Xudeedi
Nomads-
Content Count
1,691 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xudeedi
-
Same news Duke denied this morning Galgala:(Allpuntland)-Wararka lagahelayo Deegaanka Buuraleyda ah ee gobolka Bari gaar ahaan Galgala & agagarkeeda ayaa kusoo waramaya in Halkaas ay saacadihii lasoo dhaafay ka dheceen Weeraro kaladuwan oo loo geystay Qaarkamid ah Ciidamada dawlada Puntland ee halkaas kusugan. Wararkii udanbeeyey ee halkaas laga helayo ayaa kusoo waramaya in midkamid ah gawaarida Tiknikada ah ee ciidamada Daraawiishta Puntland halkaas lagu weeraray islamarkaasna ay dhaawacyo fududi soo gaareen qaarkamid ah Ciidamada daraawiishta ee Puntland. Sarkaal kamid ah Ciidamada Amaanka ee Puntland ayaa APL u xaqiijiyey in Lix kamid ah Ciidanka Daraawiishtu ay weerarkaas ku dhaawacmeen islamarkaasna dhamaantood ay dhaawacyadoodu fududyihiin laguna dabiibayo Isbitaalada & Rugaha Caafimaadka ee Magaalada Boosaaso,waxaana uu Sarkaalkani sidoo kale APL u sheegey in shalay la weeraray Midkamid ah Gaawarida ciidanka ee Galgala ka agdhow. Labadan weerar ayaa kadhacay meelo aanan waxbadan kala fogayn,waxayna taasi keentay in Ciidamada Amaanku ay galaan Heegan ka daran midkii ay horey ugu jireen,sidoo kalena Saraakiisha Amaanka & warfaafinta ee dawlada Puntland ayaanan weli wax war ah kasoo saarin labadan weerar oo inta la’ogyahay uu hal Askari ku dhintay ayna kudhawaad 10-kale dhaawacyo fudud soo gaareen. Dhinaca kale waxaa maanta markale Booqasho aanan horey looshaacin Galgala ku tagay madax katirsan dawlada Puntland oo uu horkacayo madaxweyne xigeenka dawlada Puntland ayna kamid yihiin Wasiirada Amaanka & Arimaha Gudaha,Sidoo kalena waxaa Wafdi madaxweyne xigeenka Puntland kamid ah Kusimaha Taliyaha Guud ee Daraawiishta Puntland Jen,Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere) & Saraakiil Dhanka Milatariga ah oo aad looga yaqaano Puntland ayna kamid yihiin Gol,Deyr & Gol,Goronyo Cowl oo labadabu soo qabtay Xilalka ugu sareeya Daraawiishta Puntland. Safarka Saraakiishan ayaanan weli Warbaahinta loosheegin,waxaase Warar hoose oo ay APL ka helayo Galgala ay kusoo waramayaan in Madaxdani ay caawa Galgala ku hoyan doonaan iyadoo ay suurtagal noqon karto inay bilaabaan Dagaalo horleh oo looga soo horjeedo Ciidanka Sheekh Atam,waxaana ay Wararku intaas kudarayaan in Taliyaha Cusub ee daraawiishta Puntland oo xilka la wareegi doono Dabadeedna uu Istaraatiijiyad cusub oo dhanka Dagaalka ah keeni doono. Cabdiqani Xayir Allpuntland Fikradaada ka dhiibo warkaan
-
Taliyihii Sirta Ciidamada Puntland C/dale Cali Oo SSC U Soo Galay Iyo Xubno Faroole Uu Ku Amrey In Ay Madaxiisa Keenaan Oo Tuka-raq Laga Baacsadey. Tuka-raq:-Taliyahii Isgaadhsiinta iyo Sirta Ciidanka Faroole ee ka dagaalamyey Aaga Galgala ayaau soo galey Maamulka SSC, iyadoo la filayo in uu saacadaha soo socda soo gaadho Magaalada Buuhoodle. Taliyahan lagu magacaabo C/dale Cali ayaa waxaa uu ka soo baxsadey dhawr Taar iyo Document fara badan oo ay ku qoral yihiin dagaaladii Galgala ka dhacay iyo shirqoolo badan oo maamulka Faroole uu u gaystey Shacabka Warsangali. Dhanka kale Faroole ayaa waxaa uu magaalada Garoowe ka soo sidey xubno ay isku beel yihiin Taliyaha kuwaasi oo kala ah, Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad, Sayid Orgiye Liqe, Maxamed Nuur Muuse iyo Taliyaha CID Geesood, kuwaasi oo uu ku amrey in ay soo qabtaan ama madaxiisa keenaan dhanka kalena ay SSC ka soo saaraan Tiknikada Beesha Maxamuud Ugaadhyahan ee Tuka-raq jooga. Xubnaha ayaa markii ay so gaadheen Tuka-raq waxaa ay la kulmeen diidmo kulan iyadoo markii danbe rasaas ooda looga qaadey, kadibna waxaa ay ku leebteen Garoowe iyagoo cagaha jiidaya. Jidbaale.com
-
^Thankful "The people their"? Are you referring to "there"? That’s as absurd as stating that the people in Garowe have refused to give Faroole a home. We know what’s agitating you. Yours are personnel, in reference to the misfortunes you inherited in Majiyahan. Adeer your sensitivity is bothering me; this is a war so get off your comfort “boowe” zone. The SSDF clan has invaded Makhiri country and its every Makhiri’s duty to defend their motherland.
-
WWW: the fantasy lies of Attam Diaspora supporters continues..
Xudeedi replied to General Duke's topic in Politics
Ciidama uu wato Gen. Ilka Jiir oo sii galay magaalada Galgala, iyo warar sheegaya in Ciidama Atam ay dib uga baxeen. Galgala: Kadib markii ay ciidamada PIS tu lagala wareegay magaalada Galgala ayaa waxaa kasoo baxay magaalada Boosaaso ciidama badan oo uu wato Gen. Ilka Jiir ayaa waxay gaareen Galgala iyagoo aan khadka telefoonka la beegsaney ayuu wuxuu noo sheegay Genenku in ay magaalada sii galayaan, haseyeeshee ay xalay dagaalo ku qabsadeen maqribkii shalay kooxda Sh. Atam. Genenka ayaa inoo sheegay in aysan hada wax dagaal ah jirin oo socda magaalada gudaheeda, ay qolodii Atam aysan haatan joogin Galgala ay ciidamada Puntland ku suganyihiin. General Ilka jiir ayaa sheegay in ay doonayaan wada hadal lagu soo dhameeyo, maadaama ay howshan noqotey mid aad u jiidanta. Idaacada SPR ayaa waxay wareysi dhowaan la yeelandoontaa cod ah Gen. Ilka jiir. Ha moogaanin.... -
WWW: the fantasy lies of Attam Diaspora supporters continues..
Xudeedi replied to General Duke's topic in Politics
Your a sick old man. How will you tell these outlets whats going on in Galgala when they are from Galgala? I don't have the time nor the will to argue with your illness. Others have tried, Faroole has cried but the diaspora will continue to support their kinsmen at home. Atam did take over Galgala last night and retreated this morning. Post the other news on those sites that you purposely hid. -
Duke, you’re an aged fuming fool who fell victim to clan illness. The fact that you have to create numerous characters to reveal unnecessary information on a public forum shows me how you weak you are. Xudeedi as well can spell out who you are, but the fact that you’re insignificant tells me otherwise. Dhahar.com and Makhiri outlets work for the people they serve and their purpose is to convey news information to the world, with respect to the community’s interest. Stop foaming from your mouth and stick to your guns. Nobody asks you why your clan sites support your clan fiefdom, it’s illogical. Whereas you act so feminine with your cheap name-calling and envy-like attitude. Your supporting your clan, nobody is asking why, its illogical knowing the clan you come from. I’m supporting my clan so stop asking me why? Adeer you have no moral values so stop begging and stick to yours. Thanksful; I see you’re a disappointed fan of dhahar.com and other makhiri media outlets. Stop complaining and write your concerns to them. What more can I expect from our good old Caddes next to kin.
-
This along with whats going on in Western is bari is a clash between the ideal of an indigenous, consen-sual political system and the reality of a top-down repressive clan dominated regime. Puntland is packed with pliant judici-ary, politicised civil service and security personnel full of handpicked cadres that ensure the Garowe -clan regime’s tenuous grip on power is not threatened by competing clans. Only time will reveal Garowe's intentions. Politics of divide and rule
-
Is rasaaseyn maanta dhexmartey Ilaalada Wasiir ku xigeenka Amniga iyo dabley hubeysan oo ka dhacay degmada Dhahar. Dhahar (SPR): Waxaa maanta tacshiirad is weydaarsadey ilaalada wasiir ku xigeenka Amniga Cabdi Jamaal iyo dhalinyaro dabley ah kaasoo maanta ka dhacay degmada Dhahar ee xarunta Haylaan goor ay ku beegneyd xiliyadii afurka. Ismaandhaafkan ayaa wuxuu ka bilowdey goor xalay ay dhalinyaro ku mudaaharaadey guriga Wasiir ku xigeenka Amniga hortiisa, ayaa mid ka mid ah ilaaladii wasiir ku xigeenka amniga bistoolad madaxa ka saarey mid ka mid ah dhalinyaradii mudaaharaadeysay. Arintan ayaa waxay dhalisey in dhalinyaradii qaar ka mid ah ay maanta iyagoo hubeysan weeraraan Istaafkii C/Jamaal iyagoo gaadiid ku dhexmaraaya magaalada. Wararka ayaa sheegaya in qasaare hanti (sida guri iyo gaadiid) oo kaliya ay jirto oo aaney jirin qasaara naf ah oo goobtaasi ka dhacay. Arintan ayaa waxaa dhex galay ciidamada deegaanka iyo odayaal dhaqameedka, oo kusoo afjarey in la kala qaboojiyo inta aysan arintu halkan ka weynaanin. Wasiir ku xigeenka Amniga C/Jamaal iyo wasiirka xanaada xoolaha ayaa ka cudur daartey in la hadlaan idaacada SPR inta xaaladu ay ka degayso, balse sheegay in ay idaacada uga warbixin doonaan socdaalkooda deegaanada Haylaan. Magaalada Dhahar ayaa ahayd mid aan deganayn taniyo markii ay yimaadeen wafdiga ka socda maamulka Puntland oo ka kooban wasiiro/wasiiro ku xigeen iyo xildhibaano, sidoo kale magaalada ayaa waxaa ka socdey shirar looga arinsanayo dagaalada ka socda Galgala iyo sidii loo mideyn lahaa mowqifka shacabka ku dhaqan mandaqada Sanaag, Haylaan iyo Galbeed Bari, waa sida uu noo sheegay mid ka mid ah gudiga shirka ka socda Dhahar ee xarunta Haylaan. (Halkaan riix shirka ka socdey Dhahar) www.spr.fm
-
Ilaahay Janada ha ka waraabiyo isaga iyo inta kale oo ku dhimatay.
-
نا لله وانا اليه راجعون Innaa Lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Bahda Laasqoray Online waxan halka uga tacsiyaynaynaa eheladii iyo asxaabtii uu ka baxay alla ha u naxariistee Siyaasi Cali Maxamed Xasan ‘Cali Daacuun,’ oo qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho, Hotel Muna, isaga iyo xildhibaanno, siyaasiyiyiin iyo shacab kaleba ku geeriyoodeen. Waxan ilaahay uga barayaynaa marxuumka inuu ilaahay jannadii fardowsa ka waraabiyo ehelada iyo asaxaabtana samir iyo iimaan ka siiyo. Aammiin! Waxan isla sidaasoo kale tacsi u diraynaa dhaammaan ummaaddii Soomaaliyeed ee eheladooda iyo asaxaabtooda ku geeriyoodeen qaraxaas. Ilaahay dhammaan marxuumiinta jannadii ha ka waraabiyo, ehelada iyo asaxaabtana samir iyo iimaan ha ka siiyo. Aammiin! Laasqoray Online
-
Nassir: The situation is looped with much complexity as well as the many faces of the conflict such as foreign looters (African Oil) along with numerous interested parties which makes it very difficult for elders to reach a consensual pronouncement. Also the clan fiefdom (Puntland) has hired many personnel from the clan and invested significantly to further their farcical agendas. In a matter of time, the elders will apprehend the clan fiefdoms true intentions and spell out a united verdict. The meetings are a good indication that efforts are in place.
-
GalGala War Hada soo dhacay August 24, 2010 By Axmed Muuse Dheere Waxaa maanta looga gudbay ciidamada Puntland hal gaari oo nooca dagaalka ah togga lagu magacaabo Sugure, halkaasoo ah meeshii uu ka bilowday dagaalka lagu qaaday Ciidamada uu horkacayo Maxamed Siciid Atam. Waxaa weerarkaas ku dhintay Hal Askeri oo ka tirsan ciidamada Puntalnd, qaar kalena waa ay ku dhaawacmeen, iyadoo uu shuf beelay gaarigaas oo lala beegsaday madfaca loo yaqaan hoobiyaha. dhinaca kalena waxaa maanta tuulooyinka u dhow dhow tuulada galgala soo gaaray ciidamo daacad u ah u ah Maxamed Siciid Atam oo raxan raxan u socda, waxayna ugaarsanayeen tiknikada Maamulka Puntland ee maraya wadada laamiga ah, iyagoo ku dagaalamaya xeeladaha Ku Dhifo Oo Ka Dhaqaaq. Wararka ka imaanaya deegaanka Galgala ayaa sheegaya in ciidamada Sheekhu ay intoodii badneyd ka soo degeen buuraleyda Madar Shoon, kuwaasoo iminka ku sugan goobihii horay loogu dagaalamay iyo agagaarka wadada laamiga ah. Meesha Maanta Iska Hor imaadku ka dhacay ayaa ah Meel lagu Magcaabo sida warku sheegayo La Helow oo u dhexaysa Madarshoon iyo GalGala. In Warka aan la ogaan ayaa keentay ka dib markii Agaasimhii Horseed-Media ee Magaalada Bosaaso Lagu xukumay Lix Sano oo xadhiga ah taasinay ay Keentay inaanay Wariyaashu ka Munaaqishoon Colaada Salka ku Haysa Khayraad
-
Dhahar (SPR): Shir ay isugu yimaadeen wax garad, aqoonyahanada, ururada Bulshada ee degmada Dhahar ayaa waxaa uu socdaa mudo sadex maalmood iyadoo shirkan markii hore lagu qabtey Hoteel Midnimo ee degmada Dhahar, kadib markii uu deeqi waayey loo wareejiyey meel fagaara ah oo ku began bariga magaalada Dhahar. Shirkan ayaa waxaa loo diidey in ay kasoo qaybgalaan siyaasiyiinta iyo waliba saxaafada. Iyadoo loo diidey saxaafada in ay wax cod ah duubaan, ayaa waxaa lagu balamay bari in uu shirku qaas u noqdo guurtida iyo gudiga shirka loo magacaabay. Kaasoo lagu qaban doono maalinta bari ah hoolka shirka ee Hotel Midnimo. Mar aanu la xiriirney qaar ka mid ah dadka loo magacaabay gudiga shirarkan oo lagu magacaabo Jaamac Maxamed ayaa noo sheegay in shirka looga arinsanayey sadex arimood: Sidii go’aan looga qaadan lahaa colaada ka taagan deegaanada Galbeedka Bari. Taasoo maalinba waji yeelaneysa. Sidii loo gacan qaban lahaa dadka kasoo barakacay deegaanada Galbeedka Bari oo haatan ku sugan meela badan oo ka mid ah Bari iyo Haylaan. Sidii loo sameyn lahaa gudi dhaqaale, gudi qaban qaabo, iyo gudi difaac. Jaamac ayaa noo sheegay in ay haatan dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed ay ka jiraan magaalada Dhahar iyadoo ay haatana ku suganyihiin wasiiro/wasiiro ku xigeeno, iyo waliba xildhibaano ka socda maamulka Puntland. Odayaal dhaqameedka deegaanada Haylaan iyo Galbeedka Bari oo goobtaasi usugu yimi ayaa waxay go’aan buuxa kasoo saari doonaan shirkan maalmaha soo socda oo ay usoo gudbin doonaan saxaafada baaq oo ay u dhanyihiin guurtida.
-
Waxa xalay magaalada Boosaaso lagu dilay inan dhalinyaro ah oo ka soo jeeda Degaanada Makhir ,waxaana dilkaa gaystay nin lagu magcaabo Ina Maryo badane oo horay u ahaan jiray kuwo ku sameeya degaanada Puntland jid gooyada, hadase ka mid noqday Ciidanka PIS. Marxuumkan Allah ha u naxariistee ayaa hada dadka qaarkis wxay sheegayan in dilkiisu salka ku hayo dagalada ka socda Galgala iyo nawaaxigeeda. Allsaaag.com wixii ku soo kordha warkan gadal ayan idiin ka soo sheegi doonaa
-
A Man from Western Bari, Brutally Murdered by a Police officer in the SSDF Fiefdom Waxaa Halkan tacsi tiraanyole ka Diraya dhamaan ehaladii iyo qarabadii uu ka geeriyoodey Alla ha u Naxariistee Marxuum C/raxmaan Caydiid Xaaji Nuur oo shalay lagu toogtey tariikhdu markay ahayd 23/8/010Mgaalada Bosaso, oo uu askari ka xaqdaran toogtey. Aabe Caydiid Xaaji Nuur Saalax Aabe Maxamed Xaaj Nuur Saalax Aabe Cabdi Xaaji Nuur Saalax Aabe Khaliif Xaaji Nuur Saalax Aabe Xasan xaaji Nuur Saalax Aabe Jaamac Xaaji Yusuf Saalax Haayo Saynab Axmed Awaare Haayo khadro Axmed Awaare Hooyo Jawaahir Axmed Awaare Hooyo Xaliimo Axmed Awaare Hooyo Asli Axmed Awaare Eedo Faadumo Yusuf Saalax Eedo Khadiijo Yusuf Saalax Eedo Muxubo Nuur Saalax Maxamed Caydiid Nuur Faadumo Caydiid Nuur Maxamuud caydiid Nuur Maxamed Cabadi Nuur Faaiso Cabdi Nuur Mustafe Cabdi Nuur IYo Dhamaan Maamulka iyo shaqaalaha Shirkada DahabshiiL ee Magaalada Bosaso.
-
^ The final outcome was not announced, yet its apparent that the community is reacting to the Western Bari offensives and targeted killings in Bosaso. I believe the clan will spell out to the world, root causes of the Western Bari conflict centered around centuries old rivalry, resources and the strategic location the said clan inhabits. The commitees formed also hint to a creation of a combating movement. Faroole is a materialist who excercised prior schemes before he became the president in his clan fiefdom. This is another deceptive step to solicit further attention from the international community by inciting a war between his fiefdom and Atam’s local arm forces
-
SOMALIA: A tripartite commitee formed in Dhahar in response to Puntland’s Galgala offensive Dhahar:(August 23)- Hundreds of elders, clan chiefs and intellectuals have held emergency meetings for 3 consecutive days in Hotel Midnimo at Dhahar city of Haylaan region in response to the current humanitarian and political crisis facing the communities of western Bari region. A committee of tripartite functions for defense, finance and awareness has been formed. The delegation which consist of 650 members met initially at Midnimo hotel, but they had later relocated the conference to a nearby national Park (Beerta Nasashada) after the hotel premises could no longer host the very large number of attendees. Politicians along with media outlets were not invited and all attendees were not permitted to record any audio in the course of the Conference. August 24th is chosen to be the last day of the meeting, where different appointed committee members are scheduled to meet in Hotel Midnimo based on the final decisions. Jama Mohamed, a member of the awareness committee had told Somali Public Radio that the objectives of the conference is to: Unite the tribe and pronounce a final declaration on the Galgala conflict. To address the international humanitarian agencies that thousands of families are currently displaced by the ongoing conflict in Galgala, Bali Khadar, Sugure and environs and are therefore in dire need of humanitarian assistance. To coordinate the functions of the tripartite committee of defense, finance and awareness that they must attend to the political and humanitarian crisis spawned by the Galgala conflict. Jama has told Somali Public Radio of an extensive show of public support for the conferencein Dhahar city of Haylaan region since the offensives began in Western Bari. Dhahar city is largely inhabited by the Dubeys subclans of ********** and they share clan affiliations with inhabitants of Western Bari. Tomorrow, hundreds of elders and traditional leaders are expected to meet at the hotel and declare their final decision to the world and what subsequent responses in relation to the crisis they have to take. View Images
-
Duke lol, is this the best you SSDF clan cheerleaders have composed. I've held your stature much higher than parading this intermediate article. This piece is nothing more than a scorching rage further detached from rationality and manners of academic principles. Its claims are backed by no significant evidence other than the fictitious phantasm of a mad man. My fellow Somali observers, has this man seriously referred Puntland to a "Government" in equal aptitude to the Central government. It is apparent to the world, that Puntland is nothing more than a clan concoction centered on villages inhabited by Farole’s clan (SSDF). My question for Maxamed Faroole, son of warlord Farole and the author of this smear piece of propaganda is which member of the International community recognizes Puntland as a state? Ignorance and clan pride combined is indeed a fascinating drug. Maxamed Faroole uses Bush type war on terror terminologies in an inappropriate setting. Indeed, it’s humorous how a man of such caliber is appointed as a communication advisor.
-
Popular Contributors