Emperor
Nomads-
Content Count
4,044 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Emperor
-
Warbixin Faahfaahsan Oo Ku Saabsan Sida Saaka Wax Uga Dhaceen Magaalada Laascaanood Jan 17, 2008 By: Laascaanood(Jidbaale.com):-Saaka aroornimadii ayaa waxa ay soo qaban qaabiyeen xubnaha ka soo jeeda beesha İsaaq iyo kuwa u adeega waxa ay ugu yeedheen dibad bax lagu taageerayo waxa ay beelaha İsaaqu ugu yeedhaan Gooni isu taag, waxayna xubnahaasi iyaga oo adeegsanaya wiilal ay maalin dagaal soo siiyeen iyo hal gaadhi oo kuwa loo yaqaano Mark11 isku dayeen in ay socod ku maraan waddada Laamiga ah ee magaalada. Laascaanood. Hasa yeeshee markii ay meel u dhaw Hutel Xamdi dhalin yaradii is taagtay, sawirrona iskaga qaadeen ayey damceen in ay magaalada soo dhex maraan, waxaase arrintaas is hortaagay bulshada xalaasha ah, ee iyagu ka dhiidhiyey in ay beesha ***** iyo kuwa xanuunka ka qaba ee u adeega waxa ay doonayaan u meel maraan, waxaanay shacabka xalaasha ahi waddada Laamiga ah ee dhex marta magaalada ku xidheen dhagaxaan iyo quraarado. Waxayna u diideen in ay soo maraan xubnaha ma kastada ah ee u adeegayey İsaaqa. Muddo ka dib ayaa shacabku dib u isu soo abaabuleen, iyaga oo wata Calanka Soomaaliya waxayna qaban qaabiyeen Muddaharaad lagaga soo horjeedo fikirka qaldan ee reerka İsaaqu wato, waxayna shacabkaasi socod ku mareen waddada laamiga ah, markay marayaan meel u dhaw Masjid Jaamaca ayaa waxa rasaas ku furay Malayshiyo ay wada wateen Nin dhawaan lagu baddelay Nacab U adeege Xuseen Taarwale, oo ka soo jeeda beesha Isaaqa Jilibka Arab, oo lagu magacaabo Cabdi Xuseen ıyo Nacab u adeege Mahad Cambaashe, waxaana rasaas oodda looga qaaday shacabkii halkaasi ku sugnaa. Waxay markiiba wadnaha ka haleeshay wiil uu adeer u yahay Nacab iyo Cadow u adeege Dhakool.Wiilkaas oo lagu magacaabo Shaafici Maxamed Ismaaciil iyo qof haween ah, waxaana markiiba loola cararay Shaafici magaalada Garoowe, oo intii uu jidka ku sii jiray naftu ka baxday. Waxayna bilaabeen Malayshiyada İsaaqiya in laga ururiyo shacabka calaamadihii ay ku taageerayeen Midnimada Soomaaliya, iyaga oo hore u soo gubay intii Muddaharaadku socday Calanka laga soo qaatay Qabriga Sheekh İsxaaq ee lagu xardhay weedha Xaqqa ah ee baaddilka lagu raadinayo. Haddadba shabakada Jidbaale.com ayaa waxa ay nasiib u yeelatay in ay Sawirro ka qaado Muddaharaada-yaashii ka soo horjeeday waxa loogu yeedhay gooni isu taagga, halka saxaafadda u adeegta Malayshiyada İsaaqiya ay soo sawireen kuwa isaaqa lagu taageerayo iyaga oo iska indha tiray in ay sawiro ka qaadaan mujaahidiinta sharafta mudan. Magaalada Laascaanood ayaa kacsan waxaana ka jira dhaqdhaqaaq ay wadaan bulshada u dhalatay gobolka, kuwaas oo ay kaga arrinsanayaan xubnaha u adeega beesha İsaaqa, ee iyagu hore u sheegay in ay dawlad ******* rideen, haatana doonaya waxay ku riyoodaan oo ah Dawladda İsaaqiya . Shacabka reer Laascaanood ayaa maanta oo dhan ay u shidnayd dhulka saw anigu malihi ninkii dhoof ku yimibay geeridu dhibaysaa, wakhtigii dhammaayoo wuu dhaqaaqi doonaa. Cali Faarax Laascaanood Jidbaale.com
-
Laascaanood: Ciidamada Somaliland oo xakameyn waayay Banaanbaxayaal doonayay Midnimada Soomaaliya ka dibna dhawaac soo gaarsiiyay Shacab. 17. januar 2008 Laascaanood(AllPuntland)- Dadweynaha ku dhaqan Magaalada Laascaanood ee nabada Jecel ayaa saaka sameeyey Banaanbax balaaran oo ay uga soo horjeedaan Kooxaha Magaalada gacanta ku haya doonaya in ay Soomaaliya kala go'odo. Dadkan banaanbaxayay ayaa dhagxaan iyo Dhalooyin ku tuuray goobo ay joogaan Maleeshiyaadka Maamulka la baxay Somaliland ,waxa ayna dadkan sidoo kale ka soo horjeedeen kala go'eynta Jamhuuriyada Soomaaliya. Maleeshiyaadka Somaliland ayaa dhawaacay oo rasaasta ka dhacda Qoryaha saaran gaadiidka dagaalka uadeegsatey dadka Shacabkaa ee ku dhaqan Magaalada Laascaanood ,markii ay dadku diideen in ay joojiyaan Banaabaxooda. Muwaadiniintan ayaa ku dhawaaqayey Erayo looga soo horjeeda Maamulka la baxay Somaliland waxa ayna ku dhawaaqayeen hadalo lugu taageerayo Israaca iyo Midnimada Umada Soomaaliyeed. Kooxaha udhashay Magaalada Laascaanood ee jooga Magaalada ayaa amar ku baxshey sida lasheegay in dadkaasi Xabsiyada la dhigo ,balse dadka ayaa taasi ka dhiidhiyay waxa ayna diideen in ay soo humaajiyaan Maleeshiyaadka Somaliland. Axmed Yuusuf Yaasiin ,oo ah Madaxweyne kuxigeenka Somaliland oo la qorsheeyey in uu tago Laascaanood ayaa ka qaabsaday safarkiisii markii lugu wargaliyay in ciidamada Puntland ay sameeyeen dhaqdhaqaaqyo Milateri ayna magaalada ka socdaan dadaalo banaanbaxyo waa weyn laga dhigi doono. Mahan markii ugu horeysay oo ay Maleeshiyaadka heysta Magaalada Laascaanood dad Shacab ah uadeegsadaan rasaasta ka dhacda Qoryaha saaran gaadiidka dagaalka looguna talagalay in ay la dagaalamaan ciidamo Xoog leh oo ka soo horjeeda. Faarax Cabdulqaadir Geylan AllPuntland
-
^Lol tell him sxb, thou you should let the young man dream or perhaps hallucinate
-
^Lol, I see desperado time for secessionists is kicking off... let it roll
-
Looooool This is getting funny and very very silly, I mean ragga gabdhaha la marmaaya maanta dhan...
-
^Keep your hallucinations.... The TFG in itself is progress, you won't see that, there had been constant progress on every corner, on the ground level they have gained more support and control most of Somalia, on the political side they kicked all Powers out of Somali and now the confussed re-ground in Asmara, the gained support from the IGAD, the Arab league, AU and UN... what more do you expect... Tell me what have the secessionists achieved for the past 4 years when the TFG was non-existant apart from inviting the Homos hugging...
-
The people of Puntland have the right to show their anger against the current Admin... Inflation is no good for the poor and certainly not helping the region. Adde is introducing higher taxes as well, it's unfortunate, bizarre and quite puzzling to see the Admin that vowed to help the country, promised security, free education and claimed to lead us to prosperity behaving like this... I think the blame is not only on Adde but most of the Administration officials are incompetent, corrupt and lack vision, the likes of Gaagaab, Afqudhac, Awaare and the rest have been working hard to fill their stomachs, however, Adde as the current President must ultimately bear responsibility.
-
^Are you serious mate? Just asking are you being serious? you must be one of the wonders of the world taking secessionism to a whole new level.... The Somali President receives this kind of treatment: Do you want more, that of Hu Jintao, Lol Keep dreaming my friend.
-
Meet your Ambassador to Tanzania.....Gen Looyaan
Emperor replied to General Duke's topic in Politics
^Nice one, thanks Duke for sharing... General Madoobe was a great asset for the TFG as the head of the Police, I am sure will do similar work if not better as a diplomat and Ambassidor to Tanzania, my home country. -
LOl, how low can you go man, the secessionist President went there for a holliday and travelled with the Somali Passport, Period.
-
^As usual you can't stand the positive news from the South, you love to see the chaos in the South as your only fuel to drive your secession ideals, no more
-
Originally posted by Duke: Thus while Somalia and its governemnt is weak, its not as weak nor as depserate as the ever ludicrous secessionists led by Warrabe[hugger] and Co. Astaqfurulaah al cadiim
-
They had to resort to killing and kidnapping the local innocent people imposing their secession ideals forcefully to reer SOOL, will see the outcome of this inhumane strategy...in one way or another SL militia will have to pay the price...
-
^Lol as if Qaran news is the holly book... live with your illusion.
-
Wasiiradii hore ee haweenka iyo sawiirada cusub oo is macasalaamaynaya labad Wasiir ee xilka Gaashaandhiga isku bedelaaya dhexda , bidix PSK Wasaaradda midig Taliyaha Ciidamada.
-
Wasiirkii hore ee gaashaandhiga DFKMG oo xilkii wareejinaaya iyadoo dhinaca bidix ay ka fadhiyaan Taliyaha ciidamada XDS, Saalax Liif Col. Biixi iyo saraakiishii xilka kaga hooseysay qaar ka mid ah
-
bidix Wasiirka Gaashaandhiga, dhexda RX, ilko Xanaf, midig Biixi Wasiirka Warfaafinta oo xilkii kala wareegaya kii hore, iyagoo kala sixiixanaaya Qoraaladii Wasaaradda.
-
Magaalada Baydhabo waxaa ka socda xil wareejin ay samaynayaan wasiiradihii xukuumaddii Cali Maxamed Geeddi oo ay ku wareejinayaan 18-ka wasiir ee uu soo magacaabay col. Nuur Cadde. Wasaaradaha toddobaadkan xilka wareejiyey waxaa ka mid ah Wasaaradda Gaashaandhiga ee DFKMG, Wasaaradda Saxaafadda, iyo wasaaradda haweenka. Waxaa kale oo xukuumadda cusub ee Col. Nuur Cadde lagu wareejiyey dukumiintigii intii ay jirtey xukuumadda KMG. Waraysi: Wasiirka Gaashaandhigga DFKMG: Xilwareejinadaas madaxdii ka hadlay waxaa ka hadlay: Ceydiid Cabdullaahi Ilko-Xanaf oo ah Wasiirka Waxbarashada & Hiddaha, Khadiijo Maxamed Diiriye oo ah Wasiirka Horumarinta Haweenka & Arrimaha Qoyska. Waxaa kale oo ka hadlay Biixi iyo Muxyiddiin Maxamed Xaaji Ibraahim, Wasiirka Gaashaandhigga DFKMG. Haddaba waxaan waraysi la yeeshay Muxyiddiin Maxamed Xaaji, Wasiirka Gaashaandhigga DFKMG, kaddib markii uu la wareegey xilkii wasaaradda, waxaana weydiiyey su'aalo dhawr ah: Halkan ka dhegeyso ama Halkan (MP3) Waxaa waraysiga qaaday Maxamed Macallin Cismaan(All-man) Fikradaada Toos halkan uga dhiibo Dhanka kale, waxaa meeshii xil wareejintu ka dheceysey ka ag dhowaa Gabre oo ah taliye k atirsan ciidamada Itoobiya. Markii ay weriyayaashii soo dhameysteen hawshoodii ahayd in ay warar ka soo diyaariyaan xil wareejinta xukuumadda ayaa waxaa weriyayaashii u yeeray Gabre, wuxuuna weydiiyey meelaha ay u shaqeeyaan. Weriyayaashu waxay muujiyeen in la moodo Gabre inuu u dhaqmaayo sidii sarkaal nabadsugid ah, tanina waxay ka mid tahay daruufuha ugu adag ee ku soo wajahan weriyaasha, laakiin waxay su'aali ka taagan tahay Gabre ma Nabadsugida DFKMG ayuu madax ka yahay mise waa sarkaal ka tirsan ciidamada shisheeye ee ku sugan dalkeena islamarkaana culays ku ah dalka iyo dadka Soomaaliyeed?. Sawiradii xil wareejinta wasaaradaha: bidix Wasiirka Gaashaandhiga, dhexda RX, ilko Xanaf, midig Biixi Wasiirka Warfaafinta oo xilkii kala wareegaya kii hore, iyagoo kala sixiixanaaya Qoraaladii Wasaaradda. Wasiirkii hore ee gaashaandhiga DFKMG oo xilkii wareejinaaya iyadoo dhinaca bidix ay ka fadhiyaan Taliyaha ciidamada XDS, Saalax Liif Col. Biixi iyo saraakiishii xilka kaga hooseysay qaar ka mid ah Wasiiradii hore ee haweenka iyo sawiirada cusub oo is macasalaamaynaya labad Wasiir ee xilka Gaashaandhiga isku bedelaaya dhexda , bidix PSK Wasaaradda midig Taliyaha Ciidamada. Xafiiska Dukumiitiyada Xukuummada FKMG intii ay jirtey Wasaarad kasta oo lagu Wareejinaayo Maxamed Macallin Cismaan(All-man)Somalitalk Baydhabo. fatxumaalik@hotmail.com
-
Rayale’s Visit to Washington DC: A diplomatic or a non-Event Event By Faisal Roble Jan 14 , 2008 News Analysis ______________ For some time now, the highly touted visit of Rayale, president of “Somaliland,” a region that has unilaterally declared secession, but still unrecognized, remained an enigma to both his friends and foes. At the airport, not more than four Somalis reportedly were waiting to receive him. This is a far cry from how this trip was initially promoted - a visit dealing with bilateral talks on “Somaliland’s” recognition by Washington. According to reliable sources, including the US state Department, Rayale’s visit to the United States is a personal business. To which Somaliland Times adds, “The State Department has confirmed that about one year ago the US government received a request by Mr. Rayale for permission to enter the US for medical examination.” Not quite so. Still unclear is whether he used a Djiboutian or Somali passport. Owing to his KGB secret service training (he was part of Barre’s notorious National Security Service-NSS), Rayale is good at outdoing his foes and keep them guessing his next move. That is exactly how he did with this none-event US visit. Worried that he may lose his presidency to an angrier and hungrier opposition party who lost the 2003 elections by a thin-razor margin only after it was “rigged”, Rayale would not leave any stone unturned to win it again, even if it takes a large-scale inter-clan conflict. Like in 2003, on October 15, 2007, Rayale unexpectedly ordered his militia to invade Las Anod, a *********** stronghold and a city that effectively disarmed its otherwise gun *** residents. Despite that the city has fallen to “Somaliland’s” hand with ease, the invasion has galvanized the *********** and potentially could trigger a larger scale clan war which could prove difficult for Hargaysa to sustain. “We will defend our honor and land from our traditional rival clan until a stable national government is in place,” says a *********** intellectual and businessman in Dubai who wants to remain anonymous. A similar sentiment was first expressed by Mohamoud Qaybe who published an op-ed piece in 1994 before he converted to the secession cause. After Las Anod's invasion, a Washington post article December 4, 2007, by Ann Scott Tyson, “U.S. Debating Shift of Support in Somali Conflict,” where a careless Pentagon [AFRICOM] official expressed rather strongly his department’s eagerness to shift policy towards “Somaliland’s” recognition, a comment the undersecretary for African Affairs, Jandey Frazer dismissed outright, added more fuel to the prospects for this conflict. Precisely so, because Rayale and his poorly informed advisors mistook this typically speculative reportage as a policy shift by the US and intensified their aggression against peaceful communities. The arrival of Rayale in Washington on January 11, 2007, could not have come a worse time; it coincided with a renewed conflict in Las Anod. With “Somaliland” preemptively attacking clan militia, there are no known fatalities so far. However “Somaliland” media reported that 28 clan militia from the Dhulbahate side, including the cousin of Mohamed A Qaybe, former speaker of “Somaliland” parliament, have been captured by Hargaysa. Reliable sources inform me that “Somaliland” troops could not have done this without receiving an unexpected strategic hand from a group of Ali Geri militia (***********) who had change of hearts in the middle of the war. Analysts in Hargaysa speculate that Qaybe’s presence in Boohoodle, a town not too far from the conflict area, could be a factor in Hargaysa to have the upper hand. Qaybe himself belongs to the Wacays Aadan sub clan. This ***********-“Somaliland” conflict has two dimensions, says an analyst who is knowledgeable about the region. In the short term, says this analyst, it pits different sub clans (pro- and against-Somaliland) within the *********** family. In the long run, however, it would grow into an open conflict between ***** and ***** clans in the region, possibly involving more ****** clans outside the immediate conflict area. It is highly likely that Jandaye Frazer would meet with Rayale as part of her courteous diplomatic gesture. One can be certain that she would reiterate the official US policy that recognizes only one Somalia. The undersecretary would likely tell Rayala to stop destabilizing Somalia and take his troops out of Las Anod district. In 1998, when the late Egal met former undersecretary Susan Rice, his conversation about recognition was cut short when the secretary herself showed him a map denoting locations of different territories occupies by Isaaqs and ****** clan, respectively. One would expect that this current secretary may do the same. Timing is bad for anyone coming from Africa to Washington and specially those preaching sectarian politics. The Kenyan lesson in the last few weeks is instructive in that politicians in sub Sahara Africa would do anything, including mayhem, destruction and death, to become what Chinua Achebe called “the big man.” The undersecretary, who vainly spent precious time in Nairobi since this new conflict sparked in Kenya, should read Rayale and his mantra about “Somaliland” democracy like a single mother in Kansas reads between the lines of used car sales man verbiage. Rayala would have done all of us a favor not by visiting the beltway, but by staying in the region putting out the fire he had fanned. Faisal Roble, Email:fabroble@aol.com
-
Secessionists[SL] Recognition Western Gay Activists
Emperor replied to General Duke's topic in Politics
^Lol the only way to get prisoners was to go to the bush and grap and amass geeljirayaasha... Pathetic indeed, the local people are terorrised, kidnapped and called POWs... -
Puntland: Madaxweynaha Puntland oo soo saaray Warsaxaafeed Kulul oo looga hadlay arimaha Puntland. 15. januar 2008 APL Tool Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email Puntland(AllPuntland)- Madaxweynaha dowlad gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa soo saaray War qoraal ah ,isagoo uu qoraalkasi aqriyey Lataliyaha Madaxweynaha Puntland ee arimaha Warfaafinta. Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in ay Puntland ku dhaqaaqday Talaabooyin wax looga qabanayo xaalada kala duwan ee ay ku sugan tahay ,isla markaana ay si deg deg ah wax uga qabaneyso Ciidamada ishor fadhiya ee Ay Somaliland maalin walba soo humaajineyso Xoogaga dowlad gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Qoraalkan ka soo baxay Xaafiiska Madaxweynaha Puntland ayaa qaar ka mid ah waxa ay uqornaayeen sida Tan sida lugu daabacay Web-site ay leedahay Xukuumada Puntland oo lugu baahiyo waxqabadka Xukuumada uu waqtigan hogaaminayo Madaxweyne Cadde Muuse. 1: Xoreyta Laasacaanood muqadis lagama maarmaan in ay tahay. 2: Difaaca dhulka Maamul Goboleedka Puntland guud ahaan. 3: Sugida Amniga gudadaha iyo dibada . Waxaa laga rabaa dadka reer Puntland in ay ogaadaan dib uhabeyn awood ciidan dib uhabeyn dhaqaale dib u habeyn shacab kuwo dhaqan niyad sami dadweyne debac Maamul wadajir kadibna isugu sonoqonaa wada xaajoodka iyo xal uhelida waxyaabaha lakala tabanayo iyo wixii dhbaato ah ee dadka Puntland dhexdooda ah . Waxaan ku baaqeynaa in aan mideyno awoodaha jira awooduhu waa kuwo dhaqaale kuwo Maamul waa kuwo dhaqan waa kuwo niyadsamida dweyne debec Maamul wadajir isdhigasho dhinacwalba ahina waa jirtay canaan teeduna waa furantahay. Maanta waxaan u baahan nahay Awoodahaa sidii loo mideyn lahaa 1: Dowladu waxa ay sameyneysaa dib u habeyn ciidan dib u habeyn dhaqale dib u habeyn shaqaale . 2: Isimada Odeyaasha dhaqameedyada iyo waxgaradka bulshada waxaa laga rabaa xiisihii iyo kawarqabidii inta badan lagagasoo doogay dhibta iyo in ay soo nooleeyaan . 3: Dadweynuhu waxaa laga rabaa in ay ogaadaan in xaq loogu leeyahay inta Maamulka xaq ay ugu leeyihiin . Xukuumada Puntland ayaa siweyn warsaxaafadeedkan waxa ay uga hadashey xaalada gobalka Sool oo mudooyinkii ugu danbeeyey ay ka socdeen dagaalo udhaxeeya Maamulada Puntland & Somaliland oo ku dagaalamayay gacan ku heyta Magaalada Laascaanood ,waxa ayna tiri. 1: Xureynta Laasacanood muqadis lagama maarmaan in ay tahay. 2: Difaaca dhulka Maamul Goboleedka Puntland guud ahaan. 3: Sugida Amniga gudadaha iyo dibada iyo waxgaradka kaladuban ee bulshada ugu baaqayaa in ay si buuxda ugu qeyb qaataan difaaca iyo Amniga gudaha Puntland kuna yeeshaan talo bixin iyo taakuleyn lagu maareeyo meelaha walaacu kajiro. Warsaxaafeedkan ka soo baxay Xaafiiska Madaxweynaha Puntland ayaa ku soo beegmaya xili ay xiisado dagaal ka jiraan deegaanada ay isku hor fadhiyaan Ciidamada Puntland iyo Maleeshiyaadka Somaliland. Faarax Cabdulqaadir Geylan AllPuntland
-
^This message was on the frontpage headline of Somaliweyn media, a website that do not support the TFG... and I only posted it on here... Very simple. The arrival of the Nigerian troops taking part in the peace keeping mission is a matter to be welcomed, after all, Nigeria is predominantely a Muslim nation or perhaps most of the arriving soldiers would be Muslims, many opposition groups have cried before waa gaalo, ma ogolin and so and so... Thus this is a good step forward in which many more Muslim and Arab nations will follow.
-
Lol@ME, Im not that kind of man, unlike you I believe in sitting with the girls on the same table discussing on issues thay affect us and respect their input unless that matter deems to be too complicated or ugly for them... In the event of turning it ugly punch trown, only men should be involved and experience the bruises... Im not like Africaown who claims Ghanima and some other girls to be his...
-
Popular Contributors