Gheelle.T

Nomad
  • Content Count

    3,314
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    5

Everything posted by Gheelle.T

  1. Nuune, gabay waa la tiriyaa lama qaado see camal adi
  2. Nuune, tumin tumin yaah?lool Walaahi waa iga qosliyay. Walaalkaay aa bilcaan loo tuugaa aaye..That is priceless!
  3. I was listening on bbc radio this morning and were talking about social mobility in the UK. And how it's getting harder for children of lower income families to get professional jobs. Regardless how opportunity may be abundant in the west, it's still harder for someone of color or minority to simply climb up that ladder. Having said that, I think Somalis in the States are much better off than their counter parts in Europe or the UK.
  4. This is about Puntland's anniversary, khaldaamiinta wareerka naga daaya! May you live for many years to come.
  5. Nuune waxaan islahaa Xiin inaad wax ku tuuraysid mar haddii Jees uu ka sheegay Mise afgaab kuwa laga celinayay magaaladeey ku jireen.. jkz
  6. Nuune waxaagu waa sheeko dee. Meesha in la gabyaa la isku ogaa
  7. Hunguri, waa aragtaa xiin inuu i waabiyay marka waan iska aamusay dee. Laakiin, Nuune iyo carabka gees aan u tuuraa 2daas. Iyo xataa libaax
  8. Innaan Cali Dhuux kugu noqdaa rabay laakiin adeerkay baad tahay!!
  9. War xiin mee horta? Illaa iyo saaka qaxwuu isku dal dalayay waxna ma soo wadee LXS, 2da nin calan ii wada huwadeen maxaa ka kasaa Ps: Anigoo gabay u soo wada oo leh Xiin gar ha u wada dhigtaan baad u joojisay. Reer maakhir waxa loo lidee labiga loo saaray Ee looga tirey liiska Libaaxna loogu nuurshay Hadda dib ugu noqon maayo.
  10. Hunguri, adiga iyo Paragon meesha sabab gaar ah yaan loogu sheegin..mm Walle meeshaa waxbaa ku jira
  11. Walle in Quran lagu saaraa u baahan tahay!
  12. NG, AMISOM are there to protect this TFG government and Che never acknowledged that simple merit. To him, they were always occupation force and now he dying to prove how they have broken a mandate set by UN or AU. What's the point of arguing that I asked? He kept regurgitating the same tiresome points. I don't even think Che really supports AS or any one group in Somalia, he is just stubborn Punjabi.
  13. JB, what is this bad press you have been pasting lately? Ma wasiiradii la eryay baad ku jirtay?
  14. Che, you should rather stick with your earlier argument of them being an occupying force, this mandate things is kinda getting boring! Ngonge, war maxaa ku soo ceshay? You are giving che a false hope now, look what you did to us.
  15. Originally posted by Torres: quote:Originally posted by xiinfaniin: ^^AS waa ciyaal faa cali hubeysan this is a war, and it wouldn't surprise me if they behead him If they do it would a mistake. The French don't care for borders/mandates/law when they are angry. There is nothing that will make AS happy, but to see an angry French men on Somali soul. To them having foreign troops in Somalia will be hallelujah!
  16. Che, are saying they are after recognition by the west? If you think so, you are in a state of illusion. AS is after unattainable goal, that is to enact an Islamic republic in East Africa, a republic that has no boundaries and is always on the expansion track. Tell me otherwise!
  17. Che, give it a rest would you?lol You sound so confusing now. If you are against their presence in Somali soul, there is no need of talking about what their mandate should be.
  18. Che, you don't even know what the group you are supporting are all about, what a shame. What propaganda are you talking about? Beheading people and taping them in videos is their PR. This will be a great deal for them, they will show them on youtube videos and brag about how they have captured "infidels" that were training the "murtad" government and how they have given them a justice. Just sit back and watch.
  19. Xiin, qaxwadii waa isku beer goosay illaa iyo haddana wax ma hayno! Soo daa adeer.
  20. Lol@Gheelle qaraabaa nahay. Waryaa Nuune, haddow baad rabtaa ina tiraahdo culumada kala qabta. Waan idin critique gareynayaa oo kaliya!
  21. Abwaan, xeeled dagaal iyo in 2 dhulka ku guur guurato intee ka baratay adi waa yaabe? Ciyaal aa intii qoryo loo dhiibay aa laami dhexdiis lagu sii daaya inay bonaan ciyaaraayaan camal. Kuwa daawanaaya oo laami dhinaca kale ka taagan aa ka daran.
  22. LZG, before you accuse MMA for supporting "a criminal" I wonder how did you reach to the conclusion of this lady been a criminal?