Emperor
Nomads-
Content Count
4,044 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Emperor
-
Haha, what a President for the US of Ediots...
-
Ciidamada Nigeria oo kusoo fool leh Somalia Afhayeen u hadlay Milliteriga dalka Nigeria, ayaa shaaciyey inay rajeynayaan inay sida ugu dhaqsiyaha badan ciiddamo nabad-ilaalin ah ugu soo diri lahaayeen dalka Somaliya, si ay qeyb uga noqdaan ciiddamadda AMISOM ee hawlgalka nabad-ilaalinta ka wada dalka Somaliya. Hadalkan kasoo yeeray dowladda Nigeria ayaa waxaa sidoo kale xaqiijiyay afhayeenka ciiddamadda Uganda ee hawlgalka u jooga Somaliya, Gaashaanle Barigye Ba-huku. "Waxaa nalagu soo wargeliyey inay ciiddamadda nabad-ilaalinta Nigeria ay ku soo biiri doonaan hawlgalka AMISOM", ayuu yiri Ba-huku oo khadka Telefoonka ugu waramay wakaalladda Wararka ee Reuters, isagoo ku sugan caasimadda dalka Uganda ee Kampala, wuxuuna sheegay inuu soo dhaweynayo arintan si dadka Somaliyed ee nabadda u waashay nabad loogu soo dabaalo . Hawlgalka ciiddamadda nabad-ilaalinta AMISOM ka wadaan dalka Somalia ayaa waxaa loo qorsheeyeey 8,000-askari, inkastoo ay haatan hawlgalaan oo kaliya ku dhawaad 2,400-Askari kuwaasoo ka kala yimid dalalka Uganda iyo Burundi. Dhinaca kale, Afhayeenka Ciiddamadda Ugandha ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM, ayaa soo dhaweeyey Heshiiskii ay DFKMGS iyo Isbahaysiga Dib-u-xorreynta dalka Somalia dhawaan ku kala saxiixdeen dalka Jabuuti, wuxuuna sheegay inay tallaabo horseedi karta inay deganaanshaha dib ugu soo laabato dalka Somalia. Calanka.com Isha wararka xaqiiqda.
-
Brigadier General Emeka Onwuamaegbu” Todobaadyada soo socda ayaanu dalka Soomaaliya geyneynaa 850 askari oo nabad ilaalineed” LAGOS (Reuters) – Dowladda Nigeria,ayaa diyaarisay ciidamo gaaraya in ka badan 800 oo askari kuwaas oo lagu xoojinayo howlgalka nabad ilaalinta AMISOM ee haatan ka soconaya dalka Soomaaliya,iyadoo tiradaana ay dowladda Nigeria sheegtay in ay sii kordhineyso hadii loo baahdo. LAGOS (Reuters) – Dowladda Nigeria,ayaa diyaarisay ciidamo gaaraya in ka badan 800 oo askari kuwaas oo lagu xoojinayo howlgalka nabad ilaalinta AMISOM ee haatan ka soconaya dalka Soomaaliya,iyadoo tiradaana ay dowladda Nigeria sheegtay in ay sii kordhineyso hadii loo baahdo. Afhayeenka milatariga dalka Nigeria Brigadier General Emeka Onwuamaegbu ayaa maanta oo Arboco ah sheegay in ay dalka Soomaaliya sida ugu dhaqsiyaha badan usoo gaarsiinayaan nabad ilaaliye yaasha ay ugu talagaleen. ” Todobaadyada soo socda ayaanu dalka Soomaaliya geyneynaa 850 askari oo nabad ilaalineed”ayuu yiri afhayeenka milatariga dalka Nigeria Brigadier General Emeka Onwuamaegbu. "Hada waanu diyaarinay ciidamadii aan geyn lahayn Soomaaliya,hase ahatee waxyaabo yar yar ayaa inoo harsan sida ugu dhaqsiyaha badan ayaana ku geyneynaa dalka Soomaaliya”ayuu mar kale yiri afhayeenka milatariga Nigeria Brigadier General Emeka Onwuamaegbu . Midowga Afrika ayaa horay u sheegay in uu dalka Soomaaliya geynayo ciidamo dhan 8,000 oo askari hase ahaatee dalalkii ciidamadaa balan qaaday badankood wali balan qaadkii maanay fulin,marka laga reebo Uganda iyo Brundi. Hada waxaa midowga afrika ka jooga Soomaaliya 1,600 oo askari oo Uganda ay soo dirtay iyo 600 oo iyana ka socda dalka Burundi.
-
Abuja: Xukuumada Nayjeeriya oo ku dhawaaqday qorshe ay ciidamo deg deg ah ku geyneyso Soomaaliya. 25. juni 2008 Abuja(AllPuntland)- Xukuumada Nayjeeriya ayaa ku dhawaaqday qorshe ay ciidamo ku geyneyso dalka Soomaaliya ,ayagoo ay jiraan dagaalo & Rabshado ka aloosan dalka Soomaaliya. Xukuumada Nayjeeriya ayaa todobaadkan Safiirkeeda jooga Magaalada Addis Ababa wuxuu ka sheegay warkan Magaalada Kampala ,mar uu halkaasi kula kulmayay Taliyaha ciidamada midowga Africa ee Soomaaliya ka jooga. Safiirkan wuxuu sheegay in ay Nayjeeriya diyaarisay ciidamo loogu talagalay wax ka qabashada dhibaatada dalka Soomaaliya ,ayna doonayaan in ay badalaan ciidamada dawladda Itoobiya ee jooga dalka Soomaaliya. Safiirku wuxuu sidoo kale cambaareeyey weeraradii lugu qaaday ciidamada Midowga Africa ee jooga dalka Soomaaliya ,wuxuuna ku sheegay weeraradaasi kuwa Argagixiso. Wuxuu sidoo kale shaaca ka qaaday masuulkan in ay ciidamada ay soo diyarayaan la geyn doono meelo ka mid ah gobalada Koonfureed ee dalka Soomaaliya ,isagoo diiday in uu sheego goobta rasmiga ah ee ciidamadaasi la geynayo. Inkastoo ay Nayjeeriya ka mid tahay dalalka Africa ee mudo fog balanqaaday in ay ciidamo geynayaan dalka Soomaaliya ,hadana waxa ay kal hore ku dhawaaqeen dhaqaale la'aan ka heysata daad gureynta ciidamadaasi. War kale oo isna ka soo baxay Taliska ciidamada Midowga Africa ee dalka Soomaaliya ayaa loogu dhawaaqey talaabada ay qaaday dawladda Nayjeeriya ,waxaana lugu sheegay warkaasi in ay dhawaan Soomaaliya ka tagayaan ciidamo ka socda Africa. F. C. Geylan AllPuntland,Jabuuti
-
Nigeria to send around 800 peacekeepers to Somalia Wed 25 Jun 2008, 9:05 GMT [-] Text [+] LAGOS (Reuters) - Nigeria has a battalion of around 800 soldiers ready to deploy to Somalia as part of an African Union peacekeeping force and could send more if needed, a military spokesman said on Wednesday. Brigadier General Emeka Onwuamaegbu said one battalion of 750-850 men would travel to Mogadishu as soon as the Nigerian government gave its final approval, to help the AU force support Somalia's U.N.-backed interim government. "For now we have prepared one battalion but we have the capacity to have more than one if the government decides that is what they want," Onwuamaegbu said. Nigeria has sent peacekeepers into several war zones around Africa, including Sudan's Darfur region, Sierra Leone and Liberia, bolstering its status as a major continental power. But its contribution for Somalia will still leave the AU force well below its originally intended size. The AU had planned to send 8,000 troops to support Somalia's interim government against an insurgency by Islamist rebels. But deployment of the full force has been repeatedly delayed since last year as lack of funds and unrelenting violence in the city led several nations, including Nigeria, to reconsider their offers to provide soldiers. The current force, which consists of 1,600 Ugandan troops and 600 Burundians, has been unable to stem the chaos. Fighting in the Horn of Africa nation has killed thousands of civilians and uprooted nearly a million more since early last year, worsening a humanitarian crisis already sown by drought, high food prices and rampant inflation. The AU force, known as AMISOM, is meant to replace Ethiopian troops whose presence has inflamed the insurgency since they helped Somalia's government oust an Islamist movement at the start of 2007. But it has been restricted by its size to securing the capital's air and sea ports, the strategic K4 junction, and guarding President Abdullahi Yusuf, senior government officials and visiting delegates.
-
Zimbabwe: Barack Obama wades into African politics Barack Obama added his voice to the international condemnation of Robert Mugabe, declaring that the regime in Zimbabwe was illegitimate and lacked any credibility. The Democratic presidential nominee said that Mr Mugabe’s campaign of repression and brutality made it impossible for the elections to be free and fair. “Indeed, it is the result of the abrogated March 2008 elections that represents the genuine will of the Zimbabwean people,” he said Source
-
Zimbabwe: Barack Obama wades into African politics Barack Obama added his voice to the international condemnation of Robert Mugabe, declaring that the regime in Zimbabwe was illegitimate and lacked any credibility. The Democratic presidential nominee said that Mr Mugabe’s campaign of repression and brutality made it impossible for the elections to be free and fair. “Indeed, it is the result of the abrogated March 2008 elections that represents the genuine will of the Zimbabwean people,” he said Source
-
A clear and well known fact: SL have used the unfortunate conflict in the South to prolong and realize their sucession ideals. Peace in the South meant no more excuse to seperate from the rest of the republic, in other words the death of SL. The fake Sheikh Indhacade and his looters inc. are also fighting not for any noble causes but to keep their looting and drug business thriving in that part of the corner. It all makes sense to me supporting each other as they have more in common but from different perspectives, both have the wicked desire to destabilise and break the country into pieces. Somaliland's own secession and reconginition depends and revolves on and around the argument of the conflict in the South. Not a slip mistake to see Red sea also used this argument on here in this thread.
-
^Lol, Odwayne is back miyaa, welcome back Mr philosopher.
-
Paragon, have you visited this Masjid? if you did then you must know this Sheikh, he's good Sheikh and had dedicated his time to teach and guide the young Somali generation. As you know Stratford road is the main gathering for the young and sport minded Somalis, few Somali cafes and Restaurant that show live Premier League games. He was clever Sheikh and came up with idea of giving a 15 minute Islamic speech during the half time of the game inside the Maqaaxi, lovely scene.
-
Paragon, Lol. Reer Birmingham are lively community, no I did not attend this meeting but I was briefed by some inside trustee Lol
-
The supposed warlord next door, Ahmed Tajir is back to the UK, Aidan should pay a visit now and talk to the man, I heard he flew back days after the program was aired and have been attending all public gathering and Somali meetings.
-
One of my local Sheikhs, a couragous man, its good to see the Imam of Stratford Road mosque endorse peaceful settlement.
-
Taageero Hishiiskii Djabuti Jaaliyada Soomaaliyeed ee Magaalada Birmingham UK Birmingham, Khamiis, Juun 19 2008 SMC“ Waxaa Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay Hotel Hill Top ee Magallada Birmingham uk Waxaa xafladaas ka soo qaybgalay dhamaan qaybaha bushada soomaaliyeed sida Aqoonyahandda Indheergaradka iyo Culumaau’diinka ee ku nool wadanka Ingriiska. Ka qaybgalayaasha waxay halkaas ka muujiyeen shacuurtooda sideey diyaarka ugu yihiin in dalka soomaaliya dhamaan nabad lagu soo dabaalo iyadoo la raacayo qodabadii taariikhiga ahaa ee ka soo baxay shirka Jabuuti Ka qaybgalayaasha waxay si buuxda oo aan loo kala harin qayla dhaan u dirtay dhamaan shacabka soomaaliyeed gudaha iyo dibaddaba in ay taageeraan hishiiska Jabuuti oo ah fursad qaali ah. Somaaliya waxay soo martay 18 sano oo dagaalo lagu jiray oo aan ujeedo fug lahayn waan ka wada dheregsanahay waxii nagu dhacay iyo dhibaatadii naga soo gaartay marka waxaa loo bahanyahay in caqliga shaqeeyo oo aan dhibkii dhacay aan dib logu laaaban. Waxaan ognahay soomaaliya maanta qaar xadad baa dishay qaarna dhaawac bay la jiifaan qaarna baahi iyo cudur bay u dhinteen qaarna badaha ayay ku dhinteen ama meedkoodii lagu la’yahay marka waxaa haboon in inta hartay la badbadiyo oo runta loo dhadhaco oo lagu dadaalo sidii dhibaatadaas loo soo af jari lahaa. Ka qaybgalayaasha waxay ku soo af jareen xafladaas in ay garab buuxa siin doonaan heshiiska Jabuuti una tafaxaydan doonaan sidii loo dhaqan gelin lahaa heshiiskaas. Jaaliyada Soomaaliyeed ee Magaalada Birmingham UK.
-
Haha LX, Sxb tanu waa Classic Originally posted by LX: Emperor: Waxaa lagu durqumayaa dibbir iyo nin naaxiyo inta qaranku deyn iyo dembi uu ku leeyahay adinkuuna dulqaatoo docdayda aan qeexee Dooddaydu waa Qaran , Dooddaydu waa Qaran saaxib, it has always been for the revival of order and governance, and now for that's sake I'm for diplomacy and peaceful settlement. Adiguse waa:- LX: Lix meeshaad kujoogtaan dagaal laabta ka ogaada Hadii luqunta la idin gooyo lugaha meermeersha Aniguna waxay iga maraysaa hada:- Allahayow nin iidaran maxaan daabta hore seexshay Nin idaaqsanayana maxaan daafida ukariyay Jirku nimaanu doonayn maxaan hadalka deeqsiiyay Ma dagdago xaajadee maxaan rag udulqaad yeeshay Loool, Inadeer you made a good piece
-
Haha LX, Sxb tanu waa Classic Originally posted by LX: Emperor: Waxaa lagu durqumayaa dibbir iyo nin naaxiyo inta qaranku deyn iyo dembi uu ku leeyahay adinkuuna dulqaatoo docdayda aan qeexee Dooddaydu waa Qaran , Dooddaydu waa Qaran saaxib, it has always been for the revival of order and governance, and now for that's sake I'm for diplomacy and peaceful settlement. Adiguse waa:- LX: Lix meeshaad kujoogtaan dagaal laabta ka ogaada Hadii luqunta la idin gooyo lugaha meermeersha Aniguna waxay iga maraysaa hada:- Allahayow nin iidaran maxaan daabta hore seexshay Nin idaaqsanayana maxaan daafida ukariyay Jirku nimaanu doonayn maxaan hadalka deeqsiiyay Ma dagdago xaajadee maxaan rag udulqaad yeeshay Loool, Inadeer you made a good piece
-
This is beyond despair, May god help Somalia. PS: Where is El-bade?
-
Millions of Somalis are facing starvation as years of war and drought take their toll, aid agencies warn. The BBC's Adam Mynott reports from the country's western border with Ethiopia. BBC's Adam Mynott
-
Abtigis you would know if Yey is a loser or not, lets turn this place into a mini-pilitic section, meeshu ha waalatee France or Italy I say...
-
^If you have a gapped tooth like NG or Nephy you would pronounce it 'Shuthwfah'.... Anagaa carab ahee nawaydii PS: Maanta cayaartaan kusugayaa, 30 minutes to go...
-
I still raise the flag for my French team... I will stick my with prediction of France or Italy winning even thou I know that they would knock out each other or could be knocked out both by Romania... I will take the risk and stick France or Italy to win.
-
^Lool, war ninyahow markaa waa in lagu toogtaa ileen si kale laguuma qancin karee oo inaad qanacdin lagaa sugi maayo
-
Ibti you still hanging on my knowledge on the subject, that's meaningless... marka iska seexo
-
Popular Contributors