Gheelle.T

Nomad
  • Content Count

    3,314
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    5

Everything posted by Gheelle.T

  1. Xaajiga sheeko aan meesha oollin iyo cajalado dadkale leeyihiin, waa siyaasad is mada daalis ah. He's trying to divert the issue at hand, Buuhoodle and the madness of his beloved Siilaanyo.
  2. Kuwa Buuhoodle ee ciyaalka xaafadu ku eryadeen "ciidamada qaranka"
  3. Falaari gilgalasho kaagama baxdo. Xaaji, sheekadan ha isku mashquulin'e, threadka kale ka hadal.
  4. Xaaji, landers soo shalay lahaa waan haysanaa Buuhoodle? Haddana waxaad la imaateen operation aa laga fulinaayay. What was this op called?
  5. Ala seal team six miyaa? Operation my foot. You tried to spin the bad news coming from hawd, but failed miserably. What will be next, I wonder!
  6. SSC qabiil uu ula jeedaaye, but who are "south somalia people"?
  7. Maaddeey, haddii aan hadalkaa oo kale ku iri bilo ka hor, meeshii aad bila ka hor joogteen miyaad maanta joogtaan. It's a fact that your lot (AS) are loosing ground to the TFG and Amisom. Bilo ka hor iska daaya, 2 saytamaan ka hor meeshaa haysateen maanta ma haysataan. Indhahaa isku haysataa sheikhunaa, mise is yel yeel e kaatahay
  8. Maaddeey, haddiiba aad mar carar ku jirtaan, in la idinka raayay miyaysan ahayn? Qabiiladdii aad gacanta ka heli jirteen markii aad "adeerkay" la dagaalamaysay, maanta waxa ku bursanaaya maaho? Hadda xaggee galee? AS' days are numbered awoowe. You should embrace that and find a way to save the few hundred kids left to fight.
  9. Maaddeey, soldiers, high in rank or not are in the battle fields to die. Dhinaca wiilashaba waa ka dhinteen. Meesha in la idinka saaray ayaa ah muhiimadda. Adiga ma diidanid soo maaha intaas?
  10. Ngonge, waryaa was it you? Anyhow, awoowe, it certainly shook the secessionist base prompting Silanyo to undertake these silly moves (Buhoodle and the wailing gathering of these old men). Awoowe, khatuma, unlike the other mini states popping up everywhere like a mushroom in rainy reason, isn't after seat or piece of the TFG's pie, but to first and foremost oppose and stop the secession madness your lot have been forcing them to abide. And secondly, to bring back the land that's under the control of your admin. If those principal aint profound change on the ground, then i dont know what exactly will change your mind. Perhaps when a real meat is cooked in the pan!
  11. lol@Dr.Cawke's protestation. This oil, if found, is to be shared by all Somalis(including those that want to secede) .
  12. Xiinow, nimankii 100 thread-na waa iska daba furayaan, haddana waxay na leeyihiin wax is badalay ma jiraan. Salaadu xaggee iska qaban la'dahay?
  13. This is great development. It looks like Masago guduud.
  14. Alla maxaa cabaad ah. And some would like us believe nothing has changed with regard to taleex conference. Mar haddi wasiir uu oday qabiilo la shiraayo, xaalladu waa fara ka bax. War macawista kor u xirta. Heesihii Kacaankana waa ku dhameeyeen!
  15. This is a great news for Somalia. I hope we found oil.. "Madaxweynaha Puntland oo isagu ceelkaas si rasmi ah xariga uga jaray ayaa sidoo kale intii ay munaasabadii furitaanku socotey sheegay in howlaha shidaal baaristu ay yihiin kuwo Puntland keliya aanay dani ugu jirin haseyeeshee hadii Puntland shidaal laga soo saaro ay taasi horumar iyo guul u tahay guud ahaan umadda Soomaaliyeed. Dr. Faroole ayaa sidoo kale sheegay in Puntland aysan si gaar ah isugu koobi doonin dhaqaalaha kasoo baxa hadiiba dhulkeeda shidaal laga soo saaro, isagoo intaas raaciyey in Puntland hadii ay dooneyso in dhaqaalaha shidaalku uu iyada ku koobnaado ay mar hore Soomaaliya inteeda kale ka go’i lahayd."
  16. Baashi, there are always exceptions, as long as you do not literally claim the title, you be fine!
  17. "Boqorku waa Jibraahiil, Anna Baashigaan ahay" Xaaji Cabdirahman Cali Mjten. GAROWE ONLINE Xarunta Jaamacada PSU ee magaalada Garowe ayaa maanta 12 Jan, 2011 waxa ka dhacdey munaasabad lagu caleema saarayey isinka beesha Reer Cumar Baashe Cabdilaahi Maxamud Ow-Cismaan ,waxana caleemasaarka ka qayb galay Madaxweyne kuxigeenka Puntland Gen. Cabdisamad Cali Shire ,wasiiro ka tirsan xukumada ,mudanayasha Barlamanka qaar ,isimada Puntland, aqonyahano,abwaano iyo marti sharaf kale oo lagu casemey madasha oo bulshada rayidka ah ka socotey. Caleemasaarka Baashe Cabdilaahi Maxamuud Ow-Cismaan waxaa khudbado ka jeediayay masuulyiin kala duwan oo munaasabada ka qayb galay, waxaana khudbadaahaasi ka mid ahaa gabayo iyo buraanbur ay soo jeediyeen abwaano dhankooda ka qaybgalay caleemasaarka . Wasiirka maamul wanaaga Puntland Maxamed Faarax Ciise Gaashaan ayaa madasha ka soo jeediyay taariikh nololeedka Baasha Cabdilaahi Maxamuud Ow-Cismaan , waxana uu ku darey Gaashaan in isimka muddo dhan 49 sanno ay saaxiib ahaayeen soona wada shaqeeyeen. More pics: http://horseedmedia.net/2012/01/13/baashiga-beesha-reer-cumar-oo-garoowe-lagu-caleema-saaray-codadsawiro/ http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Munaasabad_ka_dhacdey_Garowe.shtml Congrats to the new Baasha, Cabdullahi Maxamud Aw- Cusman and the rest of the family he will lead. He is a great man and yield greater influence in that mandaqad. Allow la garab gal xilka uu qabtay.
  18. Eyes killers at first glance, but hey they are built in Africa..!
  19. Such imposter! Waar runta iska sheeg, I am from Yagoori ku yeh
  20. Such a progress, from Google earth to Photos, woow I wouldn't have guessed it anyway, but what's up with the bluesky?
  21. Beer Gaal, as far as I know, Liban was always the middleman between the PL's admin and Range. In Adde's tenure, Aloore was in charge of affair on the PL side. Adiga meesha joogtee, wax la qodaayo ma aragtay?
  22. Way dhaqaaqdee allow guul la garab gal. Mar LA saas looga dabaal dagay, wax haray aaba iska yar.