Emperor
Nomads-
Content Count
4,044 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Emperor
-
Armed Militia is Back in puntland ..... Police cannot take responsibilities
Emperor replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^Wishful thinking that it will never stop there, make your wishes, you the right to wish and dream... -
^No matter how you miscount the heads or lobby for recongnition, and no matter how you cry no peace in the South, no matter how many times Riyaale pays British MPs, no matter what have you... The Somali union is here to stay, it will never fade away, Period...
-
Armed Militia is Back in puntland ..... Police cannot take responsibilities
Emperor replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^LOl, don't make fool of yourself, there is a limited number, no more than 300 men as a Private security force... That's the maximum number mentioned in the report, why misread it... American private security firms can't have more armed forces than the American army, can they???? -
^Aha, Even Somali singers attended
-
Demonstraters in 10 Downing Street All this Somalis prayed in one Mosque and were only 22, haha, very good it is the kind of people that have a real Somalinimo in their conscience
-
LOol, All Somalis are for the Unity except few confused secessionits... So much for 22, gees ka gees fiiri bal, and the building in the background is not Riyaale's Hotel, no where near mate
-
^For some it is hard to see beyond the line... what they see is clans, nothing but only the clan image, dismantling Somalia for no other credible purpose but purely because of clan thy or clan theeeee
-
^The man, Xoogsade, who has been against everything good in Somalia, is now all in droves against the Somali unity... promoting clanism, Waa expected.
-
MARC SMITH****A VIDEO FOR SOL MEMBERS*** VIDEO EXCLUSIVE
Emperor replied to MAXIMUS POWERS's topic in General
Aight! Whats wrong with you people. Why are you trying to gang up on Marco, leave the fella alone, Smithy take no note of what they say, keep up the spirit... -
LOol, OK... Its a sad story, however has been inundated... too much coverage given...
-
^Sxb the African problem is poverty and not tribalisms, give them the jobs, the money and the investment... You would be suprised to see that every body will be busy with their own daily activities rather than dwelling on or talking about which tribe has the power thus richer...
-
^War niyow Sheekadaan TV news-ka ayaan kaga daalnay why post on here again?
-
^Lol, I was wondering about how Somalia had never excelled in the Sport... Ethiopia and Sudan have all won the AFrican Cup of Nations... and Somalis never qualified? What's wrong with our skinny bones... BOB thanks for the info, although an old Somali dude who's passionate about Football told me that Somalia had once reached the quater finals of the African cup of Nations.
-
God bless the pro polygamist…they know how to twist every situation to legitimise there actions bless you. You will be suprised had I said that I don't need to legitimize but it already is legimate... You are against polygamy? Why? It is not your business to make choice for other people, everyone is different and old enough to make their own choices, certainly there are some woman that are happy with the idea, If you disagree with it doesn't necessarily mean its not a legitimate...
-
^Adeer, you need to do more research on your leaders, Riyaale, A. Yasim (Child molester), Siilaanyo, Waraabe are warlords... Stop throwing stones while house isn't clean... The Somali Parliament have very tiny number of former warlords, about 6 or 7 out of 275 MP's... do the math and see the percentage... The TFG's new cabinet members are much much more cleaner and have better record than your Riyaale and Faysal Waraabe...
-
All the while the city's main source of import is stil shut... Dekada Magaalada Kismaayo oo weli ay u xiran Maleeshiyaad beeleedyo hubaysan Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka jubada hoose ayaa sheegay in xaalada Magaalada Kismaayo ay tahay mid cakiran iyadoo sababtu ay tahay Maleeshiyaad beeleedyo ay jidgooyooyin dhigteen Wadooyinka soo gala Dekada Magaalada Kismaayo. Xaalad Magaalada ayaa waxaa kale oo saameeyey ka dib markii Maamulka Magaalada uu soo kala dhex galay khilaaf iyadoo Gudoomiyihii hore ee dhinaca Siyaasada Beesha **** C/risaaq Faarax Taano xilka gudoomiye nimada laga qaaday ka dib marii ay Odayaasha dhaqanka Beesha **** ay ku eedeeyeen in uu howshiisa gabay. Maleeshiyaad taageersan Cabdisaaq Faarax Taano ayaa dhigtay jidgooyooyin wadooyinka soo gala Dekada Magaalada Kismaayo,iyagoo sheegay inaysan raali ka ahayan in Gudoomiye nimada laga qaaro Taano,walow ay odayaashu ku dadaalayaan inay ku qanciyaan Cabdirisaaq Taano inuu xilka iska wareejiyo. Ganacsatada Magaalada Kiasmaayo qaarkood ayaa soo dhaweeyey in xilka laga qaado Cabdirisaaq Taano ,khilaafka ayaa la garan karin inta uu gaari karo walow ay jiraan dadaalo farabadan oo loogu jiro in si nabad gelyo ah lagu dhameeyo wixii khilaaf ah.
-
KISMAAYO: Xiisado Colaadeed oo kataagan Degmada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose... Source
-
^Its good news indeed, security returns... conflict is no good for anyone Boliska Bosaso oo soo afjaray howgaladi Bosaso, Somalia (Calanka.com) 11-Janaayo-08 Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland C.casiis Saciid Gacamey oo la hadlayay Mid ka mid ah Warbaahinta Maxaliga ayaa shegay in ay Ciidamadu ay soo afmeereen Howlgaladaasi isla markaana ay ku najaxeen waa sida uu taliyuhu uu sheegay. Taliyaha Ciidamada Booliska Ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen Qaar ka mid ah kooxihii la dagaalamayay Ciidamada Booliska In kasta oo uu ka gaabsaday Tirada ay dhan yihiin. Taliye C/casiis Saciid ayaa intaasi sii raaciyay In ay haatan Goobihii uu iska hor imaadku uu degan yahay isla markaan ay ciidamada Haatan Ku Sugan yihiin oo ay roondooyin ku sameenayan. Madaxweynaha Puntland Mahamud Musse Hirsi ayaa Duhurnimadii Maanta la kulmay Odayaal Dhaqameed ay hayb hoose wadaagaan Kooxaha Dagaalamayay Kuwaasi oo ku dhiirigaliyay Kooxaha in ay Xabada Joojiyaan Hubka Dhigaan Isla Markaasna Waxa ay odayaashaasi ay ku guuleysteen In ay Qaadaan Jidgooyooyin ay sameeyeen Kooxahaasi. Xaalada Bosaso ayaa Caawa ah Mid Degan In Kasta oo laga dareemayo Raadadkii uu maanta Magaalada ku Reebay Dagaaladii Dhacay.
-
Way to go, these are the pure Somali nationalists A Hijabi against the partition of Somalia
-
Ha loo sheego ALLUN MICHEAL marka Wales go'do UK ayay S/Landna Go'aysaaye'' (Faa (Faalo}11.1-8 "Ninka lagu magacaabo Allun Micheal oo asalkiisu ka soo jeedo gobolka lagu magacaabo Wales ee Isku taga boqortooyada UK ayaa wuxuu ilaa sideetanaadkii ku mashquulsanaa sidii waqooyiga Soomaliya uusan nabadi uga dhalateen. Wuxuu 1988kii gacan dhaqaale iyo mid afba siin jiray jabhadii SNMta isku magacaabi jirtay ee dagaalka kula jirtay dowladii wagaa jirtay. ALLUN oo ah nin jagooyin ka soo qabtay xukuumada Ingriiska dhowr jeera laga xaydhiyay xilal wasiirnimo ka dib fadeexado ku soo baxay iyo liidnimo ayaa wuxuu wadaa olole uu ictiraaf ugu raadinayo S/Land Arbacadii dhowayd ayay ahayd inuu su'aal waydiiyay raisulwasaaraha UK in uu la soo dhaweynayo madaxweynaha S/Land oo ku sugnaa guriga baarlamanka iyo in kale? Taas oo ugu jawaabay inuu taageerayo dadka Soomaliyeed nabad gelyada iyo wax qabsashada ku salaysan dimuquraadiyada. Waxaa kaloo ALLUN weji kabax kala kulamay in wakhtigii la furayay guriga cusub ee loo dhisay Wales Governmemnt uu ku casumay ninka sheegta gudoomiyenimada golaha baraalamaanka ee S/Land taas oo markii albaabka la isyidhi ha ka galo la waydiiyay dowlada uu ka soco markaana laga waayay liiska dowladaha aduunka. markii ugu danbaysana la fadhiisyay meesha dadka shicibka la fadhiisiyo. Hadaba siyaasada Allun Micheal waa mid munaafaq badani ku jiro marka aad u fiirsato sida uu u dhaqmo marka uu joogo UK iyo marka uu ka hadlayo qadiayadaha wadamada kale sida Soomaliya. Ka soo qaad wuxuu ka mid yahay raga ugu waaweyn xisbiga shaqaalaha ee Wales, wuxuuna siyaasada ba'an dhex taalaa xisbiga gooni goostadka ah ee Plaid Cymaru, kaas oo doonaya mar uu inay tuuraan reeryada gumaysiga Ingriiska sida ay ku doodaan. Wuxuu Plaid Cymaru kula dagaalamaa "wadankaad kala goynaysaan, ama Midnimo diid bbaad tihiin" hadaba waxaa su'aashu tahay wadanka Wales, wuxuu leeyahay 1- Dhaqan ka gooni ah ka inta kale ee UK 2-Wuxuu leeyahay luuqad u gaar ah 3-Taariikh u gaar ah 4-way ka jidh duwan yihiin dadka kale ee UK waana la xaqiraa Dhanka soomaalida 1-waa isku dhaqan 2-waa isku midab 3-waa isku diin 4waa isku af 5waana isku taariikh. Hadaba waxaa is weydiin mudan ma Wales baa u baahan in laga gooyo UK, mise waqooyiga soomaliya ayaa u baahan in laga gooyo Soomaali inteeda badan. Anigoo ay na dhex martay xidhiidh arintan ku saabsan Allun ayaan waxaa jeclaan lahaa dadweynaha Soomaliyeed ee ku dhaqan Wales inay ka qayb qaataan sdii ninkan ku shaqeeya khidmada looga hor tagi lahaa uusan ugu talaabsan dhibaatada uu wadankiisaba u diiday inuu ku fuliyo Soomaliya. Waxaana ku soo gebo gabaynayaa "Marka Wales ka go'do UK ayay waqooyiga Soomaliyana ka go'aysaa Jamhuuriyada Soomaliya. Saleban Axmed UK- Widhwidh Online
-
Ciidamada Booliska Puntland ayaa sheegay in ay soo gabagabeeyeen Howlgaladii ay ka wadeen Bosaso Saaka {Bosaaso}11-01-08Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland C.casiis Saciid Gacamey oo la hadlayay Mid ka mid ah Warbaahinta Maxaliga ayaa shegay in ay Ciidamadu ay soo afmeereen Howlgaladaasi isla markaana ay ku najaxeen waa sida uu taliyuhu uu sheegay Taliyaha Ciidamada Booliska Ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen Qaar ka mid ah kooxihii la dagaalamayay Ciidamada Booliska In kasta oo uu ka gaabsaday Tirada ay dhan yihiin. Taliye C.casiis Saciid ayaa intaasi sii raaciyay In ay haatan Goobihii uu iska hor imaadku uu degan yahay isla markaan ay ciidamada Haatan Ku Sugan yihiin oo ay roondooyin ku sameenayan. Madaxweynaha Puntland Mahamud Musse Hirsi ayaa Duhurnimadii Maanta la kulmay Odayaal Dhaqameed ay hayb hoose wadaagaan Kooxaha Dagaalamayay Kuwaasi oo ku dhiirigaliyay Kooxaha in ay Xabada Joojiyaan Hubka Dhigaan Isla Markaasna Waxa ay odayaashaasi ay ku guuleysteen In ay Qaadaan Jidgooyooyin ay sameeyeen Kooxahaasi. Xaalada Bosaso ayaa Caawa ah Mid Degan In Kasta oo laga dareemayo Raadadkii uu maanta Magaalada ku Reebay Dagaaladii Dhacay. Mahamud Said Salad Bosaso Puntland Somalia
-
Popular Contributors