Emperor
Nomads-
Content Count
4,044 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Emperor
-
^Loooooooooool, wax ayaaa lagu tusay, waa laga ducaystaa in aan balaayo lagugu soo saladin AJ, Saaxib enough dee, gabadha iskaga har waxba islama fahmaysaanee
-
^Lol, I would expect such question from others and not you, poor me and my lack of accurate judgement... Ninyahow Bishaan waaba iga soo daahiyeen Mushaarka Laakiin adiga Maxaa lagu siiyaana kolay Mushaar kuguma ogaynee
-
^I have not compared the death of any persons
-
^And your point, what if they do and what if not? Is that important...
-
LOl @ NGONGE, the old man is showing the young Somali girls that he is romantic. Pro romance and the Somali woman will no more worry about the lack of unromantic Somali men as he will introduce policies to enhance the love of the Somali men for their woman, clasess and workshops to learn about romanticism will be set up and all men will have to forcefull attend it... I am sure you would resist to go back to Somalia anytime soon as you hate to sit one of these classes, you the enemy of Romance... Riyaale is fool and knows nothing about the importance of being romantic, in this day and age romance is the buzz-world to generate popular support, he went to America with a bunch of secessionist hooligans... On a serious note, you are right, there was nothing trivial in this latest tour as the President had visited London many at times. However, as you know the Somali President's health had been on the frontpages, doubts put upon his life and speculations made of his come back... So this is to show that the sight of strength and the message that business is as usual, and that he's fully ready to look forward to the next challenges in the coming weeks and months as far as the Somali politiking is concerned... PS: Waryaa should you mess with the topics ninyahow
-
^Lol, you don't know me, waan ishubaa not only that I actually proved myself, unlike some tiih kuma jirin for almost two decades
-
MARC SMITH****Somali ''Euro-trash'' People**** VIDEO CLASSIC
Emperor replied to MAXIMUS POWERS's topic in General
^Talking of charm and woe... what's with the love at the end of your, "You caught me red handed"... LOol, Thierry you are man miyaa Go Thierry, lets see what you did best while in Arsenal, scoring goals... striker -
^The President wasn't shopping or buying anything but was only checking the shops... read the news he was only touring London and visited many historical sites...
-
^That my reply was only meant for a joke and that Duke was taking pride in his uncle being the Somali President as a joke to only take the mick, piss off and confuse more the young secessionist... Nways, move on. That's not the point...
-
^Good, another excellent move to step up the Pressure on the Admin to act... It's time to act, people are hungury and the country is at a critical moment, the politicians aren't doing anything to better the situation but adding insult to injury... They should really get serious about the country or otherwise the people would get serious about them, and it's exactly what's hapening, people are getting serious...
-
^Althougt I agree it was brilliant , I have the right to refrain, rephrase or reinstate it as and when appropriate, that's not a big problem, we are all humans and thus employ the logic to re-check and re-develop things as other things or factors relate to them evelove ... I stil believe that there was nothing wrong with my attempted joke, however you may take as you wish... You interpretation wasn't to my liking thus I had to act and make it more clearer...
-
MARC SMITH****Somali ''Euro-trash'' People**** VIDEO CLASSIC
Emperor replied to MAXIMUS POWERS's topic in General
Marcus what is wrong with your temper man, in this corner of SOL you should behave orderly, the nasty baby face is watching closely, observing and taking notes... We don't want to see you detached from the rest of SOLers at this early stage of the game and before we get the chance to enjoy the humorous and quite ridiculous contribution you make... Just take it easy boy, it's gona be alrigh, you will get used to SOL, takes a while thou, be patient... -
Lol, A joke sxb just see the homour side of things, you need to lighten up a bit, isn't that how they say it on the streets nowadays... stop being thick, lighten up
-
^Been ku waynin badnidaa ninyahow, pro SL demo in LA kulahaa, and who caused the violent death of Shaafici Maxamed Ismaciil... Shaafici Maxamed Ismaciil Oo Ku Geeriyooday Rasaas Ay Fureen Malayshiyo Uu Watay Ninka Lagu Baddelay Xuseen Taarwale. Jan 17, 2008 By: Laascaanood (Jidbaale.com):- Waxaa ku geeriyoodey Muddaharaadkii saaka ka dhacay magaalada Laascaanood Wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Shaafici Maxamed Ismaciil, ka dib markii ay toogteen Malayshiyo uu watay Ninka lagu badelay Xuseen Taarwale ee İsaaq, kaas oo rasaas ku faray shacabka . Waxa kale oo ku dhaawacantay qof Haween ah. Run ahaantiina wuxuu Mudaaharaadkaasi ahaa mid ku salaysan sida shacabka xalaasha ah ee reer Laascaanood ay uga soo horjeedaan qaddiyada madax martay shacabka iyo maamulka Dirta Waqooyi, oo ilaa haatan aysan waxba uga suura galin fikraddan gurracan ee ay u soo bandhigeen waddamo badan oo caalamka ah. Muddaaharaadkan lagaga horjeeday maamulka midnimo-diidka iyo kooxaha u adeegaya ee deegaanka u dhashay, run ahaantii wuxuu ku noqday mid argagax leh, waxaanay xaqiiqsadeen in aanu marna shacabka reer Laascaanood aqbali doonin fikirkaasi ay beesha ***** wadato, doonaysana inay Soomaali kagaga go'do. Waxaana nasiib daro ah kooxaha yar yar ee iyagu deegaanka u dhashay, balse ay khaldeen kuwa u adeegaya maamulka Soomaalidiidka, oo iyagu doonaya inay danahooda ku fushadaan, hase ahaate waxay taariikhdan ka geli doonaan meel madow, Laascaanoodna shacabkeedu wuxuu mar walba u taagnaan doonaa midnimada Soomaaliya... Haddaba wixii warar ah ee ka soo kordha shabakada Jidbaale.com kala socda..
-
^Lol, it shows that love can grow old, can it? I did doubt that before but they proved me wrong.
-
Adde is not the worst corrupt man in Somali, however as the leader of Puntland he should have done more, that's all
-
This topic is making me puke, it is this kind of trash that best deserve such picture: These men stil claim to be Islamists and have the high moral ground...
-
Originally posted by Juje: Damn the old man is cheap, he is in PRIMARK. Primark is a nice shop, have you not seen their latest slogan: Dress Smart Pay Less, Lol Seriously sxb the Somali President could have well visited the Harrods, however Yey is not a man of wrold material but with a mission and principles...
-
Woow, Kacabso Maama Xaawa, xaragadaa iyo ciribtaa idishay, she reminds me ceelbuur kuyaaleey... culays kuma dhaqaaqdoo mana cararto cagta socodka kuma dhererto ciiddee way ciribsataa ceeb meleh yartaniyooo...
-
Originally posted by Horn: , Inna Yey + Inna Cirid Yaambo , what a combination, they sure look stunning, gabadha (rather Isalaanta= not politically correct in this day and age) Xaawa ah ayaaba qatar ah just look at her, fabulous indeed, it was rather her that suggested they should go for a romantic walk, Lol, Yey being hal iska reer baadiye ah
-
Madaxweynaha Yusuf iyo Marwadiisa Xaawo Cabdi Samatar Ayaa soo booqday Maanta meelo badan oo Magaalad London ku yaal, isla markaasna Waraysi siiyayay Idaacado badan, oo Ay ka mid yihiin Aljazeera TV, Universal Tv iyo Webside-ka Boocame.com.
-
London: Madaxweynaha Soomaaliya oo Socdaal ku dhexmaray London lana kulmay Jaaliyada Soomaaliyeed ee London. 17. januar 2008 London(AllPuntland)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane C/laahi Yuusuf Axmed oo hada booqanaya Magaalada London ,una joogo nasiino ka dib markii uu dhameystay Baaritaano caafimaad oo ku joogey Magaalada London. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shalay ku dhex lugeeyey Magaalada London ,isagoo socdaalkiisa ay ku wahelisay Marwo Xaawo Cabdi Samatar ayaa socdaal dalxiis ahaan ku tagey goobo kuyaala London ,isagoo si gaar ah ubooqanayay goobaha ay Joogaan dadka Soomaaliyeed. Madaxweyne Yuusuf ayaa caafimaadkiisu ahaa mid wanaagsan mana jirin wax caafimaad daro oo ka muuqaneyso ,wuxuuna bilaabay la kulmida Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada London ,isagoo kala hadlaya sidii Soomaaliya loo mideyn lahaa loona taageeri lahaa dowlada Faderaalka ee Soomaaliya. Md. Yuusuf ayaa la kulmay Jaaliyadaha Soomaaliyeed wuxuuna kala hadlay sidii ay wax uga qaban lahaayeen arimaha Soomaaliya ,una gacan siin lahaayeen dowlada Faderaalka ee Soomaaliya iyo dadkii day dagaaladu sameeynta ku yeesheen. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa socdaal dheer ku soo dhexmaray Dukaamada ay Soomalidu leedahay ee Magaalada London ,isagoo booqanayay goobahaasi sida ay ucamiran yihiin waxaana socdaal walba ku waheliyay qaar ka mid ah Xogheymihiisa gaarka ah. Wuxuu Madaxweynuhu joogi doonaa 2 todobaad ee soo socota sida uu kula taliyaya Dhaqtarkiisa gaarka ah ,waxa ayna sheegayaan wararku in markaasi ka dib Madaxweynuhu Soomaaliya tagayo Magaalada Baydhabo ee dalka Soomaaliya halkaasi oo uu ka bilaabayo Howlaha Qaranka Soomaaliyeed. Waa markii ugu horeysay oo Madaxweyne Yuusuf socdaal dhulka ku maro goobo taariikhi ah oo kuyaala Magaalada London ,isagoo sidoo kale booqday Dukaamada ay Soomaalidu leedahay ee ku yaala Magaalada London. Faarax Cabdulqaadir Geylan AllPuntland
-
Madaxweyne Yuusuf Oo Booqday Goobo Badan Oo Ku Yaalla Magaalada London Daawo Sawirrada Jan 17, 2008 By: London(Jidbaale.com):-Madaweyne Dawlada Federalka Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed, oo 2 Asbuuc ka hor kasoo baxay Cusbitaalka uu Ku jiray, Caafimaadkiisuna Aad u fiican yahay Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya C/lahi yusuf Axmed Ayaa Caafimadkiisu Aad u fiican, isaga oo inta Badan lagu Arko Meelaha Soomaalida ku badan tahay, isla markaana Soomaalidu kusoo booqdaan Hotelke Uu Ka deggan yahay Magaalada London. Qaar kamid Ah Webabka Soomaalida Ayaa Faafiyay In Madaxweynuhu Xanuunsan yahay isla Markaasna Uu Cusbiytaal Kujiro. Madaxweynaha Ayaa Sheegay in uu Caafimadkiisu wanaagsan yahay, isla markasna uu ku jiro nasasho, isaga oo Ay sugayan hawlo badan, kuna Laabanay Soomaaliya sida ugu Dhakhsaha badan. Madaxweynaha Yusuf iyo Marwadiisa Xaawo Cabdi Samatar Ayaa soo booqday Maanta meelo badan oo Magaalad London ku yaal, isla markaasna Waraysi siiyayay Idaacado badan, oo Ay ka mid yihiin Aljazeera TV, Universal Tv iyo Webside-ka Boocame.com. IskuSoo wada duuboo dad badan Ayaa marka Ay arkaan Sawirrada Madaxweynaha, Qiyaasi kara sida Ay xaaladdiisu tahay, in uu sariir jiifo iyo In Uu Soconayo ..... Daawasho Wacan oo Wanagsan Sawirrada Madaxweynaha
-
Shaafici Maxamed Ismaciil Oo Ku Geeriyooday Rasaas Ay Fureen Malayshiyo Uu Watay Ninka Lagu Baddelay Xuseen Taarwale. Jan 17, 2008 By: Laascaanood (Jidbaale.com):- Waxaa ku geeriyoodey Muddaharaadkii saaka ka dhacay magaalada Laascaanood Wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Shaafici Maxamed Ismaciil, ka dib markii ay toogteen Malayshiyo uu watay Ninka lagu badelay Xuseen Taarwale ee İsaaq, kaas oo rasaas ku faray shacabka . Waxa kale oo ku dhaawacantay qof Haween ah. Run ahaantiina wuxuu Mudaaharaadkaasi ahaa mid ku salaysan sida shacabka xalaasha ah ee reer Laascaanood ay uga soo horjeedaan qaddiyada madax martay shacabka iyo maamulka Dirta Waqooyi, oo ilaa haatan aysan waxba uga suura galin fikraddan gurracan ee ay u soo bandhigeen waddamo badan oo caalamka ah. Muddaaharaadkan lagaga horjeeday maamulka midnimo-diidka iyo kooxaha u adeegaya ee deegaanka u dhashay, run ahaantii wuxuu ku noqday mid argagax leh, waxaanay xaqiiqsadeen in aanu marna shacabka reer Laascaanood aqbali doonin fikirkaasi ay beesha ***** wadato, doonaysana inay Soomaali kagaga go'do. Waxaana nasiib daro ah kooxaha yar yar ee iyagu deegaanka u dhashay, balse ay khaldeen kuwa u adeegaya maamulka Soomaalidiidka, oo iyagu doonaya inay danahooda ku fushadaan, hase ahaate waxay taariikhdan ka geli doonaan meel madow, Laascaanoodna shacabkeedu wuxuu mar walba u taagnaan doonaa midnimada Soomaaliya... Haddaba wixii warar ah ee ka soo kordha shabakada Jidbaale.com kala socda.. Laascaanood Jidbaale .com
-
Popular Contributors