Emperor
Nomads-
Content Count
4,044 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Emperor
-
Ooh I forgot to mention Dayniile, one more big farce in your face , for many it's purely for entertainment alone
-
^It's one thing to disagree on politics, support the TFG from the begining or withdrew from it later as events unfold. However to lampast such incredibly over crouded and higly organised meeting as a clan gathering as your comrade Xoogsade suggests is ridicilous to say the least and purely clanish statement... Xoogsade Saaxib, no one is counting you , as if you weigh more mass than all Somalis from all states of North America, no one cares about your stance, there were more people than ever imagined the highest turn up ever for a Somali leader... shocked as you are, your whole argument was lowly reduced to claim that it was clan gathering, Lol, to me that's the best as it gets, you will never bring more clanish argument to support your stance than that... It can only come from a clanist mind... Now Somalia's most talented head of staff Ali Samatar is a member of the clan, the Somali singer Sado Ali is clanist and thus shares sub clan with the Presient, Prof Togane too... what a farce... Saaxib come up with different argument other than clan thee or clan that next time, stop putting yourself on stage looking like a fool, all you think of is clan this and clan that... Yey's clan baad ku khafiiftay, can you ever think of something else knowing that Yey's clan is diverse and sadly some of them are fighting for Alshabaab. It was great event and the DVDs or the clips recorded during the whole time will come up soon to proof many naysayers wrong... Thanks to youtube... KK my pleasure dear...
-
^LOol, Alright Ms England I SpEAkiying FreAkin bROKINg eNGlIsH And thanks for the Advice
-
^Indeed it was a massive display
-
M/weyne Yuusuf: Waan ku rajo weynahay inay heshiin doonaan dowladda iyo mucaaradka Last Updated::2008-04-20 09:13:07 Washington (HR Media) Madaxweynaha dowladda kmg ah ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed ayaa shaaca ka qaaday goortii ay dhici doonaan wadahadalada dowladda federaalka iyo mucaaradka. Madaxweyne C/laahi Yuusuf Axmed wuxuu sheegay in hordhaca wadahadallaasu ay ka dhici doonaan dalka Jabuuti bisha soo socota ee May, ka dbna dalka Sacuudiga isagoona hoosta ka xariiqay dadka lala hadlayaa inaanay ku jiri doonin kooxda al-Shabaab. Madaxweynuhu wuxuu sheegay in uu ku rajo weyn yahay inay heshiin doonaan badi xubana mucaaradka iyo dowladdiisa. Madaxweynaha dowladda kmg ah ayaa hoosta ka xarriiqay in amnigu uu yahay midka ugu horreeya ee lagama maarmaanka ah ee dowladdu ay u baahan tahay inay hanato, taasoo ay u mareyso buu yiri dowladda kmg ah dhinaca dib u heshiisiinta. Madaxweyne C/laahi Yuusuf Axmed ayaa ka warramay nidaamka Federaalka ee dalku uu qaadanayo, isagoo sheegay in dowladda kmg ah ee Soomaaliya aysan aqbali doonin wax haba yaraatee oo go’itaan ah. Isagoo sheegay in dalku uu ku dhaqmayo nidaamka goboleysiga ah. Madaxweyne C/laahi Yuusuf Axmed wuxuu sheegay in dowladdiisu ay dadaal kasta u geleyso sidii Soomaaliya loo xasili lahaa midnimadeedana ay u ilaashan lahayd. Wuxuuna madaxweynuhu hadalkaasi uu u jeediyay Jaaliyadda Soomaalida ee magaalada Washington. HR Media Newsdesk
-
The first in Djibouti... Saudi Arabia will host the second phase... It's progress, we need peaceful end to get out of the Somali trouble...
-
Madaxweyne Yuusuf “wada hadalada dhex maraya dowladda iyo mucaaradku waxaa ay noqon doonaan laba waji oo kan hore uu ka dhacayo Jabuuti kan kalana Sacuudiga” Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya cabdulaahi yuusuf Axmed ayaa markii ugu horeysay ka dhawaajiyay in wada hadalada dhex maraya dowladda iyo dhinacyada kasoo hor jeeda ay noqon doonaan laba waji oo midka horana uu ka bilaabi doono dalka Jabuuti. Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya cabdulaahi yuusuf Axmed ayaa markii ugu horeysay ka dhawaajiyay in wada hadalada dhex maraya dowladda iyo dhinacyada kasoo hor jeeda ay noqon doonaan laba waji oo midka horana uu ka bilaabi doono dalka Jabuuti. Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf waxaa uu sheegay in wajiga hore ee wada hadalada nabada ee dowladda iyo kooxaha kasoo hor jeeda uu bartamaha bisha ina soo aadan ee may ka bilaabmi doono magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti. Isagooka hadlayay munaasabad casho sharaf ah oo jaalyada Soomaaliyeed ee waqooyiga Ameerika ay ugu sameeyeen magaalada Washington ayuu madaxweynuhu intaa ku daray in wajiga labaad ee wada hadalku uu ka dhici doono dalka boqortooyada sacuudiga xilli aanu carabaabin. Madaxwenuhu waxaa uu muujiyay rajada weyn ee uu ka qabo in wada hadaladaasi ay ku soo dhamadaan guul iyo is afgarad dhex mara dowladda iyo qolooyinka kasoo hor jeeda oo uu sheegay markii ugu horeysay in ay isku afgarteen wada hadal nabadeed in ay isugu yimaadaan,waxaase uu iska diiday dowladdu in ay la xaajooto argagixiso. “Argagixisada caalamiga ah ee ALshabaab wada hadaladaa kama qeyb qaadanayaan”ayuu yiri madaxweynaha jamhuuriyada oo rajo weyn ka muujiyay in ay heshiin doonaan mucaaradka iyo dowaldda federalka Soomaaliyeed marka wada hadaladaa la isugu yimaado. Madaxweynaha dowladda kmg ah ayaa hoosta ka xarriiqay in amnigu uu yahay midka ugu horreeya ee lagama maarmaanka ah ee dowladdu ay u baahan tahay in ay hanato, taas oo ay u mareyso buu yiri dhinaca dib u heshiisiinta. Madaxweyne C/laahi Yuusuf Axmed ayaa ka warramay nidaamka Federaalka ee dalku uu qaadanayo, isagoo sheegay in dowladda kmg ah ee Soomaaliya aysan aqbali doonin wax haba yaraatee oo go’itaan ah. Isagoo sheegay in dalku uu ku dhaqmayo nidaamka goboleysiga ah. Madaxweyne C/laahi Yuusuf Axmed wuxuu sheegay in dowladdiisu ay dadaal kasta u geleyso sidii Soomaaliya loo xasili lahaa midnimadeedana ay u ilaashan lahayd. xafiiska war qabadka shabakada wararka carmooyin.com ee Baydhabo. Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@gmail.com
-
Seekknowledge? What is Wahabi to you? and who said they are not part of the Ahlu Sunna, Fix up, anyway there is no Muslim sect called Wahabi, it's only a western term used to isolate those who are fighting against the Americans in Iraq from the rest of the Sunni Muslims, no such thing as Wahabisms exist...
-
Don't you guyz get tired of this... Running after some selfish westerners making name for them on your ediotic gatherings...
-
Lool, Yes, we will see bal how she performs when the said TV start its coverage...
-
Not even a week passed after that French hostage release and the tragic event that followed and now this... What's with the Somali pirates and again what's with the European boats getting into or close to the Somali sea... Walle waxbaa kala haysta...
-
And... the one and only, the most talented female Somali singer... Amazing to see that she's still a shining beauty as her old days... Saado Ali Warsame ... a true Somali lady
-
...one can easily spot Prof. Togane in the middle of the crowd...
-
Munaasabad aad u balaaran oo ahayd casho sharaf ay jaaliyada Soomaaliyeed u sameeyeen madaxwewynaha Jamhuuriyada ayaa xalay ka dhacday magaalada Washington ee xarunta dalka Mareykan ,waxaana madaxda Soomaalida ka sokow casho sharaftaa ka qeyb galay diplomaasiyin uu ka mid yahay wakiilka Mareykanka ee Soomaaliya Mr Yates. Munaasabada casho sharafta ayaa waxaa ka soo qeyb galay masuuliyiin matalayay jaaliyadaha Soomaaliyeed ee waqooyiga Ameerika,waxaana ka qeyb galayaasha lagu qiyaasay in ka badan 1000 ruux oo ay ka mid ahaayeen siyaasiyiin hore oo Soomaaliyeed uuna ku jiray Mudane Maxamed Cali Samatar. Pple from all states of America and as far as Toronto, many former Somali officials attended including former Somali vice President and Cheif of Staff, Marshal Maxamed Ali Samatar
-
^It's not RAAD but WARSAN... here is the link, sadly on youtube: http://www.youtube.com/watch?v=qfdSI1aNXmQ Norf and Xoogsade stop politicizing everything, I critizise the style of every Somali TV's reporting nothing in particular to Uni TV... poor lads need to do more that's all.
-
Qabanqaabiye-yaasha munaasabada ayaa sheegay in ay badaleen hoolkii markii hore loogu tala galay in madaxweynuhu uu khudbada ka jediyo iyadoo sababtuna ay tahay dad aan lagu xisaabtamayn oo soo buux dhaafinaya magaalada. Warar kale ayaa waxeey sheegayaan ilaa iyo maanta oo ay bishu tahay 19 ay wali shacabka soomaaliyeed ay kus oo qulqulayaan magaalada Verginia si ay ugu muujiyaan madaxweynaha soomaaliya taageerida ay u hayaan dowlada soomaaliyeed. .... even the meeting hole has to be changed because of the high turn up
-
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika oo caawa casho sharaf u sameynaya madaxweynaha Jamhuuriyada. Jaaliyadda Soomaaliyeed ee waqooyiga Ameerika ayaa caawa munaasabad casho sharaf ah ugu sameynaya madaxweynaha Jamhuuiryada Soomaaliya Mudane Cabdulaahi Yuusuf Axmed dhisme weyn oo ku yaala magaalada Verginia ee Washington. Jaaliyadda Soomaaliyeed ee waqooyiga Ameerika ayaa caawa munaasabad casho sharaf ah ugu sameynaya madaxweynaha Jamhuuiryada Soomaaliya Mudane Cabdulaahi Yuusuf Axmed dhisme weyn oo ku yaala magaalada Verginia ee Washington. Waxaa magaalada Verginia ee Washinton soo buuxdhaafiyey xubno aad u fara badan oo ka mida jaaliyada soomaaliyeed ee ku dhaqan Norh America,waxaana ay usoodiyaar garoobeen ka qeyb galka munaasabada casho sharafta ah ee caawa loosameynayo madaxweynaha Soomalaiya CabdullaahiYuusuf Axmed. C/risaaq Qaawiido oo ku sugan magaalada Verginia ayaa arrintan ay wareysi kala yeelatay shabakada carmooyin.com waxaana uu sheegay in ilaa iyo shalay ay magaaladan soo gareen in ka badan 600 oo ruux hase ahaatee ay wali dadku soo garayaan magaalada gaar ahaana halka loogu talagalay munaasabadu in ay ka dhacdo. Qabanqaabiye-yaasha munaasabada ayaa sheegay in ay badaleen hoolkii markii hore loogu tala galay in madaxweynuhu uu khudbada ka jediyo iyadoo sababtuna ay tahay dad aan lagu xisaabtamayn oo soo buux dhaafinaya magaalada. Warar kale ayaa waxeey sheegayaan ilaa iyo maanta oo ay bishu tahay 19 ay wali shacabka soomaaliyeed ay kus oo qulqulayaan magaalada Verginia si ay ugu muujiyaan madaxweynaha soomaaliya taageerida ay u hayaan dowlada soomaaliyeed. Jaaliyadaha sida badan usoo buux dhaafshey magaalada Verginia ee gobolka washinton waxaa ay ka kala yimaadeen Minisota, Ohio , Atlanta, Chichago , Boston ,Toronto Canada, iyo gobolo kale aanu halkaan ku soo koobi karin. Waa markii ugu horeysey 18 sano jaaliyadaha North-Amerika oo isku duuban ay sidan ugu soo banaan baxaan dowlad soomaaliyeed madaxweynaheeda, waxaase shaqsiyaadka odorosa siyaasada soomaaliya ku tilmaamen in shacabka soomaaliyeed uu dowladnimo doonayo iyo wadankooda in ay nabad waarta ka dhacdo. Habeenimada Caawa oo ay bishu tahay 19/04/08 ayuu madaxweynaha la kulmi doonaa jaaliyada soomaaliyeed ee North-Amerika ayagoo u sameynaya casho sharaf loo badinayo in ay ka soo qeybgalayaan ugu yaraan 1000 qofood oo soomaali ah oo haatan sida la sheegey 600 oo ka mid ahi ay xaadir ku yihiin magaalada Virginia ee gobolka Washinton. Hadaba wixii ku soo kordha warkan iyo sida ay munaasabadu u dhacdo kala soco carmooyin.com goor kasta. xafiiska war qabadka shabakada wararka carmooyin.com ee Baydhabo. Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@gmail.com
-
A joke session... ....the crowd bust into laughing
-
Madaxweynaha Soomaaliya oo xalay Casho sharaf loogu sameeyay Magaalada Washington {Diplomaasiyiin Mareykan ah iyo saraakiil hore oo uu ka mid yahay Cali Samatar oo casho sharaftaa ka qeyb galay} Munaasabad aad u balaaran oo ahayd casho sharaf ay jaaliyada Soomaaliyeed u sameeyeen madaxwewynaha Jamhuuriyada ayaa xalay ka dhacday magaalada Washington ee xarunta dalka Mareykan ,waxaana madaxda Soomaalida ka sokow casho sharaftaa ka qeyb galay diplomaasiyin uu ka mid yahay wakiilka Mareykanka ee Soomaaliya Mr Yates. Munaasabad aad u balaaran oo ahayd casho sharaf ay jaaliyada Soomaaliyeed u sameeyeen madaxwewynaha Jamhuuriyada ayaa xalay ka dhacday magaalada Washington ee xarunta dalka Mareykan ,waxaana madaxda Soomaalida ka sokow casho sharaftaa ka qeyb galay diplomaasiyin uu ka mid yahay wakiilka Mareykanka ee Soomaaliya Mr Yates. Munaasabada casho sharafta ayaa waxaa ka soo qeyb galay masuuliyiin matalayay jaaliyadaha Soomaaliyeed ee waqooyiga Ameerika,waxaana ka qeyb galayaasha lagu qiyaasay in ka badan 1000 ruux oo ay ka mid ahaayeen siyaasiyiin hore oo Soomaaliyeed uuna ku jiray Mudane Maxamed Cali Samatar. Madaxweynaha jamhuuriyada ayaa dad weynaha Soomaaliyeed ee uu la kulmay waxaa uu kaga war bixiyay xaaladaha guud ee dalka,socdaalkii uu ku tagay xarunta Qaramada Midobay kaas oo uu sheegay in uu ku soo dhamaaday guul u soo hoyatay umada Soomaaliyeed. “Qaramada Midoobay waxaa weydiiyay sababta ay ku dhacday in muddo 18 sanadood ah oo dalkka dagaalo ay ka dhacayeen loosoo gurman waayo Soomaaliya iyadoo gurmad hagar la’aaneed loo fidiyay dalal kale oo Afrikaan ah sida Liberia,Siraleane, Dr Congo,Rwanda iyo dalka Kenya oo qalaasihii ugu dambeeyay ee ka dhacay ay beesha caalamku mar qura ku guuleysatay damintiisa,mise waxaad ka carooteen dagaaladii sanadku markuu ahaa 1993-kii lagu qaaday ciidamadii UN-ka ee Joogay Soomaaliya”ayuu madax weynuhu u sheegay bulshada Soomaaliyeed ee waqooyiga Ameerika. “Madaxda dalalka caalamka iyo Kuwa qaramada midoobayba waxaa ay garow sadeen in ay qalad ka galeen Soomaaliya oo ay ka jiifteen,waxaana hada ku kalsoonahay in ay dar dar xoogan gelin doonaan arrinta Soomaaliya ayna la imaan doonan wax qabad muuqda oo deg deg ah”ayuu hadalkiisa sii daba dhigay madaxweynaha oo la hadlayay bulsho weynta Soomaaliyeed ee waqooyiga Ameerika xalay. xafiiska war qabadka shabakada wararka carmooyin.com ee Baydhabo. Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@gmail.com
-
Popular Contributors