Gheelle.T

Nomad
  • Content Count

    3,314
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    5

Everything posted by Gheelle.T

  1. ^Should we also agree that maybe and just maybe some young guys in Al-Shabaab's ranks might change their mind and listen to these scholars? The hardcore AS leader will come up with some sort of fadwah in coming days and not only denounce this communique, but extent their list of "murdads" And when they do that, more and more Somalis will know how small their (AS) narratives are. I doubt if AS will sit with anyone should AMISOM leave.
  2. Ng, of course it wasn't aimed conclusively at Al-shabaab, but ponder on these two points here: Gaaleysiinta iyo Rido ku Xukumidda Qof muslim ah :-Ciddii lagu ogaa Muslinimo ruuxna uma banana inuu ka xayuubiyo islaamnimadaas ama uu murtadnimo ku xukumo, isagoon xujo cad uga haysan Ilaahey iyo Rasuulkiisa.shacabka soomaaliyeedna waa shacab muslim ah wuxuuna u baahan yahay in si degan looga saxo xagga caqiidada,dhaqanka iyo akhlaaqda ,sidaa dartedna uma banana kooxaha ku dagaalamaya Somalia in ay midi mida kale ku xukunto riddo. Kooxaha Ku Dagaalamaya Magaca Diimeed:-Waxaa waayadan danbe kusoo kordhay dagaalkii sokeeye ee ka dhacayey Somalia mudada dheer kooxo ku dagaalamaya Dhamaantood Magaca diimeed sida:-Dowlada KMG,Kooxda Suufiyada oo ay isbahaysi wadaagaan ,Xarakada Alshabab iyo Xisbul Islaam oo iyana isku dhinac ah, Dagaalada dhexmarayana waxey keeneen Masaa,ib iyo Dhibaatooyin Waaweyn,Sida in la banaystey dhiigii xaaraanta ahaa , in la barakiciyey shacab aan waxba galabsan iyo in loo yeerto cadow shisheeye, iyadoo dhamaan kooxahaasi wataan calan diimeed ama jihad ama mid ehlu sunna, sidaa darteed waxaan cadaynaynaa in dhamaan dagaaladaasi aysan xaq ahayn manhajkii nabiga iyo ehlu sunna waljamaca ma banana in la gaaleysiiyo dadka muslimiinta ah ee kazoo horjeeda ,in dadka islaamka ah hub loo qaato,ama gaalo loo garabsado.waxaan ugu yeeraynaa dhamaan kooxahaas in ay si deg deg ah dagaalka iyo dhiiga daadanaya u joojiyaan, ilaahayna toobad dhab ah ugu noqdaan, kuna xaliyaan khilaafkooda wada hadal iyo Musaalaxo dhexdooda ah, una naxariistaan naftooda iyo umadoodaba. As for the AS' refusal to talk TFG, there was never any condition as far as I know, it was total rejection. AS has put down one option/choice for this TFG, SURRENDER or else face the wrath. What now?
  3. They have rejected the idea of sitting with "dowlad Riddah" to begin with let alone laying down any conditions. You didn't even read what the communique says and you were out loud criticizing it? Waadhyaa dee kiis iska waalka naga daa dee.
  4. War Al-shabaab si cad u diideen wax dhex dhexaadin ah, maxaad isla yeel yeeshaa NG? You know where they stand on almost all of Somalia's current issues. They will keep waging wars till their last man standing. All they (scholars) did were to disagree with them and reject AS plans for Somalia. Why is that wrong on your part?
  5. Is Mandera run by Shiekh Khalif? Seems Kenya is loosing it's grip on their North Eastern Somali-land.
  6. I think he goes by the name "Ina Dalmar" check his Myspace here: http://www.myspace.com/inadalmar
  7. Originally posted by nuune: Soomaalidii hore waxey isticmaali jireen bulunqo lagu darey xulbad to prevent pregnancy. Ma prescription ay Awliyada kaliya qoraanbaa? Wali ma maqal sheekadaa camal. As for the thread I think it's all comes down to one's personal desire. It should never be an issue that needs consensus of the general public nor should it be mandated by a government as in the case of China.
  8. ^Xiin would fail the entry test for secret service agency. Imagine him yelling at his peers "you are script" But you could be a good interior minister!
  9. NG, you are right Bayern manager shouldn't take Robben out. You saw how disappointed he was!
  10. NG, no this is not new to me. I have lived in that part of the world and I am quite aware of what goes on in those cultures. Dhubad, tell them the site is the official Somali government website where Somalis vent their grievances. Also tell them that NG is the government's interior minister.
  11. ^Why don't you watch and make up your mind? Rather relying on comments people made!
  12. ^Are you sure it's "just a young man dancing" and not more than that? Waadh(khaldaan camal) the whole culture of Bazi is to lure these young boys and use them as sexual toys. Maxaad isla inta tiraysaa? Did you not see what that former Northern Alliance commander said?
  13. ^Of all places why Peshawar? Khudaaka waastee! Mee pakka Punjabi he. Aup lokun kee "Punjabi too Gaal garnee?"
  14. You will be surprise to hear the incest and other shiddy things that happens in that part of the world.
  15. ^Isagaan ka sugaynaa inuu caddeeyo 0.5 hadduu ku jiro! Adiga reer abtigaa 0.5 see ku aqbaleen?
  16. ^War ka daa sidaa Maaddeey waa oday oo dad soo arkay baan aqaane! Maaddeey, maya uma ihi laakiin haddii aad igu oran lahaydna kama xumaadeen. Reer PL oo aadan collaada la ahayn inaad 2 ku koobtay waa dembi Hadda waan isla keennay ee dadka diinta laga saarayo yaan lagu deg degin, qolyihiina bal gaarsii intaas!!
  17. ^Dee AS afhayeenkooda SOL baan kuu haystee, see wax noqdeen? Haddii aan "annaga" aan meel ku soo qoro soo ma ima tiraahdeen ma Puntland? Ma shabaabkaa ka xanaaqday? Shabaab wax la heshiis ah ma aragtay aan ahayn adiga iyo Kashafa?lool
  18. ^War heedhe annaga la yaabay ninyahow! Annaga soo inaad bayaanisid maaha? Iyadu ma ku jirtaa "annaga" Yaase iska dhicinayaa? Aniga iyo adigu meel aan ku collownay maba jirtee/jidhee!
  19. ^So JB is secretly Muslim miyaa? Good to know that.
  20. AT&T mid familkaga ah oo aad guriga ka cayrisay hadduu yiraa gaal baad ahayd, sheekhu muu dhagaysan? By the way Raamsade dead body will be cremated and will need no janaazah, he has it in his will Why did you choose him over JB though? Just curious!
  21. In Qardho naayaa haddii aad gabar ku dhahdo waxay ku oran "ar hus"
  22. Barca kissed the dust tonight, but we will see how they do in the second leg.
  23. NG, so this was for Peacenow and not for our consumption? But seriously, can someone not voice his detest of Arab culture without being labeled as anti Islam as our own AT&T suggests? By the way Al-shabaab sees Somali culture to be anti Islam. They may be right or wrong, but they don't hide their dislike of anything Somali culture, be it fork dance or dress.
  24. ^You too confused the hell of me, why are you having the same av on display? See what you did to me now On serious note though, it's not only the Muslim clerics/men that say the weirdest things and blame woman for all sort of human ails. I have seen priest in Haiti and in part of Africa doing the same. Pat Robinson blames homos on all things bad. Our muslin clerics need to upgrade their game and come up with some sophistication, this consistent accusation is getting old and cliche!