Emperor
Nomads-
Content Count
4,044 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Emperor
-
Mudaharaad Aad Ubalaaran Oo Maanta Kadhacay Magaalada London Mudahaharaad Lakaka SOo Horjeedo Maamulka SNM iyo In Somaliya Lakala KOoyo Ayaa Maanta Kadhacay Qasriga Baarlamanka iyo Xafiiska Raisalwasaraha Wadanka UK Mudaharaadkan Oo Ay Kasoo Qaybgaleen Dadweyne Aad u fara Badan OO Ka kala Yimi DHamaan Gobolada Wadanka Uk. Dadweynaha Kasoo Qaybgalay Mudaharaad Kaas Ayaa Shucuurdooda Aad ukacsanayd Iyagoo Muujiyay Sida Ay uga Soo Horjeedaan in SOmaliya Laka Jarjaro iyo In Malayshiyada SNmta Ay Malayshiyooda Kala Baxan Gobolada SSC. Banaanbaxayaasha Ayaa Waxay Sideen Calanka Somaliya iyo Boorar Ay Ku Qoranyihiin Down Somaliland , Snm Mafio Out Of Somalia , Doonimayno Somalidiidka, Mardhow Ayan Idin Soo Gudbin Doonaa Warayo Badan iyo Waliba Gabayo M.M.H.Shire London Uk
-
Kulan ku aadan amaanka magaalada Boosaaso oo maanta lagu qabtey xarunta maamulka Gobolka bari. Waxaa Kulan balaaran oo looga hadlayey amaanka magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa maanta lagu qabtey xarunta maamulka ee magaalada Boosaaso, Kulankaasi oo ahaa mid albaabadu ay xirnaayeen oo saxaafada loo diidey waxyaabihii looga hadlayey ayaa waxaa ka soo qayb galey madaxweynaha DGPL Maxwaynaha Puntland Gen. Cadde Muuse Boqor. Kulankaasi oo ahaa mid albaabadu ay xirnaayeen oo saxaafada loo diidey waxyaabihii looga hadlayey ayaa waxaa ka soo qayb galey madaxweynaha DGPL Max’uud Muuse Xisri (Gen.cade), iyo Isimada gobolka Bari. Kulankan ayaa isimadii ka soo qayb galey waxaa ka mid ahaa Ugaas Xasan Ugaas Yaasin, waxaana si gaar ah kulankaasi diirada loogu saarey arimaha ku aadan dhacdadii iska horimaad ee shaley ka dhacdey magaalada Boosaaso. Gudoomiyaha Gobolka Bari Muuse Geele Yuusuf dhamaadey waxay saxaafada uga warbixiyeen waxyaabihii kulankaasi looga Hadley ayaa wax uu sheeya in ayaa soo wareareen argagiso iyo reer soomaliland lakiin wax uu sheegay in ayaa gacati ayaa ku dhigi doona iyo Ugaas xasan Ugaas Yaasin ayaa wax uu sid oo kale uu sheegay Ugaaska in ayaa ciidamad ayaa qalidantahyi sidii ayaa arintii dhacday shali kulankaasi markii uu soo dhamaadey waxay saxaafada uga warbixiyeen waxyaabihii kulankaasi looga Hadley Suleeqo maxamuud Qabowsade Email: suleeq100@hotmail.com Shabakadda Allmudug.org Bosaso.
-
Boosaaso oo maanta dagan kadib dagaal xoogan oo shalay ka dhacay kadib wada hadalo ay yeesheen Maamulka iyo isimada Puntland. Magaaladda Bosaso ayaa maanta xasiloon kadib dagaal xoogan oo gaystay khasaare dhimasho iyo dhaawacleh, kadib wada hadalo ay yeesheen Maamulka Puntland iyo odayaasha dhaqanka Gobolka Bari oo lagu dhawaaqay in la joojiyo xabada lana wada hadlo intii dagaal wax lagu xalin lahaa. Xasiloonida ayaa timid kadib markii shalay galin kii dambe ay wadahadalo kafool kafool ah yeesheen Isimada Gobolka Bari oo uu hogaaminayo Ugaas Xassan Ugaas Yaasiin oo ah ugaaska Beesha Dhashiishe oo ay ka dhasheen maleeshiyadii dagaalka la gashay Ciidamada Dawlada iyo sidoo kale Madaxwaynaha Puntland. Wada hadalkii shalay ayaa qodobo dhawr ah laga soo saaray iyadoo qodobadii ka soo baxay ay u muuqdaan kuwo dhaqan galay marka loo eego xaalada magaalada Bosaso ee maanta iyo siday shalay ahayd. Qodobadii shalay laysku afgatay ayay ka mid ahaayeen. 1- In xabada la joojiyo ciidamada Puntlandna laga qaado goobaha ay dagaalka ku galeen laguna celiyo xeryahoodii. 2- In laga wada shaqeeyo sidii loo sugi lahaa amaanka Dalka iyo dadka oo inaga wada dhexeeya iyadoo loo marayo dhinaca siyaasadda. 3- In ragii ka dambeeyay falalkii afduubka layska kaashado sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa ayna soo gacan galiyaan qabiiladoodu. 4- In Beesha shalay la dagaalantay Ciidamada amaanku ay ka guraan dhagxaan iyo taayiro ay wadooyinka qaar ku xireen guud ahaana ay hubka soo wareejiyaan maleeshiyadii dawlada la dagaalantay. Qodobadaasi iyo kuwa kale oo shalay lagu wada hadlay ayay ugu horayn dhaqan galeen qodobadii ugu cuslaa sida in wadooyinka dib loo furo iyadoo la arkyay shalay dumar iyo caruur guraya dhagxaantii ay horay wadooyinka ugu xireen iyadoo sidoo kalana xabad joojintii lagu dhawaaqay ay isla markiiba dhaqan gashay. Jawiga magaaladu hadda waa mid dagan mana aad dareemaysid wax dagaal iyo cabsi toona ah dadkuna waxay u wataan hawlohooda shaqo si caadi ah iyadoo markii aad booqato goobihii shalay lagu dagaalay aad arkayso guryo ay waxyeelo gaarsiiyeen xabadihii lays dhaafsanayay. AllMudug.org kala soco wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Somalidaba.
-
Which year did Somalia got to the Quater final stage of the African cup of Nations... Anyone knows?
-
^Home is large and hosts many that have different veiws... I think you would agree with me If I said there are many back where you call home that have the same veiw as the Super powers outside... As for your earlier question, Yes and No, if you only demand that as answer, you are correct I was avoiding a closed answer, there is no right or wrong thing in Somali for tha matter in whole of Africa Sxb... Many things come and go by default.
-
Gordon Brown Welcomes Somaliland's President
Emperor replied to Alla-Maxaan-Kulayaabay's topic in Politics
^Lol you have no water in your argument, I asked a very Simple question, the significance of a question possed by one MP.... perhaps that would mean to you as the policy of the Brisish towards SL, what did they say, anyway, that meant something to you... You have nothing to present, few lines from Oodwayne is a form of accepting defeat... -
Gordon Brown Welcomes Somaliland's President
Emperor replied to Alla-Maxaan-Kulayaabay's topic in Politics
^One just finds the excitement of Oodweyne so entertaining... Oodwayne one question for you, what is the significant of an MP in the British Parliament asking a question about Somaliland to his Prime Minister knowing that: 1.The venue was at the British Parliaments’ Question time, in which more than 600 British MP’s have the right to ask any question they so wish their PM… 2. The debate - no so, but only a question raised in a not that special meeting with any of the Somaliland officials or President by any of British government member. 3.The MP asked the question, Mr. Alun Micheal had been, for a very long time, a friend of Somaliland 4.Question posed asked whether the PM wishes to congratulate or welcome the President of SL that is now visiting UK. 5.The PM answer was simple, short and lacked any sign of recognition in the far/near future… but was to work with them and welcome them to the country. My question, what significance does that have given that any MP, out of the 600, would have had the right to pose any irrelevant/relevant question he/she wants to the PM in the Question time every Wednesday? -
^Whatever mate, corrections and rectification can happen at any time as and when is appropriate...
-
Armed Militia is Back in puntland ..... Police cannot take responsibilities
Emperor replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Somaliwayn1 Sxb there are so many private and independent security firms out there in the World, no reason why I should know who and who guards Microsoft, but what I wrote is a fact... As for the clan element, yes clans in Puntland have arms, so is every other clan in Somalia... no point in arguining on everything... -
^You asking me this question now? Awoowe don't you think is already too late to talk about this... Bear in mind, the Parliament was made in Kenya and way before even Yey was elected... I thnk ot's way too tale to analyse and discuss about this right now...
-
^ I was laughting at it at the beginning but coming to think of it, it is a good move... Amr bil macruuf and wanah... is the main reason why Allah S.W... made us the best of the Ammahs... that said, embracing it and integrating into the government system is not a bad idea... No sectarian divide Sxb, we are all Muslims and Sunni, religion will not be a problem for Somalia Insha'alah, it's the politics and sociatal problem and through this proposal things can only get better... Baraarujin is indeed required, dadka xumaha laga reebo wanaaga lafaro...
-
The beauty of Al-islam and the wisdom our faith comes to light... This man was married to his wife for 13 years with some kids... wife pregnant and possibly never had a good flesh for few months, struggled with the lack of attention and complaining about the big S life... to add insult to injury bombarded with a young attractive female in his office flirting with him day in and day out... the question what do you expect... You see now their life in misery, kids lost in no where.. Mam in depression and utter disbelief, the father is heartbroken and near to mental... the whole family in shatters, court cases... financial broke down and a burden that stays with them until the doomsday... Allah knows his slaves better, the character and creation of men and woman, knows and maintains this world in its perfect order... it's he, who allowed men to marry more than one should that be a necessity... otherwise one is enough... All men are not equal, some men are far stronger than others, some have more passion for women, some demand far too much than a young sexually active lady can provide let alone a lady at it's weakest and suxual inactiveness point...
-
Women and generally girls are the backbone of any soceity, part of the reason we are what we are is you ladies Hureey, lead the way, not to another failure thou Gosh do I seem to be by blaming the sexy gender for anything bad, perhaps they are too sexy, dee waa caadi, wixi xunba xaawaa leh
-
Armed Militia is Back in puntland ..... Police cannot take responsibilities
Emperor replied to Jacaylbaro's topic in Politics
What and where are the armed militia, Afsomaliga ma fahantid miyaa, it's only a private security firms that the Puntland Admin has allowed... Wax badan ayaa lagaa horeeyaa dee, Private security firms exist everywhre specially in most of the developed nations... -
Security operation, it happens everywhere... not a big deal... no clans fighting, only a bunch of criminals rounded by the police... very Simple
-
Ra’isul wasaare Nuur Xasan Xuseen “Waxaan idinak codsanayaa hadii aan qaldanahay in aad I qabataan hadii aan wado sax ah ku sopcdana aad gacan isiisaan”. Ra’isul wasaaraha jkamhuuriayda Federalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) aya sheegay in xukuumadiisu ay ku soconeyso habka ku dhsian xaqa iyo daacdniamda,waxaana uu yiri “Waxaan balan qadayaa waajibaadka naloo xil saaray in aan u gudanayno si hufan oo daacad ah” Ra’isul wasaaraha jkamhuuriayda Federalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) aya sheegay in xukuumadiisu ay ku soconeyso habka ku dhsian xaqa iyo daacdniamda,waxaana uu yiri “Waxaan balan qadayaa waajibaadka naloo xil saaray in aan u gudanayno si hufan oo daacad ah” Ra’isul wasaaraha ayaa hadalkan ku sheegay khudbadiisii uu jeediyay maanta ka gadaal markii mudanayaasha baarlamanka qaranku ay xukuuamdiisa cusub ku ogolaadeen cod aqlabiyad aad u ballaaran ah. Ra’isul wasaraha Soomaaliya ayaa mahadcelin ballaaran ujeediyay mudanayaasha sharafta leh e u codeeyay xukuum,ada qaranka,waxana mahadcelintaa kadib sheegay in kalsooni siintii maanta ay muujineyso rajo wanaag ah in umada si guud oo dhib la’aan ah loogu adeegi doono. Ra’isul wasaaraha ayaa codsi wada jir ah u diray mudanayaasha baarlamaanka,madaxweynaha jamhuuriyada,shacabka Soomalaiyeed iyo beesha caalamkaba codsigaas oo ku aadanaa in ay gacan ku siiyaan sidii uu ugudan laha waajibaadka culus ee loo xil saaray. Ra’isul wasaraha jamhuuriyada aya mar kale ku celiyay ahdal uu horay usii daayay oo ahaa in mudanayaasha baarlamanka iyo shcabka Soomaaliduna ay qabtaan oo saxaan hadii uu qaldan yahay,hadii uuwadada saxda ah ku socdana ay la shaqeeyaan oo gacan siiyaan. Ra’isul wasaaraha,xubnaha goliis awasiiarda iyo gudu ahaan jmduanayaasha baarlamaanka aya alaga dareemi karayay farxad weyn oo ku aadan sida sharaftu ku dheehantahay oo xukuuamdu ay maanta kalsoondia u heshay. Xukuuamdan cusub ayaa waxaa horyaala howlo ad adag oo hdana aad u farabadan oo looga fadhiyop in ay ku fuslio mudo gaaban gudeheed,.waxaana Allah uga baryaynaa in uu la garab galo hwosha culus ee hortaala. Xafiiska warqabadka shabakada wararka carmooyin.com ee Mqudisho. Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@gmail.com
-
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in la dhisayo hey’ad dowli ah oo ka shaqeysa farista samaha iyo reebista munkarka. Agaasimaha guud ee wasaarada awqaafta iyo arrimaha diinta Sheekh Cali Sheekh Maxamuud sh Cali dheere ayaa sheegay in dowlada federalka Soomaaliya ay dhawaan hirgelin doonto hey’ad ka sahqeysa farista wanaaga iyo reebista xumaha. Agaasimaha guud ee wasaarada awqaafta iyo arrimaha diinta Sheekh Cali Sheekh Maxamuud sh Cali dheere ayaa sheegay in dowlada federalka Soomaaliya ay dhawaan hirgelin doonto hey’ad ka sahqeysa farista wanaaga iyo reebista xumaha. “Culumaa’udiin gaaraya 60 oo diinta ku faafiya masaajida dalka qaarkood ayaa isoo gaarsiiyay qoraal ay ku dalbanayaan in ay dowladu sameyso hey’ad dowli ah oo qaabilsan wanaag farista iyo reebista xumaha,waana ka qaadanay”ayuu yiri Agaasimaha guud ee wasaarada awqaafta iyo arrimaha diinta Sheekh Cali dheere. Sheekha ayaa sheegay in culumaa’udiinkan ay ku jiraan kuwo ku xeel dheer cilmiyada kel ee maadiga ah oo aqoon durugsan u leh ku baraarujinta shacabka ee ka feejignaanta halista cudurada faafa . Dhinaca kale Sheekh Cali dheere ayaa ugu hambalyeeyay umadaha islaamka guud ahaan gaar ahaana shacabka Soomaaliyeed bilashada sanadka cusub ee islaamka 1429-ka,waxaana uu shacbka Soomaaliyeed u rajeeyay in sandkan sanadkiisa ay ku gaaraan horumar ,barwaaqo iyo dowladinimo waarta. Xafiiska warqabadka shabakada wararka carmooyin.com ee Mqudisho. Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@gmail.com
-
Mareykanka oo qalab siiyay ciidamada ku sugan Xamar ee AMISOM Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 08-Janaayo-08 (Photo AP) -------------------------------------------------------------------------------- Warar soo baxay ayaa sheegaya in dowlada Mareykanka ay ugu deeqday ciidamada Midowga Africa ee Soomaaliya Qalab isgaarsiineed oo ku xeran Satalajka kaasi oo isku xeraya saraakiisha Amisom Muqdisho iyo Madaxda Midowga ee Adis Ababa . Danjiraha Mareykanka u fadhiya xarunta midowga Africa ayaa qalabkaasi casriga ah ku doonsiiyay madaxa golaha nabad galyada ee Midowga Africa Saciid Djinit . Qalabkani isgaarsiinta oo noocooda lagu sheegay V-Satelite ayaa la howl gilinaya bartamaha bishaan iyadoo uu isku xerayo ciidamada Amisom ee Muqdisho iyo mas`uulyinta Midowga Africa ee Adis Ababa jooga . Midowga Africa ayaa si weyn ula dhacay qalabkaani oo ay sheegeen in wax ka tarayo dhanka isgaarsiinta iyo isku xerka madaxda . Dowlada Mareykanka ayaa muujineysa dadaal ku aadan xoojinta qalabeynta ciidamada AMISOM ee Soomaliya kuwaasi oo haatan dalka ay ka joogaan Uganda Iyo Brundi . Maryama Xuseen Axmed seymuun@hotmail.com Xafiiska Calanka Ee Muqdiso Calanka.com Isha wararka xaqiiqda.
-
President Rayale’s visit: an opportunity for the US
Emperor replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^What was he then mate, may be you know better ... give me a bit of a laugh... -
^Lool, are you saying that it is the effort and the voice of the TFG Opposition that is getting through to the ears of the outside world than particularly that of SL officials?
-
Nairobi: Ururka Midowga Yurub oo markii ugu horeysay sheegay inuu mushaar joogto ah siin doono Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya. 10. januar 2008 Nairobi (AllPuntland) - Ururka Midowga Yurub ayaa markii u horeysay sheegay in mushaar joogto ah uu bil walba siin doono Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya. Balan qaadkan ayaa yimid kadib markii dhowaan Wakiilo ka socda Dowladaha Yurub ay la kulmeen Gudoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Aadan Madobe iyo Ra'iisul wasaare Nuur Cadde Safiirko ka socda Dowladaha Yurub ee u fadhiya Magaalada Nairobi oo todobaadkan tagay Magaalada Baydhabo ayaa waxay balan qaadeen in ay Baarlamaanka siin doonaan gunooyin mushaaraad ah, xilli Xildhibaanada ay ka cabanayaan mushaar la'aan. Dowladaha Ingiriiska, Sweden, Norway, Talyaaniga iyo wadamo kale ayaa balan qaaday in bil waliba ay msuhaar joogto ah siin doonayaan Mudanayaasha Baarlamaanka, iyadoona 275-ta Xildhibaan bil walba la siin doono qofkiiba lacag dhan 1200$ (kun iyo labo Boqol oo Doolar). Hey'adda UNDP ayaa horay u bixin jirtay dhaqaalaha ku baxa Baarlamaanka, waxaana tan iyo markii Sheekh Aadan Madoobe loo magacaabay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya hakad galay mushaaraadka Xildhibaan walba ay siin jirtay Hey'adda UNDP, kaasoo dhamaa lacag gaareysa 1800$ (Kun iyo sideed Boqol oo doolar). C/casiis Maxamed AllPuntland, Muqdisho
-
Baydhabo: Baarlamaanka Federaalka oo 220 codad ka badan Kalsoonidooda kusiiyay Xukuumada Federaalka 10. januar 2008 Baarlamanka Federalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta cod gacantaag ah ku ansaxiyay Xukuumadii dhowaan uu soo dhisay Raysul wasaare Nuur Cede taas oo Qorshaheeda lahorkeenay Baarlamanka si kalsoonida loo siiyo. Kulanka oo uu shir Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Baarlamanka ahna siihayaha xilka Madaxweynaha Md Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa waxaa ku soo xaadiray 230 xildhibaan, iyadoo xildhibaanada lagu horakhriyay Labo Mooshin oo ay soo diyaariyeen qaar kamid ah xildhibaanada kuwaasi kala taageerayay in kalsoonida Xukumada laga dhigo mid qarsoodi ah iyo inay noqoto gacantaag. Mudaddii uu socday kulanka ayaa xildhibaanadii soo diyaariyay Mooshinka qarsoodiga ah waxaa ka tanaasulay 23 xildhibaan oo sheegay inay ku biireen codka gacantaaga ah iyadoo ay soo hareen xubno tiradooda ay yartahay sidaasina kalsoonida Xukuumada looga dhigay mid gacantaag ah. 223 xildhibaan ayaa codka gacantaag ah ku ogolaaday xukuumada inay sii guda gasho howlaheeda, waxaana diiday 5 mudane halka 2 kalana ay ka aamuseen sidaasina gudoomiyaha baarlamanka oo shir gudoominayay Kulanka uu ku shaaciayay natiijada rasmiga ah ee xukuumada, isagoo cadeeyay inay ansaxtahay maadaama ay ogolaadeen 223 xildhibaan. Yaasiin Digool
-
President Rayale’s visit: an opportunity for the US
Emperor replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^Riyaale was the former head of the notorious spies called NSS, the most feared element ever existed in Somalia, an element that employed the worst kind and the most evil tactics of torture hardly used in the world... in Riyaale's time as the Cheif commander of this wicked organisation ordaniry Somalis were buried alive by doubting Aabe Siyaad let alone critise his rule... -
President Rayale’s visit: an opportunity for the US
Emperor replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^Lol at you, very sounding a principled man... I leave you to it Juje AfricaOwn Riyaal is another criminal warlord which you so passionetely support, what makes you have any better moral ground than the rest?
-
Popular Contributors