-
Content Count
3,314 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
5
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Gheelle.T
-
Juxa, are you saying KK aint from there? :eek:
-
Eeddo KK, dhagax naga daa hee. Waa kugu duufaa lee ku dheh Leave Dhagax tuurka for reer(ciyaal xaafo ma qabaan) Burco iyo Qardho
-
Sayid, horta kooxo sida football oo dhagaxa tuura ma leedihiin?
-
Sayid, adi aheyd aa maxaa ka aqaan nin yahow Dakharkaas waan cafiyay laakiin in aan dhex maro Q-town markaan Boosa u sii socdo aan rabaa, dakhar 2aad kama bixi karo laakiin. Is that past time hobby still practiced?
-
^Waar runta sheega dee. Xamar had all the goodies to talk about dee. What was in Burco or Qardho for one to feel nostalgia? Stone throwing maybe? You should thank God for leaving those rugged places.. Now let me duck myself before you throw some stones at me.
-
"Not a betting man" indeed! Anyway, Saints took some risks and it paid off with a touchdown. Kudos to the courageous young coach and the players as well.
-
Sayid, if they are not Somali then why look for mistake?
-
Sayid, Banki iyo Baan midna Soomaali maaha ee qar iska tuurka naga daa.
-
^ Waryaa "Aree" iyo "goormuus" ma Samoan defense LB u ciyaara Patriots kaa? Intaa AS ku maqneyd aan football bartay dee..
-
Kenya should thank God for its Somali ‘troubles’
Gheelle.T replied to xiinfaniin's topic in Politics
^ooh no you didn't! whoop whoop -
Castro, will your prediction stand or will the Saints take it home? 3 days to the Super Bowl, where are you guys?
-
This is another take by Dunida online. Though I don't think he would say anything like the this title suggests, but if he did, it's too little too late methinks! Sheikh Xasan Dahir oo ku tilamay xarakada Al-Shabab dad bilaa diin ah. Sheekh Xasan Dahir Aweys Hogaamiyaha Ururka Xisbul Islaam ayaa goor dhow sheegay in ay Al-Shabab ku xad kudbeen Kooxdiisa madama uu ku biiray Xasan turki kooxda Al-Shabab . Hogaamiyaha Mucaaradka Mr Aweys ayaa si xun u weeray Xarakada Al-Shabab oo uu ku tilmaamay kuwo aan diinta iyo balantaba aqoon kadib markii ay jibiyeen xeer hoosaatkii labada Koox . Wadaadkani wuu qirtay in Sheekh Xasan Turki iyo ciidan fara badan oo katirsana Ururka X.Islaam in ay la midoobeen Al-Shabab .waxa uuna raaciya hadalkiisa in tilaabadani ay ka danbeeyeen Shaqsiyaad uu ku tilmaamay calooshood u shaqeestayaal . “Ilaah baa mahad leh intaa kadib waxaan ka hadlayaa maanta qaladadka Xarakada Al-shabab oo sii saa'iday malmahan waxa ay bilaaben in ay buriyaan sharcigii na dhexyaalay waxaana ku tilmamaya xarakadaasi in ay tahay manata kadib cadowgeena koowaad " Sheekh Xasan . Wadaad ayaa manatay ku libisnaa dareska Militariga oo looga baran waxa uuna ku hadlayay Erayo keeni kara isku dhac deg kaasi oo u dhaxeeya Asiga iyo kooxda Al-Shabab oo ah awooda kaliye ee ka soo horjeeda dowlada TFG-da Ugu danbeentii wadaadka waxa uu fartiin u diray Madaxda Sare ee Al-Shabab si ay uga jawaabeen qodabadii ay ka tilaabsadeen ee u dhaxeeyay ururkiisa iyo Saraakiisha Shabab ,lama ogo xaqiiqdii hadalka Mr Aweys waxa uu dhalin doono
-
Sheikh Aweys oo diidan heshiiskii Turki la galay Al-Shabaab. New development indeed! Sh. Aweys oo qaadacay heshiiskii Shabaab & Sh. Turki 2 Feb 2, 2010 - 8:55:27 AM Hogaamiyaha Ururka Xisbul Islam Sh. Xasan Daahir Aweys oo isagoo xiran tuutaha askarta shir jaraa'id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in ku xigeenkiisii iyo xubno kale oo horay uga baxay ururkooda ay ku biireen Al-shabaab. Sh. Aweys, wuxuu shirkiisa jaraa'id oo dhinacyo badan taabanayay ku sheegay in xubnaha ku biiray Al-shabaab aysan matalin kooxda Raaskambooni, balse ay yihiin kuwo matala ciidamo aan badnayn oo ay wataan. "Heshiis kuma ahayn in Al-shabaab iyo inagu [Xisbul Islam] aan kala duufsano askarta dagaalama, waana mid aan cambaareynayo, waayo waa heshiis la jabiyay" ayuu yiri Sh. Aweys isagoo intaas ku daray in kooxdaas ay weli dagaal uga jirto Jubada hoose. Gudoomiyaha Xisbul Islam oo gaashaan-buur la ah Al-shabaab ayaa xaqiijiyay in ku xigeenkiisii dhanka maamulka uusan haatan ka mid ahayd Xisbul Islam oo uu ku biiray Al-shabaab, isagoo sheegay inuu wato ciidamo tiro yar. "Raaskambooni waxay ka mid yihiin Xisbul Islam, waxaana weli nala jooga saraakiil fara badan oo kooxdaas ka mid ah" ayuu yiri Sh. Aweys, iyadoo kooxdan ay ka mid ahayd afarta kooxood ee uu ka kooban yahay Xisbul Islam. Hogaamiyahan oo 65-jir ah wuxuu sheegay in ururkiisa uu sii wadayo dagaalada uu kula jiro DF iyo AMISOM, isagoo sheegay inay soo dhaweynayaan dagaalyahan kasta oo kala qaybqaadanaya dagaaladan xitaa haddii ay ka tirsan yihiin Al-Qaeda. "Anigu waxaan ka mid ahaa dadka inta badan u ololeynayay in la mideeyo Islaamiyiinta Somalia, laakiinse heshiiskii lagu gaaray Baydhabo waan qaadacsanahay, waayo waa mid aan sharci ahayn" ayuu yiri Sh. Aweys. Dagaaladii Gobolka Jubada hoose oo uu ka hadlay ayuu sheegay inay ka mid yihiin xufgufyada dhexmara laba kooxood oo awood leh, doonayna inay xukunka la wareegaan, aniga waxaan ku talinayaan in dagaaladaas la joojiyo. Sidoo kale wuxuu sheegay in saraakiil ka tirsan Xisbul Islam ay toogteen Al-shabaab isagoo ku tilmaamay falkaas mid aad looga xumaado, isagoo ugu baaqay kooxdan inay joojiso falalka ka dhanka ah Xisbul Islam oo uu hogaamiyo. Waa markii ugu horeysay oo uu Sh. Xasan Daahir Aweys si toos ah u weeraro Al-shabaab oo ah kooxda ugu awooda badan kooxaha ka horjeeda DF, isla markaana kula dagaalamay Jubada Hoose Xisbul Islam. GAROWE ONLINE
-
Eeddo KK ma "habar gaalo" mise habar gaabo? Sayid anigu Kacaanki 69 baan wax ka xasuustaa. Markaas inta aan jiray wax la sheegi karo maaha
-
Buuxo, waxaa ka boodday Prof.Gheelle then comes the Dr. title Baayo qolyahan Prof. wada ah baan ku wareeray, ee sida kale xaalka waa caadi. Xiin, will try to find that other Samatar.
-
Xiin, isn't there another one(economist of sort) in London? Buuxo, you can now call me Dr.Gheelle
-
-
-
Horta, how many Samatars with Prof. titles are there? Waanba ku wareeray these Samatars and their Prof. titles!
-
Somalis are doing for them selves - we are winning here!
Gheelle.T replied to SayidSomal's topic in General
Kudos to Isse and the youngsters! -
Sophist, kolay hadday kuwa runtu dhibto ku aronayaan waa diaspora extremist, Garaadadu ma wada joogaan madasha?
-
Geel-jire, You raised some good points there, but quite not fair I say! Your kind of exaggerating the keyboard taking the whole screen and also 3G would come with any of the three models, just add $100 extra with the 16GB and 32GB. As for the lacking the multimedia capability, you could go around it as long as you have another mac device(kinda like ipod.)Connect to your mac and then access all of your multi media through that or use the iTune. It sucks I know, but this is a tablet nothing more and nothing less. You can actually say it's a big iPod+kendle. How about that? Anyhow it all comes down to what you want to use for and what are your preferences. The only downside I could think and would agree with you is the lack of ports(USB+Fire wire.) Using only WiFi and 3G for all the input (application and software) is simply a joke. It may work well for a nurse and book readers for instance and may not work for data base analyst. So bear with it, this is just the first trial and some people will like it and some will hate, but knowing apple they wont stop there and will come up something new all together. By the way have you heard the profit they made last year on the Macbooks? Tons! I know you loathe anything Mac(apart from your iPhone) but hey the sooner you embrace them the better!!Coz they are coming with innovations that will make you drool.
-
^Ngonge, don't be badow dee! Haven't you seen all the admiration "his"getting from the young girls? eehhem..