Gheelle.T

Nomad
  • Content Count

    3,314
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    5

Everything posted by Gheelle.T

  1. Originally posted by MZanzi: horta naagaha al-shabaab rajabeeto maxirtaan .. Bisinkee qofta dhexda ku jirta maa inta ka shiishtaybo..Istaqfurullaah!
  2. Wallaahi this made me lough. lol@kuwa gudaha horta aan layno. Priceless!!
  3. Originally posted by NinaNC: He is not that talented to make it to the national team! Canadian national and talent aa isku sentence galisay. Why would any one with a sane mind wants to be part of a team that really suck? No offense to reer Canada, but that the truth
  4. Abtigii, waa runtaa oo entire Muslim world haddii aad fiiriso waxay ku dhaqmaan some laws which are partially based on Islamic Shariah and part western or local laws. Oo waliba Shariah law ay qoloba siday rabaan u soo turjunteen. Marka Muslim kii oo dhan baa saa ku dhaqan ee see loo oran karaa kulligood diintay ka leexdeen ama qaar unbaa saxsan?
  5. Bal maxaa Maaddeey intaa u diiday inuu sheego. Thanks, Rhazes! Walle garbasaartii waa loo darsaday.
  6. Zack, intaa un baa reerka ka maqneyd, intii haddii ay gaareena dee yaaba ini soo gaari kara. Al-itixaadkiinii xataa waa horbooyadaan geeddii.
  7. ^ Dee haddaba mid uun alliance la samee illaa adiga dhexda taaggan.
  8. Rhazes, do you happen to know about the Xadiith Maaddey jotted above? And what does it say about covering one's(woman)hands or face? Every time a question is thrown to him, he has the habit of evading the question by choosing to write either in Arabic or gives name of a book..lol
  9. Originally posted by The Zack: ^ I see. Any clue why? Musuqmaasuq, accused being supporter of the ONLF? Walle reer adeer turub barrey. Waryaa ninkii aad laheydeen shalay waa da-bba qoodhi miyaad na leedihiin waa ONLF sympathizer buu ahaa? Walle waad barateen
  10. AT&T, soo anigii ku iri meel un jihaadkaaga ku aim garee. Sidii AS baad waranka meelkasta la dayaysaa. Stay on Rhazes front and leave Maaddey for kabiirada! Aan kaa sii mashquuliyee
  11. Cumdatul Axkaamka ma wajiga iyo in gacmaha la qariyaa ku qoran. Macalin Nuur dugsigiisa dee ma soo gaarin kitaabkaas!
  12. Shabaab iyo inteena kaleba isku diin unbaan haysanaa, waxa la isku khilaafaa waa interpretation qaarba/dadba si u sameeyaan. Marka lama oran karo Shabaab isku diin ma nihin. Shabaabku qofka ka soo horjeedaa way fogeeyaan, is lagu dayadose maaha.
  13. ^ Waa markaa iska daba laaban jirtay. Hayee gabdhaha qoryaha loo dhiibay ka dhiga.
  14. Waar Maaddeey yaan la fogeyn. Nimankaa wax wanaag ah ayaan ku arkay oo ku raacsanahay haddii u yiri, yaan iimaankiisa la question gareen.
  15. Haddaa gloves qaboow ina la iskaga celiyo ayaa loo gashtaaye, maxaa waalay reer Saudi iyo Somali? By the way it does snow some part of Saudiya.
  16. ^Adiga jihaadkaaga sidii kii Al-shabaab aad meelkasta kaga jirtaa. One front, waryaa .
  17. ^Fufu, papa saan si maaha. Gabdhihii macaa in qori loo dhiibo oo lagu sawiro. Hadhoowna la dhaho sawir ma la ogola. See camal?
  18. Xamar qaboow ma ka dhacee waa maxay gloves ay xiran yihiin? Maaddeey!
  19. War gabdhaha maxaa loo luggoynaaya?
  20. It is possible to watch the program online? Link please!
  21. Allah ha unaxariisto...Qof dilay iyo sabab loo dilay lama yaqaan..Illaahay u barya reerkiisa in sabur ka siiyo.
  22. Stop hijacking the thread and get back to discussion. Gabadhu horta Somali ma tahay?
  23. ^war this guy is lander, Raamsade "koonfurian" buu ahaa
  24. He could have been a silent reader before he joined the site for all we care..But adiga xaaji Nuune kici them "brain cells" yaa faithful lot
  25. ^Adiga you are allowed to read those lyrics and listen to Marvin Sease's song anytime. There are others that I am fearful of seeing these kind of stuff. I dont know average age of the site, but I know few that hit 50s..