Xoogsade

Nomads
  • Content Count

    2,115
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Xoogsade

  1. Xiin, Adiga iyo qabyaalad waa kala fogtihiin. You are a man for justice saxib. Keep up the good work.
  2. Ma sahlana meeshaas maxkamad islaami ah in laga dhiso. Weli masoo marin soomaaliya meel niman calmaaniyiin ka taliyaan oo si tartiib islaam looga oggalaaday in wax lagu maamulo. Islaamka wuxuu meesha ka saaraayaa xaq darrada iyo boobka, wax badsiga iyo quursiga, intaasna waxaa ku dhisan xukumadaha hadda meesha ka jira.
  3. Xiin ciyaalka xaafadda waaye Haye aboow xiin, ii waran saxib? maalmahaan la isma arkin, sidee tahay bro? Anigaba galtiyaan mar u maleen jiray. His excellent somali fooled me.
  4. Last Updated Mon, Oct, 16 2006,08:30 am- Mogadishu Somalia Maleeshiyooyin hor leh oo ku biiryay maxkamadaha Kismaayo Kismaayo 16, Oct.06 ( Sh.M.Network) Munaasabad Maxkamadaha islaamka ee Kismaayo loogu wareejinayo maleeshiyo iyo hub ay sitaan oo ka tirsanaan jirey Isbaheysigii burburey ee D/jubba ayaa maanta waxa uu ka dhacay magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose. Munaasabaddaan oo ah mid ka dhacday xarunta madaxtooyada ee magaalada Kismaayo ayaa lagu soo bandhigay ku dhowaad kontomeeyo maleeshiyo ah oo ku hubeysan qoryaha fudud oo lagu wareejiyay maxkamadaha islaamka. Maleeshiyooyinkaan ayaa waxaa la tilmaamay in si iqtiyaarkooda ah ay ugu soo biireen maxkamadaha islaamka, iyadoo loo furi doono tababaro dhaqan celin ah. Munaasabadaan ayaa waxaa ka hadlay taliyaha dhaqan celinta maleeshiyooyinka gobolada Jubooyinka Xasan Yacquub, isagoo sheegay in uu ku faraxsan yahay in ay ku soo biiraan maleeshiyadaan, isla markaana ay isku ujeedo ka noqdaan difaaca dalka iyo diinta. Waxa uu sheegay in tababaro ku aadan diinta islaamka iyo xagga amaanka ah la siin doono maleeshiyadaano marka howlaha dhaqan celinta ay u dhamaato. Taliyihii hore ee dhanka amaanka gobolada Jubooyinka Max'ed C/laahi Aaar Fanax oo ka mid ah maleeshiyooyinka ku biiray Maxkamadaha islaamka ayaa waxa uu sheegay in uu ku faraxsna yahay ku soo biirtaanka maxkamadaha islaamka, uuna ka qeyb qaadan doono difaaca dalka. " ma jirto cid igu soo qasabtay ama igu soo qafaashay ku soo buuritaanka Maxkamadaha islaamka" ayuu hadaladiisa sii raaciyay. Farxaan Lafoole Shabelle Media Network J/hoose E-mail us: info@shabelle.net Shabelle Webmaster: baabul@shabelle.net here
  5. Butucoow boortiyeeriga kee waaye? Butacnimo iyo boortiyeeri ma is keeni karaan, yaa u boodaayo hadhoow markii eellaha looga dhiibo lol.
  6. A/Y also let some companies bury toxic waste in between Garowe and Bosaso. You can watch the experts talking about that and a reporter who visited Puntland to investigate. If you speak Italian, you are in luck. Check on the top right of your screen where Yusuf Barbari's picture is posted and click on the links to download and listen the Italian Television Investigation about the issue. Sunta ku duugan in between Bosaso and Garowe
  7. LOL, Paragon, that would be good news. Consider the benifits of the sheekhs taking over the rule of that region: A- No more clan based politics. B- No more ethiopian bases or entry points into the country. I am looking forward to the day when permanent closure of the border at Dooloow becomes attainable. This won't happen as long as nonreligious entities rule Gedo. C- Permanent Peace between clans who live there. Me Wise and funny man, how are you bro? Adiga waddani weenaa tahay saxib. Keep up the good work.
  8. Nice move, inshallah people will give up their weaponry with ease since their security is guaranteed by the courts. Allamagan Gedo goormaa wadaadaniina la wareegi doonaan? We are waiting for their take-over of Gedo.
  9. Me, indeed saxib, this is good news. We couldn't have asked for a better news. Inshallah all other war plans get the same fate, Baaqasho and peace. Paragon I am still surprised by the sudden turn of events and the good luck. Why don't you call some friends and let us know if this is indeed what happened? Qaadisiya is reliable news website but because this news is really too good and pleasant, I would love more sources which report the same.
  10. A cause to celebrate if this turns out to be the case as reported in Qaadisiya This was made possible by the elders of the town who are affliated clanwise with the disarmed militia. The pro-war camps who wanted to retake Kismayo have lost some valuable support in the region for now. This is pleasant as the fears of a bloody war between the courts and those who left Kismayo and converged in Berxani to partake in recapturing the town with the aid of Barre hiiraale are now gone. Once again, peace prevails.
  11. Cambaro, wise words sis. Sometimes excitement gets the better of us and we lose focus on the big picture. Thanks.
  12. AYOUB-SHEEKH, That and the recent islamic and nationalistic sentiments horn had were overshadowed by his percieved threat to his close kisnmen and the ousting of Barre Hiiraale. When the courts were fighting other people's cousins, it was easy to cheer. Horn cudurdaarkiisa wuxuu isugu soo ururay "Ilma adeertay bay usoo dhigteen". That says a lot
  13. Alle-ubaahne, horta ii sheeg waxa laga wado "Labo duco la'aan bey tarmaan, hadal iyo hablo", Hablaha siday duco la'aan u tarmaan? Amaan miyaa mise waa la liidaaya dumarka? ma fahmin macnaha warkaas. PS: Ajar in la badsado ma xumo laakiin tartiibaa dadka loola hadlaa. Hadalka dabacsan dabeecad fiicniday ka mid tahay saaxib ama xaq wado ama ha wadanin.
  14. Northerner, you are a good guy saxib, I was expecting you to come down hard on Alle-Ubaahne for his inconsiderate remarks. Keep the cool head. I wish I was as cool-headed as you are. Alle-Ubaahne. Dadka tartiibaa loola hadlaa. Qof walba ilaahaa og agtiisa waxa u yaallo. Tartiib saxib and yaree dagaalka badan.
  15. Thanks for the beautiful face Miskiin - Waryaa waa quruxleey islaanta. Dambigaas adigaa leh PS: Just looked once and I didn't even need a second to tell how good looking she is. Qurux iyo waddaniyad ay isku darsatay lol.
  16. Xoogsade

    Doqon

    ^ Do you deny Barre was a man for his clan? it is not what I believe about Barre Hiiraale but what my uncle who visits kismayo once a year told me. If someone needed money for getting married from barr'e clan, and the person had connections, he gave it to them, he also bought mini-buses for some so they can make a living. I haven't said anything lawful or unlawful about those gifts, just stated some facts someone who lived in Kismayo months on end told me. Finally, support for islamic laws doesn't necessarily make someone wadaad. I never said I was wadaad. The sheekhs have my hundred PERCENT support for their service to us underdogs.
  17. Xoogsade

    Doqon

    LOL, Allamagan, your lost support for the courts shall be restored I guess once Barre Hiiraale gets to rule Dekedda again and he funds his clansmen's weddings as he used to do and buy them caasiyaal ay ku shaqeestaan
  18. ^ December is still far away and a lot can change on the ground. I would keep contact with relatives on the ground who always know more about the situation than the media if I were you. Have a safe trip there if you go inshallah. I don't think there would be much uproar or bloodshed if Cadde Musse is removed from power. Somalis understand now more than ever that men like Cadde only serve their interests. They can be brutal in defending their income even if they have to use the likes of Ethiopia to stay in power or regain power they lost, but if people are decided, they can overcome the challenges.
  19. ^LOL, will help you with the translation I quote about the graffiti part: "Sidoo kale waxaa darbiyada Gudaha Magaalada Boosaaso lagu arkayay iyadoo lagu xardhay ereyo fara badan oo muujinaya sida Shacbiga Puntland ay u taageersan yihiin Golaha Maxkamadaha isla markaasina ay u doonayaan in ay halkaasi aadaa." "What was seen as well on the city walls of Bosaso were messages adorned expressing the support Pundlanders have for the courts and how they want to go there" I like when stablished corruption is challenged by the average person. I can feel the rush and barely keep myself restrained from sprinting. Only if I could change things back there with my own hands saxib lol.
  20. ^ this morning Bosaso woke up to graffitis and papers dropped through out town inwhich the message voiced support for islamic rule and the islamic courts and that reer puntland will go there southwards to fight alongside other somalis. Cadde Musse's Police reacted typically and started baaritaan That puntlanders will eventually remove Cadde Muse is not farfetched. The sooner the better I say. Kudos to those somali clans who are bestowed with islamic sharia laws and we hope the rest of somalis attain the same blessing and get rid of warlords and anti-islam elements in their middle. Duke's nightmare
  21. Saxib, Waa runtaa, My apologies to the respected jews, indeed dadkaana ka liito yuhuudda. Waaba igu gardarro inaan wax ka sheego dadkaas maadaama aan ka dhashay waxaan diinta aan heysanin ee na waalay. Islaanimada beenta ah gaalnimadaa ka fiican.
  22. ^ hadhowna masaajidka safka hore aa la fadhiyaa oo la iska dhigaayaa muslim ilaahay aaminsan. Munaafaq aan soomaali ka dhalanin maba jiro. Soomaalida waa dad kooda dulman oo wax la yeelay iyo kooda wax dulmiyay isku caqli yihiin. Waxaan la yaabbanahay ummaddaan yuhuudna waa ka daran yihiine faracooda intuu galaa? It is my consolation that somalis deserve whatever befalls upon them. I just hope the hypocrites who are supporting the warlords and the thugs would stop preaching to us tomorrow about government and islam. Such mockery makes my blood boil.
  23. Horn, I am not aware of what is going on at the higher level. Barre Hiiraale went to Kismayo to defend his clansmen as you used to say sometimes when people questioned why he went there to begin with. After his take-over of the town with the help of his friends, many residents were faced with insecurity. Barre Hiiraale was unable to control everything that went on in that town. He had opposition from his clansmen based on management and economy. They skirmished amid town sometimes. As the norm was for a city ruled by men who are not affliated with islamic law, some residents were evicted from their homes. The city got an influx of somalis from mudug who strained the already strained situation in the town. I have no problem with somalis from anywhere coming to any city provided they are not taking over what belongs to other somalis. that is what happened in many instances. Businesses had to hire men from Mudug to ensure their safety etc. If Barre Hiiraale failed to give justice to an oppressed somalis in that town, wouldn't you ask for his removal considering the plight of others who were negatively affected by his rule? What is more improtant? clan prestige or justice for all no matter the means and who brings that justice? I am not saying Barre was personally involved in what was going on in that town but people who hailed from his clan were causing mischief knowing Barre was powerless to stop them and they fought him back if he wanted to address their mischief and stop them. We can't deny that. Qabiil markaa isticmaasho cid war kaa maqleyso malahan because you are equally in the mud with others so why would they listen to you? Ina adeerkaa aa xabad kugu dhufanaayo. Haddii caddaalad la eego, xukun dadka nabad galyadiisa damaana qaadi waayay oo qabiil ku dhisnaa maxuma in meesha laga saaro bro. Barre Hiiraale may be the man you believe in firmly but others had problems with him.
  24. Aniga waxaan ka helaa the name "Abuu Mansuur Rooboow", Waa kii usha kala daali lahaa Miskiin Macruuf Aqiyaar Really funny magacyada qaarkood. Jeneraal hebel oo been ahaa na wareeriyay in badan ee halaga qalleeyo the abu-crew, they are doing a good service diplacing the thugs who made us refugees.
  25. Aniga waxaan ka helaa the name "Abuu Mansuur Rooboow", Waa kii usha kala daali lahaa Miskiin Macruuf Aqiyaar Really funny magacyada qaarkood. Jeneraal hebel oo been ahaa na wareeriyay in badan ee halaga qalleeyo the abu-crew, they are doing a good service diplacing the thugs who made us refugees.