Emperor

Nomads
  • Content Count

    4,044
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Emperor

  1. ^Of course we are all deeply saddened and dishearted by the death of the innocent Somali people but the removal of the drug-dealer, scrap-merchant and the man who burned the greenry areas of Somalia the Jubba for coal is a matter to be welcomed...
  2. This is good news, its a welcome move, its not about Alshabaab or UIC, its the people of the city and reer Waamo that fought against this evil Huraale militia... AT&T sxb kan wuxuu lamid yahay KACDOONKI shacabka Muqdisho iskaga saareen qabqablayaashii Xaaraanka kuhaysatay, in which every sane Somali person and groups, be it TFG, OLF, Punt, SL or any X group have supported. Nuune and Che, this time round things have changed, you seem to be stuck in the old days... Malika whats wrong with the topic, Huraale run on a donkey last time when ousted by Maxkamaha so title is fit for purpose, even worse there were a rumour that this time the man was wearing veil and on a donkey
  3. War deg deg ah: Kismaayo oo ay la wareegeen xoogaga kacdoonka shacabka. KN: warar sugan oo iminka naga soo gaaray Kismaayo ayaa sheegaya in magaalada kismaayo ay gacanta gabi ahaanba u gashay xoogaga kacdoonka shacabka , iyadoo magaalada laga saaray maleeshiyooyinkii maamulka beeleedka magaalada ka talinayay. wararkii ugu dambeeyey ee magaalada naga soo gaarayo ayaa sheegaya in magaalada gabi ahaanba ay gacanta u gashay xoogaga kacdoonka shacabka oo uu hogaaminayo Sheikh Dulyadeyn iyo abaanduulayaal kale, wararka ayaa intaasi ku daraya inb ay gacanta ku dhigeen dhamaan xarumihii maamulkii hore ay gacanta ku heyn jireen. dagaalku waa mid qaboobay inta baddan xaafadha dadkii ka qaxay ayaa dib loosoo celinayaa, iyadoo dadkii dhaawacmey lagu dawaynayo isbitaalka magaalada oo dadka ay ka tirro bateen. maleeshiyooyinkii magaalada ka talin jirey ayaa magaalada oga baxay dhanka goobweyn, waxayna fadhiyaan meel Goobweyn ka sokoysa halkaas oo tacshiirad ay isku weeydaarsanayaan ciidamo yar oo ka daba baxay, sidoo kale waxaa la sheegayaa in ciidamo maxaakiimtu leeyihiin oo kasoo baxay dhanka Kamsuuma ay magaalada kusoo food leeyihiin waxaana laga yaabaa in ay dhabar jabin ku sameeyaan ciidamada magaalada laga saaray oo Goobweyn mele u dhow ku sugan. warar sugan oo KismaayoNews ay u xaqiijiyeen saxafiyiin magaalada ku sugan, Col. Barre Hiiraale ayaa la shegayaa in uu magaalada ka baxay oo uu horkacayo maleeshiyooyinka magaalada laga saaray, waxaa la sheegay in uu isagu horkacayo ciidamada, oo laga yaabo in saacadaha soo socda loo furo wado ay ku baxsadaan, iyagoo ku wajahan Garbahaaray iyo BaladXaawo oo wali ay ka taliyaan hogaamiyekooxeedyo Barre la olog ah. Magaalada Baardheere oo Barre uu tagi lahaa waxaa gacanta ku haaya maxaakiimta oo suurogal ma ahan in uu tago, laakiin waxaa shaki la galinayaa in maxaakiimtu u ogolaan doonaan in uu Barre iyo ciidankiisa baxsadaan iyo in kale, maxaakiimtu waxay ka war qabaan haddii Barre baxsado in uu dib isu soo abaabuli doono xabashidana soo kaashan doono. waxaa dhanka kale dib loo furey qadkii isgaarsiinta magaalada, oo xirnaa saacadihii lasoo dhaafay, ciidamada maxaakiimta ayaa iminka sugaya amaanka garoonka iyo dekeda iyo meel kale, walina madaxdoodu lama hadlin dad weynaha, waxayna ku jiraan wadatashiyo gaagaaban wallow aanan si rasmi la'isu horfariisin, walina madaxda qaarkood ay furunta hore joogaan. KismaaYonews.com
  4. War deg deg ah: Al-Shabaab oo la wareegay Magaalada Kismaayo. 22. august 2008 Kismaayo(AllPuntland)- Dagaalo xoog leh oo maalmihii ugu dambeeyey ka socdey Magaalada Kismaayo ayaa goor dhaw lugu qabsaday Magaaladaasi ,markii ay Maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab la wareegeen Magaalada. Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa dagaal xoog leh la galay Maleeshiyo beeleedyo Magaaladaasi soo maamulayey tan iyo wixii ka dambeeyey markii Magaalada laga saaray ciidamada dawladda Faderaalka ee Soomaaliya 22-April-2007-ba. Wariye ka tirsan AllPuntland oo jooga Magaalada Kismaayo ayaa soo sheegaya in ay dagaaladu hada ka socdaan banaanka magaalada oo ay ubaxeen maleeshiyadii dagaalka kula jirtay Al-Shabaab. Wariyuhu wuxuu sheegay in ay dagaaladan saaka ahaayeen kuwa culus, ayna ku dhinteen dad badan waxaana uu sheegay in uu Magaalada ka baxay Xildhibaan Barre Aaden Shire (Hiiraale) oo ahaa Masuulka ay ka amar qaadanayeen ciidamadii dagaalamayay maalmihii ugu dambeeyey Kooxaha diidan dawladda faderaalka ee Soomaaliya. Halka uu ku sugan yahay Barre Hiiraale ayaa lugu sheegay meel magaalada ka baxsan oo ay ka sii dhaxeyso rasaas xoog leh oo saakadii hore ka bilaabatey Kismaayo. Faahfaahinta kala soco AllPuntland.com F. C. Geylan AllPuntland
  5. Lol @ Cara, nice come back, hadaba xariifad baa tahay marka, in the sense that Xiin meant it
  6. ^Adeer maxaadan fahmin, whats so complicated about my assertion, its very simple, you are Somali political analyst and perhaps with some political ambitions, with that in mind Siyasadu Sxb joogto ah maleh ee interest jogto ayay leedahay, once you acheive your goal or interest dee waa daaqada katuur, mase ma ahan siyaasadu sidaa jujow
  7. ^Lol, indeed Dhubad needs to get beyond the 'at least' nonsense, Siyaad was no saint, no need to defend his legacy and actions that untimately led to the demise of once a great nation.
  8. ^As far as my knowledge on this boards are concerned, I once heard a rumour that she is the head of the stauch feminist movement of SOL, marka waxaan mooday gabadha inaad wax uqarinaysid... intaas ileen waxbaad hoosta dhigaysaayee.
  9. Abdilllah, Unlike the way Che formulates his argument, this is not about Tol or paying a price later, its about the lame reasons of not paying offered, you are not the judge, the incident have happend and Odayasha of both sides have come to conclusion and made a decision, now coming across with this naive excuse of should I pay for my Tol and dismiss their solution to the saga is a 5* self rightousness, arrogance of diffirent level. Whether you must pay money for the purpose of your Tol or not is compeletely upto you, after all its your tol, no one cares. However, to percieve the wise decision of Odayaasha for solving this problem and ending this tragic death by paying Diya WRONG, is DEAD WRONG. You have the right to have your own opinions but you have no right to impose your opnion on others, there are many of us that see things differently.
  10. Inaa Lilaahi, I was completely shocked by the sight of this now on the BBC news... Walle alle dilaa dhinta...
  11. ^Xariifad? ceeb Xiinow, gabadha xariifad ha dhihin? Mase waaba tahay Xariifad?
  12. Diya is part of the Somali culture and in accordance with the Islamic Sharia Law... Nothing trivial about it, if you have contribute or otherwise don't pay, you are not the judge wether you see it immoral or not is irrelevant, your opinion matters less as the issue carries more wieght and importance...
  13. I was reading somewhere in the Somali news portals that the head of police A. Qaybdiid, the head of the TFG Army Said Dheere and the head of the National Security Darwiish went to Djibouti for meeting with the opposition... How is this gona play out, perhaps a fight or muscle display in Dj, or are they going to round up and upprehend all the oppostion Whats with the story Duke, why not diplomates and send the heads of National forces.
  14. ^Thank you my dear Nephtys, I believe you have always misundertood my postions, athough I employed the tacts of rag iska dhicin at times, and you know Somalis say 'rag iska dhicin iyo rabi kacabsi meel mawada galaan', I have always been somewhat gentler, as you have attested quite few times in our discourse in this boards... Thank you again for the warm welcome...
  15. ^Ibnul Xikmah, sidaas ayaa lagaa rabaa This is Somali tragedy, no need to muran over our dead innocent brothers and sisters, no matter how different political veiws we hold, its inhumane and absolute tragedy, period.
  16. Juje, do you have a ground to stand on, where are you coming from with this news, and who do you support, surely you are not Alshabaab, or are you? Few days ago you were publicly supporting Nuur Cade and even vowed to bet you money, and now you ridiculing him for being summoned to Adis, if he's a puppet and that naive then why do you support him? Doesn't that make you a hypocrite or so I assume... I support the man and digust his actions is what you present here, you can't have it both ways... unless you are using him for a short time goal and mock or laugh at thim later the useful ******.
  17. Kismaayo: Xaafado ka mid ah Kismaayo oo ay galeen Kooxaha ka soo horjeeda DF & Cabsi Xoog leh oo jirta. 15. august 2008 Kismaayo(AllPuntland)- Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee xarunta Jubada Hoose ayaa sheegaya in ay Magaaladaasi aad ugu dhawaadeen Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ,waxa ayna wararka qaar sheegayaan in ay galeen gudaha Magaalada qeybo ka mid ah. Xaafadaha ay ka caagan yihiin Maleeshiyada gacanta ku haya magaalada ayaa lasheegay in laga soo dhaweeyey Ciidamadaasi ay horboodayaan dad udhashay Magaalada Kismaayo ,waxa ayna sheegayaan Warar Madax banaan in ay Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Soomaaliya oo wata ciidamo xoog leh ku wajahan yihiin goobaha ay Maamusho Beesha ****. Dadweynaha Magaalada ayaa qaarkood ay walaac ka muujinayaan dagaalo ka dhaca Magaalada Kismaayo ,waxa ayna dadka qaar sheegayaan in ay ubaahan yihiin Isbadal dhinacyo badan leh ,waxaana Magaaladaasi mudooyinkii ugu dambeeyey gacanta ku hayay Maleeshiyo beeleedyo kala wareegay maamulkii dawladda Soomaaliya. Magaalada Xeebta kutaala ee Kismaayo ayaa ka mid ah goobaha ugu muhiimsan ee Koonfurta Soomaaliya ,waxa ayna Magaaladaasi leedahay ilo dhaqaale oo fara badan ,waxaana dawladda Soomaaliyeed gacanteeda ka saaray Maleeshiyo beeleedyo si dad badan amaro uga helaya Odayaal & Siyaasiin kala duwan. Galida & Dhiiladan colaadeed ee ku soo dhawaatey Magaalada Kismaayo waxa ay wel-wel & Cabsi ku beertay Beesha Magaalada ka talisa ,waxaana la arkayay Hubka waa weyn oo la diyaarinayo & Abaabul looga hortagayo Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. F. C. Geylan AllPuntland
  18. ^Hada Generaalka mawaxaad leedahay anaa aqaan oo Generaal ma ahan?
  19. ^This thread has nothing to do with what happened in Afgoye, why bring up that issue on here... :confused: Progress of Puntland is the progress of Somalis and the Somali republic.
  20. Inaa lilaahi wa'inaa Ilayhi raajicuun... Ilahay unaxariiso... Ethiopian troops must withdraw from Somalia and immediately, the TFG have to find another alternative otherwise this will only keep fuelling the Somali conflict...
  21. The campaign team for the candidate have made a planning mistake, he should have started his tour from other regions and cities such as Galkacyo, Garowe and ended with Sanaag, that way he could have showed and drawed large support in his last trip, purely good for puplicity.
  22. Xiisado dagaal oo ka taagan Kismaayo ka dib markii qeybo ka mid ah magaaladaasi lagu arkay xoogaga midowga maxkamadaha Islaamka Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose ayaa waxay sheegayaan in xiisado colaadeed iyo dhaqdhaqaaqyo ciidan laga dareemayo qeybno ka mid ah magaaladaasi ka dib markii ciidamo taaabacsan midowga maxkamadaha islaamka ay xalay saqdii dhexe soo galeen lana wareegeen xaafadaha ku yaala woqooyiga magaaladaasi oo dhowaan waxgaradka ka so ojeeda beelaha magaaladaa ay ka qaadeen jidgooyooyin u yiilay maleeshiyo beeleed dadka dhibaateyn jiray. Maleeshiyooyinka beesha gacanta ku heysa magaalada oo taageero ka helaya xildhibaano ka tirsan baarlamkanka federaalka Somalia oo magaaladaasi ku sugan ayaa wada abaabul dagaal oo ay doonayaan iney kaga hor tagaan xoogagga maxaakiimta Islaamka ee soo galay gudaha magaalada Kismaayo oo la tilmaamay iney ciidamadooda u badan yihiin kuwo heyb ahaan ka soo jeeda beesha magaaladaasi gacanta ku heysa, waxaana laga cabsi qabaa in labada dhinac uu halkaasi ku dhexmaro dagaal qasaare badan dhaliya. Ma jiro illaa hadda wax war ah oo ka soo baxay maamulka magaalada Kismaayo iyo saraakiisha ciidamada maxaakiimta Islaamka ee jooga gudaha magaalada Kismaayo, hase ahaatee waxaa soconaya dedaalo la doonayo in xiisada lagu qaboojiyo oo ay wadaan qaar ka mid ahg mas’uuliyiinta magaalada iyo waxgaradka ku dhaqan halkaasi, kuwaasoo aan la ogeyn iney ka miro dhalin doonaan iyo in kale arintaasi, waxaana gudaha magaalada u arkayaa maleeshiyaadka maamulka gobolka halkaasimka jira oo gaadiidka dagaalka wata wadooyinkana u kala gooshaya si xowli, iyadoo dadkuna ay baqdin muujinayaan. Xafiiska war qabadka Dayniile Muqdisho Somalia dayniilecom@hotmail.com deyniilenews@yahoo.com