Xudeedi
Nomads-
Content Count
1,691 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xudeedi
-
Barnaamijka Qoyska iyo Haweenka------ Saameyn intee le’eg ayuu guurka ku yeelan karaa Shaqada iyo Waxbarashada hooyada Somali Public Radio: Barnaamijka Qoyka iyo Haweenka waa barnaamij todobaadle ah oo si toos ah uga baxo idaacada Somali Public Radio. Waa barnaamij ka mid ah barnaamijyo badan aanu uga hadalno nolosha haweenka, waxaanu sidoo kale bilaabanaya barnaamij la magac baxay Haweenka iyo Hogaanka. Barnaamijka todobaadkan ayaa waxaanu uga falanqooney “Saameyn intee le’eg ayuu guurka ku yeelan karaa Shaqada iyo Waxbarashada hooyada?”. Mawduucan oo ah runtii mawduuc aad u xiisa badan ayaa waxaa ka falan qoonaya ama aan iraahdee ka doodaya shaqsiyaadka kala ah: Sucaad Maxamed Jaamac: Ardayad Science & Technology ee magaalada Sanca ee Dalka Yemem. Sucaad ayaa hada waxay howlo shaqo ah u joogtaa magaalada Dhahar ee xarunta Haylaan. Farxiya Axmed Gaas: Waa hooyo degan magaalada Dhahar, waxna barata, una shaqeysa hay’ada Horn Relief. Faaduma Siciid Axmed: Waa gabadh wax ka baratey Jaamacada Bariga Africa ee ku taal magaalada Boosaaso haatana ku sugan magaalada Dhahar. Xamdi Cali Axmed: Ardayad wax ka barata Dugsida Sare ee magaalada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan. Niciima Muuse Cilmi Dhahar, Haylaan Somali Public Radio www.spr.fm spr@spr.fm
-
This piece was written long time ago prior to the Galgala invasion in a journal titled, "Somali Research Report". Many prominent Makhiri writters have written about Puntland's offensives in the region as i have previously posted.
-
Piracy being legitimized due to Ethiopia’s involvement is indeed another perspective. Makes sense since it’s obvious to the world that the administration in Garowe have massive links to piracy.
-
Faroole Oo Itoobiya Kala Soo Tashanaya Dagaalada Ka Socda Buuralayda Galgala Written by Jidbaale.com Thursday, 02 September 2010 11:44 Boosaaso(Jidbaale.com) madaxweynaha maamulka goboleedka Waqooyi bari(Ex-Puntland) wuxuu safar kediso ah ugu kicitimay itoobiya, siday noo sheegeen ilo lagu kalsoon yahay safarka faroole waxay ku sheegeen inuu yahay mid uu gargaar saanad malatari ku weydiisanayo dawlada Itoobiya, maadaama uu ku daba dheeraaday dagaalkii kaga socday buuralayda Galgala. Faroole iyo kooxdiisa oo dhawaan dagaal qadhaadh la galay sheikh Maxamed Siciid Atam isagu ku sugnaa deegaanada galgala, waxay ciidamada maamul goboleedka waqooyi bari kala kulmay jab weyn oo aysan filanaynin, arrintaasina waxay soo dadajisay sidii uu garab uga heli lahaa dawlada Itoobiya. Faroole waxaa kale oo uu u aaday itoobiya isagoo doonaya inuu ka faa’iidaysto xurgufta siyaasadeed ee soo kala dhex gashay dawlada itoobiya iyo maamulka jabhada SNM oo ay dhawaan isku maandhaafeen arrimo la xidhiidha talo ay u soo jeedisay dawlada itoobiya oo tidhi maamulka ka saar kooxo ay ugu yeedhay inay xag jir yihiin. Jidbaale.com@gmail.com Jidbaale.com
-
^Further symptoms of your illness. Don't be sidtracked by compliments for your uncle yey. The author addresses problems that you have long denied.
-
Notorious Warlord and the Leader of the Clan Fiefdom (Puntland)
-
Thomas C. Mountain was, in a former life, an educator, activist and alternative medicine practitioner in the USA. Email thomascmountain at yahoo.com.
-
Invasions and counterinsurgency take a large military. A large military requires a lot of money, and with a domestic economy crippled by famine, civil war and a decades-long kleptocracy, Ethiopia is one of the most aid-dependent countries in the world. Ethiopia has about 80 million people and with its abundance of water, rich agricultural land, minerals and now even oil, should be a rich country, at the very least able to feed its own people. In real life, Ethiopia`s number one hard currency earner is cut flowers, about $400 million a year. With coffee, at $250 million a year, coming in second, Ethiopia has less than $1 billion a year in foreign currency to bankroll its imports. As a result, Ethiopia remains the largest recipient of Western aid in sub-Saharan Africa, with some years receiving almost 90 percent of such. Ethiopia also is the recipient of about $2 billion a year in loans, and with such a small export base, it shouldn`t be surprising that most of these loans go unpaid. “Debt Forgiveness for Africa” is how it ends up being described. What is almost unknown in the west is that Ethiopia also has the largest, best equipped army in Africa, though finding information in the Western media about Ethiopia`s military has been all but impossible for over a decade now. Ethiopia invaded its former colony Eritrea in 2000 and by its own admission lost 123,000 of its own soldiers killed in action. Ethiopia invaded Somalia at the end of 2006, something no Ethiopian leader in history had ever done, and quickly found itself attacked from all sides by the Islamic resistance. By the time Ethiopia officially “withdrew” some two years later, estimates of Ethiopian soldiers killed in action range from 20-30,000. Today, the Ethiopian army is conducting search and destroy operations throughout the ethnically Somali ****** region and, at the same time, during a series of the worst droughts in history, blocking all food aid to 90 percent of the province. Even the Red Cross and Doctors Without Borders have been expelled. What is being committed can only be described as genocide and Ethiopia doesn`t want any witnesses blowing the whistle on it. If Ethiopia can carry out genocide against its own population for years now with the unwavering support of its Western funding agencies, it is little wonder that the pirates of Puntland have nothing to fear from all the naval flotillas in the world. The empire of the USA may be crumbling but it still calls the shots when it comes to its gendarmes on the beat in East Africa, and little is being allowed to threaten an already shaky Ethiopian regime. The tale of the pirates of Puntland may be hard to believe, but then truth is so often stranger than fiction. And with fiction passing as fact in the Western media when it comes to the Horn of Africa, it behooves one and all to stop and take a second look at what is really going on in these parts.
-
This story starts in a place calling itself Puntland, after The Land of Punt, a once great and glorious civilization in Africa`s Horn, today a forgotten legend found only in the most ancient texts. Formerly part of Somalia, Puntland can be found at the very tip of the Horn of Africa. From its shores desperadoes in small, open boats motor hundreds of miles into the Indian Ocean in search of unwary ships to hijack and hold for ransom The warlords in Puntland are allied with the Ethiopian regime, lead by Meles Zenawi, a Marxist guerilla turned G-20 statesman. With both regimes built on a house of cards the USA and its Western allies are afraid to place any stress on the lot in fear of it all falling down. With the Ethiopian regime gone, who is going to enforce Western interests in East Africa? The law of the jungle rules life in the Horn of Africa and in Puntland in particular. In this struggle for survival, clan connections, and loyalty, are all important. In Puntland the clans are ruled by a council of warlords, whose brigandry and opportunism has earned them the support of the murderous clique of former Marxist guerillas who today rule Ethiopia. Ethiopian PM Meles Zenawi and his former comrades in arms in the Tigrayan Peoples Liberation Front, one-time followers of Enver Hoxha and the Albanian Communist Party`s version of world revolution, are today enforcing Pax Americana in East Africa. From his seat of power in Addis Ababa, where in past days another Western cop on the beat, Emperor Haile Sellasie, kept his imperial court, Meles Zenawi recently summoned his minions in Puntland. Upon the Puntland leadership`s arrival in Addis Ababa, press conferences were held where gestures of fealty were duly made and close ties proclaimed, but behind the scenes, fractious meetings marked by not so veiled threats marked the days. It would seem that not enough of the loot collected by the pirates of Puntland was making its way back to the regime in Addis Ababa. Meles Zenawi, who soon after this meeting would be on the world stage at the G-20 meeting in Toronto, needs Puntland for its Indian Ocean coastline and as a bulwark against an outbreak of Somali nationalism in Somaliland in the north and the Islamic resistance in the south. He also needs Puntland as a safe haven for the Ethiopian military, still licking its wounds after its mauling by the Islamic resistance and its withdrawal from southern Somalia. The USA needs Meles to continue enforcing its interests in the Horn of Africa and in times past has seen their enforcers of Pax Americana collapse when domestic matters explode. Ethiopia is fighting home grown insurgencies in its southeast in the ******, in the north in Tigray, in the west in Gambella and in the south west in Oromia. The defeat in Somalia at the hands of a small, poorly trained and armed rag tag bands of Islamic fighters in the southern and Mogadishu regions of Somalia has further demoralized the Ethiopian military which has never recovered from the loss of tens of thousands of its best troops a decade ago in the invasion of Eritrea.
-
Guulwade Boading School oo Dhismihiisa Qaybtii Labaad La Bilaabi doono Waxa horay u dhamaaday dhismaha qaybtiisii koowaad ee Guulwade Boading School ee Degmada Xiingalool oo mudooyinakanba ka scoday Magaalda Xiingalool waxaana Hada dib Loo bilaabayaa qaybtiisii labaad waxaana lagu rajo wayn yahay inuu dhamaado ilaa bisha 11aad sanadkan lagu jiro Hadaba Guulwad Boading School oo noqon doona kii ugu horeeyay ee noociisa ah ee laga hirgeliyo Gobolka Sanaag ayaa waxa dhigan doono tiro lagu qiyaasay ilaa 300 boqol oo arday oo uu u dheer yahay jiifkii iyo cuntadiisii waxa kale uu yeelan doonaa hoolwayn oo lagu qabandoono shirarka iyo seminaarada waxaana u dheeran doona libarery ardaydu ka daalac doonto buugaagta Boadingkan oo ay dhismihiisa iska kaashadeen Jaaliyadaha debada iyo gudaha ayaa socday in mudoba iminkana ku dhow gebo gebo waxaana ka faaiidaysanaya caruurta aan awoodin inay helaan waxbarasho lacag la,aana waana horumar ay ku talaabsadeen dadka deegaanku Boadinkan ayaa wax wayn ka tari doona baahiyaha waxbarasho ee Gobolka Sanaag Gaar ahaan Degmada Xiingalool iyo deeganada ku xeeran waxaana Fikirka Boadinkan iska lahaa dadka soo jeedaa deegaanka oo u Huray wakhti badan sidii loo hirgelin lahaa Boadinkan waxaana wax ka barandoon wiilal iyo gabdhoba waxaana uu ka koobnaan doonaa 6 fasal laba hool oo noqon doona jiif suuliyaal u kala gaara wiilasha iyo gabdhaha iyo goob lagu cunteeyo Dhinaca kale waxay jaaliyada debadu wadaa sidii ay u horumarin lahaayeen Guulwade Boading School oo uu noqo lahaa mid tayadiisu ay aad u sarayso ardayda ka soo baxdaana tusaale ugu noqon lahaayeen geyiga soomaaliyeed madaama uu yahay Boadin aan loo ogalayn in ardaydu markay waxbarashadooda dhamaystaan inay dib ugu noqdaan suuqa Waxa kaloo schoolkan aad usoo dhaweeyay dhamaan shacabwaynaha reer Xiingalool oo ku tilmaamay calaamad muujinaysa in la qaaday tubtii waxbarsho loona muujin lahaa sidii looga midha dhalin lahaa hirgelinta Boadinka iyo ilaalintiisaba waana ilays usoo bidhaamay deegaanada ku hareeraysan degmada Xiingalool madaama ay nasiib u yeesheen in la hirgeliyo Boadinkii ugu horeeyay ee laga dhiso Gobolka Sanaag waxaana loo soo jeedinayaa in Cid alaale iyo cidii wax ku darsanaysa Guulwade Boading school inay u furan tahay iyagoo ilaaha ka ajarsiin doono if iyo aakhiroba Xiingalool Ceerigaabonews Media Center
-
Essay by Ismail Ali Ismail** Introduction Much was expected from Puntland ever since it was established in 1998 following the collapse of the Somali state. At that time people were content to find a haven of peace - an area where they could pursue their economic interests under the protection of an orderly administration. Puntland was then supposed to contrast sharply with the madness raging in and around Mogadishu and spreading progressively to the other southern regions. But, there were high hopes also that it would compete favorably with its neighbor to the west, the so-called ‘Somaliland’, as the twin areas of good governance and economic advance. Unlike ‘Somaliland’, however, Puntland was established, not as a breakaway region, but as one of the constituent states of a new federal Somalia. And, unlike ‘Somaliland’, it did not stand aloof and pretend to be unconcerned about the madness and mayhem in the South: it resolutely resolved that it should be proactive and play a leadership role in the international community’s effort to bring about a genuine national reconciliation in the interest of communal peace and the revival of the Somali state. In so doing, it was not unmindful of the internal threats coming to it from its southern and western borders. There were fears that the ceaseless hostilities in the south might spread to its borders, and ‘Somaliland’ was claiming its Sool and Sanaag regions and threatening to take them by force. In consequence, defense became the priority of priorities and internal security was accorded pride of place in order to prevent sabotage and infiltrations. Those were costly priorities that claimed the full and undivided attention of the government. Little else was in fact done. The first president of Puntland, Col. Abdullahi Yusuf, was a professional soldier feared by his enemies and widely respected by others. Much of the credit for building up a strong defense force for Puntland goes to him, and they were such a force that the state enjoyed peace both internally and externally throughout the entire period of his incumbency. Puntland’s noticeable decline came shortly after the departure of Col. Abdullahi to Nairobi where, after a long campaign, he ended up becoming the President of the TFG in 2004 until he resigned in 2008. Though Puntland was successful in enabling its first president to become the internationally recognized president of the entire country this came with a huge financial and material cost, which depleted its resources. Both the financing of his campaign and the military contingents it sent to him, not only as his protection force but also as a major contribution to a national army, which was said to be in the formative stage, weakened Puntland beyond measure both internally and externally. The problems multiplied both internally and externally and Col. Abdullahi’s successor, Gen. Mahamoud Muse Hersi Boqor ( aka Addeh Muse) was unable to cope with them. ‘Somaliland’ seized the opportunity to overrun Sool and occupy its capital, Las Anod. Current Problems Owing to the lack of discipline, vision (policy planning) and a proper system of administration the problems of Puntland have been piling up over the years and many seem to be intractable. In this short paper it will not be possible to discuss these problems with any sense of justice. I shall therefore merely enumerate them with brief elaborations. 1. Physical Security. The most basic task of a government is to provide law and order so as to ensure the physical safety and security of all that live within its gates. There have been targeted assassinations of leaders of all sectors of government (ministers, legislators, judges, police officers and professionals). For it is a well-known strategy of terrorists to strike first at the heart of security and law enforcement agencies. There have been terrorist attacks and the planting of incendiary bombs in business areas which go off with alarming frequency and claim the lives of innocent people. In short, Puntland’s record in this vital and most basic area of its tasks leaves much to be desired. Externally too, Puntland has been unable to protect its territory from invasions by ‘Somaliland’. It has also been vulnerable to pressures from the central regions. Though it is scarcely likely that the central regions and ‘Somaliland’ will cooperate and coordinate a military campaign against Puntland, it is theoretically possible that they may do so - and God knows what Puntland’s state of preparedness for this possible eventuality is. 2. Piracy. Both the Somalis and the international community know full well that the problem of piracy is one which the international community has brought upon itself. It is widely accepted and recognized that the problem started with ships from many countries illegally fishing in Somali waters but being even so willful and callous as to destroy the marine resources of the country and to chase out Somali fishermen. It is a sad reality of life that the so-called ‘International System’ tramples the rights of the weak and protects the strong. While so much hue and cry is usually raised in international conferences about the dangers of ‘Somali piracy’ scarcely a word is uttered about the plight of the fishermen whose daily lives have been destroyed or the country whose marine treasures have robbed. To this day, while pirates are being chased, illegal fishing goes on, destruction and stealing of marine resources goes on and the poor fishermen are still being forcibly denied their livelihood. Piracy has given a bad name to Puntland because it lays bare the sad fact that it does – more likely ‘cannot – control its territory. In fact, there have been malicious accusations that there is a sort of sinister understanding between the pirates and Puntland administration. 3. Weak Revenue Base. So far as I know an inordinately high percentage of Puntland’s revenue comes Bosaso port which is small but a bustling port serving large areas transcending its borders and extending far into ‘Somaliland’, Ethiopia, as well as regions in the south. But, many of its own regions exist only in name and have no machinery of administration, no local government councils, and do not impose local taxes and do not therefore collect local revenue. But those regions are not parasitic either because almost nothing comes to them from the Administration in Garowe and therefore Hylaan, Eastern Sanaag, Sool and Cayn have been deprived of any sense of belonging. They are in Puntland because they do not want to be part of the secession that ‘Somaliland’ represents. 4. Unity of Puntland. The unity of Puntland has been tenuous ever since the state was established in 1998 because there has not been administrative or economic unity to give concrete meaning to the political unity that had been declared and given expression by creating a common legislature. The unity of the state has been further dealt a blow by the fall of Las Anod to ‘Somaliland’ and the apparently tepid enthusiasm in Garowe to disgorge the occupying forces from it. 5. Lack of A Professional Civil Service. This problem is not of course peculiar to Puntland. But that should not make it indifferent towards it because other administrations in Somalia, including the TFG, do not have it. A professional civil service is expensive to have. But never too expensive because it is an investment that gives huge dividends as long as it is properly maintained and cared for. The human capital is the resource that can tap and transmute the other resources. Conversely, an incompetent and unprofessional civil service is too expensive to have owing to endemic corruption, lack of capacity to formulate policies, and its inability to execute even laudable policies. The above list of problems is by means no exhaustive, but I think all the other ills – economic and social – stem from these main ones. What should Puntland do? As always, it is easy to list the maladies and is difficult to prescribe the remedies. Without being too prescriptive I would humbly suggest a few remedies as follows: 1. First and foremost Puntland should start debating its draft constitution before it is put to a popular referendum, and the Diaspora community must contribute to the debate. However, care must be taken to study it along with the draft constitution of the country as a whole so as to avoid articles that may contradict the national constitution; 2. I see a need for legislative reform. Perhaps Puntland should consider having a bicameral legislature. It is a good idea to find a place in the legislative arena for the recognized ‘isims’[ traditional leaders] and create something akin to the Guurti of ‘Somaliland’. I also think that the unicameral legislature that exists today is too small and should be expanded and be based on representation of towns and villages whose population is easier to determine rather than on arbitrarily decided sizes of sub-clans; 3. There is a good and compelling argument for reducing the layers of government. At present, we have four tiers of government – federal, state, regional and local. Of these, the regional level is clearly superfluous and needlessly adds to the complexity of the federal structure. I read an interim report by the national constitutional committee which, clearly, does not envisage an intermediate level between the state and local levels. Both Puntland and ‘Somaliland’ have unwisely proliferated their ‘regions’, instead of abolishing them, in order to satisfy the political demands of their clans, thus ignoring the question of their economic viability. But, they may, in future, have to swallow the bitter pill of abolishing them altogether out of economic necessity; 4. Getting rid of the regions will allow a greater catchment area for the local level in order to ensure its economic viability. What is now called a ‘region’ should simply be divided into two, three or four (at the most) local areas, the ultimate, deciding factor being economic self-sufficiency. But, devolution should be genuine, not illusory. This will allow a healthy competition among the local levels, ensure development and relieve a lot of pressure (political and financial) from the state; weak councils may need subventions for development projects but there should be a fair formula. 5. Puntland should establish a Local Government Institute to train the necessary cadres for the local councils, the councilors, as well as officials of the state ministry in charge of local government. External training and assistance to finance study tours abroad should be sought in order to develop the necessary expertise; 6. Of necessity there should be some features of deconcentration since central (state and federal) will have a local presence. But, they should not allowed to dominate the structures of devolution; 7. Last, but not least Puntland should improve its defense (both internally and externally) in order to provide unquestionable safety and security of its residents. I realize that this is easier said than done and that it requires huge finances, for maintaining a well-equipped, well-trained, and well-disciplined forces for law and order and for preventing external aggression; else, the state will be distracted from its development functions and its residents will be insecure. There is a lot more to be said, of course, in terms of improvements. But there is need for Puntland to rethink, to reorganize and to reform. I want to close this short paper with a pertinent quotation which every person who knows how a government should function and has the experience to know how it functions will appreciate as axiomatic: "If everything else is done, and public administration fails, all fails." __________________________ **The author, Ismail Ali Ismail, is an expert in public policy with decades of practical experience in public policy as United Nations Senior Officer in many developing coun-tries. Mr. Ismail has also been active in Somalia's public policy administration since before the independence. . He currently resides in Virginia USA and contributes to public affairs issues as a consultant , writer and commentator. More insights on governance can be found in Mr. Ismail's book, Governance: Scourge and The Hope of Somalia
-
Very impressive. I really like the play. Kudos to those who organized it and the Makhir Student Association of India.
-
The author tackled 5 broad issues; it’s easy to point fingers at Atam but the problems are indeed apparent to the world. Good read
-
A lead Islamic Scholar from Haylaan Region Condemns the Clan Fiefdom in Garowe and urges Makhiri clan elders to intervene. Sheekh Ibraahin A, Jaamac oo ka hadlay colaada Galgala Dhahar (SPR): Muxaadaro uu maanta jeediyey Sheekh Ibraahin Aadan Jaamac oo ka mid ah culumada waaweyn ee gobolka Haylaan iyo Gobolka Bari oo haatan ku sugan degmada Dhahar ee xarunta Haylaan, ayaa sheegay in ay diintu xarimtay in qof Muslin ah in lagu duulo ama la dilo, ay isla markaana ay diintu tahay mid nabad galyo. Sheekha ayaa wuxuu ka Hadley dadka wada ololaha lagu duulayo Galbeedka Bari iyagoo jooga Haylaan ama ciidamada laga kaxaynayo ay tahay mid dhulka lagu fusahaadinayo. Sheekha ayaa sheegay in dhulka deegaanka Galgala la fitneeyey oo weerar lagu qaadey, iyadoo ay dad badan dhinteen, dad barakaceen, gawaari la gubey, dhulkii la burburiyey, beerihii la gubey., iyadoo la leeyahay qofbaa la soo qabanayaa. Sheekha ayaa sheegay dadka howshaa wata in ay yihiin qolyo u adeegayo gaalada. Sidoo kale sheeqa ayaa ka hadlay dadka jaajuusnimada iyo in ay tahay dulmiga kuwa ugu waaweyn. Sheekha ayaa ugu dambeyntii ugu baaqey shacabka Haylaan iyo Galbeedka Bari in aan fisihaad lasoo dhex galin. Isla markaana cuqaasha iyo odoyaasha ugu baaqey in ay ka hadlaan dulmiga isla markaana nabad galyada ka shiraan, arintana ay u guntadaan.
-
“Monitoring Group investigations, involving interviews with sources possessing first-hand knowledge of piracy operations, ransom negotiations and/or payments, have confirmed that senior Puntland officials, including President Faroole and members of his Cabinet, notably the Minister of the Interior, General Abdullahi Ahmed Jama Ilkajiir and the Minister for Internal Security, General Abdillahi Sa`iid Samatar, have received proceeds from piracy and/or kidnapping.” The report sheds light on Faroole in depth.
-
Faroole”Atam Iskama Celinkaro Ethiopia”ayaan u duulayaa” September 1, 2010 By Axmed Muuse Dheere Madaxwaynaha Maamulkii la Oran Jiray PL Balse haatan u Xuub siibtay Woqooyi Bari Somaliya Caasimadiisuna tahay Garoowe ayaa la sheegay inuu u duulay Adis-Ababa halkaasi oo u Raadsaday Kaalmo Hub dhaqaale lagu Riixo Ciidamada Deegaanka Galbeedka Bari ee uu Maamulo Maxamed Atam. War lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya inuu Maanta Ka duulay Garoowe isaga oo Raacay Diyaarad ay Leedahay Ethiopia oo ka diiwaan Gashan Dalkaasi, Lama sheegin Cid Safarka Hogaamiye Faroole ku wehelisa Hase yeeshee Ilo wareed ku dhow dhawo Aqalka Madaxtooyada Garowe ayaa sheegaya inay Filayaan Safarka Faroole sida uu Lug Xoogan Ugu Leeyahay Arimaha GalGala. Ethiopia ayaan War saxa Laga saadaalin Karin inay Aqbalayaan Codsiga Faroole iyo in kale Balse waxay u dhowdahay inay ogolaadaan Kaalmo siin dhanka Hubka ee Faroole ku Wiiqo Awooda xoogan ee Ciidamada Ilaalinta SHidaalka. Dawlada Ethiopia ayaa Dhowr Jeer ku cel celisay inaanay Marnaba Gudaha u Galayn Somaliya waxana ay Xasuusan tahay Jabkii ay Kala Kulmeen Caasimada Somaliya oo la sheegay inay Galeen Ciidamo Gaadhaya 10,000 oo askari. Laakiin waxa Nasiib daro ah in kuwii Deegaanka Hayland,Sanaag iyo Galbedka Bari ugu dhaartay Kitaabka alle inay Metelaan dadkaasi ay Maanta Badhitaaraan Hub iyo dhaqaale lagu Laayo Shacabkooda in laga Raadiyo Adis-Ababa
-
Macalimiintan ayaa la filayaa dhowaan iney ka shaqo bilaabaan dugsiga sare ee Xingalool Secondary School oo hore ay wax uga dhigi jireen macalimiin reer Boorama ah balse maanta ay iyagu buuxiyeen booskii macalimiintaas waana markii ugu horreysey oo dhamaan macalimiinta dugsiga sare ay wada noqdeen dad u dhashey degmada Xingalool. Isku soo duuboo waxaa si farxad iyo reyn reyni ku jirto ugu soo dhoweeyey magaalada isimada, culimada iyo waxgaradka degmada iyaga oo shirar ay la qaateena is wareysi iyo xog warran ba ku kala bogtey waxaana dhowaan la filayaa in loo qabto macalimiintan xaflad soo dhoweyn.
-
Macalin Maxamuud Cali Shire oo ka mid ah macalimiinta soo qalinjabisey oo ay noo suura gashey inaanu wareysano ayaa nooga warbixiyey safarkoodii jaamacada camuud iyo mudadii labada sano ahayd ee ay la lagdamayeen waxbarashada jaamacada, waxaanu sheegey in dadaal dheer kadib ay kusoo guuleysteen iyaga oo kaalmaha hore u galay ardeydii ay la dhiganayeen kulliyada waxbarashada. Macalin Maxamud ayaanu weydiiney iney jireen ardey kale oo ka socotey mandiqadda oo iyagu jaamacada Camuud wax ka baraney waxa uuna noo sheegey iney halkaas la joogeey ardey kor u dhaafeysa 20 ardey kuwaas oo ka kala socdey gobollada Sanaag, Haylaan iyo Galbeedka bari kuwaas oo kala dhigta sagaalka kulliyadood ee ay ka kooban tahay jaamacada Camuud, waxaana qaar ka mid ahiba iminka ay ka muuqdaan sawiradan qalin jabinta ardeyda. Jaaliyada Reer Xingalool ee qurba joogta ah ayaa iyagu dadaal weyn ku bixiyey horumarinta Degmada Xingalool waxayna deegaanka ka wadaan mashaariic horumarineed oo badan iyaga oo si gaar ah isugu taagey bixinta kharashka waxbarasho iyo masruufka macalimiintan labadii sano ee ay joogeen magaalada, Borama, waxaana si gaar ah ugu mahadiyey kaalintaa libaax ee jaaliyada qurba joogta ahi ay buuxiyeen dhamaan waxgaradka degmada Xingalool.
-
Waxaa Degmada Xingalool ee gobolka Haylaan soo gaadhay dufcadii ugu horreysey oo ka mid ah tiro macalimiin ah oo kasoo qalin jabiyey jaamacada Camuud University ee magaalada Boorama ee gobolka Awdal kuwaas oo kadib laba sano oo ay ku jireen waxbarasho iyo dadaal dheer dib usoo guryo noqdey. Macalimiintan soo gaadhey Degmada Xingalool ayaa dhiganayey jaamacada Camuud kulliyada tababarka macalimiinta (Fuculty Of Education) muddo laba sano ah, iyagoo haddana kasoo qaatey shahaadada (Diploma Of Teacher Training), waxaana si weyn loogu soo dhoweeyey dufcadan maclimiinta ah oo tiradoodu gaadheyso saddex macalin Degmada Xingalool. Wali waxaa la filayaa iney maalmaha soo socda yimaadaan macalimiin kale, waxayna dadweynaha deegaanku farxad weyn ka muujiyeen wiilashoodii oo kadib muddo laba sano ah oo ay waxbarasho ku maqnaayeen maanta yimi iyaga oo diyaar u ah iney dadkooda uga faaiideeyaan wixii ay soo barteen
-
Popular Contributors