Emperor
Nomads-
Content Count
4,044 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Emperor
-
^Unlike seccessionist media who make up stories about the South, Allpuntland reports from the heart of Mogadishu, as a first hand witness account their story is more likely to be true than any other seccess web portal...
-
^Still is a clan name whether it be from his forefathers or not, he was nicknamed after his clan, I guess that was the point WA was making, not important to search for the source.... However, I see no problem with that... Abtigis, truce saaxib, I see nothing is better than having truce with you, waxay sidaa kudhaanto majidho, qaab laguula diriri karo malahan...
-
L0L. Two years later and nothing's changed! Ma dadkaa 'rock headed' ah mise idinka? Well, does it matter, if it makes the place rolling. Ever thought that its your rock headedness that's keeping the site alive, the fact that you like to disagree on all accounts in most cases for the sake of argument... KK, atheer meeshi waxay kadhigeen Ciyaalka xaafada, isku team aan nahay iyo maxaa iigu hiliinwayday aa kasocota SOL, .
-
Abtigis, if you don't care why even bother talk to me, I haven't asked or talked to you. I am not criticizing your style, it is disturbing and annoying to many SOLers, and I didn't nickenamed you Maqiiqane... Aniga wax aad ii sheegi karto ayaa iska yar. Dagaalkaagu waa ala style of keyboard commando, please screenka lee ha iiga soo dhaxbixin.
-
^Ninyahow doodahaaga irrelevant-iga ah ayaad iska gashaa! read the topic and all the posts then put yours forward considerably. This is what Isseh wrote: Abtigiis, Insha-Allaahu guusha inagaa iska leh, goor dhowna wey soo hoyan doontaa. Which I politely asked to define or measure goor-dhaw for me interms of understandable scale... Now you come and say it might be months, years, decades and even mentioned to continue forever, in this modern logical world that's not how u interprate goor-dhaw or at least is percieved, not the likely Guul whispered to you, is it? PS:Mideeda kale Saaxib adiga lagulama wadi karo discussion, qudbaddo dhaadheer iyo howlo meesha aan oolin baad iska gashaa PPS: Forget about all the aspects that evade me... PPPs: Calm down, take it easy, you are flooding the site
-
^LOooool @ much awaited Abu Salim, maxaad niyada isku dhistaan nimanyahow loool, you one funny man, I have never ever heard of Abu Salim... Perhaps tomorrow you come up with Abu Jacaylbaro joined the resistance, at least I know JB, just imagine how big that is Loooooooool. It's evidence they are weakened and losing thus resort to naming unknown usual Abu's to perhaps prove they stil exist and unshaken... poor attempt.
-
^LOol, I see you are being very careful in throwing out a direct answer to that but for the sake of argument I will give you a number and let me know if you think its adequate for your hero Indhacade to kick out the foreign troops... A month, or three months, no let it be one year from now until the elections 2009, what say you my man?
-
^How do you measure goor-dhaw, bal issoow if you can give an estimation please, imisa intee le'eg weeye goor-dhaw?
-
Doc kayeernimadu waa maxayna rag baa Allah idinka dhigayee, war meesha wax kudarsada ama iska aamusa ciyaalka xaafada foorjada qosolka isugu jiiminaayay(camiraayay) ayaad kadhigteenee, waa sidee raggu sow baaluq ma ahan?
-
^Hadda saas baad dagaal urabtaa, hodhaw marka kuwaas hubka keenay ee wax qarxinaaya lasoo qabqabto oo lalaayo halkaan baad kula soo ordaysaa booyin iyo waa laxasuuqay shacab...
-
Lets remember Nabiga CSW immigrated from his birth place and most beloved city, Makka... but some will argue at the time Jihad wasn't institutionalised... Also how silly can one compare the Fake Sheikh criminal gangs that are terrorizing people to the pious Sahabba... Please leave the Prophet (PPUH) and the Sahabba out of this thread for the gangs led by druglord Indhacade aren't no wear near to be compared to them... Marka afkiinna kareeba nabiga suuban calayhi Salaatu wasalaam. As for the post, I completely agree with Xiin, first try and explore what might the dirrin bring out if nothing then you have all your other options on the card, no one will get hurt or lose in talking, just ceaze the fake self proud you attest to possess, it is not going to help you in any way, form or shape... arrogance never helps, dadka unbuu kugu diraa mooyee wax kaama celiyo.
-
^You do protest, complain and wail for too much brother... Maxaan ku iri ood kaxumaatay hadda bal iisheeg. War ninyahow meeshu waa Public forum qof fiican qof xun mid caraysan mid faraxlow ah waxkastaad kula kulmi wixi lagu dhaho waa laga gudbaa lama xasuusto ama qoute gareeyo... Sxb meeshaan mid and late 2006 during the war in and around Baidabo and the months that followed anigu iyo Duke ayaa aheen dadka loogu cay badanyahay, wax aan nalaku sheegin ama magac aan nalooku yeerin majiro war hadaan ka cararo Politics section-ka oo aan tago Studenttalk women section ama Doodwanaag xataa waa adjective-ki igama harin, waxaa umaleeyay xataa hadaan tago BBC English news website-ka in aniga adjectives la iigu tirinaayo.... Meeshaan waa SOL forum, waa lagu kaftamaa mar marna waa la isku xanaqaa waxaan usoo joogay xataa rag iyagoo intay isku dhaarteen magaalada isku balansadeen , laakiin overall cidinna kuma dhimato, qof madhaawacno xoolanna malaka dhaco guryana malakala qabsado waa la isku aqriyaa waana lakala tagaa, marka Chill out Saaxib. PS: Dagaalkaagaan rabaa xaggee iigu imaanaysaaa?
-
Loooooool@Norf, you have a joke on me man, that would be a priveledge, will it not? Imagine how people are dying to be on the TV nowadays... but I will wait for your turn to appear on Britian's got talent show
-
I am against any mistreatment agains the kids and other poor innocents by the TFG or Ethiopians troops, I have never been in favor of that... However, I have more reason to dismiss any less-ligical story presented by the fakelords... Comment the topic at hand please, stop beating around bushes... Its seems you condone the pathetic strategy employed by the so called 'Resistance' displayed in this topic...
-
^Did you really say that, I though he was making up And is that true you retracted when you learned of his Fatxu Majiid knowledge
-
^I have respect for him if he retracts from his earlier strategy as is in this case and embraces the process ruturing law, order and governance to the country. PS: Besides my oppostion against his stance, I have always thought of him as having a good future in the Somali politiking, it seems he's making the right moves to earn more admirers like moi if that means the loss of few rock headed individiuls like you.
-
Why the nemesis of Puntland are against the Oil exploration
Emperor replied to Fiqikhayre's topic in Politics
No my brother, there are a lot processors and stages involved in getting oil out of the land, we are in the first stage, expoloration which we have had yet to really really commense but will kick start soon Insha'alah... -
Sheikh Shariif Sheikh Axmed oo ah shaqsi dagan aqoon diineyd iyo midmaadi leh ayaa xiligaan u dhabar adeegay bal in uu badbaadiyo shacabka Soomalaiyeed ee xiligaan ku jira bur bur iyo barakicin waxaana taa ka hor yimid shaqsiyaad 17kii sano looga bartay waa diidnay iyo looma dhan kuwaas oo aan wali u keenin shacabkooda wax hor mar ah marka laga reebo dhaca iyo boob True all they contributed thus far is Dhac iyo Boob, what esle thug Indhacadde contributed to the Somali society, even Dayniile have to admit and write that... truth cannot be suppressed, No way it will come out sooner or later, finally the truth is getting out.
-
Its from Dayniile an anti-TFG website He support base are leaving the behind the pundits in Asmara...
-
Sheikh Shariif Sheikh Axmed oo helay taageero badan oo shacabka Soomaliyeed gudaha iyo Dibadda Muqdisho Sheikh Shariif Sheikh Axmed oo ah halyeey u soo baxay shacabka Soomaliyeed xiligaan adag ee lagu jira gumeysiga ayaa helay taageero badan oo shacabka ah kadib markii uu la fahmay siyaasada qalafsan ay wataan ciidamada Gumeysiga Itoobiya isagoona sheegay in gacana qoriga lagu qabsado halka mida kalana uu yiri Nabad ha lagu raadiyo Sheikh Shariif Sheikh Axmed oo la aantiisa laga saareen Muqdisho qab qalayaasha dagaalka Muqdisho ayaa xiligaan waxaa hagar daacin kuwada shaqsiyaad siweyn u taageersanaa halgankii Maxaakiimta Islaamiga Soomaliyeed . Sheikh Shariif Sheikh Axmed oo ah shaqsi dagan aqoon diineyd iyo midmaadi leh ayaa xiligaan u dhabar adeegay bal in uu badbaadiyo shacabka Soomalaiyeed ee xiligaan ku jira bur bur iyo barakicin waxaana taa ka hor yimid shaqsiyaad 17kii sano looga bartay waa diidnay iyo looma dhan kuwaas oo aan wali u keenin shacabkooda wax hor mar ah marka laga reebo dhaca iyo boob 18kii sano ee la soo dhaafay ayaa madaxda reer Muqdisho looga bartay in ay wax waliba diidaan iyagoona heynin badiil Isku soo duub Sheikh Shariif Sheikh Axmed oo xiligaan u muuqdo in uu helay taageerada Beeshiisa Mudulood iyo dad badan oo Soomaali ah oo ku kala nool gudaha iyo dibadda Xafiiska war qabadka Dayniile Goternburg, Sweden dayniilenews@yahoo.com ,dayniilecom@hotmail.com
-
^Indeed Afdaboolan waa dahab unless your have a wisdom, so open your mouth bal if you have any wisdom, what do you have to offer? hadii kale hadii kale maahmaahdu adigay ku qabanaysaa! Ibti, I agree with you on that just for now PS: I never had anything to disagree with you to begin with
-
Why the nemesis of Puntland are against the Oil exploration
Emperor replied to Fiqikhayre's topic in Politics
-
Why the nemesis of Puntland are against the Oil exploration
Emperor replied to Fiqikhayre's topic in Politics
^Meesha maxaa mooday ceel biyo laga dhaansanaayaa... ------------------------------------------ Sahaminta Macdanta Shidaalka oo la sheegay in ay ka bilaabaneyso Dooxada Dharoor Subaxnimadii Arbaca (May 21, 2008) waxaa magaalada dekedda ah ee Boosaaso ka ambabaxay gaadiid ay saaran yihiin qalabka lagu dhiso guryaha kaamamka oo loogu talo galay sahaminta macdanta/shidaalka dooxada Dharoor oo ay leedahay shirkadda Africa Oil iyo jaalkeed IMC oo ku raran baabuurta xamuulka oo ay hareeraha ka waardiyaynayaan gaadiidka dagaalka oo xooggan. Qalabkaas laga dhisayo kaamka ayaa la geeyey meesha lagu magacaabo Labo Rugleey oo ku taal aagga Ufayn iyo Kobdhexaad oo Bosaaso kaga beegan Koonfur Bari. [Kobdhexaad waxay Boosaaso u jirtaa 90km, halka magaalada Ufayn ay Boosaaso u jirto qiyaastii 115km oo khariidadda ah.] Magaalada Ufayn waxaa degmo loo magacaabay 2000 Sahaminta hadda la samaynayo ayaa ah nooca loo yaqaan "seismic" taas oo hore aaggaas looga sameeyey qarnigii tegey horraantiis. Laakiin shirkadihii hore sahaminta haalkaas uga sameeyey aysan Soomaalida siin wax xog ah oo ku saabsan wixii ay daah-fureen ama ay ku arkeen gaar ahaan aagga Kalabayr, Ufayn, Kobdhexaad, Meeladeen ama Dharoor, Iskushuban iyo guud ahaan dhulka loo yaqaan UUR-CALEED. Dhulkaas oo ilaa maanta lagu arki karo jidadkii ama wadooyinkii ay jeexeen shirkadihii qarnigii 20aad horraantiisii sahaminta ka sameeyey aaggaas. Sahaminta cusub ee hadda (horraanta qarnigan 21aad) ayaa dadka ku xeel dheer arrimaha Soomaalida iyo dadka la socda qaabka ay arrimahan u maaraynayaan madaxda Puntland, waxay muujiyeen in sidii tii qarnigii hore oo kale xogta laga ogaado sahaminta ay toos gacanta ugu haynayaan shirkadaha sahaminta samaynaya oo aan dadka Soomaaliyeed ama aqoon yahanada Soomaaliyeed wax xog rasmi ah ama nuqullo rasmi ah laga siin doonin ama la tusi doonin, aan ka ahayn marka ay shirkadahaasi dalalkooda ku laabaan warbixinada ay ka qoraan inta ay rabaan in xogtaas la ogaado. Sahaminta cusub ee aagga Uur-Caleed iyo Dharoor waxaa lagu soo beegay xilli uu Gen. Cadde ku soo laabtay Boosaaso kaddib markii uu safar ku maqnaa muddo 52 maalmood oo waqtiga ugu badan uu joogey Addis Ababa - meelaha kale oo uu tegeyna ay ahaayeen London, Nairobi iyo Jabuuti. Waxa kale oo sahaminta hadda lagu soo beegan xilli ay aad hoos ugu dhaceen saamiyada shirkada Range Resources ee Suuqa ganacsiga Australia. Waxa kale oo sahaminta xilligan lagu soo beegay xilli laga hor degayo kal fadhiga baarlamaanka DGPL ee furmaya bisha Juune. Waayo, waxaa jira in muran weyn ka dhex taagan yahay baarlamaanka DGPL, murankaas oo ku aadan in ay khalad ahayd qaabka loo maray codbixintii lagu ansixiyey heshiiska lala galay shirkadaha sahaminta shidaalka - waxaa cod bixintaas loo bixiyey 21-21 oo markaas hal-dheeri uu markii koowaad ku ansixiyey guddoomiyaha baarlamaanku halkii laga rabey in cod bixinta lagu celiyo laba jeer. Xubnaha baarlamaanka qaarkoodna ay rumaysan yihiin in hogganka sare ee baarlamaanku uu ku milmay xukuumadda, sidaas daraadeedna ay luntay qaabkii loola xisaabtami laha xukuumadda iyo inwixii la doono laga fushado baarlamaanka. Dhowaan ayay ahayd markii ay shirkadda Africa Oil ee jaalka la ah Range Resources ay sheegtay in ay joojisey qoditaankii ceelka batroolka loogu tuhunka badan yahay ee Nugaal. Markaasna ay sheegtay inay sahamin doonto dooxada Dharoor. Nugaal waxay ahayd meeshii ay shirkaddaha Africa Oil iyo Range Resources muddo dheer warbaahinta u sheegi jireen in ay shidaal qodista ka bilaabi doonaan, waa meeshii ay shirkadahaasi ku faani jireen in ay hayaan xog badan oo ay lahayd Conoco oo ceelkaas baari jitey. Laakiin sidii loo sugayey bilowga qoditaanak ceelkaas ayaa Africa Oil sheegtay in ay joojiyeen qorshahaas Nugaal oo ay u weeciyeen sahaminta Dharoor. Wasiirka uu Gen. Cadde Muuse u xil saaray wasaarada Macdaanta iyo Tamarka DGPL, Xasan Cusmaan Maxamuud 'Aloore' oo la socdey gawaarida galbineysey xubno ka socdey shirkadda Africa Oil/IMC oo May 21, 2008 tegey meesha kaamka laga dhisayo oo saxaafadda la hadlay ayaa yiri: "Muddadaas dheer ee soo socotey ee maanta aan halkan isugu nimid natiijadeedii haddana mustqabalka socon doonta haddii Ilaahay yiraahdo waxaa ka soo shaqeeyey xukuumadda iyo dadweynaheeda in badan oo taageera iyo warbaahinta iyo dad aqoon yahan ah oo reer Puntland ah si ay u garab galaan ay noqoto wax soo saar natiijo leh ee shaqo isu bedela. Waxaa jirey dhibaatooyin badan oo dadka hawsha wadey ay kasoo mareen taas oo been-abuur leh, taas oo lahayd is hortaagid, taas oo lahayd cid walba mid dad Soomaali ah iyo dad reer Puntland ah, dad aan dooneyn in aan maanta halkaas soo gaarno ay hor istaagnaayeen." Waxaa kale oo isaguna goobta ka hadlay Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Yaasiin Cartan Maxamed oo ka soo jeeda degaanka kaamka laga dhisayo waxana uu yiri "Dhulkiinii hooyo kusoo dhawaada, oo baara, sheega waxa ku jira, ka soo saara, ha is martiyaynina, ma tihin marti ee soo dhawaada, cid kasta oo timaada haddii ay deegaankan u wado hal sibir ah waanu guddoomeynaa waana qaadaneynaa, waa xabbad sibir ah haddii ay wado, waanu qaadaneynaa waa guddoomeynaa, cid alla iyo cidii wax qabaneysa oo u diyaarsan inay wax ka qabato ama wax ka baartona waanu soo dhaweyneynaa sida maanta oo kaleeto." Kim Watson oo ka socdey shirkadda Africa Oil/IMC ayaa isaguna warbaahinta u sheegay in sahamintu ay aaggaas ka socon doonto lix bilood oo ah ilaa laga gaarayo December 2008, kaddibna la bilaabi doono qoditaanka shidaalka ayuu yiri. Hadalkaas waxaa lagu beegay in lix bilood ay ka harsan tahay doorashadii madaxweynaha DGPL. Waxay ahayd May 3, 2008 markii madaxweyne ku xigeenka DGPL, Xasan Daahir Maxamuud "Afqurac" isaga oo ku sugan Garoowe uu waraysi siiyey TV reer Minnesota uu sheegay ilaa la soo celiyey Gobolka Sool in aanay suurta gelayn in shidaal la soo saaro, isagoo arrintaas ka hadlayeyna waxa uu yiri: "waa loo baahan yahay in dad wax loo soo saaro oo ay ka baxaan baahida badan weligeedna waa la rajeynayey in Soomaalidu soo saarto khayraadkeeda, laakiin ilaa amniga wax laga qabto lana soo celiyo gobolka Sool ma suurta gelayso in shidaal la soo saarayo." Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com Bossaaso Puntland Somalia -
^The fake Sheikhs and druglords have used kids for their bombing compaign before, I see no reason why they won't do it again... Simple calculation.
-
^I have misread your strong and bold argument before and assumed you to be a taugh cookie, you are not at all! As you drag on this less important discussion your cracks of weakness is all coming to light... take it easy and you should relax. I can laugh all I want its no problem for you, I have not criticised your input to this thread neither have told you to defend anyone else on any other thread before... and yes you can have your own opinion, I hope all is settled now... You need to buy some more sense of humour PS: Ha xanaaqin Abaayo macaanto
-
Popular Contributors