Gheelle.T

Nomad
  • Content Count

    3,314
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    5

Everything posted by Gheelle.T

  1. Nina, If like Siyad was fought in Xamar by different rebel groups. USC ayaa Xamar ina Siyad ka saartay oo waliba Somalidii daganeed nuskeed raacsiiyay. Marka calanbaa kuwa sameysteen minca badan ma laha.Haddii ay Kacaanka wax qabadkiisa ay ogaayeen maxaa iyaka waalay?
  2. Allamagan, odayga alla ha u naxariisto horta. Horayna waan u iri haddana waan ku celin, odayga Soomali kuma wada heeshiineyso marka in qabriga looga haro ayaa fiican. As for looma dhamma, waxaan ka hadlayaa maaha siduu uu u dhashay, ee waa sida looga caama maalay. Dadbaa ku qatanaa. Dee aan halkaa ku dhamayno.
  3. It's you who is trying so hard to reinvent a new history. Calan is not something that is here or there. Kuwa calamada samaystay markay hope ka waayay anarchists ayay dani ku kaliftay. Sartu meesha ay ka quruntay waad taqaan ee is yeel yeelka naga daa!!
  4. 2ba kaliya kama soo horjeedin oo kuwa sariirtiisii biliqaystay ayaa ugu daran oo walina rabin dowladnimo
  5. Nostalgia for the well connected families ayaa maanta dabaal deg ku jira Dee kacaanka looma dhamayn lama wada jecleen, ee sanka galiska naga daaya.
  6. Here is what the U.S of A thinks about your country(Somalia): The State Dept's Dual Track Approach; video
  7. 18 May, oo ay reer Laascaanood nadaafada u kici jireen ayaad bareejay neysaan. Naga daaya dee!
  8. Ninku waxna ma dilin, cimaamada ma badallan, lacagna ma xadin. Marka ha la siiyo chance for now! Kuwa intaa sameeyay baa wali madax ah.
  9. Xaaji, his love with all thing SL is not secret to anyone. He is a man who works and campaigns tirelessly for your cause.
  10. There is nothing good about this hardcore conservative, pro secessionist, so called scholar's article. I would understand if someone would point out the holes in Farmaajo's thesis and even challenges him to some degree, but to expect that from Dr. Pham of all people, is just sick joke.
  11. ^ NG, dee siduu adeer meesha u qabsaday waxaan is "idhi" adiga iyo kuwa meesha haystaa waa isku cod. As for you comments on Xiddigo, waa ii reer Boorama until proven other wise!!
  12. Originally posted by NGONGE: quote:Originally posted by Gheelle.T: ^Dee saaxiib amay fiicnaan laheed inaad "kubbada barta" aad ku ekaato. Horta waxaan ku weydiiyay calanka SL haddii in protest uu qof gubaa, maxaa laga yeeli? Nothing at all. Now that is the Freedom of Expression right there for you. But if after burning the SL flag you stick your hand in your back pocket and take out a Somalia flag, the whole ball game changes. The first was a form of expression, the second an incitement to treason. Haddaba markay Xiddigo ay Boorama ku gubto calankaa calankaa color-da badan, yaan la xirin! KK, censorship aan caadi ahayn aa ka dhacay.
  13. He will take "his Royal Highness"azz to prison now. I am sure he will enjoy his stay there as he wont need to pay for men scouts.
  14. KK, eeddo sawir mudul ah hadda ma comment gareeneyn miyaa, mise ani aaba waashay? I was reading another thread and next thing I know I am back in this thread.. see camal!
  15. ^Dee saaxiib amay fiicnaan laheed inaad "kubbada barta" aad ku ekaato. Horta waxaan ku weydiiyay calanka SL haddii in protest uu qof gubaa, maxaa laga yeeli?
  16. Originally posted by NGONGE: quote:Originally posted by Gheelle.T: JB, whatever happened to the democracy and the freedom of expression? The democracy part only applies to the (sad) arrest without charge. The freedom of expression point does not apply to treasons acts. So you are saying every one in SL should support secession? And if pro-unionist are found, they would be jailed for treason? Dee soo adigii lahaa "duushay"
  17. "Discipline wife" wife-ku ma 5 jirbaa yaabay'e? Nin iyo xaaskii wey is khilaafaan, haddii hadal aan lagu kala bixi karin, maxaa is feer feer keenaaya.
  18. In where I live, if my father were a public figure, the freedom of expression would have allowed you to insult him. How ever bad it may be. Laakiin adigaa lagaa hayaa democracy iyo freedom of expression yaa taal SL. Dee maxaa ku dhacay oo wiilasha lagu haystaa? SL miyaysan ogaleyn dad Somaliweyn qadiyeed rabaa inay ku noolaadaan oo ay dhiibtaan idea dooda?
  19. JB, whatever happened to the democracy and the freedom of expression?
  20. Maxamed Xasan Haliil's take I dont know the guy, but he seems to differ the Col. recent military advances.
  21. War hadalkaa maxaa ka jira? Ragga u dhuun daloola arrimaha Gedo, bal warka soo daaya!
  22. Gedo web Khadka Telefoonka waxaa kula xiriiray Col Barre Hiiraale jaaliyadda qurbaha, maalmo ka hor intuusan duulaan ku soo qaadin magaalada B/xaawo. Col Hiiraale Waxaa hadaladiisa ka mid ahaa "Anigu waxaan qabsanayaa gobolka Gedo, sababtuna waxay tahay waxaa dhawaan beesha Caalamku ay samaynaysaa, aqoonsanaysaana Maamul Goboeed laga hirgaliyo, 6 gobol oo ay Gedo ku jirto. Marka waa inaan helaa gobol aan Waax-qaybsi ku helo" Waxaa kaloo hadalada Kornaylka Ka mid ahaa "Anigu raali kama ihi in beesha **** xilligaan loo magacaabo Ra'iisul wasaare, maxaa yeelay weeraradaan aan damacsanahay isagay (Ra'iisul wasaaraha) caqabad ku noqonyasaa" Mar wax laga waydiiyey inuu damaciisu gaarsiisan yahay inuu dib ula wareego gobolada Jubbooyink waxaa uu sheegay inuusan xilligaan diyaar u ahayn inuu ciidan galiyo jubbooyinka, Laakiin ay jiraan rag ay saaxiibo yihiin , oo uu ka mid yahay Prof: Gaandi oo ahaan jiray wasiirka Gaashaandhiga kana soo jeeda beesha ******, inay ku wajahan yihiin Jubbooyinka. Lixda gobol ee uu Kornaylku carabaabay waxay kala yihiin Bakool, Bay, Gedo, J/hoose, J/dhexe iyo Sh/Hoose. Waxaa kaloo uu Hiiraale sheegay in madaxwaynaha Maamul goboleedkaas la siinayo beesha *********, sababtana uu ku sheegay inay iyagu degan yihiin inta badan deegaanadaas lixda ah. Hadalada Kornaylka waxaa kaloo ka mid ahaa isagoo u jawaabayey gabar su'aal waydiisay "Adeer aniga Ajandahaygu waxaa uu ku egyahay gobolka Gedo, Gedaa naga badan dhamaanteen " ka dibna hablo qiiraysan ayaa alalaas ku dhuftay Hiiraale oo dhawaan la wareegay gacan ku haynta degmada B/xaawo ayaa wata kaliya ciidan aan tira badanayn, laakiin si aad ah loo buun-buuniyey. Ciidankan oo aan weli helin wax gurmad ah, oo kaga imaada dowladda Itoobiya ama tan ku meel gaarka ah, ayaa iminka u muuqda mid aanan caga badan ku taagnayn. Waraysigaan khadka telefoonka ah oo ay dadkii qaar ka mid ahi duubeen waxaan soo badhigi doonaa dhawaan!!!! Gedoweb Exclusive [ October 19, 2010, 12:36 PM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]
  23. We wont be part of the TFG doesn't equate as not wanting to be part of Somalia. PL was not part of Arta TNG. So what's the fuss?
  24. Xaajiga leh O dhulka maba dagaan, amay O idinka dhulweyn yihiin Jamhuuriyaddia saaxiib.