Emperor

Nomads
  • Content Count

    4,044
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Emperor

  1. Ciidamo ka tirsan Jabhada Islaamiga ,Al-Shabaab iyo Isbahaysiga oo gudaha u galay Kismaayo Posted to the Web Aug 13, 20:06 Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegaya in ay maanta soo galeen magaalada Kismaayo ciidamo taabacsan xoogaga Jabiso ,Al-Shabaab,iyo Isbahaysiga oo wada socda arinkaan ayaa timid ka dib markii dadka magaalada ay diideen in ay baxshaan canshuurta ka dibna ay xireen Suuqa magaalada Kismaayo Maleeshiyaadka ka tirsan beesha **** ee gacanta ku haya Kismaayo. Ciidamadan ayaa qaar ka mid ah waxay horey u joogeen xaafada fiyo Afmadow waxaa ayna fureen ciidamada soo galay magaalada Kismaayo Suuqa weyn ee Kismaayo iyaga oo qaaday dhowr isbaaro oo tiil gudaha magaalada kismaayo. Ciidanka Maleeshiyo beeleedyada ka tirsan Beesha **** ee gacanta ku hay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose oo uu dhexdooda uu ka jiro khilaaf ayaa haatan isagu tagey Xarunta madaxtooyada iyaga oo abaabul xooggan wada si ay dagaal ula gali lahaayeen ciidamada soo galay magaalada. Ilaa haatan lama saadaalin karo sidaa ay noqonayso Xaalada Magaalada Kismaayo oo ah magaalo ,hardankeedu uu badan yahay ahna meesha ku xigta xagga dagaalka dhex mara Beelaha magaalada Muqdisho Qaar ka mid ah Odayaasha Beesha **** ayaa raba inay baajiyaan dagaal sababab khasaaro nafeed waxaan ay wadaan dadaal ay doonayaan is faham siiyaan ciidanka Maxkamadaha iyo Ciidan Beeleed hubaysan oo ka biyo diidan ciidanka soo galay magaalada. Ciidamada soo galay magaalada Kismaao oo is garabsanaya ayaa waxaa ay ka kala yimaaden Magaalooyinka Jilib iyo deegaano ay ka mid yihiin Kudhaa iyo Canjeel. Cabdi yare Halgan.net
  2. Kismaayo: Colaado ka jira Magaalada Kismaayo. 13. august 2008 Kismaayo(AllPuntland)- Wararka AllPuntland ka soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee xarunta Jubada Hoose ayaa sheegaya in ay caawa halkaasi ka jiraan xiisado coladeed ,markii sida lasheegay Maleeshiyada magaalada gacanta ku heysta ay ka soo horjeesteen kulan dhawaan Magaalada ka dhacay. Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa Magaalada jooga ,waxa ayna Maleeshiyada Magaalada gacanta ku heysa sheegeen in ay weerarayaan goobo ka mid ah Magaalada oo ay joogaan Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Saxansaxada dagaal ee lasheegayo waxaa lasheegay in ay hor boodayaan Siyaasiin horey umaamulijirtay Magaalada Kismaayo ,imikana si dad badan umaamulaya waxaana lasheegayaah in ay jiraan Abaabul dagaal. Odayaasha dhaqanka ee Magaalada Kismaayo udhashay ayaa dadaal xoog leh maanta oo dhan ugu jiray sidii ay dagaalkaasi ubaajin lahaayeen ,ayagoo go'aamo ay soo saareen ay ka soo horjeesteen Hogaamiyaasha Maleeshiyada gacanta ku heysa Magaalada Kismaayo. Warar Buuxa oo laga helayo Magaalada ayaa sheegaya in ay inta badan xaafadaha Magaalada si dad badan ujoogaan Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya gaar ahaan xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ,waxaana lasheegay in ay dhawaan la kulmeen Odayaasha dhaqanka oo ay kala hadleen xaaladaha nabadgalyada ee Magaalada. Tan & wixii ka dambeeyey 22-kii April 2007-dii Maamul ay leedahay dawladda Faderaalka ee Soomaaliya kama jirin halkaasi ,waxaana Masuuliyiintii ee dawladda Soomaaliya ee halkaasi ka saaray Maleeshiyo beeleedyo horey uga talin jiray Magaalada Kismaayo xiligii Burburkii dalka Soomaaliya. F. C. Geylan AllPuntland
  3. ^Yeah, but whats with the soldeirs dust all over their body... Good to see General Ilkajiir finally arriving Puntland.... Welcome to the motherland.
  4. ^Ineer waan kuu ladanahay, maxaa iga danbeeyay, xagee marinaysaa heshiiskii Djibouti, adoo calan cad lalinaayaan ku ogaayee If you keep glorifying this man, soo kama yaabaysid inuu A&T inta is maqiiqo yiraa bal gaarsii halkaa
  5. Originally posted by Xiin: ^ LX, i think it's more than that. perhaps it has something to do with what we focus on or those in the dacwah majaal focus on. The focus has been on the theological stuff and not on the basic mucaamaalaat and akhlaaqiyaas, i think. You are right on the money, it is misplaced priorities but not only that, the culture of self interest or selfish life style of the Somalis and other Muslim countries contributes to it a great deal.
  6. ^lol, thanks for the warm welcome Xiinow Laakiin muxuu soo kordhiyay kan aan ka ahayn kudhayasho xun, faqsuusnino iyo edeb daro... Sunna sayi'ah...
  7. Originally posted by money: Do they have Olympics in Jannah? Inalilaahi, are you a Muslim? I am not questioning you but only asking, how on earth could you possibly toss such question? Trying to underestimate the reward of these Muslims girls, Jannah, questioning whether they will have Olympics in there... yaab, war ilaahaaga kabaq. The Olympics are nothing but just simple silly men and woman running around like headless chickens entertaining others and given pointless attention and coverage who are rewarded with nonesical medals...
  8. Ragi SOL marada ayaa kadhacday, waar isku xishooda and do not call this beast nin rag ah, he's nothing but Ximaar foqal Ximaar... What I find even more bizarre is the reckless use of the word 'Wife' in this context... Wife aa? mase Wives? yaa raxmaan, ma anaa waalan mase cadan baa laga heesayaa and the man is caling himself a Sheikh while he's nothing but a devil... There is a clear distinction between a wife and a ho, surely the title of the thread should have read a man with 86 *****
  9. Although I enjoy most of A&T's funny topics, sadly this one is boring for me, I can't relate to the humour bits....
  10. How about Salaad? Which mean prayer and you thought it or confused with Friday prayer. I know this man called, Salaad Cali Jeele, was it him that you met...
  11. ^This coming from NGoGi, I is a witness you do man, Duke is a legend on here.
  12. Aamin to all the duas, Red Sea whats going on? Ma 40-kaa kujirtaa?
  13. If I am not mistaken, the girl is asking to stay single and be a mother, in other words she wants to be Single mother. Considering you are Somali woman living in the west, this phenomina isn't new to you at all, actually I am suprised you asked. All I can say to you is, get any Farah and wait, everything else will come naturally.
  14. ^You work for the Khayr, this reminds me of the Hadith that said, a man who's food is Haram and what he drank was Haram, his clothing is Haram and at the same time lays out his hands praying to his lord asking, how is his prayers accepted?
  15. Is that Duke? What a giant man, look at him compared Ahmedinajad, he sure can have him for Quraac.
  16. Wadankaan Dunida maxay kadamacsantahay! Somaaliyay maxaa idiin talo ah?
  17. ^Lol, thanks but no thanks Geelka, at least you understood the point, too slow I must say , I assumed you a bit active and educated, which you are but sometimes deny the truth... Every action there is a consequence adeer, there will and have always been an opposite reaction. As for my 'love' for the Ethio, I can only laugh at the suggestion, thanks for the laugh.
  18. Xiin, it's Alshabaab and their sympathysers that are behind the terror activities in Galkaackyo, trust me, no one esle, this city have been peaceful in the past decades, the tactics used are the same tactic copyied from Mogadishu. Galkacyo waa is taqaan and have had a share of Somali violence and Aano style assassination in the past, the signs are different now, the killing of Elders [Nabadoono], bombing of government centres, roadside bomb, and targeting the Union of Puntland women HQ... Galkacyo waa magalo taqaan rabshadahan oo kale, aano wixi ah waa layaqaan oo la arki jiray, reerayaw isqabsay waanu kunaqaanay, laakin hab dhaqankan is totally different, whatever is happening in Xamar ayaa meesha laga wadaa, and who? if not Alshabaab, C'mon you can do better than that...
  19. Prof. Geelka, all insinuation and fairytales are for you to make, you have every right to twist my words and make the most benefit to suit your argument… Adeer you wondering around, where have two armies faced and fought one another in the incidents I posted above, where the gorilla warfare you talk about that happened in Galkacyo or Baidoa, gorilla war means an ambush, hit and engage the enemy in a sudden and surprised manner, not fire rockets miles away from within the residential states. What I say is simple, the groups you seem to support have lost the plot can’t win a war and need to trigger massive scale style of crisis to cry massacre… Re-read my points, I am for any form of engagement with the enemy both sides, the killing of the TFG or Ethiopian forces in that way but absolutely not disarrayed rockets fired from within the people and run to hide… this will force the troops to fire back and aim for the source of the rockets fired since they won’t find anyone should and by the time they arrive there, which is miles away….
  20. One terrorist is down and under arrest, they will be taken one after the other, its good that this murderer is apprehended... Sida uu ku soo waramayo wariyaheena magaalada Gaalkacyo Madaxweynaha mudadii uu kula shirayey haweenka Gobolka xarunta Wasaaradda Haweenka ayey ciidamada Boolisku ay qabteen nin doonayey in goobta shirka ka socday meel aan ka fogeyn uu dhigo waxyaabaha qarxa kaasoo gacanta lagu dhigay, waxaana loo taxaabay xabsiga magaalada Gaalkacyo.
  21. Gaalkacyo: Nin doonayey in uu dhigo waxyaabaha qarxa iridka xarun Madaxweynaha Puntland kula shirayey haweenka Gobolka Mudug 7. Juli 2008 Gaalkacyo(AllPuntland)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Gen. Cadde Muuse Xersi oo maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa kulamo kala duwan la qaatay waxgaradka gobolka Mudug gaar ahaan magaalada Gaalkacyo, haweenka iyo maamulka gobolkaasi, isagoo kala hadlayey arrimaha nabadgelyada iyo sidii wax looga qaban lahaa amaanka. Gen. Cadde Muuse Xersi ayaa kulan qaas ah la yeeshay haweenka Gobolka Mudug ee ku sugan magaalada Gaalkacyo, isagoo kala hadlayey sidii loo xoojin lahaa ka shaqeynta nabadgelyada iyo sidii ay qeyb ugu qaadan lahaayeen haweenka arrimaha nabadgelyada. Sida uu ku soo waramayo wariyaheena magaalada Gaalkacyo Madaxweynaha mudadii uu kula shirayey haweenka Gobolka xarunta Wasaaradda Haweenka ayey ciidamada Boolisku ay qabteen nin doonayey in goobta shirka ka socday meel aan ka fogeyn uu dhigo waxyaabaha qarxa kaasoo gacanta lagu dhigay, waxaana loo taxaabay xabsiga magaalada Gaalkacyo. Madaxweynaha Puntland ayaa sidoo kale wuxuu kulan la yeeshay waxgaradka magaalada Gaalkacyo, ganacsato iyo qeybaha kale ee bulshada, isagoo kala hadlay sidii loo dardar gelin lahaa howlaha lagula dagaalamayo kooxaha amaan darada ka wada Gaalkacyo isagoo sheegay in magaalada Gaalkacyo u yimid sidii loo xoojin lahaa guddi ay dhiseen waxgaradka iyo ganacsatada Gaalkacyo, guddigaasi oo ka kooban 21 xubnood, guddigaasi ka shaqeeya howlaha amaanka dib loogu soo celinayo Gaalkacyo. Cadde Muuse ayaa u balan qaaday waxgaradkii uu la shiray isagoo sheegay in dowladdiisa ay xooga saari doonto sidii amaanka dib loogu soo celin lahaa Gaalkacyo iyo guud ahaan gobolada Puntland, wuxuuna ugu baaqay shacabka Gaalkacyo in ay ka shaqeeyaan nabadgelyada kana hor tagaan wax kasta oo lid ku ah amaanka gobolka. Sida uu ku soo waramayo wariyaheena Gaalkacyo Faarax Geylan amaanka magaalada Gaalkacyo ayaa aad loo adkeeyay iyadoo wadooyinka la dhigay ciidamo fara badan oo ka tirsan Booliska kuwaasi oo rondo ku maraya wadooyinka waaweyn ee gala xaafadaha. C.M.Cali AllPuntland.
  22. ^This was a small protest and yet demonstrated the myth and the illusion you live with...
  23. ^War ninyaho can't you settle an argument, My point is simple, the same tact employed and failed in Mogadishu won't help them at all, but will only make the situation of this cities a lot worse, possibly the troops will respond in bombarding areas which rockets are fired from... LX, Inadeer dagaalkeena intaas waa kawaynaa, I expect heavy shots, as for the Xigmad bit, It has become part and parcel of SOL, not only me, I am only one in a croud when things change, then there is hope for everyone, for you too money, with due respect you are wrong, the Somali President is in Villa Somalia, Mogadishu and it's main hotspots controlled by the government the Bakara(heart of the problem) Market is tamed and peacefully running business as usual and lastly but not least the Nur Adde you qouted is the Prime minister of the TFG.
  24. ^Much credit to me for the laugh, but truth be told far from what the secessionist claim they are no better or more peaceful than the rest of Somalia... A fact.