Xudeedi
Nomads-
Content Count
1,691 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xudeedi
-
Wareysi xiisa badan oo aanu la yeelaney Col. Keyse Cabdi Yuusuf---Taliyaha xirada Ismaaciil Mire... SPR: Waraysi ay la yeelatay Warbaahinta SPR Taliyaha Guutada Ismaaciil Mire ee Jabhada Badbaadada SSC oo caawa u waramay idaacada SPR ayaa uga warbixiyey khilaafkii dhawaan la xaliyey ee isaga iyo ururka SSC, isla markaana sheegay in ay in aanu wax qilaaf ah dhexdooda jirin. Col. Keyse Ayaa sheegay ayaa xaqiijiyey in ay ciidamo laba ducfo ah ay kasoo goosteen dagaaladii Galgala. Sidoo taliyaha ayaa ka hadley arimaha xildhibaanadii kasoo tegey maamulka Puntland. Waraysiga oo ahaa mid dheer isla markaasina uu sidoo kale kaga warbixinayo arimo la xiriira Jabhada SSC. Waxaa qaaday oo inoo soo gudbinaya Wariye Jaamac Nuur Muuse
-
^Is that Pic a school in Borame?
-
Garyaqaan, I’m only exercising the intended purpose of this forum. You are blinded by a similar illness as you can’t see the disparaging remarks displayed by your kinsmen. Adeer, I will voice my concerns and continue my campaign until your true faces come to light. Personal attacks were initiated by Duke, Thanksful and Mr.Somalia. Adeer Don’t burst out into tears and stand behind yours. Your need for many characters shows me how weak and illogical your arguments are.
-
Current Students Who Study Abroad
-
Waalidiinta Dugsiga Al-Furqaan oo Dhismaha Fasal ku Kordhiyey Iskuulka & Horn Relief oo Qalabaysay Fasalkaas. Bilowgii sanad dugsiyeedkan 2010/2011 ayaa waalidiinta dugsiga Al-Furqaan iyo maamulku waxay isla qorsheeyeen baahida loo qabo dhismaha hal fasal oo lagu kordhiyo dugsiga sare , arintaas oo lo xilsaaray gudida iskuulku iney lacag ka ururiso waalidiinta . muddo bil ah oo kharajkaas la ururinayey ayaa waxa lagu guuleystey in la bilaabo fasalkaas , kharajkiisii oo dhamaystiranna la diyaariyo , halka hay'adda Horn Relief na ay ku deeqday kuraasta iyo miisaska fasalkaas.
-
Kelmedda maamulaha ka dib waxa halkaas filim ku soo bandhigay xubno ka tirsan ardayda oo kala ah Khaalid Siciid Shiikh iyo C/kariim C/raxmaan Jaamac , waxana weheliyey Inj. Maxamed Axmed Cali oo dhowaan ka yimid dalka Suudaan , sidoo kalena ka warbixiyeen tirada ardayda halkaas joogta , fursadaha jaamacadeed iyo ururka ardayda Sanaag iyo waxqabadkiisa. Ugu danbayntiina waxa kulankaas lagu soo geba gebeeyey kelmed uu ardayda u jeediyey Shiikh Faysal Xuseen Mire oo ka mid ah culimada iyo aqoon yahanka gobolka ee sida weyn loo qadariyo. Iyo casho afur ah oo ay soo maamushay hay’adda wadaniga ah ee Salaam Development Society (SADSO).
-
Ujeedada kulankan ayuu maamuluhu ku tilmaamay iney tahay in : 1)la xoojiyo xidhiidhka ardayda dhexdeeda , iyo weliba xidhiidhka ardayda iyo bareyaashooda, iyo sidii ardaydu dhamaan uga wada qayb qaadan lahaayeen farriin wadaagga dugsiga ( Al-furqaan E-mail Group ) oo ah meel ay ku wada xidhiidhaan dhamaan ardayda dugsiga ka qalin jebisey ee daafaha aduunka ku nool. 2)La dhiirri geliyo ardayda sidii ay waxbarashada heer sare uga gaadhi lahaayeen , ka dibna ay dalka dib ugu soo noqdaan si ay uga qayb galaan horumarkiisa. 3)Fursad loo siiyo ardayda kulan ay isku waraystaan , xogna u kala qaataan , si ardayda cusub loogu iftiimiyo sidii ay u heli lahaayeen xidhiidhka jaamacadaha , doorashadoodana u sixi lahaayeen.
-
Maamulka dugsiga Al-Furqaan Oo Kulan U Qabtay Ardaydii hore Uga Qalin Jebisey Dugsiga Sare Ee Al-Furqaan Ee Jaamacadaha Wax Ka Barata. + Sawiro Badhan : Galabnimadii Khamiista ayaa maamulka dugsiga sare ee Al-Furqaan wuxu kulan casho iyo afur isugu jira u qabtay arday hore uaga qalin jebisey isla dugsiga oo hadda fasax jaamacadeed ku jooga magaalada Badhan. Furitaankii kulanka ayaa maamulaha dugsigaas Md.C/casiis Axmed Saalax wuxu hanbalyo iyo bogaadin u jeediyey ardayda dadaalkooda iyo sida ay uga dhex muuqdaan jaamacadaha ay wax ka bartaan , kuwaas oo ku tilmaamay iney kaalimo sare ka keenaan natiijooyinka imtixaanka , waxana uu carabka ku dhuftay in tirada ardayda ee shantii dafcadood ee dugsiga sare ee Al-Furqaan ka qalin jebisey ay gaadheyso 92 arday ( 68 wiil iyo 24 gabdhood ), kuwaas oo 95 % ay wax ku bartaan jaamacadaha dalka sida : Muqdisho University faraca PL , East Africa , PSU oo dhaman ku wada yaal PL, sidoo kalena Camuud iyo Hargeysa University oo SL ku yaal , iyo kuwa dalka dibadiisa sida : dalka Malaysia , Suudaan , Ugandha, Ethiopia , Yemen , iyo South Africa. Ardayda sanadkii hore ka qalin jebisey ayuu maamuluhu sheegay in sideed ka mid ahi deeq waxbarasho ka heleen jaamacado kala duwan.
-
Great development for the region indeed.
-
The helpless old-man (Duke) as usual is frustrating himself with elements beyond his control and reach. The demographic make-up of Bosaso and Bari region won’t be altered with words from a dysfunctional elder. Delusion mixed with hatred would certainly a produce raging fume, thus we only anticipate further nonsense from you. If the war in Galgala never took place, then why did your clan leader (Faroole) visit wounded men crippled in hospital beds? Why was your military chief wounded, resigned and escorted to Dubai? I would certainly recommend a mental treatment, perhaps you’re reaching that age. Truth will prevail over hypocrisy, thus I won’t bother to reason with an old mad man, trapped by delusion.
-
Waraka haatan naga soo gaadhaya Gudaha Magaaladda Boosaaso ayaa waxay sheegayaan in goordheyd la toogtay Taliyihii Saldhiga Xaafada Biyo-Kulule ee Magaaladda Boosaaso Dhoonge Xassan Xaaji oo dhawaan kasoo laabtay dagaalada ka socda Degmada Galgala ee Gobolka Bari. Dhoonge Xassan Xaaji oo ahaa Taliyaha Saldhiga Xaafada Biyo-kulule ayaa lagu soo waramaya in ay goordheyd toogteen Labo Nin oo hubeysan oo aan heybtooda la garaneyn, Ciidamada Amaanka ee Magaaladda Boosaaso ayaa islamarkiina goobta dilku ka dhacay isku gadaamay manajirto cid gaara oo ayu qabten dilka taliyaha. laasqoray.net
-
Taliyihii saldhiga Booliiska Biyo Kulule Allah ha u naxariistee Axmed Xasan Xaaji Dhoonge oo caawa lagu dilay Boosaaso ayaa waxa la socday markii la dilay oo dhaawacmay walaalkii Cali Xideeye iyo Ina Diin Gurxan laguna nanayso Bilig oo ka mid ahaa ciidanka Puntland. Allah ha u naxariistee waxay kaloo marxuumka walaalo ahaayeen Wasiir ku xigeenka amniga Puntland Cabdi Jamaal Ciidanka PIS ayaa waxa shalay looga dilay buurta galgala 8 Askari ka dib markii waxyaabaha qarxa loo dhigay wado ay had iyo jeer isticmaalaan. Ciidanka PIS ayaa waxay saldhig ka samaysteen Beer ku taal magaalada Galgala, uuna lahaa Sheekh aad looga yaqaano degaanada Bari kana soo jeeda Beesha Carab Saalax,laguna magcaabi jiray Sheekh Maxamed Aw Nuur markii uu dhintayna waxa sii hayey wiilkiisii oo halkii ka sii waday waxbarashadii uu caruurta Quraanka bari jiray iyo xirfadii Beeralayda uu ku shaqaysan jiray Beertiisa, markuu isaguna dhintay waxa sii qabsaday wiilkii uu awoowaha u ahaa oo la kacaamay Maxamed Atom. Wasiir ku xigeenka cayaaraha Puntland Siciid Daahir Qodax iyo wasiir ku xigeenka amniga puntland Cabdi Jamaal labaduba waxay Quraanka ka soo dhigteen Beertan. Waxa maanta oo Muslimiinta Aduunku wada sooman yihiin ay Ciidanka PISta oo ah kuwa dagaalka ka wada buurta Galgala , la fadhiyaan qaad iyo khamri Beertii Sheekh Maxamed Aw Nuur geedka Darayga aha oo ku yaalay harkiisa iyaga oo aan ixtiraamayn bulshada kale oo Muslimiinta ah ku nool magaalada iyaga oo sooman. Magaalada Galgala danbiyada dagaal oo laga galay waxa ka mid ah bara kac loo gaystay dadkii magaalada u dhashay, Xasan Gurxan waa 100 jir qaba cudura sonkorta noloshiisa meel aan ka ahayn Galgala kuma noolaan hase ahaatee inta gurigiisii loogu yimid ayaa maanta waxa laga dhigay mid hoy la'aan haysato, Maxamed Muuse oo loo yaqaan Maxamed Dharaar sidoo kale waa 80+ jir isagana gurigiisii waa laga baro kiciyey danbiga ay galeena waa iyaga oo Allah ka dhigay isku Beel ninka Itoobiya iyo Faroole ku soo qaateen mashaariicda Maxamed Atom Mar labaad ayaa Allsanaag uga tacsidiyeenaysaa dhamaan Qoyska Reer Xasan Xaaji ,xaaskii Marxuumka ,caruurtiisii Asxaabtii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday marxuum Axmed Xasan Xaaji Dhoonge waxanu leenahay samir iyo Iiman Allah ha idin ka siiyo dhamaantiin isagana marxuumka Ilaahay janadii Fardowsa hoy ha uga dhigo Aamiin Allsanaag.com
-
WAR DEG DEG AH: Taliyaha Saldhiga Biyo Kulule Dhoonge Xassan Xaaji oo lagu toogtey magaalada Boosaaso bartamaheeda… Boosaaso (SPR): Taliyaha Saldhiga Biyo Kulule ee magaalada Boosaaso Dhoonge Xassan Xaaji ayaa waxaa lagu toogtey magaalada Boosaaso iyadoo aanan la aqoon heybta cida dishey. Dhoonge Allaha u naxariistee ayaa waxaa maanta ku dhex toogtey magaalada gudaheeda laba nin oo afka soo duubtey oo aan heybtooda la garaneynin iyagoo isla markiiba ka baxsadey goobtaasi. Lama garanayo sababta dhabta ah iyo ula jeedada loo diley Dhoonge. Idaacada SPR ayaa waxay idiin soo gudbin doontaa wareysi aanu uga maqanahay inaan idinkaga soo diyaarino taliyayaasha ciidanka gobolka Bari waqtiga dhow. Maxamed Xassan www.spr.fm
-
This is a map configured by the clan fiefdom in Garowe. Its very clear to the world that the SSDF clan inhabits 1/2 of the northern portion of Mudug, the other inhabitted by the Goldogob subclan. Nugaal excluding Burtinle and Eastern Portion of Bari region. Makhiri country stretches from Ceerigaabo to Bosaso (including any terrain and villages south and west of Bosaso) and the Sool Plateu. Puntland with only SSDF territory is roughly 1/7 of the somali republic. Xudeedi will further reveal facts long waved as a bargainning chip for Garowe.
-
Silly SSDF cowards with due complexities’, your denial for the existence of a clan and its inherited territories undisputed by the Somali race coupled with your hypocritical admiration for Makhiri leaders employed by the clan fiefdom in Garowe is indeed humorous. Why these men extremely dislikes the Galgala incident is very simple. The Bosaso that thy long adored in SOL, claimed its very affluence as an SSDF territory, has been revealed to be otherwise. The fact that a Makhiri sub-sub-sub-sub clan is battling in the outskirts of Bosaso, tells Somali’s the real demographic makeup of the city. The fact that Abdi-Jamal was employed along with Western Bari Militias conveys many points long hid by clan chauvinist in SOL. Skirmishes took place in towns 10,20,30,40 Killometers from Bosaso inhabited by Makhiri’s, yet you tell us that your clan from Eyl owns the city. It’s as absurd as stating the Balcad clan does not hold any stake in Mogadishu. Makhir State has been a functioning entity prior to birth of the republic and hosts the oldest sultanate in Somalia with a rich history and heritage. The old seat of the entity was Las-Qoray, a city admired by colonist upon their arrival, due to its functioning institutions.
-
Popular Contributors