Emperor

Nomads
  • Content Count

    4,044
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Emperor

  1. ^This is the politics section, don't be naive, anyone will use any web portal whenever he deems to be appropriate... However, I have always used most of the Somali websites for news, purely to show the different veiw points on one particular issues... I never did rely on any one special website... The more flavor and ingerdients you have the better... PS: What do you have to say about the stance and open critisims of the Shariif towards Eretria, now that you have Halgan, Carmooyiin and Dayniile reporting on the same story, and there may well be others that I haven't checked...
  2. ^The Ethiopian troops... Its no coincedance, whenever you lose you come up with funny allegations, you cry massacre, human rights violations and what have you in whic mosty of your beloved web portals run to report as a consolidation goal, all the other cards have dried up, now you have or hope Ethiopian troops shell the TFG or in some exteremely funny cases some Ethipian man slapped the Somali President... Yeah thats so much victory for you to claim
  3. Dayniile report and take on this, although they show the Shariif displaying political diplomacy and geniusness about his criticism towards warmonger Eretrea's head of state, AFewerki, nevertheless openly critizised his divisive and wicked warmongering attitude... ---------------------- Sheekh Shariif “Waxaa nasiib daro ah in dowladda Eritreya ay beryahan dambe qaaday talaabooyin aan habooneyn oo shaki kala dhex geliyey isbaheysiga dib u xoreynta” (SHIR JARAA’ID) Guddoomiyaha isbaheysiga dib u xoreynta Soomaaliyeed Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa duhurnimadii maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti, isagoo markii ugu horeysanayna ka hadlay khilaafka la sheegay inuu hareeyey isbaheysiga dib u xoreynta ee ka dhashay shirkii dhowaan magaalada Jabuuti ay iskugu tageen wufuud ka kala socotay dowladda federaalka Somalia iyo isbaheysiga dib u xoreynta Somalia, kaasoo ay dhexdhexaadinaysay Q/midoobay, inkastoo aaney wax natiijo ka soo bixin. “Ugu horeyntii isbaheysiga dib u xoreynta Soomaaliyeed waa urur dib u xoreyneed Siyaasi ah, nabadeed, loona dhisay inuu fagaaraha caalamiga ah ka difaaco qadiyadda umadda Soomaaliyeed, ujeedooyinka loo dhisay waxaa ka mid ah in ciidamada Itoobiya ee dalka qabsaday looga saaro hab kasta oo suuragal ah, sida ku cad nidaamka isbaheysiga qodobada 6-aad 7-ad iyo 8-aad, intaa ka dib waxaan shacabka Soomaaliyeed uga cudurdaaraneynaa warkii xubno ka tirsan isbaheysiga ka soo baxay oo runtii aan farxad gelinin umadda Soomaaliyeed oo xilli adag ku jirta, waxaana u balan qaadeynaa inaan ku dedaali doono sidii looga gudbi lahaa arimahaas, waxaana ugu baaqeynaa xubnaha isbaheysiga ee walaaca lama filaanka ah muujiyey iney dhowraan nidaamka iyo xeerarka isbaheysiga, isla markaana ilaaliyaan dareenka shacabka Soomaaliyeed ee ay daashadeen khilaafka dagaalka, wixii talo ah ama sixid ahna ay u soo maraan nidaamka iyo qawaaniinta isbaheysiga” ayuu shirkiisa jaraa’id ku yiri Sheekh Sheekh Shariif “Waxaan dowladda Eritreya ee aan saaxiibka nahay waxaan uga mahad celinaynaa isbarbartaagii ay isbarbar tageen qadiyadan xilli u Aduunka oo dhan albaabada naga ootay, waxaana nahay saaxiibo uu ka dhexeeyo hal cadow, marna diyaar uma nihin inaan ka abaal dhacno shacabka iyo Dowladda Eritreya abaalka ay inoo galeen, laakiin waxaa nasiib daro ah in dowladda Erireya beryahan dambe qaaday talaabooyin aan haboobneyn oo shaki kala dhex geliyey isbaheysiga, waxaana ka codsaneynaa iney dib uga fiirsadaan talaabadaasi, waxaaa u sheegaynaa kala qeybinta isbaheysiga lagu dhisay dalkooda inuusan iyana dan ugu jirin angana dan noogu jirin, sidaa awgeed waxaa codsaneynaa iney la xiriiraan madaxda isbaheysiga wixii talo ay hayaana ay halkaas u gudbiyaan, waxaana ugu hambaleynaa shacabka iyo Dowladda Eritreya sanadguuradii 17-aad ee kaasoo wareegtay madax banaanidooda oo ku beegneyd shalay, anagoo la qeybsaneyna farxadaas iyo gobanimada ay gaareen, waxaana u rajeynaynaa iney nabad iyo gobanimo ku waaraan” ayuu yiri Sheekh Shariif oo dhinaca kale sheegay inuu soo soo dhoweyneynayo eedeynta ay guddiga ilaalinta cunaqabateynta ee QM ay ka soo saareen Somalia taasoo ku eedeeynaysay ciiamada Itoobiya iyo kuwa Ugandha iney yihiin kuwa hubka ugu badan geliya Somalia. -------------------------------------------------------------------------------- Xafiiska war qabadka Dayniile Goternburg, Sweden dayniilecom@hotmail.com deyniilenews@yahoo.com
  4. Sheekh Shariif “Eritrea ma noqon sidii aan u maleyneynay, waxaana ay bilowday isku *** dhexdeena ah “ Guddoomiyaha Isbahaysiga Asmara Sh Shariif Sh Axmed ayaa maanta markii ugu horeysay ka dhawaajiyay in dowlada Eritrea ay caqabad ku tahay hanaanka dib u hehsiisiinta dalka Soomaaliya,isla markaana ay hada bilowday in ay isku dirto xubnaha isbahasyiga uu hogaamiyo. “Eritrea ma noqon sidii aan u maleyneynay, waxaana ay bilowday isku *** dhexdeena ah “ayuu yiri Sh Shariif Sheekh Axmed oo haatan shir jaraa’id ku qabanaya magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti. Inkastoo uu Skeehku sheegay Eritrea in aanay u danaynayn ummada Soomaaliyeed ayuu hadana intaa siidaba dhigay in wali isbahsyigii aanu burburin,laakin xaaladu ay tahay mid Eritrea ay dhibaato la daba taagan tahay. Shirka jaraa’id wuu soconayaa iminka faafaahin dheeraadana dib ayaad kala socon doontaan Hadii Eebe Idmo. Xafiiska war qabadka shabakada wararka carmooyin.com ee Baydhabo. Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@gmail.com
  5. Sh Shariif Sh Axmed oo ku eedeeyey Eritrea in ay kala qeybinayso Isbahaysiga Dib u Xoraynta Posted to the Web May 25, 14:38 Jabuuti:-Gudoomiyaha isbahaysiga Dib u Xoraynta Sh Shariif Sh Axmed ayaa maanta waxaa uu eedayn u soo jeedshay Dowlada Eritrea wuxuuna tilmaamay in ay wado kala qeybinta Isbahaysiga Sh Shariif oo maanta shir jaraa,id ku qabtay dalka Jabuuti ayaa waxaa uu uga hadlay khilaafka baahsan ee soo kala dhex galay Isbahaysiga dib u xoreynta waxaa uuna sheegay in uu aad uga xun yahay in rag ka tirsan isbahaysiga ay warbaahinta ka hadlaan taas oo sheegay in uu shacabka uga cudurdaarayo taas oo ay ku muujiyeen in isbahaysiga uu kala jabay waa sida uu hadalka u dhigay. Shiikh Shariif ayaa waxaa uu sheegay in dowlada Eritrea ay wado qorshe ay ku kal qeybineeyso Isbeheeysiga Dib u xureeynta isaga oo sheegay in uu taas ka xun yahay waxaa uuna ka codsaday in ay joojiso arinkaas wuxuuna amaanay sida Eritrea ay u soo dhaweysay una taageertay isbahaysiga Waxaa marag ma doontaan ah in isbahaysiga uu u kala jabsan yahay laba garab oo haatan xarumo ku kala leh dalalka Jabuuti iyo Eritrea balse waa laga wada war sugayaa meesha uu ku danbeeyo khilaafka Isbahaysiga oo maraya hada mid aan la qarin karin. C/Casiis Maxamed Halgan.net
  6. Markab Sida Qaqlabkii Lagu Qodilahaa Macdanta PL Oo Soo gaaray Dekeda Bosaso waxaa galabta soo gaarey dakada weyn Ee magaalada bosaso markab layiraahdo Jumbo Express Cap Ferrat Oo kasoo shareecdey wadanka isutaga imaaraadka carabta kasoo wadey qalab loogu talagalay in lagu sameeyo mashaariicda shidaal baarista P,L . Muuqaalka Markabka Jumbo Express Cap Ferrat qalabkani Oo isugu jira gawaarida looyaqaani iskarogayaasha Noocyadooda kala dugan Weeshashka Noocyadooda kala dugan booyadaha iyo qalabkale Oo gaadiid Oo Aan halkaan lagu soo koobi karin . Qaar ka mid ah gaadiidkii galabta ka Soo Degay Dekeda Boosaaso qalabkani ayaa waxa Uu usoo dagey shirkada I,M,C oo qandaraas kaqaadata shirkada caanka ah Ee african Oil Oo iyada howlaha baaritaanada shidaalka iyo macdanta kawada Deegaanada P,L . mar Uu maanta kula hadlaayey dakadaweyn Ee magaalada bosaso wasiirka wasaarada Macdanta iyo tamarta P,L Xassan Cismaan Allore saxaafada ayaa wuxuu shaaca kaqaadey in shidaalka p,l Uu wax weyn kaqaban doono xaalada cakiran Ee kataagan gudaha wadanka somalia. wasiirka wasaarada macdanta iyo tamarta P,L ayaa sidoo kale shaaca kaqaadey in ay kuhanweyntahay wasaaradiisa sidii shaqo ay uga abuuri laheyd boqolaal qof Oo somali ah . hadalada kasoo yeeraya wasiirka wasaarada macdanta iyo tamarta P,L ayaa waxaa ay kusoo Aadeysaa xili ay maamulka P,L ay dhexda uxirteen sidii loosoosaari lahaa qeyraadka kabuuxa P,L Oo ayna kabaahan yihiin Umada somaaliyeed gaar ahaan kuwa reer P,L. isku soowada duuboo dadaalkani Uu wado maamulka P,L Ee lagu doonayao in lagusoo saaro shidaalka P,L ayaa waxaa siweyn ugu riyaaqey dadweynaha kunool maamulka P,L iyagoo kutilmaamey in ay tahay tilaabo hormar leh Oo ay kutilaabsatey Umada somaaliyeed. Axmed Soomaali sawir qaade: Khaalid Maxuud SBCInternational- Boosaaso
  7. Qalabkii lagu baarayey Macadanta oo ka soo degay shalay Dekkada Magaalada Boosaaso(Daawo Masawirada) Boosaaso:-Waxaa soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari Markab weyn oo sida qalabkii lagu baari lahaa dhidaalka iyo macdanta waxaana la yiraahdaa Markabkan Jumbo Express Cap Ferrat waxaa uuna ka soo baqoolay dalka Imaaraadka. Markabkan ayaa waxaa uu sidaa Gawaari waaweyn nooca loo yaqaan iska rogaha iyo Booyado kala duwan iyo gawaari yar yar oo kala duwan . Gawaarida iyo qalabka ka soo degay Dekkada magaalada Boosaaso ayaa waxaa iska leh shirkada I,M,C oo qandaraas ku qaadatayin ay macdan iyo dhidaal ka baarto deegaanada Puntland. Wasiirka wasaarada Macdanta iyo tamarta ee maamulka Puntland Xassan Cismaan Allore ayaa waxa uu sheegay in mashruucan haduu najaxo ay reer Puntland ay wax weyn ka faa,idaysan doonaan. Madaxweynaha Puntland Cadde Muuse Xirsi ayaa waxaa uu sheegay in badan in Maamulkiisa uu soo saaran doono Batrool iyo Macaadin waxaana haatan soo muuqda Ifafaalo ay Puntland ku soo saarayso khayraadka ku jira deegaanada hoos yimaada M_M Deeq Halgan.net
  8. ^Its not, it perfectly fits the dream, one night with the fit Shariif, let me just omit the Sheekh part on this special occassion Nice dream Lazy, not so the intimacy I was expecting, not even a kiss(cheeky cheeky one obviously)
  9. Whatever clicks your imagination, whatever makes you happy! If you failed to inflict any damage upon the TFG, you must call or perhaps hope the other side would do it for you, a sign of weakness, the symbol of defeat...
  10. ^Haha its over mate, your fakelords are rounded, killed and detained by the day, what you boost is all about hit-and-run, hide behind women and kids... so much for bravery!
  11. ^Your booto is getting beyond the limit, who knows or cares whether you got some weaponry or not, or perhaps naming some Abu would scare anybody, marki hore yaa gacmaha idin haystay, ninkaan cusub ee wax lagu xuuxinaayo hadeer xagee kumaqnaa awal, dagaalba kuma jirin miyaa awal
  12. ^Saaxib you cannot compare Iraq to Somalia, Iraq was developed and sophisticated nation, the strongest nation in the Arab world in terms of military capability. All the Sunni resistance you heard fighting were fully organised, well trained and former Iraqi armed forces... you compare them with the Kabaabs, how naive?
  13. Voa interveiws the Somali foreign Minister Ali Ahmed Jamac (Jangali) talking about his tour in Canada and the upcoming shir in djibouti next week, 31st May 2008. Here - the Interveiw
  14. Maraykanka oo sheegay inuu taageersan yahay Wadahalada Soomaaliya May 24th, 2008 Ottawa(HR Media):- Kaaliyaha xoghayaha Arrimaha Dibada ee Maraykanka ayaa sheegay in dowladooda taageerayaan wadahalada lagu doonayo in la dhexdhigo Dowlada Soomaaliya iyo Mucaaridkeeda. Balse Maraykanka ayaa ka digay in wadahalada laga qeyb geliyo kooxo ay ku tilmaameen Xag-jir. Magaalada Ottawa ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay ayaa looga hadlay sidii dib loogu soo celin lahaa Qarankii dalka Soomaaliya. Shirkan oo ay ka hadleen mas’uuliyiin kala gedisan oo ka socda Dowlada Canada ayaa waxay ka hadleen wadahadalada ugu danbeeyey ee lagu doonayo in lagu dhex dhexaadiyo Dowlada Federaalka iyo kooxaha kasoo horjeeda. Kuxigeenka Kaaliyaha Xogahayaha Wasaarada Arrimaha Dibada ee dalka Maraykanka Mr.James Swann ayaa sheegay in dowlada Canada ay taageersan tahay qorshaha Nabadeynta iyo dib u heshiisiinta ee uu wado Raiisul Wasaare Nuur Cadde, wuxuuse ka digay in wadahadalada socda aan laga soo qeyb gelin kooxo uu ku tulmaamay in ay yihiin xag-jir. Dowlada Canada ayaa ayadu sheegtay in ay taageerayaan dadaalada ay wado Qaramada Midoobay iyo Dowlada Soomaaliya, ayagoo sheegay in ay muuqato isbedal horumarleh oo laga sameeyey dhinaca waan waanta lagu doonayo in lagu xaliyo xaalada dalka Soomaaliya. Mr.Swann oo ka hadlay ciidamada Itoobiya ee jooga Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamadaasi ay u yeeratay dowlada Soomaaliya isla markaana ka qeyb qaadanayaan dadaalka ay dowlada Soomaaliya ku dooneyso in ay ku hanato sugida amniga dalkaasi Soomaaliya. Arrinta ah codsiga ka imaanaya kooxaha dowlada kasoo horjeeda ee sheegaya in ciidamadaasi ajnabiga ah ka baxaan Soomaaliya, laga rabo marka hore in ay ka shaqeeyaan sidii nabad loo abuuri lahaa isla markaana loo dhalin lahaa jawi ay dowlada Soomaaliya dalkeeda ku xaliso. Horseed Media
  15. Qalabkii lagu baarayey Macadanta oo ka soo degay Dekkada Magaalada Boosaaso Posted to the Web May 25, 00:13 Boosaaso:-Waxaa soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari Markab weyn oo sida qalabkii lagu baari lahaa dhidaalka iyo macdanta waxaana la yiraahdaa Markabkan Jumbo Express Cap Ferrat waxaa uuna ka soo baqoolay dalka Imaaraadka. Markabkan ayaa waxaa uu sidaa Gawaari waaweyn nooca loo yaqaan iska rogaha iyo Booyado kala duwan iyo gawaari yar yar oo kala duwan . Gawaarida iyo qalabka ka soo degay Dekkada magaalada Boosaaso ayaa waxaa iska leh shirkada I,M,C oo qandaraas ku qaadatayin ay macdan iyo dhidaal ka baarto deegaanada Puntland. Wasiirka wasaarada Macdanta iyo tamarta ee maamulka Puntland Xassan Cismaan Allore ayaa waxa uu sheegay in mashruucan haduu najaxo ay reer Puntland ay wax weyn ka faa,idaysan doonaan. Madaxweynaha Puntland Cadde Muuse Xirsi ayaa waxaa uu sheegay in badan in Maamulkiisa uu soo saaran doono Batrool iyo Macaadin waxaana haatan soo muuqda Ifafaalo ay Puntland ku soo saarayso khayraadka ku jira deegaanada hoos yimaada M_M Deeq Halgan.net
  16. Its progress, the US is supplying this timely needed military equipment…
  17. Mareykanka oo ugu deeqay Soomaaliya 150 gawaarida gashaaman ah . Dowlada Mareykanka ayaa kaalmadii ugu horeysay ee dhinaca milatariga ah waxaa ay usoo direysaa dowlada federalka Soomaaliya,taas oo la filayo in sida ugu dhaqsiyaha badan ay ku soo gaarto magaalad Muqdisho. Dowlada Mareykanka ayaa kaalmadii ugu horeysay ee dhinaca milatariga ah waxaa ay usoo direysaa dowlada federalka Soomaaliya,taas oo la filayo in sida ugu dhaqsiyaha badan ay ku soo gaarto magaalad Muqdisho. Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay shabakada wararka carmooyin.com ayaa sheegaya in dekeda magaalada Baltimore ee dalka Mareykanka haatan uu yaalo markab weyn oo lagu rarayo ilaa iyo 150 gaadiidka gaashaaman ah oo Mareykanku ugu deeqay Soomaaliya. Wararka aanu helnay ayaa shegaya in deeqdani ay ka kooban tahay gawaarida ciidamada Xambaara ee loo yaqaano Hammer-ka oo Mareykanku u adegsada dagaalkii loogu magac daray Desert Storm ee dalka Ciraaq. Gaadiidkan ayaa waxaa adeegsan doona ciidamada qaranka Soomaaliyeed ee tababrkii ugu horeeyay ku soo qaatay dalka Itoobiya. Xafiiska war qabadka shabakada wararka carmooyin.com ee Baydhabo. Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@gmail.com Email Story Printable View
  18. ^There have been a quesion mark over this man's Islamic beliefs, it was once a controvetial topic in SOL, but hey thats tolerable for the Islamist group as long as he's up for looting business and scrap merchant...