo Idaacad la furto , waana qawmiyad ku noolayd qarniyo badan Buurta Boosaso dul saaran iyo hareeraheeda iyaga oo awoodo badan oo hore isku dayeen in ay tijaabiyaan arintan ay maanta Faroole iyo Cade wataan ,hase ahaatee ay noqdeen kuwo ku guul daraystay ,sidaas awgeed nabada Puntland iyo wada noolaashaha Beelahu wuxuu ku jiraa in aan la samayn wax jar iska xoornimo ah lana xeeriyo wixii loo dhistay Puntland
  13. Sidoo kale dagaalkan kama marna waji qabiil oo ciidamada Wadaadka Sheekh Atam waxay u badan yihiin Beesha Dubays iyo beesha Dishiishle oo iyagu xaq daro ka sheeganaya Maamuladii isdaba jooga ahaa Maxamud Suleybaan.
  14. Goob aan sidaa uga fogeyn bartamaha Magaalada Bosaaso ee xarunta Ganacsiga ee Maamulka Puntland iyadoo dagaalkani uu ka dhacay Tuulada Laag oo uu yaala Kontrolka magaalada Bosaaso iyadoo dagaalkan uu dhaliyey khasaare dhinaca nafta ah iyadoo dhinaca ciidamada Puntland oo u badan beel ahaan beelaha Puntland ay ka dhinteen tiro askar ah oo aan la sheegin. Dhinaca ciidamada taabacsan Sheekh Atam ayaa la sheegi karin iyadoo dagaalku uu ahaa mid kedis ah iyadoo hore ciidamada Puntland looga soo saarey magaalada Karin uu u dhow magaalada Laag ee uu maanta ka dhacay dagaalkan. Madaxweyne Faroole ayaa isagu caalamka u sheegey iney weerar ku qaadi doonaan Magaalada Galgala oo ay joogaan Ciidamo beeleedyo wajhi diini ah leh iyadoo hadana uu dagaalku ka socdo Afka hore ee xarunta Ganacsiga Puntland ee Bosaaso. Dagaaladan waxay sidoo kale yimaadeen kadib markii Habeen 4aad uu dagaal noocan oo kale ah Tuulada Karin iyadoo ciidamadii Puntland laga soo saarey kadib markii 3 jiho laga yimi. Waxaa xusid mudan in xiisadan ay shacabka Gobolada Sanaag, Bari iyo Haylaan ay eedeeda dusha uga tuurayaan talada Xumada iyo xad gudubka Madaxweynaha Puntland oo arintan cirka u laadey kadib markii uu hanjabaado isadaba joog ah Saxaafada beeshiisa u mariyey inuu dagaal ku qaadi doono deegaano uusan u dhalan uusanna hubin wadada loo maroba. Sidoo kale dagaalkan kama marna waji qabiil oo ciidamada Wadaadka Sheekh Atam waxay u badan yihiin Beesha Dubays iyo beesha Dishiishle oo iyagu xaq daro ka sheeganaya Maamuladii isdaba jooga ahaa Maxamud Suleybaan. Waxaa kaloo jira Khilaaf u dhexeeya Dowlada Puntland madaxdeeda Sar sare iyadoo General Ilkajiir uu kasoo horjeedo in dagaal wax lagu dhameeyo isla markaana uu taageerey Baaqii Odayaasha Gobolka Haylaan iyo Galbeedka Gobalka Bari. General Ilko Jiir ayaa lagu soo waramayaa iney Faroole arintan aad isugu hayaan iyadoo Faroole doonayo inuu dagaal xal uga dhigo Cadaalad darada ka jirta Maamulka Gobolka Bari iyo gaar ahaan Bosaaso iyadoo beelaha ay kasoo jeedaan ciidamada raacey wadaadka Sheekh Atam ay yihiin dadki deegaan ahaan u dhashey BOSAASO. Waxaa kaloo xusid mudan arintu ineysan ka fogeyn Macdan iyadoo wadaadka Sheekh Atam uu hogaamiye ka ahaa ciidamadii Beesha ********** ee dagaalka ba'an ku jebisey ciidamadii Huwanta ee Cade Muuse ee Magaalada Majiyahan. Isku soo wadada duuduub oo waxaad moodaa Arintu ineysan Qabiil iyo Diinba ka fogeyn iyadoo khasaaraha ugu badani ay soo wada gaarayaan dadka shacabka ah ee aan waxba galabsan ee la qaxinayo iyadoo lagu jiro xili Xagaa ah. LaasqorayNET-
  15. Wararkii u dambeeyay ee haatan naga soo gaadhaya Magaaladda Boosaaso ee Xaruunta Gobolka Bari ayaa Sheegaya dagaalkii saaka ku dhexmaray Ciidamada Dowladda Puntland iyo Ciidamada ka Amar qaata Sheekh Maxamed Siciid Atam ee ka dhacay Duleedka Magaaladda Boosaaso in lagu dilay 5 Askari oo katirsan Ciidamada dulaanka ku soo qaaday deegaanka Galgala. Dagaal Saaka Arooryadii hore ku dhexmaray Ciidamada Dowladda Puntland iyo Ciidamo ka Amar qaata Sheekh Maxamed Siciid Atam duleedka Magaaladda Boosaaso gaar ahaan deeganada Laag iyo Karin ayaa waxaa ku dhintay Shan Askari inkastoo warar kale oo hada soo dhacay sheegayan in ay dhimashada Askartu intaas ka badan tahay balse hada inta la geeyay Magaaladda Boosaaso waa Shan Askari iyo dhaawac gaadhaya 15 Askari. Dhanka Puntland Waxaa dagaalkan Saaka Si wada jira u qaaday Ciidamada PIS-ta iyo kuwa Daraawiishta Waxayna dagaal Xoogan oo aan loo kala hadhin ku qaadeen dad maato ah oo ku dhaqan Deeganada Laag iyo karin Kuwaas Hilaadi Magaaladda Boosaso u jiro 38 KM ilaayo hadana lama garanayo Khasaaraha dhabta ah ee soo gaadhay dadka deegaanka. Ciidamada Ka Amar qaata Sheekh Maxamed Siciid Atam ayaa Sidoo kale yana la gareyn Khasaaraha dhabta ah ee kasoo gaadhay daagalkii Saaka Lagu Soo qaaday ee ka dhacay Duleedka Magaaladda Boosaaso Sababo jiro awgood iyo deeganka oo u badan Buuro oo aan Xaqiiqdii la ogaan karin dhibaatada soo gaadhay inta ay leegtahay. Dadka ka Faalooda Arimaha Soomaaliya ayaa Sheekh Maxamed Siciid Atam Kacdoonka uu ka wado Deeganada Puntland ku tilmaamay mid ka dhashay Arimo qabiil amaba Salka ku haya oo aysan Arimaha Diintu marnaba ahayn kuwo uu ku Dagaalamayo balse dadka qaar baaba waxay qabaan in uu Sheekh Maxamed Siciid Atam Aaminsanyahay Fikir Diimeed ah in uu Deeganada Puntland Shareecada Islaamka kusoo rago hadii u gacanta ku qabto. Dagaalkan Saaka ka dhacay Duleedka Magaaladda Boosaaso ayaa imanaya dhowr Cisho kadib Marii Madaxweyne Faroole hanjabaad Kulul Warbaahinta u mariyay Sheekh Maxamed Siciid Isagoo Sheegay in ay Cagta marin doonaan oo ay soo Afjari doonan balse hada waxay u muuqata in durbaba lasoo Afjaray Ciidamadii Dowladda KMG. Liibaan C.rashiid Siciid Liibaan5711@hotmail.com Laasqoray.NET
  16. Goob aan sidaa uga fogeyn bartamaha Magaalada Bosaaso ee xarunta Ganacsiga ee Maamulka Puntland iyadoo dagaalkani uu ka dhacay Tuulada Laag oo uu yaala Kontrolka magaalada Bosaaso iyadoo dagaalkan uu dhaliyey khasaare dhinaca nafta ah iyadoo dhinaca ciidamada Puntland oo u badan beel ahaan beelaha Puntland ay ka dhinteen tiro askar ah oo aan la sheegin. Dhinaca ciidamada taabacsan Sheekh Atam ayaa la sheegi karin iyadoo dagaalku uu ahaa mid kedis ah iyadoo hore ciidamada Puntland looga soo saarey magaalada Karin uu u dhow magaalada Laag ee uu maanta ka dhacay dagaalkan. Madaxweyne Faroole ayaa isagu caalamka u sheegey iney weerar ku qaadi doonaan Magaalada Galgala oo ay joogaan Ciidamo beeleedyo wajhi diini ah leh iyadoo hadana uu dagaalku ka socdo Afka hore ee xarunta Ganacsiga Puntland ee Bosaaso. Dagaaladan waxay sidoo kale yimaadeen kadib markii Habeen 4aad uu dagaal noocan oo kale ah Tuulada Karin iyadoo ciidamadii Puntland laga soo saarey kadib markii 3 jiho laga yimi. Waxaa xusid mudan in xiisadan ay shacabka Gobolada Sanaag, Bari iyo Haylaan ay eedeeda dusha uga tuurayaan talada Xumada iyo xad gudubka Madaxweynaha Puntland oo arintan cirka u laadey kadib markii uu hanjabaado isadaba joog ah Saxaafada beeshiisa u mariyey inuu dagaal ku qaadi doono deegaano uusan u dhalan uusanna hubin wadada loo maroba. Sidoo kale dagaalkan kama marna waji qabiil oo ciidamada Wadaadka Sheekh Atam waxay u badan yihiin Beesha Dubays iyo beesha Dishiishle oo iyagu xaq daro ka sheeganaya Maamuladii isdaba jooga ahaa Maxamud Suleybaan. Waxaa kaloo jira Khilaaf u dhexeeya Dowlada Puntland madaxdeeda Sar sare iyadoo General Ilkajiir uu kasoo horjeedo in dagaal wax lagu dhameeyo isla markaana uu taageerey Baaqii Odayaasha Gobolka Haylaan iyo Galbeedka Gobalka Bari. General Ilko Jiir ayaa lagu soo waramayaa iney Faroole arintan aad isugu hayaan iyadoo Faroole doonayo inuu dagaal xal uga dhigo Cadaalad darada ka jirta Maamulka Gobolka Bari iyo gaar ahaan Bosaaso iyadoo beelaha ay kasoo jeedaan ciidamada raacey wadaadka Sheekh Atam ay yihiin dadki deegaan ahaan u dhashey BOSAASO. Waxaa kaloo xusid mudan arintu ineysan ka fogeyn Macdan iyadoo wadaadka Sheekh Atam uu hogaamiye ka ahaa ciidamadii Beesha ********** ee dagaalka ba'an ku jebisey ciidamadii Huwanta ee Cade Muuse ee Magaalada Majiyahan. Isku soo wadada duuduub oo waxaad moodaa Arintu ineysan Qabiil iyo Diinba ka fogeyn iyadoo khasaaraha ugu badani ay soo wada gaarayaan dadka shacabka ah ee aan waxba galabsan ee la qaxinayo iyadoo lagu jiro xili Xagaa ah. LaasqorayNET
  17. Faroole is scared so is the SSDF clan, take your garbage cries elsewhere. Show your true colors. Faroole told your clan to pick up their weapons and we will see how it plays out.
  18. M. PL oo ka hadley dagaalka ka dhacey duleedka Bosaso 26 Jul 26, 2010 - 4:11:31 AM GAROWE ONLINE Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Farole ayaa ka hadley iska-horimad dhexmarey ciidamada Darawiishta Puntland iyo maleeshiyo xiriir la leh kooxaha Koonfurta Somalia. Madaxweynuhu waxaa uu sheegey iska caabin xoog leh oo ciidanku ku sameeyeen kooxaha weerarka soo qaadey islamarkaana khasaare xoogan loo geystey. Dr. Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed "Farole" Madaxweynaha Puntland waxaa uu sheegey in ciidamadu gacanta ku dhigeen ragii madaxda u ahaa kooxaha weerarka soo qaadey gaar ahaana qabteen nin lagu magacaabo Jamac Ismaaciil Ducaale Madaxweynaha ayaa sidoo kale ka dalbadey beesha caalamka gaar ahaan dowladaha dariska in ay ka qeyb-qaataan dagaalka lagula jirro kooxaha mayalka adag kuwas oo Madaxweynuhu sheegey in afkaartoodu tahay dagaal guud oo ay ku waxyeeleeyaan nabad galyada gobolka ka jirta. Dhinaca kale wararka aan ka heley goobaha dagaalka ayaa sheegaya in ciidamada dowladda dagaaladaan kaga dhinteen Afar askari halka kooxaha dagaalka soo qaadey ka dhinteen 13 qof. Dhaawaca ciidamada dowladda ayaa lagu sheegey shan Askari kuwaasoo iminla lagu daaweynayo Isbitaalka guud ee Bosaso
  19. Originally posted by Cowke: Yeah he wanted to capture bargaal iyo magaloyinka heebaha ku yaal. But america then airstriked bargaal mountains and they shifted their operations away from bargaal and went to galgala under the guidance of shaykh atam. Wa ilmo adeero labadu lakin reerkas way kala baxan laftigooda shaykh atam belongs to another linage and ducale another linage of the same clan. Anyways qorshooda waa isku wada mid which is to overthrow puntland and establish an islamic emirate in waqoyi bari under the leadership of their clan taking their orders from dahir aways Cowke your ignorance at times reveals true discussion around SSDF circles. Adeer the clan bothers you more than the movement. I wish your collegues were as honest as you are.
  20. Atam belongs to an important household and if the family determines his activities to be troubling, then it’s they who will deal with it. Puntland has no troops stationed in the region and it’s made up of rag-tag weak clan militias. As the 20 year civil war in Somalia has determined, “no clan is stronger than the other”. The administration is corrupt, poor and has less than 500 men who take an actual salary. Who are you boys to fool?
  21. Sackar adeerow ma sirkhaansantahay; You use the word “we” too often as if your clan is entitled to repping the state and yet hypocritically claim Sanaag, Haylaan, and Western Bari. Adeer Somaali waxba isma-dhaanto ee Atom iyo Jibriil Cali Salaad kama liitaan Burcad-badeedka Madaxweynaha kuu ah. These SSDF boys on SOL are going too far, adeer the land is Atams and Allah is our only savior. You hype every skirmish and yet you’re followed by humiliation and defeat. Same gibirish as Majiyahan. As far as Ilka Jiir iyo ina Canshuur; don’t be fooled adeer, their allegiance is parallel with yours, to the family.
  22. Libaahe: Miskiin, adeer Ceerigaabo is under Somaliland administration under Makhiri leadership. The police, millitary and civil services is led by Makhiri locals adeer. I only disputed your fake claim that the triangle clan has a place in Erigavo. Cowke, this news is fake and was not reported by local media outlets. Somali southerners have lived in Sanaag for decades and Puntland's position won't be tolerated. Again, supreme authority in Sanaag, Haylaan and Western Bari is the elders and Raxanreeb reportings is trully fabricated. Sanaag welcomes Somali's of all corners and the administration in Garoowe does not have that power in the said regions.
  23. Nabadoon Cabdisalaad Faarax spoke very well about the Galgala situation. The administration should respect traditional chain of command that ruled clan territory for centuries.
  24. Libaahe is as fake as the map that tags on his tail. Adeer learn geography; In Sanaag your nothing but a minority villager who settles in western border near Togdheer. As far as Faroole's war declaration, don't get too excited folks; war is not a catalyst for a comprehensive solution. Faroole should re-evaluate his strategy before innocent blood is shed.
  25. Libaahe: you’re a minority with an oppressed mind-set. You can try as hard as you want to convey the message that the secessionist clan has any presence in Sanaag but true facts can’t be distorted with a map you photo-shopped. I’ll remind you the observations of Richard Burton and his reference to your family as subjects of the Makhiri Sultanate. The discussion here is between two siblings in the same house-hold and does not concern you. Fact Check: The distance from Ceerigaabo to Bosaaso > than the triangle enclave Go and celebrate the secessionist election victory, oops i forgot that your even insignificant in the secessionist household. Miskiin from a village west of Ceerigaabo