BN

Nomads
  • Content Count

    1,223
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by BN

  1. Originally posted by AYOUB_SHEIKH: Shortly after his detention, Somaliland Interior Minister Isma'il Adan Usman told IRIN that the elder had been arrested for breaking Somaliland laws and "committing crimes against the existence of the state". Boqor Usman is also being accused of "having contacts with Puntland [the neighboring self-declared autonomous region]". The Boqor had reportedly contacted Puntland authorities in an effort to ease the tension and avert armed confrontation, sources said. Isma'il, however, said that the Boqor "supports the reunification of Somaliland with Somalia and has therefore called into question the existence of the country [somaliland]". It is a crime under Somaliland law to advocate the reunification of Somaliland with the rest of Somalia. Ayoub, Yes, I'm sure this Orwellian society you guys have created will really help that whole recognition thing... :rolleyes: Do you agree with any of this? BN
  2. Sxb, As usual you are reading too much into things. Although I thought you would say that the interview never took place, and that AllPuntland made it all up. At least we are making progress. maalin walba agtayada waxaa taagan kuwo reer sool ah oo leh anagu somalilad ayaanu nahay I dont think this is any big revelation. No one from Puntland say that 100% of the people in Sool region want to be part of Puntland,--although it is in the high 90% region The best example is Fuad Adan Cade,--the brainwashed fellow who hasnt been back in Sool region since he made a fool of himself. This is the sort of brainwashing that happens when reer Puntland go to Hargeisa I wonder why you chose to post the English version I'll leave that up to your more then capable Sherlock Holmes-like detective abilities BN
  3. PICTURES OF JOWHAR, MIDDLE SHEBELLE REGION Hospital in Jowhar [ February 24, 2004, 01:05 AM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]
  4. PICTURES OF BAIDOA, CAPITAL OF BAY REGION Advertisement of a Private Laboratory in Baidoa Ruins of Colonial "Italian College" Aerial view of Baidoa Aerial view of Baidoa Image resized by Libaax-Sankataabte [ February 24, 2004, 01:09 AM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]
  5. Interview with Puntland State’s Vice President, and acting President H E Mohamed A Hashi While speaking with a reporter for the Las Anod-based radio station, Mr Hashi spoke about the reasons for the extension of his government's tenure for 24 months, the border dispute between Puntland State and Northwest administration (Somaliland) over Sool, Sanag & Ayn regions, and reported internal conflict within his administration over the nomination of an independent State Audit Commissioner and the extension of his government's tenure in the office. Click Here for Full Article BN
  6. Never thought I would see a suburb in Somalia(oops I meant Somaliland ). I'm looking forward to it. Big up reer Hargeisa. P.S. Too many large photos. Please resize them before posting. Or just give us the links to them.
  7. Originally posted by Cawralo: I just have to ask ... who is Buur Madow?? Boqor Cismaan Maxamuud (Buur-Madow) is an traditional leader from Ceelafweyn, Sanaag. He was arrested in Hargeisa last month by Mr. Riyaale for attempting to make peace between Somaliland and Puntland and comments he made to a local newspaper(Jamhuriya). Last year Boqor (Buur-Madow) and Suldaan Saciid(also from Sanag), helped to re-establish peace in Puntland between C/Yusuf and Gen. Cadde Musse. There have been numerous calls for his release. To this day he is in Hargeisa Central Prison. BN Here he is in May 2003 in Bossasso signing as a witness to the agreement. http://www.allsomalianews.com/nabada_pl/boqorka_oo_saxiixaya_heshiiskii.jpg
  8. I wonder if this war criminal will be arrested if he goes to the UK.... :rolleyes: BN
  9. Dhisme boqol guri oo Boosaaso laga hirgelinayo Khariidadda Soomaaliya waxay Boosaaso kaga taallaa dhinaca Woqooyi Bari, waana magaalada ugu weyn gobollada la isku yiraahdo Puntland Munaasabad lagu soo bandhigayo mashruuc ku saabsan dhisme boqol guri oo laga hirgelinayo magaalad Bosaso kuwaasoo loogu tala galay hab ganacsi ah ayna fulinayso ganacsato Soomaliyeed ayaa lagu qabtay Hotel Panaraama ee Magaalada Boosaso. Ganacsiga dhismeyaasha Ganacsigan oo ah kii ugu horreeyay ee noociisa ah ee laga hirgeliyo gobollada Puntland waxa hirgelinaysa shirkad ganacsi oo la yiraahdo Hillaac oo ka shaqaysa ka ganacsiga waxyaabo kala duwan haatanse in muddo ah ku mashquulsan dhismaha guryahan. Kulankan lagu soo bandhigay arrintan oo ay ka qaybgaleen masuuliyiin maamulka ka tirsan, Isimo, iyo dadwayne fara badan waxa warbixin ku saabsan hirgelinta guryahan cusub ka soo jeediyay maamulaha shirkaddan Bile Cabdullaahi Warsame iyo madaxa qaybta iibka ee shirkaddaas Fu'aad Maxamuud Xaaji Nuur. Aragtida masuuliyiinta Labada masuul waxay sheegeen in dhismaha guryahan ay ugu talo galeen inay dadwaynaha kaga iibiyaan qiima aad u jaban marka la barbar dhigo qiimaha ay ku kacaan marka guryaha si caadi ah loo dhisto ama loo iibsado. Guryahan ayaa qaarkood waxa loogu tala galay inay noqdaan kuwo caadi ah halka kuwa kalana ay noqon doonaa kuwo hal dabaq ah iyadoo qiimahoodu kala sarrayn doono, waxana dhismaha guryahan ay ku kacayaan lacag gaaraysa 3-milyan oo doollarka Maraykanka ah sida uu sheegay maamulaha shirkadda Hillaac Bile Cabdullaahi. Qorshaha mustaqbalka Waxa kaloo uu sheegay maamuluhu in mustaqbalka ay doonayaan in qorshe noocan oo kale ah ay ka fulin doonaan meelo kale oo ka mid ah Puntland iyo Soomaaliya. Hirgelinta dhismayaasha loogu tala galay ganacsiga haba ugu badnaadeen kuwa hoteellada ayaa waayadan dambe aad ugu soo kordhayay magaalooyinka Puntland gaar ahaanna Bosaso, Garowe iyo Galkacyo. http://www.bbc.co.uk/somali/news/story/2004/02/040219_somalia.shtml
  10. Allahu naxaaristo. If there was a political connection to this tragedy, websites like Puntlandpost.com and Horseednet.com, would write about it. Since they are not exactly pro-Abdullahi Yusuf. But if you want to use this tragic death to uplift you own weak political insecurities,--then go ahead. It just seems pathetic and wrong. I wouldnt be surprised if you blamed Abdullahi Yusuf the next time you wet your bed or had a nightmare Did Riyaale (Mr. NSS) kill these people? Funny how murders have gone UP since he took over.... 1)Dr. Tonelli (2003) 2)Richard Eyeington (2003) 3)Enid Eyeington (2003) 4)Hargeisa Chief of Police (2003) 5)Yuti Martin(Swiss) Killed in Hargeisa (2003) 6)Dieter Krasemann Killed in Burco(2000) So have detentions: The most recent: 1)Boqor Buurmadow 2)Kulmiye Chief in Baroma BN Dilka agaasimaha ayaan lug kulahayn arrimo siyaasadeed iyo dakano qabiil midna. Marxuumka waxaa dilay wiil uu adeer u ahaa, kadib markii uu ku canaantay in uu barto qur’aanka uuna diiday cunnadii dalka isagoo wiilku jeclaystay in dib loogu celiyo waddankii uu ka yimid oo ahaa Finland. PuntlandPost Wiilkan ayaa la sheegay in laga keenay Europe dalkana loo keenay dhaqan celin waxaana la sheegay muran inuu ka dhex dhashay Marxuumka iyo wiilkan in uu cunugan galo iskuulka Qura'aanka taasoo xanaaqii wiilkan kula dhacay adeerkii C/risaaq oo uu xalay xabad ku fudhay asagoo gurigiisa dhex fadhiya. Deegaanka Puntland ayaa sanadihii ugu danbeeyey ay jireen boqolaal ciyaalka akhlaaqda uga dhunta Qurbaha dib loogu soo celinayey si ay u bartaan diintooda iyo dhaqan Soomaalida, taasoo marar badan keenta iska horimaad dhexmaray caruurtan iyo waalidkood ama dadka mas'uulka ka ah. HorseedNet BN
  11. Rokko, Thanks. My inbox is clean now. LST, Thats one of my fav pix too. PICTURES FROM MUDUG Galkacyo, Mudug Gaalkacyo Home Gaalkacyo Berkad Sunset Hotel Mudug, Bacadweyn(Mudug)
  12. HISTORIC TALEEX IN SOOL REGION Lascaanod Masaajid Baran, Sanaag Nomad Caravan Livestock Market Nomad Veternarians
  13. Originally posted by Hassan Jama: And Bari Nomad sxb I don't think the Gov. of SL frequents this site....maybe you should write a letter demanding for Buurmadow's release. It would be more effective. LOOL. I'll definetly try that,--altho I doubt Riyaale will be able to read it. It's worth a try non the less. BN
  14. SOOL SANAAG AND CAYN REGIONS Sool Region Sool Region Buuhoodle, Cayn/Hawd Region Cayn/Hawd Region Nugaal Valley Lascaanod Secondary School(Rehabilited by SSHDA) Laascaanod, Sool Region Lascaanod Mosque
  15. CEELKA GAACA EE BOSSASSO Puntland Chamber of Commerce Gudoomiyaha Xarunta, Maxamed Curcuro iyo Xoog-hayihiisa guud, Cali Maxamed Ciise Bossaso Gaalkacyo
  16. IMAAM NAWAWI SECONDARY SCHOOL GAALKACYO, PL, SOMALIA Gaalkacyo Al Rawda Pharmacy(Galkacyo) MEETING ON THE CREATION OF A UNIVERSITY IN MUDUG. Madaxweynaha Puntland iyo hay'ada SOFIHA oo iska kaashanaya dhisida Taalo nabadeed C/laahi Yuusuf oo xariga ka jaraya mashruuca Agaasimaha Hay'ada SOFIHA C/raxmaan Budul
  17. PUNTLAND COMMUNITY COLLEGE, GAROWE, PL, SOMALIA PCC Class Room Sanaag
  18. Bossasso Bossaso Airport TALIYAHA DARAAWISHTA PUNTLAND(IN SANAAG) Ciidanka Puntland(outside Qardho)
  19. Bossaso Galkacyo Qardho Bossaso(Radio/Tv) Qardho Bossasso A Bossaso Masaajid
  20. PICTURES FROM BARI REGION Bossaso Bossasso Bossasso Bossasso Bossasso Bossasso Masjid Bossasso Masjid Qardho
  21. LST, This is the kind of development and investment our nation needs. We should be investing in manufacturing to create jobs and improve the quality of life for this generation and (more importantly) future generations. I doubt it cost 10 million USD, but this example can and should be repeated across Somalia. Somalia must industrialize it's economy in order to escape the poverty and underdevelopment so prevelent in the 3rd world. Here is another Story: Foreign-Educated Somalis Give Up Lucrative Incomes Abroad to Serve Homeland B-N
  22. Riyaale is in control of 'somalland' as much as Karzai is in charge of afghanistan or the rotating council in iraq. He is just the ugly face of a more powerful group who are pulling the strings. But I gotta give it to the guy,--he got this far with no school and barely able to write his name. Sending him as your spokesman will be the end of your perpetual fantasy. BN
  23. War-isgaarsiinta Bosaso Qiimihii Telefoonada Debeda iyo Internetka Boosaaso oo aad Hoos ugu Dhacay Tartan dhexmaray shirkadaha war-isgaarsiinta ee ka hawl-gala magaalada Boosaaso ayaa waxay keentay in qiimihii debadda lagula hadli jirey uu hoos u dhacay xaddi dhan 89%. Haatan halkii daqiiqo ee dibadda ah waxay sii maraysaa $0.15 taas oo ah qiime aan hore loo arag. Qiimihii hore ee la yaqaaney waxaa uu ahaa $0.7 halkii daqiiqo. Sidoo kale waxaa dhulka galay qiimaha Internetka oo uu ku yimid hoos u dhac gaarsiisan 75% . Waxaana haatan halkii saac aad ku fadhin kartaa $0.5 kaas oo hore u ahaa qiime dhan $2 . waxaana shirkadda Golis ay macaamiisheeda ugu baaqday in ay heli doonaan Internet lacag la'aan ah [Free Internet]. Xarumaha taleefoonnada laga dirsado ayaa noqday kuwa dad badani saf ugu jiraan iyaga oo ka cabsi qaba in laga noqdo go'aannadan ay soo saareen shirkadaha war-isgaarsiintu, taasi oo ay doonayaan in ay eheladooda la xiriiraan inta xaalku taagan yahay jeebka gacanta galida. SomaliTalk.com | Boosaaso Feb 14, 2004 LINK
  24. Dagaalka shirkadaha Taleefonada Boosaaso oo noqotay fursad qaali u ah oo ay heleen reer Boosaaso Waxaa ayaamahan hoos u dhac weyn ku yimid daqiiqadaha taleefoonada ee magaalada Boosaso, taas oo ka dambaysay tartan xoog leh oo dhexmaray dhawr shirkadaha taleefoonada ah oo kuwa taleefoonada ah oo degan magaalada Boosaso oo ay kami yihiin Netco, Golis, Wabtel iyo Bostel. Shirkadaha teleefoonada ayaa intii muddo ahba waday wadahalo ay ku rabeen inay qiimo ay u dhan yihiin u gooyaan dirsashada taleefoonada dalka iyo dibadda iyo waliba qiimaha internetka, balse ku heshiin waayey inay qiimo loo dhan yahay wada gaaraan, taas oo markii dambe keentay inay isku baqsaan qiimaha dirsashada taleefoonada. Shirkadda lagu magacaabo Wabtel ayaa iyadu markii ugu horaysay ka dhigtay qiimaha daqiiqadda telka dibada 7000 oo shilin soomali ah, halka shirkadda Netcona ay 7000 ka dhigtay. Shirkadda Bostel ayaa iyana daqiiqadda dibadda ka dhigtay 5000 shilin, halka shirkadda Golis ay ka dhigtay 1 daqiiqo ee qaybo ka mid ah wadamada dibadda 3000 shilin, meelaha kalena u goyesay qiime kale oo ka hooseeya kii hore. Arrinta qiimadhaca teleefoonada ayaa waxay keentay in aan hadda jaanis loo helin dirsashada teleefoonada ee meelaha taleefoonada laga dirsado dadweynaha oo fayl ku jira darteed iyo waiba internetka oo isna gaaray meelaha ugu yar 15000 shilin 1 saac, meelaha ugu badana 20000 shilin. Isku soo wada duuboo dadweynaha reer Boosaaso ayay tani u tahay fursad qaali ah oo ay kaga faaidaysanayaan la xiriirka eheladooda ku kala nool dalacad aduunka. Note: Xassan Ciise Bosaso, Puntland LINK BN