Kamalu Diin
Nomads-
Content Count
634 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Kamalu Diin
-
Huge Demonstrations in Support of UN resolution of Somalia
Kamalu Diin replied to Kamalu Diin's topic in Politics
Those communites already fed up seventeen years of continious rape. this would seem little bit of change. We all pray for this, and wish it to happen. thanks god hadaan problemkeena xal u helnay. -
How about If I say USC/ICU is only obstacle to Somalia Success. Warmonger.
-
You cought me.......... wow. I explained to you earlier bro .... Maskiin have you heard lately Somalia waxaa kalo jarayaa Lix Gobol Somaliland, Puntland, Jubaland, Benadir, Reverine, and Hiiraanland. they all gona be under federal system. how symbal it can be. you making it hard to swallow. get that. that is the federation I stand for if that is not possible then nin waloo gurigaada dabada ku xiro fanta sharuu fil arli. illaahay ha na faawujiyo inta fiican.
-
Huge Demonstrations in Support of UN resolution of Somalia
Kamalu Diin replied to Kamalu Diin's topic in Politics
Puntland is very peacefull place but Marka Cadeey Minikii ow Cismaanka. that where they heading. Eriterianka iyo Al-Qa'edada joogtana waa laga burinayaa. -
Horta maxaa la'isku waydiin la yahay Hort USC/ICU yey u haystaan Eriterian and Al-Qa'eda. I guess for their brothers.
-
Originally posted by king_450: Mystic i could care less who is who.Anyone who have terrorized any somalis ,raped or killed must be chopped his/her head. So let the heads roll. I do agree with you ............ this is my favorite subject man. I wish I had the ability to do so. Insha allahi. we will get them where ever they are who every they are, we will get them. period. Raas kimboni to raas xaafuun to Ali Sabeex refugee camp.
-
Press Release: Somali Government condemns ICU/USC aggression
Kamalu Diin replied to Kamalu Diin's topic in Politics
it thousand if not million it what you said. this the figure that has been out there since the beggining of 2000. -
lol
-
Habarta iyo Odayga haday is isiri maxaa nala gudboon
Kamalu Diin replied to Kamalu Diin's topic in Politics
sencerely, how about the title does it justify the body. -
Only mindless people can buy this made up story.
-
Xubnaha baarlamanka ee Muqdisho oo soo bandhigay khariidad Itoobiya ay iskugu fidineyso Soomaaliya oo laga soo helay xafiiska ra'isul wasaare Geeddi (Muuqaalka khariidada) Xubnaha baarlamanka ee ku sugan magaaladan Muqdisho ayaa maanta soo bandhigay khariidad muujineysa sida ay Itoobiya isku fidineyso Soomaaliya oo sida ay hadalka u dhigeen laga soo helay xafiiska ra'isul wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi oo ku yaala magaalada Baydhabo ee gobolka Bay fariisinka ku meel gaar ah ah ee dowladda. Xubnahan oo maanta shir Jaraa'id ku qabtay hotelka Ambassador ee magaaladan Muqdisho ayaa xildhibaan Cabdalla Xaaji Cali oo la hadlayey saxaafada waxa uu sharaxaad ka bixiyey Khariidadan oo uu sheegay iney ku wada yaalaan guud ahaan dalalka Afrika oo Soomaaliya oo kaliya ka maqan tahay, isagoo tilmaamay dhulkii Soomaaliya ay khariidadu tilmaameyso in la raaciyey Itoobiya. “Waxaan helnay Markhaatigii ugu horeeyey ee cadeynaya waxa ra'isul wasaare Geeddi iyo xukuumada Itoobiya ka dhexeeya oo ah sidii loo burburin lahaa magaca iyo dhulka Jamhuuriyada Soomaaliya, loona raacin lahaa dalka Itoobiya, mana sheegeyno cida noo soo gudbisay” ayuu yiri Xildhibaan Cabdalla Xaaji Cali oo inta ku daray in daray in maalmaha soo socda ay gacantooda ku soo dhici doonaan dukumentiyo muujinaya heshiisyo qarsoodi ah oo dhexmaray dowladda Itoobiya iyo ra'isul wasaare Geeddi. Khariidadan ayaa oo saxaafada loo soo bandhigay ayaa waxaa ku yaala Maabka qaarada afrika oo dalalkoo dhan ay ku wada yaalaan, marka laga reebo Soomaaliya oo la raaciyey dhulka Itoobiya. War saxaafaeedkii ay soo saareen xildhibaanada Muqdisho oo sidiisa u qoran Baarlamaanka Federaalka KMG EE JAMHUURIYADDA SOOMAALIYA The Transitional Federal Parliament of the Republic of Somalia Office of the Minist er Muqdisho, Axad 10/12/2006 WAR SAXAAFADEED Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka KMG Somaliya ee fadhigoodu yahay Magaala Madaxda Dalka Somaliya ee Muqdisho shir laba maalmood u socday ee ay uga doodayeen qaraarkii ka soo baxay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee uu tirsigiisu ahaa 1725/2006 ee 7/12/2006 kuna saabsanaa keenista ciidamo lagu sheegay inay ka shaqeynayaan ilaalinta nabadda iyo qaadista cunaqabateyntii hubka ee saarneyd Somaliya tan iyo sannadkii 1992 ayey Xildhibaannadu kaddib markii ay si qoto dheer uga doodeen ujeeddoyinka iyo nuxurka uu xambaarsan yahay qaraarka Golaha Ammaanka ayaga oo si cad u diiddan qaraarkaas soo jeedinayaan qodobbada soo socda:- Cambaareyn • Waxaannu cambaareyneynaa qaraarka Golaha Ammaanka ka soo baxay ee lagu keenayo dalka ciidamo shisheeye laguna qaadayo cunaqabateynta hubka ee hore u saarneyd Somaliya. Waxaannu taariikhdu markey ahayd 4/12/2006 u caddeynay caalamka iyo Golaha Ammaanka “ qaadista cunaqabateynta hubka iyo oggolaanshaha in la keeno ciidamo shisheeye dalkeenna ay sababi doonaan dagaallo ka qarxa Somaliya iyo gobolka oo idil ”. Waxaa cad in dagaalladaasu qarxeen ciidamada Itoobiya ee dalka ku soo galay sharcidarradana ay bilaabeen in ay weeraraan fariisimaha Midowga Maxaakiimta Islaamiga Somaliya. • Waxaannu caalamka hortiisa ku cambaareyneynaa Dowladda Mareykanka oo aan u aragno in aysan dooneyn in ay nabad ka dhalato dalka Somaliya iyo Geeska Afrika ayada oo caado ka dhigatay dulminta shacabkeena laga soo bilaabo markii ay dagaallada sokeeye bilowdeen iyo ayada oo mar walba qaadda tallaabooyin sii adkeynaya xal u helidda xaaladaha murugsan ee Somaliya. Waxaan u aragnaa qaraarka ka soo baxay Golaha Ammaanka in uu yahay mid ay dowladda Mareykanka ku jujuubtay wadammada xubnaha ka ah Golaha Ammaanka ayada oo uga gol leh in ay fashiliso “ ilayska nabadda iyo rajada wanaagsan” ee u muuqda ummadda Soomaaliyeed. • Waxaannu cambaareyn dusha uga tuureynaa Ra'iisul Wasaare Cali Maxamed Geedi ee hor kacaya ciidamada Itoobiya una ololeynaya in ay dowladda Itoobiya qabsato dalka Somaliya. Waxaanna u aragnaa inuusan ka shaqeyneyn danaha umadda Soomaliyeed balse uu wakiil ka yahay madaxda Itoobia (Meles iyo Sium Masfin) Baaq • Waxaannu ugu baaqeynaa Dowladda Uganda iyo guud ahaan wadammada Afrika in aysan ka qeyb qaadan gacanna siinin qorshaha dowladaha Mareykanka iyo Itoobiya ee ah in ay dowladda Itoobiya qabsato dalka Somaliya si ay u yeelato bad sidii ay u qabsatay dalka Eritrea 1961dii. • Waxaannu ugu baaqeynaa wadammada Midowga Afrika, Jaamacadda Carabta, Wadammada Islaamka iyo Midowga Yurub in la cambaareeyo lagana hor tago qorshaha ay ku bahoobeen dowladda Mareykanka iyo dowladda Itoobiya ee lagu doonayo in dalka Somaliya lagu daro lana hoos geeyo dalka Itoobiya sida ka muuqata maabka cusub ee ay u sameeyeen qaaradda Afrika. • Waxaannu ugu baaqeynaa Madaxweyne Cabdullahi Yusuf Axmad in uusan ku dhicin dabinka iyo khayaanada dowladda Itoobiya kuna yaboohin dalka Somaliya dowladda Xabashida. • Waxaannu ugu baaqeynaa Madaxweyne Cabdullahi Yusuf Axmad in uu fuliyo ballantii uu u qaaday umadda Somaliyeed ee ahayd in uusan colaad hor leh u horseedi doonin Soomaali balse uu geed gaaban iyo geed dheerba u fuuli doono sidii uu umadda isugu keeni lahaa una heshiisiin lahaa. • Waxaannu ugu baaqeynaa Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka KMG ah ee ku sugan magaalada Baydhabo in ay nagala shaqeeyaan • sidii loo baajin lahaa in Somaliya ay noqoto goob dagaal • Sidii dalka looga saari lahaa ciidamada Itoobiyaanka ee sida sharci darrada ah ku soo galay dalka • Sidii arrimaha Somaliya loogu dhameyn lahaa wadahadal • Sidoo kale waxaannu ugu baaqeynaa Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka KMG ah ee ku sugan magaalada Baydhabo in ay yimaadaan Muqdisho indhahoodana ku arkaan isbeddelka iyo nabadda ka jirta magaala madaxda dalka Somaliya iyo guud ahaan dhulka ay gacanta ku hayaan Midowga Maxaakiimta Islaamiga Somaliyeed. Digniin Waxaannu u direynaa digniin kulul Ra'iisul Wasaaraha dowladda Itoobiya Meles Zenawi, waxaanu leenahay ha ka waantoobo riyada beenta ah ee ah in uu Somaliya ku darsado gobolka Soomaliyeed ee uu ugu yeero killilka shanaad, sidoo kale waxaannu leenahay waa in aad dib ugu celisaa ciidamada Itoobiya dalkooda hooyo si aysan ugu la'an dhul aysan lahayn. Shacabka Somaliyeedna uma dulqaadanayo hanjabaadaha ka soo yeeraya dowladda Tigrey wuxuuna diyaar u yahay inuu difaaco dalkiisa, diintiisa iyo dadkiisa siduu horeba uga difaaci jiray cadawgii ku soo gardarrooda. Waa uu dhamaaday waqtigii aad hoggaamiye kooxeedyada Somaliya farta ugu yeeri jirtay amarkana siin jiray, Mahadnaq • Waxaannu u mahd naqeynaa dowladaha Eritrea, Sudan, Djibouti iyo Jaamacadda Carabta ee caddeeyay: • Sida aysan raali uga ahayn in Somaliya la geeyo ciidamo shisheeye • Sida aysan raali uga ahayn in la qaado cunaqabateynta hubka ee saaran Somaliya • Sida aysan raali uga ahayn in ay ciidamo Itoobiyaan ah ku sugnaadaan gudaha dalka Somaliya • Sida uusan qaraarka Golaha Ammaanka u ahayn mid nabad ka shaqeynaya balse uu u yahay mid hal dhinac oo keliya taageeraya • Waxaannu uga mahad naqeynaa Midowga Maxaakiimta Islaamiga Somaliya sida ay ugu gurmanayaan dadka walaalahood ah ee ay daadadka iyo roobabku dhibaateeyeen iyo sida ay u buuxinayaan kaalinta ay gabtay Xukuumadda Cali Maxamed Geedi. • Waxaanna u soo jeedineynaa hay'adaha caalamiga ah iyo deeq bixiyeyaasha in ay si buuxda ula shaqeeyaan Midowga Maxaakiimta Islaamiga Somaliya ee ku howlan u gargaaridda dadka ay masiibooyinku waxyeeleeyeen. Gunaanad Waxaannu ka xunnahay walaalaheen reer Baydhabo ee sida niyad samida leh waddaniyadduna ku dheehan tahay ugu soo dhaweeyay dowladda Somaliya degaankooda ballan ka baxa iyo khayaanada kala soo gudboonaatay dowladdii ay soo dhaweeyeen kaddib markii ay ku warrejisay degaankii ay sharafta iyo karaamada ku lahaayeen dowladda Xabashida. Waxaannuu xusuusineynaa walaalaheen reer Baydhabo in aan la qeybsaneyno dhibta, tiiraanyada iyo welwelka heysta, sidoo kale waxaan walaalaheen reer Baydhabo xusuusineynaa in sharaftii iyo karaamadii ay lahaayeenna ee ay la wadaagi jireen walaalahooda kale ee Somaliya ay gacantooda dib ugu soo laaban doonto ayna noqon doonaan iyagu kuwa ka taliya degaankooda. Waxaa war saxaafadeedkan soo saaray Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka KMG Somaliya ee fadhigoodu yahay Magaala Madaxda dalka Somaliya ee Muqdisho. Cabdishakuur Cilmi Xasan, Muqdisho, Somali cabdishakur48@hotmail.com News Update in English www.dayniileone.com Web www.dayniileone.com Halkaan ka iibso waxii aad u bahan tahay oo raqiis ah Ku noqo beejka dayniilecom @hotmail.com
-
Shirweyne ay soo qaban-qaabiyeen waxgarad ka soo jeeda beelo ay ka mid yihiin Begdi, Tni, By-mal & Jido oo soo dhoweeyey qaadista cunaqabateynta hubka Waxaa qoraal soo gaarsiiyey xafiiska boggan ee Muqdisho Shamso Salaad oo ka mid ah gabadhaha aqoonyahanada ah ee ku sugan gobolka California ee dalka Mareykanka, waxeyna qoraaalkaasi ku sheegtay Shamso in waxgarad isugu jira siyaasiyiin, aqoonyahano, haween, dhalinyaro & culumaa'udiin ka soo jeeda beelaha lagu sheego in laga tirada badan yahay in ay soo dhoweeyeen go'aankii golaha ammaanke ee Q/Midoobay ee ku baaqayey qaadista cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya & in ciidamo shisheeye la geeyo dalka. Shirweyne ay soo qabanqaabiyeen waxgarad ka soo jeeda beelo ay ka mid yihiin Bgdi, Tnni, By-ml & Jdo, ee ku nool North America waxaa lagu taageray go'aanka ka soo baxay Q/Midoobay, kaasoo Soomaaliya u fasaxaya in ciidamada Afrika ka socda ay tagaan Soomaaliya, waxaana la rajeynayaa in ciidamadaasi ay wax ka qabtaan xaalada ammaanka soona celiyaan nidaamka & kala dambeynta,” ayuu yiri Sheekh Cumar Faarax oo ku saxiixnaa warsaxaafadeedka, wuxuuna xusay in ay lagama maarmaan tahay si loo badbaadiyo ummadda Soomaaliyeed in laga xoroobo kooxaha doonaya in ay xoog ku sii haystaan deegaano aysan u dhalan, lana helo cadaalad & sinaan. “Waxaan maanta ku faraxsanahay in Soomaaliya laga qaado cunqabateynta hubka oo horay u saarneyd, waxaana maanta nasiib wanaag ah in qolo gaar ah oo an ka tarjumeyn rabitanka inta badan ay ka soo horjeestaan qaadista cunaqabateynta, waxaana cadeyneynaa anigoo ku hadlaya codka beesha Biyomaal in an raali ka nahay oo aan soo dhoweyneyno go'aanka Q/Midoobay ee cunaqabateynta hubka looga qaadayo Soomaaliya” Sida warsaxaafadeedka lagu sheegay kulanka ay isugu yimaadeen waxgaradka beelaha laga tirada badan yahay ee ku nool W/Ameerika waxaa xubnihii ka hadlay ka mid ahaa Farxiya Salaad Sheekh oo ku hadleysay magaca beesha Tnni, waxaana hadaladeedii ka mid ahaa “Waxaan ku rajo weynahay hadii ay dalka tagaan ciidamo shisheeye in qolo kasta ay xaq u yeelan doonto in lagu wareejiyo wixii ay milkiyada u laheyd haddii ay tahay deegaan & haddii ay tahay hanti kale-ba, golaha maxaakiimtana waxaa ka muuqata in wixii ay dadka u sheegeen markii hore in wax ka duwan ay la yimaadeen, waxaana la isku ogaa in qolo kasta lagu wareejiyo wixii ay xaqa u laheyd, haddii aan nahay beesha Tnni markii aan ka codsanay maxaakiimta in na lagu wareejiyo deegaanadeena waxaa na lagu yiri saacan uma bislidiin in xukun la idinku wareejiyo sababo badan dartood” Mar kale waxey tiri Farxiyo “Jowhar waxaa lagu wareejiyay dadki xaqa u laaha Baladweyne sidoo kale, Kismaayo sidoo kale, maxaa inoo diiday annaga in na lagu wareejiyo, waa ayaan darro in la yiraa qolo wax la siyo qolana loo diido” shamsasalad@yahoo.com News Update in English www.dayniileone.com Web www.dayniileone.com Halkaan ka iibso waxii aad u bahan tahay oo raqiis ah Ku noqo beejka dayniilecom @hotmail.com
-
Images of the week, deperate Clan Courts....
Kamalu Diin replied to General Duke's topic in Politics
SomaliFriend ... where in Ethiopie you come from ..... Somali region -
I don't take that peace as long as you against my will or try to rob me, My unallienable right god gave it to me, and don't dictate my will. that What USC/ICU WANTS for. get that.
-
History: when the USC fell out of love with Ethiopia...1999
Kamalu Diin replied to General Duke's topic in Politics
SomalianFreind what part of Ethiopia you from .... I am curious. -
don't be confused if I did I would have to say so. by the way have you seen if i ever argue for Menez like Little SomalianFreind.
-
Then you are real Offspring... right
-
Wow.... you amuse me.... don't you able to read at least my bio. not in addis ababa.
-
Originally posted by Kamalu Diin: quote:Originally posted by mystic: As if i was going to share at the first place hada waad ogolaatay in aad noqoto Offspring of the USC/ICU. it ok. it does not hurt you adiga loguula xisaabtami maayo wixii seniorka galeen. cadaalad ayaan rabnaa. you agree that you are the offspring of USC/ICU. it is ok don't worry what is your seniors did would not count against you it fair game here if it does help
-
you don't take the joke (facts)
-
Originally posted by mystic: As if i was going to share at the first place hada waad ogolaatay in aad noqoto Offspring of the USC/ICU. it ok. it does not hurt you adiga loguula xisaabtami maayo wixii seniorka galeen. cadaalad ayaan rabnaa.
-
Xaan kaloo rabaa in ilaa Afgoi la xoreeyo aan rabaa hee. A/Y Assigmentigiisu waa halahaas. USC/ICU ku quusiyo in ay Baidoa noqoto Capital city of Somalia. wax kale oo laga doonaayo A/Y majirto oo Soomaaliyoo oo dhan ay u daba fayshantahay.
-
You (offspring shabaabka) on you own. waxaad ka hesho waxba ha iga siin.
-
I wish you take resposiblity and pay the Somalian Dues. mystic
-
Popular Contributors