Emperor
Nomads-
Content Count
4,044 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Emperor
-
Labo ruux oo ku geeriyooday Tacshiirad xalay ka dhacday bartamaha Kismaayo iyo ciidanka amaanka ee magaaladaasi oo.. Labo ruux oo rayid ah ayaa geeriyootay ka dib markii nin hubeysan uu tacshiirad xooggan ooda kaga qaaday fiidnimadii xalay goob biibito ah oo ay fadhiyeen dad dhalinyaro u badan, taasoo ku taala xaafadda la yiraahdo Aargo oo ka tirsan magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose. Geerida labada ruux oo midkood uu ka mid ahaa maleeshoyooyinka magaalada Kismaayo ayaa ka dambeysay ka gadaal markii nin hubeysan oo watay qori Ak 47- ah uu soo dul istaagay maqaahi lagu qayilo oo ku taala xaafada Aargo ee magaalada Kismaayo isagoo ka dibna ooda kaga qaaday dadkii maqaayadaasi fadhiyey rasaas aan loo meel dayin oo keentay in ay dhintaan labo ruux oo dhalinyaro ah, kana mid ahaa dadkii biibitada fadhiyey. Sida warku sheegayo ninka dableyda ah ayaa u dan lahaa inuu dilo ninka maleeshiyaad ah ee ka midka ahaa dadkii maqaayada fadhiyey oo xurguf hore ay u dhexeysay, hase ahatee waxaa rasaastii uu furay ay haleeshay ninkaasi iyo nin kale oo maqaayada wax ka fadhiyey, iuyadoio ciidamada amaanka ee magaalada Kismaayo ay ku guuleysteen saacado ka dib iney gacanta ku soo dhigaan ninkaasi oo isku dayayey inuu baxsado. -------------------------------------------------------------------------------- Cabdishakuur Cilimi Xasan cabdishakuur48@live.com -------------------------------------------------------------------------------- Xafiiska war qabadka Dayniile Goternburg, Sweden dayniilecom@hotmail.com
-
Very sad indeed, whenever the beast Huuraale goes there the city dwellers have to endure the worst disasters of robbery, murder and targetted asassinations, property and human displacement, gang street fire exchanges and unaccounted number of Isbaaros... The bafoon is in the da house, no wonder security is at all time low...
-
One Asmara group member rebuffs Yusuf Indhacadde's statement... Mas’uul u hadlay Isbaheysiga dib u xoreynta Somalia oo beeniyey hadalkii shalay ka soo yeeray Yuusuf Indhacadde ee ahaa… Guddoomiye ku-xigeenka golaha dhexe ee isbaheysiga dib u xoreynta Somalia, isla markaana ah mas’uulka hogaaminaya ergada isbaheysigaas uga qeyb galaysa shirka ka socda magaalada Jabuuti C/raxmaan C/Cashuur ayaa beeniyey hadal maalintii shalay uu qaar ka mid ah warbaahinta Somalida siiyey xoghayaha difaaca ee isbaheysigaas Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacadde) oo ahaa in shirka ka socda magaalada Jabuuti aan lagala tashan, isla markaana aan lagu wargelinin mas’uuliyiinta isbaheysiga ee jooga gudaha dalka Somalia. C/raxmaan C/shakuur ayaa sheegay in Yuusuf indhacade iyo mas’uuliyinta kale ee isbaheysiga kaga sugan dalka Somalia si talaabo talaabo ah loola socodsiinayey hadba xaalada ay marayaan wada xaajoodyadii u dhexeeyey mas’uuliyiinta qaramada midoobay ee iyo kuwa Isbaheysiga ee ku aadan Geedi socodka nabada Somalia, wuxuuna xusay in hadalka Indhacade uu yahay mid aan laga fiirsan oo aan loo baahneyn xiligan xasaasiga ah. “Dabcan qofka waa dhici kartaa inuusan ku qancin qaabka ay mas’uuliyiinta isaga ka sareysa wax u wadaan, hase ahaatee waxaa loo baahan yahay inuu ku qanco sida inta badan wax u wadaan, Sheekh Yuusuf Indhacadena waa xoghayihii difaaca ee isbaheysiga waa nin qiimo badan oo isbaheysiga howlo badan u haya hase ahaatee maaha haddii uu tabanayo inuu warbaahinta soo mariyo waa inuu la soo xiriira mas’uuliyiinta sare ee isbaheysiga” ayuu sidoo kale yiri C/raxmaan C/shakuur. Xoghaya gaashaandhiga ee isbaheysiga dib u xoreynta Soomaaliyeed ee lagu aasaasaay magaalada Asmara ee dalka Erirteya Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacade) ayaa ku tilmaamay shirka magaalada Jabuuti uga furmay wakiilo ka kala socda dowladda federaalka Soomaaliya iyo isbaheysiga dib u xoreynta Soomaaliyeed mid la doonayo in lagu kala jebiyo isla markaana lagu wiiqo dagaalka uu isbaheysiga dib u xoreynta kala soo horjeedo ciidamada Dowladda federaalka iyo kuwa Itoobiya oo uu sheegay in mudooyinkan si weyn guulo looga soo hoyey. -------------------------------------------------------------------------------- Cabdishakuur Cilimi Xasan cabdishakuur48@live.com -------------------------------------------------------------------------------- Xafiiska war qabadka Dayniile Goternburg, Sweden dayniilecom@hotmail.com
-
Yusuf Indha Cade:Shirka Jabuuti Dan Uma Ahan Umada Soomaaliyeed Xoghayaha gaashaandhiga Isbahaysiga La Magacbaxay Dib u xoraynta Dalka Soomaalia Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde oo fikirkiisa ka dhiibtay Shirka Dowlada Soomaalia iyo Mucaaradka uga Furmay Magaalada Jabuuti ayaa Sheegay In Kulankaas uuna dan u ahayn Umada Soomaaliyeed, Hadalkaan ka soo yeeray Yusuf Indhacade ayaa ku soo aadaya Xili Magaalada Jabuuti ay Shalay ka Dhacaday Xafladii lagu Furayay Kulanka Lagu Dhex Dhexaadinayo Dowlada Iyo Mucaaradka, Hadalkaan ayaa ku soo aadaya Xili Magaalada Jabuuti uu ka socdo dadaal lagu doonayo in lagu dhex dhexaado Dowlada iyo Mucaaradka oo ay Magaaladaas ku suganyihiin ergooyin Ka kala Socda Caalamka, Horay ayaa waxaa wada hadal Dowlada iyo Mucaaradku ay galaan gaashaanka u daruuray Sheesh Shariif oo sheegay Inaysan Jirin Dowlad ay aqoonsanyihiin Wada Hadalna Lagalayaan,Halka qaarkoodna ay ku xirayaan In Marka hore Dalka laga saaro Ciidamada Nabad Ilaalinta u jooga ee ka socda Dalka Ethiopia, AllMudug.org kala soco wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Somalidaba.
-
Hassan Dahir AfQudhac officially made it to the list of Guiness Book of Puntland Records, Xiin-ow better note him down into that list of your ignoble Puntlanders. Waar Xoolayowgaan layiri Madaxbaa tihiin yaa Ummada ka qabta.... Niman dulli ah ayaa wadanki wada heesta sidee kayeelnaa!
-
Shariif Xasan Sheekh Aadan oo isaga baxay isbahaysiga Asmara. Shariif xasan Sheekh Aadan oo guddoomiyaha golaha guud ka ahaa is bahaysiga Tuulada Asmara ayaa ku dhawaaqay in uu isbahaysigaa isaga baxay. Shariif xasan Sheekh Aadan oo guddoomiyaha golaha guud ka ahaa is bahaysiga Tuulada Asmara ayaa ku dhawaaqay in uu isbahaysigaa isaga baxay. Shariif Xasan waxaa uu sheegay in raga ku jira isbahaysiga uu hada ka baxay ay yihiin dad u muuqda in aanay doonayn Soomaaliya nabad in ay hesho oo taa badalkeedanaay ku qanacsan yihiin dhibaatada dalku ku jiro in lagusii raago iyagoo ku badalanaya dano gaar ahaaneed. “Waan ka baxay isbahaysiga Asmara,waxaana diyaar u ahay in aan ka qeyb galo kulamada looga hadlayo sidii Soomaaliya xalwaara oo kama dambeyn ah loogu heli lahaa”ayuu yiri Shariif xasan Sheekh Aadan oo ka mid ahaa masuuliyiintii laga ceyriyay baarlamaanka dalka Soomaaliya. Hadalka shariif Xasan ayaa kusoo beegmaya iyadoo wakiilada isbahaysiga Asmara ee Jabuuti jooga ay kasoo dabceen mowqif ahaan halkii markii hore ay taagnaayeen maadaama ay beesha caalamku cadadis ku saareyso in ay nabada qaataan. Sidoo kale waxaa uu hadalka masuulkani kusoo beegmaya iydoo dhwaanahanba uu sii xoogeysanayay khilaafka u dhexeeya madaxda isbahaysiga qaran diidka ah ee tuulada Asmara. Xafiiska war qabadka shabakada carmooyin.com ee Baydahbo. Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@GMAIL.COM
-
Asmara: Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Soomaaliya oo is haya. 14. maj 2008 Asmara(AllPuntland)- Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa hada ku shirsan Magaalada Asmara ,waxa ayna leeyihiin kulamo hoose oo ay uga hadlayaan xaaladaha soo wajahay Isbaheysigooda. Kooxdan ayaa xalay oo dhan lahayd Kulamo badan oo ay uga hadlayaan Sababaha keenay in Isbaheysigoodu la fariisto dawladda Faderaalka ee Soomaaliya & Kala jabnaanta ku timid Ayaga laftigooda. Masuuliyiin ka tirsan Kooxdaasi oo lasoo xiriiray AllPuntland ayaa usheegay in ay socdaan Kulamo xilalka looga qaadayo qaar ka mid ah Madaxda Ururadaasi oo lugu eedaynayo in ay ku tunteen Sharciyada udagsan Kooxdaasi. Saraakiisha qaar ayaa sheegaya in xilka laga qaaday Shariif Xasan Sheekh Aaden ,Sheekh Shariif Sheekh Axmed & Rag kale oo hada jooga Magaalada Jabuuti ,waxaana ula jeedka lugu sheegay markii ay soo baxeen Shaki weyn oo dhahaya in ay Kooxahaasi la kulmayaan dawladda Soomaaliya. Kala Jabnaan baahsan oo ay xataa Saxaafadu ogaatay ayaa soo baxday markii Magaalada Jabuuti ay tageen Kooxo ka socda Isbaheysiga Fadhigiisu yahay Magaalada Asmara ,markaasna ay hadal kala dabatageen Xubnaha Isbaheysigaasi ee jooga magaalada Asmara. Kala Jabnaanta soo food saartey Isbaheysiga Asmara ayaa ku soo beegmaya xili ay dawladda Soomaaliya Wali ku dhegan tahay mowqifkeeda ku adanaa wada hadalo ay la yeelato cid walboo ka soo horjeeda. F. C. Geylan AllPuntland
-
Malika thanks but aren't we supposed to know the direction of the fast moving train before we jump on...
-
^You are dragging the issue beyond relevance mate, never give up, no one will lose in talks, talk and talk in the end something will come out...
-
I believe in a greater Somalia but i am concerned that the secession of yet another part of Somaliland will cause endemic problems. That's absolute comedy, Marco thanks for the laught mate... Lazy G. I will try the shades, I hope you will love me in them...
-
The most confusing thread, how do people keep up with it horta?
-
^Aha I got you now that you got it all wrong, Dang. I support the peace talks to commence and continue ever after until fruitful result comes out, unlike the ones living in the west(ofcoz like me) calling for the war to match on...
-
^LOol, but the fact that you are in the west living in comfort makes you different from one who's living in a warzone, Mogadishu. Very understandble, you are not the same, whether you went throught the same experience before or not matters less... You are different from them, Period. Are you saying we are equal?
-
^How do you know, I do like to do or be involved in everything and anything in this world g however I like to stick with what I can do best... The guy was doing better and gaining more popular support with that Shades and youtube clips, but stepping out of that mark will only get him into trouble and sink in mud
-
- Can someone not run away with my suitcase at the airport, I can carry my own bag. Thank you. LOol, I tell you Hargeisa Airport was a lot better than Bosaaso, at least in Somaliland they talk to you in a respected manner and help carry your bags. In Bosaaso they forcefully take you Passports and beat or slash you with a stick if you dare deny, you will also need to clear your baggage off the Airport ground immediately otherwise Uleey, no one will carry anythig for ya Lack of customer care and respect for the passengers were widely popular in Somalia, they have no manners, at least SL was doing better in this category.
-
^I did not say anything wrong against MARCO, obviously one must do what he's best at, I simply adviced him to do that...
-
Juje I will pass that and forgive you this time, after I thought long and hard about your appeal, I decided to grant you back your Somaliness, Congratulations
-
^It is important to have such talks for the sake of the innocent people dieing in the crossfire, their only hope to see the return of peaceful livelihood, those of you who hadn't experienced what it is like to live in a warzone and never tasted bullet wounds will no doubt find a room to critize this meeting, adeer enjoy your comfort lives in the west... Xaaji your point as a secess, as long it is not in my neighbourhood!
-
^LOol I see a lot of 'We' going on, If I may ask you Marco, we as in who? My advice to you this topic was so hotly debated over and over again, faraha yaysan kaa guban, just stick to your trash shades and Eurotrash clips...
-
Wafdi Ka Socda Urur-ka Islaam-ka Oo Gaaray Magaalada Jabuuti Magaalada Jabuuti ayaa waxaa ku sii Qul Qulayay Wufuud ka socota Caalmaka oo DFoonaya inay Goob joog ka ahaadaan Kulanka Lagu Heshiisiinayo Dowlada Soomaalia iyo Mucaaradka oo Lafilayo Inuu Ka Dhaco Dalka Jabuuti, Wafdi uu Dalka Jabuuti u soo Diray Xoghaya Guud ee Ururka Islaamka Professor Ekmeleddin Ihsanoglu ayaa Goor Dhawayd gaaray Magaalada Jabuuti,iyagoona Halkaas ay ku soo dhaweeyeen Wufuud kalayto oo Horay u gaadhay, Kulankaan Lagu Hadalsiinayo Mucaarad-ka iyo Dowlada Soomalia ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Arimaha Soomaalia Oudl Abdullah isagoona sheegay Inuu ku raja weyn yahay Kulankaan,oo guul laga gaari Doono, Wixii ka soo kordha hamoogaan allmudug.org. Saciid C/llaahi Kulmiye Nadaara. AllMudug.org kala soco wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Somalidaba.
-
Shirka Djabouti oo maanta lagu balansanyahay -------------------------------------------------------------------------------- Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 10-May-08 -------------------------------------------------------------------------------- Waxaa maalinkii shalay dalka Jabuuti wada gaaray xubno ka kala socda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta, kuwaasi oo maanta lagu wado in wada hadallo uga furmaan magaalada Djibouti. Shirka ay isku soo hor-fariisinayaan labadan garab ayaa wuxuu yahay mid farsamo oo ay guddiyada labada dhinac ku jeex jeexayaan sidii ay isula meel dhigi lahaayeen in la helo jawi lagu xaliyo mushkiladda Soomaaliya isla markaana ay ku wada hadlaan mas'uuliyiinta labada dhinac, iyadoo sidoo kalena ay ka wada hadlayaan qaabka ay Ciidamada Itoobiyaanka uga bixi karaan Soomaaliya. Xubnaha Dowladda Federaalka uga qeybgelaya Wada hadallada Maxamed Cabdi Ashkir =: wasiirka dib uheshiisiinta dowlada Maxamed Cali Xaamud =: wasiirka maaliyada Nuur Iidow Beyle =: xildhibaan Maxamed Maxamuud Xeyd =: xildhibaan C/llaahi Shiikh Ismaaciil =: xildhibaan C/raxmaan Jaamac =: xildhibaan Cabdalla Boos Axmed =: xildhibaan Ibrahim Garabey =: xildhibaan Ismaaciil Macallin Muuse =: gudoomiyaha dib uheshiisiinta qaranka Xubnaha Isbaheysiga dib u xoreynta uga qeybgelaya wada hadalada Prof. Ibraahim Xasan Caddow Prof. C/raxmaan Xaaji Aadan Ibbi C/qaadir Xaaji Maxamuud Dhaqane C/raxmaan Maxamuud Jinaqow C/raxmaan Dheere Cumar Idiris Sidoo kale waxaa jira magacyo kale oo aan inoo suura galin inaa helno. Sikastaba ha haatee shirkaani ayaa waxaa uu yahay mid rajo laga muujinaayo in uu qabsoomo waxaana jira in Qaramada Midoobay ay garwadeen ka tahay shirkaasi. C/laahi Xasan Baliil Baliilkhan10@hotmail.com BaliilNet.abdala@Gmail.com
-
Wafdi ka socoda Ururka Islaamka oo soo gaaray dalka Jabuuti si uu kaga qeyb galo kulanka nabadeed ee dowladda iyo mucaaradka u bilaabmaya maanta. Wufuud kasocota beesha caalamka ayaa ku soo qulqulaya magaalada jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti si ay kaga qeyb galaan wada hadalada nabadeed ee maanta ay suura galka tahay dowladda Soomaaliya iyo is bahaysiga mucaaradka in ay u furmaan. Wufuud kasocota beesha caalamka ayaa ku soo qulqulaya magaalada jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti si ay kaga qeyb galaan wada hadalada nabadeed ee maanta ay suura galka tahay dowladda Soomaaliya iyo is bahaysiga mucaaradka in ay u furmaan. Xoghayaha guud ee Ururka Islaamka Professor Ekmeleddin Ihsanoglu, ayaa dalka Jabuuti u soo diray wafdigan oo ujeedadiisu tahay in uu goobjoog ka ahayd kulanka nabadeed ee u bilaabmaya dhinacyada Soomaaliyeed ee iska soo hor jeeda. Wafdigan ayaa maalmihi lasoo dhaafay kusugnaa xarunta dalka yemen ee Sanca oo ay wada hadllo arrimaha Soomaaliya ku saabsan kula lahaayeen masuuliyiinta Yemen. Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa muddo todobaad ah wada hadallo uga soconayaan dalka Jabuuti,waxaana wada hadaladaas gar wadeen ka ah wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ugu qaabilsan arrimaha Soomaaliya. Wakiilka xoghayaah guud ee arrimaha Soomalaiya Oudl Abdullah waxaa uu sheegay in uu aad ugu rajo weynyahay guul wada ahdaladaa in laga gaaro. Xafiiska war qabadka shabakada carmooyin.com ee Baydahbo. Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@GMAIL.COM
-
Oudl Abdullah oo sheegay in Barri magaalada Jabuuti wada hadallo uga bilaabmayaan dowladda Soomaaliya iyo Mucaaradka. Wakiilka Qaramada Midoobay ugu qaabilsan arrimaha dalka Soomaaliya ayaa magaalada Nairobi maanta kaga dhawaaqay in barri oo Sabti ah bishuna ay 10 tahay magaalada Jabuuti ay wada hadallo uga bilaabmayaan dowladda Federalka Soomaaliya iyo Mucaaradka kasoo hor jeeda. Wakiilka Qaramada Midoobay ugu qaabilsan arrimaha dalka Soomaaliya ayaa magaalada Nairobi maanta kaga dhawaaqay in barri oo Sabti ah bishuna ay 10 tahay magaalada Jabuuti ay wada hadallo uga bilaabmayaan dowladda Federalka Soomaaliya iyo Mucaaradka kasoo hor jeeda. Ahmedou Ould Abdallah,waxaa uu sheegay in wada hadaladan oo ay Qaramada Midoobay gar wadeen ka tahay ay dhanka dowladda Soomaaliya uga qeyb geli doonaan 7 xubnood,halka dhanka mucaaradkana ay tiro intaa la egi kaga qeyb geli doonaan. Soomaliya ayaa dagaalo sokeeye ay si ba’an u wax yeelkeeyeen tan iyo sanadkii 1991-kii markii ay meesha ka baxday dowladii dhexe ee Soomaaliya,waxaana hada wakiilka Qaramada Midoobay uu sheegay in uu aad ugu rajo weynyahay nabada Soomaaliya xiligii ay soo dag dagi lahady in la gaaray. Wada hadaladan oo ahaan doona kuwo albaabada loo laabay ayaa socon doona muddo todobaad ah sida wakiilka UN-ka ee arrimaha Soomaaliya uu maanta ka sheegay magaalada Nairobi. “Aad ayaan ugu rajo weynahay wada hadaladani in ay dhaxal gal noqdaan guulna keenaan”ayuu yiri wakiilka Qaramada Midoobay ee arrimaha dalka Soomaaliya Ould Abdullah. “Adinka dhexdiina ayaa nabada baadi goobaya,mana jiri doonto fara gelin dibadeed oo wada hadaladiina nabada lagu sameeyo”ayuu mar kale yiri wakiilka Qaramada Midoobay. Tan iyo markii uu xafiiska qabtay bishii November ee lasoo dhaafay ayaa ra’isul wasaaraha Soomaaliya Nuur Cadde waxaa uu ku dadaalayay in uu mucaardka islaamiyiinta ah wada hadal la galo,taas oo aan xagiisa suura gal ka noqon ra’isulwasaarihii isaga ka horeeyay Dr cali maxmed Geedi. Xafiiska war qabadka shabakada carmooyin.com ee Baydahbo. Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@GMAIL.COM
-
Jabuuti: Maanta oo loo madlan yahay kulanka Jabuuti ee Dib u heshiisiinta Dawlada iyo kooxaha mucaaradka. 10. maj 2008 Iyadoo Magaalada Jabuuti ee Dalka Djibouti ay ku qul qulayaan ergada Labada dhinac ee Dawlada faderaalka iyo kooxaha mucaaradka uga qeyb galeysa Kulanka ay garwadeenka ka tahay Qaramada Midoobey ayaa la filayaa inuu qabsoomo Kulankaas dib u heshiisiinta ah. Shalay waxaa caasumada soomaaliya ka baxay wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Dib u Heshiisiinta, kuwaasi oo ah ergada dawlada uga qeyb galeysa shirka lagu madlan yahay Jabuuti. Ilaa iyo hada waxaan kala cadeyn inuu maanta shirka qabsoomay iyo in dib loo dhigayo, xilli labada dhinac ay ku wada sugan yihiin Jabuuti, isla markaana dhanka Kooxaha Mucaaradka ay mugdi gelinayaan ka qeyb galka kulankaas. Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Ahmedou Ould Abdalah ayaa ugu baaqay dhinacyada isku haya siyaasada soomaaliya in ay fududeeyaan suurta gelnimada kulanka maanta ee Jabuuti lagu madlan yahay. Dawlada Faderaalka waxay dhankeeda sheegtay in ay shuruud la'aan la kulmeyso mucaaradka, hase ahaatee kooxaha mucaaradka ayaan ilaa iyo iminka laga heyn hadal toosan, marka laga reebo is bar bar socosho ku imaanaya hadaladooda. Dawlada jabuuti ayaa gudi heer sare ah u magacwday kulankan, iyadoona ay kor joogto ka noqonayaan diblomaasiyiin ka socda Beesha Caalamka. Waxaa aad loo dhowrayaa kulanka oo dadka soomaaliyed ee ku sugan gudaha iyo dibada ay yihiin kuwo dhegta u taagaya waxyaabaha ka soo bixi kara, kuwaasi oo mira dhal u noqda xasilooni iyo nabadgelyo ku soo dabaalida dalka ay dagaaladu aafeeyeen ee Soomaaliya. Cabdicasiis Maxamed AllPuntland
-
^ , Jinsiyada iyo Diinta hadaad adiga bixisid aginana waan baxshaayee ogoow... Hadda wixi kadanbeeyana Juje-ow Somalinimada waa laga saaray PS: Kuma oran waa sax in shacab Somaliyed la gawraco, hadali Peace Action-na sidaa uma uusan oran haduu yirina kuma raacsani, thats as clear as you can get...
-
Popular Contributors